WARAYSI GAAR AH ABDI DHAANTO MARKHAATIGA-NOOL ( TAHRIIB US )

  Рет қаралды 98,700

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Жыл бұрын

FANAANKA ABDI DHAANTO OO TAHRIIB MARAYKANKA KU GALAY | XOG CULUS OO XASAASI AH!
Sudan crisis: Further fierce fighting as clashes spread
Fierce clashes have been reported across Sudan as fighting between rival armed factions continues to spread.
The escalation came on the second day of clashes between the army and Rapid Support Forces (RSF) paramilitaries which have now left at least 59 dead.
The Sudanese army said it had taken hold of RSF bases in Port Sudan, Kasala, Kadaref, Demazin and Kosti.
The RSF claimed to occupy sites in Omdurman and Darfur, as well as Merowe Airport in the north.
But later accounts indicated that the army had regained control of the airport, with the military saying they were dealing with "small pockets of rebels".
Witnesses in Sudan told Reuters news agency that the army appeared to be gaining the upper hand in the country's power struggle after blasting RSF bases with air strikes.
Earlier, the two sides observed a temporary humanitarian ceasefire to allow the wounded to be evacuated.
It followed complaints from doctors' unions that it was difficult for medics and sick people to get to and from hospitals while the fighting was raging.
Shock and anger in Khartoum, a city not used to war
A simple guide to what's going on in Sudan
The brief pause in the fighting came as a chorus of international voices called for a permanent end to the violence.
Kenya's Ruto to deal with those involved in criminal activity during protests
Kenya's President William Ruto on Tuesday warned he would deal with all those involved in criminal activity during Monday's protests, he said during a visit to Germany.
Police fired teargas and water cannons at stone-throwing supporters of opposition leader Raila Odinga on Monday during a second week of protests against the government and high food prices, with one person shot dead in the western city of Kisumu. In separate incidents on Monday, unidentified people vandalised a property belonging to Odinga's family and another owned by former president Uhuru Kenyatta, who supported Odinga in last year's election, Kenyan media reported.
Former President Donald Trump has been indicted by a New York City grand jury
Trump supporters outside Mar-a-Lago after indictment
Mr Trump, 76, is the first serving or former US president to face charges..
Who is Stormy Daniels and what did she say happened with Trump?
Former President Donald Trump was indicted in New York City
Protests in Israel after Netanyahu sacks defence minister
Israeli gun ownership rising as violence surges
Israel protests continue despite delays to legal reforms
Bashir Abdi | Abdi Nageeye Rotterdam Marathon
Raila Odinga on anti-government protests in Kenya
France pension reform protesters clash with riot police.
Mass Israel protests after Prime Minister Benjamin Netanyahu fires defence minister
Join this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv
Join this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv

Пікірлер: 176
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Жыл бұрын
FADLAN | SHARE | LIKE | GUULAYSTA THANKS
@musecabdi1036
@musecabdi1036 Жыл бұрын
Soomaaliya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ anagaa ku dhimanayna
@shadiyaamuun8336
@shadiyaamuun8336 Жыл бұрын
I Can't wait to see and hear
@habibabintiali6428
@habibabintiali6428 Жыл бұрын
Assalama Caleykum Waraxmatullahi Wabarakaatu. Allah ha ka badbaadiyo Dadkeena iyo Dalkeena. Burcadka noockasata eey yihiin. Allahuma Amiin
@muktarhaji7308
@muktarhaji7308 Жыл бұрын
Allah haduu kunabad keeno wadankaaga iyo dadkaaga wax utar Insha allah 2010 baan soo maray dhulkaas wagaas maxumeen lakin hada waa isbadashay baan filayaa wadadaas ee walaalow dalkaaga iyo dadkaaga wax tar illahna talo saaro waa barakoobeysaa😊😊
@mascudgacal6227
@mascudgacal6227 Жыл бұрын
Sharci Ina hesho meeqo sano ayeey kugu qaadatay
@xamdiahmed6343
@xamdiahmed6343 6 ай бұрын
Ilaa wadadani weligeed bay furnayd sharci ma heshay walal
@muktarhaji7308
@muktarhaji7308 6 ай бұрын
@@xamdiahmed6343 haa 2011 wll wagaas waa ka fududeed
@MH__1__MH
@MH__1__MH Жыл бұрын
Welcome to america qof kasta oo soo galaa la dhahaa micnaheeda waxa fahmeysaa muddo ka dib waxa laga wado , markaa fahantid , wareysi in lagaa qaada fiican
@ZAKYAREE
@ZAKYAREE Жыл бұрын
Yes sir
@Bigaax1
@Bigaax1 Жыл бұрын
Maxaa laga wada marka
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 Жыл бұрын
😂😂😂😂 wllhi anagey😅 nagu dhacday
@fmnews8786
@fmnews8786 Жыл бұрын
😁😄😆
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Wareysigan laftiisa ka caawinaya sharciga in aad Alshabaab kaso baxsatay waayo ma jiro qof run sharci ku qaatay bro ninba ninkuu ka benaalaysanyahay ee ka indho adagyahay buu sharci ku helaa,
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Waa diyaar bro sharcigaagi Mareykan well come USA
@abdinurelm3551
@abdinurelm3551 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh
@abdi30
@abdi30 Жыл бұрын
Thanks
@Amiiyajoy
@Amiiyajoy Жыл бұрын
Abdi dhaanto nolol qurux badan ban ku rajeynayaa walalkey
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
Cabdihafid Jamac 🎤 IYO Cabdi Dhanto Alxamdulilah Hadi aad Nawad tagtay Ani Marka Cadeey 💕 Ban u xiisay TOLOW Lottery Malo xaresan kara marka cadey to weedow wedow wa halkan joge
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Marka cadeey wa meel jeclahay inaan mar uun tako
@muhumedadulle6059
@muhumedadulle6059 Жыл бұрын
Abti alxafiid salaamu allahi aleyk
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Жыл бұрын
Calaykuma Salaam Abti.
@musecabdi1036
@musecabdi1036 Жыл бұрын
Walaahi xamar ayaa ka amni fiican maraykan
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
WLH waa runtaa
@jibrilabokar9274
@jibrilabokar9274 Жыл бұрын
ABDI XAFIID WAREYSIYADAN INAAD GAB KA DHAHDAAN BAA WANAAGSAN QEYB HAKA NOQONINA INEY DADKA NAFTOODA SOO HALIGAAN MARKA LA DAAWADO DAD WALIBA BULSHADA TAQAAN DAD BADAN BAA SI KA FIIRSO LA’AAN AH QATARTA U SOO BAREERAYA QEYB HAKA NOQONINA IN DALKA DADKA LAGA XAALUFIYO NAFTOODANA HALIGANTO
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 Жыл бұрын
Shalay sawkii dawladan u ololaynaayay muxuu maanta somaliya uga cabanyaa oo waa amni daro uhayaa waar dhalinta hawaalin dhe tahriib naf malehee
@sharmarkesiciid7606
@sharmarkesiciid7606 Жыл бұрын
Codka immigrationka u baahan mida xigta wadamada waa 4 wadan uun dadkii horaa 10 wadan mari jiray nagregwa hundrus guantamala mexico
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
meeqa fanan joogto asiga tahriibow xiisa u qabay wllkey cabdi dhanto
@adama2578
@adama2578 Жыл бұрын
WUU ISKA HADLAYAA XAMAR HADDA WAA NABAD, CABDI DHAANTO MARKIISII HOREBA REER JIGJIGA AYUU AHAA , HADDAY SHABAAB HANDADAAD KU HAYEEN JIGJIGUU KU NOQON KARAY. ALXAMDU-LILAAHI XAMAR CADDE WAA NABAD 90 PERCENT.
@Daruuromedia
@Daruuromedia Жыл бұрын
Beenlow iska dhaafe in alshabab ku dulmido Dowlada ayaa ku dileyso, the worst country
@baahiye2479
@baahiye2479 Жыл бұрын
Nabad xamar taallaa majirto ciyaal weero ayaadan ka baxsansyn intaan waxkale la gaadhin
@abdulkaadir_ak9891
@abdulkaadir_ak9891 Жыл бұрын
Somali in in ay is taageerto ayaaa fiican lkn Comment negative ah hadaan ka sameeno maxaa fa’ido ah inoo sameenaysa? Anagoo ku taageeri karno Comment positive ah asna caawinaad ugu noqoto
@hodandahir2834
@hodandahir2834 Жыл бұрын
laandheere iyo laangaabo weyso caraarayan mana raban iney qabiilka la digalaan. Baaro dhiiq lee ma wadeena?
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Жыл бұрын
This guy lived a very comfortable life in Somalia and risked his life so much for America where many Somalis want to return to Somalia . Is he going to be a truck or Uber driver?
@ciiloow9451
@ciiloow9451 Жыл бұрын
xaasid
@fahannolosha3032
@fahannolosha3032 Жыл бұрын
Xaqiiq wa runta lkn dalkii nolol ma taalo sababta oo nabad ma jirto taasa ugu muhiimsan
@souleyabdou5105
@souleyabdou5105 Жыл бұрын
He rather be truck driver then killed in somalia for nothing
@fmnews8786
@fmnews8786 Жыл бұрын
😁😆😄😃
@adoontialle2528
@adoontialle2528 Жыл бұрын
Marekan Lee rabaa iska dheh abdiyow moqdishu haka been sheegin 2 habeenimo ayad ku caween jirtay
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Жыл бұрын
Sharci ayuu rabaa 😂
@abdihassan3836
@abdihassan3836 Жыл бұрын
Abdi Xaafid adigu maxaad uga timid Somalia?
@ibrahimalixaji5369
@ibrahimalixaji5369 Жыл бұрын
Asigoo jabuuti kunolan karo Kenya ku nolan karo DDS KUnoolan karo Mxaa keeney inuu wadnka ka tahriibo Wxisa america jecel weye
@MHaashi
@MHaashi Жыл бұрын
Mareykanka nimcaa fadhida! kuwii xilalka iyo dhaqaalaha heystay ayaa soo socda! Tahriibaha maanta waa Qurba jooga beri
@AbdirahmanAliMohamed-mh4tn
@AbdirahmanAliMohamed-mh4tn Жыл бұрын
anigo Australia passport ka haysto ayaa soo socdo Walle la isku arak America,
@baahiye2479
@baahiye2479 Жыл бұрын
​@@AbdirahmanAliMohamed-mh4tnAustralia meel fiican maaha miyaa?
@mrshaji8858
@mrshaji8858 Жыл бұрын
Ala abdidhanto dhib badnaa waxtar u leh ku yeh maxa waxtar ah creamkii baa nagu ciriraysay bagaad u tagtay boowe❤
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
Xamar meel kasta way dhaantaa. Caasimadii umada oo noqotay bahalo galeen
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo Жыл бұрын
Hahaah😂 laba shillin ayaan isla waayay mooyee bari hore ayaan teggi lahaa ana wlhi😢😂
@xasanshuceyb7314
@xasanshuceyb7314 Жыл бұрын
Maasha alaah ❤😊😅😮😢🎉😂😅😮❤😊😮😢🎉😂😮😅😢😊
@gargaash5273
@gargaash5273 Жыл бұрын
Maalmihii uu yimid baa vedios iyo hadalo ka dhaceeen marka Waa is dhaqayaa arrintanna tixraac ahaan inay dacwada maxkamadda ka caawiso ayuu qabaa. Ilaahay ha sahlo 5 bari Ayan ka soo horeeyey Lkn case fiican baa isugu duwdeen 😂 good job
@MH__1__MH
@MH__1__MH Жыл бұрын
😁😁 annaguu mareykan noo maleeeyey channel ka dhexdiisu iska dhiibey. Wixii la akhrin jirey buu halkaan la yimid waa la i raadsana 😁😁
@abdinurelm3551
@abdinurelm3551 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhh
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 Жыл бұрын
Kkkkkkk cajaib intu iska dhibey sax
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Жыл бұрын
In ka yar 60 days aad buu ufudud yahay xabsiga waa caam Turkiye diyaarad Nagaragua Latin America
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 Жыл бұрын
Wuu Isa sii tijaabinayaa 😂😂😂
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Жыл бұрын
60 days in ka yar Turkiye to Ngragua to USA detention camp interview case loo sameeynayaa
@adama2578
@adama2578 Жыл бұрын
CABDI DHAANTO IS-DHIIBIDDU WAA OK LAAKIIN CAASIMADDA QARANKA SOOMAALIYEED WAA NABAD EE DICAAYADDA BEENTA AH WAX HAKU RAADIN SUMCADDA CAASIMADDA EE HADDA NABADDA AH BEEN HAKA FAAFIN.
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
lakim marekan asaga leesku layaa maxuu meel kale u aadi wayay
@abdinurelm3551
@abdinurelm3551 Жыл бұрын
Hhhhhh waa sax
@abdalemohamed7342
@abdalemohamed7342 Жыл бұрын
Illhy dalkeena oo nabad ah bn Illhy waydisanaynaa.
@mohahs4185
@mohahs4185 Жыл бұрын
Waxaan hanoo soodayn Abdihafiid Dad ka buurirangaline Asagoo meelo isku sawiyana waa arkee
@guuledwarsame
@guuledwarsame Жыл бұрын
12 wadan baan maray alle uu igu guuleyay maraykn AlxmdulilaH
@abdisalamosmanaden7420
@abdisalamosmanaden7420 7 ай бұрын
Asc wll
@musecabdi1036
@musecabdi1036 Жыл бұрын
Wadan somaliya anaaga leh Ka mana tagayo
@omarhussein3425
@omarhussein3425 Жыл бұрын
Ku soon Dhawaada 🇺🇸
@user-dz2oo1jq1f
@user-dz2oo1jq1f Жыл бұрын
Dad kalalo dhibabA to hada haysata ayaan xiti jira abwaano iyo fannaan ba lehe
@kimah9855
@kimah9855 Жыл бұрын
My opinoin is maybe he changed he’s skin color and he was afreid😂😂😂😂They will kill me
@caqlicade534
@caqlicade534 Жыл бұрын
Ad ayan xumahey Dhabastai uu soo marey
@marianmohammed67
@marianmohammed67 Жыл бұрын
Wiilkaan deegaan ahaan itoobiyaan waaye micnaha wadankaas itoobiya ayuu ku dhashay ku koray sanadahaan danbe un buu yimid maxaa qaldan
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Жыл бұрын
Marka yaad u sheegeysaa? illeen soomaali wax walba way wada ogtahay
@baahiye2479
@baahiye2479 Жыл бұрын
Ninku waa soomali meeshu kudhashay micno maleh
@umuahmed4253
@umuahmed4253 Жыл бұрын
Cxafiid saw adiga interview gii looga qaadi lahaa maraykanka kaga qaaday youtube dhexdiisa hhh
@CabdiNaasir-443
@CabdiNaasir-443 Жыл бұрын
Labada khatarood kee sahlan waydii bal haddi qof caadiya uuyahay
@baahiye2479
@baahiye2479 Жыл бұрын
Tahriibkq sahlan waayo waa lagu dilayaa wax kaxun majirto
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Жыл бұрын
Ducadaydii waataas. Maalintaas sidan uma eekeen, aad ayuu u liitay. Walee Waxaan garanayaa bari isagoo ooyaya, maxaa yeelay waxaa tumay askarta ilaalineysay wasaarada warfaafinta ee Muqdisho. Maalintaa waan u duceeyay. Qofkii raba in uu hadalkayga xaqiiyo, KZfaq ka hakaa raadiyo Abdi Dhaanto oo la garaacay oo yaya.
@user-vf3yg4qu3x
@user-vf3yg4qu3x 14 күн бұрын
Aboowe.ani iduce.walhi somalia ku dhibahy inaa tahribo wan raba lkn $10ba uyare ma haysto in ilahy arsaqad ifuro on so baxo please 😢
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 14 күн бұрын
@@user-vf3yg4qu3x Ducadu waxaa weeye guurso kadibna waad arki barwaaqo. Insha Allah.
@user-vf3yg4qu3x
@user-vf3yg4qu3x 14 күн бұрын
@@Redspittingcobra waa la iaqabaaaa lkn faaaido kuma qabo
@zakimaano7186
@zakimaano7186 Жыл бұрын
Waa kuma sideen isku waydiina title k ayad noogu sheegtaybe 😂
@isiri.2835
@isiri.2835 Жыл бұрын
MALAAYIIN BAA. KU DHIBAN. DALKOODA WAYNA JOOGAAN SOOMAALI WAA GUN BARIIS RAAC HADBA MARKII CANDHUURTU YARAATO BAY GAALO U.GACAN HAATIN BAL MA AMERICA NABAD TAALAA SHARCI LACAG AH BAA YAAL
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 Жыл бұрын
Ani weligey ma tahribin alx Canada umahad welinaa isoqadey iyo UNHCR isisay thank you leyahay Canada
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 Жыл бұрын
Please anigana iso qad
@dhiblaawemedia
@dhiblaawemedia Жыл бұрын
Alxm waaye jaanis fiican ayaa kuso maray abay
@khadraabukarhussein3437
@khadraabukarhussein3437 Жыл бұрын
Sabab la aan kuguma soo qaadine canada kufsi maa sheegatay mise in aad wecel dhashay mise in aad midgaan tahay tahriibta way noocO badan tahaye wallaey waayo ay kusoo qaaday canada
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 Жыл бұрын
@@khadraabukarhussein3437 wa qaldantahay 😡
@aweesabdullahali1633
@aweesabdullahali1633 Жыл бұрын
Cabdi dhaanto marqaatiga nool 😅😂😂😂
@Bigaax1
@Bigaax1 Жыл бұрын
Marqaatiga xiga waa aniga😂😂😁
@jabaan20cumar33
@jabaan20cumar33 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@musecabdi1036
@musecabdi1036 Жыл бұрын
Angaa fanka la nool
@digitalworld1haarin905
@digitalworld1haarin905 Жыл бұрын
Asxaabeey inaa yurub tahriibo baa rabaa yaa iraacaayo hada mukhalas baa raadinayaa ikaxeeya si aan yurub ugaaro oo nolol fcn uraadsado insha allah
@cryptocarrency
@cryptocarrency Жыл бұрын
😂😂😂😂 interview Ayuu sii diyaarsanaa lkn abdi hafid siduu ula jabinaa ama ugu sii sharaxaa ayaan la yaabay aduunyo cidaan ficil iyo wasaq ayaa loo cadaabaa
@indhooshaji9192
@indhooshaji9192 Жыл бұрын
😂😂😂😂 interview caadi ah
@daauudalasow2401
@daauudalasow2401 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Barnamij isku dhiibi lahaa miyaa 😂😂😂😂 ido Somalia amnigeda Intan ka xun oo ethepia uga so hajire oo Somalia nolal ka so dontee
@subscrib324
@subscrib324 Жыл бұрын
Away hee codka hanjawada wansugenee maxakudhacay😮
@baahiye2479
@baahiye2479 Жыл бұрын
😂😂😂
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Waa nin rag ah xiniinyo leh nolol adag nolol fican baa ka danbaysa, nacnacda waxa wada qolo yurub iyo Mareykan joogta oo raba in aan passport qurbajoogta lala qaadan oo raba inay kaligood qurbo joog ahaadaan, ninkii heli kara kharash waxan kula talin lahaa jidka soo mara oo khadka ka faideysta haddii kale iga wale 2sano ka bacdi hablaha aad la shekaysataan baa khatar ku jira
@cabdisamadciisexuseen7258
@cabdisamadciisexuseen7258 Жыл бұрын
Face time ahaan inaa ku wareeysato eey aheeyd
@shaficitahlil8966
@shaficitahlil8966 Жыл бұрын
Allh uu fududeeyo wllh green cardka
@abdinurelm3551
@abdinurelm3551 Жыл бұрын
Muqdisho waa nabad xoogaa ciyaal weero iyo mar mar tuugo maahee sida kale waa ok
@mohameddictorisnacay1911
@mohameddictorisnacay1911 Жыл бұрын
cali dhaantooy qiimaha aad somali kusoo kordhisay maxay tahay ma diyaano waxaan ahayn bad ragii bartay🙄
@salamali54
@salamali54 Жыл бұрын
Ma la yaabtay 😂😂 diyaano
@salma3ahmed890
@salma3ahmed890 Жыл бұрын
Ninka raga daaya. Soomaali waxbe ma fahanto miyaa. Ninka sharci ayuu rabaa.
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Жыл бұрын
khiyaali bad meesha ku haysaan waxaa waa qorshi lasoo diyaariayay yaa raba waxu
@hooyomcn1645
@hooyomcn1645 Жыл бұрын
Walee waa nasiibdarro in aan maqlo/arko/daawado. Dad umuuqda in ay dhiirigelin ka dhigayaan Welcome to america. Waxaan umaleynayaan in ay sarbeeb Tahay. Umaleenayaa- soo dhawoow eygeena kunasoo dhawaaw saan kuu xanaaneyno.
@user-qx8mk4it8m
@user-qx8mk4it8m Жыл бұрын
Kkkkkkkk maamo caadi iska dhig
@mmimmi9391
@mmimmi9391 Жыл бұрын
Waxtarka aad bulshada u laheyde mxuu aha adigu dhaantoy 😅
@baahiye2479
@baahiye2479 Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@abdirahmanhayir1641
@abdirahmanhayir1641 Жыл бұрын
Wa beenti wuxu kamid aha dadkii badbaado qaran u Olayn jiray. Maantana iyaga wadanka maamula. Yu kasocaray.
@dahirahmed9689
@dahirahmed9689 Жыл бұрын
Waa nin xun oo dalkiisii ka cararey anigu muqdisho ayaan ku noolahey wax dhib ahna kuma qabno
@ubax6693
@ubax6693 Жыл бұрын
Adiga caan maa tahay marka 🤣🤣🤣
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Wallo dadki Somali wa so wad caran runta ee hada aniga waxa jogah Kenya somalid jogta waxa mad in an qof Ku harin wadanki Somali dad wadanki joga iyo kuw kaso car waxa badan kuw kaso carya
@hibohassan3817
@hibohassan3817 Жыл бұрын
Dadka bulshada wax tarkabu leh labegsadah kulahaa isaga dhib iyo dambi heso balo nagala tagtey ale kuwadey mahad leh alxm ragiii ku cabsiye mahadsan kan iyo kuwo xakun iney wadanka kacararan waan rajeynayah ubad nadiif ah noo hareyso
@farihayelmaz7473
@farihayelmaz7473 Жыл бұрын
Lkn dadka soo tahribay xogtoda waa qariyaan ee maxa u baahisay walo wiilka hadhaw waaalagu maxkamdayn kara
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Жыл бұрын
Farmaajo Farmaajo Farmaajo ha dhaco hakaa saarto xaaraami. In Spanishku beerka kaala baxo ayey ahayd
@nimomumin2552
@nimomumin2552 Жыл бұрын
Uu passey dacwadi uku Horesey ee qoxotinimda😅😅
@user-nx4cr5bm6i
@user-nx4cr5bm6i Жыл бұрын
Al fanaan Al shabaab ahaa in Al shabaab cidan keeda in American lotahribiyo malabilaawi😂😂😂😢😢😢
@sacdiyaali3340
@sacdiyaali3340 Жыл бұрын
Marakan jacala. igadhe
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Oo Abdi dhaanto cida eryanaysa waa ayo
@amiiraabdilaahi8589
@amiiraabdilaahi8589 Жыл бұрын
Sharcigu Ku raaba waxa waa lafahma dawlada markankaliya u shego
@kowsarjama2575
@kowsarjama2575 Жыл бұрын
Anga inaa baxaa rabaa xagee ka helaa dadka waxan ka shqeya😢
@abdulkaadir_ak9891
@abdulkaadir_ak9891 Жыл бұрын
Ha bixin ee guurso
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 Жыл бұрын
adiga gurba rabta quruxda duurka iyo kaymaha hanaga aadin waa qaarin. quruxy
@farihayelmaz7473
@farihayelmaz7473 Жыл бұрын
Xge jogtaa aniga ku racaye from Nairobi 😭😭😭lottery waa wayey ax
@Hornscope
@Hornscope Жыл бұрын
Waar wuxu jaahilsanaa. Wuxuu garabka ku sitaa shandad yar oo lacag iyo mobile ugu jirto. Waxay ahayd inuu kabo xun xun uu lacagta hoosteeda gashado, Mobil xuna soo qaato. Oo uu iska dhigo xayraan aan qadayn
@user-dz2oo1jq1f
@user-dz2oo1jq1f Жыл бұрын
Walahi waa runti abdi dhaanto waa qaxiiqo arintaasa usheegayo way ka jirtaa hada dawlada xita aad lawadagitida cid wax kaa qabanaso ma jirto waliba adigay dawladu kula yabin xita la dhihi mayo bala aan hubsano
@farihayelmaz7473
@farihayelmaz7473 Жыл бұрын
Cabdi dhanto wuuku qaldayahay isago tahrib ah inuu waraysi bixiyey
@abdi.hissseinali3368
@abdi.hissseinali3368 Жыл бұрын
Waraysigan ma wuxuu rabaa inuu latago marka lawaraysanayo. 😂😂
@yonisman2089
@yonisman2089 Жыл бұрын
Bacaac. Ninkaas waa nin nolal raadsanaayo balse adiga youtube comment section aa matagaan kusooqortay adigoo like iyo qosol kuraadinaayo. Micnihii aad baa uliidataa ee kaniinkii waalida maakaa dhamaadayne?
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 Жыл бұрын
​@@yonisman2089 kkk ader yonis maxa ninkan ku. Caysay kķkk waa iga yabisay, wax dhib ah mu ka shegin
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Жыл бұрын
Waa beentii dhamaan laysku wada dhiibaye muxuu soomaali oga sheegaa
@kherdoncabdi2288
@kherdoncabdi2288 Жыл бұрын
Kkkkk waa badow sharci maraykan radinayaa
@Daruuromedia
@Daruuromedia Жыл бұрын
Alley lahee. Qurba joog waa lawada fahmey Xaasidnimo heer waxey gaareen hal qof ineysan Nolol soo raadsan oo burburkaas iyo qurunka qabiilka lagu noolaado
@abkayu8271
@abkayu8271 Жыл бұрын
ii dheh waaye. DDS miyaa xamar noqotay. Runta halaisu sheego cabdi dhaanto xogtaada mareykanka wuu haayaa iyo tiktoka aad isa soo dhigeeyso
@xajkaiyocumrada
@xajkaiyocumrada Жыл бұрын
#Ogaysiis Cidii ubaahan in waalidkood oo mootan laga soo gudo acmaasha cumrada hanala soo xidhiidhaan
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Жыл бұрын
Badhayooq badhayooq
@fatimahodey
@fatimahodey Жыл бұрын
War wiilka iskadhaaf somalina xaasidnimo ba lagu cadaabaya
@dhaqandhoorchannel374
@dhaqandhoorchannel374 Жыл бұрын
Isaga jecleestay in uu soo baxsado tahriibe miya cabsi usoo baxay
@SahraMohamedHassan
@SahraMohamedHassan Жыл бұрын
War yurub nolol mataalo ee American aad adliisti
@mohamudh2327
@mohamudh2327 Жыл бұрын
Isoboqda
@musecabdi1036
@musecabdi1036 Жыл бұрын
Wadankayga
@chineabdi6324
@chineabdi6324 Жыл бұрын
2013hhhhhhhh
@halimamumin375
@halimamumin375 Жыл бұрын
Khurbo faaido malaha
@isiri.2835
@isiri.2835 Жыл бұрын
SOOMAALIYA DALKOODA BAY RABAAN.IN.AY.DAD.KALE.KU.BEERAAN
@muxiyadinmuxiyadinaxmed216
@muxiyadinmuxiyadinaxmed216 Жыл бұрын
Cabdi dhaanto kii diyaanada dumarka lamarsanjiray miyaa
@user-pn2fz2yt8f
@user-pn2fz2yt8f Жыл бұрын
Tolow Qarash intee leegbaa ka baxday
@nasrafaarah7876
@nasrafaarah7876 Жыл бұрын
hhhh halkan imigration kii muu mooday ninkan channelkn ayuu iska dhiibay calaalkn markad immigration tagto akhri😂😂
@abdiseed3363
@abdiseed3363 Жыл бұрын
Shekada beenta ee marekanka lo shekayo mu mookeenay
@youssoufaliabdillahi2367
@youssoufaliabdillahi2367 Жыл бұрын
Dalkii wax baa ku dhacay
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын
Cabdi xaafid been Bay kuu sheegeen ismacadayne mogdishu yaa iska barakaysan😂😂😅🤗🤗😅😅😅😅🤭🤭🤭🤭🤭
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
XILIGII MD FORMAJO JOOGAY DALAKA LAGAMA CARARAYN EE KUWI KA TAHRIIBAY AYA DIB UGU SOO HIRANAYAY! NASIIBDARO MARKI XASAN IYO MORIYANTISA UU DALKA QABSADEN DHALINYARADI SOMALIYED TAHRIB CUSUB AYAY BILAABEN😭😭😭
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 Жыл бұрын
Kkk
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 Жыл бұрын
Dadka yurub joogay yee kacararayaan mise yurub madam Wayne xasan ayaa ka ah
@Khaalid155
@Khaalid155 Жыл бұрын
@@mohamedadan1518 meel walboo laga cararo xasan baa jooga malaha nio 😂😂😂😂
@hidaelmi4545
@hidaelmi4545 Жыл бұрын
Xumanta iyo inaad qof’aan warba kaa Hayan aad blame garaysiiso wax fiican maahan Professor H.Sh.M. Alaha nabad yeelo Farmajo is gone wuxuu tarayba wuu baxay soona noqon maa ee qalbiga Alaha kuu dajiyo😂
@hidaelmi4545
@hidaelmi4545 Жыл бұрын
@@Daruuromedia sida qof cuqdadeeysan . Ayaad u hadlaysaa Miskiin baa tahay cid ku caawinkarto ma jirto ilaa aad adiga is caawido sorry
@jabaan20cumar33
@jabaan20cumar33 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 Жыл бұрын
Waa been cad
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
cabdi kaligiis ma ahan wa dhalinta dhan wa dowlad ah oo sacida majirto dagaal uun ey gakiyaan sidii jaabada aya loo shitaa uun hada maanta filan waxey shegtay 59 malyuun in la musuq masuqay oo masakinra lagu tala galay wala lunsaday
@qaadiraani23
@qaadiraani23 Жыл бұрын
Dacwad hoore loo so dhisay ayeey u igtahay kkkkkk
SU'AALO WAA WAAYN OO DUL-HOGANAYA KHAARIJINTII HANIYA YAAB?
20:27
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 46 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 500 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
WARIYE ISRAELI AH OO XOG CULUS KASHIFAY
26:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 88 М.
guryaha somalida ma sidanbaa?
10:21
Salma Hared
Рет қаралды 2,8 М.
TAHRIIB GEERI | NOLOL, MARKHAATIGA-NOOL. ( 6- WADAN  )
28:02
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 20 М.
Somalida ka Tahriibta Brazil ilaa iyo USA with SolaPortal
34:20
Sola Portal
Рет қаралды 14 М.
Tahriibkii rafaadka badnaa ee Afrika ilaa wadanka Maraykanka.
30:13
Hereri Media
Рет қаралды 358 М.
Фильм про побег от родителей
0:59
Holy Baam
Рет қаралды 3,1 МЛН
Would you recognize your soul mate by smell?
0:14
Den Done It
Рет қаралды 20 МЛН
НАЛЕТЕЛ НА БРАТА САНИ🧨
0:36
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 190 М.