WARAYSI: NAJMA FIYASKO OO SHEEGTAY IN AANAY DHAWRAYN DHAQAN AAN DUMARKA DHWRAYN

  Рет қаралды 29,434

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

2 жыл бұрын

Пікірлер: 328
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 жыл бұрын
Dadku isku mid ma wada noqdo. Kuwa heestan ka qaylinaya ee hadana ka aamusan dhibka iyo qudhgooyada lagu hayo Somali qaarkood iyo xataa dumarka, waxan u arkaa dad fake ah oo xumaanta dhabta ahba aan aqoon sida ay u eegtahay. Morally corrupt!
@ramla.abdi.5451
@ramla.abdi.5451 2 жыл бұрын
Inta u illmuhu yar yahey dawlada aya illaalineysa oma gudi kartid o haddii ad so celiso dhib bad ku galeysa dad means ma kartid haddii u weynado haddii adna qadbin illmihi aya ka diidaya that means ma guddi kartid so dhaqankas wu tagey anaga xaga yaga cidna ma isticmasho
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
Qof kasta Allaa la xisaabtami doono, lkn intaan kaa dhegaysto qof dhaqanka wax ka yaqaan intiisa wanaagsan baan ka hadlayaa, aadna suugaanta hore u dhuuxdaad tahay. Wax xun in la saxaa waa lama huraan hadba intii la awoodo. Bal fiiri Abwaan AHUN Huryo isagoo sarbeeb iyo aqoon afeed iyo farshaxannimo asluubeysan u sheegaya dareenka Alle isugu abuuray lab iyo dheddig not binuaadam xataa xayawaanka kaleeto. Isagoo gabadhuu jeclaa wax tusaaleynaya annagana ( Soomaali) dhaxal nooga dhigay: Dayoo awrka geeluba Wuxuu micida duugaa Dayrtiyo gugii Isba dayrcadkiisuu Sheedda uga doonyaa Dambarsamaha cawlkaa Dabeylaha ka faashee Wuu keli dawaafaa Markuu daaro xiisuhu Anna dookhu yaablahe Siduu iigu kaa diray Dawooy adiga mooyee Dumar kale ma eegee @@@@@@@@@@@ Cajiib, bal fiiri Awrkii, Cawlkii iyo ninkiiba sida loo saaray hummaag qurxoon, toolmoon oo qofkii inuun afka yaqaan aanu ka xiiso goynayn mar kastuu maqlo. Cawlku mar kasta wax iska roadsho ee xataa xilliyada iyo dabeyluhuu u eegaa arrinka lammaanihiisa kala dhexeeya. Awrkuna waa kaas dayr iyo gu'ba doobta doc ka soo ridaaya isagoo ay ka tahay dhoolla-tus asturan iyo oday muuqaal jireed ( Body gesture) dantiisa ku gudbistay. Halka midkii nin ahaa hadalkiisa ku soo koobay, gabdhihii kaleed isku qalab laheydeen docdood eegi waayee maxaa adi laygu kaa wadhay. "Anna dookhu yaablahe Dawooy adiga mooyee Dumar kale ma eegee"" Fadxiyo fariidow, abti ma annagoo sidaas asturan xataa xayawaanka is gaad gaadkooda wax uga tirin jirnay, baynu 2022 qaadannaa '" IGU QABO" Wax badan oo qaldan oo dhaqankeenna iyo hab nololeedka aan hoos loo fiirin oo ka xun waa jiraan. Fartaas aan hadda qoraayo isku si looma qoro,kuwaadan akhrin karin wax aan kala joogsi iyo bar bilaw iyo mid dhammaad laheyn. Haddana, waa dadkaaga ku wareer waad ku qasban tahay inaad akhrisid qoraalladooda. Wixii qaldan aan saxno, lkn qaladkaasba horuu u jirey anna shaatigii yaraa ee ugu yaraan ilmaha soo koraya dhegtiisa laga weecin jirey, barkee hadal dahsoon baa dalkii waaweynaa iskula hadleen. Kor tag, xaajo gudasho , qoraa baad tahay waa ka qurxoon yihiin erayada mutuxan een Isla garaneyno.... Hebel hadduu lacag lahaan lahaa jiljileecow baa la dhihi lahaa. Mahadsanid Fathia Mohamed
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed Dadku isku wada mid maaha walaal! Dadkii Hore macquul bay ahaayeen. Hadana dad cun iyo qowlaysato weliba maan gaan ah ayaa badan. Luuqadii way luntay. Sidooda uun bay ula hadashay waayo sarbeeb kuwani maba fahmayaan. Thanks
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel Adaa mudan Fatxiya.
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 жыл бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel walaal macaan number kada xageen ka helaa
@sadiaali7271
@sadiaali7271 2 жыл бұрын
لاحول ولا قوة الا بالله العلى العظيم،اللهم لا تؤاخذنا بما فعل السفهاء منا
@arawelloali5815
@arawelloali5815 2 жыл бұрын
The lyrics of that song Najma is singing is the most degrading and offensive I've ever heard. Najma's approach to this whole female empowerment is twisted..her viewpoint is like when western feminists justify pornographic and nudity of women as form liberation yet is the opposite. I applaud Najma for challenging the outdated cultural practices that are obstacles to the rights of all women and girls backhome and especially the practice of FGM which has no justification in our deen. I understand Najma is attempting to highlight the hypocrisy of the Somali sheikhs and male in general but she can get her point across in another way instead of resorting to western feminists ideas.
@eymasuldamada8145
@eymasuldamada8145 2 жыл бұрын
Absolutely loved this combo😁.I get where she comes from but the solution should be different so that we have better outcome☺️.I am young as well ,but lets have our manners and logic to deliver the right message or else our point gets lost.
@1MeaningfulLife
@1MeaningfulLife 2 жыл бұрын
Sad, this has nothing to do with nimanka soomaalida, it has everything to do with xayaha, sariigashada iyo xishmada shacabka, wether its male or female, we are Muslim community and we should conduct ourselves as people of dignity, meanwhile we should address every issue within the community without talking trash. Gabadhani kolay waydheeraynaysaa laakiin, she will realize her mistakes here or hereafter
@qalbihodon721
@qalbihodon721 2 жыл бұрын
Muslim nimadu nagama muuqato malmahan mala socotaa?.
@hannaha188
@hannaha188 2 жыл бұрын
She is very intelligent and very articulate But the way she went about conveying her points was wrong period.
@zeinabh.s3735
@zeinabh.s3735 2 жыл бұрын
Exactely kula aragti ahay .cadanku wa interest marka la kulmaan qof dumar ah oo diinteeda ka so horjeeda ama dadkeeda dayacayso way u sacabtumaan oo qadifad cas kusoo dhaweeyaan.anigu waxaan uga cabsi qaba sidii ayan hirsi loo daba galo .ya allah astur wa cawrad .Afghanistan Pakistan...dumarkooda acid ku saydhan sanka iyo dabnaha gooyaan .Europe ilaa america dumarka xaqooda walagu tuntaa. Cay iyo ceeb heer laguma gaadho .
@nimoabdalla8630
@nimoabdalla8630 2 жыл бұрын
Gabadhaan wanaageda waxa ka dhuminayo xumaanta ee ku dhawaaqeeso sida heestaan oo kale, qof wax bartay areyada xun ma isticmaasho dhaqanka gaalada xataa way iska ilaaliyan in ay caruurta maqlaan bad words . Ilaaheey haku soo hadeeyo
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Ilaahoow aanaan xumaan ilbax moodin allow na astur yaa rabbi yaa rabbi
@bomarble7489
@bomarble7489 2 жыл бұрын
Ragaad ku marmarsiyoonaysaan lkn diintaad ka soo horjeedaan , Xijaabka iyo Xishoodka Waa Diinta Islaamka ee Sharafta leh.
@munafaisal6775
@munafaisal6775 2 жыл бұрын
Two wrongs don’t make right!!! convey your message in a respectful manner!
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf 2 жыл бұрын
Qalad qalad lagumo Saxo rag Iyo dumar midna uma fiicna balwadu fadlan hadii ay xataa qalad Ku jiraan ragu macnaheedu maaha inaad qalad Ku saxdo
@barwaaqoa.waqooyi6580
@barwaaqoa.waqooyi6580 2 жыл бұрын
What a this conversation!!😍wow Thank u farhia habo for inviting mid show🙏🏻❤️
@beyourself9293
@beyourself9293 2 жыл бұрын
Walahi I see her as a narrow minded person, aduunkan ma nin xun uun baad ku dayan... markad dhimto adiga uun baa kaligaa lagu xisaabinyaan.... qofka xun isgaa xun challenge adigoo ku jira yaanay sudden death kugu dhufan!
@aichaloulemawlid501
@aichaloulemawlid501 2 жыл бұрын
It’s a great interview Fathia! Thank you for this level of discussion. What conversation. I hear her point being “let all sit at the table, discuss and stop the wrong doing, both sides, men and women”. Interesting point! Let’s hope she’ll be hear.
@munadahir8452
@munadahir8452 2 жыл бұрын
Wow we are truly living in the last days Where everything is inverted . !
@theliberalthinker3308
@theliberalthinker3308 2 жыл бұрын
I listened to the song (calling it a song is a euphemism) and find it disgusting. OK. I am not objecting to the topic of the song though--I get that she tries to challenge our bad customs, but songwriting should be about describing your experiences in an understandable and appropriate language. Imagine your kids listening to this song and singing it to you. Songs are available to all so we should be careful about the language. I would have preferred you treated that matter in poetry and read it in the Somali conferences and forums in front of the circles of power. Topics like this should be brought to adult audiences and treated in a serious matter. I wouldn't object to the language if she did that. I'm really amazed by what I hear here-- are you saying whatever men do, I do it even it's a bad thing? I hate sharmaboy and his likes who sully our Somali music and the last thing I wanna see is our girls imitating them. Unfortunately, Sharmaboy does well-rhymed rap and rap music with ridiculously silly poetry and bad language that mostly degrades and ridicules women If you're saying that you're an advocate for women's rights, then propose something radical and different that challenges men's attitudes and behaviours towards women. What you're doing now is just showing that you can't offer better than what men did!
@rahmanur5957
@rahmanur5957 2 жыл бұрын
Haa dhaqanxuma waxee sameeneeso najma
@leilania.khalif113
@leilania.khalif113 2 жыл бұрын
Absolutely you are 100% right ❤️
@kawsarabdi3878
@kawsarabdi3878 2 жыл бұрын
Well said👏👏👏
@nimoabdalla8630
@nimoabdalla8630 2 жыл бұрын
Well said 🤙
@omarsharei2716
@omarsharei2716 2 жыл бұрын
Farhia Obsie get your reply to this person and we will see where you stand on the moral of the common sense. Thanks.
@ducathawamuhim8502
@ducathawamuhim8502 2 жыл бұрын
Dadka comments qorayow mad af somali qortan gabdhaha afsomali ayey ku hadlayane engilshka daga dafa fadlan 🙏🙏
@kafiyoabdullahi7922
@kafiyoabdullahi7922 2 жыл бұрын
Wa waxa la yabay gabadhan markasto waxe ku hadashaa Somali dadka meshana waxe qoran English
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 2 жыл бұрын
Alla fariidsanaa gabadha yar 💯💯💯👌👌👌 farxiya qurux ilaahey ha idin dhowro aammiin xaqqiii baa feeraha ka dillaacay mar haddii dhalinyaradii wax ka garteen caadooyinka soo jireenka ee Ragga ku dhibaateeyaan dumarka soomaaliyeed hayeey dooliga 🐀🐀🐀 isha ayaan idinku heyna 👀👀
@rodaismail8151
@rodaismail8151 2 жыл бұрын
Wow what a good conversation. 👍
@ilknj
@ilknj 2 жыл бұрын
I don't understand how people can still be focused on her song after this amazing interview, she is a very intelligent young lady.
@aminajama160
@aminajama160 2 жыл бұрын
The language she used is disgusting 🤮
@dekanaturalbeauty7303
@dekanaturalbeauty7303 2 жыл бұрын
Hore usoco habo we love you 😍❤️❤️
@ilknj
@ilknj 2 жыл бұрын
@@aminajama160 she is not using more disgusting words than lilbalil or whizbi and everyone seems to be loving their songs. You guys just proved her point.
@mimi79777
@mimi79777 2 жыл бұрын
The song was a bit cringy in my opinion, but she made some valid points. I also know Duleyste & Company will always have something negative to say about Somali women even if she is reciting Quran.
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 2 жыл бұрын
Wax macno ah oo fariin wax tar leh oo ay Hees ku sheegtani xambaarsan tahay ma arko
@zouhourriley622
@zouhourriley622 2 жыл бұрын
Wow... You invited Lil fathya tonight.... Enjoyed... Keep going haboo
@ramlahassan727
@ramlahassan727 2 жыл бұрын
Hayaay Najma walee wixii la inoo hoosaasiyahayay ayay qarxisay kulahaa ruulka dhadiga iyo laboodka ayaan ka soo horjeeda.. thank you najma waad ka fiicantahay ku wan qiiqa isku qaran haya. Huuno Waxaad ka heshaana idinka kali ah idinku ahaato. ( sheekadu waa baroortu orgiga ka wayn)
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Ilaahoow na astur aduun iyo aakhiro ku soco fatxiyaay abaayo allow inoo hiili
@amalxasan7527
@amalxasan7527 2 жыл бұрын
Thank u Fadxiya for this. You asked very important questions with respect. ❤❤❤❤
@mrali3601
@mrali3601 2 жыл бұрын
Gabdhahena in la caburiyo ma aha ama qof bini adam oo walba, everyone shouldn't restricted for their freedom inorder to shine and show their personality
@lulyusuf4504
@lulyusuf4504 2 жыл бұрын
Asc abaayo Mashaa Allah Najma habo Allah kudaysto Habo dhaqanka aad haysto waxaa ugu weyn uguna horey markato oo lagu weydiiyo waxaad tiraahdaa waa afkayga hooyo in aan weliy xanbaarsanahay maashaa Allah intaas wax kaweyn maba jirto mcnto horey u soco mcnto maalin xaqa wuu dilaaci doonaa Ha u joojin inta wax magratada 🥰 Farxiyo abaayo si wanaagsan ayaad sameysay howsha meesha ka wada intiina xaq u dirirka ah ayaa guuleysan doona 👏
@theheartsees8752
@theheartsees8752 2 жыл бұрын
Nin’man badan ayaa ku heesa wax ka daran lkin ma arko cid ku dhagysa o buq latimata. Walal najma in kastoo anan kugu racsanayn heesta because I thought it was no point behind it lkin xor batahay and now that you said it’s about advocating, I’m proud of you really 👸 👏 dhiiga ku kari GARACDA
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
Maw ducay ka hadlayso wu jira o wa wax dadku ku dhibanyay lkn in sikaleh ay uga digto oy uga hadasho ayay ahay ee in ay sasamayso may a hay alleh haso hadeyo wll
@zamandash1584
@zamandash1584 2 жыл бұрын
Sadly enough our culture believes a woman can't have sex without force her first night of marriage is her break in sex was never asked by us fairly that's why rape is normal in our community
@asiaahmed2alma636
@asiaahmed2alma636 2 жыл бұрын
Masha Allah fathia absie Qabka wanagsan ee ad usalaha inanta uwaydisay. Ee iyaduna ay kaga jawabtay ayaaban kahelay .warayayal badan oo an aqon qabka dadka sualaha lowaydiyo wain ay waxkabartan fathia. Wanku farax sanahay inan arko dumar badan oo xaqodi fahmay. Dulmiga lagu hayna diiday. Keep going guys 🥰😂🙏
@Nicekittiesandchoclatemouse
@Nicekittiesandchoclatemouse 2 жыл бұрын
Najma, we can't fix broken stuff by smashing them ! Yes we have injustice, racism and lot of challenges in our community however, we can't fight them in immoral way ! Think twice habo !
@mariansaid6369
@mariansaid6369 2 жыл бұрын
I love the program, this is very important subject. Gabadhan yar aad ayaan I jeclahay laakiin maanta waxaa is helay labo qif oo aad u quruxbadan, guulaysta gabdhaheen. Love you ladies 💜💙💙💚❤❤💜💚💚💚
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Inaa lilaahi waa inaa ileyhi raajicuun xasbunallaahu waa nicmal wakiil
@raxiimacabdi3723
@raxiimacabdi3723 2 жыл бұрын
Yartu Waa aftahanad lkn waxa Fcn in ay is asturto aduunyadu Waa maalmo diintaada baro wallo
@deqasahal5480
@deqasahal5480 2 жыл бұрын
In my opinion she does have strong points but it still is so very very wrong in so many levels. A short message to my baby girl: “Habo macaan najmo waan kuu hanwaynahay eeh waanada naga qaado heestan ka masax baraha bulshada ilaahayna u toobad keen. sending you lots of love” somaliyeed bal canaanta ha laga daayo gabadha yar waxna ha loo sheego. ✌🏾❤️
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 2 жыл бұрын
Farxiyaa maanta dhiiqa lugaha kula jirtaa naagtan anshaxa xun hadaa qof wanaagsan u heysato🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@shernm5551
@shernm5551 2 жыл бұрын
Gabadhaa waa gabar fiican
@wow6708
@wow6708 2 жыл бұрын
I see her point but I wouldn't do it 😂😂😂 she's bold.
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 2 жыл бұрын
Maasha Allaah ❤ Najma yareey si wanaagsan oo very confident ah ayey ugu jawaabtay xaqiiqdana kaga hadashay Well done Habaryar 👏
@612nasir2008
@612nasir2008 2 жыл бұрын
Fathia gabadhaan waa ardayad fiican. Casharkii aad beey u qaadatey. We are looking forward to seeing more of your students graduate this year, just like Najma.
@suadosman7814
@suadosman7814 2 жыл бұрын
Masha Allaah gabadha yari Aqli badana Alew ku dhawr habaryar. Fadhiya Adigana wall Wad dadaalaysaaa🥰
@habonmahmoud6470
@habonmahmoud6470 2 жыл бұрын
Najma good dhiboto jirto ayad kahadshay ficilka xuun lagama hadlo afka waxa kaso baxa wacax waxa kadaran ficilka sifican yay u hahdashay abayo good❤❤❤
@aliadam180
@aliadam180 2 жыл бұрын
إنما الامم الاخلاق ما بقيت اذا هم ذهبت اخلاقهم ذهبوا Gadaal kagaar goobdumis waaye الله يهديكم ويصلح
@khadrayusuf3113
@khadrayusuf3113 2 жыл бұрын
mashalaah waxaan kahelay sida ay uga jawaabtay arinta gudniinka kusaabsan💯👏 she is amazing girl👍 #nomoreFGM
@suhassan937
@suhassan937 2 жыл бұрын
Qof ki donaya inu caan noqdo wa inad la timida dhaqan xumo si dadku u fajacan... Wa caanimada qofna khair iyo wanag ayuu caan ku noqda qofna xuman ilahow xaqa nagu toosi
@umuraage8617
@umuraage8617 2 жыл бұрын
Walee 2 badiina ba waan idinku qanacsanahay and thanks, Najma.
@munnabaashe9159
@munnabaashe9159 2 жыл бұрын
We support you keep going najma
@amalxasan7527
@amalxasan7527 2 жыл бұрын
Does she have a point yes but Is she also a bad influence for young girls as a public figure yes. Intaad nin somaliya oo macno daraan dagaal kula jirtid hablo yaryar oo aad tusaale u tahay caadi hawga dhin waxan. Waxaynu ka dagalamayno inagu yaynan si xoojinin, xaqaad u dagalamaysan ma inaad noocan u dhaqantaaba inagu filan. Either be a public figure and be the change u wanna see or be a musician and live however u please se dumar magacooda ha use garaynin.
@cherri6388
@cherri6388 2 жыл бұрын
Hablaha yaryar ee aan garanayn waxyaalahan laga heesayo waa kuwama horta? Ma kuwo aan dhagaysanin baa Cardi B iyo Nicki Minaj ama Ilkacase Qays iyo WHIZ BI? How the hell is she a bad influence? she actually encourages young girls to be free from that ceeb-culture that only applies to them and she's also informing them about FGM. Najma is anything but a bad influence to girls.
@cherri6388
@cherri6388 2 жыл бұрын
Ku darsoo magac dumar cidna kama xigtid. Najma hadii aanay adiga ku represent-garaynin aniga iyo malyuumaad kale oo hablo somali ah ayayna represent-garaysaa.
@amalxasan7527
@amalxasan7527 2 жыл бұрын
@@cherri6388 People are mostly influenced by those like them and my main concerned is for particularly those back home. Ilkacase and those others u mentined do not use others by saying their songs are because or for a particular group. Dhaqan ka ceeb waxwalba ka dhigay such as rape hala cadeeyo oo yaan la qarinin but there is no place for sexualised songs WHILE claiming to be fighting for the rights of women. Where in Islam are we allowed to discuss our sexual needs in public. I dont care what she does in her personal life hence why I am no bothered by others who use the same language but I'll be damned if I stand by or clap for someone who claims to be fighting for my rights when she is clearly going against what as a Muslim women I should stand for. Islam encrouges you as a women to be sexually satisfied but not in public. Isn't the point to fight against those who sexualise us and fight for the rights given to us by our creator? Now if u think horimar or progression is fighting for the right to do whatever in public and private each to their own just don't say we are defending all Somali women.
@faizaabdi4916
@faizaabdi4916 2 жыл бұрын
That’s true no point of sexualizing yourself to get your point across, we get it a lot of Somali men are evil but sexualizing yourself does what exactly other than turn them on? 😭😂😂😂
@cherri6388
@cherri6388 2 жыл бұрын
@@amalxasan7527 A woman saying her needs out loud is not sexualizing. Yes it’s provite stuff but the msg is beyond than what you think. Again as I said if she is not talking for you, she is talking for other women. She never said she’s fighting for all of us but facts are she is fighting for rthe majority of somali woman.
@almas8915
@almas8915 2 жыл бұрын
Subxanallah rabi ha so haadeyo amiin yarabi
@magimohamed8700
@magimohamed8700 2 жыл бұрын
Masha allah waa gabadh hajiiba
@farida669
@farida669 2 жыл бұрын
marmarsiyo maha hada qalad qofkale maxa loga hadliwayey oo keyga loga hadla aad ee wan saxanahay! Najmo dhiiqay ku dhex jirtaa ayadoo awooda si akhlaaq ku jirto in ay xuquuqdeda udifacato oo jid qurxan marto cidna qof aqlaaq xun kama dhagaysato
@shamisshiino7124
@shamisshiino7124 2 жыл бұрын
Waa sax qof asagaba gaal shabah ah in wax laga dhageesto tan qofki raaco asagaba ka liita sababto qof caasi waalideen ah misana qaawan xaalaga fa'iida
@Amalhirad320
@Amalhirad320 2 жыл бұрын
Why our ppl they don’t understand the truth and bad things they accept Subxanallah I’m soo glad both of you’re nice speaking the ppl getting hurt all the time as always we love you both of you keep going sis
@hopevlogs8205
@hopevlogs8205 2 жыл бұрын
Fathie my love 😍 you Soo brilliant masha Allah
@zamandash1584
@zamandash1584 2 жыл бұрын
Song is extremely vulgar but needed I like her bravery she toke a bullet for the team if it brings change fight the fight najma and we contuine to bring more heat that being said please educate the youth that its a message song not a rebel dancing type song.
@fatimodiamond1931
@fatimodiamond1931 2 жыл бұрын
Msha allh Najma waa fariid ❤️💪🏻
@drs-mushtaqhassan7718
@drs-mushtaqhassan7718 2 жыл бұрын
Wad mahadsan tahiin wll, Oky haday tahay wacyi gelin labadan kelmadood oo qaawan in lagu daro meysan ahayn sikale inlagu so gudbiyo ama maldahan bey ahayd waa Aragtidayda love you 😍
@samiraali100
@samiraali100 2 жыл бұрын
Thank you Fathia for this interview, it was much needed. I understand what message Najma was trying to send and agree 💯 but the images she used and some of the words could have been better.
@salaji8987
@salaji8987 2 жыл бұрын
This is the colab we needed 👏
@cherri6388
@cherri6388 2 жыл бұрын
Najma is brilliant🥰
@khadijaabdilahi3
@khadijaabdilahi3 2 жыл бұрын
Smart women walahi keep going
@farhionur6221
@farhionur6221 2 жыл бұрын
Asc waan idin salaamay Hobo najmo absolutely u right habo kalmadah hagaaji.
@TheQueen-jo7jm
@TheQueen-jo7jm 2 жыл бұрын
- I agree with everything Najma said. I just don’t agree with the way she delivered her message. Not that it offends me personally;- (nothing offends me more than the sheer existence of duleystes tbh). The reason I don’t agree is; when you are delivering a massage you have to take into account who is the recipient. Basically if you don’t know your audience, there is huge risk that your massage will be misunderstood. - Somali culture being a deeply narcissistic one; duleyste and co dont like to be held accountable to begin with. And coming forth with her message in such manner- it just makes it so much easier for them to gaslight Somali women. Just one example is Najma had a big following of girls who live in Somalia now these xalimos are in a rush to disassociate themselves from her.
@lulgane4654
@lulgane4654 2 жыл бұрын
Mansha Allah ❤️👑❤️
@amirasami4406
@amirasami4406 2 жыл бұрын
Najmo anoo heestas ku tagersanen markii hore hadane waraysigan 100%waanka qancay ujeedada loola dan lahaa heestas guulayso abayo✊🏿❤🙏🏿
@dekakalombi2532
@dekakalombi2532 2 жыл бұрын
Maxaa heesa waar yaa illahay yaqaan🙄
@user-ly7tb9gs5t
@user-ly7tb9gs5t 2 жыл бұрын
Waxyaaba badan ayaadka hadashaa anigu maahi dadka aad ka kuu taageera hadana waan kuu qiraa wixii aad ku saxantahay Waxaan daawanayay kol aad ka hadlaysay gabar xijaaban oo xoogaa malaha iyadoo isleh dadka waani ay si kale wax u tiri farxadaan iyo subaa salaaxan kaama muuqan fatxiyaay Culumadu waa bashar waana khaldami kartaa waana lala hadli karaa hadana kolkaad lahadlaysid dabacsanaan xitaa kaama muuqato sida rag u ekayaasha aad u canaanatid baad u canaanataa wax saxahana maahan naagtan cilmaaniyadaa saad ula dhacsantahay iyo muusoodka iyo habo iisoo dhawoow aan ku yara canaatee midna ma istaahisho Allah quraankiisu uga hadlay kuwa muslimiinta ku dhexfaafiya xumaha naagtana kow bay katahay marka wall bal miisaanka aad dadka ku miisaan tid dib u fiiri Anigu macalid diini baan ahay hadana inaan ku khilaafsanahay igu ma xan baarto inaan kugu xad gudbo marka fathiayaay walaal anigu saan hadaladaada ka arkay aad baad u necebtahay diinta dadkeeda (yacni dadka wadaadada ah)
@ayansharafchannel2914
@ayansharafchannel2914 2 жыл бұрын
Boints ka qaar wad kusaxantahay lkn ogow qofka wada qaldan ku socdo in si naxaariisle loola hadlo oo loo waaniyo waa muhiim. Nabigeena scw qof diinjta ugafiicnaa majiro hadana xadiis ayaa jiro oo wiil dhalin yaraa ku yiri inaan sineestaa rabaa. Kedib nabiga scw sidegan ula hadlay. Gebedhaan haloo nasteexeyo maalin ayaa lagaa yaaba inow ilahey soo hanuuniyo adigana lama oga meeshay hada taagan inaad taagnaan doonto ee ilahey umahadnaq dadkana haka quusan. Qorshaha ilaahey ma ogid
@user-ly7tb9gs5t
@user-ly7tb9gs5t 2 жыл бұрын
@@ayansharafchannel2914 wall.waa runtaa lakin naseexadaas umabaahana gabdhaha kale sida tan qoraalkayga ku xusan culumadu uma baahn? Mahadsanid walal sidaad ila war wadaagtay
@ninam1000
@ninam1000 2 жыл бұрын
We can’t support this can of songs we have religion and there is a lot of way to prouve this can of problème . Allahu ahlam
@qureshahmed3313
@qureshahmed3313 2 жыл бұрын
Runti waxaa sax ah ayay ka hadashay dhaqan aay Ragiba tureen ayay raban in aay gabdhuhu u si hayan, uu haynmayno hadanahay gabadhah caqliga badan🙏🙏🙏🙏💖💖💖🙏🙏🙏🙏🙏💖💖💖💖💖💖💖
@poojayussuf1828
@poojayussuf1828 2 жыл бұрын
Lkn so dhaqan iyo. Diin umalahen Gabar iney xishoto wa masti waayo wa cooro Gabar dha maxey kaso faristen nagajhan
@hindaguure5427
@hindaguure5427 2 жыл бұрын
Sax sax sax sax 👍👍👍 waruntaaa guuuuul ❤️
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 2 жыл бұрын
SUBXANALAH NAA WAXA TIDHAHDA SIDII GAALADA AYAN U HEESAY. KOLAY KUMA HABARAYO EE ILAHAY HAKU SOO HADEEYO
@barnicige2705
@barnicige2705 2 жыл бұрын
I love both of you habo and abayo najma ❤️
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 2 жыл бұрын
Very young intelligent manshallaha
@ehelukheir8820
@ehelukheir8820 2 жыл бұрын
Alaahuma najinaa Alle ha idin so hanuuniyo
@aminayusuf3826
@aminayusuf3826 2 жыл бұрын
What a Crew, hablaha aan soomali ka dhegaysto Najma iyo farxiya, i love you bouth. Najma hore usoco, si ka duwan sidaa Uma dhigeen xaqiiqatan heestaas, you are one of a kind, keep going girls
@geeleckariim4362
@geeleckariim4362 2 жыл бұрын
Gabdha hadalkeeda ku qancay anigu
@kadirali500
@kadirali500 2 жыл бұрын
Me too we need a some change
@geeleckariim4362
@geeleckariim4362 2 жыл бұрын
@@kadirali500 indeed
@Xalimo421
@Xalimo421 2 жыл бұрын
Gabadhan sidey u sharaxdey ma xuma wa runteed lakin xooga iney hadalada qaar dodobto ayan jeclaay.
@amalmuse4069
@amalmuse4069 2 жыл бұрын
Hore u soco Najma
@ogeysiscafimad8935
@ogeysiscafimad8935 2 жыл бұрын
Above all things Somali and all is our identity as muslims and that is our guideline for what we can do and say. It is not a matter of opinion. I couldn't finish the song honestly becaus it was too vulgar. In our deen there is no such thing as Adult Content and kids content it is Halal or Haram content period. I feel like Somali Content creators are going down a rabbit hole that we my not be able to find Our way back home. Our freedom of speech is regulated by Allah . And he is our best and final audience. Don't do or say anything that will earn you passive bad deeds. There is alot things I don't Ike about our culture but I am i so proud of our xishood again this reminder foremost is for me before anyone else. May Allah guide us and protect us.
@sorryme6860
@sorryme6860 2 жыл бұрын
She is more brave than myself because i couldn't confront somali people waa the most aggressive human if you try to show them their mistakes.Congratilation little sis bravos
@TheQueen-jo7jm
@TheQueen-jo7jm 2 жыл бұрын
Somali culture is narcissistic and the only way to live in such culture is either to be a qoyan and never confront it or just leave. Otherwise you will be publicly crucified as these brave women who took on this challenging task.
@soocabdullahi2654
@soocabdullahi2654 2 жыл бұрын
Subxaanallah allahuakbar allaw xishoodka noo siyaadi
@muniira.a1626
@muniira.a1626 2 жыл бұрын
The difference between fathia and najma is a million years of intellect and wisdom,one is totally connected with herself and one has totally lost herself in the river Nile.character assignation is your doing to yourself najma therefore I don’t think anyone would ever take you serious even before the song .I’m sorry young sister but that’s the honest truth.hope you see the light soon .
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 2 жыл бұрын
Najma Cumar reerkeeda ayaa si fiican u aqaan, gaar ahaan Adeer Cumar Fiyaasko Allaha u naxariisto kaasoo ahaa ilaa haddana ah samafale xiliga uu noolaa na ahaa successful businessman. Waa fariidad karti badan.
@luulamahamed9108
@luulamahamed9108 2 жыл бұрын
xishodka alle ka qaad ma hoyadaba qaldan mase abaha allaha unaxaristo abaha hadu nolan laha wadnaha istagilaha adun iyo aakhiro wa qasartay allaha ku so hadeyo
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 2 жыл бұрын
Umad kitaabkii Allah iyo Sunadii Rasuulka SALALAAHU CALEYHI WASALAM garamartay oo ku hanuuni weyday miyaa hees faaxiso miidahan ah lagu badali takale xishoodku waa iimanka badhkii nin iskaceli inta laleeyahay yaan Rabi laga fogaanin waan ogahay nimanka somaliyeed intooda badan waa inkaar qabayaal.
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Waa sune waanib ah ilaahay ayaa yiri khilaafa gaalada marka waxaynu sharaf iyo cilmi ka dhiiganey cawradii aawey wax barashadi maadiga ahayd iyo tii aakhiro salaamaad
@zeinabelmi2076
@zeinabelmi2076 2 жыл бұрын
#Fathia Baayo waan dareemin dhibka dhaqanka ku salaysanayn diinteena oo ay umaddenu sameeyaan, lakin waa inaan si akhlaaq leh u gudbinaa , gabdhaha iyo wiilasha ka yar 30 akhlaaqdaa ku yar sababta oo ah , waxay kusoo koreen oo arkeen, kufsi, dhac, iyo dil oo qaar ka mid ah waalidkood ay ka arkeen waana dhaxalka ka yimid dagaalkii sokeeye.
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 2 жыл бұрын
Lakin qaxi waxaa laga jooga 32 sano oo qofki markaa dhashay waa 32 jir waxuna kuso koray dowlad la’aan sida u xisaabisay ma aha xitaa dadki jiray 5 jir qaxi waxay kuso koreyn dowlad la’aan oo 36 jirkuba dowlad la’aan bu kuso koray taana maaha mar marsiyo in guri bila akhlaaq ah kuso korto waxaa u sabab ah ciyaal nimadi qofki ku koriyay
@aminacudoon1147
@aminacudoon1147 2 жыл бұрын
Woooooooooow SMH
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Subxaanalaah adigoo Rag ku dhafoor taabanaya maaha inaad hees qashin ah soo qaaddo waa run raggu dumarkay blame gareeyaan iyaguna khaladkooda ma arkaan laakiin aynu iska celino ragga aynu xishoonno absolutely heestani waa wax laga xishoodo
@kadirali500
@kadirali500 2 жыл бұрын
Ragow this is a wakeup call gabdhahan way qaldan yihiin iyo way sax sanyihiin ma taalo ka bulsho ahan waxay inoo tahay baraarug gabdha heena aan soo dhaweeno hadii kale rag inala mid ah aya soo dhaween
@kimkiz5207
@kimkiz5207 2 жыл бұрын
Thank you💯💯😂🥰
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 2 жыл бұрын
wa geesiyad gabdhan mnsha alaah
@hannahassan1767
@hannahassan1767 2 жыл бұрын
Xaquuqdii dumarka si kale ayad u fahanteen adigoo is leh la dagaalan rag haku gafina xuquuqda duamrka eed doonaysan inad u dagalantan more aad diinta ka fogaatan waxba uma taraysid gabadha xuquuq u bahan
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah habo gbdha wax fcn kahadashay
@fadumoisse3035
@fadumoisse3035 2 жыл бұрын
Subxan allah alle haso hadeyo inantan wa lunsan tahay takale markad xuquq radinayso wa inad akhlaq kudarta
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 2 жыл бұрын
dumarka was xor waxay rabaan way sameyn karaan m.a guuuuul
@QaaliLuula1
@QaaliLuula1 2 жыл бұрын
Thank you Fathia and habo Najmo for this interview. I am with Najmo 100% Qofkii doonaa ha qeeliyo. "Ninka hadalka si u yiri nina si uqaaday" She is out spoken and fierce, keep going habo. "Dhariga kuleeylga Karka ayaa ka keenay". Ilaahay ha nawada xafido, xaqana hana wada tusiyo. Aamiin Yaa Rabbi
@akdeakde728
@akdeakde728 2 жыл бұрын
Bravo
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 2 жыл бұрын
Najma waa fariid hadalkan heli og runtana ka ganban waxbadano iga dhexguuxaayay oo dhaqankeena ah ee khlafsan ayay toosh ku ifisey waana sababta niman badan iyo qoyan badan uga caroodeen xijaabka bes ayaa ka maqan isagana Allah kuso hanuuniyo
@user-vc9rt3ym1f
@user-vc9rt3ym1f 2 жыл бұрын
Waa sax waxa ay sheegeyso gabadhaan
@Cutemary27
@Cutemary27 2 жыл бұрын
Fathia baraarujin..nafteena bar ama half Allaah kamadhigin wax walbo waa xaalad gooniya kaliyah...nin haduu gabadh dilo isna waa loodili,cibaadada waa loo simanyahay,baahida bili aadanimo waa lagasimanyahay,cinqaabta aakhiro iyo janno siinta Allaah waa loosimanyahay...kaliyah waa dhaxalka iyo marqaatiga inta aan ogahay...taasna Sida Allaah oogutalogalay hadii bulshada loosharraxo dumarku qalad oomafahmeen
@hibonoura2848
@hibonoura2848 2 жыл бұрын
Ragu wa qashin badankoodu. Marka waxa xun o nimanku samynyaan inan ku dayano miyaa markaa xal ah. Subxaanallah
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 2 жыл бұрын
I like the way she talks to the corrupted Somali men politicians
Saamaynta Baraha Bulshada Iyo Sidii Aan Uga Kabsaday (Najma Fiyasko)
42:55
Infinity Media Solutions
Рет қаралды 74 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 26 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 23 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 211 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Safi Sheikh Cumar Oo Walaalkeed Si Xun Xamar Ugu Garaacay🥲
27:50
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 14 М.
Xogta Dahir Alasow,xalay Xeebta Liido  Wasiir iyo Taliye
11:27
Dahir Alasow
Рет қаралды 26 М.
AMIIRA YAA GUURSAN LAHEED WIILASHA MALAYSIA JOOGO…!!!😱
13:24
Ayaaniita Official
Рет қаралды 73 М.
Самый Лучший Дедушка ❤️
0:15
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 1,6 МЛН
Девушка ограбила мажора, но…😳
1:00
Trailer Film
Рет қаралды 8 МЛН
Кто из девушек быстрее печатает?
0:58
Кто из девушек быстрее печатает?
0:58