Warar dheeri ah oo kasoo kordhay hubkii la dhacay iyo Galmudug oo aastay fariintii Dowladda Dhexe.

  Рет қаралды 30,048

Abdullahi Osman Farah

Abdullahi Osman Farah

Күн бұрын

Пікірлер: 61
@Paris-cz7vw
@Paris-cz7vw Ай бұрын
Qofki mar dambe Afkiisa laga maqlo Ethiopia waa cadow dhagax halagu dilo waa munaafaqiin maalintiina waji natusa habeenkina waji kale lasoo baxa
@yusufwarsame9682
@yusufwarsame9682 Ай бұрын
Waxeey ila tahay in reerkaas hubka loo daayo allah ayaa ugu deeqay
@sabirabas3145
@sabirabas3145 Ай бұрын
See Loogu Deyna Hub Sharci Daro Oo Intaas La’eg Ma Ogthy Sameynta U yelan Karo?
@user-tt1qh2qc4s
@user-tt1qh2qc4s Ай бұрын
HABARTAA aa loo deynaa Ilko yar inaad tahay waa ku jeda ee hupka iska soo celiya
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh Ай бұрын
​@@user-tt1qh2qc4syaale hubka yase lo celinaya
@Turtle333face
@Turtle333face Ай бұрын
@@user-tt1qh2qc4skkk qac caaaaaac kkkk
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 Ай бұрын
​@@user-tt1qh2qc4s Adeer qabiil walba oo Somaliyeed Hub Dowladu leedahay buu xoog ku haystaa maalinkii qabiilada dhan hubkii dowladda lagasoo wada qaado Diyaar baab u nahay inta ka horaysa maya
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Ай бұрын
Awoowe Xasan oo dhiiqo dhex dabaalanayaa😫😅
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@mahamedmaruf3952
@mahamedmaruf3952 Ай бұрын
😅😊😊😊😊 ⁴ ​@@qeysbadmaceeye.8.24
@cawaaleafrax
@cawaaleafrax Ай бұрын
allah waa xaqsoore hubkii ay xaqa u lahaayeen ayaa gurigooda ugu tagay
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Ай бұрын
Wadamada caawiyo soomaaliya waxey uwaceen qoorqoor waxaa laga yaabaa soomaaliya in lagu soo rogo cunaqabateen meesha xasan culusoow ayaa ku cayaarey meeshii la rabey soomaali inuu isku wado baa wuxuu bilaabey qabiilada inuu isku diro sidii dowladii kacaanka
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Ha wa copy cat cilqaba ah lakin usoconmeyso
@bisharmahamad3468
@bisharmahamad3468 Ай бұрын
waadmahadsantahay wll qaali
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Ай бұрын
Waa dhibaato weyn
@mahomedgalaadi3603
@mahomedgalaadi3603 Ай бұрын
Waxaan balanqaadaynaah Hadii tilaabo lasoo qaado inaan qaadi doono 10 tilaab oo la mahadin doonin
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 Ай бұрын
Madowlada dalkakamasuula mise Mamugobaleed markaadleedahay Galmudugbaa Kahadashey?
@SaidMohamud9
@SaidMohamud9 Ай бұрын
Meesha wax Dowlad la dhaho majirraan
@cabdishiikh4560
@cabdishiikh4560 Ай бұрын
Hadba ninkii aad jeceshahay noo amaan maalin xasan maalina qoorqoor waxaad moodaa mar hadii mahad meesha ka baxay in booskaagi fadaraalku xirmay marka qoorqoorkaaga unacamlee 😊
@quenmaida1376
@quenmaida1376 Ай бұрын
I ETOPIA WAA CADAW IYO MALIAYIN DOLAR AYAN HUB UGA SOO IIBSANAYAA HSSAN SHIKH UGU IMOW
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u Ай бұрын
Ma doqomaa markii ushii lagu garaaci lahaa ay siinayan 😂war ku garaaca wixii idin soo doonta
@user-hq6lm2nj3r
@user-hq6lm2nj3r Ай бұрын
Waxay ila tahay in dawladdu isxakameyso oo aysan khalad khalad kale ku sixin, islamarkaana ay qaadato eedda iyo masuuliyadda wixii dhacay oo ay caddaaladda hor keento kuwii watay hubka sharcidarrada ahaa iyo kuwii ahaa NISA ee difaacayey hubka sharcidarrada ah ee ku laayey shacabka diidanaa in lasoo dhexmariyo hubka sharcidarrada ah.
@abdirizakali3506
@abdirizakali3506 Ай бұрын
Waxey ila tahay in dorasho dag dag ah laqabto, dolwada lakala tiro, madaba dalka god dher laka turay nidamkisa. Ama 90 laku noqdo oo qolo walba dhulkeda mamulato, madaba 30 sano ka badan an dowladnimadi dhaqajin la'nahay,
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol Ай бұрын
Hassan dhiqo ubka kontrabanka wadanka sogashay ciidkale ma awodikaraan sisahlaan ukentaan hub iyo sanad militari ayaako wakalad ankawadaan dawleda fédéralka hassan dhiqo kadhumaan karo dhacdada dhabarjabka ku ah amaanka shacbiga iyo sawiirki dawleda wiqaysa awalba qayre dawlednimo lagama sugaan moryanta grub hirab 91anukaleh xamar ee allah hakabadbadiyo umaada somalie
@kadroable
@kadroable Ай бұрын
Wadahadalka u furan dhuusamareeb muxuu yahay, iyagu waa qabiil, qabiilkale baana hubka qabsaday asagoo sharcidaraa, marka qabiilna qaniimadiisa qabiil kale uguma deeqo ee Qoorqoor waxaan leenahay iska naso!!!😅😂😊😊
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Ай бұрын
Hubkaaas wuxuuu sooo maray dhul ABSAME Waliba OGAAADEEEN Waaa markiiii 2 uuuuu ABSAME u hiiiliyey hawiye Hadaba darooooodaq ilaaaa goooormaaan walalasanaynaaaa ABSAME ? Ilaaa gooormaaa absame samaaale u ceeeb qarinaynaaaa darooodaw ?
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 Ай бұрын
Mid Kale ayaa hada Soosocda wada ayaaana Loo Fadhiyaaaaa
@JaamacfaaraxJaamacfaarax-ub5by
@JaamacfaaraxJaamacfaarax-ub5by Ай бұрын
Qabqable xasan dhiiqo waa fashilmay ee gurigiisa ha iska joogo inta soomaalidu dowlad dhisanayso
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Ай бұрын
Curadkayga waxaaan kula talin Hawiye samaaaale mahan cadawgeeeena dhabta ah Cadawgeeen dhabta ah waaaaa absame samaaale oooo aaan moooodnay inuuuu yahay walalkeeen Iyaga halalaaaayo Hala xasuuuuqo Absame waaaa inuuuuuu u dhintaaaa silic Mahadsanid curadaw
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale Ай бұрын
Warka dowladu wuu cadyahey talaabo adag inlagaqaado weymudanyihiin
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh Ай бұрын
Talabada adag sheegeyso Arsenal ka qaadi lahayd dowladu miskiin
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 Ай бұрын
Mariixaan ha haystowhubkaas
@Alihassannuur-yd3ge
@Alihassannuur-yd3ge Ай бұрын
Dhuusa badne wax wada xaajiod ah majiro ee iska dhiciya cida hubka gacanta u galay idinkey diris idinla yihiin mana yeelayaan hub ay heleen in ay soo dhibaayaan
@NimcoXasancali-vm8zb
@NimcoXasancali-vm8zb Ай бұрын
Maamulka g m waxaan u sheegayaa ineyka fogaadaan isku dey hubkaa ah sayid maxamed cabdule xasan baa yiri ina rag dhiraan dhirin walaalow wax u dhaanto waa marka ragaa waa rag waxna guda waxna garta eeyan lagu deyin ra yi waxmagarata ah waa rag derisnimo iyo tolnimo yaqaan oo dowlad ah hubkaa waain sidowlada g m
@user-tt1qh2qc4s
@user-tt1qh2qc4s Ай бұрын
Wada hadal majiro xoog baa lagu soo celin waa rag waa weyn oo xataa ugaaskoda tuug yahy loona aaba yeeli maayo
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh Ай бұрын
​@@user-tt1qh2qc4sawoodas ma leedahay arsenal iskaga xore xoogad hayso
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Waxey ila tahay in kun tilabo ay kahoreyan Galmudug.vila dameer
@xogsadechannel2097
@xogsadechannel2097 Ай бұрын
Waa maxay wada xajoodka aad ka hadlayso hubka ka samra almino lacag reerka waydista
@Abdullahi-oo6dr
@Abdullahi-oo6dr Ай бұрын
Horta cidan dowlad kusheega kuwii hubka laga marooqsaday so cidan maheen wilal ari lajooga dharbaxo Kala daalay marka anaku diyaar baan unahay dagal iyo nabad inkastoo dagalka aan kajecel nahay nabada❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Ай бұрын
Kuwa Hubka intaa la eg Soogeliyay dalka Maxay Muddan yihiin?
@Turtle333face
@Turtle333face Ай бұрын
Qac caaaaaac
@Abdullahi-oo6dr
@Abdullahi-oo6dr Ай бұрын
Hada ma hubkas rajo kaqabtan ar hawiye caqli xuma kaas arki maysan xabad xabad aan sadaqo ubixino mahee. Inta kale mahee ilahay waa kuu gargara haduu donana gadac gadac kuu ridaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
OGAAN BAA LOO HUBEEYEY MARXEENKA
@Najma-id2xt
@Najma-id2xt Ай бұрын
Waxay ila tahay in aan wadankaan ka qixirabo maxa yeelay wanku daalnay siyasiyintan niyad jab bey nagu rideen. Wa suaale malaga yaaba somaliya oo caalamka la tartameysa inan arakno🤔🤔🤔🤔
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve Ай бұрын
Xakimocali scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mrazizi583
@mrazizi583 Ай бұрын
Nidaam ki dowlada o DHAN ban isku dhexyaace 😂😂😂 within two years
@Alihassannuur-yd3ge
@Alihassannuur-yd3ge Ай бұрын
Hada waxaad natusinaysaa in xasan shiekh aad caydo qoor qoorna aad noo amaanto Waa sax hubka waxaa qabsaday muuryaan beeleed oo qabiil gaara kasoo jeeda falaagana ah aan aminsanayn maamulka galmudug madaxweyn kuxigeena ka ah gamudug ayan astaahilin Waxaa cadayn u ah dowlad ayaa la wareegtay hubka maxaa ka quseeya miyaanay ahayn Kuba ka tirsan maamulka mesha ka jira
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 Ай бұрын
Ma qaladba in maleshiya jidka u gashay maxa hadalka laga qurxinaa tan kale dadkii jidka u galay gawaarida hadana iney dhahan waxii naga dhintay waxan ka rabna dowlada dadka wax boobayay miya maalayacni lodilay mise wa dad dagalamayay
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he Ай бұрын
Sidan aya laku yahay dhal xureyoo ogadaa
@mmaxamed7154
@mmaxamed7154 Ай бұрын
Qaan Mareexaan waa Qaaxo kugu maqan oo adiga iyo Qabiilkaagaba u Qoolan tihiin
@mohamedjamaomar2379
@mohamedjamaomar2379 Ай бұрын
Waxa kaliya oo kuu furan Waa inaad halkaan ka.baroorato
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve Ай бұрын
Scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 scwscwscwscwsxwscwscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤😂😂😂😂😂
@mrazizi583
@mrazizi583 Ай бұрын
HASSAN SHEIKH DAL IYO CIIDAN DHISAN BA LO DHIBE LKN WAXU KA DHIGE CIIDAN KI WAX ALSHABAAB CUNTE WAX CARARE O HALKAN JOOGA IYO MORYAAN QABIIL U DHIMAN NEYSO
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Ай бұрын
Waxey ila tahay xasan sheekh inuu ku wareeray soomaaliya ma yaqaano sida loo maamulo soomaaliya waa u kuwareeray hasalkiisa kuli waa been 70 iyo xoogaa jir been badan calaamadaha munaafiqiinta ayuu Lee yahay
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Reer Caabuqwaaq hubkii Xasan Sheikh Qabaa'ilada u qaybinayey qaybtoodii ayay heleen wax dhib ahi ma jiraan
Ceerigaabo  Khasaaraha dhim asho & Dha awac ee Dagaa lkii Goof iyo Fiqi Fuliye
39:08
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 37 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 20 МЛН
Xasan Sheekh oo la tagay hal-abuurkii mucaaradnimada.
3:41
Abdullahi Osman Farah
Рет қаралды 10 М.
ARGAGIXISO GAALKACYO KA GAYSATAY DILAL IYO QARAXYO OO MAXKAMADDA SARE  LA KEENAY.
12:53
Somali National Television
Рет қаралды 44 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН