No video

Wararkii u Danbeeyey Faarax Macalin Dalbaday in Somaliland laga Dilo 5 kun oo qof si ay U Quustaan

  Рет қаралды 43,675

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 166
@hodanabdirahman8080
@hodanabdirahman8080 Ай бұрын
Qadad wayn oo dhan aya jcl in somalilan anay midh ka hadhin balse ma awodan somalilan guuul iyo goba nimo ❤
@historynerd7549
@historynerd7549 Ай бұрын
Subxana Allah Sharkiisa Allah haku celiyo
@januarySl2024
@januarySl2024 Ай бұрын
Ana waxan ku talinayaa in nukliyeer iyo sun lagu dhufto Garoowe, Caabudwaaq, iyo Gedo Somalilaand raadiso !
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
@@januarySl2024 astaqfurallah ma qof hadal uuyidhi ayaad umad dhan cadaawad uguqaadi hada isaga iyo adiga iskudanbi ayaatihiin
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
@@khadijac9841 Haa
@abdiismail6805
@abdiismail6805 Ай бұрын
Faarax Ooyaaye, Somaliland guul Ciidanka Qaranka Guul Calanka TOWXIIDKA GUUL Nabada Somaliland guul Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xafidahullaah
@lutfi9892
@lutfi9892 Ай бұрын
Siyaad bare 100 kun diley nagamey joojin xoreynta Somaliland
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 Ай бұрын
ofcourse bal isagiiba adoona iska xoreynkarila gafuurculus😂
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran Ай бұрын
100 kun gobolka Hargaysa oo kaliya ayay ahayd. Ee gobolada Saaxil, Sanaag iyo Togdheerna intaa in leeg oo shicib ah oo carruur u badan aya lagu dilay
@amdualeh5802
@amdualeh5802 Ай бұрын
Arrintan faarax macalin sheegayo maaha mid isaga ku kooban ee waa mid ay qabaan beesha uu ka Soo jeedda ee daarood,hadaladaasi waa kuwo sii adkaynaya himilada,dateenka iyo doonida reer somaliland xoriyadooda.
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran Ай бұрын
Maaha Daarood oo kaliya ee waa Hawiye, Ciise, Gadabuursi iyo Gabooyena way la qabaan. Qaiilooyinkaasi waa kuwii iska kaashaday xusuuqii Isaaqa (1981 -1991)
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou Ай бұрын
Adeerkaaba wuxuu dilay 2oo kun oo isaaqa hadana waakii kabihiisi kacararay 5ooo maxay tahay waaad huridaa faarax macalin hurdaaye isagaaba lahaystaa waa hostage adeer
@user-bm8uy7ut4v
@user-bm8uy7ut4v Ай бұрын
hadaalka eeyga farax maaliin yaan laga hadhin ha la daweeyo eeyga adoonka ah
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs Ай бұрын
Macalin waa gun laa gumaysto gun waxaba yaan laga xanaqiin
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e Ай бұрын
Hadalkaasi yaan la Arkin isagoo Dafiraya oo leh waa la jarjaray hadalkayga
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df Ай бұрын
Faarax macalin aduunka halkuu kunoolaan noloshisa yaadamanadqaadaya seeftaydu weydultaale
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Ай бұрын
KAN KUKUYUHII KENYA MAANAY DALDALI N
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
SubxanaAllah niinkan maxa daba dhigay Somaliland iyo waliba reee Sheik issahaq
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
Waa qof xanuunsan waayo noloshiisa xoriyad iyo xurmo wuu arkin wuxu caqliyaystay aabihii oo lagumaysto waliba isagii ayaa kugaboobay wiilkiisii ayaa kujira Ramona kamaqabo markaa markikaro nin gobolkiisii kudoobyaya waaciiqabe laakiin isagaa godka lageli ciilka afkiibaa sootufay cadhadii iyo cudurkii qabiil ee uurkajiifay
@Sirad47
@Sirad47 Ай бұрын
Isagu wuu muujisanayaa nacaybkisa waxa ka badan inta qarsanaysa caloolxumadooda. Allahummà najinaa. Amaain
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
@@Sirad47 👍
@mohamedsayidhassan4486
@mohamedsayidhassan4486 Ай бұрын
Muxuu yidhi m.dirir "ma afbaad ku Ciil bixi Cidlaad ka Hanjabaysaaye" Rageedii🫡🔥
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 Ай бұрын
Isaga ladili Kukuyadu Xabad kudhufata Isha alahu Faarax m calin
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Ай бұрын
Faarah macalin Isaga in la dilo ahyd Somaliland shaqo ha qabsato
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Guul soomaalilaan❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue Ай бұрын
Mildhaa faarax macallin waa bilaa diin.wuxuu isu darsaday xaasidnimo iyo cadawnimo cawaanimo ah.soomaalilaand gambo kama qaadi kartid.buus,la dhimo qalbi xumadaada.
