Waligaa Horumar Ma Samaynaysid Haddii Aad RAHAAGA Cuni Waydid🐸 [1]

  Рет қаралды 25,027

XOGGOOB

XOGGOOB

Күн бұрын

Halkan Ka Akhri Xeeladda 2&5:
XEELADDA 2AAD : HABEENKII SII QORSHEE WAXII AAD BARRI QABAN LAHAYD
Dadka guulaha waawayn xaqiijiyay ee aan maanta aragno waxba innama dheera kaliya waa dad fahmay sidii ay noloshooda ay u xakamayn lahaayeen Una qorshayn lahaayeen waxyaabaha ay qaban doonaan
Haddii aad sii qorshaysid maalintaada noloshaadu waxay noqon mid dhadhan leh maalintaaduna waxay dhammaan adigoo naftaada ku faanaya Haddaba arrinka lagu kala tagay ayaa ah "Qorshaynta kahor Qabashada Hawsha"
Habeenkii marka aad sii seexanayso notekaaga furo kadibna Qor Hawlaha ugu muhiimsan ee ay tahay inaad barri qabato
Habeenkii marka la gaadhana hawlihii aad qabatay tik baad saari kuwa kalena waad calaamadayn waxaadna ku dari jadwalka barri sidaas ayaana kusocon
Wllhil cadiim nimaadkaas hal bil haddaad raacdid noloshaada isbaddal wayn baad ku arki
XEELADDA 5AAD: DIB U DHIG HAWLAHA MUDAN DIB U DHIHISTA
Qof walba oo addunkan guudkeeda saaran waxa uu sameeyaa dib u dhigis laakiin waxa lagu kala duwan yahay oo kaliyaa waa waxa uu qof walba dib dhigayo Sababta aan marka aan dib u dhigis maqalnaba ay innoogu soo dhacdo wax xun waa ennaga oo kaliya dib dhigna hawlaha muhiimka innoo ah oo aan ka caajisno qabashadooda
Laakiin waxaa jirta dib u dhigis fiican oo waxaa jiraa waxyaabo badan oo haddii aan rabno inaan horumar gaadhno nolosheenana aan ennagu Xakamayno ay qasab tahay inaan dib u dhigno
Oo tusaale ahaan Dib u dhig isticmaalka moobeelka oo wax akhri ama xirfad baro Dib u dhig lakulanka saaxiibadadada aad hubto inaysan waxba kuugu soo kor dhinayn oo taas baddalkeeda gurigaaga joog qolkaaga hoosta kasoo xiro oo wax isbar
Marka xeeladdan waxay ku leedahay "Intii Aad Ka Caajisi Lahayd Oo Aad Dib U Dhigi Lahayd Hawlaha Muhiimka Kuu Ah Dib U Dhig Waxyaabaha Aan Istaahilin Inaad Waqti ku bixiso Oo dhiso Mustaqbalkaaga"
••••••••••••••••••••••
My Social Media:
Instagram: khair_uddin1?ig...
TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?...
