Wararkii u Danbeeyey Maleeshiyo Beeleedo Soo Gaadhay Gobolka Awdal & Somaliland oo aan Ka war haynin

  Рет қаралды 33,871

Taar Tv

Taar Tv

17 күн бұрын

Пікірлер: 76
@princesshawd6859
@princesshawd6859 15 күн бұрын
Somaliland ilahay ba wata way jiraysa inta adunku jiro ❤
@fahiimae7336
@fahiimae7336 15 күн бұрын
Insha Allah
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 15 күн бұрын
Haa Lakin caqli xumadu waa lagu jaba
@saciid_iid
@saciid_iid 15 күн бұрын
Faarax macallin Isagoo cagdheera waxna iskama celiyo afka wuu ka waashay. Soomaalidii meesha joogtayna wuu ku diray kenyaatiga hadey soomaalida leyneysaa
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 14 күн бұрын
@@saciid_iidhaa layso sida sud Africa inaye yeelan baaye ahayde somali wanag kuuma ficni ee ❤😂
@maxamedcumaryuusuf9492
@maxamedcumaryuusuf9492 15 күн бұрын
❤KU❤SALI❤NABI❤MUXAMED❤SCW❤
@fahiimae7336
@fahiimae7336 15 күн бұрын
SCW
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 15 күн бұрын
scw scw ♥️
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 15 күн бұрын
Taar TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 15 күн бұрын
faarax macalin dadkan laga boobayo Nairobi xoolahoda mu u doodo cagdheer faa ido leh maan arag except ina ilay
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 15 күн бұрын
Mahamed adaan dirir walaal gulyso ❤
@colsiidaayeaxmed1086
@colsiidaayeaxmed1086 15 күн бұрын
Qodobada warka soo horaysii . Marka hore
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 15 күн бұрын
Muuse sland wuu ceebeeyay intuu cadawga suubaa salaaxayay ayuu dalkii bahdilay dulli
@aminajama160
@aminajama160 15 күн бұрын
maxamedabwaan2673 Wixii Somaliland soo fara gashada meeshay joogan ayaa lagu gubayaa, xataa muuse bixi, Calanka iyo ciida Somaliland waa loo dhamaanayaa, hadaanu nahay dhalinyaradii dhalatay 1990 kii ilaa 2000kii waxaanu diyaar u nahay inanu u dhimano calanka Somaliland
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 15 күн бұрын
❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤
@historynerd7549
@historynerd7549 15 күн бұрын
Scw❤
@hnoor4361
@hnoor4361 15 күн бұрын
Insha Allaahuye Faarax cagdheer Alle haku salido kiiniyaatiyinta
@jamalskp7280
@jamalskp7280 15 күн бұрын
JABUUTI WAXAY LEEDAHAY REER AWDALOW BURBURIYA NOLOSHIINA OO DIFAAC JABUUTI CAQLIGAA KA WARAN
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 15 күн бұрын
Fiqi miyaanu ogeyn Mustafa cagjar inuu itoobiya ka mid yahay kkk odeygu waa dawaq
@muxammad2413
@muxammad2413 15 күн бұрын
ASC,Mushkilladda galbeedka SOMALILAND xalku ma aha daggaal, Daggaalakunna dhinnacna umma roonna, Balse waxa la kalla yahay, Beesha dhexe iyo kufriggeegga oo weerrar ah iyo weerrar cellis, Markaa muuse iyo cidda dulmigga ku raacsan ayuu ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ka sokow xalku gacantoodda ku jirraaye , Berberra barriggeega ha ka iibbiyaan salliibbiyiinta , Xal nabbaddeed haddii ay doonnayaan , Oo beellaha galbeedka baddoodda ha u daayaan. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 15 күн бұрын
Goorma ayaa muuse dulmi ku hayaa awdal takale ma fahmaysaa dagaalka jabuuti wado in uu yahay badbaadada jabuuti iyo burburinta awdal somaliland lkn ogow somaliland way difaacaysaa dalkeeda shacabkuna waa diyaar
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 15 күн бұрын
Haduu maalinta huwanta cagta marinlahaa intuu u naagaynayay sland waa laga baqanlahaa
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 15 күн бұрын
Ciidan kamaandoosa ayaa loowyo cado ku teedsan.adigu masjidkan aan dhamaaneyn lacag u raadi taarwale.
@seed3966
@seed3966 15 күн бұрын
Asc war ninkii taar tv baryahan lama arak war qaranka aqoonsigiisii xagee marayaa🫵🫵🫵🫵
@jamalskp7280
@jamalskp7280 15 күн бұрын
ABTIGAY MAXAMED XAAJI IBRAAHIM CIGAAL MUUSE MA GAADHAYO RABOW U NAXARIISO AAMIIN
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 15 күн бұрын
Dameer dhargay iyo cidii dheh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 15 күн бұрын
