No video

Warar cusub oo caawa kasoo kordhay wadahadaladii usocday Israil iyo Xamaas, Biden oo markale caawa

  Рет қаралды 49,529

Nadaara Show

Nadaara Show

24 күн бұрын

Warar cusub oo caawa kasoo kordhay wadahadaladii usocday Israil iyo Xamaas, Biden oo markale caawa qalad weyn galay iyo warar kale.

Пікірлер: 190
@hawamohamud8916
@hawamohamud8916 21 күн бұрын
Ha loo duceeyo ummadda musliminta rer falasdin
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 21 күн бұрын
Ilaahow Reer falastiin dhulkooda uxoreey Rabiyow ilaahow jibi yuhuuda iyo inti taageerta 😢
@Mumin497youtub
@Mumin497youtub 21 күн бұрын
Barnamishada fadlan wa ina aad soo raacisid midkaste lamberkisa sida brnmishka 1 oo kle Nadaara show
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 21 күн бұрын
Jab iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 21 күн бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar
@buullebarakoow1077
@buullebarakoow1077 21 күн бұрын
Dhagarbey udhisayen Allah na wudidey Allow guuleysii walalahena Falastiin امين يا ربلعالمين
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 21 күн бұрын
Maraykan iyo yuhuud ayaana weligood xal iyo nabad keenin waa laba argagixiso lamana Aamini karo xal heshiis iyo nabadna ma rabaan
@calibare1641
@calibare1641 21 күн бұрын
Illaahow ugargaar reerfalastiin amiin illaaow jebi israaiil iyo kuwataageera aamiinaamiin
@aden3425
@aden3425 21 күн бұрын
Guul iyo gobanimo dhamastiraan falastine inshaallah
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 21 күн бұрын
Ilaahay ha burburiyo dekada aamiin yaa rabi
@IbrahimDekAli-e7p
@IbrahimDekAli-e7p 21 күн бұрын
Ilaahow jabi yahuida faalastiin ha guul3ysata
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 21 күн бұрын
Insha Alaah darashada Alaaha ka reebo yuhuuda Alaaha jabiyo insha Alaah guul gaza falastiin
@CabdulaahiAdm-bf1bp
@CabdulaahiAdm-bf1bp 21 күн бұрын
Xalka waa noolal iyo geer❤❤❤ كل مكان الرجوك سلام سلام 👋👍
@QalidHasan
@QalidHasan 21 күн бұрын
Waa mashruuc lacagta carab ayaa laga qaaday oo lagu dhacaa waa project.
@Abucadnaan
@Abucadnaan 21 күн бұрын
Qaza mar hore qabsan lahayeen lkn wilal ba dhifacaya guul
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 21 күн бұрын
Ku saliya nabiga❤
@NuuxIsmaacil-su9zd
@NuuxIsmaacil-su9zd 21 күн бұрын
ha loo duceeyo shacabka falastiin haloogu duceeyo khadbada jimcaha
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 21 күн бұрын
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 21 күн бұрын
Yaa Alaah Yaaraxmaan ugargaar walaalaheen falastiin
@ismaildakane9275
@ismaildakane9275 21 күн бұрын
Ameen ya rabi illahoow jabi yahuuda
@SaqiirDile
@SaqiirDile 21 күн бұрын
Allaha guuleyo falasatina 😊
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 21 күн бұрын
Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah
@sumyohasan4036
@sumyohasan4036 21 күн бұрын
Allahu akbar
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 21 күн бұрын
Wcs, Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Abdulkadir NADAARA Iyo Bahda Nadaara Show, Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan, Oo Aynu Kaa Sugno, , Mahadsanid Allaha Ku Barakeeyo Guuleyso Sami Inshaallah
@MedKadra-u6j
@MedKadra-u6j 21 күн бұрын
Amin
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 21 күн бұрын
Allaah ka qabtay reer falastiin Gaza shayaadiinta yahuud amerika reer yurub Allaah caawi falastiin oodhan ❤️🤲🤲🤲☪️🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪
@ayaanmaxamedcumar
@ayaanmaxamedcumar 21 күн бұрын
mahadsanid nadaara guul falastiin inshaallah
@MumtaasXasan1
@MumtaasXasan1 21 күн бұрын
Mahadsanid ❤❤❤❤❤
@Geele_jire
@Geele_jire 21 күн бұрын
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin
@luulenow3535
@luulenow3535 21 күн бұрын
Labo wijiile mareykanka
@hodanahmed8637
@hodanahmed8637 21 күн бұрын
Allaha ugargaaro walalaha qaaliga rer falastin
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 21 күн бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 21 күн бұрын
Mahadsanid nadaara
@user-vz2gw2jw7k
@user-vz2gw2jw7k 21 күн бұрын
Allahuma ansur falastin
@ashamohamed689
@ashamohamed689 21 күн бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
@MedbouhYacin
@MedbouhYacin 21 күн бұрын
Jumca Moubarak merçi ta info❤❤❤❤
@CumarJaley
@CumarJaley 21 күн бұрын
Allaha u gar gaaro reer falastiin
@nia8672
@nia8672 21 күн бұрын
Isku dhex yaac dhee abiidkiin reer galbedka iyo reer bibi wa rogmadkodi walhi idan alleh wanu guleusan insha ALLAH Amin ilahay idanki
@yasminahendriks5851
@yasminahendriks5851 21 күн бұрын
Masha allaah
@Cabdixakiimmuusecige7
@Cabdixakiimmuusecige7 21 күн бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
@Mustafa-tk2em
@Mustafa-tk2em 21 күн бұрын
Gazasa guul ❤
@dekaadar9636
@dekaadar9636 21 күн бұрын
Guul BithinAllah
@abdildifhassan948
@abdildifhassan948 21 күн бұрын
Insha allah way jabaysa yuhudu wana socota dhamadki yuhudu kubisharaysta ayuhal muslim
@Beingme541
@Beingme541 21 күн бұрын
Ya Rab u faraj fur dhawacoda iyo qalbigoda shafi
@user-ip3kj4ps4b
@user-ip3kj4ps4b 21 күн бұрын
Mareeykanka oo dhan baa cajuus ah
@nasramurad-qq1xf
@nasramurad-qq1xf 21 күн бұрын
Warsan insha allah
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 21 күн бұрын
Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda inshaa Allah Guushu wey dhawdahay yahuud weey jabtay isbiruu yaa ahlul khasa
@hassanabdulle8646
@hassanabdulle8646 21 күн бұрын
Anaaa u horeeyo
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 21 күн бұрын
Alle ayaa leh mhds
@DrGaadaa
@DrGaadaa 21 күн бұрын
❤wcs ❤qiyanada mareykanka +carabta +isra iil..........
@dekaadar9636
@dekaadar9636 21 күн бұрын
Subhanallah waan ku qoslay 😂😂😂
@afrahap4406
@afrahap4406 21 күн бұрын
Kkkkkkk wuu isku yacay Kuligood insha allah waay Isku yacidonaan insha allah
@user-zw7bn5et9g
@user-zw7bn5et9g 21 күн бұрын
Cabdilbaari cadwaan wuxuu yiri,badda qaza xataa annageey nala jirtaa
@ibrahimhoussein6974
@ibrahimhoussein6974 21 күн бұрын
Odaygan maraykanka ka taliya wuu isku buuqay.Sideebay waxay u jiraan.Dhiiggii uu geystay ee falastiin ku daatay iyo cuqubadii iyo dadkii uu laayey yaa ka daba timiday miyaa.Micne Ayaan u baahanahay bal iga soo dhaadhiciya.Isha allah
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 21 күн бұрын
Dakada awalba waxaa ku jiray qiyaano insha Alaah ma ku guuleysanayan
@FarxaanBashka2
@FarxaanBashka2 21 күн бұрын
Gaalo waji maleh
@warisroobo1759
@warisroobo1759 21 күн бұрын
Waa Nasrigii Allah ,Qasa waxa KA socda Cibro noOgu filan Allaha KA xoreeyo CadOwga ,XasiloonI iyo Farxad aan DHAMAAN ALLAHA KU SIOYO SAMIRKA AY SABREEN.DUCADANA MUSLIMIINTA ALLAHA U AQBALO WAA INTA KALIYA EE AAN UGU KAALMEYN KARNO MADLUUMIINTAAS DULMAN.DAALIMIINTANA ARIMAHOODA ALLAHA KALA DAADIYOIYO MUNAAFIQIINTA U ADEEGA.
@user-cj8yl8dw8e
@user-cj8yl8dw8e 21 күн бұрын
الله أكبر ولله الحمد
@CulumoAli
@CulumoAli 21 күн бұрын
Guul nadaara
@HabonOsmanAli
@HabonOsmanAli 21 күн бұрын
Ciidankii illahey ayaa kashaqeeyey dakada 😊
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 21 күн бұрын
الله غالب علي أمره ولاكن أكثر الناس لا يعلمون
@abdisharif8315
@abdisharif8315 21 күн бұрын
Labo khalad ayuu galay caawa kamala Harris iyo Zelenisk
@suadhassan3340
@suadhassan3340 21 күн бұрын
وما يعلم جنود ربك الي هو Allah ayaa junuudiisa u diray Allh Falastiin ha la jiro cadawga yuhuuda iyo inta la socota Allah ha baabiyo
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 21 күн бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay
@ismailfaysal5639
@ismailfaysal5639 21 күн бұрын
Allahu Akbar , cadawga illahay baa la da galamya laakiin magarnayaan
@hodanahmed8637
@hodanahmed8637 21 күн бұрын
Wamakaruu makran walahu kheiru maakiriin
@Fatmahusse
@Fatmahusse 21 күн бұрын
Dekada hub ayaa looga soo dajin rabey lakiin allah baa fashiliyey ducadeeena ma qasareyso waayo dekadihii yuhuuda way wada xirmeen midan way u suurta kali weysey allah u gargaaro rer falastiin guul insha allah
@SadiyaNuh-zt3ct
@SadiyaNuh-zt3ct 21 күн бұрын
Warka baydan waa waqti dhumis huuno
@mounahoussein-wo7qu
@mounahoussein-wo7qu 21 күн бұрын
ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️
@user-wr4hc4wg1n
@user-wr4hc4wg1n 21 күн бұрын
Allahu akbar ☝️ wuxu alle raali ka yahay ayaa gaza ka dhici doono maya yahuuda wayna jabi doonan yahuuda insha allah
@libaaxliqe7062
@libaaxliqe7062 21 күн бұрын
Allow wadahadalada yahuuda & falastin ka soo saar wax falastin dan u ah. Xaalda Gazana faraj dhankasta u fur, aamin, aamin aamin yaa Rabbi.
@Goolan-sc8pu
@Goolan-sc8pu 21 күн бұрын
Nadara malaha adigagan ayaa isku shexyacay warkan aad ku celcelinayso ee aad noo xayaysiinayso sidii musasalka nagada oo warka wad alle haku barakeye
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 21 күн бұрын
Wcs wr wbr akhii
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 21 күн бұрын
1kun sano ka hor ayeey ku riyoon jireen kiristaan iyo yuhuud falastiin riyo kun sano ka hor u roomow day bay maanta joogaan nabad haka sugin yuhuud iyo maeaykan naclad alle haku rido nijaasta
@abdulkadirahmed3301
@abdulkadirahmed3301 21 күн бұрын
Wcs macalinka weyn ❤❤❤
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 21 күн бұрын
Allaahu akbar alxmdu lillaah illahow❤rabiyow❤adigaa❤ku mhdsn❤❤❤illahow islmkaga mlksta ay kunolyihin garab unoqo jebi wixii naqaldayo yrabbii gulee falastiin yaaa allaah aamiin guul erdogan lipaxa islmka❤❤❤guleso🎉🎉🎉❤❤❤
@ibrahimsheikh8898
@ibrahimsheikh8898 21 күн бұрын
Nadaara guul
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 21 күн бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️
@huseinblack-fv4ty
@huseinblack-fv4ty 21 күн бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر ولله الحمد اللهم انصر اخواننا اهل فلسطين وسدد رميهم وثبت أقدامهم ويسر أمرهم وجند جنودك لنصرتهم وبشرنا بالنصر والتمكين القريب العاجل لاخواننا أهل فلسطين حسبنا الله ونعم الوكيل😢
@ruqiyoahmed6582
@ruqiyoahmed6582 21 күн бұрын
Asc Nadaarow Isreal dhulka falastiin xoog ayey ku qaateen waa in xoog looga qaataa baryo wax kuma leh, Xamaas horey u sheegeen
@user-wq5jb9rg3n
@user-wq5jb9rg3n 21 күн бұрын
Wcs wrxm nadaara
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 21 күн бұрын
Dhagartoodu dhan davagaame ha noqido
@nasra9836
@nasra9836 21 күн бұрын
Diinoow waa laguu tashaday meeshii la iigu tashanaayey soo Allah ma joogin,Reer Falastiin Alle ayaa la jira,🇵🇸❤️🇵🇸🇸🇴❤️,Mahadsanidiin.
@seadyare6357
@seadyare6357 21 күн бұрын
Asc macalinka siwaagsan ayuu uhadleygargaarkaa wuu iloobeywardhibaatada hada taagan ayuu kahadley
@CabdiRaxman-t5m
@CabdiRaxman-t5m 21 күн бұрын
Alaha iskusiidhaxyaaciyo asasaqii ugu danbeeyay alaha ku rido
@calibare1641
@calibare1641 21 күн бұрын
Baydan waa asqow Darrington waayeel iskudaatay
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 21 күн бұрын
Alle wayne ayaa wax arka dakadooduna awalba khiyaano ayay ahayd alle ha u gar gaaro rer qasa
@OmarMahamedkhadar
@OmarMahamedkhadar 21 күн бұрын
Alle ayaa wayn oo kufilan adoomahiisa la dhibaateynayaa markaste
@mohamedalijoho
@mohamedalijoho 21 күн бұрын
ألهم أنصر اخواننا في فلسطين
@CiiseCabdurahman
@CiiseCabdurahman 21 күн бұрын
Al Yasin 105❤
@fadumosheekh3193
@fadumosheekh3193 21 күн бұрын
Alow ugargaar reer falastiin
@user-gv4nb8xu9u
@user-gv4nb8xu9u 21 күн бұрын
Wanku salamey nadara
@user-qm2oi4oh9m
@user-qm2oi4oh9m 21 күн бұрын
Asc wlo yaal
@citybern1493
@citybern1493 21 күн бұрын
Jumco wngsan Mr Nadaara
@abdullahifarah1984
@abdullahifarah1984 21 күн бұрын
Waa dekad loogu Malagalay in falastiniyiinta lagu dhabarjebiyo
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 21 күн бұрын
❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar Show ❤❤❤❤❤
@AxmedIbraahim-ux2hw
@AxmedIbraahim-ux2hw 21 күн бұрын
Odigan hadalkisa waxaan u maleyna inu tararaxay Hadal kiisa ma fiicna We ilaahey Ha jibiyo ya huuda
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 21 күн бұрын
Macalinka weyn wuu duqooby marka hadalkisa in la wadwado ma ahan sababtoo ah wuxuu shega waxaan Dan noogu jirin hadan muslin nahay wn yuhuud caqligiisa aan qiimo lahayn sidaas waa runta jirta insha Alaah gaza guul ayey gari doonta
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 21 күн бұрын
asc adeero nadara mahadsanid reer falastiina guuuuuuul adeer markad sooqorayso falastiin iyo israaiil waxad soo hormarisaa qoralka falastin❤❤❤❤❤
@geel1590
@geel1590 21 күн бұрын
Hadaayay ayan helay siyaaradii ugu fiicnayd usbuucyadii lasoo dhaafay fadlan iigu duceeya kuwa la mida inan arko inta aanay cararin
@zahrahassan523
@zahrahassan523 21 күн бұрын
Dekada😮 HUB INLAGA SO DEJIYO KALIYA EY RABEN😮MA CAWINIO MA KENA YAAN 😮
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 19 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
A Hamas leader was assassinated. Will war spread?
25:30
Washington Post
Рет қаралды 1,8 М.
LIVE: Israel hits Hezbollah in Beirut, Lebanon
3:18:39
The Times and The Sunday Times
Рет қаралды 42 М.
Gedion Onyango on the importance of governance
1:35
Wilton Park
Рет қаралды 4,1 М.
KALA-MAAN
4:03
UNDP Somalia
Рет қаралды 43 М.
'SIRTII ABID UGU WAYNAYD OO ISRAEL LAGA HELO' | HAMAS YAAB!
14:37
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 56 М.
MAR QURA AYUU JAWIGII IS-BEDALAY MARKII "MUCJISO" LA TUSAY
18:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 30 М.