WALIGAA NIN KUJECEL HAKU DHIHIN ERAYGAAN HADAAD NAFTAADA RABTO QISO JACAYL MUSIIBO KUSOO

  Рет қаралды 14,704

QISAS CHANNEL

QISAS CHANNEL

4 ай бұрын

#ayaangobdoon #qisas #channel #

Пікірлер: 339
@luulsacdi1858
@luulsacdi1858 4 ай бұрын
Ayaaney ana kula soo gaaray like wan saarey haduu kaa aamuso ka aamus Natasha ixtiraam jazaakalaah kheyr
@sabirinomer3127
@sabirinomer3127 4 ай бұрын
Wan so garey ayaaney like 👍 Wan sarey walow aan waqti danbe aan daawadey qisada ❤
@hanihappy1421
@hanihappy1421 4 ай бұрын
Ayaaney wan kula soo gaadhay halakaan wana qatay❤waanadaada quruxda badan farax faarax lee weeye bacowga
@NasrinaHassan-zl7ch
@NasrinaHassan-zl7ch 4 ай бұрын
Ayaanay ma ogta dad aan vedio kaade eh dhaafin hdana aaan comment bixin iney jiraan
@hamdicabdullahi5650
@hamdicabdullahi5650 4 ай бұрын
Anaab jecel in aan dhameesto qisooyinkaada waana kula soogaarey cadeey❤❤
@kamalali79
@kamalali79 4 ай бұрын
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@nuurey956
@nuurey956 4 ай бұрын
Wankulasogary🫶🏾
@user-vu9xl3rq2x
@user-vu9xl3rq2x 4 ай бұрын
Ayaaaneey halkan wn kula soogaadhay like 👍 nah wn soosaary
@QuenSacdiya-w3q
@QuenSacdiya-w3q 6 сағат бұрын
Wan kula sogaare aamuska ugu dadal ayaa dhahde thanks mcnto
@raxmacabdinur2219
@raxmacabdinur2219 4 ай бұрын
Ayaaan Anig ku laaa sookareeey. Ilahaya. Haku barakeyow abyo. Mcn ❤️❤️❤️❤️❤️💖💖💖
@sumayomohamedsanaag4160
@sumayomohamedsanaag4160 4 ай бұрын
Ayaaneey halkaan wkula soo gaaray wligeyba muqaalkagaa ilaa uu iga damo iskama damin wlhi 😊wxna dhahay hduu kaa aamuso ka aamus wana igu ogthy😂❤
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 4 ай бұрын
Wllhi ayaaney waaan arky nin saa igu sameeyey
@laylacabdikariin
@laylacabdikariin 4 ай бұрын
Ayaaan halkaan waan kula soogaaraya 😂quruxey ❤❤❤
@garabuukombale5308
@garabuukombale5308 4 ай бұрын
Asc abyo ayan halkan wan kula soogaaray like wn sosaray waxana tiri ka aamus haduu kaaa aamuso ❤❤❤❤❤😍😍🌹🌹
@garabuukombale5308
@garabuukombale5308 4 ай бұрын
Walashey qali hada kahor komenti kama sobixin ayaan umaleynayaa abayo magacaygu waa nasro waxan jeclan Lahaa qiso inaad igu soo qadato mahdsanid ❤❤❤❤🌹🌹🌹❤❤❤
@indhouroon2812
@indhouroon2812 4 ай бұрын
Waa sax ayaaney nin 😢Nin kle logama shekeeyo waa qisada hada Wilka xadka Laga oofin doono allh u fududeye oo xaskiisa gubay CML sabbto ah luul AUN waxdy Ku dhihi jirtay siduu shegay O'Day ilmaha Ila koriyaan guursanaa wana meshuu dagalka ka bilowday rabbiyow mid Naseer Badan wax hanogu darin❤
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 4 ай бұрын
Ayaaney halkaa aan kula soo gaarey gabadhana allaha u naxariisto
@MimiAlyarimi
@MimiAlyarimi 4 ай бұрын
Amiin yarabi ayaaney waan kula soo gare xppti malmahan safar aha wxiba jumlo ahan uu dhageysanaye mahadsanid qaliyey ramadan kareem abaayo ❤
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 4 ай бұрын
Tnx habo waqtigda qimaha badan nasiso jzkllh
@mankanur7758
@mankanur7758 4 ай бұрын
Halkaan waan kula so gaarey ayaaney ayaan qurux like neh mar kasto waan ku saaraa video kasto neh sidaa kan oo kale u dameystay ayaan u dameystaa been neh kuma sheegin nin markoo ka aamuso waa laka aamus aa diyaabo ayoo kuku wadaa waana naku ogtahay inaa ka aamusno ayaan macalimadeyda warkaaka yiro❤❤❤
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 4 ай бұрын
Ayaan walaal waan ku salaamayaa qiasadii kuwayt ka dhacday iyo qisada sayid way kala duwantay sayid cali iyadoo uur uleh ayuu gubay diinta islaamka dabku waa khatar.Ninka kuwayt wuu toogtay manuu qabin uurna uma lahayn.qofka inaad dishaa waa denbi kabaaira.Laakiin dab kaa xun
@ayanabdulahi4385
@ayanabdulahi4385 4 ай бұрын
Ayan u are absolutely right ❤
@user-fk9hc1ij1v
@user-fk9hc1ij1v 4 ай бұрын
Ayaaney ani waa ku jecelhy muuqaladadana wlhi xabad ima dhaafto xataa intaan muuqaladadii soo wada dhameeyay ayaan marmarka qaar ku ceshada kuwo aan horey u daawaday muuqalkana ilaa xalkan waan la so gaaray Hore u soco xppiti from hargysa❤❤❤❤🥰
@thelittlequeen3751
@thelittlequeen3751 4 ай бұрын
Ayaaney halkan waa kula soo gaarey nin haduu kaa aaamuso waa laga aamusaa waxaas in badan anaga waan arkey wllhi beenta ma ahan illhay haku sharfo❤❤❤ abayo
@samiraahmed8596
@samiraahmed8596 4 ай бұрын
Ayaaneey halkan wan kula soo gaadhay
@abdirahmannuurmohammed298
@abdirahmannuurmohammed298 3 ай бұрын
Waan kula soo gaarey quruxeey❤❤❤❤❤❤
@Alathegambler
@Alathegambler 2 ай бұрын
Ayaaaaneyyyy ala maha warkadha igusoconni
@SaharaCumarxasan-bt6sd
@SaharaCumarxasan-bt6sd 4 ай бұрын
Wan kula soogaraa mar walba ayaaney❤❤
@sahrahaji5749
@sahrahaji5749 4 ай бұрын
Asc ayaan salaan sare halkaan waan kulasoogaaray like waan saaray keep going 🎉❤🎉🎉
@najmoxaaji9143
@najmoxaaji9143 4 ай бұрын
Ayaan quruxay aniga waa kula soo gaaray illa uyo dhamaad waadna mu mahadsan tahay dhiiragalin taada quruxda badan insha Allah waa inoogu og tahay inaa markuu naga aamuso aan ka aamusno Inkastoo aan horay ka dhageesanin maalinta aad soo dhigtay habeenkeeda ayaa daartay oo dhageeso is dhahay lkn waa ku kor hurday hada ayaa fusad u helay oo dib u dhageesay mahadsanid alpi ❤❤❤
@user-ol7ny1ux4c
@user-ol7ny1ux4c 4 ай бұрын
Mahadsanid poqoradeydii ayaan qurux halkaan waa kulasoo garay abyo waa runtaa taas anay igu dhacda 2 year qofan rabay malinkan katagay ilaa hada waa uu isoradiya lkn aniga ahanteyda qofkas waba sinaca marku iso radiyay ano xasustisa maro ula Marka qofka markii lga daba cararo waa hubaal ciri iyo malayacni aa laga dhaxlaa💯🥺
@sihammohamed992
@sihammohamed992 4 ай бұрын
Waa ruunta abyo marhore hada ogaan lahaa hadalbo igama taagen yamta wax kafican la waye❤❤
@HamDaBilaN-mn6eo
@HamDaBilaN-mn6eo 2 ай бұрын
Ayaaney halkan wn kulasoo gaadhay hadii eebe idmo wll qisooyin cabsi cabsiya noo so gali❤
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 4 ай бұрын
Ayaaney halkaan waab kulasoo gaaray❤❤
@naciimamohaa6562
@naciimamohaa6562 4 ай бұрын
Muqaal kaa ah oona halkaan soo gaarin like,ne saarin maba jiro ayaaney abaayo❤❤
@mriya4601
@mriya4601 4 ай бұрын
Haa hey qiso oo adiga aat so tawiso oo an dhameesan maba jirato 2 chananlba ❤❤❤
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 4 ай бұрын
Aniga aya kulasogaary inkastoon kaasodaahy xabibti. Ameen Illah hano aqbalo ducada 🤲🤲🤲 Jazaakallahu khair Ramadan Mubarak
@Muhima2495
@Muhima2495 4 ай бұрын
Ayaaney waan kula dhameyay muqaalka 😊
@user-ugaasonuur
@user-ugaasonuur 4 ай бұрын
Anaa kula soo gaadhay mamo aad baan ku jeclahay kuna taagera gabadhaydii alaha ku xifdiyee taladaada waan jeclahay waana runtaa ee dumarku ha u aamusaan raga asaa soo radin walaahi❤❤❤❤❤❤❤
@user-pe8ti3oo6z
@user-pe8ti3oo6z 4 ай бұрын
Masha allaha qali qisa walba wan dhamysda alxm❤❤
@iqracadceed1568
@iqracadceed1568 4 ай бұрын
Halkan waa kula soo gaarey ayaaney wllhi abyo waa ku taagera ❤❤❤
@amiirahashi5016
@amiirahashi5016 4 ай бұрын
Ayaan halkan kula so garaye ❤❤❤abayo
@user-kn1op2vi9m
@user-kn1op2vi9m 4 ай бұрын
Like waa kuu saaray halkaana waa kula soo gaaray ayaaney haduu kaa aamuso ka aamus xaqiiq wlh waa i daaweysay ❤
@samiiranuur3956
@samiiranuur3956 4 ай бұрын
Ayaan halkan wa kula so gaaray❤
@FarhiyaAdowsiyad-xk3ge
@FarhiyaAdowsiyad-xk3ge 3 ай бұрын
Asc ramadan mubaarak abaayo halkan ayaan kula soo gaaray
@user-vf1hg3yp9o
@user-vf1hg3yp9o 4 ай бұрын
Ayaaneey wan kula soogaadhy ❤
@FardowsaAbdirahmanMohame-mu1yr
@FardowsaAbdirahmanMohame-mu1yr 4 ай бұрын
Ayaney ayan qurxy indha wayney 😅 halkan ana kula so garay waxadn tiri ka aamuz haduu kaa aamuso❤❤❤
@canabqardho7963
@canabqardho7963 4 ай бұрын
Wcs ayaan guleyso ina badan abayo qali wllshen luul c/caziiz nah ale ha u naxariso wlhi sido kle markaa wilkaa gawadha gubay nah an arko wan naxaa ale qof naguma sababo 😢aniga ayaan kulaso garay like ta nah waligey kulama dhafin Waxad tiri ka amus haduu kaa amuso😅
@faysahomar
@faysahomar 4 ай бұрын
Ayaaney huno mcn nolow intay nololi jirto rabadanta alle kheyr haynagu gaarsiiyo ayeenay waxa tahay dhiiri galisada nafta qali wllhi markaad tidhaahdo sxptaa u shergaree horta Hal mid ayaan saaxip la ahoo maalin walba waxay igu tidhaa qisooyinka walagu washaaaa ee ha dhageysan wllhi wan la yaabaaa run ahaantii ayaaney markaad tidhaaa xageed u iskoonbe dheertahay wan qoslaa ayaaney Ani wllhi markaan caruurta seexiyo eyaan ku dhageystaa wllhi been kuu sheegi mayee habeen dhawayd ayuu xaajigaygu iisoo galay anoo timaha hagaajisanayoo ku dhagaysanayaah kula haa macalimadadii ayaa kula jogtaa markaasan ku idhi haaa ayaanay hore u soco qali
@khadrahaji3161
@khadrahaji3161 4 ай бұрын
Abaayo Ayaan quruxey, halkan wankulaso gary. Mahadsanid walaashay qaali sharafay. Allaha ku xafido xabibti ❤❤❤
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 4 ай бұрын
AYAN SALAMA CALEYKUM MAASHA ALLAH HAL KAAN WAAN KU LA SOO GAAR AY NIN HA DUU KAA MU SO WAA LAKA AAMU SAA like WAAN KU saa ray illahay ha ku brakeeyo aamiin aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-zv2ws7qr8y
@user-zv2ws7qr8y 4 ай бұрын
Ayaaneey waan kula soogaaray abaayo shukrn taladaadana waan qaatay ❤🥰✌️💞💋😘
@hhhhhhhhhhh840
@hhhhhhhhhhh840 4 ай бұрын
WAAN kula soo gaaray waana ku soo saray ❤ abyo ayaan waa runtaa Aniga ayaba arkay mitaas waana mahad snthy guuleyso my queen 👸💞
@HananMohamedJamac-sx9zj
@HananMohamedJamac-sx9zj 3 ай бұрын
Ayaney wan kusalamay abyo jazakallh ana kula so garay
@Aziizahasanmohamet
@Aziizahasanmohamet 4 ай бұрын
Wankula soo gaadhay ayaaneey abayo like na waa saare 🙈
@RaxmoAhmedmahamed
@RaxmoAhmedmahamed 4 ай бұрын
Walashy ayaan qurux allha ku xifdiyo
@user-oz2rt5il8s
@user-oz2rt5il8s 4 ай бұрын
Asc abyo ayaan ilaah ha ku xafido ❤❤❤❤🎉
@user-cu9dm7wp9e
@user-cu9dm7wp9e 4 ай бұрын
Mashalah
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 4 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@sumayasharif910
@sumayasharif910 4 ай бұрын
Waan kula so gaaray ayaaney 😂❤
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 4 ай бұрын
Ayaan waan kula soogaaray xabbti
@aslimohamed744
@aslimohamed744 4 ай бұрын
Ayaney halkan wan kula so gary like na wankusary ninki ka aamuso ka aamus aad tiri❤❤❤😊
@nimcachenal7184
@nimcachenal7184 4 ай бұрын
Sheeko taada ah oonan dhameysan majirto ayaaney like tana dhageysiga waaba kahoreysa aniga waban iska Sara ama ankahelo ama yankahelin ❤love you xbbti
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 4 ай бұрын
Mashaa Allah walashey Allaah haku xifdhiyo Insha Allah
@abaayisaaq1321
@abaayisaaq1321 4 ай бұрын
Ayaaney halkan waa kula soo garey tan kale ninka xadii laga aamuso asna wuu kuso radinaa wllhi ayaan run waye anaa arkey hada dhow
@fardowsaarale7121
@fardowsaarale7121 4 ай бұрын
Waa ku la soo garay. May Allah Allah bless you and your family. ❤❤
@user-hz5wj3qr3m
@user-hz5wj3qr3m 4 ай бұрын
Qisadada ano dhamaysan ma nolan karo ayaney wanadada wax bdan bn ku meel maray kumana qasarin thanks abayo wana ku duceya markasta
@hodancawil8253
@hodancawil8253 4 ай бұрын
Sharafey waan kulasogadhay ❤❤
@xamdideeq422
@xamdideeq422 4 ай бұрын
Asc ayaaney Wan nii xiisey Bisha ramadaan lii soo fasaxey sethy abaayo ❤❤ ayaaney halkan Wan kula soo garey likena Wan sarey😊🎉
@MahadaliHamud-ix8iq
@MahadaliHamud-ix8iq 4 ай бұрын
Ayaaney manta raga wad ku shideysaaye gabdhaha Haa nagu dirin oo ha noo jabin dee❤❤❤ wn ku salmy wllshy
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 4 ай бұрын
😂😂😂
@laylaaa959
@laylaaa959 4 ай бұрын
صل الله عليه وسلم
@kamalali79
@kamalali79 4 ай бұрын
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@zapnaqueen3939
@zapnaqueen3939 4 ай бұрын
Ayaaneyy waata ihaysata ani lee raadinaayo ani lee daneenyo inaan Waco mooye ima soo wacaayo hadaanaan maalinks aanan wicin anu eed isaara waa sabra sbbto ah waa jeclhy swmha nafta way rabtaaa maalina kama marmo asaga wlhi😢😢inu alle qapbigiisa iso jeediyo iigu soo duceeya wllylw🥺🙏
@user-ov9ci6rv7d
@user-ov9ci6rv7d 4 ай бұрын
Halkan waan kula sogaray ayaneey wadna igu oganaysaa hdlkaaa wan so saray suulka❤
@khadijomaxamed9441
@khadijomaxamed9441 4 ай бұрын
Ayaaneey qaali leek waan kuusaaray halkaana waan kulasoogaadhy macaanto hore usoco ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊
@maryamamohamed6104
@maryamamohamed6104 4 ай бұрын
Ayaaaney wakula soo gaaray qalbiyey❤
@saba3503
@saba3503 4 ай бұрын
Halkaan waan ku lasoogaara ay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-mh4fy6rn2v
@user-mh4fy6rn2v 4 ай бұрын
Anaa Hal kan kula so garay oo 👍🏿 kusaray ayaaney 😂❤
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 4 ай бұрын
Wcs ayaaney aamiin illaah nama istajiyo ana kula so gaarey halkan aamus hadu ka aamuso waligeyba kama bixin ila ya ano tagin lik tana markaba sogala sara anoba qisada dhageyseyn shukran xbbti
@queenmunera8415
@queenmunera8415 4 ай бұрын
Waaa dhamaysty ayaney 😂 waana kuusaaray😅
@laylaaa959
@laylaaa959 4 ай бұрын
Ayaaneey waan ku laasogaaraay waalibaa shekaadaa aneeybaa hadaa ihaaysataaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-zv4cm2xc2y
@user-zv4cm2xc2y 4 ай бұрын
Wakula so gare mama ayan alle haku sharfo xita ninka ku qabo hadu iska ka maweliyo iska ma weli jacel midkula wadana hadu ka amuso ka amus walahi wa arin fcn m.a habo qeyr qabso lek shere intaba wa kusare❤❤❤
@ruqiyoismanmaxamad3047
@ruqiyoismanmaxamad3047 4 ай бұрын
Haa deey wan kulasogaray ilaa dhamaadka waan dhagestaa muqaladaade waaba jeclahay legtaneh maba ka iilowo hadaa ilowwa neh wan usolabtaa bacdee ayaa kusaara❤❤❤❤❤💋💋💋
@hamdiabdinoor
@hamdiabdinoor 4 ай бұрын
Ayaaney waa dhameysatey taladaasna waa qaatey❤❤
@SowdomahamuudSowdomahamuud
@SowdomahamuudSowdomahamuud 4 ай бұрын
Am xaadir wana kula sogaray 🥳ayanay video kasta waba dhameysta 💯maba uga tago haf 🫂
@laylacabdulahixassan9949
@laylacabdulahixassan9949 4 ай бұрын
Haa sax wlhi nin waji malahan qaarkood ❤❤❤❤❤
@MaryanxasancumarMaryanxa-pl4xq
@MaryanxasancumarMaryanxa-pl4xq 4 ай бұрын
😮ayanay walac ayan kugu jaclaaday gabar adikuag ayan dhalay
@user-tk6eh9zw9g
@user-tk6eh9zw9g 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢 ax ax ax allow ku nin maseerey hana tusin 😂😂😂 ayaaney cdey wan kula soogarey hadu ka aamuso kA aamus 😂 wow
@hodanomar9909
@hodanomar9909 4 ай бұрын
Asc Maanshaalla
@saciidoali7014
@saciidoali7014 4 ай бұрын
Ayaney wadhamaystay qasadan qisoyinkaga dhana wajeclahay mahadsanid abayo Allaha kuxifdiyo ilahay darti kujeclahay ❤❤
@user-hu6li8zr6f
@user-hu6li8zr6f 4 ай бұрын
Wlh ayaney wan kula so garay liktane maba kula dhaafo dheymaney❤❤
@gabarhiiran6774
@gabarhiiran6774 4 ай бұрын
Halkan Waa kula so garaya 😂😂😂 Waan kugu shaqo qabsada shugran xabibti ❤
@user-cu9dm7wp9e
@user-cu9dm7wp9e 4 ай бұрын
Halkan wankulasogo wansogaray marwalban waxanjeclahay inaa dhameysto qisoyinkaga dhirigalin baitahay hobo ayaan qurux indhawayney❤
@naimafarah3434
@naimafarah3434 4 ай бұрын
Ayaaney meesha igu damsa ayaan kulagaarey oo ah hadii kagaa aamuso ka aamus😂 Aad ayaana umahadsantahay taladaada wanaagsan iyo dadaalkaaga. Aad u ayaa umahadsantahay abayo.
@user-Sabrin-Mohamed
@user-Sabrin-Mohamed 4 ай бұрын
Wan Kula so gaarey waxana tiri Ka aamus hadu Ka amuso Muqaladada inan dhameysto ana a jecel❤
@BarakoMohamed
@BarakoMohamed 4 ай бұрын
❤❤❤❤haaaa wan kula soogaarey hbbti
@Amino812
@Amino812 4 ай бұрын
Mansha allh anagoo dhamaysan maanba katagnaaba wllley allha kusiiyaadiyo habsoo Jedintaaada quruxey ❤
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 4 ай бұрын
Ayaney hlkan wkla sgray mqlkna like 👍 👌 wasoo sry wlba qsadu dhin dhin by aheed yba deen kray ani dhri glintaa igu sqty iyo frax hdo kbro ka amusa waigu igthy inuu nin igumesan gbdho idinkana isqimeya bqoro aa tihina adinka nla sbhna ninku hdo kbro mxaa anagana kbrka ndiday😊
@Salmaqurxinta
@Salmaqurxinta 4 ай бұрын
Wcs ayaan hal kaan waa kula so garay❤❤❤
@hibaaqmaxamud565
@hibaaqmaxamud565 4 ай бұрын
Waan kula soo garay ayaaney marwalbo waan dhameystaa video
@user-fp9rv9ul8n
@user-fp9rv9ul8n 4 ай бұрын
Wa kula soo gaaray ka aamis hadoo kaa aamuso
GUURKII LAYAABKA LAHAA EE YUSRA IYO NINKEEII AAMUSNAA
27:41
QISAS CHANNEL
Рет қаралды 14 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 97 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 60 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 93 МЛН
Macan kala kulmay  shaqalihii ila jogtaa waa halis iska ilaali
9:31
Qiso Cajiib ah Saudi Arabia 🇸🇦 nin Xaaskiisi cashar u dhigay 🤔🤔
15:19
XAASKII QAA,IMADA AHAYD MAXAY SAMAYSAY?
25:12
QISAS CHANNEL
Рет қаралды 11 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 97 МЛН