WALIGAY DULMI KA WEEYN, LAANAGAB SHIIKHALA NIN HABARGIDIRA LO DILI MAAYO SUBXANALLAH,

  Рет қаралды 39,961

Abdifatah Boodhari

Abdifatah Boodhari

2 ай бұрын

Пікірлер: 213
@garyaqaan2023
@garyaqaan2023 2 ай бұрын
Anbiyadii ilaahay buu u gafay, waa ku been abuurtay waana ku jees jeesay, mar dhow isagaa laangaab noqonaya, kibir iyo jees jees waxay dhasho waa la arki doonaa.
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 2 ай бұрын
Mujrim weeye haduu haysto dowlad fiican waa la xidhi lahaa . Mayaqaanaan godot reeb .waa beentiisa . Sheekhaal ayaa laan dheera ah runtii xasbiyalaah wa necma wakiil kulu daalim yaa rabi.
@AghaniHassan-cb8du
@AghaniHassan-cb8du 2 ай бұрын
Ninkaani soddon sano ayuu dagganyahay guryo dad qasrkiidna gurigiisa dexdioda lagu diley waa tuug mujrim ah odagannoo kale cid kale ceeb ku ma aha laakiin qabiilka ad sheeganayso ayay ceeb ku tahay
@enginiamohamedabdow9534
@enginiamohamedabdow9534 2 ай бұрын
Inalilahi waina illahi rajiun maa nabi luud bu ugefeey
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 2 ай бұрын
Habar gidir ayaa laangaab somalia ku.Sheekhaal wexeey joogtaa illaa kenya Ethiopia Jubbada hoose Xamr Hiiraan mudug waana mutaclimiin o cullumo ubadan Waana dad shaqeeysta xaraan sida Habargidir macunaan. Habar gidir waa mooryaan kunool guriyihii Darood iyo isaaq iyo somaali kale. Waa tuug.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 ай бұрын
Maalin aan laysu awood sheeganayn ayaa illaahay agtiisa taal taas hala ogaado
@maxamedsaid1576
@maxamedsaid1576 2 ай бұрын
hg waxay cadaynayaan in aan dowlad jirin dawladii ka jawaabilahayd ayaa la rabaa
@maxamedsaid1576
@maxamedsaid1576 2 ай бұрын
waa xiligii hg la waayi lahaa oo magacooda laga faanilahaa ee hanjabaada haka rumeeyeen taariikh cusub ayaa u bilaabaneysa reerka dulmiga isku raacay
@KingAbgalCaliGaaf
@KingAbgalCaliGaaf 2 ай бұрын
Nala Arka , hadaa nahay abgaal waxaa ayaa ku heeynaa xamar oo la yabanahay
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 2 ай бұрын
@@KingAbgalCaliGaaf ma adinka kaliyaa anagaba galkacyay nagu dhibeen cidan far tagan bay noqdeen ismana ceshtan oo kooda qaldan maceshtan
@AhmedGaan
@AhmedGaan 2 ай бұрын
Dadku ilaahay waa usimanyihiin sheekhaal dad heludiin ah oo nasab ah waana daka soomali ugu wanaag san laan dheerayaal sheekhaal
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 2 ай бұрын
AACUUDU BILAAHI MINA SHEYDAANI RAJIIM. HADANA HABARGIDIR HEER WAXAY GAAREEN INAY KA BEEN SHEEGAA NABI LUUD. UMAD KUWAN LAMID AH SOOMAALI DHEXDEEDA KUMA ARKIN. ILLAAHOW ADAA CAADIL AH EE KUWAN KIBREY. EEL DARAN KURID.
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 ай бұрын
wa Jahil kibirsan .. Ayadka io Anbiyada caleyhi Salam ayu ciyar ka dhigtay !!!
@yussufabdi6774
@yussufabdi6774 2 ай бұрын
Subxanallah Subxanallah
@ahmedmohamed3637
@ahmedmohamed3637 2 ай бұрын
Sheekhaal loo ma cabsi qabo raas caseer ilaa raas kambooni way jogaan cidii dulmi ugu tagtana mudunkoday marinayan. BIG LOVE AND RESPECT BOODHARI
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 2 ай бұрын
Ma Nabi luud ba laangaab noqdey waa dad ilaahay kafurty aayaatkii iyo axaadiistii qisaastaba dafirey aakhiraa war yaalaa somalina hoog kabiximayso
@Imaan92546
@Imaan92546 2 ай бұрын
Jahilnimada iyo madax adeyg bey isku darsadeen garna ma gasho dadka nuucaan ah
@AhmedGaan
@AhmedGaan 2 ай бұрын
Waa mujrim kaa sidaa uhadlaya ilaahayna danbi buu kagalay
@HiboAden-ee9bs
@HiboAden-ee9bs 2 ай бұрын
Shiqal banahay shafaban hagoganahay inaan gubeed adiga Ah jahiil qaramuun viv Shiqaal❤
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 2 ай бұрын
Subxanalaah somalia waxa rogay wa dulmiga umada laga galayo laysku garab sinayo
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 ай бұрын
Soomaali ha jaaifeysan waa hawiye habargidir dumar guba caruur dila beero guryo boobaa sheeg runta qasaasta Ale kutaabka Ale ku sheegay diidan Soomaali kulahaa Soomaali ha jaaifeysan jooji munaafuqnimada
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 ай бұрын
Habargidir waa fulay boooooooooooto gabar la gubo caruur la dilo waji ka waji kuuma soo aadi karaan waa la yaqaanaa waa in la dilaa dhiig yacabka inshaAlaah
@shmohamed-mu7jd
@shmohamed-mu7jd 2 ай бұрын
Anigu Waxaan La Yaabey Sheekhaal Waa Laangaab kkkk Iyo Gabadhan Waa Walaashey Sheekhaal Ha Guursadaa Isma Qabato
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 ай бұрын
Yaaka raabo gabdha kkkkkkkkk diilaga haala guubo ninkas tiirka tiirka tiirka tiirka tiirka inshallah
@ugasoelmi2138
@ugasoelmi2138 2 ай бұрын
Subxaana laah kuwaan waligood meel quraan lagu dhigaba may arag dhac dil iyo boob bay kusookoreene halala dagaalo yaa meel ugu xaraysan oo ay dilikaraan madad curyaana bay udhaaranayaan waa dad qaflad kujir oo hurda
@hassanaden3180
@hassanaden3180 2 ай бұрын
Bodhariga casahaqa waa cawaaaan wll walle wager dhac baa wax aragtay say cawaaaan kaas Bay daris la yihiin
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 2 ай бұрын
Wallaahi Sheekhaal iyo Nimankaa madmadoow ee Mooryaanta Habargidir ah Sheekhaal baa Laandheere ah!
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 ай бұрын
Wagardhac Daarood ka PUNTLAND Haku darsadaan sidaas Ayaan oranlahaa nus mudug ha burburto
@abshiryasiin4455
@abshiryasiin4455 2 ай бұрын
H.g waa iska masiibo waxoodu waa moryaan moryaana waa Layska Celiya dhilaa dhashaye 🎉
@calishaakir1
@calishaakir1 2 ай бұрын
H.G AMA SALEEBAAN WAA SIDAA EE ISKA ILAALIYA OO HA GUURSANINA GABDHOW WELIGIIN.!!
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 2 ай бұрын
Wallaahi H.G waa laandheere asal ah. Dadku waa inuu kala dambeeyaaa oo la kala adag yahay. Dad aaan kala dambeyn oo is wada dhabaqsanaya oo aan kala baqeyn. Shiiikhaaal waaa inan gumeeed waa kuwii 1991 la baxay Aakhiro moog oo Kula baxay leynta Daarood Ismaaciil. Hadii H.G Alle ku salidaayo Maxaa inaga galay? Inan gunmeeed lagama guuurrsadee waxaaa lala xididaaa dhalad laaandheere ah sida H.G oo koonfur baneysatay.
