WADNA KUR KUR 2 WEEK ILAMA HADLIN MA XIRIR KALO YESHTAY

  Рет қаралды 141,996

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

9 ай бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 292
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 9 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😥
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 9 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam ❤swc❤scw❤
@seed3966
@seed3966 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw😊😊😊
@eedofaadoumofaadumo8994
@eedofaadoumofaadumo8994 9 ай бұрын
Koko wan ku jeclahay adiga 💋❤️❤️👸💜
@gashebash5858
@gashebash5858 9 ай бұрын
Salallahu Caleyhi wasalam ❤️ Salallahu Caleyhi wasalam ❤️
@nadiiranadiiraomer
@nadiiranadiiraomer 9 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@AnasJojo27
@AnasJojo27 9 ай бұрын
Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟
@asmacali5603
@asmacali5603 9 ай бұрын
Wll kusali nabiga scw❤
@sadiaali2298
@sadiaali2298 8 ай бұрын
Gabarey hadu ka xiiso dhacay adna maka xiiso dhacdidoo Hadu callka kayareyo adna maka yareysidoo Wuxu sameyay masameysido Best aargudasho Boqorad ayaa tahay yaan lagu mamulin sida TVga cml waliga remote kada qof gacanta ha ugalin
@Eduruus
@Eduruus 9 ай бұрын
Dumarka magac umbeyy wadagan moyee wey darajo dheer thy🥹❤️boqorada qoralkeyga aqrineyso😩💚🫂👸🏻
@zuuzuu3606
@zuuzuu3606 9 ай бұрын
🫡
@motiveperson143
@motiveperson143 8 ай бұрын
😂
@hibocabdinur1968
@hibocabdinur1968 8 ай бұрын
❤❤😂
@queenhamdi7967
@queenhamdi7967 8 ай бұрын
Jah
@hindanuux858
@hindanuux858 8 ай бұрын
Jah
@farhanmoho5905
@farhanmoho5905 9 ай бұрын
Inta igu raacasan inaa laysku keeno abdifatah iyo mss ussi
@yacqupyuusuf6972
@yacqupyuusuf6972 9 ай бұрын
Ridwaanow sxp waa naga codsi waxaan kaa rapnaaa mss unsi iyo c/tifitaax inaad part 3 ayagoo heshiinaya oo wada hadlaya noosoogali sxp qali plz waanaga codsi wlaal ridwan ❤
@asmalucy2120
@asmalucy2120 8 ай бұрын
Miss Uunsi iyo abdifataah come back insho allah soo celi yagoo heshiisa❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 9 ай бұрын
Yaa la aaminaa rag iyo dumarba wa qiyaano socota 😂😂😂😂 Aniga in mudo ah waxan ku jiraa nasiino sababtoo ah qof aan aaamino ayaan waayay
@deeqoibraahim3181
@deeqoibraahim3181 9 ай бұрын
Hhhh kulamida ahay
@rahmacige9251
@rahmacige9251 9 ай бұрын
Noloshu waa laba dhinac oo is barbar socta marka inad xaladaha wajhdo ayaa loo baah yahay
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 9 ай бұрын
@@rahmacige9251 adiga diyaar ma tahay quruxeey
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 9 ай бұрын
😂😂😂😂 parking kujire brother xalka maficno malmahan
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 9 ай бұрын
​@@deeqoibraahim3181 abyo I aamin anigaa daacad ku noqonayo kk
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 9 ай бұрын
😂😂😂 ridwaan caadimahaa maashaa allaah See isku barateen Usheeg ina jeceshahay cadee warka ridwaanow halkaas waad nagu matashaa sualshaan qabnaba adaa noo waydiiya❤ jacaylku hawaaro
@cqanixasanwarsame2903
@cqanixasanwarsame2903 8 ай бұрын
Aniga waba Dan san lahaye 😂
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 8 ай бұрын
@@cqanixasanwarsame2903 Kkkkkk qof run wax u jecel wax madansadee
@shukribrager4661
@shukribrager4661 9 ай бұрын
You can't expect the best when you ain't the best yourself.
