WARAYSI AAN ARIMAHEENA KA QAADAY 14SANO OO YOUTUBER UU AHAA IYO 14 SUAALO XASAASI AH

  Рет қаралды 231,246

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Жыл бұрын

Пікірлер: 1 200
@camper7664
@camper7664 Жыл бұрын
Hadaad magaca Allah u jeedid like saar الله
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@suhaybmaxamed1479
@suhaybmaxamed1479 9 ай бұрын
Allahu akbar
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤☝️
@kingmoha8874
@kingmoha8874 Жыл бұрын
Scw scw
@zhakhurhefow9277
@zhakhurhefow9277 Жыл бұрын
Hada arimaheena ma channel kiisa ku fac ahay
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
@@kingmoha8874 WALAL QALI SUBSCRIBE IISAARA 👍
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 Жыл бұрын
Mahdsanid Queen Lkn mid ogoow saliga nabiga waa cibaado suno ah balse waa cibaado waajib ah inad is asturto
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Жыл бұрын
Welcome back legend hore usoco legend asad hagio
@juweriaa.omarhassan1299
@juweriaa.omarhassan1299 Жыл бұрын
14 Sano ka hor 3 jir ban ahaa anyway congratulations Arimaheena congratulations 14 Yrs anniversary #TEAM 27 Let's go 1.2M
@mahadhomedia
@mahadhomedia Жыл бұрын
Walaal asad hagio wuxuu haystaa 1m anigana xtaa 100boqol mahaysto wll si aan 1k ku gaadhi lahaa iga caawi subscribe isoo dheh
@juweriaa.omarhassan1299
@juweriaa.omarhassan1299 Жыл бұрын
@@mahadhomedia Waan kusoo dhahay walaal Asad Hagio Dadaal badan uu sameeyay buu halkaas ku gaadhay adigana dadaal badan hadaad la timaado waad gaadhay Ma jiro qof guushu la dhalatay Kaliya Dadaal badan Samee waad gaadhaysaa🥰😇
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
@@mahadhomedia Maashaa allaah dheh bisinkee maxaa kaa qaldan wll meelba lama gaaro haday xaasidnimo kugasho
@mahadhomedia
@mahadhomedia Жыл бұрын
@@xaliimacali5595 ma xasdaayo walaal mcn ee kaliya waxaan is barbardhigayaa sida aysan dad iigu xirnayn ee sugayaa isii dheh
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed Жыл бұрын
Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
@aragsaneey2661
@aragsaneey2661 Жыл бұрын
Aamiin insha’allah dhamaanteenbo ❤
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
@@aragsaneey2661 WALAL QALI SUBSCRIBE IISAARA 👍
@nimcoaragsan5977
@nimcoaragsan5977 Жыл бұрын
Aamiin amiin🤲❤
@NastexaXassan
@NastexaXassan 3 ай бұрын
Amiin yaarabi❤
@Canada.143
@Canada.143 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 😭❤🏰
@quenziman79
@quenziman79 Жыл бұрын
Scw scw scw scw❤😘
@drsamuu5469
@drsamuu5469 Жыл бұрын
Scw scw scw❤🥺
@ahmedbashi8832
@ahmedbashi8832 Жыл бұрын
scw scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@leilaqali8652
@leilaqali8652 9 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤
@juwachannel8011
@juwachannel8011 Жыл бұрын
Arimaheena 1m iyo kabadan wuu uqalmaa reer 27 aan gaarsiino sida ugu dhakhsiyaha badan🔥🙌✊
@samiiraabdulkadirmoha
@samiiraabdulkadirmoha Жыл бұрын
1.kalsooni 2.noqo qof naftiisa meel kasoosaarikara 3.xaasid hana noqonin Thans you're advice👏 Talo walaalnimo thanks both.