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 2 ай бұрын
Nabi luud wuxuu dhalay gabdho kaliya quraanka habarteen, waa ayaga shawaabka iyo kuwa sida xun diinta ufasirayaan , war waa shawaab reerkaani meelkale haka dayin
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 ай бұрын
HG UMADA ISLAMKA AH ALAHA KAQABTO 50BAAN JIRAA WALIGAY WAXAN ISU SO BAHAYSTAY DHIIGA MUSLIMKA IYO XARAAN BOOB IYO DHAC SOMAALIYEY FAATAXO JAMAC AH USO MARA HG SAID CALINA IDH HIODO 5 LATOGNAYAA INSHAA ALLAAH
@farhiyahussein9392
@farhiyahussein9392 2 ай бұрын
Thank you waxaa tahay nin haqa u hilinayo
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 ай бұрын
Dambigan waxaa leh HSM oo laga rabo in Sharciga isaga uu in lafuliyo Amro.
@asheekh15
@asheekh15 2 ай бұрын
Laangaab ehelunaar baa ah habargidirna maanta naar inay galaan uunbay ubateen Habargidir iyo diin iyo nebina maxaakala galay xaalkoodu waxaaweye( Aataabsaday)
@abdellahyacin5648
@abdellahyacin5648 2 ай бұрын
Somalia = cuudur qabyalad From djibouti midnimo Alhamdoulilah
@bby6
@bby6 2 ай бұрын
Boodhari reerkan diina maleh wa xayawaan o caadi ah
@calishaakir1
@calishaakir1 2 ай бұрын
H.G IYO SALEEBAAN HASOO QABTEEN NINKAA. HADDII KALE HALAGA CARARO DUULKU WAA DUGAAG CAWAANEE.!!
@user-vc2bu5dt7h
@user-vc2bu5dt7h 2 ай бұрын
لا حولا ولا قوة الا بالله العلي العظيم Dadkan waa dad mujrimin ah Oo diin laheen illahey waxan ka baryeyna dadkan dulmiga wada alle haka qabto dadka
@Mudaneey
@Mudaneey 2 ай бұрын
Walaahi mujrim in aynaan Abuukate hataa u qabaneen waa dhiibi lahayn
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 2 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@laslove1234
@laslove1234 2 ай бұрын
Waa in la gubaa sidii uu u gubay xaaskiisa.
@HibaaqMohamed-gb2lk
@HibaaqMohamed-gb2lk 2 ай бұрын
Subxaanallaah ma nabi Ilaahay doortay ayaalaangaaba Khadaab ayaad tahay
@calishaakir1
@calishaakir1 2 ай бұрын
GABADHA HALAGA QAATO KADIBNA HALA GUBO LAFTIGEEDA HA ARKEEN DABKEE.!!!
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 2 ай бұрын
KANI HADLAAYO WAA DAYUUS DAYUUS DHALAY OO FULI AH RUNTA HADDII AAY GAADHO KAN XAARBAA KA DAADANAYO WAA LAKASAA NOOCIISA ASAGAA INA GUMEED INA GUMEED DHALAY BEENBUUW KA SHEEGAY NABIGA UUW SHEEGAYO NAARTII JAXIIMO ALLA KUGU FOGEE
@Betasquadclips66
@Betasquadclips66 2 ай бұрын
Xadiiskan wax jira maaha shiicada ayaa anbiyaasha ku Caayaan Xadiis laangaab iyo laan dheera Qoraya ma jiro Kani waa shiico 😂
@ubahguled5047
@ubahguled5047 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 ilaahay way ka dheeraad. Waxaan illaahay uga baryayaa gumaysigii aan ka baxnay 60kii inuu noosoo cesho. Insha Allah.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 ай бұрын
Soomaali been ha ka sheegin kuwa ilaaheey ka dheeraaday waa hawiye habargidir dad dulmi ku gubay guryo beero islaameed boobay qasaastii islaamka iyo kutaabkii diiday marka soomaali kale ha jaaifeysan
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 ай бұрын
subxaan allaah illaahaay umadiisa lama dulmiyo habartu waaba cawaan walaahay sheekhaal hadaay 1000kadhimanayaan maanta inaay ka yeelaan maaha walaahay hadaay mag qaataan bar madoow baa ku taala walee gabadhooduna guur malaha walee
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 2 ай бұрын
War habar digir Nacala dhalayga bootaynaya shiikhal miyi Ka naf adag yahay wlhi gunta guntu dhashay Iska celiya WA la dilaya career Ka sanbuqada wayn boonka
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc 2 ай бұрын
WAA DOQON MORYAAN JAAHILA CAQA DAALIN ILAAHAY UMMADA HAKA QABTO
@Xadiyoluula
@Xadiyoluula 2 ай бұрын
Ninkaan boodhari lahjada burcuu lee yahay, ma rer lascaana waar abti wan ku salaamay
@aburaasmedia3682
@aburaasmedia3682 2 ай бұрын
مَثَلُهُمْ كَمَثَلِ ٱلَّذِى ٱسْتَوْقَدَ نَارًۭا فَلَمَّآ أَضَآءَتْ مَا حَوْلَهُۥ ذَهَبَ ٱللَّهُ بِنُورِهِمْ وَتَرَكَهُمْ فِى ظُلُمَـٰتٍۢ لَّا يُبْصِرُونَ Waxaa tusaale u ah ruux shiday Dab, markuu iftiimiyey hareerahoodana uu Eebe la tagaa nuurkooda, wuxuuna kaga tagey gudcur aan wax arkayn Mujrimka ayaada xitaa qalaad ayu kutafsiray.
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 2 ай бұрын
VILLA QABYAALA MAXAY U XIRIWEYDEY NINKA AABIHII GABADHA DHALAY LAANGAAB KU SHEEGAYA ???? DHAGAR QABAHA TIIRKA HALA GEEYO😡
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 2 ай бұрын
Waa daalin aan ilaahay aqoon Oon ogeyn inuu dhimanaayo oo xisaabi ka dambayso
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 2 ай бұрын
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 2 ай бұрын
Waxa Habraha ku abtirsada oo idil Wadaadadii sheekhaaleed ee diinta faafin jirey ayey galaan,
@MrTrexPrehistoric
@MrTrexPrehistoric 2 ай бұрын
War ninkaan xaaskiisa gubay waa Arsenal waxaana sheekadan wado Arsenal, waa argagaxiso. Argagaxiso baa qabiil nalooga dhigayaa.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Hadii ay Dowlada iyo sharci jiri lahaa waa la xiri lahaa Daalimiinta
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 ай бұрын
Dadka Nasabka ah Markii dambi lagu helo dambigooda way Qirtaan wayna baryotamaan, oo raaligeliyaan dadkay dambiga kagaleen, balse Mooryaanta, aan ilahay iyo Maalinta Qiyaamo garanaynin, Sidaanoo kalay Udhaqmaan, Acuudubillaah, Subxaanallah🤔
@kawsarmuhumud6
@kawsarmuhumud6 2 ай бұрын
Cabdi fataax geesi oow geesi geesi dhalay waxa tahay gob iyo nasab geesi dhaartaty baa tahay abwaan gaamuraa tahay gugiisuna yaryahay wali dulmigi iyo xadgudubkan degdeg uga jawaabon uduqaadanbaa tahay madaa fiicda danantiyo waxa tahay dab iyo olol
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 ай бұрын
Dadoow allaah halaga baqo dulmiga halayska daayo
@khadragelle7801
@khadragelle7801 2 ай бұрын
Horta kuwii salmaan iyo xanaan sheekhoodi beenta xadiiska ku sheegayey iyo kii lahaa nabi ayaan ahay saw meeshooda may ahayn
@laslove1234
@laslove1234 2 ай бұрын
Hadii teerkaa la la dagaalamo waa in Soomaali Mahammed oo dhami isu raacaan oo ha la dagaalamaan. Hawiye joogiwaa ee waa in la ed’biyaa 😊
@user-no8jr7zv1l
@user-no8jr7zv1l 2 ай бұрын
Macha Allaha walakwy wlhi wa tunta Khayr Allé haku siyo amine ❤❤❤ ❤❤❤❤
@KuawayKuaway
@KuawayKuaway 2 ай бұрын
Habargidir baadi sheykhaal kaluntay waaye cidii cid allaala hesho hanogo soohagaajiso hadiikale anikaa raadsaneyno inshaa allaah
@kowsarali2757
@kowsarali2757 2 ай бұрын
Markii dawladeena la ridaayey saas iyo si ka dar waan filaayey.
@aaa1211
@aaa1211 2 ай бұрын
😂Acuudu Bilaahi minsheydani rajim Xaaranta mooryaanta Alshababka subxaan allaah Daalimiintaas bini aadamka Halagaqabto
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 2 ай бұрын
😂😂😂😂 MashaAllah shiqaal ayagaaba ugu badan Somalida kale waqtiga lajogo MashaAllah Ayeydey ❤aya shiqasl ah dadkana ugu sharaf badan waayo waa bari wa dacat waa qimo badan intasna waa in eyka dha latay shiqasl❤❤❤❤MashaAllah
@Mudaneey
@Mudaneey 2 ай бұрын
Gabadha uu dilayna waa naag 114 dhamaysey Tuu wado oo qoriga wadata oo bilaa diinata ah ma rabno Waxaa laandheere ah ninkii ilaahay u dhow
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 2 ай бұрын
Caxaadista habar kidirta bey qu taala waliqowd bey cahaayene moriiyane diiqa bilcaadanka xalaal qa dhiqteyne
@SportsEdits2010
@SportsEdits2010 2 ай бұрын
mashaa allah wll xaqa ayaad kahadashay allah haku sharfo
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 2 ай бұрын
Hadey xabad ridaan mooryanta jawaab kuul baa lasiin doonaa. Taas waa oo thy in lacirib tiro dhamaantooda.
@fartungabeeyre4895
@fartungabeeyre4895 2 ай бұрын
Subxanaallah yaa rabi hg
@user-kx7tv4ry2p
@user-kx7tv4ry2p 2 ай бұрын
War Hawiyuhu waa cawaan dee ina adeer, qoomku waa Zuuluu, dad wax kala yaqaan baad u qabtaa.
@nimohussein9781
@nimohussein9781 2 ай бұрын
Masha Allah boodaari keep going walaal
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 2 ай бұрын
Waajaahil caayaya nabi luud waana kufri iyo gaalnimo hatoobad keeno hadiikale haladilo
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 ай бұрын
Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya indho adeeg odayal asadqy waa qasn inla togto ninkas diilaga ah AfKISA ayka shegay inu gubay hooyo miskin ah waa xaaq inla togto diilga booto booto ayay hayan
@falxadoisman24
@falxadoisman24 2 ай бұрын
Runtaawasyo indhahoodoorun ah syaaladilaa
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 ай бұрын
ALAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rukiamohamed6699
@rukiamohamed6699 2 ай бұрын
Waa inay dawlada talaaboo ka qaado waayo haday dawlad jirto ayadaa ka mashup ah waxa dhacay,nin hooyo iyo ilmaheeda caloosha ku jira dab qabsiiyey badan intaas loo janbayo,gun waxa qofkii ilhay aan ka baqin ogow xaraanta haday ka badato xumaanta qalbigaaga xishoon 💔💔💔💔🛑🛑
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f 2 ай бұрын
Ader shakhshto ma farajiiba
@halimlhudsein8632
@halimlhudsein8632 2 ай бұрын
Waa saxaa
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 2 ай бұрын
Allahu akbar
@calishaakir1
@calishaakir1 2 ай бұрын
WIILASHII NEBBI LUUDH CIDI MA FARA XUMAYN EE DAMBIGA ISKA DHAAF.!!!
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 2 ай бұрын
Sheekhaal waa dad kuxeel dheer akhlaaq iyo diin dulmina idinkamaqaadanayno anagaana sheekhaal hortaagane kaalaya waxkaqabta dulibaatihiin
@mdali1510
@mdali1510 2 ай бұрын
Warunta❤walahi❤niki❤janadagala❤aya❤naasabha
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Yusro557
@Yusro557 2 ай бұрын
Maansha allaaaaaah waa runtiis boodhari👍
@fxcooking9677
@fxcooking9677 2 ай бұрын
Nabiluud miyaa loo dhacay in la aflagaadeeyo oo laangaab ladhaho mise qoomkiisii baa lacelin waayay khainiis noqdeen
@faadumo116
@faadumo116 2 ай бұрын
Wa dad waalan oo Cawsand ah
@hiradbahwal4488
@hiradbahwal4488 2 ай бұрын
✅💯👍
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 2 ай бұрын
⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️
@falxadoisman24
@falxadoisman24 2 ай бұрын
Asc Walhalla nimankani saledbaan dein iyo dhaqanba malahan waa dadurch xooga iyo waxeydhacaan waxey dilaan und raadinaay gobmahan waa gundhamaantoodan Wer iskuraacsan yihiin
@user-nh9px3yz6d
@user-nh9px3yz6d 2 ай бұрын
Waa qalas hawd
@user-nh9px3yz6d
@user-nh9px3yz6d 2 ай бұрын
Asc abti cadaw Kuma heelo
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 2 ай бұрын
Subxnallah moryanta tuugada ya dadka ka qabsado mxey oo afladadeyan gabdha dhimate iyo abahed😢
@user-vc2bu5dt7h
@user-vc2bu5dt7h 2 ай бұрын
Ninkaan diintuba ugafey wallaahi hadey dowlad somali jirto hala xiro
@ubax3018
@ubax3018 2 ай бұрын
Hg mamatalaan waa famil Hg waa dad gobo wlhiy bilaahiy Waa dad dhaqan fiican laakiin Kuwaan wàa gun
@xaawomahamedsaalim9122
@xaawomahamedsaalim9122 2 ай бұрын
Subxaanallaah
@halimlhudsein8632
@halimlhudsein8632 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@oz-cf4fi
@oz-cf4fi 2 ай бұрын
Bodhariyow adiga kaliya mayaabanidee somaali oo dhan baayaaban.
@faizthabet2171
@faizthabet2171 2 ай бұрын
Ilahey haka qabto umada dadkan saan udhaq maaya
@yusufadam7908
@yusufadam7908 2 ай бұрын
Dadkan runta wax ushego mahaystan
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 ай бұрын
Xasbuna Allah, Allahayoow xaqa nagu sug.
@faadumomuhumedgaabay-kh7mk
@faadumomuhumedgaabay-kh7mk 2 ай бұрын
Walhi wa run hadi ey dawald laga cabsado jirto wa la xiri laha
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 2 ай бұрын
Nebiyullaahi Luudh ( csw ) miyaad ceynwysaa ,Allaah hakugu sameeyo waxaad mudan tahay.
@mounitanour5457
@mounitanour5457 2 ай бұрын
Dadkan waa cawaan
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 97 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 7 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Во сколько смотришь? Заливаю в 10-22😉
0:36
Юлия Смирнова
Рет қаралды 2,6 МЛН
My wife said she wants to show me her true skills
0:27
昕昕一家人
Рет қаралды 62 МЛН