Wararka: Faarax Macalin oo La Raadinayo lagana saaray hotelku degana | Qaraxyada Muqdisho | Samatar.

  Рет қаралды 10,952

XOGTA QARSOON

XOGTA QARSOON

28 күн бұрын

Wararka: Faarax Macalin oo La Raadinayo lagana saaray hotelku degana | Qaraxyada Muqdisho | Samatar.
1: xildhibaanka laga soo doortay xeryaha qaxoontiga soo galootiga ah ee dhadhab farax macalin oo ay raadinayaan wadininta kenya iyada oo laga saaray hoteelki uu deganaa, warbixin ayaan idinka haynaa.
2: profisoor ahmed ismaciil samatar oo xilki laga qaaday.
3: wararka ka imanaya muqdisho oo sheegaya in weerar iskugu jiira bombooyin iyo rasaas lagu qaaday xabsiga dhexe ee muqdisho oo ah mid si weyn loo ilaaliyo.
wararka maanta
wararka xabsig dhexe ee muqdisho
wararki ugu danbeyay
axmed ismaciil samatar
reer awdal

Пікірлер: 47
@JoseNoeHernandezQuiroz
@JoseNoeHernandezQuiroz 26 күн бұрын
Grandes cosas pueden suceder para aquellos que creen en Dios. Estaba deprimida porque tenía una deuda de más de 12,000, pero a Dios sea la gloria, pagué mi deuda y todavía sigo ganando para mí y mi familia. Dios bendiga a la Sra. Angela Naomi Jones, Dios la ha usado para cambiar muchas vidas.
@CarlosGarcia-q8c
@CarlosGarcia-q8c 26 күн бұрын
Lo mismo aquí comenzó con 7000 hace dos meses, ahora puedo decir con valentía que he recibido más de 23,000. Dios es genial☺️!!
@DianaMaslow
@DianaMaslow 26 күн бұрын
¿De qué estás hablando y quién es ella?
@MariaDelfinaMorenoMoaldonado
@MariaDelfinaMorenoMoaldonado 26 күн бұрын
Eso suena genial, espero que no te importe decirme cómo ganar con él, por favor.
@DitaChavana
@DitaChavana 26 күн бұрын
Es una administradora de inversiones popular en Texas e incluso tiene una página de Google que ayuda a las personas a hacer crecer diversos activos como criptomonedas, bienes raíces, acciones, ETF, etc. Una mujer muy bendecida e inteligente.
@SanchezItzelh
@SanchezItzelh 26 күн бұрын
Ver todo esto en KZfaq me emocionó porque la primera vez que la conocí fue en una reunión en París donde comencé con 16k y ella me hizo unos 55.000 en un mes.
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 26 күн бұрын
M.allaah ina macalin shimbir duul duul badan af libaaxbuu galaa 😂😂😂😂😂😂😂😂
@hashim4226
@hashim4226 26 күн бұрын
It is hightime that Farah Maalin arrives his criminal destiny and thrown into jail.
@aminafgh2127
@aminafgh2127 26 күн бұрын
adoon xor is mooday oo dad xor ah afkiisa ka haysan waaya sidaas ayuun baa u danbaysa
@SiyaadMaxamed-bv3wc
@SiyaadMaxamed-bv3wc 26 күн бұрын
Faarax afdameerle badbuu galay shinbirtii duulduulbadan aflibaax bee kudhacdaa waa danbiile wayn argaxida xiriir baa kafhexeeya
@AXMEDDCodey
@AXMEDDCodey 26 күн бұрын
Guuuuuuul
@hassanahmed115
@hassanahmed115 26 күн бұрын
Somaliland..burco Love..💝🕋🌺🕋
@safiyai2843
@safiyai2843 26 күн бұрын
Qofkii xun ee dad aan waxk u geysan daba dhigta xaqaa ka soo baxa Somaliland qofkii dulmiyaa wuu eedaa
@ismailjama3411
@ismailjama3411 26 күн бұрын
He faarax macalin is finished
@user-rk3to8lo6v
@user-rk3to8lo6v 26 күн бұрын
Beeeeenaaaaaale
@roodacawad13
@roodacawad13 26 күн бұрын
Wuu mutaystay faarax hala xidho
@user-ls8yg2ko6x
@user-ls8yg2ko6x 26 күн бұрын
Beeenaale ilaahay kafurtay ma intaasaad nafkadayday
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 26 күн бұрын
Ninka Hadimo Taliyow Adigaa uhalisa
@user-fg1rl3oq6t
@user-fg1rl3oq6t 26 күн бұрын
Years
@CamuudAwed
@CamuudAwed 26 күн бұрын
Halaga Eryo Kenya Kurkish ka Xun Ee Afka Weyn leh Isagoo Laan Gaab xun ah ayaa Afkiisa Laga nabad geli Waayey Xayawaanka Calooshiisa La Cayaarka Ahi 🤣🤭🤣🤣🤭🤣🤣🤣🤣
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 26 күн бұрын
Kadaab
@CamuudAwed
@CamuudAwed 26 күн бұрын
Kurgish Laangaab ah Weeye Maanta iyo Beriba Haduu Aflagaadada Deyn Waayo Oo Uu Edeb Yeelan Waayana Waa La Xidhayaa Maahee Waa La Edbinayaa Weliba Ma Xor Baa Maxaa Wareeriyey Naaga Xun
@user-rp6xm1bt7x
@user-rp6xm1bt7x 26 күн бұрын
Kkkkkk fuuto macaliin tooba Somaliland ha idhahado
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 26 күн бұрын
Reer soomaliland beenta joojiya cidina maxidhidhi karto faarax macalin
@CamuudAwed
@CamuudAwed 26 күн бұрын
Ma kurgish Laan gaaba baan cidi xidhi karin mise Adaaba kurgish ah
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 26 күн бұрын
Beenta jooji.
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 26 күн бұрын
Waar beenta dadka ka dhaafa reer been libaaxle somali wayn ayaa sugaya in uu madax wayne u noqdo mr faarax macalin 20 milyan oo somali ah ayuu haysta min jabuuti ilaa kenya kililka koonfur iyo woqoyiba
@koureichomohamed1437
@koureichomohamed1437 26 күн бұрын
Beenaale wariye
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 20 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 30 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 25 МЛН