@yuusuftaaja
@yuusuftaaja Жыл бұрын
Wakahely wanadada 🥰🥺
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q Жыл бұрын
Xukumo points challenge inta ila jecel farta taaga ☝️😂
@mahadhomedia
@mahadhomedia Жыл бұрын
Walaal asad hagio wuxuu haystaa 1m anigana xtaa 100boqol mahaysto wll si aan 1k ku gaadhi lahaa iga caawi subscribe isoo dheh
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q Жыл бұрын
@@mahadhomedia heye wll waan kuusaray
@mahadhomedia
@mahadhomedia Жыл бұрын
@@Abeera_cade-s8q mhdsnid wll
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q Жыл бұрын
@@mahadhomedia ada mudan ❤️
@Updyrahman2
@Updyrahman2 Жыл бұрын
@@mahadhomedia congratulations 100 subscribers 😊inat io ina ka bandn 😇
@UbahahmedUbahahmed
@UbahahmedUbahahmed Жыл бұрын
Arimahena 1 million halagaarsiiyo hakahagranina waa legend waa dadkii ugu horeye somalida oo KZfaq furto 1 million io ka badanba wuu istahilaa 😇wn ku salamaya legend
@anhaarmohammedabdalla4267
@anhaarmohammedabdalla4267 Жыл бұрын
"Ku qurxista maalinkiina Saliga nebiga ﷺ"❤️
@yurubsaalax6253
@yurubsaalax6253 Жыл бұрын
14sano 1m ma gaarin wiilka gaarsiiya wuu mudnyhy inuu hlkaas io kabdn gaare🙏
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Ku Sali rasulkeena Mohamed scw ❤❤❤❤
@mahadhomedia
@mahadhomedia Жыл бұрын
Walaal asad hagio wuxuu haystaa 1m anigana xtaa 100boqol mahaysto wll si aan 1k ku gaadhi lahaa iga caawi subscribe isoo dheh
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@mahadhomedia
@mahadhomedia Жыл бұрын
@@bisharoabdulahihassen6755 wll subscribe isoo dheh mhdsnid
@sharmaarkeyare1439
@sharmaarkeyare1439 Жыл бұрын
Scw scw
@NimcoDayib-gz5oj
@NimcoDayib-gz5oj 5 ай бұрын
Scw scw scw
@FARHIAMOHAMED360
@FARHIAMOHAMED360 Жыл бұрын
Arimahena Hal shey an ka dhaxlay wana ka qatay "waqtigada ka faaideyso " Thank you 💯
@mohamedamiin2491
@mohamedamiin2491 Жыл бұрын
Woow gurigan indhaha ayuu uroon yahay keep going team 27👏👏👏👍
@omaraaniomaraani81
@omaraaniomaraani81 Жыл бұрын
Quranka idhaha uroon marwalbo aqari quranka wll guri indhaha uma roon waayo waa wax aad ka tageesida wllhi gurigaaga waaye 🏠🏡 in uu San qabriga kula galeenina gurigagaaga
@user-rn9nw4kj5i
@user-rn9nw4kj5i Жыл бұрын
Yeah caadi mahan m.a👍
@shamisali4599
@shamisali4599 Жыл бұрын
@@omaraaniomaraani81 maxaa u xasdee walaalo is jecel waye sababtas indhaha ugu ronahay qurankana melkasto uron yahay
@calimahdi2451
@calimahdi2451 Жыл бұрын
Arimaheena waaya arag dhamaystiran dhulka meelo farabadan cagihiisa soodhigay hada lagabilaabo waa gudoomiyaha yutubariska soomaliyed 👏🥰
@Apdillahi-cadaani
@Apdillahi-cadaani Жыл бұрын
Run Ahaantii Arimeheena Waa Nin Wax Garada Wax Badan Og Ku Daysho Mudan.
@ubaxcumar9746
@ubaxcumar9746 Жыл бұрын
number 1 somalia youtuber aaaaa khalaaas weeeye guuuleyso walaalaha aaaan jeclahay arimaheema hagio iyo asad hagio🥰❤
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 Жыл бұрын
Masha Allaah Arimaheena qof qibrad iyo aqoon dheer u leh KZfaqka Aabaha KZfaq waaye Allaha idin xafido ilma Hagio 🥺🥰🥺🥺
@caaishoqaasim5135
@caaishoqaasim5135 Жыл бұрын
Aniga waxan jiray 2009 7sano wlhi Arimeheena kobtiisa nooma gasho🖐maaaash alllh tabaraka alllh
@AmeliaJION
@AmeliaJION Жыл бұрын
إنها قناة اليوتيوب الوحيدة التي أتابعها وأنا كذلك لأنني لست أخثا يا شعب صومالي والله أنا احبكم في الله نلقى الله الجنة فردوس العلي🇸🇾🔥🇸🇴
@xajiali3717
@xajiali3717 Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@user-wo6iz7ho8w
@user-wo6iz7ho8w Жыл бұрын
ماشا الله يا اختي
@ubaxisak1531
@ubaxisak1531 Жыл бұрын
اامين حبيبتي الله يبارك فيكي ونحن نحب شعب صيريا والله ❤🖤🥰😥
@zuuaboukar2492
@zuuaboukar2492 Жыл бұрын
أيضا ونحن نحبكم يا حلوة ،الله يبارك فيكم ويسعدكم🫀🤍قد يكون لقائنا في الجنة الفردوس الأعلى.
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 Жыл бұрын
Imisa qof ayey haatadaan maqribnimo u tahay 👍 From Mogadishu🇸🇴❤️ Asad Hagio🔥
@nadiifoshibraahim6639
@nadiifoshibraahim6639 Жыл бұрын
lambar wan aniga
@opk9121
@opk9121 Жыл бұрын
me
@arwahussein1750
@arwahussein1750 Жыл бұрын
Aniga
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 Жыл бұрын
Aniga 05:52 iithy habeenimo
@Uluufochannel
@Uluufochannel Жыл бұрын
youtube.com/@somtutorial1684
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 Жыл бұрын
waxbarashada ugu fiicani waa ta aad isbarto ,waa aaminsanahay hadalka cumar ,aniguba softwares ilaa 12 gaadhayo oo shaqadayda aan u isticmaalo anaa isbaray(macalinka wakhtigani waa youtube)
@xamaada416
@xamaada416 Жыл бұрын
14 years and 1M magarin😭🥺
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@nastehoahmad
@nastehoahmad Жыл бұрын
Soomali xasidiin wayeh🤭
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Wa boqorka youtubeka arimaheena
@siciidmaxamed9846
@siciidmaxamed9846 Жыл бұрын
Arimaheena legend forever ❤ ♥
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@ashahenna9390
@ashahenna9390 Жыл бұрын
Arimahena Waa wiilka Ugu qalbiga Fiican Oo social Media ku jiro Dad Badan Ayaan asaga Ku Bartay Oo Soo saaray Wlhi wuxu u qalmaa 1m Ma ahan 100M in La gaarsiyoo Waa Wiil Fiican Dadaal Badan Ixtiraam Badan Walal Iyo Asxaaba Garab Istaaga Ma'sha'Allaah Arimaheena Sidaas Iyo Kasii wanaagsanba Waan Ku rajeynaa Waxaana Rajeynaa In Lagu Gaarsiiyo 1M in this Week In'sha'Allaah ❤
@mohasimba
@mohasimba Жыл бұрын
1m aan gaarsino arimahena please
@nimcofarhan5979
@nimcofarhan5979 Жыл бұрын
Masha allh walalhy Alle hayso kiin daayo dad is jecl oo Qalbi wanaagsan🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Abdullahi-Daacad
@Abdullahi-Daacad Жыл бұрын
GOAT Arimaheena legendary
@ibrahimabdi5989
@ibrahimabdi5989 Жыл бұрын
Laba Legend oo aan jeclahay.noolaada Amrimaheena and Asad Hagio. 👍❤️👌
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 Жыл бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ ❤
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@leilaqali8652
@leilaqali8652 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@fardowsacabdi6852
@fardowsacabdi6852 8 ай бұрын
soo dhig afkaaga isku dil
@Faizo_jano27
@Faizo_jano27 3 ай бұрын
Scw ❤
@abdulhiyusuf3941
@abdulhiyusuf3941 Жыл бұрын
Incha allh you will reach 1 or 2 million Arimaheen best man❤
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Wll please subscribe isar
@mhomedohmed4548
@mhomedohmed4548 Жыл бұрын
Asad iyo arimaheena talent ayaa ledihiin waxa thn laba dhalinyaro oo dadaal iyo juhdi bdn bixiyay sidaa heer ku gaadhi lahaydeen Wn idin jecel nahay walaalahayy ❤️
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@ikraanmacalin8317
@ikraanmacalin8317 Жыл бұрын
Role model brothers the end is amazing 🎉MashaAllah
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please subscribe isar
@bashiircabdi1856
@bashiircabdi1856 Жыл бұрын
Haddii qof Lejen yahay waa arrimaheena ✊
@exramzipoi
@exramzipoi Жыл бұрын
1 Mar kusali xabiibkeena muxamed scw
@asmaseadmss_jungkook9796
@asmaseadmss_jungkook9796 Жыл бұрын
Sanadkaan dhashey ayuu KZfaq samestay masha allah arimaheena waa qof dadaal badan runtii isagiyo ilmo hagio manta 1m wax tarimayso lkn waxan urajenaya cafimad iyo cimri dheer inshallah aad ayaad udaadalysa maskaxdadana ilahay hakuu barakeeyo I.a fanskeygu waa familkayga🥰
@xasan5251
@xasan5251 Жыл бұрын
Beerka kkkk
@xalimoyusufcali4123
@xalimoyusufcali4123 Жыл бұрын
Ala run badinida kkkk
@hodomohamed3648
@hodomohamed3648 Жыл бұрын
Mazha allah ana isago 10sano leh ayaan dhashay😅
@asmaseadmss_jungkook9796
@asmaseadmss_jungkook9796 Жыл бұрын
@@xasan5251 mxaa been a war database garo
@zurachbinhuzein9088
@zurachbinhuzein9088 Жыл бұрын
sᴀǫɪʀᴀ ᴛᴀʜᴇ
@abdikarim4579
@abdikarim4579 Жыл бұрын
Ninkaan Arimaheena ah 1Million iska Dhafee 1Billion Waa Uqalmaanaa Waana Gaaryay Xili Hore Sababto Billion Waxa uu ku garyay ayaa ah Dad Badan Uu Caawiyay ayaa hada hormar gaareyn Waligiisne Asigoo Sheegsheegaayo Ama Xumenaayo Lama arkin Qofka Raggane Waa Midkii Wax Kuu Qabta Waxne Qabso ku dhaho Bro Horey Usoco Waxad Ku Jirtaa Quluubta Dadka Wanagsan i.a
@JeeMisBoy
@JeeMisBoy Жыл бұрын
ALLOW RAMADANTA NAGARSII 🤲🤲🤲
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@queenhazel
@queenhazel Жыл бұрын
Amiin
@naimacigaal7007
@naimacigaal7007 Жыл бұрын
Runtii inta vedio so dawanayey waa vediogii igu samynta badna alle haydin xifdiyo wllo ❤
@sahraabdala9488
@sahraabdala9488 Жыл бұрын
Arimeheena waa wanaagi o qof ah💓
@canababdilaahi6246
@canababdilaahi6246 Жыл бұрын
Keep giong brother cafmaad taama cimridheer allaha nawada siiyo aamiin aamiin yaarabi asad walal ilahy lixaadkaaga hakuu soo celiyo awoodas Alle ayaa iskale
@hamdi9266
@hamdi9266 Жыл бұрын
Arimahena wuxu u qalmaa 20M ❤️😭😭
@ruweydahadem5179