@Amiira96
@Amiira96 9 ай бұрын
Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano ma isku raacne Wuu iga xiisa dhacay kulahaa may shaqeysato ee wax barato ee xijabato Subxanallah
@haawoluul7630
@haawoluul7630 8 ай бұрын
Usheegbo mee aaqiradeeda ushaqeesato😂
@asiyaaxmed3096
@asiyaaxmed3096 8 ай бұрын
Same team😂❤sidee lagaaga xiisa dhacaya dheH
@Amiira96
@Amiira96 8 ай бұрын
@@asiyaaxmed3096 jah 🥰
@fiidowmrk
@fiidowmrk 9 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@hamsemohamed9844
@hamsemohamed9844 9 ай бұрын
1Month ka hor baa kugu dnbysy... ZXP kaliya dadaal baa kaa maqan.......
@maxamedcabdiqani6132
@maxamedcabdiqani6132 8 ай бұрын
Mss Uunsi iyo Cabdifitaax Part 3 Ayagoo Heshiis ah Kaa Rabnaa Ridhwan
@zaabirinaalpichannel166
@zaabirinaalpichannel166 9 ай бұрын
Casho iyo cabdixakiin is not easy ❤❤❤❤
@saraaly4020
@saraaly4020 8 ай бұрын
M.a dadka is jacayl wan jaclahay ❤😊
@guled-mahamedbare9594
@guled-mahamedbare9594 9 ай бұрын
Mr. Ridwan Qisooyinka jaceyilka ku soco Qisada sacda iyo cabdi fatax ayaa aad itaabatay Wayna isoo jidatay runtii
@ubahmoahmed5620
@ubahmoahmed5620 8 ай бұрын
Anigu nasinan ku jira o one year Xirir ma samesan coz qof aan amino ayan wayay 😢 💔🥺
@fataheyable
@fataheyable 8 ай бұрын
midhaa adiga ayaa niman badan
@caasha93
@caasha93 9 ай бұрын
Casho samiyey guul insha Allah ❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel 9 ай бұрын
Big legend always ridhwan isaq another's levels program's 💯⚽️💯💯😍🧔🏿
@user-qk5hd9su6d
@user-qk5hd9su6d 8 ай бұрын
Ridwan aad ayaad u tahay wiil daadihin kara program kan iyo kuwa kale waana aftahan meesha suaashu ku fiican tahay iyo meesha kale kala yaqaan oo dadka hadalka ku jarin ama ka dadajin 💯 ayaan ku Siyay qiimeynta program ka.
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi 9 ай бұрын
صلي ألله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@duvacandy5673
@duvacandy5673 8 ай бұрын
Ridwan plz isu ken hishisii sacdia iyo abdifatah 🥺😩😭 ilahow iskuso celi o calaf isugu dar bashbash iyo barwaqana kala sii 🤲🤲🤲🤲
@hibaaqabdirashid8683
@hibaaqabdirashid8683 9 ай бұрын
Big legend Ridwaan Isaak sxb hore usoco abidka❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 9 ай бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤
@user-xg4ex8zd9x
@user-xg4ex8zd9x 9 ай бұрын
Haaa
@user-eh2dn3yr1b
@user-eh2dn3yr1b 7 ай бұрын
Waan upaahanahay
@iftinmaxamad1610
@iftinmaxamad1610 9 ай бұрын
Nuuneey ban u xiisay ridh wanow nosoo fadhiisi markale
@user-uo5sc9pl6t
@user-uo5sc9pl6t 9 ай бұрын
😂😂😂ani xataa walhi nuney wa uxisay
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 8 ай бұрын
😂😂😂😂
@Mahad3300
@Mahad3300 8 ай бұрын
Ridwanow wll mss uunis iyo saxipkeeda heshisii ee isku keen ❤
@truecomment3650
@truecomment3650 9 ай бұрын
Gabadha 2 waan ka helay.saaxiibkeedana qof qalifsan buu u egyahay❤❤
@abdurahmanmaygaagg
@abdurahmanmaygaagg 9 ай бұрын
waaw waanku farxay dhabtii caawa barnaamijka sababtoo ah mafiicna qalbi jabka waa farxd iyo jcyl runtii caawa hambalyoh ini leehay
@Somalidrama1
@Somalidrama1 9 ай бұрын
Waa baran English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran KZfaq-keyga❤
@zaabirinaalpichannel166
@zaabirinaalpichannel166 9 ай бұрын
Sheruqan iga dheh anigo dumar ah ayaba ka helin qoftan sey isku qalqalocine inta xabadka soo fedatay wejigana mas so marsatay eey sharicyada ku waregee wllhi qoftan waxaa fiicned inan magaceda lashegin oo qac laga yersiiyo ridwanow dulqad badanidaa tan nuuceda hano kenin pls😂😂😂😂 kuna soo dar gabar aan xijab nen inaad barobo u subin ku dhiro geli xijaabka waa quruxda dumar ❤❤
@Kimkmi48
@Kimkmi48 8 ай бұрын
Naa mxa ka galay bastar yahy araga xun donfarta aha 😏 maseer ku haayo miya wx ku jeclado wayday
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 8 ай бұрын
​@@Kimkmi48Xasbunallaahu wanicmal wakiil. Maxaa kaa qaldan? Subxaanallaah.