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Ай бұрын
Faarax.Macalin.washiinsi.ka.bisa
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t Ай бұрын
Faarax macalin Waxaan Kuleeyhy Nayroobi iyo Gaarisa Soomalida lagu laynaayo Wax uqabo Soomalilaan hakuu dambeysee Shanta kun Adiga Hadiiladilo maxaad kahelaysaa Ilaahay waxaad doonayso ee xumaana Gurigaaga Alle hakuugu keeno aamiin Aamiin
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 Ай бұрын
insha Allaah Guul iyo Midnmo illaahay uga baryaya Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, Guul Somliland, illaahaw Jabi oo illahaw Fashili Cadawga somaliland.
@nimcaanubaxle3041
@nimcaanubaxle3041 Ай бұрын
Magacaa hajiro sidaad ugu jawaabtay faarax macalina
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
🦮🦮🦮🦮🦮🦮🦮dameer macalin iyo kooxdooda waa ayda kuukuuyada
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Ilaahay baa ku filan Sharkooda iyo xaasidnimadooda Nin gardarani ma guulaysto
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 Ай бұрын
Yaah ma Faarax macalin ayaa sidaas ku geeraaray
@Lagubaray
@Lagubaray Ай бұрын
Farax macaliin waa nin darood ogadena oo kenyan, jeceela reerkasto somalia inaay gumaadan,taani waa sidu farax reerkiisu dagoodi u kenya ku guubaay inkabadan 5000 oo dagoodi iyo garee ah,iyago kadagalamaya yaanu jiriin Dad somaliyed oo waxidinkula qaybsada kenya, iyo ethopia ,warka farax waa war ogaden udhan yahay ama uu badankiisu qabo, halkana ictii-saam iyo samaroon iyo xisbiga wadani sidaasay ugu hilinayaan farax iyo daroodka kale,
@husseinaffey1780
@husseinaffey1780 Ай бұрын
Tell Farah Malin, first of all, to free the Somalis he represents in the Kenyan parliament from Kenyan security forces who are kidnapped daily tortured, and killed without recourses.
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Ай бұрын
Assistantion in lagu dilo weeye faarah macalin
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
INAANKAN YAAR YAA WAXA UU DEERTYE
@abdilahiciilmoge6616
@abdilahiciilmoge6616 Ай бұрын
Ilaahayaw cidna cadaw kumanihine cadawga naga qabo insha alaah
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 Ай бұрын
In qof kastaa soo hantaataco waa abaalka isaaqa ee markay jabhada ahaayeen intay dalkii qabteen dalka aan cidna xasuuqin oo cafiyey sidaana ku dhistay maamulkoodii oo lala leeyahay lagana badsadoba Waaxay maalintii ay qaxa ku jireen in la xasuuqo lk nasiib daro 32 kadib ayay dad noqdeen oo hadlayaan
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran Ай бұрын
Isaaqo waa doqmo aan aargoosi aqoon.
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 Ай бұрын
Rer soomalilnd gulysta ❤ mahamed adan dirir walaal gulyso ❤
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Ай бұрын
يحي الرئيس بشار الأسد وسوريا الأسد ربنا يحميك من جمهورية أرض الصومال
@hassandama3187
@hassandama3187 Ай бұрын
Asc halmaan hadal kuma jiree Ninkii aabihii dumaalay Bashar asad waa afsoomaali qaldan ninkii aabihii dhaxlay baad u jeeday sxb
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran Ай бұрын
👍👍 waa runtaa
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Labadii xaqdaro ku heshiisaa xaqay ku colowdaa
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
Taar TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp Ай бұрын
Warkaa jir taarow
@MumtaazCapdirahmaan
@MumtaazCapdirahmaan Ай бұрын
Tar.tvhore usoco inaadeer
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
SIRDOONKA SL FAARAX MACALIN WAY SOO AF DUUBI KARAAN EASY. NINKA DHAGAR QABAHA AH GACSNTA HALAGU SO DHIGO. SAFIIR BARWAANI KENYA HSKALA HADLO FAARAX MACSLIN
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
SAFIIRKA SOOMALILAND BARWAANI HAKA HAEL GALO. FAARAX MACALIN KENYA SAL FHIG HUWAN MAHA INAY AHAAAYO
@SleepyDesk-mn9lk
@SleepyDesk-mn9lk Ай бұрын
Sharkiisa alla haku celiyo
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Ай бұрын
Farxiyo calya wayneey alla ku nacye gaalka u xamaal dhereerka ha nala soo doonane
@manalcadey2688
@manalcadey2688 Ай бұрын
Farxiyo macalin ciil iyo cuqdad somaliland u qabo ayay la god galaysaa😂😂😂😂 ciiil u dhimo dhe nijaaska
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Ай бұрын
Farxiyo 😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdicash8787
@abdicash8787 Ай бұрын
Insha allah , kuwaaga ilaahay dhulgariir ha ku saleeyo amiin
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 Ай бұрын
Faarax mansuukh ku soco oo weliba adigu soo kac oo soo hogaami
@rodag7831
@rodag7831 Ай бұрын
Waa Kiinya iyo wadamada EAC laga dacweeye iin uu yahay argagxiso Farah Macalin oo la soo qabtaa. MD M Bixi Liiska Interpol ha la galiyo. Ninkasta lagu qabto argagxiso ha la shaaciyo.
