Degganaanta hadalkee Naxariista lagu daray Indho daymadoodana Naftu ay ka daaleyn Timo daahay garabkoo Dabeyluhu ku dheelaan Daa'in hibo u siiyey Dumar kala wanaagsane Dabci bay isku dhaafeen Hablihii dalkeenna Tii aan ka doortaay Dookheygu raacee @@@@@@@@@
@deeqoluul50725 жыл бұрын
Wooow
@abdullahi198815 жыл бұрын
maansha alaah waa soo kacay miya wariyihii shiino ilaah hacaafiyo runtii bbcda ayaan ku bartay imean codkiisa waa nin sare