Wali sidaan yaabka leh lacag ma u bixisay? | Caalamka Tiknolojiyadda

  Рет қаралды 13,967

Bile TV

Bile TV

3 ай бұрын

⁠Wali sidaan yaabka leh lacag ma ubixisay?
Barnaamijka Caalamka Tiknolojiyada
#bilemedia #biletv

Пікірлер: 39
@abdihaitham8513
@abdihaitham8513 3 ай бұрын
m,a ustd waan qabatimay tube kagan waan ba sugi la ahay macluumad ka aad noso gudbi neey so ee wada xulka ahi speical + top waye information kaga horay u soco
@hassantech510
@hassantech510 3 ай бұрын
intan dunida hormartaay iyo rag wax qabsadaay ka shekaynayo inagu maan wax qabsano oo wadade mareen marno ,you should start somali innovative program
@xidigaha7386
@xidigaha7386 3 ай бұрын
Barnaamij iyo badh
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 ай бұрын
Adeer
@cabdullaahimaxamedmuumin9316
@cabdullaahimaxamedmuumin9316 3 ай бұрын
Shukran ustad
@MohamedAhmed-nu2sb
@MohamedAhmed-nu2sb 3 ай бұрын
Lacagta banka ku tala aya laga jaraya xisabtada ad qadatay
@AbdufataaxAbdulaahi
@AbdufataaxAbdulaahi 2 ай бұрын
Suulkayga ayaan meel saaray waxana lay siiyey raashin nooc kasta leh
@ahmedharago7841
@ahmedharago7841 2 ай бұрын
hhhh suulsaar wfp😂😂😂
@knowit1m
@knowit1m 3 ай бұрын
THANKS ❤
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 ай бұрын
Nimco waliba, nusqaanteeda leh.
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 3 ай бұрын
Waa aduun dabo dhamaaday iga dheh
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 3 ай бұрын
Soo dhawoow warsame
@lacag-lacag
@lacag-lacag 3 ай бұрын
Wax lagu farxo ma ahan in lacagta ad ku bixisid microchip ku jira jirkaaga, hadii wax uun ka fahasantahay fiat money waxay tahay iyo sida financial systemku sida ay u shaqeeyan waxad ogtahay waxan inay tahay, adoonsi cusub oo la rabo in aadanaha loo horseedo.
@hoodo9260
@hoodo9260 3 ай бұрын
Cajiib
@XasanCabdiAxmed952
@XasanCabdiAxmed952 3 ай бұрын
Asalaama caleykum fadlan waxaad inoo futaan in la dagsankaro muuqaalka mahadsanid
@apumohamed2634
@apumohamed2634 2 ай бұрын
Wali lama hirgalin lkn wey wadaan
@abdikanimahout4202
@abdikanimahout4202 3 ай бұрын
ustaad ai ga u fashilmey hindi ayaa productska xisaabin jirtey oo cameradaha kala socotey ee ai cusub ma ahayn uu fashilmey ikhtiracan cusube amzon sameysay ustaad🤣🤣
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 3 ай бұрын
Waa sidaas aduunka waa socdaa
@mohamedfarahsabriye5044
@mohamedfarahsabriye5044 3 ай бұрын
Editinka ninka zameyey waa cajiib ronti
@jamilanor653
@jamilanor653 3 ай бұрын
Gacantey waa jeclahy warqad haa ama maya😄
@KooBepos
@KooBepos 2 ай бұрын
Waxan xasuustay film la dhaho in time oo qofku wakhtiga noloshisa iyo cimrigiisa u isticmaalyo lacag ahan oo aad wax ku iibsanayso cimriga noloshada wakhtiga aad haysto😅
@warkayo6821
@warkayo6821 2 ай бұрын
Tamaam
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 3 ай бұрын
Golden voicr❤😊
@user-pn4kt3hd1u
@user-pn4kt3hd1u 3 ай бұрын
Magaciisa igu cawi hda taqano
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 3 ай бұрын
@@user-pn4kt3hd1umohamed abdicasiis azhari
@FarxiyoNuur-cs5md
@FarxiyoNuur-cs5md 3 ай бұрын
​@@user-pn4kt3hd1u❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮❤❤❤❤❤❤❤❤😢😮3
@Axmadeyiyonuurto
@Axmadeyiyonuurto 2 ай бұрын
Azhari
@ahmedraage9823
@ahmedraage9823 3 ай бұрын
Somali goorma laga yaaba in laga isticmaalo apkaas
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 3 ай бұрын
2025😊
@NAAWILE
@NAAWILE 3 ай бұрын
Anigaa samayn InshaAllah ❤❤❤
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r 3 ай бұрын
Waxaan layaabay ayaan arkay wiil iyo gabar aan hooyo uahay wejigooda wuxuu kufurmaayey Apple mobile😊
@ZakariaAbdulahi23
@ZakariaAbdulahi23 3 ай бұрын
😂 waa lagu xirtaa gacantaba soo lagu mafuro
@NUURIYE.
@NUURIYE. 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-lj7sz6bg5q
@user-lj7sz6bg5q 3 ай бұрын
Sxp haddaaba sawir kaa qaatay gacantaada kkkkķk
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 ай бұрын
Qarib maha
@SomaliColombia
@SomaliColombia 3 ай бұрын
jow kow now ninkan ma dadka somalia jooga bu wax u sheegaya mise dadka yurub anba america jooga? hadu dadka somalia jooga wax u sheegaya wana jaahil waayo dadka somalia jooga waba bila nolol 87% wa masakin noloshiba la daala dhacaya jow kow now hadana bow
@shaafici2545
@shaafici2545 3 ай бұрын
Hal dhinac oo kaliya ayaad ka fiirisay nio, haddii ay noloshaas bulshadu ku jirto tan maxaa naga xarimay inaan hiigsanno? Dhinaca kale waxaa jira dad tiknoolojiyadda barta oo uu video-gani si gaara u quseeyo
@warkayo6821
@warkayo6821 2 ай бұрын
Tamaam
REHUBCO waxay hormuud ka tahay farsamada casriga ah ee Solar-ka
30:01
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 12 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 4,6 МЛН
Sidee Loo Diyaariyaa Course || U Hamse Habiib
19:38
Razeen Training Center
Рет қаралды 7 М.
066 | 25 | Samayso magac awood kuu horseeda!
15:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 19 М.
Daawo ka hor intaadan noqon YOUTUBER 2024
10:52
Mo Rasheed
Рет қаралды 7 М.
Dhacii weynaa ee suuqa Amazon I Caalamka Tiknolojiyadda
18:57
FLIM CUSUB iskudeys oo ACTOR caan ah noqday😁😂😂 sheek
13:41
ISKUDEYS CHANNEL
Рет қаралды 334 М.
Robot Nolosha Aadanaha Bedalay | Caalamka Tiknolojiyadda
17:22
Tes kejujuran
0:35
Arron Jakfar
Рет қаралды 78 МЛН