No video

WADKII DARAWALADA/WAA QISO QARIIB AH!

  Рет қаралды 49,593

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

6 ай бұрын

#sawdaqaalib #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Пікірлер: 273
@user-wk6um7yo2r
@user-wk6um7yo2r 6 ай бұрын
Wcws wrwb SCW SCW SCW Adeer mcnto Drs Sawda Mohamud Qaalib Allaha idin xafido Adiga oo ah Drs Sawda Mohamud Qaalib Caruurtaada IYO Zeygaadaba Aamiin Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Guuleeyso Adeer mcnto Insha'allah Drs Sawda Mohamud Qaalib horay usoco Insha'allah GUUL baann kuu rajeeynaa Insha'allah GUUL GUUL Falastiin Insha'allah Insha'allah ////////
@safiyasacad485
@safiyasacad485 6 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw wcs wcs masha Allah wllshy
@samiyacismaanahmed5210
@samiyacismaanahmed5210 6 ай бұрын
Waa qiso layaapleh
@canabcnuur535
@canabcnuur535 6 ай бұрын
و عليكم السلام و رحمة الله و بركاته حبيبتي غالية اللهم صلى وسلم على نبينا وحبيبنا و سيدنا محمد بن عبدالله عليه أفضل الصلاة والسلام ❤❤❤❤
@user-su9gw3sc5f
@user-su9gw3sc5f 6 ай бұрын
Sowad cady alle ha ku xaiftiyo
@mohamedsaciid2529
@mohamedsaciid2529 6 ай бұрын
Walaashay aadbaad u mahad san tahay waxan ahay darawal kaligay baana safra shukran qaali waxaan wadaa gawarida waawayn 45 sano baan shaqadaas hayaa
@user-lf7bp9il8s
@user-lf7bp9il8s 6 ай бұрын
Keep going my sister mansha allah
@Maxamedofficialchannel
@Maxamedofficialchannel 6 ай бұрын
Ilaahay cilmiga iyo cimriga iyo maalka iyo caruurta ha kuu barakeeyo
@Maxamedofficialchannel
@Maxamedofficialchannel 6 ай бұрын
@RayaanAwil
@RayaanAwil 6 ай бұрын
Wlhi safarada aad ban ujeclajay walina magalin lkn waa cilmi isii hormaray waad igu ogtay no jixin jix waye hada kadib😂mahad Sanid alpi❤
@kbk489
@kbk489 6 ай бұрын
Masha allaha waa jecelahay qisooyinka aad Soo dayso
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 6 ай бұрын
Jazaakallahu khair xabibti, waa run aniga horta qof uma istaago, but waa jirtaa gabar aan asxb nahy oo qof walbo jecel in ay qaado. Marwalbo waxn kudahaa qof aadn Aqaanin haiskuqaadin. Illah hanagu badbaadiyo meel walbo on joigno Ameen 🤲🤲🤲
@QadroMadey
@QadroMadey 6 ай бұрын
Media allah abaayo qaali ❤❤❤❤❤❤
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 6 ай бұрын
Sowda adey allaha ku xifdiyo xabiibti ❤❤❤❤❤😊
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 6 ай бұрын
Qisada nuucana okale filimaanta an ku arki jiray subxanallah waaba dhagar weeyn waliba hada taas magalada dhaxdeeda Aba cabsi eh markaad aragto qof weeyn o dhibaateysn meeshad caawin laheeyd waaba cabsi xitaa guryaha dadka tuugsada o imaadan waxa dhacdo malmahan dad markeey imadan Albabka dadka taabta ee wax allah wixi udhaw ka qaata Allan ka magan galnay sharta adkaru sabaxa hala aqristo sowda waad mahadsnthy qisoyinka ad noso gudbiso❤
@rnoor9763
@rnoor9763 6 ай бұрын
Sowda cadey waxaa ilowday ducadii walaladeen reer Falastiin, Cadawga allahakadulqaadee inshaa'allaah aamiin
@user-mn3bj6gy3l
@user-mn3bj6gy3l 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-wb5cy5nz1f
@user-wb5cy5nz1f 5 ай бұрын
Waa qiso u digaysa dadka safarada ah. Waa digniin.👍❤️
@deeqoibrahin
@deeqoibrahin 6 ай бұрын
Sowda waa gabadha kaliya ee aan lagu caajiseyn sheekadeedda ha ba socotee hal saac
@CiiseXuseen-tg4gh
@CiiseXuseen-tg4gh 6 ай бұрын
Qisooyinkaga wan degsada❤liketa kamatagi wll sawdo mohamud
@MaariyoMaxamed-ep9do
@MaariyoMaxamed-ep9do 6 ай бұрын
Salallahu caleyhi wasalim
@user-if1bb6fm2e
@user-if1bb6fm2e 6 ай бұрын
Scw wcs😊 Lambar1🎉❤
@user-pc4dt2gy5b
@user-pc4dt2gy5b 6 ай бұрын
Cajiib weeye qisadu wllhi thanks qali sawda wad nodadashay runtii
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 6 ай бұрын
Shukran Abayo sawda wa qiso cimaro qadshim mudan ❤❤❤
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 6 ай бұрын
Sowd qurux jimca wanagsan اللهم صل وسلم وبارك علي نبينا محمد صلى الله عليه وسلم وبارك علي نبينا محمد صلى الله عليه وسلم
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 6 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وسيدنا و شفيعنا محمد بن عبد الله ❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 6 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-zf5dl8bo4l
@user-zf5dl8bo4l 6 ай бұрын
Salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤
@nimohusein3225
@nimohusein3225 6 ай бұрын
Masha allah aadban ujeclahay qisasiska aad noo kento masha allah ❤❤❤❤❤
@mulkisaid8385
@mulkisaid8385 6 ай бұрын
Subxaan allah wadamada carabta waxad mooda ineyan diin naxariis midna lahayn
@user-ig6ci1pw8b
@user-ig6ci1pw8b 5 ай бұрын
Macha Allah good stories ❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@suleimanabdi2573
@suleimanabdi2573 6 ай бұрын
Masha Allah Ina ather aad ayas umadsantaxay wax weyn ayasifaideysi❤❤❤❤❤❤❤
@umuahmed4253
@umuahmed4253 6 ай бұрын
Sheekdaadu sidii bunkii bay iiqabataa maalinkii 2jeer plz noosoo gali
@Nurromohamed
@Nurromohamed 6 ай бұрын
Subxaana allah facalal khayr hasamayn ileen sharba kuumayimaadee waxa iga dardaaran ah qof aanad garanaynini oo jid cidla ah jooga haisutaagin
@user-uy4vl3yr9k
@user-uy4vl3yr9k 6 ай бұрын
Fvv y.tuper sawda❤🎉
@camraomarsheikbilan438
@camraomarsheikbilan438 6 ай бұрын
Sowday xbbti alle hku barkeeyo
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 6 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-dg7xt6kw4w
@user-dg7xt6kw4w 2 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@SmilingMountainGoat-lv8lv
@SmilingMountainGoat-lv8lv 6 ай бұрын
S.C.W S.CW S.C.W sawad Mohamed qaailb allahu xafido
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 6 ай бұрын
Masha Alaha waa sax qaali ilaha ha ku xafido qaali
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 6 ай бұрын
sawda salama Caleykum maasha Allah abayo illahay haku brakeeyo aamiin sawda waa mahad santahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kamadagebashir8543
@kamadagebashir8543 6 ай бұрын
Masha Allah youtobe kale waxa kaga ficantahay qisada waad so koobta calasha warka ma xawajiyesid horay u soco wll
@TufaaxMaxamud
@TufaaxMaxamud 2 күн бұрын
Ma.sha.allah .habo sowdo allaha kuxafido ❤❤❤❤
@user-vw9zq1eb2h
@user-vw9zq1eb2h 6 ай бұрын
SubxanaAllah aniga waxan layaba Dadka dhaho qofna imaoganyo miyeyna illahy aqonsanen umadhan Ooynan illahy un kacabsaneyn allahu akbar
@user-ss2ye8ic7q
@user-ss2ye8ic7q 6 ай бұрын
Shaaka kasta oo wada ma Dumar waa ka masulA
@shankarooncumarcali
@shankarooncumarcali 6 ай бұрын
Walhi waa qiso cajiiba❤❤❤❤❤❤
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 6 ай бұрын
Waxaa kaloo laga baran in allah fashilaaayo wax walba
@NadiifaNur
@NadiifaNur 6 ай бұрын
Allha KU xafido xabiibti ❤❤❤
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 6 ай бұрын
Jazaakallaah walaal
@user-hb3nl7kc3t
@user-hb3nl7kc3t 6 ай бұрын
Maasha alaah ❤
@RukiaSheek
@RukiaSheek 3 ай бұрын
Alle haku barakeeyo
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 6 ай бұрын
Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid Subxanallah Allow naga badbaadhi xasidsanaa
@cabdullaahiaxmadcawke4177
@cabdullaahiaxmadcawke4177 6 ай бұрын
Hadda kahor bn maqly in aan la qaadin qof jidda taagan. Qiso tan u eeg.
@RamiiMed
@RamiiMed 6 ай бұрын
Sheko ayanku haya
@user-wm7qn7oh6q
@user-wm7qn7oh6q 6 ай бұрын
أللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 6 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadaraaxmedxassan6043
@khadaraaxmedxassan6043 6 ай бұрын
Scw
@suldanomahamed5997
@suldanomahamed5997 6 ай бұрын
Sallalhu alleyhu wasalim ❤❤❤❤❤
@asiilatahliil6277
@asiilatahliil6277 6 ай бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalim
@IfraaxSalaad-nc3dw
@IfraaxSalaad-nc3dw 6 ай бұрын
Cajaaib
@FadumoSalaad-ty8vw
@FadumoSalaad-ty8vw 28 күн бұрын
Salallahu caleehi wasalam salallahu caleehi wasalam
@yusufawale4755
@yusufawale4755 6 ай бұрын
Wcs scw soo dhawaw❤
@saidawil7852
@saidawil7852 6 ай бұрын
Cajiib sax hore baa waxa loo yidhi sir dumar lagama sal gaadho anigu iska da in aan cid u istaage gurigayga xita cid aanan aqoon ma keeno jazaki allahu drs xayaki allahu shukran
@mariamnasir6729
@mariamnasir6729 6 ай бұрын
Sowda mahamud ilhahey dartiis ku jeclhy xapipti anigonan ku arag guriga dhan codkaga Caan ka dhigay saan kuu dhageysanayey ayeyadey waxey tirahdaan gabdhan markasta kuu Waranta maxey kuu aqrisaa ❤ from Beledweyne
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 6 ай бұрын
Thanks wllo
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 6 ай бұрын
Salallahu caleyhi wasalam
@SahraMaxmud
@SahraMaxmud 6 ай бұрын
Subxanalah subxanalah subxanalah
@Qamaromar-id3mu
@Qamaromar-id3mu 6 ай бұрын
Wcs scw scw scw
@SafuraHalac
@SafuraHalac Ай бұрын
صل الله عليه وسلم
@AyanAli-qw4kb
@AyanAli-qw4kb 6 ай бұрын
Scw scw scw scw
@user-fg3bv8sx9s
@user-fg3bv8sx9s 5 ай бұрын
SubxanAllah
@abdiayanleh1155
@abdiayanleh1155 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤ darawal cabsii cabsi weyee
@user-kq4st6rc1l
@user-kq4st6rc1l 6 ай бұрын
Sallahu Calehi wasalam ❤❤❤❤
@zaharentertainment225
@zaharentertainment225 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@badriabdiqaadir-rw7se
@badriabdiqaadir-rw7se 6 ай бұрын
Wcs hooyo❤❤❤
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 5 ай бұрын
WCS SCW ALLAAHU AKBAR 🤲 SCW ♥️ SCW ♥️ SCW
@UmuXamsa-wc9zf
@UmuXamsa-wc9zf 16 күн бұрын
شكرا حبيبتي سوة غالي
@hodanmohamed4001
@hodanmohamed4001 5 ай бұрын
❤❤❤ I love ❤️ too thanks 🙏🏽
@ShamsoCismaacil
@ShamsoCismaacil Ай бұрын
Wllhi cajiib insha allah inaakaligey safro rabay amakaag😮
@halimomaclin
@halimomaclin Ай бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤
@fosyaali9586
@fosyaali9586 5 ай бұрын
Waxaanu kaa cod sanaynaa qaar farxad iyo jacayl ku jiraan inaad noogu soo darto si aanu farxad u dareeno aadbaad u mahad santahay waan xii seeya si aada ayaan uga helaaqisooyinka aad ka sheekayso
@NawaalMohmett
@NawaalMohmett Күн бұрын
وعليكم سلام ورحمة الله وبركاته الحمد الله على كل حال ❤
@edilupdy6438
@edilupdy6438 25 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 🤍🤍🤍عليه افضل الصلاة والسلام ♥️♥️♥️🤍
@MaryanCabdi-wr8xn
@MaryanCabdi-wr8xn 26 күн бұрын
صل اللةعليةوسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MustaqinNuurMoxamud
@MustaqinNuurMoxamud 18 күн бұрын
Barked ladhahaa😂😂😂😂😂😂
@NashaaqdMaxed
@NashaaqdMaxed 12 күн бұрын
Subxanallh
@RamiiMed
@RamiiMed 6 ай бұрын
❤😊
@munoali5875
@munoali5875 6 ай бұрын
Sawda mhdsnd abayo Mida kle subx wlba ayaad quraacda ila sameesaa sidaan kuu dhageesaneye aroor wlba uuna walaalkee jikada markuu soo galo shekada gees igala dhegeesa jiray hada asaaba I dhaho sawdo aaway saakay 😃 Wan ku wadanaa ✌️😊
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 6 ай бұрын
Thanks wllo ❤❤❤
@user-dx1vp1qy3i
@user-dx1vp1qy3i Ай бұрын
Wow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 3 ай бұрын
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين❤❤
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 6 ай бұрын
wcs wrxm wbr xpptii sawda muqalka markad furfureysid aniganah wan kula furfura maanaqano sababtas wan isla yabay runtii wan kusalamay ukhti ❤❤❤
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 6 ай бұрын
@@sawdamqaalib 🫂🤍🧡
@RamiiMed
@RamiiMed 6 ай бұрын
Malin malinkamida
@IqraYuusuf-q8t
@IqraYuusuf-q8t 26 күн бұрын
Mahad sanid qali i love you❤❤❤❤
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 6 ай бұрын
Xasbunalaah carabtu cadawsanaa ilaahay soomali naga dhigay alxdulilaah
@user-wn1sm6br5i
@user-wn1sm6br5i Ай бұрын
Wcws cali illaah kabad badiyy sidii abiyii loqarijinlahaa😢
@AsmaLaki-wc9xg
@AsmaLaki-wc9xg Күн бұрын
Qiso cusub Wan wayey❤ Tan ayn ka helay chanelkaga oo anan dawan❤😂
@fadumodahir6048
@fadumodahir6048 6 ай бұрын
Subxaanallaah
@user-fl4yv3or6n
@user-fl4yv3or6n 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-yt8dr6qw4q
@user-yt8dr6qw4q Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@NimoOsman4040
@NimoOsman4040 6 ай бұрын
Darawal qigaamo lagu raacay way nagu dhacday i
@ciwadahashi6661
@ciwadahashi6661 3 ай бұрын
Waxan ka faaidey in kaligu halis badan yahy ❤
@axlancali
@axlancali 6 ай бұрын
Masha allh ❤❤❤❤❤❤❤
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Ай бұрын
Ma hameem ba mise habeen
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 6 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 6 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@badriabdiqaadir-rw7se
@badriabdiqaadir-rw7se 6 ай бұрын
انت صاحب تسعة
@user-qi4tk6wo7s
@user-qi4tk6wo7s 6 ай бұрын
وعليكم السلام اختي سوده الله يحفظك ويبارك ويعطيك العافيه انا احبك اختي الله يبارك العالم وعمرك اللهم اءمين 🎉🎉🎉❤❤❤❤
YAAB BADANAA NINKII SODONTAYT ABIHII AYAA GURSADAY!@sawdamqaalib
26:15
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
HABENKI AQALGALKA IYO SHURUDIHII LAYABKA LAHA!!@SawdaBillan
38:01
Sawda Billan
Рет қаралды 69 М.
SIRTAY IGA QARINAYEEN 44 SANO KADIB AYAN OGADAY!Q.1​⁠@sawdaqaalib
18:01
GUURKAYGII AYAA FARAJ IIFURAY!!@sawdamqaalib
23:03
Sawda Qaalib
Рет қаралды 27 М.
WALIGA HADAGDAGIN BALDHAGAYSO 2 QISO @SawdaBillan
47:53
Sawda Billan
Рет қаралды 49 М.
CALIGII MUCJISADA AHAA!!/Q.1@sawdamqaalib
21:15
Sawda Qaalib
Рет қаралды 23 М.