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 8 ай бұрын
Walaal ceeb waaye inaa shaqsiga toos u caydo. Balse si guud waa uga hadli kartaa wixii naseexo ah.
@Ismailemli23
@Ismailemli23 9 ай бұрын
Keep going wlal mcn
@user-nr9dl6ku9c
@user-nr9dl6ku9c 9 ай бұрын
Mss unsi iyo abdifatax prt3 plz😮 xeshiskoda
@abudiosmanahmed1835
@abudiosmanahmed1835 9 ай бұрын
Wlhi rer Nairobi amazing
@user-mu3wt5mx4w
@user-mu3wt5mx4w 9 ай бұрын
Haa waa sax qofka aduu wax kaa helo wuu ku nacayaa wuuna ka xiiso dhacayaa
@shamsarashid5938
@shamsarashid5938 9 ай бұрын
Keep going 💪 ridwan issack
@musemuse1507
@musemuse1507 9 ай бұрын
Maryooleey dhalinyartooda caqli aan xiriir iyo shukaansi aheen mayaqaanan miyaa halka aduunka kale dhalinyartooda ku dadaalayan inay noloshooda hormariyan iyo inay wax cusub ku soo kordhiyaan aduunka this Autism people waan la yaabay
@AbdulqaniMohammed-ve5vn
@AbdulqaniMohammed-ve5vn 9 ай бұрын
Waxas oromo ka ahow sxb🤣🤣
@anisamohamed6019
@anisamohamed6019 9 ай бұрын
​@@AbdulqaniMohammed-ve5vn😂😂😂😂😂😂
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 9 ай бұрын
Ridwaan taageere buuxo ku ahay guuleyso
@AbderahmanMaxamed-sp1gr
@AbderahmanMaxamed-sp1gr 9 ай бұрын
😂😂😂😂hal qof shukaansi maba aqaano bisinka😂
@AnuushMursal
@AnuushMursal 9 ай бұрын
Danyeer
@AbderahmanMaxamed-sp1gr
@AbderahmanMaxamed-sp1gr 9 ай бұрын
😃😃😃gefka waa ceeb huuno
@AbderahmanMaxamed-sp1gr
@AbderahmanMaxamed-sp1gr 8 ай бұрын
Adi xitaa diyaar kuu ahy🤣
@aminaanfac5688
@aminaanfac5688 9 ай бұрын
Walale qaali maxa wadna kurkur kugu riday ninka iqaba oo aan carurta uhayo week iyo kabadan Hanan lahadlin walhi in uusan kurbo igu hayn
@umanajmo6684
@umanajmo6684 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-yg3vl2bs7c
@user-yg3vl2bs7c 9 ай бұрын
Hablahan jacaylkooda lagu dirayaa waaa sideee😂😂😂😂
@AdanAbdullahi-zz2kk
@AdanAbdullahi-zz2kk 9 ай бұрын
Keep going ✅
@seed3966
@seed3966 9 ай бұрын
War hoow dumarka wacniinka haku badinina. Hadhoow waa qabad War kani caaaadi maaaaaaha
@ali__ahmedali___599
@ali__ahmedali___599 8 ай бұрын
War Noo So fasax Part 2 🎉Heshiiz ama Kala Tag wuxuu ku dhamaday kuwaan waa izka qaraaaxee😢😢😢😊😊
@CanabmaxamedGeedi-pp9eg
@CanabmaxamedGeedi-pp9eg 9 ай бұрын
C.fatax iyo sacdiyo oo isla socdo noo keen wll
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 8 ай бұрын
Jaceylka. Haduu dheraado dhadhanimo ayuu leeyahay cidii so jili jirtay unbaa og , aniga. Last 2 year waxba ma jeclanin relaxing time ayaan ku jiraa
@harunmoge4596
@harunmoge4596 8 ай бұрын
Legend podcast dadka caanka ah inoo soo badi please
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 9 ай бұрын
Hablo qimihina garta puplic inad ka tirahdo ninban jclhy ma fcna qofka hadad aragto inu ka gabsaday ama u ka dortay qofkle hlka kaga hadha ilahay isku xidha qlbiyadina u tudha
@osamaomar6589
@osamaomar6589 9 ай бұрын
Halke kala soo xariira wll ridwan
@mohamednoor8229
@mohamednoor8229 9 ай бұрын
First comment😂😂😂😂
@ciltireproduction7824
@ciltireproduction7824 9 ай бұрын
Dhib uu heshin ayan ka sugayna ridwan oo eh sacdiyo iyo cabdifatax
@abdirahmanshirey-jp7ro
@abdirahmanshirey-jp7ro 9 ай бұрын
Ifraxdas Aniga raabo qoftas dulbadi waankudagsadey
@abdulahishacraawi7994
@abdulahishacraawi7994 9 ай бұрын
Xaaskayga mustaqblka soo dhamayso wareerkaaga iyo shukaan sigaaga lkn adoo bikraa ii imow markaan kuu soo jeesto😂😂😂😊
@NasiinAbdiQadir-om3bn
@NasiinAbdiQadir-om3bn 9 ай бұрын
hhh hye 😂
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 8 ай бұрын
Adigu nadiif.ku sii jog iyada oo nadiifa ayeey ku.iman
@khadijasalahabdullahi1379
@khadijasalahabdullahi1379 8 ай бұрын
Nin raag ega dehe
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 9 ай бұрын
Wu iga xiso dhacay kulaha pasta miya haye hee marhore kuiri program kan wax ka badal Ridhwanow 😮😊
@feis9082
@feis9082 9 ай бұрын
barnaamij fiican oo loogu talagalay dhalinyarada soo socota, hawlo madadaalo leh, qoyskeena qaaliga ah
@user-xg5vg4io9t
@user-xg5vg4io9t 9 ай бұрын
Abowe waxan Raba Inad qof ii tejaweysay Wan Kulu so xiriiray 😢❤
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 9 ай бұрын
😂😂😂
@mohddakanovic2770
@mohddakanovic2770 8 ай бұрын
Naa wankuarki haya kumashegay hadow waxbo haitijabinin😊
@AbdulqaniMohammed-ve5vn
@AbdulqaniMohammed-ve5vn 9 ай бұрын
Wu qalday wlhi wuxu rabay miyu ka helay Haa kulaha🤣🤣
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 9 ай бұрын
😂😂😂😂
@abdullahishariff9174
@abdullahishariff9174 9 ай бұрын
😂😂
@moha-deeq
@moha-deeq 9 ай бұрын
İLLahay amarki ila hada ma hi mid waxas isku mashquuliya shukansi sababto ah asc sthy waaye shukansiga sanadkan marka waqtigayga ku raxaysta maxa igu wata waxas waxan amin sanahay markan lacag yeesho inay iska imanayso 😅😂
@aali7043
@aali7043 9 ай бұрын
Subhanallah gabdhahaan aaway waalidkood?
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 8 ай бұрын
Hhhh kobad buu udhigo way lagtay ridwaan garacsana hadal ka uuku hosdhigayaa😂😂😂😂😂😂😂
@faadumo2224
@faadumo2224 9 ай бұрын
Caasho iyo faaraxeda waaba dad la isku tuug tuugayo oo difaac kuwada jira😭😂😂 Allaha isku kiin calfo oo barakooba samiyeey iyo dumashi🤲❤
@hassanshariif6708
@hassanshariif6708 9 ай бұрын
Jacel iyo xirir markaaan maqlo melaaaa I xanunta🔥🔥🔥
@SaadiyaAbdirahim-vx9nu
@SaadiyaAbdirahim-vx9nu 9 ай бұрын
Intee😂😂😂
@sahy_aakhiro
@sahy_aakhiro 9 ай бұрын
Sorry 😢
@deeqoibraahim3181
@deeqoibraahim3181 9 ай бұрын
Sorry 😢😢 dad badana kulamid ah
@najmamanshaallahabdirahman8768
@najmamanshaallahabdirahman8768 9 ай бұрын
Dhib badanaa ridwan😂😂😂
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 9 ай бұрын
Didwan isaq dhaqan xun o an somali lahayn ayu kuso kordhiyay war si kale u dhaqayso o Risiq ku radso inta dumar iyo rag is qaba ad ka dhex shaqaynayso iman laga qad
@cabdulaahiaadan9872
@cabdulaahiaadan9872 6 ай бұрын
Cumar Deeq galabta Adee. Ku heesataa😂
@adanibrahim-pt2mi
@adanibrahim-pt2mi 9 ай бұрын
Ridwan barnamiskada wankuhasana ad uu Farah badanyahay ee haka ajisin tijabi jacelkada
@user-ov4mm1tl8b
@user-ov4mm1tl8b 9 ай бұрын
Casha we Kala bad badaty 😂😂😂
@user-oh8ke4pj3z
@user-oh8ke4pj3z 8 ай бұрын
Hhhh ridwaan Isxaaq Caadi ma tihid 2 isku dhacan xitaa has hashiisi 😂
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤
@Abdifatah773
@Abdifatah773 9 ай бұрын
Ridhwan issack waxaan sugaynaa in aad soo wada fariisiso mss unsi iyo abdifatah ahmed Plze
@Asli256
@Asli256 9 ай бұрын
Ridwanow plz mss uunsi iyo abdifatah isku so celi oo isugu yeer anagana comment ku tageriba
@ayaanmaxamedcaliaadan4918
@ayaanmaxamedcaliaadan4918 9 ай бұрын
Wuxuu rabey muu ka heley laga yabaa 😢😢 mayo mayo😂😂😢 Qof walba suu kula dhaqma ula dhaqan
@Adnaeiman-ni6ug
@Adnaeiman-ni6ug 8 ай бұрын
Ridwaan wll waxan rawaa qof inaa ijijabiso inten ka helaa
@AyaanAamina
@AyaanAamina 9 ай бұрын
Ka soo hadal ridwaanoow cabdifatax iyo sacdiya
@MaryanDuraan
@MaryanDuraan 9 ай бұрын
Wll cabdifatax iyo sacadiya isu soceli
@baarigaming1438
@baarigaming1438 9 ай бұрын
SECTION3 is my vilage❤
@user-xq4uh5qu6e
@user-xq4uh5qu6e 9 ай бұрын
😅😅
@zakarieabdikasim8618
@zakarieabdikasim8618 9 ай бұрын
somalidii way ka Darren hadii qilaaf yar dhaco ama xiriir hasaawe ha ahadee ama xiriir qabitaanba social media lasoo istagaa
@nimcomukhtar508
@nimcomukhtar508 8 ай бұрын
Part 2 soo fsx ridwaan plzz
@7ly.5__
@7ly.5__ 9 ай бұрын
Wan sugaaye barnaamijyadaan😂
@susus_siman4260
@susus_siman4260 9 ай бұрын
IR
@MoBashier
@MoBashier 9 ай бұрын
11:52
@mohamedibrahimsalah-1733
@mohamedibrahimsalah-1733 9 ай бұрын
Xaskeyga ayaan halkan kasalamaya Maroodiga ii noo low
@mohamedbishar1625
@mohamedbishar1625 8 ай бұрын
midko akteydha fadiya kulaha..... Nag single ah waa faqiir( eastleigh proverb)😅🤣🤣🤣🤣
@baristo1234
@baristo1234 9 ай бұрын
Qofta labaad manyac badnaaaa🤣🤣🤣🤣🤣
@abdifatahnoor5738
@abdifatahnoor5738 9 ай бұрын
Another level 😂😂😂
@HoneyIssa-eq6nd
@HoneyIssa-eq6nd 9 ай бұрын
Ridwan walal xagen kaxelaa wanku bahnaa
@BahsanAdan
@BahsanAdan 9 ай бұрын
😂😂😂😂 byee
@Rashiidacabdikariin1205
@Rashiidacabdikariin1205 9 ай бұрын
🎉🎉🎉
@canabqardho7963
@canabqardho7963 9 ай бұрын
Ridwan waa mid kle kulahaa waxii u rabay miyuu kaa helay gawadha waa u kuday🤣
@ziyaaaaaaaaaaaaaa777
@ziyaaaaaaaaaaaaaa777 9 ай бұрын
Kk kuwa Kow qosol😂 9:30
@yasminadan3535
@yasminadan3535 8 ай бұрын
What is that stuff on her face ? Or it mask while out and abt?