@ruweydahadem5179 Жыл бұрын
Wlhi Videogan wan qiirooday walalo Is jecel🤝🏽❤ Masha Allah yaan laga ilaawin Family aad U wanagsan baad tihiin dhamantiin Runtii Arimaheena Hanbalyo bro❤
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Two my brothers asad hajio and arimahena another's levels best questions 💯💪👍😋
@ayanibrahim71
@ayanibrahim71 Жыл бұрын
Maasha Allah ilahy haku xafido arimaheena waa KZfaqr ka kaliya ee leh dulqaad daganaasho iyo ixtiraam aad baan kuugu duceeyaa markastoo ku arko sababtana waa imaankaaga wanaagsan Maasha Allah waligaa liibaan abwe 😍
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 Жыл бұрын
Beautiful brother's Hagio's family keep going legendarys MashaAllah TabaarakaAllah
@ahmeddacad8909
@ahmeddacad8909 Жыл бұрын
I'm first person markii ugu horeysy wow My brothers hormar wcn ❤️❤️
@abdiwahid5313
@abdiwahid5313 Жыл бұрын
Arimahen wa legend youtuber ah sbbto somali wa ninka barey in lacag laga sameyo youtube sbbto ma ahan mid xaasideya asxptisa dad kisa wllihisa yar io ciroole GOAT OF KZfaqR MAN HORE USO KU LE YAHAY WLL ARIMAHEENA✌️
@morsal_fanpio
@morsal_fanpio Жыл бұрын
Arimahena wa Ultra legend wlhei❤🔥
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@heemahsn2432
@heemahsn2432 Жыл бұрын
Masha alh family qurux badan walaalo qalbi fiican wanaag iyo talent isku haysto alh idin xafido ❤❤
@juweyriasiciid8357
@juweyriasiciid8357 Жыл бұрын
Waaaw Walalo Iz Jecel Waye iLama Xajiyow ILahy Hayzku Kiin Dayo Team 27 Go To 1.3m insha Alh
@daahirnuur6305
@daahirnuur6305 Жыл бұрын
Masha allah Lawo walalo oo qalbi wanagsan ilahey Ha idin desto Asad hagio iyo arimaheenah Keep going Legeds
@hamdaibraahin
@hamdaibraahin Жыл бұрын
Hamblyo 14 years 🥹 inta iyo inka badan ba waa is tahisha Arimahrna sabiscarab haladhaho Asxabeey plz 😩🙏
@maryamaabuukar9165
@maryamaabuukar9165 Жыл бұрын
Maasha Allaah 🎉🎉Hambalyo🎉🎉 Wllkey Arrimaheena Guul Wacan Ayaan Kuu Rajeynayaa Inshaa Allaah Comming Soon 1.2M❤ Inshaa Allaah Abwe Qaali Asad Xajiyow.
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@libanmohamedali9001
@libanmohamedali9001 Жыл бұрын
Waaw Walaalo saan isu xushmeeyo adinka ka hor ma arkin. Role model ayaa inoo tihiin . Respecting others is the biggest discipline.
@zamzamyusuf3356
@zamzamyusuf3356 Жыл бұрын
Wlaalo is jecel masha Allah Allah idin xafido dhamaantiina Asad iyo arimaheena 🎉🎉🎉🎉🎉
@hanideeq7571
@hanideeq7571 Жыл бұрын
arimheen waa qof qalbi wangsan o dhaliinyaro ah mshallh ah❤❤❤❤
@wadankawaakeeni2415
@wadankawaakeeni2415 Жыл бұрын
Finally 1.m.2 is here keep going our brother’s arimaheena and asad hagio never give up
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@ifraaxfaarax9005
@ifraaxfaarax9005 Жыл бұрын
2014 baan bartay ani
@wadankawaakeeni2415
@wadankawaakeeni2415 Жыл бұрын
Maxaa baratay? Waa yaabee
@khaalidkaraamo
@khaalidkaraamo Жыл бұрын
Areemaha the goat in youtuber somali 2017 ilaa hada waN kula socdaa sxp guulayso 10B iyo in ka badan waad mudan tahay walaalka weyn.😍❤️❤️