@ahmedhaybe9764
@ahmedhaybe9764 Ай бұрын
Indheer garadban kumoodayay lakin waxad noqotay cuqdaawi caloolxun cidna waxmayeli kartide afka hayska xumayn
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Ай бұрын
Viva Bashar al Assad
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran Ай бұрын
waayo?🤭🤭🤭
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Ай бұрын
Madadka sucuudiga iyo dawladaha khaliijka iyo turkigu wax ku shubteen ayaad tahay​@@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@nathra7351
@nathra7351 29 күн бұрын
Wariyahan waa mid hadalka loosoo dhigo. Hj ciyaala suuuq
@aminadunkal7360
@aminadunkal7360 Ай бұрын
Somaliland Cadowgaa ha jabo, calanka tawxiidku ku xardhanyahay Illaahay ayuun baa wax yeeli kara ,Farax macalin haduu itaal hayo gumaysiga ha iska xoreeyo hala tabuna furihii naarta ayuu gacantaada ku sitaaye . SOMALILAND GUUL CADOWGU HA JABO ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
@ahmedsugule8045
@ahmedsugule8045 Ай бұрын
Ilaahay baa wax na feeling kara
@horijoogmedia
@horijoogmedia Ай бұрын
Reerkiisa ogadeen ha xoreeyo
@user-fd3io4qr5j
@user-fd3io4qr5j Ай бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Nin waalan ayaa laga hayaa Car igarta marka aan waalanahay….Waa Farah Macalin Cumaamadiisii ayaa lagu yidhi dhulka iska dhig Adoonyahow….Isaga oo Baarlamaanka dhex fadhiya markaa suu yidhi Yes sir…. Intaa udhaafi maayo Waa Khayran katiiran
@user-qg2vh1em3d
@user-qg2vh1em3d Ай бұрын
Dameer macalin kkk iminka magacaagii la helay hoostada la hel huuro
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r Ай бұрын
Isaaqa awooda waxba laguma maquuni karo afka waxa laga qaadi waa kursiga daarooda maxayadi sameya karta ama isha waxa kaga jari😢😢😢😢😢
@hindaomar4265
@hindaomar4265 Ай бұрын
Cagdheertu ciidna ma leh Calan na me leh CAABNA BOODHE HAYSKA CABTO
@Afguduud
@Afguduud Ай бұрын
Gebi ahaanba faarax Macalin waa iska Qalaaday wax xigmad ahna kuma hadlin
@hashim4226
@hashim4226 Ай бұрын
WAXA HADALKA FOOSHA XUN EE FAARAX MACALIN U JAWAABAY TAAR TV. Wuxuu ku hadlay maskax adoon oo lagu gumaysto Nairobi.
@IdirisMousse
@IdirisMousse Ай бұрын
❤❤❤❤
@fardusali5547
@fardusali5547 Ай бұрын
Darood cilaanyal adeerka Afweyan is dhahay isaaq xasuuq max kaa dhacay Dowlad Afweyan meel ku sheega
@Sirad47
@Sirad47 Ай бұрын
Faarax afyaxaasle meel xun baad ku dambaynaysaa. Waayo waddo xun baad haysaa. Inshaa Allah waxan arki doona dhawaan adoo aragxun ooy kugu ciirsantahay.
@SiyaadMaxamed-bv3wc
@SiyaadMaxamed-bv3wc Ай бұрын
Somali ogadeen baa ugu doqonsan faarax kenyati baa gumeysta sida bidoodka urartaan somali dhalad matihiid asalkii hore mazsaay cawaan ah baa eheyd goorme somaali noqotay
@hassanomar8696
@hassanomar8696 Ай бұрын
Marka dhaaftaan warka Faarax Macalin Xcoo itaal gabey, waa in ay Reer Somaliland is jeclaadaan, qabtaana doorosho xor iyo xalaal ah oo ka nixisa cadowgooda taariikhda 13/11/24, waana tii dalkeena u horseedeeysa aqoonsiga caalamka ee ay Horwood u tahey dawladda Itoobiya.
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran Ай бұрын
Haddii xisbiga waddani la doorto isagoo aan Farax Macallin, Cagjar, Huwanta, Somalia iyo Ina Geelle xabbad rasaasa ridin ayay Somaliland naagaysanayaan. Malaha sidaasaa wanaagsan si Isaaqu xasuuq uga badbaado oo dulli iyo gunnimo iskaga noolaado.
@hassanomar8696
@hassanomar8696 Ай бұрын
Somalilanderkii kasta ee karaya, waa u xalaal khaarajinta Biddaha Kenya ee 'Faarax Macallin X'.
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran Ай бұрын
Isaaqu ma yaqaan dilka! Ma Daarood baad moodaysa oo ciddii danahooda ka soo horjeedda khaarijisa. Bal Garoowe, Laascaanood iyo Xamar eeg inta siyaasi lagu dilo. Waxaan hubaa hadduu Hargaysa dhexdeeda hadalkaa ka odhan lahaa inaan cidi la hadasheen, haddii la xidhana 10 cisho dabadeed la soo dayn lahaa.
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli Ай бұрын
Doqonimo waa shilbaa layidhi 😂😂😂😂 farax macalin warkiisu waa noocaasoo kale ..
@tarikhcasha2136
@tarikhcasha2136 25 күн бұрын
Misaajidka anagaad ISKA leh waañu Soo soconaa
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
CAQLI DAAROOD!!!!!!.IN ISAGU GUMAYSI KU JIRO, WAR UMA HAYO!!!!!.
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem Ай бұрын
Thank you so much for all your vitriolic hateful spiteful threats .... This only makes us faster, better, stronger ..😅🎉❤
@fardusali5547
@fardusali5547 Ай бұрын
Adoon abahi iyo awoowgi 10 gumaysi ku jaray weyan ina macalin
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df Ай бұрын
Faaarax Macallin Macaluul, ma calooshaa xanuunaysa?
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr Ай бұрын
Faarax macalin waa kenyati kenyati dhalay
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 Ай бұрын
Miyaanu kamid hayn farax macalin kuwii dadkii su lahaa anagu kenyaan baanahay Aamiin tahayey😂😂😂
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Faarxa faatalow maa 5 kun baa weeli kuu haadha saan 50000 kun kaa baadan baa diisheen qaanisyow kinyanku adoonsada is xooree daarood baa suuna iyo waabeeyo ahaa
@amalos3435
@amalos3435 Ай бұрын
Dhamaan intoda badan baa amin san in Isaaq laxsuqo Farx macalin udhimo naceyb ka somaliland Waxa cadeyn ah naceyb ka ogaden ama yamyam iyo qadad weeyn Ina cagjar isgoo farinto abiy Ahmed sida,inacagjar somaliland afkisu uu odhan kari waayay
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r Ай бұрын
Doqonkii faraxa macalina maxaa ka qabasadaya kuukuuyadii gumayasan jiraya jiira laqataya buu noqodaye wuu ooyaaye 😂😂😂😂
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 Ай бұрын
Faarax soomaali hala kumaado ilaa ninku waa xasad
@cabdixirsiaden9302
@cabdixirsiaden9302 Ай бұрын
Waar somaliland 300000 oo kun oo qof baa laga dilay oo ay quusan waayeen markaasuu 5000 kun sheegayaa nacasnimadiisa waxan odhan lahaa faarax duufle kaalay adigu somaliland intaad soo kaxaysato cidda wax dilaysa ee aad sheegayso
@fardusmophamed6367
@fardusmophamed6367 Ай бұрын
Waar kii faarax macalin ee la yidhi lalahaa waxa dhalay mid gafuur culus sowkan hadlaya ee ceebeeyay reerkii laandheeraha ahayd ee ogaadeen ee somaliba ugu fiicnayd waar ogaadeen ha iska dilo kan
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Faarax doqon alle ayaa wax dila waxba ma qaadi kartid maxad isu xoreyn weyday adigu ximaar yahow dameerku dhalay
@JusminMuxumed
@JusminMuxumed Ай бұрын
Nacnac layaashu waxaaba qaadimaayaan ninkaa iyagoo madaxa labiskiisa lagu haysto yaakuyidhi soo qaado cumaamadan lagu leeyahay hayska caacleeyo dee.
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Ай бұрын
Ninkii tiisa daryeela ayaa tu kalena ku daray, isaga ah cabiid ayuu u soo hanjrbayaa Somaliland , cayuus haddii aad tamar hayso bannaanka iskeen, ama xidho af uraaya
@nimcaanubaxle3041
@nimcaanubaxle3041 Ай бұрын
Magical ha jiro taar tiifii
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Ай бұрын
Farax you cann nothing at us.this is not Kenya .
@dahiryareali7678
@dahiryareali7678 Ай бұрын
Hayaay wll miyaa lagu xiray waa adigii soo laabtey
@user-zf4xr2kp6p
@user-zf4xr2kp6p Ай бұрын
nin dameer uah Kenya muxu iyeli😂😂😂😂
@suziy154
@suziy154 Ай бұрын
Sarkhaan farah Macalin
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
50000 OO RER SL AFWEYNE 500000 AYUUU SIYAAD BARE KADILAY ISAAQ MAXAY TAADI KA QAAADAY QOWMIYAD 7000000 MILION AH 5 OOO KADIDHAA MAXAY TARI. SAFARADA SL KENYA HAWSHAA HS GASHO
@user-ye5vy1ug6x
@user-ye5vy1ug6x Ай бұрын
Faarax malin soo diyaargraw aaf shan kun is aragtaane.adoo kale hore ayey isu arkeen somaliland ninka haystana waad garanaysaa.
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Ай бұрын
Doqota calayada waynle iyadoon cidina is layn bay ooyaysaa maxay cid laysaa farxiyo dhareereey cag dheer xoree
@calicabdiismaaciil3974
@calicabdiismaaciil3974 Ай бұрын
😂😂😂 xaar wayne adigiibay kenya ku haysataa oo xagadanbe kaa garacaysaa 😂😂😂😂
@gelehildid4797
@gelehildid4797 Ай бұрын
Gadabuursi yeeli maayo in Ciise SITI LAGU SOO RARO DHULKA SAMAROON.
@IfrahMaxamed-ui9nr
@IfrahMaxamed-ui9nr Ай бұрын
Faarax macalin afka kamuu hadline meelkaloo huguntay weeye
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 Ай бұрын
Why you are interested farax number one who supported the killer siyad bare
@khadra27day12
@khadra27day12 Ай бұрын
5kun wax badan miyaa 50kun ayaa laba bil nalaga diley waa doqon iyagaa kiinya baqdin Kula jooga
@husseinduale9354
@husseinduale9354 Ай бұрын
yur waraabe doqon
@caliducaale464
@caliducaale464 Ай бұрын
Sirdoonada ethopia iyo somaliland waa inay faarax macallin dilkiisa iska kaashadaan oodhakhso isaga loodilaa waayo ninkani geeska africa amaankiisa khatarbuu kuyahay waa argagixiso
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
MAJNUUNKAN UU CEELAJKA KAA SOO KAXEEYSTE GURGURTO
@Shukri20267
@Shukri20267 Ай бұрын
Ku xigeenku Sharubo ma Laha waa caruur ama caano nuug
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh Ай бұрын
Ninku.jilicsanaa oo hadal dumar ayuu leeyahay 0.5 xafajo dawarsi family waligeed markay somaliland cid ay is hayaan ayaa la arkaa dhabar toogasho iyo basaasnimo ayay caan ku tahay xafajo dawarsi family 0.5 from ciise😮😢😅😢
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n Ай бұрын
Afweynaa afka ciida loo darey adigoo cagdhera amxaar iyo sawaxili ku dhufaaneen waaba hadleysaa aqon uma lihid somaliland
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 Ай бұрын
Nacaas Macaliin naagba uu taliisa somaliland ku diirtay
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | DAGAAKA RUSSIA | UKRAINE +
19:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 19 М.
KALAMAAN 24 AUGUST 2024
11:11
KALAMAAN
Рет қаралды 26 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 3,3 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 14 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 70 МЛН
Aug 25/2024 ኣቤት ጭካነ የቅልሎ ተኣምራት ዝኮነ ዓወት
18:04
Filfil Tv ( ፍልፍል ቲቪ )
Рет қаралды 7 М.
XASAN SHIIKH OO LA QABTAY SI XUN NAXDIN SIR FASHILANTAY
18:28
waridaad TV
Рет қаралды 18 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 141 М.
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 76 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 3,3 МЛН