••••••••••••••••••••••
00:00 HORUDHAC
01:19 HORUDHACA BUUGGA
03:12 XEELADDA 1AAD
04:32 XEELADDA 3AAD
06:20 XEELADDA 4AAD
08:47 XEELADDA 6AAD
10:49 XEELADDA 7AAD

Пікірлер: 119
@XOGGOOB
@XOGGOOB 7 ай бұрын
Baraarujin: Muuqaalka copyright ayaa la igu qabsaday waxaana ku qasbanaaday in isagoo uu muuqaalku kannaalka ku jiro aan dib u edit gareeyo oo aan ka jaro meelihii copyrightka lahayd sidaas darteed waxaa mesha ka baxay QODOBADA 2 & 5 Aad baan idiinka raalli galinayaa haddii labadaas qodob aad rabtid inaad akhrisid waxaad ka heli kartaa descriptionka amaba muuqaalka hoostiisa..Mahadsanidiin
@jamalabdulle4737
@jamalabdulle4737 6 ай бұрын
Very good Mahdsnd
@nimcomohamoud4028
@nimcomohamoud4028 8 ай бұрын
Allaha haku sharfo teacher❤
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
❤🙏
@user-jc6jt2lk2q
@user-jc6jt2lk2q 5 ай бұрын
Mashaa allah my best friend
@user-uq3wg5yj5p
@user-uq3wg5yj5p 8 ай бұрын
This chancnel his advantage is so peak. Because the subscribe of this chancnel is 2000 and the Manager of this chancnel how he is making a editing is so amazing and his skill of Public speaking is peak. So we must to peak the effect of this channel in our society Thanks pro❤
@suhaybyare2672
@suhaybyare2672 2 ай бұрын
Pp Pplp P
@abshiraxmedmuuse7890
@abshiraxmedmuuse7890 5 ай бұрын
Aad baad wll u mahadzantahy Allah haka yazai siiyo Legend wll Ino Soo Badi Faidada laga dhaxlaayo waa Mid wax ku oola Dhab Ahaanti
@TaiLung1489
@TaiLung1489 8 ай бұрын
Dadka guulaysta inta badan ma aha kuwa ugu caqli badan ama xirfad leh ee waa kuwa waalan oo aan waligood quusan
@maxmuudmahrez1238
@maxmuudmahrez1238 8 ай бұрын
Aad baan uga faraxsanhyy zhiip inaad youtube noo furtayy from zero to hero i.a wa isla jognaa zhip dhalin ayan nahyy wada fican wax nooga sheeg keep going pro from tiktok
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Hye Sxb🙏Aad baad u mahadsan tahay🥰
@Ahmed-ry5tn
@Ahmed-ry5tn 3 ай бұрын
Mahadsanid wll❤
@Mr.heavy27
@Mr.heavy27 8 ай бұрын
Soo badi muuqalada walaal oo janalka joogtee waa iga codsi👋
@dhabadaxaqa5179
@dhabadaxaqa5179 8 ай бұрын
Thnks sxbkey khyrudiin
@queensamiiha2240
@queensamiiha2240 8 ай бұрын
From tiktok🤗 mahadsanid wll
@MR.DEBATE
@MR.DEBATE 8 ай бұрын
Mahadsanid wll
@MrMoha23
@MrMoha23 7 ай бұрын
Mahadsanid wll sida quruxda badan aad inoogu soo gudbisay
@apdishakurupdala6057
@apdishakurupdala6057 8 ай бұрын
Thanks Coach
@mohammedawaleh9385
@mohammedawaleh9385 8 ай бұрын
Masha allah
@ismailaadan9940
@ismailaadan9940 8 ай бұрын
ماشالله جزاك الله خيرا
@nastoawil7334
@nastoawil7334 7 ай бұрын
Thnks wll sida quruxda badan ood nodhiiri galisay 🥰
@abdinassermohamed4254
@abdinassermohamed4254 7 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad waxad thy mindset OO aad nagu caawisay
@Abdishakur_Hassan
@Abdishakur_Hassan 8 ай бұрын
Mahadsanid sxb ❤
@sallojrzalah1351
@sallojrzalah1351 8 ай бұрын