Anigu waan filayaa waanan xaqiiqsanahay inay geelaha jabuutay iyo gurguurtaha xamar waxan kaloo kawalaacsanahay xukuumadan huruda ee umuuqata inaanay cashar kabaran 8bilood eey cadawga laascaano kadagaalamayay kubadhi taaraysay ay lahayd waanu idin sugaynaa intaad hubka soo kerdhisanaysaan ee ciidankana lagu lahaa hala dagaalamina fadhiya suga haysasoo hubeeyaan iyo wax lamida😢waxan kaloo kawalaacsanahay huwanta gudaha ee dagaalkii laascaano ciidan cod iyo calafba kutaageeraysay inay weli hawshii kujiraan geele iyo jabhada galbeedkana taageerayaan xukuumaduna ka hurudo waxaasoodhan hadaba sharcigii qabanlahaa calooshooda ushaqaystayaashan xaasaanada nagu hoosaasinaya miyaa lawaayay cumaamadan iyo koofiyad baclayaashan iyo axsaabtan kagudbay xayndaabkii soomaalilaan sharci qabta miyaa lawaayay😮😮😮😮😮???
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 15 күн бұрын
Anagaa garaadada soo dhaweynay waa lanasoo weeraray difaacbaanu ku jirnaa haydinka saarto
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 15 күн бұрын
Borama iyo ceeragabo isku malin aya laga saari qalbi madow inshallah
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 15 күн бұрын
Muuse laxoox dalka ma difaaci karo waayo araganimadeedii male
@user-ee3cr3kq8r
@user-ee3cr3kq8r 15 күн бұрын
❤❤❤❤
@SiciidDool-sc3mq
@SiciidDool-sc3mq 15 күн бұрын
qaranku jirimaayo sirdoon la,aan madaxtooyada adoo iska hurda ayaa laguugu imanayaa TAAR TV wasiirkii Agudaha ee cabdi raxmaan ciidankii muqdisho uga yimi xataa ogaana isna away waxaan kuu sheegayaa haday buurahaa soo gaadhaan cid allah abuurtay oo kasaaraysaa ma jiro dhulkaasna aqoon ayaan uleeyay
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru 15 күн бұрын
❤❤🎉
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 15 күн бұрын
jabuuti ma gaadhaysaan wax kale dadka u sheeg taar tv
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 15 күн бұрын
Maye waa runtis jabuti iyo somaliya iyo erteria meelksta jabhado ayaay kaga furayaan waana dawlad hub meelksta kaa soo amahan karta jayne iyo turki iyo Qatar ayaa siinaya muse caqli xumadisa baad somaliya iyo erteria iyo jabuti aay ku tashanayeen ayu kaligi isago xata Shacabki waxaba laa tashin yidhi waan bixinaya halag ayu daadki madax u galiyaaye i kamkana arinka haa kaa noqdo intye dhawdaye ama sidiisi afka haa tago walhi somaliland Waa laa iswaydiin
@abwaanmaxamedshafeec3569
@abwaanmaxamedshafeec3569 14 күн бұрын
Maxamed aadanaw Xayaysiiskan kadaa warka aad kasoo hormarinayso .!!! Xayaysiiska dhexda geli
@geeljire1658
@geeljire1658 15 күн бұрын
😂😂😂 Good news. aflaantii SNM way soo dhammaadeen. soomaaliya waa hal mid ah 😂😂😂😂
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 15 күн бұрын
Kkkk.iskajoog meshaa
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 15 күн бұрын
East west home is best.i think you have your own place us a clan or qabillqh
@inshamediaisha6321
@inshamediaisha6321 15 күн бұрын
Kkkk xalane horta ka so bax.putland somaliland jubaland wa xor. Ee adigu xalane ka so bax
@jamalskp7280
@jamalskp7280 15 күн бұрын
Ma somaliyaa jirta argagaxiso ayaa haysta ciidamada african kuna way ka bxayaan kkkkk
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 15 күн бұрын
Weriye malaha faarax macalin maad dhegaysane muu odhan kelmadaa lkn wuxu yidhi SLM waan layn lahaa
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df 15 күн бұрын
Futadiisa ha u sheego Faarax macallin wuxuu ku riyoonayo
@ohsaragfii137
@ohsaragfii137 15 күн бұрын
Waa tuma SLM
@Degmociise123
@Degmociise123 15 күн бұрын
Daarood kasta oo madax noqdaaba dhiig ayuu ku haliilayaa iyo inuu wax gumaado
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 15 күн бұрын
Kkkkkkkkkkii
@osmandahir5993
@osmandahir5993 15 күн бұрын
hhhhhhhh Ninka sarajooga ku habeediya
@MukhtaarReermagaal-l2l
@MukhtaarReermagaal-l2l 15 күн бұрын
😮😅😅
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 15 күн бұрын
Kkkksarajooga ku habeediya
@jamalskp7280
@jamalskp7280 15 күн бұрын
MUUSE WAA BILAA FICIL JABUUTI MA SIRBAY KA HAYSAA TAKALE WAA DOWLAD HURUDA OO DUSHOODA LAGU CAYAARAYO
@badrayusuf417
@badrayusuf417 15 күн бұрын
Ina biixi iyo ina kahin waxy iska celin waayeen nimaka barlamanka ee ma jamhaday iska celin shacabow diyaar garooba
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 15 күн бұрын
10:16 waar ka hadal jabuuti iska daayoo goosha cade wixii kaaga dhacay dadka u sheeg isaaq bay gumee
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 15 күн бұрын
Waxa jirta wax laayadha masalix kaa dhaxaysa dawalada oo dawalad kilyaa waxay donto kaligeed ku dhaqimi Karin sida wabiga niilka hadaye tirahdo Ethiopia anaa kaligaye cabaya oo xidhanaya cidkale taban mayso cidana kaa yeelimayso imika muse waxu ku dhaaqaaqaye waa ta baad waxa ku nool jabuti Ertaiya somaliya intasba yeelimayaan somaliya hubki waa loo fasaxaye adunko dhaan waye kaa soo amahan karta jayne iyo turki iyo Qatar ayaa siinaya meelksta jabuti iyo somaliya iyo erteria meelksta jabhado ayaay kaga furayaan adunko dhaana qawaniintisa somaliya ayu dawalad u yaqaana u laa jiraa Abyena waxaba kaama xumanayaan hadaye somali land baabado isaga daaniso waa isku daaye shacabki Sana waxu ku siijediyo baad ayaan idiin keenaya muse balayo iyo meelkstsba dalki galiyaaye hadu waxa grad yahaye haa kaa noqdo heshiskas hadii kale walhi waa baabi somaliland
@Degmociise123
@Degmociise123 15 күн бұрын
Waar wax aan la hubin ha sheegina Dee Somaliland ba wax badhi taara way haysa taa ha u wer werin dadkan ciil kii gacmaha la hayay ayaa ku gadhoodhsan 😬
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 15 күн бұрын
Mustafa cagjar inuu nin itoobiya ah yahay miyuu ilaabay xaafadi xaafad waxay ugu tagtaa waa xasarad
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 15 күн бұрын
Kulaha jaahilkani South sudan ah Guridaybayski qaarafa madaw wawr alle habaarka noma aqbalo xajii quus kama joogno a In
@ohsaragfii137
@ohsaragfii137 15 күн бұрын
Mu habaartamini ahbal yahow wuxu ujeeda imikay South Sudan tahay guridambays jeer wadan kale oo cusubi ictiraaf helo oo markaas noqdo guridambays sida Somaliland hadda ku socoto. Waad fahamtay sow maha..Fariid.
@Daher-o6g
@Daher-o6g 14 күн бұрын
Mr. Taar, don't get confused please! Somaliland nation will prevail... stop xirsi gaab tuug rhetorics...
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 15 күн бұрын
Kkkkkkkkk
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 15 күн бұрын
Muuse sland wuu ceebeeyay intuu cadawga u naagaynayay ayuu dalkii bahdilay inkaari haku dhacdo
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 15 күн бұрын
Sland waxa u taliyay dad cunada iyo khiyaama hantida umada uun yaqaana oon rag iska celin karin
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he 15 күн бұрын
Weriyaha runda sheka wan ku asc
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 15 күн бұрын
kuwan khalad baa loo ictiraafay bal may ictiraafan somaliland aduunyada 2 sacadood baa laga dariimi lahaa
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 15 күн бұрын
Waxba djobuti Somaliland kaqaadimaayaso
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 15 күн бұрын
Mesha Waa loo tashadye musa kaa danbeeyaaye talo xumadisa waxa somali oo dhaan baadi ayaa eeganayeen muse kaligi yaadha ana bixinaya jabuti iyo somaliya iyo erteria meelksta jabhado ayaay kaga furayaan waana dawlad hub meelksta kaa soo qadan kara caqliga muse iyo inaa kahin halku dhigaye
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c 15 күн бұрын
Doorashada hala joojiyo oo dagaal Somaliland lagu difacayo hala galo Hdii kale daadka ina qaadi doona😂😂😂😂 Maxamed kaahin ku dhicii cumar daahir lagu yaqaanay kama muuqdo War ciidanka qaranka iyo kuwa beeleed hada halagu dhaqaajiyo Meesha
@geeljire1658
@geeljire1658 15 күн бұрын
Dee aarmay ka dhacdaa wax baa baalahayga ayaacay 😂😂😂😂😂😂
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 15 күн бұрын
Toororg jabuti iyo somaliya iyo erteria oo wada dawlada adunk meelksta huk kaa soo qadan kara ayu muse madax ku galiyaaye ee kaa guur
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c 15 күн бұрын
Reer somalilander dagaalka jabhadaha jabuuti aanu ku biirno ee ka kaca dhalin yarooy fadhiga
@hadhowaakhiro4560
@hadhowaakhiro4560 14 күн бұрын
Warka benta ka Ilali max s0 hulshayi b0rma
@aliismael585
@aliismael585 15 күн бұрын
Kani been tii miyuu Bartay
@axmedcali9128
@axmedcali9128 15 күн бұрын
Beenaale nijaas nacas
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 75 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 11 МЛН
OOMAAR BARBAR OO NORWAY LAGU DILAY LIVE DAAWO
17:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 6 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 25 07 2024
13:06
Universal TV
Рет қаралды 5 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН