WAR SEE CML HE😳 | LUUQADII SOMALIGA OO NAGULA QABSADAY - TIK TOK DAGAAL CULUS AYAA KABILOWDAY🤣

  Рет қаралды 121,000

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

Жыл бұрын

Пікірлер: 2 300
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Жыл бұрын
"Rindhiile waxay dagaan waqooyi Bari Kenya Iyo Badhtamaha Ethiopia Waa dad soomaalida Ka Guuray Oon soo Laaban Afsoomaali dhalan Gadisan Ayay Ku Hadlaan dhaqanka soomaalidana way Leeyihiin Soomaalidana way U Bidhaan Egyihiin oo Waana dad Geesiya ah Oon Gaban Sida Soomaalida, Isla Iyaga ayaana aaminsan In ay soomaalida walaalo Yihiin" Respect Waziir❤️🙏
@maxamedxirsi9993
@maxamedxirsi9993 Жыл бұрын
💔
@dfamily3698
@dfamily3698 Жыл бұрын
Kudarso waa galo diin mahaystan qarkod kuwa kalena waa cawan diin haysan
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 Жыл бұрын
Wagi somalida hore ee heesteen diinta waaq ayey wada hesteen lkn marki diinta islaamka so ifbaxde iyaga waxey ku adkeesteen dintoodi waaq sida ayeyna uga gureen gadiga somalida wana isku dadki somalida ahaa ee iyagaa cawanimada dorte madama e guren lahjadoodi dhaqan doris ayaa ku dhace o sawaxili ayaa ku labme
@dfamily3698
@dfamily3698 Жыл бұрын
Waxu ahay wiil soamli ah oo dinta kabaxay markas ayuu odaygi dhalay ku yiri madama aad dinta kabaxdey waad iga ridowdey waxeyna ku dhax milmen qolada masyad ridaadi ayaa randile logu dhawaqa odoyashoda ayaan Ka haya shekadan weyna ku fanaan iney somali yihin balse dinta kasarte somali nimada oo uu abahod kasarey somali nimada sidana masayda ugu milmen
@samsammaxamed2279
@samsammaxamed2279 Жыл бұрын
Maasha allah Laakiin Wll waxaan kuwaydiinayaa Ma Muslinbaa
@maxamed1202
@maxamed1202 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is prophet Muhammad ❤❤❤
@zuuzuuu7736
@zuuzuuu7736 Жыл бұрын
scw
@kheirowabdi2713
@kheirowabdi2713 Жыл бұрын
Scw
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 Жыл бұрын
Scw Scw scw scw scw scw 💓 ♥
@zackmohali9468
@zackmohali9468 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdifitahshushuule9606
@abdifitahshushuule9606 Жыл бұрын
Scw
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi Жыл бұрын
Rasuulkeena hadaad jeceshay like saar scw❤❤
@oubahmika4700
@oubahmika4700 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam❤️❤️❤️❤️
@binuomar
@binuomar Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created Allah is prophet Muhammad ❤❤❤❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🥰💞🕋
@haraleyangi5076
@haraleyangi5076 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@yusramohamed869
@yusramohamed869 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@maryamofarah6667
@maryamofarah6667 Жыл бұрын
Scw
@maryamofarah6667
@maryamofarah6667 Жыл бұрын
Scw
@axmadmaxamed7175
@axmadmaxamed7175 Жыл бұрын
Scw
@Goat_zaki
@Goat_zaki Жыл бұрын
The best person ever most knowledge able & The most shine all Created prophet muhamed Scw❣🕋😿
@cabdikariimmaxamuud265
@cabdikariimmaxamuud265 Жыл бұрын
Scw scw
@abdinasir7153
@abdinasir7153 Жыл бұрын
Scw scw 😢😩
@nazirlixle7173
@nazirlixle7173 Жыл бұрын
Legend
@ceelbuhlandchannel2323
@ceelbuhlandchannel2323 Жыл бұрын
WOWOW
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 Жыл бұрын
🤣Wasiir anagaa laxameynay waa dhashii maay iyo maxaatiri🤣🤣👍✌️👏💙🌹
@muhaybappe7274
@muhaybappe7274 Жыл бұрын
Haa 😂😂
@dahirmuxumudcumar8448
@dahirmuxumudcumar8448 Жыл бұрын
Respect zxp
@Haykal5
@Haykal5 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️
@therealgoat158
@therealgoat158 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️ﷺ🕋🕋🕍
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Жыл бұрын
Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend legend
@abdirahman8550
@abdirahman8550 Жыл бұрын
waraa asad
@igatir7118
@igatir7118 Жыл бұрын
LEgEnd wAn kU sALAmAY 🥰
@babu7648
@babu7648 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shine all created prophet Muhammad scw.scw.scw ❤💯🕋🕋
@ciisemohamed7377
@ciisemohamed7377 Жыл бұрын
cawey kumaheene see caml Asadoow
@calinuur7984
@calinuur7984 Жыл бұрын
Nabi muxamed hadaad jeceshahay like saar 🕋🕋🕋
@oubahmika4700
@oubahmika4700 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Susu0016
@Susu0016 Жыл бұрын
Scw scw
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam❤️❤️❤️❤️
@yuusufabdi1172
@yuusufabdi1172 Жыл бұрын
@cawaalecawaale3916
@cawaalecawaale3916 Жыл бұрын
SALALAAHU CALAYHI WASALAM
@mohamedhassan-uc7ue
@mohamedhassan-uc7ue Жыл бұрын
Wan idin jeclahay Somaliyey Aniga Rendile ah sxb Qoralkeyga malaga darema🥺
@MohaAli-dp9wf
@MohaAli-dp9wf Жыл бұрын
Menta wye
@muxammad2413
@muxammad2413 Жыл бұрын
ASC. Maashaa ALLAAH, Soo dhawaw , Randiille haddii aad tahay nin ciise maxammuud ah baad tahaye, Waayo RANDIILLE micnihiisu waa RIDWAAN DIINLE, Sabbabta oo ah waxa aydin tihiin durriyatu, 1.RIDWAAN, 2. Ibnu DIINNI amma DIINLE, 3. Ibnu Xaaji- CIISAA, 4.ibnu MAXAMMUUD. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@hazaanibaidoastudio7778
@hazaanibaidoastudio7778 Жыл бұрын
Luuqada somaliga waa maay rahweyn hanoolaato❤💯
@Inaxaaji65
@Inaxaaji65 7 ай бұрын
Waa Maay iyo Maxaa tiriba. Dad alle u nimceeyay baan nahay lkn nimcadaas intay ka faani lahaayeen is qabyaaladeeyay. Afmaaygu waa ka asalsan yhy maxaa tiri sbbtoo ah isagu luuqado kale kuma qasmin ee waa barax tiran yhy❤
@mmerji6857
@mmerji6857 Жыл бұрын
Qofka ugu aqoonta, Naxariista, iyo karaamada, io ugu dulqaadkaH badnaaY aduunkaH MohameTt ﷺ ﷺ ﷺ , ALLE ayaa inoo doorey inaaH kamid🤲🤲🤲 noqonoH umadiisaH, ALLHAMULILLAAH dheH
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын
Qofka ugu fiican abid aqoonta ugu badan iyo Kuwa ugu iftiimaya ayaa dhammaantood abuuray nebi muhammad😭😭😭😭😭😭
@muxibamuxiba2785
@muxibamuxiba2785 Жыл бұрын
athaa Walan waziir🤣🤣🤣we are all cushite speaking communities its normal for us here in kenya
@amiinxuseen8727
@amiinxuseen8727 Жыл бұрын
Free asad hagio😁😁
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 4 күн бұрын
RADIILEE SOMALIA 🇸🇴 WAYE JABUTI NFD OGADENYA BRO ❤❤❤❤❤
@K_Darajo
@K_Darajo Жыл бұрын
Nabiyunaa Muhammed S.C.W ❤️
@maandeeq12
@maandeeq12 Жыл бұрын
ILAHAAY JANADIISA HKU GEEYO HDAAD ISOO RAACDO🤲🤲
@qalbinuura7626
@qalbinuura7626 Жыл бұрын
Aaamin Aaamin Aaamin
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
Aaamiin 🤲🏻🤲🏻
@amalmaxamud7461
@amalmaxamud7461 Жыл бұрын
Amiin
@Somaliboy
@Somaliboy Жыл бұрын
The best person in this world 🌍 prophet Mohamed Scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
Salallahu calayhi wasalam❤️❤️❤️❤️
@abdikhadiribrahim90
@abdikhadiribrahim90 Жыл бұрын
Waa reer landheere ah MJ am ISQ dad ka dhash halku 📻 🎙
@hassanadaaam5670
@hassanadaaam5670 Жыл бұрын
Khabiil canfar ah ameey yahiin ama waa somali dhuntay👍👍
@daadaafilms
@daadaafilms Жыл бұрын
Wasiir Hada Afkii Somaliga Waa Ladhacay Miyaa Ileedahay😂 ✌️ 🔥
@rouki9529
@rouki9529 Жыл бұрын
Sida wdanki lo dhacay ba afkina lo dhacay
@Hamze-e6z
@Hamze-e6z Жыл бұрын
War dhacmaahe waa la kufsan raab
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
😂😂😂😂laynama dhicin ee waa dad inaga maqan
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Reer Diid oo ka tirsana beesha Dir oo ila hadeer cabuda WAAQ dadku mrky islamayeen iyagu wey diideen mrka wala takoorey iyana wey guureen xoga ba WAAQ weli caabuda qarna wey muslimeen in badan na wala gaaleysiiyey oo christian waye
@mmerji6857
@mmerji6857 Жыл бұрын
The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰💟💟 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣💟
@UstadOmar-rl3ze
@UstadOmar-rl3ze Жыл бұрын
Sxb horey usoco
@user-gr4qg5zm1d
@user-gr4qg5zm1d Жыл бұрын
SCW ❤❤
@ruqiyodaahir7782
@ruqiyodaahir7782 Жыл бұрын
Wasiir ha ku wareerin somaali bey ka farcameene
@sundusomar8170
@sundusomar8170 Жыл бұрын
Wlkey zaki keep going 💪wasiir
@xogtaqarsoonchanell3840
@xogtaqarsoonchanell3840 Жыл бұрын
the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤
@madaale5465
@madaale5465 Жыл бұрын
somali waa hal calankeeduna waa mid 🇸🇴
@mohaanamiin9734
@mohaanamiin9734 Жыл бұрын
Kheyraadka Wadankeena idinka celin la anahye hadana afkiiya luuqadii somaliga maa nooga daba imaateen
@shugrimohamuud4602
@shugrimohamuud4602 Жыл бұрын
Wasiir horta maaqo rendilly lkn waxaan ogahay luqadaan Soomaliga asalkeedu waxa ladhahaa kushiti oromada iyo qabiilakale oobadan ayaa nala wadaag luqadeeen qeeybo kamida plz si aanku ogaado in aad aragtay qoraalkeeyga love iisaa
@mohaanofficial9522
@mohaanofficial9522 Жыл бұрын
The best person over the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad igula sali scw
@engmehmetsaid9912
@engmehmetsaid9912 Жыл бұрын
Waa dad ka lumay dadka somaliyeed an dip usoo noqonin runtii 💯✅
@mohammedhassansaid1193
@mohammedhassansaid1193 Жыл бұрын
xagee usoo celiney? Yey La qayb noqonaayaan 4.5 ka.
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Reer Diid oo ka tirsana beesha Dir oo ila hadeer cabuda WAAQ dadku mrky islamayeen iyagu wey diideen mrka wala takoorey iyana wey guureen xoga ba WAAQ weli caabuda qarna wey muslimeen in badan na wala gaaleysiiyey oo christian waye
@anasmaxamed5001
@anasmaxamed5001 Жыл бұрын
Wasiirkoow. Wan dhacanahay
@dhameys1378
@dhameys1378 Жыл бұрын
One milion ka Wasiirka Rendille People Half kiina qaata haafkeena waxyar ba noga dhimane. Qaraabada soo dhawaada from Somalia🥰
@Sheeko-Sheek0
@Sheeko-Sheek0 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Reer Diid oo ka tirsana beesha Dir oo ila hadeer cabuda WAAQ dadku mrky islamayeen iyagu wey diideen mrka wala takoorey iyana wey guureen xoga ba WAAQ weli caabuda qarna wey muslimeen in badan na wala gaaleysiiyey oo christian waaye
@boojadheere
@boojadheere Жыл бұрын
Keep going wll kusali nabi maxamed SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW💞 🕋🕋🕋🕋💞🕋🕋🕋💞🕋🕋🕋💔💔💝💝💝💝💝
@nastehamohamed2375
@nastehamohamed2375 Жыл бұрын
The Rendille tribe is a Cushitic tribe that inhabits the climatically harsh region between the Marsabit hills and Lake Turkana in Northern Kenya. They are neighbor of the Borana, Gabbra, Samburu and Turkana tribes. The ethnonym Rendille translates as "Holders of the Stick of God". They are believed to have originally migrated down from Ethiopia. They were forced to migrate south into Kenya because of their frequent conflicts with the Oromo tribe over pasture and water for their animals. Since they lived on desert land with unfavorable climatic conditions, the British colonialists were not interested in overtaking their area and the Rendille tribe was, therefore, not very affected by colonial rule in Kenya.
@mohamedartoabdi1637
@mohamedartoabdi1637 Жыл бұрын
Well said, you must have some education background from Kenya 🇰🇪
@abdiazizbile68
@abdiazizbile68 Жыл бұрын
geber iga dex you know more about social studies 🇸🇴🇰🇪🇰🇪
@mustafemohamed6359
@mustafemohamed6359 Жыл бұрын
Calay salatu wa salaam
@aweysxidig66
@aweysxidig66 Жыл бұрын
@@abdiazizbile68 ar ha walin gabadhaa
@aweysxidig66
@aweysxidig66 Жыл бұрын
Wllhi wax kasto oo ay tahy I don't know 😕 😅
@adanwali2030
@adanwali2030 Жыл бұрын
Waa illahay mahadis hadii la helay reer somaliyed waxan ka baxeyna 4:5 xisabta waxay noq 5 buuxdo
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Жыл бұрын
Waa reer diid bay ka timid waa af somali jabjaban xataa waxaa jiro sanbur iyo qaar kaloo badan wll mashaallah
@mohamedabdi3444
@mohamedabdi3444 Жыл бұрын
'Salamu lahi caleykum asxbteytha' introduction lee iga gathann.....wankuwata legend👍
@asmaqaalichannl251
@asmaqaalichannl251 Жыл бұрын
meeshan ku yaaban fadhiyaa af somli gadaal gadaal aan ubadalana 🤣🤣
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Reer Diid oo ka tirsana beesha Dir oo ila hadeer cabuda WAAQ dadku mrky islamayeen iyagu wey diideen mrka wala takoorey iyana wey guureen xoga ba WAAQ weli caabuda qarna wey muslimeen in badan na wala gaaleysiiyey oo christian waye
@abdihakimbashirustadh6139
@abdihakimbashirustadh6139 Жыл бұрын
Legend Zaki bin Haji & team Sarakisha wan in salamaya
@fahadsalad6552
@fahadsalad6552 Жыл бұрын
Sxp zaki tutoriyalkaga hesta saran magaced ado mahadsan.
@mahadosman2142
@mahadosman2142 Жыл бұрын
Waa sargaal cusup oo galapi lamagacabay halayso hambalheeyo. Wazir✨🙏
@mahadmama3487
@mahadmama3487 Жыл бұрын
Rendille waa qabiil soomalia ka lumay oo aan soo noqon🤣✌️
@abdirahamanmahadsamaan7158
@abdirahamanmahadsamaan7158 Жыл бұрын
Somalida kama usan lumin ee somalida ayo la dhashay wana taarikh dheer oo aan qoralkan laguso koobi karin
@nashadabdi9033
@nashadabdi9033 Жыл бұрын
Talow qabiilkaas hawiye miyaa 😅
@masterpublichealth3407
@masterpublichealth3407 Жыл бұрын
Mise waa raxan wayn markay xaaladuhu jeex jeexmeen
@hvzaaismail8810
@hvzaaismail8810 Жыл бұрын
Haa waa somali markad aragtid yigaa xitaa ku shegayan meeshay ka imaaden iyo qabiilkodaba ma qariyan xitaa
@peacenharmony2034
@peacenharmony2034 Жыл бұрын
@@masterpublichealth3407 lawaxla iga aamu😂
@mohaaaden4938
@mohaaaden4938 Жыл бұрын
Waaa sax ✅Zakiyow waayo macalin chmestiry iyo Biology ibaaro baaa Ahaa rendile Ahaa Somalidan waan isku yera dhowen Buu idhaay hetaa kulaha Somali ahaan jern waan ka go saan waaa SiDuu Asaga igu dhaay
@Nuurah951
@Nuurah951 Жыл бұрын
Redinle waa dad somalida uqaab eg , waana geesiyo, markaad waraysato waxay kusheegayaan iney kayimaadeen buuralwyda Ethiopia, somalida ayaan ladhalanay bey kuleyihiin waxaan iswareysanay oday rediinle ah oonkula kulay lodwar meel dhoho , abtiriskiisa maqorin oo si kedis ah ayaan kukulanay telephone na kamaqoran lkn abtirkiisa Wuxuu galay mareexan khalaf xuseen ciis mataan warwajeclo raadamiir ayaan ka xasuustaa , muuqaal ahaana somali ayuu u ekaa waqti saacad kayar baan iswareysanay gaaribaa utaagnaa wuuna baxay, dadkaasi
@yahyebashir1467
@yahyebashir1467 Жыл бұрын
Ma'aha Somali dila dila😂😂 Luqdan waa cabzi cabzi 👹marka ay xaaladaha jeexjeexeen😂😂😂
@abdinaasirnuur2714
@abdinaasirnuur2714 Жыл бұрын
Waana heer kle o o madadaalo ah😂😂😂🤣
@hawoadan3035
@hawoadan3035 Жыл бұрын
Waa somaalindadkaan waxeyna ku nolyihiin kenya wana dad somali nimada ka dhumay
@ayaanayaancabdishugriaswaa8063
@ayaanayaancabdishugriaswaa8063 Жыл бұрын
Igaa amus kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 Жыл бұрын
Yahye Bashir adiga bantu ma tahay ? Rendille baa ka somaalisan sababtoo ah DNA-gooda waa somali afkooda waa somali.
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Reer Diid oo ka tirsana beesha Dir oo ila hadeer cabuda WAAQ dadku mrky islamayeen iyagu wey diideen mrka wala takoorey iyana wey guureen xoga ba WAAQ weli caabuda qarna wey muslimeen in badan na wala gaaleysiiyey oo christian waaye
@ahmedhasan707
@ahmedhasan707 Жыл бұрын
free somali language😂
@rayyanshahiin9242
@rayyanshahiin9242 Жыл бұрын
Hhhhhj
@yasminali4201
@yasminali4201 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@abdihamiidhussein5214
@abdihamiidhussein5214 Жыл бұрын
Thanks Ugaas Rendile wax badan ayaanba kasoobartey markan baaritan kusameeyey
@anjalii5005
@anjalii5005 Жыл бұрын
Waan ku fahmeyna Zaki naga xishow from rendilia 🇦🇸 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 Жыл бұрын
😆😆😆😅😅😅
@rayyanshahiin9242
@rayyanshahiin9242 Жыл бұрын
Kir
@somalirap1670
@somalirap1670 Жыл бұрын
Rapka ila eeg wll 💛🧡❤🧡🧡❤🤍 m.kzfaq.info/get/bejne/sJd8qLRznZ3VXaM.html
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 Жыл бұрын
Waa warey wasiir dhulba nalaga dhacay awal mantana Luuqadi baa nalaga dhacaya🤣🤣😂😂😂😂
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 Жыл бұрын
The Rendille are believed to have originally migrated down into the Great Lakes area from Ethiopia in the more northerly Horn region, following southward population expansions by the Oromo and later the Somali. Traditionally, they are nomadic pastoralists, tending camels, sheep, goats and cattle. Abstract. The Rendille are a group of pastoral nomads who inhabit a large area of the arid north of Kenya, east of the Ndoto Mountains and Lake Turkana and mainly to the west of Marsabit. They mostly raise camels and smallstock. Keeping cattle is risky in the harsh conditions which prevail here in Kenya.
@abdiahmed15
@abdiahmed15 Жыл бұрын
It makes sense
@omarshariif1342
@omarshariif1342 Жыл бұрын
Nnka warkiisa wa fahmesa afsomaliga adiga mxa kuu diidaya
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Reer Diid oo ka tirsana beesha Dir oo ila hadeer cabuda WAAQ dadku mrky islamayeen iyagu wey diideen mrka wala takoorey iyana wey guureen xoga ba WAAQ weli caabuda qarna wey muslimeen in badan na wala gaaleysiiyey oo christian waye
@khalifadrake4514
@khalifadrake4514 Жыл бұрын
They are of somali descendants and thier language is 75 % somali. Their MP, who is the member of the Parliament of laisamis, marsabit where the rendille live actually came to garrisa and mandera to tell people about the rendille and that they are somalis, they were the tribe that didn't accept Islam and stayed with their traditional beliefs the waaq(the old religion of somalia and othe cushitic people like the oromos) the MP who is muslim himself said that the rendilles need somalis to welcome them back into the community and that they are actually reer doon and not reer diid, he said the people have no religion and need help from the somalis
@Armansmicer
@Armansmicer Жыл бұрын
Waziir ani waxan yahay wil rendile runtii wankulasocdaa yacni iam understanding ur language ilaa wagii aad 100k followers mareysay 💞✔️
@mohamedali4354
@mohamedali4354 Жыл бұрын
Rendille Ani ahn Garan mayo Lkn Aromada Tirada Sid's ayy ugu dhawaqan Wasiir
@maxamedcabdu7183
@maxamedcabdu7183 Жыл бұрын
ALAHA ku cafiyo somali 🙏😂😂😂🚨🇪🇪
@Khadargermany22
@Khadargermany22 Жыл бұрын
Waziir Wan Ku Salamay 🥰✌️
@michealzheno3159
@michealzheno3159 Жыл бұрын
😂😂😂😂 sxip waa isla leenahy umaleynaa😂🇸🇴
@alahmed1897
@alahmed1897 Жыл бұрын
Rendile = Reer Diini Waa Somali, Darood, Mareexaan , Reer Diini
@sowdasowda4209
@sowdasowda4209 Жыл бұрын
Dadkaan waa dad aan ereyada qaar wadaagno maadama isku degan dhownahy lkn somaliga anagoo asal noo yahay waana luuqad soo jiren eh weligeyn dad kama aanan soo qaadan lkn erayo wan wadagi karnaa sida luuqada carabiga oo aan waxbadan wadagno taasina waa diin Teena suuuban fikirkeyga waa😇
@hassanhashi4091
@hassanhashi4091 11 ай бұрын
Waan isla dhalanay oo waa dad asalkoodu yahay dad ku hadla luqada Soomaaliga ah oo waxyar dawarsamay. Oromada iyo booranta wa isku mid hal luqad ayeey ku wada hadlaan. Soomalida iyo Rendille waa isla Soomaali dhalasho ahaan. Waxaa kala baxnay mudo kooban kahor taariiqda markii lafiirsho.. Dadkan asalkooda waa Soomali..
@yuusufmacalin8666
@yuusufmacalin8666 Жыл бұрын
The Rendille people speak the Rendille language as a mother tongue (also known as Rendile or Randile (as referred to mostly by their neighbours samburu)). They belong to the Cushitic branch of the Afroasiatic family. the rendille language is more closer to the Somali language than the rest of the cushitic languages.
@nuurahassan9470
@nuurahassan9470 Жыл бұрын
War Afsoomaali kusoo qor si dad badan ee Soomaaliyeed uga faaidaystaan
@mohamedabdulaahi6340
@mohamedabdulaahi6340 Жыл бұрын
Plse tell me where they live or which country they live
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Reer Diid oo ka tirsana beesha Dir oo ila hadeer cabuda WAAQ dadku mrky islamayeen iyagu wey diideen mrka wala takoorey iyana wey guureen xoga ba WAAQ weli caabuda qarna wey muslimeen in badan na wala gaaleysiiyey oo christian waye
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
@@mohamedabdulaahi6340 kenya marsabit county not ethiopia
@ciilqabeduubi3953
@ciilqabeduubi3953 Жыл бұрын
@@nuurahassan9470 waa copy-paste sxb oo Wikipedia lga soo xigtay
@caishasheekoxariiro1792
@caishasheekoxariiro1792 Жыл бұрын
Hablahaygii iyo caruurtoodiii igu xidhna waan soolaabtay youtube kii hore walayga xidhay Kan ayan iskala soconayna insha allah isoo booqda
@mohamudabdidahir7889
@mohamudabdidahir7889 Жыл бұрын
Waa runtiin, walaalayaal,adduunyada ma soo marin qof ka naxariis badan nabi muxammad صلى الله عليه وسلم
@Maanow2020
@Maanow2020 Жыл бұрын
Gumaad kulahaa war jimco dheh😂😂
@bicharoatteyeh805
@bicharoatteyeh805 Жыл бұрын
😅😅
@abdirianomohaa9624
@abdirianomohaa9624 Жыл бұрын
Overview. The Rendille are believed to have originally migrated down into the Great Lakes area from Ethiopia in the more northerly Horn region, following southward population expansions by the Oromo and later the Somali. Traditionally, they are nomadic pastoralists, tending camels, sheep, goats and cattle.
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Reer Diid oo ka tirsana beesha Dir oo ila hadeer cabuda WAAQ dadku mrky islamayeen iyagu wey diideen mrka wala takoorey iyana wey guureen xoga ba WAAQ weli caabuda qarna wey muslimeen in badan na wala gaaleysiiyey oo christian waye
@khalifadrake4514
@khalifadrake4514 Жыл бұрын
They are of somali descendants and thier language is 75 % somali. Their MP, who is the member of the Parliament of laisamis, marsabit where the rendille live actually came to garrisa and mandera to tell people about the rendille and that they are somalis, they were the tribe that didn't accept Islam and stayed with their traditional beliefs the waaq(the old religion of somalia and othe cushitic people like the oromos) the MP who is muslim himself said that the rendilles need somalis to welcome them back into the community and that they are actually reer doon and not reer diid, he said the people have no religion and need help from the somalis
@fatumacabdi905
@fatumacabdi905 Жыл бұрын
Zaki wil somaliyet wlhi boqorka KZfaq'ka ayaa tahay best kuwa badan soqaqabo boqorka 😁😁😁😁
@hindakiysa4393
@hindakiysa4393 Жыл бұрын
Caming soon 4k hanmbalyo bro wan si hormarsaday
@farxiyocali1149
@farxiyocali1149 Жыл бұрын
War waalana dhacay😂😂🤣🏃‍♂️🏃‍♂️
@somalirap1670
@somalirap1670 Жыл бұрын
Rapka ila eeg wll 💛💛🧡💯🤍❤ m.kzfaq.info/get/bejne/sJd8qLRznZ3VXaM.html
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Reer Diid oo ka tirsana beesha Dir oo ila hadeer cabuda WAAQ dadku mrky islamayeen iyagu wey diideen mrka wala takoorey iyana wey guureen xoga ba WAAQ weli caabuda qarna wey muslimeen in badan na wala gaaleysiiyey oo christian waye
@miskiyuusuf1320
@miskiyuusuf1320 Жыл бұрын
Wasiir caawa anaa u horeye mxa ileedahay ❤😁
@zakiyare5638
@zakiyare5638 Жыл бұрын
Ana ku waso 😁🔥
@cabdishakurmaxamed3060
@cabdishakurmaxamed3060 Жыл бұрын
@@zakiyare5638 cayda wakamam nuc gobtan nacala kudhalee
@zakiyare5638
@zakiyare5638 Жыл бұрын
@@cabdishakurmaxamed3060 adi xita Ana ku waso donfar
@hesccoltd593
@hesccoltd593 Жыл бұрын
Sakiyoow sxb waa qoomiyad kenya dagta sidaan helay mida kale waxaan ku arkay waxyaalaha ay aaminsan yihiin ISLAAM, CHIRISTAN IYO WAAQ aniga afkayga somaliga waaq way ku jirtaa waxbana loo yaqaana halkana diin ahaan ayay ugu jirtaa
@AbdiHusein-ql8sf
@AbdiHusein-ql8sf 6 ай бұрын
Walal waa somali reerkaa mereexan reer diini
@WHO2024
@WHO2024 Жыл бұрын
Waa dad Somali oo 100-laal sano ka hor qaxey. Somali waligeed ay qaxi jireen. 😂
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Reer Diid oo ka tirsana beesha Dir oo ila hadeer cabuda WAAQ dadku mrky islamayeen iyagu wey diideen mrka wala takoorey iyana wey guureen xoga ba WAAQ weli caabuda qarna wey muslimeen in badan na wala gaaleysiiyey oo christian waye
@nuurdiinshariff702
@nuurdiinshariff702 Жыл бұрын
Kkkkkkkk kadaaa
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Жыл бұрын
Congratulations 💕💕
@wasacshafi5425
@wasacshafi5425 Жыл бұрын
Aniga ayaa lan dhacay
@HassanMohamed-rv3qy
@HassanMohamed-rv3qy Жыл бұрын
@@wasacshafi5425 aad uween
@bigmohasalah5095
@bigmohasalah5095 Жыл бұрын
Wasir qoftoo ka shukaansadaa randhiile ah oo gabar ah Afsoomaali ku shukaansadaa wasiir
@qeysbadmaceeye1961
@qeysbadmaceeye1961 Жыл бұрын
Waa nala dhacay waa waareeey kulahaa
@abdallaakwac7356
@abdallaakwac7356 Жыл бұрын
Anaga nala dhacay Wasiir keeni Qarbabax ma aha waa nadiif 😂😂😂
@amiinjangaa4191
@amiinjangaa4191 Жыл бұрын
MAR DHAW MADXWYNHA NALAGU QAPSAN🤣🤣
@asadhagiofunnz5598
@asadhagiofunnz5598 Жыл бұрын
Waa somaali ay xaaladuhu ay jeexjeexeen kadib markay ku dhaceen xaalad kale oo madadaalo ah 👍🤏
@hanakhalif1187
@hanakhalif1187 7 күн бұрын
Ilheye amurtis wakahela ❤
@wllbatarofficiall2545
@wllbatarofficiall2545 Жыл бұрын
The originate Rendille are believed to have originally migrated down into the Great Lakes area from Ethiopia in the more northerly Horn region, following southward population expansions by the Oromo and later the Somali. Traditionally, they are nomadic pastoralists, tending camels, sheep, goats and cattle.
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
They speak somali theyre not from ethiopia
@sahracr1073
@sahracr1073 Жыл бұрын
Warkaaga waa macquul laakin Google ka waxuu ii sheegay in ay original oromo yihiin
@khalifadrake4514
@khalifadrake4514 Жыл бұрын
They are of somali descendants and thier language is 75 % somali. Their MP, who is the member of the Parliament of laisamis, marsabit where the rendille live actually came to garrisa and mandera to tell people about the rendille and that they are somalis, they were the tribe that didn't accept Islam and stayed with their traditional beliefs the waaq(the old religion of somalia and othe cushitic people like the oromos) the MP who is muslim himself said that the rendilles need somalis to welcome them back into the community and that they are actually reer doon and not reer diid, he said the people have no religion and need help from the somalis
@ugaazahmedshire91
@ugaazahmedshire91 Жыл бұрын
Wasiir wanala dhacay Eee luqada Hala Daba qabto😁🤣
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Reer Diid oo ka tirsana beesha Dir oo ila hadeer cabuda WAAQ dadku mrky islamayeen iyagu wey diideen mrka wala takoorey iyana wey guureen xoga ba WAAQ weli caabuda qarna wey muslimeen in badan na wala gaaleysiiyey oo christian waye
@suleimansh.adamhererbritis128
@suleimansh.adamhererbritis128 8 ай бұрын
Waa Reer Diini lumay
@abdikariimhaji9112
@abdikariimhaji9112 Жыл бұрын
Waaa dhac cad waaye wllhi waziir😁
@madaale004
@madaale004 Жыл бұрын
Karanle hawiye waaye Walalaheena waaye aryaaa wasiirkeenow 🙏🤣
@kenediddirie8406
@kenediddirie8406 11 күн бұрын
War wa Ajuraran iyo Dugoodi isku jiira adeerke ba ka qaaba
@akramyuusufakramak2968
@akramyuusufakramak2968 Жыл бұрын
Waziirkeen soomali jeex jeexmeen wye kuwaan 🤣🤣
@ahmedawdal4514
@ahmedawdal4514 Жыл бұрын
Ridiile waa qabiil kiimiya ku nool oo somali u eeg luqadana lamaida wanna dad jaahili ah ama cawan Wana xolo dhaqato sida somalida Waxay cabudan waaq oo lola jeedo illaha samada joga Oromada dhankega waxa wax baray xaga aqoorya boqor kii somaliga ahaa sh.Axmed guray Qoraka ay qurana waa farta somaliga Wayo somali ayaa wax baratay wasiir
@moustaphaakal6822
@moustaphaakal6822 Жыл бұрын
watch this video, waan yaabay akal from djibouti wazir salan sare
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 Жыл бұрын
War malaha ingaaba dhacnay luuqada 😂
@amirmedia6586
@amirmedia6586 Жыл бұрын
Rendile in somali means ' Rer did' . They are said to be among somali community before they settle with other communities in Kenya
@abdirahmankosar723
@abdirahmankosar723 Жыл бұрын
Exactly this could be my comment.
@Caqliguhashaqeyo
@Caqliguhashaqeyo Жыл бұрын
Sargal waa kadhacsantahaye luqada oromada muqdisho ayaa lagu qoray 🤝
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 Жыл бұрын
Rendiile waxey ka dhalatay soomaali siigaystay 😁 Oromana Siyaad barre baa luuqada u qorayba iyagu😁 Sinjigu waa Gob soomaali baana ugu sareyso waziir 🫡💙
@sacidoali5593
@sacidoali5593 Жыл бұрын
Wasiir Aniga horta oromo wan ku aqaana oo luqada meelaha qaar iyo macal aqriska waa isku dhawnhy lkn rendile ayaa imari laa war asxpey wan dhacanahay ee hubka diyarsada 🤣🤣🤣🤣
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Reer Diid oo ka tirsana beesha Dir oo ila hadeer cabuda WAAQ dadku mrky islamayeen iyagu wey diideen mrka wala takoorey iyana wey guureen xoga ba WAAQ weli caabuda qarna wey muslimeen in badan na wala gaaleysiiyey oo christian waye
@samsamibraahim205
@samsamibraahim205 Жыл бұрын
Koley somalida ayaa soo baxdey ayaan u maley😂😂😂😂
@Keykeyofficial124
@Keykeyofficial124 Жыл бұрын
Waa Qabiil somalida kamida oo Darood ah
@tufaaxburhaan620
@tufaaxburhaan620 Жыл бұрын
Marka dambe waxan kabaqaya in Somalia wadankena nalaka xado bisinka 😳 usoo duceeya bal 🥺🥺
@ugasoamah5200
@ugasoamah5200 Жыл бұрын
War maba laxaman karo wayba ku fahmayane🤣🤣
@somalirap1670
@somalirap1670 Жыл бұрын
Rapka ila eeg wll 🧡❤🧡🧡❤🤍🤍🤍 m.kzfaq.info/get/bejne/sJd8qLRznZ3VXaM.html
@faizoxassan5472
@faizoxassan5472 Жыл бұрын
Walayaabay😢🤣
@xuseenfaysalismaciil8924
@xuseenfaysalismaciil8924 Жыл бұрын
Waxa hadhay uun ina ay qabilada somalida sheegtaan uun ee kagaadha😂😂
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Reer Diid oo ka tirsana beesha Dir oo ila hadeer cabuda WAAQ dadku mrky islamayeen iyagu wey diideen mrka wala takoorey iyana wey guureen xoga ba WAAQ weli caabuda qarna wey muslimeen in badan na wala gaaleysiiyey oo christian waye
@jocker_poy
@jocker_poy Жыл бұрын
Wasiirkeena ha noolaadoh 💪💯
@istarixyaqidaty7039
@istarixyaqidaty7039 Жыл бұрын
Wll ku sali nebi muxammed Naxariis iyo nabagalyo korkiis ha ahaatee
@mustafabulle849
@mustafabulle849 Жыл бұрын
The Rendille-Boni languages is a proposed subgroup of the Macro-Somali languages, belonging to the Cushitic family. The languages are spoken in Kenya. The hypothesis has been by now rejected, in favor of grouping Aweer as a member of the Somali languages, closely related to Garre.
@faisalabukar8859
@faisalabukar8859 Жыл бұрын
Rendinle means rerdid they are somalians
@semilaabdi1790
@semilaabdi1790 Жыл бұрын
Its True bro
@nuurahassan9470
@nuurahassan9470 Жыл бұрын
War Afsoomaali kusoo qor si dad badan ee Soomaaliyeed uga faaidaystaan . Aaway luqadadeena ?
@mustafabulle849
@mustafabulle849 Жыл бұрын
@@nuurahassan9470 google wikipedia ayaan macluumaadkan ka soo xigtay Wuxuuna leeyahay qabiilka randilaha waa filim kala tirsan kushiitiga waxeyna dagaan bariga dalka kenya waxeyna ku hadlaan sawaalihi, somali aan sax aheyn, iyo luuqadaha qaar ee kushiitiga kale ay ku hadlaan waana dad aan gaareyn 100 kun qof waa 97-kun waxeyn leeyihiin oo aan la yaabay waa qoys xiriir la leh qabiilka soomaaliyeed qarre. Xiriirkiisana wuxuu noqon karaa iney ka farcamaan garre lkn intaan dambe ani lee isdhahay
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Reer Diid oo ka tirsana beesha Dir oo ila hadeer cabuda WAAQ dadku mrky islamayeen iyagu wey diideen mrka wala takoorey iyana wey guureen xoga ba WAAQ weli caabuda qarna wey muslimeen in badan na wala gaaleysiiyey oo christian waye
@farhiaabdikadir6485
@farhiaabdikadir6485 Жыл бұрын
Af gaalo iyo AF Muslim mid aan inkugu imaado 🤣🤣🤣🤣
@YACIN-Hakimi9866
@YACIN-Hakimi9866 Жыл бұрын
Yacin-Hakimi rection plzy ❤
@nimcoabdiwahaab3213
@nimcoabdiwahaab3213 Жыл бұрын
Walaahi waan yaabay waana af soomali hadana waxkale ayaa ku dhexjira ee xagay ku nool yihiin
Luuqada Qawmiyada Rendille Waxay Walaal La Tahay Af Soomaaliga
26:28
Sayid Abdirahman
Рет қаралды 6 М.
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 7 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
5-TA SU,AAL IYO WASHIIGOODA | ZAKI BIN HAJI | WAZIIRKA TIKTOKA 😂
17:13
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 7 МЛН