Zxp qali thanks Zxp wxn kaa cod sanayaa inaad vedioyada xidhiidhiso sida kuwii historyga
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Waa diyaar sxb I.a
@mahadfarahelmidentaato649
@mahadfarahelmidentaato649 8 ай бұрын
Keep it up
@mariapea1643
@mariapea1643 8 ай бұрын
M.a keepgoing wlkey❤❤😊
@ShucaybAxmedciise
@ShucaybAxmedciise 8 ай бұрын
Horay usoco pro
@user-do3or2pr9v
@user-do3or2pr9v 8 ай бұрын
Runtii muuqaalkaaga wax badan ayaan ka faaiday abaalna waan kaaga hatndoonaa wll❤❤
@abdihassan4981
@abdihassan4981 8 ай бұрын
Mcha allaaah ❤❤❤
@aankeyofficial3542
@aankeyofficial3542 8 ай бұрын
Thnks pro
@user-nj4ve5mx6b
@user-nj4ve5mx6b 7 ай бұрын
Thanks brother
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 8 ай бұрын
We neeed people like you
@baaarudyare7685
@baaarudyare7685 8 ай бұрын
Zhp Qaybaha kale soo dhig
@mohamedmoumin3860
@mohamedmoumin3860 8 ай бұрын
Thanks pro
@Chinex4
@Chinex4 8 ай бұрын
Thnks❤
@tonnygaming6017
@tonnygaming6017 8 ай бұрын
Go forward brother 😊
@Abrahamchannel-tu9jm
@Abrahamchannel-tu9jm 8 ай бұрын
Wow😊
@murtidhuuxdocumentary9829
@murtidhuuxdocumentary9829 8 ай бұрын
Heer Sare Sxb 🎉, ha joojin
@user-gi1wq8xe3k
@user-gi1wq8xe3k 8 ай бұрын
Walaal 🐸 mala cunaa😮😮😮😮😮😮😮
@AliAbdoMoalim
@AliAbdoMoalim 8 ай бұрын
Thanks bro🙏
@user-mx1jx7ne4s
@user-mx1jx7ne4s 8 ай бұрын
Runtii waan ka helay buugaan in.a wana ka faa'idaysn doonaa❤❤❤ wall Allah ku sharfo
@MohamedXussien-jw7dc
@MohamedXussien-jw7dc 8 ай бұрын
Shukran❤❤❤
@hassanxhaka2819
@hassanxhaka2819 8 ай бұрын
Masha allah sharaf io karaamo 😍🤘
@khaliv67
@khaliv67 8 ай бұрын
Thansk wlle Noo dhamaystir please
@abdijabarhassanabdulahi6365
@abdijabarhassanabdulahi6365 8 ай бұрын
Nice pro
@khadarsalle8856
@khadarsalle8856 8 ай бұрын
The Legend 😎
@user-qm3me5uu3u
@user-qm3me5uu3u 7 ай бұрын
Wll aad ayan uga helay noso badi muqalkan okle nona fur inaa dajisto ayan raba
@sharifmohamed5992
@sharifmohamed5992 8 ай бұрын
Thanks
@abdixakiimak6427
@abdixakiimak6427 8 ай бұрын
Ustaad playlist u sameey yaah qeybaha buugan
@IbrahimXaji-sr4pp
@IbrahimXaji-sr4pp 8 ай бұрын
wan kahelayahy buugan run ahaanti
@dayahahmedmedia3105
@dayahahmedmedia3105 8 ай бұрын
Wsr saxib muqalka downloadka ufur
@user-yc1no4ur5s
@user-yc1no4ur5s 8 ай бұрын
Dhanka buugta inaa xoogga saarto waan kugu taageersanahay thanks alot
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
🙏🥰
@khaliifweynekhaliifweyne9849
@khaliifweynekhaliifweyne9849 8 ай бұрын
Zxp wax badan aya ka faiiday zxp noso badii
@mizkimusemizkimuse4134
@mizkimusemizkimuse4134 8 ай бұрын
48 laws of power so badi
@naima-qm4ys
@naima-qm4ys 8 ай бұрын
P2 wll la so dhaqso
@user-kd6oo1nc9f
@user-kd6oo1nc9f 8 ай бұрын
Please bart 2
@cabdisamadcsamad1778
@cabdisamadcsamad1778 8 ай бұрын
Wllhi talyow waa mahadsantahay
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 8 ай бұрын
Nio i'm subscriber but we need more books 📚 ❤🎉 khairudin
@user-sq3zp5yq9p
@user-sq3zp5yq9p 8 ай бұрын
Old is gold
@Kingarmaan56
@Kingarmaan56 8 ай бұрын
Nosoo badi muqaalada sxb I’m new subscriber 😊
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Soo dhawow bro🥰
@user-ee9xb9dc5l
@user-ee9xb9dc5l 7 ай бұрын
Part 3 plz😮
@JamalHajio-lq9wc
@JamalHajio-lq9wc 8 ай бұрын
Luqada englishka sida ugu fudud an ku baran mara wa sidee zhp
@cabdallaabdi1536
@cabdallaabdi1536 8 ай бұрын
Sxp nosodaa part two
@XasanNuur-yj9zo
@XasanNuur-yj9zo 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@mubashirxiis1522
@mubashirxiis1522 8 ай бұрын
GUULEYSO ZXP
@queensamiiha2240
@queensamiiha2240 8 ай бұрын
No soo dhamaystir bro😊
@XasanNuur-yj9zo
@XasanNuur-yj9zo 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-yx1zo1qu4y
@user-yx1zo1qu4y 7 ай бұрын
Asc
@zakibuuni
@zakibuuni 8 ай бұрын
Editing waa heer sarre
@user-cy5tt8ys4q
@user-cy5tt8ys4q 5 ай бұрын
Asc sxb janalkan waxan ka arkay o ibaray waabari media cabdiraxman cumar
@axmedcabdixirsi1727
@axmedcabdixirsi1727 8 ай бұрын
Nio iditka aad baad ugu dheeraysaa inaad course ka diyaarisaan kaa codsan lahaaa
@user-hr4th6nd8b
@user-hr4th6nd8b 8 ай бұрын
maanta wxa kaliya ee la kala dhaxlo ayaa ah talo marka nosoo badi Macalin📚📒🙏🙏
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Waa diyaar 🥰
@user-hr4th6nd8b
@user-hr4th6nd8b 8 ай бұрын
@@XOGGOOB mhd sanid macalin
@axmedgedi404
@axmedgedi404 8 ай бұрын
4 video 5.29k horusoco zxp
@Hayati3
@Hayati3 8 ай бұрын
Aad ayaan kuugu dhiirigelinayaa KZfaq ka aad samaysay ,go forward bro👌
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Mahadsanid 🥰
@waayahawaalan7865
@waayahawaalan7865 8 ай бұрын
Keep going walaalkay
@CaadilYare
@CaadilYare 8 ай бұрын
Wll vedio editing ka nabar adigoo mahsan
@MohamedXussien-jw7dc
@MohamedXussien-jw7dc 8 ай бұрын
Lkn qof walpo oo dhiirigilin bixinaayo waxaa uu ku dhahaa xirfad baro lkn waa yaape xirfada intee ku baranaa legenow adaan ku weydiina adigoo rali ah wĺl ii soo sheeg❤❤😊
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Horta waa inay kuu cadaataa xirfadda aad baranaysid xirfadeed rabtaa adigu
@akbinladim
@akbinladim 3 ай бұрын
Keep giong 😂
@naaruto9331
@naaruto9331 8 ай бұрын
Dadka kale kaliya way daawnayn and waxa I cajabiyay oo an arka waa editka
@user-xv9jk7md8j
@user-xv9jk7md8j 6 ай бұрын
Rahaygu uu idhibey uu iga baxbax sanayaa😢
@yasinali1670
@yasinali1670 8 ай бұрын
wallo wadmahadsantahywali wanfaaiday
@user-yc1no4ur5s
@user-yc1no4ur5s 8 ай бұрын
Halkee lagaala soo xariiraa wll
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Instagram.. linkigiusana muqaalka hoostiisa ayuu yaallaa
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 8 ай бұрын
Joogtee bro oo dhamays tir book kasta oo aad bilowdo Si aad natiijo oga hesho shayga aad qabanayso waa inaad joogtayso mudo dheer❤
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
I.a sxb waa diyaar🥰🙏
@user-cw5dt6yi6e
@user-cw5dt6yi6e 8 ай бұрын
Voice Mala dijin Karo maxaa waa wll
@sawturaxma5667
@sawturaxma5667 8 ай бұрын
Buuga xageen ka helaa ustad
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Eat that frog pdf Google ku qor
@caliqadar1754
@caliqadar1754 8 ай бұрын
Ani raha runta ah aan cuni rabay videoga bilawgisi wllhi 😂😂😅
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
😂
@cabdikaafiak2337
@cabdikaafiak2337 8 ай бұрын
🥹🥹
@XasanNuur-yj9zo
@XasanNuur-yj9zo 6 ай бұрын
❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤
@xadariwa7613
@xadariwa7613 8 ай бұрын
Wa Markii igu hureys aan Chenaalka Dawado !!! Mahadsanid sxp
@Luqmaan-xo8zc
@Luqmaan-xo8zc 8 ай бұрын
Sxp Sare Mhadsanid Buugaan Aad Ayaan Ujeclaaday Part2 DaQiqoyinka Soo Badi
@Luqmaan-xo8zc
@Luqmaan-xo8zc 8 ай бұрын
Sxb Sare Mhadsnid Buugaan Aad Ayaan ubogay Part2 Wn KaSuga Sodaa
@abudhayib___6915
@abudhayib___6915 8 ай бұрын
Sxp Noso Gali Barnamijkad Wax ku Edit Gareyso iyo Qabka Ugu Fudud Lo Adeegsado Mahadsanid ❤🤴🏻😍✍🏿
@Najiibaxmed-
@Najiibaxmed- 8 ай бұрын
xishoo waana ku socotaa markaas baab aan baabkii ahayn aad ka hadashaa
@abudhayib___6915
@abudhayib___6915 8 ай бұрын
​@@Najiibaxmed-Adiga Yaku Weydiyay Midas Wall Maxase Kagaley Afayen miya Ka Tahay ?🤔
@Najiibaxmed-
@Najiibaxmed- 8 ай бұрын
inder hadaanad ani iga xishoonayn bini aadamka ka xishoo @@abudhayib___6915 oo inagadaa wxaas oo kle ..kulaha waxaad noo soo galinaa barnamijka wax ku edit garayso
@user-yc1no4ur5s
@user-yc1no4ur5s 8 ай бұрын
Eat that frog part two
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
Wadaduu kusoo jiraa✊
@Ahmedyr
@Ahmedyr 8 ай бұрын
Taliye su'al ayan qabaa?
@XOGGOOB
@XOGGOOB 8 ай бұрын
iwaydii bro
@Ahmedyr
@Ahmedyr 8 ай бұрын
taliye video yadada telephone ma ku editing garaysa ama ?
@mudanesantosh9746
@mudanesantosh9746 8 ай бұрын
Free palestine
@WllZaki-wk6ts
@WllZaki-wk6ts 8 ай бұрын
Mahadsanid wllkey❤
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 8 ай бұрын
We neeed people like you
@AbdiHassan-kw7jn
@AbdiHassan-kw7jn 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-ut6nx1es7f
@user-ut6nx1es7f 8 ай бұрын
Asc
@user-ev3ig9dd1f
@user-ev3ig9dd1f 8 ай бұрын
Inshllh🤎
Haddii Aad Khaladkan Samaysid Waligaa Horumar Ma Gaadhaysid
14:27
Farqiga U Dhaxeeya Barashada Xirfad iYo...  EAT THAT FROG [2]
16:20
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 28 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 61 МЛН
ARAK-ARAKAN RAJAWALI DAN NAYAGA || JAYA WANGI
15:51
Gentra Budaya Official
Рет қаралды 25
SARA QOSAL WANAG OO XAALAD XUN GASHAY MARKEY MAQASHAY OOMAR WAXA KUDHACAY
45:49
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 115 М.
Plato | Aflaadoon | Faylasoofkii Giriigga Ahaa.
11:48
Sahanka
Рет қаралды 70 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН