Waraysi BBC-du La Yeelatay Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Sanadkii 1967.

  Рет қаралды 159,875

Ramaasnews Online Tv

Ramaasnews Online Tv

11 жыл бұрын

Dib Ujaleec: Waraysi BBC-du La Yeelatay Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Sanadkii 1967.

Пікірлер: 109
@sakariyeaburahman
@sakariyeaburahman 6 жыл бұрын
Allow yaa dib nooleeyo Dunida nookeena Allow u naxariiso marxuum cigaal
@awildahir6738
@awildahir6738 9 жыл бұрын
Gees buu Marxuun Maxamed X. Ibraahim Cigaal Alle ha ku naxariisto
@harunsheikh8520
@harunsheikh8520 5 жыл бұрын
Allah una xariisto Marxuum Cigal
@abdikadiryousof3989
@abdikadiryousof3989 6 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto Maxamed xaaji Ibraahin cigaal
@saidojama1170
@saidojama1170 7 жыл бұрын
Ahmed osman saed marna lagama quusto naxaristi rabbi waxa imaan doonana alle ayaan u wakiilanay sida kheirka ku jirana allaha noo yeelo dhamaan
@mukhtarbashk9556
@mukhtarbashk9556 4 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto wuxuu Ahaa hogamiye
@amareveira9357
@amareveira9357 7 жыл бұрын
ilaahay ha u naxaristo xaaji ibrahim cigaale
@goomeyyare9831
@goomeyyare9831 6 жыл бұрын
amare veira a
@mowlidcabdi2150
@mowlidcabdi2150 6 жыл бұрын
Libaaxii afrika alle hakuu naxariisto adero
@kaysefarah8913
@kaysefarah8913 4 жыл бұрын
Alla Ha Unaxariisto Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahim.Cigaal Raysal Wasaarihii Somaliya Iyo Madaxweynihii Somaliland Dhidibada Utaagay Godka Lagu Janee Guul dhashuu Ahaa
@hibaibrahiim4666
@hibaibrahiim4666 4 жыл бұрын
Mashllh alle ha unaxaruisto
@mokhtar_barra
@mokhtar_barra 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto wuxuu ahaa geezi naga bxy
@amiibrahim274
@amiibrahim274 10 жыл бұрын
Tariikh buu ka tagay Cigaal haday dhaxal gal idiin noqonayso
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 4 жыл бұрын
Wadani buu ahaa rabi ha u naxariistee.
@TheQuranExplainsItself
@TheQuranExplainsItself 6 жыл бұрын
Allah yaa raxmah rag rag dhalay
@soomaal2997
@soomaal2997 9 жыл бұрын
Allah ha uraxariiso Ra'iisul wasaare: Mohamed Haji Ibrahim. NFD, wax weyn ayaa laga saarayaa balse Waa xaqiiqa inuu ruug-caddaa siyaasi ahaa.
@apdiqaniahmed1649
@apdiqaniahmed1649 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto .....ina cigaal
@somsaid8416
@somsaid8416 6 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto .. maxamad ibraahim cigaal
@abdoa7191
@abdoa7191 Жыл бұрын
He was a great politician and haters cannot falsify his bright history
@geeska
@geeska 7 жыл бұрын
Allaha u naxariisto!
@ummuismaaciil235
@ummuismaaciil235 5 жыл бұрын
aaamiiiin aamiiin
@ahmedhussein5998
@ahmedhussein5998 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@abdijamah7083
@abdijamah7083 8 жыл бұрын
Egal allah ha uu naxariisto
@camelboymo9455
@camelboymo9455 9 жыл бұрын
wuxu cigaal sheegay in uu dalka in uu badh maqanyahay oo ay tahay qodob dastuuri ah oo dastuurka ku qoran siyaad barena waxa uu ethiopia u saxeexay shirkii jabuuti in soomali galbeed tahay dhul xabashi si uu kursigiisa u ilaashado kkkkkkkkk
@omarjamaabdilahi9204
@omarjamaabdilahi9204 7 жыл бұрын
Alleylehe Boqor ayuuu ahaa
@Dabayl
@Dabayl 10 жыл бұрын
. M I Cigaal NFD wax alaale wax lagaga eedeeyo ma jiraan. Nin been taariikh ka dhigaya mooyaanee.
@user-iz2dy3nc5y
@user-iz2dy3nc5y 6 жыл бұрын
Godka lagu.janee geesi naga bixiyo guul dhashuu ahaa
@odaymaax6584
@odaymaax6584 5 жыл бұрын
Ala haunaxriisto aamiin aamiin geesubuu ahaa
@apdiqaniahmed1649
@apdiqaniahmed1649 4 жыл бұрын
Halkan waan khalday waxaan ka wadaa Maxamed xaaji ibraahim cigaal iyoCabdi Rashid cali sharmaarke laba masuul oo xalaal ah ayey ahaayeen...waxaana sita sharci daro ah ku inqilaabey Kaligii Taliye maxamed siyaad bare oo ilaa imika soomaali dhibta uu geystey ay ka bixi weyday ilaa imika 2020....Ilaahay haka abaal mariyo dhibta uu u geystey wadankii iyo umadiiba....
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
Ciidamadu tuugtii musuqmaasuqa iyo shisheeyaha u adeegayey ayay dalka ka qabteen
@abdiazizmohamedkher5887
@abdiazizmohamedkher5887 9 жыл бұрын
libaax ayuu ahaa wallahay hadalkiisu nool yahay aqoona leh
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 7 жыл бұрын
maxamed xaaji ibrahim cigaal geesigii Somaliland dhidibada utaagay Alle ha unaxatiiso
@hassannur8022
@hassannur8022 2 жыл бұрын
Waa waxii lagu dilay Abdirashiid Ali Sharmarke waxa uu Ka baxay Heshiiskii ay Ku heshiiyeen Raxanweyn, Daarood iyo Hawiye oo hadaba Muqdisho Ka Jira.
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 2 жыл бұрын
😢😢😢😢😢Ogaaden wat Aad Soomaalia
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Dadki hore show wax caqli yar bay ahayen
@Luqman4456
@Luqman4456 8 жыл бұрын
war aniga war bixinta waxaaba iga mashquuliyey codka wariyaha, fadlan qofkii yaqaan ha igu caawiyo magaciisa, iyo barnaamijyadiisa kale.
@abdulljama4591
@abdulljama4591 7 жыл бұрын
cismaan badawi weeye
@Luqman4456
@Luqman4456 7 жыл бұрын
mahadsanid mudane
@luliosm813
@luliosm813 7 жыл бұрын
Bin Ali mbbb
@Luqman4456
@Luqman4456 7 жыл бұрын
Wiil bari cismaan badawi maaha kaan doonayaa, waa ninka barnaamijka wada ee gadaal ka hadlaya
@abdihafidhashi6281
@abdihafidhashi6281 7 жыл бұрын
bin Ali wariyahan waxaad kahelaysaa barnaamij yadiisa SOLLAS MEDIA XUQUUQDA BARNAAMIJKANA WAXAA LEH SOLLASMEDIA ee ka eego
@rakbah.c
@rakbah.c 4 жыл бұрын
Geesi naga baxy god ka lagu janee gop buu ahaa
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 4 жыл бұрын
The saddest thing about betrayal is it never comes from your enemies. I was born 1969 in Garissa now Kenya. I remember as a 2 year old our Malitia faction operating in our location expressing distaste towards Cigal. I could read their facial expressions. Cigal had signed a MOU with the Kenyans. He was badly educated because he was being used as an emotional tampon and had no the NFD community self interest. The enemy knew they could use him against his own people. At least he should have remained to be neutral and left the freedom fighters to sort out with the Kenyans. He wasn’t a material let alone a shroud politician. The psychological swaying he had caused is irreversible to this day.
@a.m.9096
@a.m.9096 11 ай бұрын
Lol did he really do a bad thing? Are somalis in NFD kenya not living a better life now than somalis in Somalia, or would you have liked to be part of a failed state for the last 30 years? Has NFD not seen massive amounts of infrastructure development as being part of kenya the last 60 years compared to the rest of Somalia.
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 11 ай бұрын
@@a.m.9096 He was a colonial coon and a Eurocentric. Africa will thoroughly decolonize one day. You can not live in two continents, you either African or European. Education must be decolonized so people will only speak their mother tongue.
@maniiraaxmad4630
@maniiraaxmad4630 6 жыл бұрын
Hakuwalan maxamad Xaji ibarahim cigal odhintay Hada utiliya Xamar iyo bari somalida dhabta Wawa qoyi
@abdoa7191
@abdoa7191 Жыл бұрын
He was Conservative by promoting businesses and jobs.
@abdullahielmi6257
@abdullahielmi6257 7 жыл бұрын
Raiisal wasaarihi, hore Jamhuuriyada Soomaaliya,marxuum maxamed ibraahim cgaalALLAHA u naxariisto,waxa uu runtii ahaa rugcadaa ,waxaa u dheeraa,aftahanimo.sida xiligaasi fog,uu u hadlaayo,ayaad ka fahmikartaa.WAxaano rajaynaynaa,in dalka Soomaaliya uu dib,u soo dhismo,noqdo,dal iyo umaddmid ah,oo la tartanta,dowladaha dunida maatay ka jira.
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Qabil dal lagu shegyo imika igu horysa
@munomohmed1437
@munomohmed1437 3 жыл бұрын
Ader ilahay ha ku naxaristo lakin waxa yaaba adigo madaxwayne heli karaya maxaa u jeclatay in lagu xukumo wa arin aad aad ugu kgaldantay anagana khasare bno kenay
@abdulkadirmohamedahmed6858
@abdulkadirmohamedahmed6858 9 жыл бұрын
Waa kuma weriyaha Barnaamijkaan noo soo qaddimay? uma jeedo ninka wareeysiga qaadayo ee waxaan u jeedaa ninka barnaamijka furay
@abdulljama4591
@abdulljama4591 7 жыл бұрын
cismaan badawi waa sawirka midig ninka ah
@fismail788
@fismail788 4 жыл бұрын
Ninka Barnaamijka daadihinaya waxaa la yidhaahdaa Cabdirashiid Maxammed Xaashi (Duqa). Wakhti xaadirkan (26/10/2019) waa Aggaasime ku xigeenka Warfaafinta Madaxtooyadda Soomaaliya. Ninka se warraysanaya Marxuum Cigaal waa Dr. Osman Badawi oo mudo dheer ka tirsanaa BBC.
@faska12
@faska12 3 жыл бұрын
Dr Osman Hasan Xaaji Mahmoud ( Osman Badawi) waa Maxamud Xassan walaalkii
@maryanshaikh9955
@maryanshaikh9955 6 жыл бұрын
Somaliya buu haa land iska daa naxariisti rabi allaha siiyo
@shadowlightuser9100
@shadowlightuser9100 8 жыл бұрын
Somali music
@raxeyeyare9286
@raxeyeyare9286 5 жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariisto adeerkay
@sadikmohamedali6942
@sadikmohamedali6942 4 жыл бұрын
Markaa kanimaano cigaal bal eeg sida uu wariyaha su'alaha u dhigayo oo u kumijinayo lahanshaha wadanka. Hadana eeg kuwa wareysiyada qaada marka ay warka sotabinayaan cajaa'ib badnaa
@hassanmohamed2321
@hassanmohamed2321 6 жыл бұрын
Ale h u naxaristo cisman sugulle & p.m Egal
@cabdicasiis9836
@cabdicasiis9836 5 жыл бұрын
Allah ha U Naxariisto the former prime minister of Somalia Mohamed Ibr. Igal
@mohamedabdi5910
@mohamedabdi5910 5 жыл бұрын
@@cabdicasiis9836 mansha allh
@mohamedabdi5910
@mohamedabdi5910 5 жыл бұрын
Ilaaheey janada hagaliyo
@mohamedabdi5910
@mohamedabdi5910 5 жыл бұрын
Aamiin
@ibrahimcabdilahi3181
@ibrahimcabdilahi3181 5 жыл бұрын
@@mohamedabdi5910 Allah akbar
@abdihafidhashi6281
@abdihafidhashi6281 7 жыл бұрын
war yaadha dhawra siyaasadda saxaafadda iyo xushmadda mareegta caalmka ee internetka SOLLAS MEDIA ayaa leh barnaaamijka manasheegaysid xataa CAADIFAD REER NIMO INTAAD UQAADATID BARNAAMIJYADA AYAAD DHIGAYSAA BOG CAARO KABUUXDO KAXISHOOD SAXAAFADDA IYO UMADDA NIYADDA FURAN!
@abdullahiguledmohamed7657
@abdullahiguledmohamed7657 5 жыл бұрын
Weriye RuuGcaDaa aqoonyahan osman hassan hagi omar osman badawi oo imika degan switzerland Geneva ayaa waraysigan ka qaaday Raiisal wasaare mohamed hagi ibrahin igal 1967
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 5 жыл бұрын
Somalida dhabta ahi waa reer waqooyi walahi lkn gunta qaadaad wayn maxay dheemanta qarsoon ka taqaan
@gardiid
@gardiid 4 жыл бұрын
Wixii aan isaaq ahayn ma qadaadweynba
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
@@gardiid ha
@gardiid
@gardiid 3 жыл бұрын
@@xisaabiyosaynis8479 okey cadayn uu keen hadalkada
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
@@gardiid zxpow anu ben kumasheegayo lakin wixi koonfur xiga ladhaha horta
@gardiid
@gardiid 3 жыл бұрын
@@xisaabiyosaynis8479 okey horta areygan qadadweyn waxaa isticmimaalay sayidka Eebe hajaneye wuxuuna uu isticmaalay ciidamadii ajanabiga ee ingriska ee asaga ladagalamayay Waxaa dhawahan isticmaala dad isku shega inay yihin reer sheikh isaaq duryo wadaad ku abtirsato iyo cay waxaa iska galay magaranaye ani e !!! Gunaanidkii ogow sxb areygas asal ahaantisa inuusan soomali loola jeedin gebi ahaanba
@abdoa7191
@abdoa7191 Жыл бұрын
NFD was joined to Kenya in 1963 when Abdirasheed was president and Abdirazak Hussein was PM so Egal has nothing to do with this issue but he started negotiating in diplomatic manner. Those spreading fake history are the followers of facists regime of Afweyne who came to power illegally and on gun power and was forced to leave office on the same gun power.
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Dalka maqani muxu aha
@Gio19910
@Gio19910 9 жыл бұрын
Ileen xukuumadahaan tirada badan cigaal Aun baa soo bilaabay , walee ninkii naga qabtay qaskii iyo jahwarerkii , qabyaaladii iyo eexdii xukuumadihii dhaciifka ahaa , aan iraahdo dhamaan ciidamadii qalabka siday , qaas ahaan Jaalle siyaad Aun , ninkaas baa mudan Amaan....
@geeska
@geeska 7 жыл бұрын
Juja juga Siyaad Barre wuxuu ahaa keligii talis una horseeday dhibta maanta soomaalida haysato isagaana yiri qabiilka hala duugo laakin ku dhaqmay qabiil waa balaayo Alle na dhaafiyey!
@hasanabdisalamibrahim8354
@hasanabdisalamibrahim8354 7 жыл бұрын
Juja juga siyaaad ayaa dumiyay jamhuuriyadii curdunka ahayd
@husseiosman9448
@husseiosman9448 5 жыл бұрын
Hahahah
@madinaali5250
@madinaali5250 11 жыл бұрын
ha ku mash quulin wax hore looyidhi hana ku fekerin inay isku timaado Somali
@samataryasin5900
@samataryasin5900 10 жыл бұрын
anagu sidasaanu somali u ahaynee gafka kadaaya somaliland somaliland ka hadha way goosatee abaal kiinu waakii noqday inaad xasuuqdan somaliland dadkeeda somalinimo haynaga dhaxayso
@mohameddahir4463
@mohameddahir4463 5 жыл бұрын
Cid kuu baahan malahane hargaysa biyo ku filnaysii waryaaa
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
Cid lugaha ku haysata ma jirtee adigaa dhulkale u hanqal taagaye
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 7 жыл бұрын
ka tanaasulid NFD! KU DHIIRASHO QABYAALADEED SABABTEYNA DILKI MADAXWEYNAHA AUN!! FULIN QORSHI B EE GUMEYSIGA KU TAGRI FALIDA HANTIDA UMADA DHAQAN DUMIN.
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 7 жыл бұрын
WAARIMEYSIDE WANAAG faqash
@maxamudfaarax7600
@maxamudfaarax7600 5 жыл бұрын
Raayswasare maxamed xaaji cigaal geesi somaliyed ma dhimaan taarikhdisi ba lagu faanaya oo la dugsanaya hadalkisa qura ba cadowgu iyo daba dhiliifku ka didaya
@omarnoor6237
@omarnoor6237 4 жыл бұрын
@@maxamudfaarax7600 HASEYEESHEE WAXEEY SI XUN UGU TAKRI FALEEN HANTIDII YERAYD IYO AWOODII QARANKA ISAGA IYO WASIIR YAASIIN NUUR XASAN
@nihalyarey8435
@nihalyarey8435 10 жыл бұрын
Soomaali liya soomaali baleh
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 2 жыл бұрын
Republic of somaliland waxa leh somalilander ka
@abdoa7191
@abdoa7191 Жыл бұрын
Faqash uraaya tahay oo cadowga Soomaalida
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Ma darodka kenya iyo itopiya dagan ba dalal noqday
@faisalabdi9029
@faisalabdi9029 7 жыл бұрын
geesigi somaliland
@abdulqanimoha187
@abdulqanimoha187 7 жыл бұрын
faisal Abdi wuxu ahaa geesi Somaliyeed
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 7 жыл бұрын
Mr. Khani Moha same
@maxamedxasan1501
@maxamedxasan1501 6 жыл бұрын
Ilahow kuu naxariiso
@TheQuranExplainsItself
@TheQuranExplainsItself 6 жыл бұрын
faysal abdi if it's the same then why try be tribal
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 3 жыл бұрын
Cigaal kamid muu ahan budh caddii snmta
@claahisaalax3775
@claahisaalax3775 6 жыл бұрын
allaah haw naxa riisto
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
DENI IYO ITOOBIYA
9:36
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 182
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
KHUDBAD XAAJI MAXAMED CIGAAl ALLAHA U NAXARIISTEE.
9:16
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 82 М.
WARIYE CABDULLAAHI XAAJI & SIYAAD BARRE MAXAA KALA QABSADAY?
37:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 168 М.
TAARIIKH  KOOBAAN HALGAMAA MAXAMED XAAJI IBRAHIM CIGAAL 3
3:41
Somali National Television
Рет қаралды 9 М.
TAARIIKH 1960: Wareysi Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal u siiyay BBC
4:00
SIRTA EREYGA, Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi-Qays ) Qaybta 3-aad
33:19