No video

Wararkii Ugu Dambeyay ee Dagaalka Galbeedka Siti Iyo Ciidanka Militaryga Ethiopia oo Gurmad Dalbaday

  Рет қаралды 27,719

SSTV

SSTV

Ай бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 43
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 Ай бұрын
Waxaa cajiiba ah kuwa somalida ah oo cadowgaa itoobiya hada uyeeranaya oo le kaalaya nagumeysta
@MedIltireh
@MedIltireh Ай бұрын
Guul guul somai❤
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Ай бұрын
Guul soomaligalbeed midnimadiina waa guul
@AbdillahiAhmed-d7k
@AbdillahiAhmed-d7k Ай бұрын
guul inshaalh
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 Ай бұрын
Ilaahey somali ha ugargaaro
@haydar378
@haydar378 Ай бұрын
Ethiopia 🇪🇹 imika was ay awood yar tahay ee Somali meel ha iska saarto
@abdimowlidmowlid454
@abdimowlidmowlid454 Ай бұрын
Guull somali
@guuguulemedia7379
@guuguulemedia7379 Ай бұрын
Hawl fiican ayaad u haysaan dad weynaha Soomaaliyeed halkaas ka sii wada hawsha 😅❤
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Ай бұрын
Ma sha allah guul shacabka iyo dawladda deegaanka Soomaalida guud ahaan gaar ahaan ciidanka deegaanka Soomaalida guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f Ай бұрын
Guul soomaalida guuleeyasata waligiin
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol Ай бұрын
Salam wariyasha sharaftale aad iyo aad bay tariqda ugalen dawlede degaka somalida madahdodu habalyo somalie midaysan ciid dagal kuhorjogsan karta majirto matana ethiopia cagaba kumajogto waha kulatalinaya xukumada reselwarah ethiopia inhu kahorlecdan shacbiga somalida guryohga kabarakacen sinabada ugulaman somalida ithopiya ugutimiday dhulkoogi allah kuberay magaca ethiopia ladhooho deganada somalida kahoreye haday kadhagaadegan garnaqsiga somalida dhulkoga hooyo iyo damaca bobka ah ee reselwarah ethiopia haa ogaado inu mesha kabicidono magaca ethiopia ladhoho somalidina dhulgoda iyo magacoda hadhidomo guul gobonimo viva ogaden viva darodwene viva issa
@user-pp2mj7dl1u
@user-pp2mj7dl1u Ай бұрын
Waryada idinku cadawga yaga aya tihin lakin anagu waxan idin le nahay cusbeya oromada iyo itobiyanka iyo canfartaba karbasha somali guulaysta inshaalaah from duriyada ❤❤❤❤
@user-mx3rl5xs8n
@user-mx3rl5xs8n Ай бұрын
Somalida madaxdeda aaway
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah Ай бұрын
Guul iyo gobanimo
@GalabXagaCaweys
@GalabXagaCaweys Ай бұрын
War hadeynan itoobiya na aqoonsan inaan jirno itoobiya ugaa soo guura anba afka ciida u dara
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 Ай бұрын
Soomaali iyada isdulmisaa oo ismarisay marka gaalka see kaga naxan illahoow soomaali hishis waraa siii soomaaiyaa hasracado
@hassanelmi5102
@hassanelmi5102 Ай бұрын
@user-lm8dh3ww2u
@user-lm8dh3ww2u Ай бұрын
Good
@user-ww2ev3io6i
@user-ww2ev3io6i Ай бұрын
Guul somali galbeed❤❤❤
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 Ай бұрын
Magaalo ciidan fadhiya shacab ayaa lagu celinayaa in la yiraahdo waa caqliyad liidata ee Itoobiya cadaawaddeeda muuqata waxba yeysan kuu dowladayn ee gumaysiga Itoobiya xoog halayskiiga kiciyo
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Ай бұрын
waxaan ugu baaqayna shacabka dds dawlada dds ciidanka dds iyo odayaasha dds in aan meesha lagu shirqoolin ciidamada iyo shacabka waayo waxay dawlada fadaralku xal keeni lahayd marki ay canfar lahayd siti oo dhan canfar baa leh ilaa maayso ayaan lenahay markay lahayen maxay itobiya uga hadli waayen gardaradi hore way ogayen way arkayen mayna ka hadlin hada maxaa loo kenaya cidanka itobiya waxaan ognahay in cidanka itobiya ay shacabka iyagu rarayen oo barakicinayen baabur bay ku rarayen waa lawa arkayay hadaba shirqolka halaga feejignaado. isku si ha loo laayo cidanka itobiya ee oromada ah iyo canfarta waa in iskusi loolaayo laakin shirqolka ha la iska ilaaliyo war hooy soomaliyey shirqolka ka diyaargaroba ogada itobiya ha aaminina ha aaminina dds ha digtonato
@venti9407
@venti9407 Ай бұрын
Imika dadaal halaga galo addis sidii ay u hirgalinlahay in lagu celiyo dadkii ka soo barakacay garbaciise,danlahelay....
@calasowcalas6583
@calasowcalas6583 Ай бұрын
TAN WAXEY CADDEYN MARKHAATI MADOONTA AH U TAHAY NECEYBKA SOMALIDA U HAYAAN OROMADA IYO AMXAARADA.
@abadidsaid5727
@abadidsaid5727 Ай бұрын
Saax❤
@ahmguh7989
@ahmguh7989 Ай бұрын
Nin lagu seexdow haseexan .somali galbeed
@Jigjiga-Tribune
@Jigjiga-Tribune Ай бұрын
Magaca Masculinta daya, Don't mention
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Bulshada deganka somalidu waxadmoda wali inaysanxaqiqada ogan deganada wadadalamiga iskuxirta jabuti iyo itobiya cidamarkihore kadanbaysay dagalki lagagararay somalida wa ismacil gelaha jabuti waisaga cida udidan degankas somalida waisaga cida canfarwaxlawada D.DH.itobiyana kuqanciyay wuxunakubedeshay incanfartu kababiso jamhad canfara jabuti mucaradkuah kudhumada dhulka canfarta jabuti udhow aynakusohubaynjiren shekada ah gadiidka wadadamara baydhibateyan somalidu gelakenay
@CabdixakiimMaxamed-eg5gb
@CabdixakiimMaxamed-eg5gb Ай бұрын
Midnimo soooli da deegaan ka
@OsmanheldiOsman
@OsmanheldiOsman Ай бұрын
Cagjar ku dar
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi Ай бұрын
Guulaysta somali galbeed anakuna ducadaan idin ku soo kabaynaaa
@user-mx3rl5xs8n
@user-mx3rl5xs8n Ай бұрын
Canfartaan xun waxey tahay maleh lkn waa gardaro garab og ee madaxdii somaliyed ee mamulka ethopia kujirta mey kahadlan
@runsheegxaqaani4742
@runsheegxaqaani4742 Ай бұрын
GUUL SOOMAALI GALBEED.. WALAALAYAAL SOO DOONTA QORYAHA SNIPERSKA, DRONES, ANTI- TANK, TABABAR IYO NOOC KASTA OO RASAAS AH. KELIYA NEEF NEEF GEEL AH ISKA SOO URURIYA (CIRTOOGTE BOSAASO, SOMALIA)
@Jigjiga-Tribune
@Jigjiga-Tribune Ай бұрын
mo
@abdigah5364
@abdigah5364 Ай бұрын
Waar bilaash ha u xiiqina . Cafar iyo Ciise waa dad walaal ah dal , diin iyo dhaqan wadaag oo isla deggen Ethiopia iyo Djibouti . Gobolka siti ee Ethiopia waxa wada dega dadka walaalaha ah ee Cafar iyo Ciise . M/weyne Mustafe iyo dawladda Federal republic of Ethiopia waxay ku shaqeeyaan distoorka Ethiopia oo caddaynaya in gobolka siti ka tirsanyey dawlad deegaanta Samara
@Pip_hunter
@Pip_hunter Ай бұрын
Sheeko aad heeyso canfarow , hadaa deegamada Somali dhaafi weeysid adinkaan dhamaaneysiin
@abdigah5364
@abdigah5364 Ай бұрын
@@Pip_hunter Awowgiin la gub sharci , distoor , itaal , waaqic iyo adduun war uma haysaan
@Pip_hunter
@Pip_hunter Ай бұрын
@@abdigah5364 canfarow cawaadka jooji, ahmare iyo oroma soo wada, Somalidii meel saartey 1977 ethoipia o dhan ayaad rabtaa adoo canfar ah inaad been been oga qaadi dhulkeeda, canfar waxaa ku fulin ciise hadii qowmiyaadka kale sida oromada iyo ahmara ay soo wadanin😎
@abadidsaid5727
@abadidsaid5727 Ай бұрын
Cuundufow
@guuguulemedia7379
@guuguulemedia7379 Ай бұрын
Hawl fiican ayaad u haysaan dad weynaha Soomaaliyeed
@user-fv8yy8uv8i
@user-fv8yy8uv8i Ай бұрын
Warwa cundhufo
@guuguulemedia7379
@guuguulemedia7379 Ай бұрын
Hawl fiican ayaad u haysaan dad weynaha Soomaaliyeed
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 22 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,8 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 42 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 11 МЛН
WAAR DAG DAG AH
42:52
Habar media
Рет қаралды 9 М.
WEERAR AFKA AH OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN IYO DOOD CULUS
47:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 91 М.
DOORO KII GURIGIISA KUCAJIBIYO | 3 WIIL vs 1 GABAR| GURIGODA TAGTAY
23:48
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 22 МЛН