@halimayussuf3032
@halimayussuf3032 Жыл бұрын
Waaw good advice thank you brother Areemahena
@qanaciyeabdisamed6016
@qanaciyeabdisamed6016 Жыл бұрын
THE LENGEND KING OF KZfaqR👑♥️ arimaheena👑👑♥️
@gabarsomaliyeed856
@gabarsomaliyeed856 Жыл бұрын
Asad iyo arimaheena arimaheena miyaa weyn😳😳 maasha Allaah alaah idin dhowro😊😊❤
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Arimaheena weyn
@muunacadaani1626
@muunacadaani1626 Жыл бұрын
Masha allaah wllo is jecel alle hani barakeeyo caafimaad iyo cimri dheer ayaan idiin rajeynayaa guuleysta
@sabiriinsaed
@sabiriinsaed Жыл бұрын
Asoo ii socda examkii jmcda hdane wxa tihn kuwa aan jeclhy videoyadoda ina ku raaxeesto dawashadiisa, Anoo idin kle qaadin family #Hajio si weyn baan idin jeclahy idina taageera Guleysta idim Alle.♥️✊🏾
@haliimotawane6686
@haliimotawane6686 Жыл бұрын
Walahi arimaheena aaqil aaqli dhalay Waana ruux qalbi xaaran waana nin cokar ah waana nin wax badan laga faa iido mansha alah Hambalyo Hambalyo Abowe jir ooj abid insha alah waan kugutashanaa runti
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 Жыл бұрын
14 sano xita 1m magarin ala somalidan xasidin badana hambalyo arimahena ani 6sano bakula socda 😂😍
@yuusuftaaja
@yuusuftaaja Жыл бұрын
😁lkn talent o hestaa
@rayaanahmed
@rayaanahmed Жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭
@hamsemohamed5033
@hamsemohamed5033 Жыл бұрын
Ninkii ugu horeeyey ee youtube channel somali ugu hor furtay. Arimaheena 😅keep going legend 👋👊
@maxamadramadaan3838
@maxamadramadaan3838 Жыл бұрын
Asad hajio wll ilahy haku cafiyo takale ani waxa amin sanhy inadan nafo aadan ahey oo aad cago qurux badan ledahy walhi waa aamin sanhy I hope I hpoe ❤❤❤🙏🙏 guuleyso wll hadalka aya kugu badiye iga rali noqo ❤🙏 ASAD HAJIO CAGA DAHAB
@biniyamnuurhaaj6105
@biniyamnuurhaaj6105 Жыл бұрын
Masha Allah Two legends Asad hagio Arimahena Keep going
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@biniyamnuurhaaj6105
@biniyamnuurhaaj6105 Жыл бұрын
@@hudachanel2495 Ok
@zahramuuse968
@zahramuuse968 Жыл бұрын
Mansha Allah arimaheena qalbi saafi dhamaanteen sidaada oo kale Allah ka dhigo aamiin dhiira galiye ayaa noo tahay wllkie horay u soco
@hamdanadif1232
@hamdanadif1232 Жыл бұрын
Omg wlhii wiilkn arimaheena 1 million iyo wxka bdnba waa uu u qalmaa plzz ku caawiyaa wli ma niyad jabin keeb going brotherr from hargeisa 😌😉
@quruxsaninahaji
@quruxsaninahaji Жыл бұрын
Two legends Asad hajiyo and arimahena keep going 💪❤🥰
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@06k-malikk44
@06k-malikk44 Жыл бұрын
Arimaheena waa youtube barada aan ugu jeclahay ❤
@mydreamchannel3318
@mydreamchannel3318 Жыл бұрын
asadow waxan ku riyooday adigoo lugahaga ku istaagay ALLOW run noga dhig riyadaas🤲🤲
@hamzaesmail7865
@hamzaesmail7865 Жыл бұрын
Arimaheenow, shakhsi youtuber ah oo kula dabeecad ah wali ma arag, saxib horumar wacn insha allhu. Magalada burao ayn kaga so ducaynaya brother.
@amalabdullahi7064
@amalabdullahi7064 Жыл бұрын
the way he talks armahena amazing wlhi ilahey haku xafido i got emotional at end of the video masha Allah walalnimo his respect towards his brother mash Allah
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@cumarabukar7292
@cumarabukar7292 Жыл бұрын
Congratulations 🎊 to 1.2M boss Asad Hagio🙌 👏 ❤
@suuro223
@suuro223 Жыл бұрын
Wow Amazing guulaysta oo wada jira walaalo is jecel dadkuna jecel yihiin Talooyinkiinu waa noo muhiim maadaama aad tihiin dadk experts ku ah youtu.beka hor Umar fiicana kasameeyay. Gaar ahaan arimaheena
@Layla6793
@Layla6793 Жыл бұрын
Ma Sha Allah. I said before and I am going to say it again! Brotherly love. Walaalo Aad iyo aad isku jecel, il iyo cawriba la, aada
@salahjr88
@salahjr88 Жыл бұрын
Ku salin nagigena the best person ever the most knowled able and the shine created prophet Muhammed الله ☝️
@CabdiMalikyare1
@CabdiMalikyare1 Жыл бұрын
Can't wait to see our legend ARIMAHEENAi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@abshirxabiib2901
@abshirxabiib2901 Жыл бұрын
Thanks for your advice 👍🙏🏿🙌
@hibakhusein6939
@hibakhusein6939 Жыл бұрын
Mansha allah wllo ilahay ayaakugarab galay wlalahaas fiican kusiiyey alxm nimcada ilahay lamakoobikaro aadbaan ugu farxay adimadaada oodhaqaaqaya ayaan arkay asad mansha allah aadbaad uladantahay insha allah India wllo dad adiga kaasi liita iyo kuwo kulamida iyo kuwo kaaladnaa oodhaqaaqayey yacnii istaagayey ayaa waxloogu qabtay ilahay waxaaankaaga baryaya in shinbirkaaga hesho meeshudoonaba hanoqdee oocaafimaad taamakusiiyo adiga iyo intakulamidkaaba markastana ogow hadii ilahay nimcokaaqaday qaarbadan ookale oohaysatid ayaa jira xamdiga ilahay badiya waa naftayda iyo nafaha muslimiintaba waa iga dardaaran alxm
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 Жыл бұрын
WALALTINIMO is one powerful weapon walahi💯👌 Congratulations to both of you brothers ❤️❤️❤️❤️
@qozlyeoyaye9881
@qozlyeoyaye9881 Жыл бұрын
😅
@RIIRAASH
@RIIRAASH Жыл бұрын
Thanks Arimahena muqaalka sida lacagta KZfaqr logu xirto aniga abal ban kaga haya xata dadka iwaydiyo wan u Dira thanks legend 🫡
@maxameddacar5435
@maxameddacar5435 Жыл бұрын
Sidee loogu xirta wll
@RIIRAASH
@RIIRAASH Жыл бұрын
@@maxameddacar5435 sxb youtube Arimahena ayu Ku jira wa 2 muuqaal
@KING-HASSAN-OFFICIAL
@KING-HASSAN-OFFICIAL Жыл бұрын
Mashallah walalkeen arimaheena horey u soco daacadnimo ayaa horomar lagu gaaraa keep going brother Asad hagio keep going brother
@abdiabdulahi9429
@abdiabdulahi9429 Жыл бұрын
Mansha alaaaah asad iyo arimaheen dad aanjelclhy horay usocda Wall asad na ilahay cagihisii ha usooceliyo insha alaaa ducadena Mar un balagu aqbalidoonaa insha alaaah
@prettyrihaam3252
@prettyrihaam3252 Жыл бұрын
Inta jecel hormarkooda 🤚🥺😍
@feysalcusman3243
@feysalcusman3243 Жыл бұрын
Hadaad caafimaad qabto like 👍 iisaar wll
@sawturaxma5667
@sawturaxma5667 Жыл бұрын
Kabiirka KZfaq ka Aremahena nin wax bartay legends guuleysta ❤🔥
@nimcokyf
@nimcokyf Жыл бұрын
best KZfaq weye arimaheena shaqsi aad ufican guulyso wallkay 👍🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@zamzamgacalo119
@zamzamgacalo119 Жыл бұрын
The best video to watch is Asad Hagio keep going bro💯👏👏👏
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Please wllo subscribe isar
@nawiil__6854
@nawiil__6854 Жыл бұрын
legend arimaheena wlhi markan youtupe kise sub saaraaye wuxuu ma raaye 77k wan xasuustaa ila hadda wan ka socdaa keep up real legendry❤
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 Жыл бұрын
Maasha allaah ilaahay ha ini xafido ree Hagio marwalba waad naga farxisiin guulaysta waligiin asad Hagio iyo cumar Hagio maasha allaah
@yasminarab9297
@yasminarab9297 Жыл бұрын
M.A allaha ni dhawro aad ayan idan tageyra wllalo lagu dayan karo aya tihin inta iyo in ka badan ayan idin rajeenya anina wan jeclahy inan KZfaqrad noqdo on mar ahy hatoba idin la kulmo inshallah aad ayan idin jeclahy wllaldey ❤🥰
@fatxaali4615
@fatxaali4615 Жыл бұрын
I wish you long live both of you 👏👏👏👏👏🤞🤞🤞❤️🥰🥰✌️🤞🤞 you deserve more than this wow congratulations 🎊
@asmanuur6857
@asmanuur6857 Жыл бұрын
Happy💝💝💝💝💝💝💝💖💖💖💖💖💖💖🎁🎁🎁🎁🎁🎀🎀🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂📢🏆🏆🥉🥉🥈🥇🎖️🏅
@ApdiqaniAhmed
@ApdiqaniAhmed Жыл бұрын
Two legends 💜
@LuulshaMohamed-qm9nv27
@LuulshaMohamed-qm9nv27 Ай бұрын
Yuutuuba iisuubiya arimaheena oo aan kushaqeesabo mahii gara ayaan uqaba wll mcn in sha allha
@deeqamuuse7143
@deeqamuuse7143 Жыл бұрын
Wlhi waa wiil aad u qalbi fcn wa qof dadnimo iyo naxariis bdn leh wa wiil wanaagu aad ugu bdn yhy wllky qali Areimaheena hajio rabi haku xafido aduuyo akhiroba wanku jeclhy wllky 1 million iyo 2 million waad u qalanta wanad gaadhaysa wllo somaliyeed o ku jecel ayaad ka dhalatay anana ka 1 ah wll xafidullah mar walba wankuso duceya nolosha guulka gaadh so kle wllky an jeclhy Asad hajio wll mcn allah Wayne waaxidka ah labadada lugood hakugu joojiyo Hakuso celiyo lugaha cafimaadka iyo cimriga na allah ku barakeeyo wlloyaal ilma hajio wan idin jeclhy rapi haydin barakeeyo waxana ilaawino kle wllky Abdullahi o ah Walid iyo wllba guli ilma hajio gulaysta cadawgin ma idinka gulaysto allah idin jeclaado🥲❤🤴🤴🤴🤴🌎
WILL REER BURCO OO NA JAFAY ARIMAHEENA vs ASAD HAGIO
16:37
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 567 М.
15 SANO KA DIB WARAYSI AAN KA QAADAY ARMAAN | MIYUU XIRNAA
18:29
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 764 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 486 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
DEG DEG: FALANQAYNTA QAABKA DHIMASHADA ISMAACIIL HANIYA AY U DHACDAY
14:13
ABEERA DHUUSO BAABAB NOOGU DAARAY HHHH
8:15
Jack cadnaan
Рет қаралды 4,5 М.
WAREYSI LACAGTA JAAMACADA UU KA BIXIYO iyo TAN YOUTUBEKA UU KA HELO
12:20
Shiine Culay oo u garnaqay Ck, Arimaheena iyo Asad Hagio
10:59
Shiine Culay
Рет қаралды 95 М.
SARIIRTAADA BAALDI BIYO KU SHUB XUJOOYIN ADAG
19:25
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 423 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 486 М.