@atharmursal2633
@atharmursal2633 9 ай бұрын
Omg the second one 2 weeks ila mahadlo hadane macsne kulahaa waxuu kuseexinayo meelkale ayuu kuhayaa 😂😂😂😂😂😂astagfurullah gabdhaha aqliga hashaqeyo dhaqsuu iseexinaa mahee
@AnzellSaacis-rq3pi
@AnzellSaacis-rq3pi 8 ай бұрын
Wuuuuuuuuuw😂
@user-go9fx8uw6r
@user-go9fx8uw6r 8 ай бұрын
Ridwaan is not easy 😂😂😂😂
@Inaomar3239
@Inaomar3239 9 ай бұрын
Ar ridwaan number kiisa yaa igU CaawiyO anna Keyga aan tjbyee😂😂
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 9 ай бұрын
Xalimo tijabiska mà ficno haytijabin😂
@dalkaab1436
@dalkaab1436 9 ай бұрын
Diyaar waaye waa Lagu siini ee adiga diyaar ma U tahay?
@Inaomar3239
@Inaomar3239 8 ай бұрын
@@Kingofcity-we4gp 😂😂dhibka jiro wuxuu yahay wiilashiina si kasta Aad U wngzn tiHiin Hal gabar kuma Ekaaneyzaan😂💔
@rmohamedmattan1040
@rmohamedmattan1040 9 ай бұрын
Horta somalida mask kuu waregaa maxa kaa Walden so shameful SubhanaAllah saas isu damaa bisinka mask is inside your house before you go out wash it off folks
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 9 ай бұрын
Welcome to the 21st century many ladies go food shopping Walmart with pajamas on 😂😂
@aminaabass8519
@aminaabass8519 8 ай бұрын
@user-kr4wm6rd7q
@user-kr4wm6rd7q 9 ай бұрын
Somalithaa dib badnaaa
@user-yd4xk6cw7e
@user-yd4xk6cw7e 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Miskiiin Wa Ooysay Daacad Ujecled Lakin Daawo sidu ugalay S4P7
22:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 20 М.
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 138 МЛН
QALBI JABKAN DAAWO TRUCK DRIVER MARAYKAN JOGO MAXA UGEYEY
13:50
Ridhwan Issack
Рет қаралды 143 М.
QUEEN HAFSAH OO COD SIR AH KAKEENTAY HANAD
4:36
INDHORAAC SHOW
Рет қаралды 3,2 М.
Nazokeeeee
8:49
KingBhakaTV
Рет қаралды 9 М.
QALBI JAB! KAMA FILANEYNIN QALBIGA AYAY KAJABTAY S3P004
17:43
Ridhwan Issack
Рет қаралды 135 М.
AX! 2 NIN OO MID XASLE YAHAY TIJABISAY MAXA UGEYEY KAHA HABI
21:08
Ridhwan Issack
Рет қаралды 191 М.
Поймал редкий кадр🤨
0:22
FERMACHI
Рет қаралды 3,3 МЛН
🤣МАЛО КУПИТЬ ЛОШАДЬ
0:18
Бутылочка
Рет қаралды 6 МЛН
育児6年目の韓国人父が娘と遊ぶ方法4 #shorts
0:11
ミョリムMyorimu
Рет қаралды 10 МЛН
САМЫЙ ЖАРКИЙ ШТАТ (@therealoscarmendez - TT)
0:23
В ТРЕНДЕ
Рет қаралды 17 МЛН