Wararkii u Danbeeyey Cirro oo ku dhawaaqay Isbahaysiga Wadani iyo Urur siyaasadeedka kaah oo dhacaya

  Рет қаралды 31,541

Taar Media Tv

Taar Media Tv

20 күн бұрын

Пікірлер: 64
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 19 күн бұрын
Taar TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️
@AbdixamiidMaxamud
@AbdixamiidMaxamud 18 күн бұрын
Ceergaabo Waa GUUUL SSC Khaatumo 💪🦁🦁✌
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 19 күн бұрын
Maaaaha ceerigaabbo
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 18 күн бұрын
WAA 3 QAAIMAL WADAN MAANE GUULYSN DONAN
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 18 күн бұрын
Mahamed adaan dirir ❤walaal gulyso ❤
@Halgame334
@Halgame334 18 күн бұрын
XIRSI WAY U DHAMAATAY XIRDI KHASAARE WEYNBA KU DHACAY GEELISIIBA LADARER SADAY
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 18 күн бұрын
FARXA AAF WEYNE WAXANU AHEEYN BUU ISMOODYE WAKHTIGESI BAA DHAMADA😅😅😅😅
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 19 күн бұрын
Yaa huba inuu ciro soo baxaayo noqon doonanna madaxwayne
@jamalskp7280
@jamalskp7280 18 күн бұрын
Yaa codsiinaya horta
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 18 күн бұрын
​​@@jamalskp7280horta maa sii jiraysa somaliland dhinac walaba jabhado ayaa lagag furayaa jabuti iyo somaliya iyo erteria meelksta jabhado ayaay kaga furayaan waana dawlad hub meelksta kaa soo qadan kara xeerar somaliya kaa qabanaya maa jirto muse waxunan fahamsanayeen ayu daadki madax u galiyaaye baad somaliya iyo erteria iyo jabuti aay ku tashada muse afarti kaare baal haaku keeno
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 18 күн бұрын
Benaleer munafaaaq badadaaa adu ka taliiii iyo cidanka amisom ee futadaa ilaliyaaa markasad somaliland ka hadli karta horta is xoreee xoloyohow
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 18 күн бұрын
@@nasrinaliisse5317 caqliga carurta adeer afarti kaare ee faqashti kaa hadhaye waxaba kaa difaci yaan huwan ayaa cagata marisaye ee riyoda ku noolawo inta gabilaye lagugusoo galayo
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 19 күн бұрын
Warka qaybtiisa danbe ciyaaraha ku soo dar xarakayntooda waa qayba dhalinyarada
@axmedyusuf6259
@axmedyusuf6259 18 күн бұрын
Hberyonis by caabku tahyba hadii cirro iyo xirsi so wada baxan oo taarikhdu wxey noqoneysaa xisribaa idin so saarey Lkin hadii xirsi dhaco waa caadi mrkaa xaashi ayey kaxeysanayaan
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 19 күн бұрын
Xirsi meee kkkkkkkkkkkkkk
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 19 күн бұрын
Maaha ceerigabo
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 19 күн бұрын
Kaaalaya
@caadildalmar2723
@caadildalmar2723 19 күн бұрын
2✌🏾✌🏻✌🏻
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 18 күн бұрын
❤❤️❤️🌷👍👍
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 19 күн бұрын
Meeeel cidlo ah
@baashe09
@baashe09 18 күн бұрын
Taana Daa Ina Adan Diriroooooooooooooooooooooooooooooooooooooow
@horijoogmedia
@horijoogmedia 18 күн бұрын
Garxajis harti dalool wayn bay samaystan
@danabguuled5491
@danabguuled5491 18 күн бұрын
Xagay tageen ciidan ku sheegii bilaash bilaash xaytayaash Somaliland?
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i 19 күн бұрын
Legand runshga
@GurayCali
@GurayCali 18 күн бұрын
Ceerigabo nin waliba intiisa hamamusho
@roodacawad13
@roodacawad13 18 күн бұрын
Alla ku jabi
@binfarascade4391
@binfarascade4391 18 күн бұрын
Faarax macalin dawaarle (harqaanle)
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 18 күн бұрын
yaa ku yidh macnee kkkkkkk waan yaabay dad sii macna ynaaya soomaali nin waliba lah jadiisa haku eekaado oo haku fahmo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 18 күн бұрын
WAA HUWAN UUNBAA IS KAASHANAYSA
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 18 күн бұрын
Waaka caqliga muse waxunan fahamsanayeen ayu daadki madax u galiyaaye i kamkana jabhado ayaa lagag furi meelksta jabuti iyo somaliya iyo erteria meelksta jabhado ayaay kaga furayaan waana dawlad hub meelksta kaa soo qadan kara xabashina waxu doonaya waa baad hadu heel ana wuu qadan hadii kale ana waxaba kama galin xeerar kaa adunka ayaa qabanaya
@maxamedcqaadir8787
@maxamedcqaadir8787 18 күн бұрын
Afartayda riyaad caanahooda nahooy kaladaa iskushubaay adaakala shubi
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 18 күн бұрын
walee ceerigabo waa tii aa ku hooban.lahaydeen hadaa talaabo soo qaadan waa la idiin tudhee markan hadaydaan muqdisho hawiye ugu tegin
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 19 күн бұрын
belo ale ha usoo diro tuuga sarkhaanka ah nidoodku rartaan
@CHO-bw5lv
@CHO-bw5lv 18 күн бұрын
🎉😂❤😢😮😅😊
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 18 күн бұрын
Reerka yusra harti ayaa la ssfan ssc da
@saleebanali2905
@saleebanali2905 18 күн бұрын
TAAR TV IMIMNKA WAXAAD XAYEYSIISAA NINKA HWENTA AH EE DHACAY SHACABKA SOMALILAND HAWADII A CUNA CUNAY WAA BEENAALE XAASHI WAAN YEELKAA
@user-tz7vs5qt3k
@user-tz7vs5qt3k 18 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 18 күн бұрын
Cadawga Somaliland Allow cadaw kaafiya ku beeg Amiin
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 18 күн бұрын
bidoodku booran tawaco lagasoo saareyn haku ridaan isagaba bidooda
@mahdiaxmad5224
@mahdiaxmad5224 18 күн бұрын
Alaylehhe wakuwi garxajis hartibanuwalalanahayda haye halga qato daganadoda
@khadijac9841
@khadijac9841 18 күн бұрын
😂😂😂😂 faarax weylagoday
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 18 күн бұрын
Wadani iyo khaah waxaydhinteen doorasho horteed kadib markii reer somaali land ogaaden in ay yihiin cadawga koowaad ee mashruuca kusooqaatay duminta qaranimada jamhuriyada somali land inaxaashi ciro xirsi gaab iyo inta kulasocota dhiiga iyo dhagarta dakooda iyo dalkoda dawlad nimadoodiiba hunguriga siistay waaxanu leenahay ilaahay idin qabay aamiin aamiin aamiin yaa allah Allah yanacalak yaa munaafiqiin 😂😂😂😂
@horijoogmedia
@horijoogmedia 18 күн бұрын
Guul reer kenya 🇰🇪 jahliyada somaliland dacwad ha ka gudbiyan marka la keeno maxkamada
@MahamedHusen-jy7un
@MahamedHusen-jy7un 18 күн бұрын
Guryahaas waa in la dumiyaa ama la qufulo lacagtii jabuuti ayaa durba soo gaadhay
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 18 күн бұрын
Haa muse waxunan fahamsanayeen ayu daadki madax u galiyaaye i kamkana arinka haa kaa noqdo hadii kale dhac walba dagal iyo jabhado ayaa lagag furi walhi waa halag muse dalki madax u galiyaaye i baada jabuti iyo somaliya iyo erteria meelksta jabhado ayaay kaga furayaan meelksta xabashi waxaba kam galin waxi baabaya markaye runta gaadho xeerarka dawlad u dhexaya qabanaya
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 18 күн бұрын
Huwan waa diyaar e wax iska celiya iidoorow
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 18 күн бұрын
Max laa ceelin muse waxunan fahamsanayeen ayu daadki madax u galiyaaye jabuti somaliya iyo erteria meelksta jabhado ayaay kaga furayaan waana dawlad hub meelksta kaa soo qadan kara xeerar somaliya kaa qabanaya maa jiro xabashi waxaba kam galin waxi baabaya markaye runta gaadho xeerarka dawlad u dhexaya qabanaya muse waa inkaar umada ku dhacadaye
@jamalskp7280
@jamalskp7280 18 күн бұрын
Ceerigaabo dadkaa laxwaalayaa ee muuse ismaaciil iyagaa raali ka ah in calanka khaatumo laga taago ceerigaabo way is ogyihiin
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 18 күн бұрын
Qaaaqda snm xitaa ree xamarkiii aya ogaday in ay beentay😅😅😅😅
@husseinduale9354
@husseinduale9354 13 күн бұрын
lna haashi oyo xersi mlyaanu ahayn ninkii jebiyey ciidanka ina haashi miyaanu aha hayn ninkii hawada iibiyey
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 18 күн бұрын
Tab iyo xeeladlaawe jokar booli qaran maxamuud xaashi
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 18 күн бұрын
Waar waa been bankaa cidlada ahi maaha ceerigaabo ee wax iska hubso
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 19 күн бұрын
Cidlo cidlo
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 19 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk Hawadii waa lasoo celiyay xirsi kkkkkkkkkkk Haashina Hawadii waa lasoo celiyay cod yaa kusiiin
@user-zv9pi8or2v
@user-zv9pi8or2v 18 күн бұрын
Xaar tv qabyalad farax macalin wanin madaxa sharafna leh ssc xaqbeyu leyihin
@jamalskp7280
@jamalskp7280 18 күн бұрын
INA XAASHI IYO XIRSI I TA AY SIYAASADA K7 JIRAAN SOMALIAND TALAABO QAADIMAYSO MURAN IYO DHIBAATANA KA BIXI MAYSO
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 18 күн бұрын
Waar cayda jooji aad ku sheegayso sawaaxiliga ha qabtaan dameer macaline
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 18 күн бұрын
Farah macalin waa dhilo bilaa guri ah waa nin alshabab ah weeyi maxakmada Deg deg ah lageeyo waa qaswadee
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 19 күн бұрын
Wadanku waa dawlad la.aan ina biixi waa laga inaabsaday waa wax macaan jecela oon rag iska celin karin
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 18 күн бұрын
Muse waxunan fahamsanayeen ayu daadki madax u galiyaaye i kamkana arinka haa kaa noqdo hadii kale balayo aan laa mahadeen oo laga sheekeyo ayaa kadhici baada somaliya iyo erteria iyo jabuti aay ku tashata Wana dawlado jira adunkuna garab tagan sida Carab oo dhan muse meelksta jabhado ayaay kaga furayaan waana dawlad hub meelksta kaa soo qadan kara xabashina xeerar kaa adunka ayaa qabanaya marksye runt gaadho been inaa laa isu sheegu maha muse waa baabiyaaye dalki iyo daadkiba waana heshiska kaa noqdo
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 18 күн бұрын
dee waa saxdii kii rooni ha u hadho ceeri gaabo
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 32 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 38 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 33 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 59 МЛН
Harris slams Trump at her first presidential rally
17:25
CNN
Рет қаралды 2,1 МЛН
Dulimigu Qiyaamaha Waa Mugdiyo Sheekh Axmed iid
31:57
Baraarug Media
Рет қаралды 47 М.
Live 🔴 Yaa sixray Oomaar , Waa tuma Ayaan maxkamada daahir calasow
Maxkamada Dahir Alasow
Рет қаралды 124
Kaftanka Siyaasada 508 oo aad u xiisa badan
48:47
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 56 М.
Мыла наелся
0:21
Pavlov_family_
Рет қаралды 2 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
0:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 19 МЛН
Would you recognize your soul mate by smell?
0:14
Den Done It
Рет қаралды 13 МЛН
НИЧЕГО СЛОЖНОГО
0:21
KINO KAIF
Рет қаралды 4,2 МЛН
Мировой Рекорд по Засыпанию (@DazByron )
0:30
Голову Сломал
Рет қаралды 3,6 МЛН