Waraysi Xaqiiqda Dadkii Kiniisada galay ninkii sawiray

  Рет қаралды 181,495

Somali TV Minnesota

Somali TV Minnesota

14 жыл бұрын

Пікірлер: 138
@hassanyuusuf9750
@hassanyuusuf9750 4 жыл бұрын
ليس الاديان بل ان دين عندالله الاسلام
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 жыл бұрын
Culumo Badan oo Dadka gaalaysiiya aya jira شبحان الله Qof Muslim ah Diinta O Laga saaro wa Adiga oo dhiigiisa ee Hallaga fogaado Arintaas
@cumarmaxamed4340
@cumarmaxamed4340 Жыл бұрын
Subxaanalaah waxuu kuleeyahay Kiniisad baan kudhex tukaday war ilaahay utoobad keena
@ilawadaagmedia6835
@ilawadaagmedia6835 4 жыл бұрын
kan ma icajabin lkn qaaininta xuruub al salibiyah markey kujaben kadib ayeey bilabeen iney kudhex milmaan muslimiinta sida dhilqaha ookaleeto,madheceyso insh allah
@Yusuf-se9us
@Yusuf-se9us 6 жыл бұрын
1.Qofkii qof muslim ah gaalsysiiyya isagaa gaaloobaya hsdaanuu cadayn keenin. 2. Sawir dad laguma xukumi karo. 3. Kiniisada waxa galay xaasaska nebiga (scw) iyo faadumo gabsrtii nebigeena (nnkha). Sidaa awgeed waa la tegi karaa.
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Berri baan cunto udoonany waxbaa ka dhex qaylinayey anoo naxsan baan kasoo noqonay hhhhh
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
@@umufadumosahra1421 ma talyaniga jogtay
@zeynebaxmed1617
@zeynebaxmed1617 4 жыл бұрын
hubsiimo halbaa la siistaa ee soomaaliyeey degdegga hallayska daayo
@craxiin_key797
@craxiin_key797 6 жыл бұрын
Masha allah ninkan waa ehlu imaan ee ka daaya cyda
@allsalamtvall6051
@allsalamtvall6051 6 жыл бұрын
zaalim zaalin who
@samirasahra1747
@samirasahra1747 5 ай бұрын
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 жыл бұрын
MashaAllaah ilahay qairka hanawafajiyo
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 жыл бұрын
Masha Allah ninkii kowad waan ku qancay hadalkiisa
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 жыл бұрын
Subxaanallaah halkan waxaa iiga muuqda isu soo dhawaynta diimaha maadaama ay leeyihiin waxaa isugu yimi diimo badan iyo sidoo kale wuxuu yidhi waxaa jira wax na mideeya oo aan diin shuqul ku lahayn subxaanallaah
@Footballandgames386
@Footballandgames386 4 жыл бұрын
Arimo waxaa jira kadhwxeeya Ehlu kitaabka, Qaarkaloo kadhexeeya Bini aadamka oo dhan, Tusaale ahaan Qof gaal ah inaad xoolihiisa dhacdo ama xado waa xaaraam, Sidoo kale naftiisa inaad dishaana waa xaaraan hadii aanay Jihaad ahayn. Waxa Jira (Xuquuqu Jaar) waxa jira arimaha caafimaadka, waxbarasha maadiga ah, waxbadan oon diintu ubanaysay qofka muslinka ah baajira oo uu gaalada kula macaamili karo.
@luulmoha92
@luulmoha92 4 жыл бұрын
Wasef..labod..masha.allah.ilyas.
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 4 жыл бұрын
asc.masha allah, waa in la hubiyo kuwa dhahaya waa gaalo qof muslin ah sida alshabaab ay u gaaleysiso dad muslin ah.caadidafana la joojiyo iyo xagjirkaba wbt
@zaraosmanim2135
@zaraosmanim2135 4 жыл бұрын
Al.shabaab hada lagama hadlaayee
@hooyomaamo3146
@hooyomaamo3146 6 жыл бұрын
Waalahubsadaa gaalnimo masahlanee ilaah halagabaqo dadka yaaladhahin gaal dadka ayagoo lahubin
@zakariyegarbo4452
@zakariyegarbo4452 4 жыл бұрын
mashaa alaah alaaha idionsiyaadiyo
@mohamudabdimohamed2642
@mohamudabdimohamed2642 4 жыл бұрын
Maasha Allah way ba ficanthy hadii aadan diinta kabixin hubsiimo halbaa la siistaa
@hjama4878
@hjama4878 4 жыл бұрын
Diintii ma qiyaas bay maraysaa in layskaga saaro?
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Iyaga chrishtams mar hadey galan masajidka musliminta durba wey muslimen marka ma galayan masajid muslimkana xoga wa cules in kinisada galan
@abdyphatah7604
@abdyphatah7604 4 жыл бұрын
Marka hore soo baro sida loo qoro afsoomaaliga diina aqoon uma lihide!!
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Subxaaana Allah
@dayahosman1386
@dayahosman1386 7 жыл бұрын
mashaa Allah hala daayo dadka la kaleysinayo daacish show wax jira mawa ahan ma an minsani ani
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 4 жыл бұрын
Illaahay ma Daalacdo Arakiina ee Quluubtuu Daalacdaa. Dadla Yaanla Gaalaysiin Malag laguu xilsaaray ma tihiine way diiya maxaad u gasheen.
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 4 жыл бұрын
Anigii skuul dhigta meel.bus ku sugayey salaadu iga tegi lahayd kanisad deyrkeedaan ku tukadey salaad Ceasar maradaydaan dhigtay jihadaan ujeestey salaadaydii badan tukadey waana ka baxay
@ahmedsomali3746
@ahmedsomali3746 4 жыл бұрын
Waaa qaldantay wlh
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 4 жыл бұрын
Waad sax san tahay Marba hadad Illaahay caabudaysay. Dhulka Illaahay ayaa leh adigane Qasadkaaga kaniisad ma ahay ee Dugsi yar aa astur kuu ah maadaama aad Dumartahay.
@mahdimawliid8658
@mahdimawliid8658 4 жыл бұрын
Xijaabka iyo qamiiska cidkasta way xidhan kartaa
@rehabshow
@rehabshow Жыл бұрын
Allaah
@mohamedsaadaq4789
@mohamedsaadaq4789 4 жыл бұрын
Lakin aniga waa marki igu horeysay oo dhageysto daawadana muuqal waxey ila muuqata in aad wax qarineyso
@yughesura
@yughesura Жыл бұрын
You are mistaken it's Biden who step-down from presidential running 😮😮😮
@zaraosmanim2135
@zaraosmanim2135 4 жыл бұрын
Maxaan Gaal ku falaaya uraaya muxuuse islamka u qabanaaya anigu Allah baan aaminsanahay
@qadar160
@qadar160 6 жыл бұрын
Kkkk war yaa dabaala oo la siraa. Kulahaa Budhiista iyo Yahuud baa diinta Islaamka u gargaaraya. GAALO DIINTA ISLAAMKA U GARGAARAYA AYAABA GAALNIMO AH. Waad adigoo leh Ibliis baa Nabiyada u gargaaraya.
@mbulaleseed7371
@mbulaleseed7371 4 жыл бұрын
waxa jira dad diinta dadka kaga saara hadalo aan hubsiimo lahayn////wadaadada yaryari hadeer sidaas bay u badan yihiiiin...................
@salmonellatyphi2601
@salmonellatyphi2601 Жыл бұрын
Somalida ku mashquul badanaa, war daaya dadka meeshey rabaan ha tagaane, balaa diinta islaamkaa Soo faafin rabeen, war dadka diinta ha nacsiinina
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 Жыл бұрын
Kaniisad saliib (cross) suran yahay in lagu dhex tukado yaa u banneeyey?
@fatimahassan4236
@fatimahassan4236 4 жыл бұрын
Tuhunka wllkaga waa khald
@darwishyarekismayo5921
@darwishyarekismayo5921 7 жыл бұрын
am sorry walalo karali ahow gafki lagugu gafay
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 жыл бұрын
Xaashi shafi si wanagsan ayuu hadlay
@fuaadhareed7904
@fuaadhareed7904 6 жыл бұрын
Diinta weey burtaa sida salada uburto muslin ayaan ahay waxaan rabo ayaan sameynaa majirto wlh dadbadan ayaa dintaa uhesto iney diinta burin
@nuurosman858
@nuurosman858 4 жыл бұрын
Diinteenu ma ahan wax bura Waa inuu qofku awal allaah aaminsan yahay 5 tiir islaam iyo 6 tiir imaan aaminsan yahay Lkn kaniisad ayaad gashay diinta waad ka baxdeen sidaas diin loogama baxo Xataa kaniisada ayaa lagu cibaadeysan karaa
@faisalsheikhkamil1130
@faisalsheikhkamil1130 7 жыл бұрын
Subxanalah quf muslim ah hadaa diinta ka saarto adiga diinta iska saari
@gaardiofficial3239
@gaardiofficial3239 4 жыл бұрын
Ma khasabaa in mar lawada akhriyo ajandihii kaso baxay meeshu waa kiniisad dhexdeed sasna waxa loo istaaga marka pipleka la akhrinayo ee may ahyn lkn in qof lagaalaysoiyo ma banaana wanan ka xumahay lkn siday u eekayen ayaa shaki dhalin karta
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 7 жыл бұрын
ilyaska ani wajigiisa muubagin sisikale uu uegyahay anagaa yahuud noo hiilinee miyaa
@wanaagaqoyska7887
@wanaagaqoyska7887 4 жыл бұрын
Kkkk
@xananali2159
@xananali2159 4 жыл бұрын
Hadiii bibel la aqriyo maxaa ku jaban, ani waan aqriyey , waan akhriyey kuwa kale sida Buddha iyo kuwo badan . Marka diin logama baxo bok la akhriyey sorry simalida dambiga ha iska dayaano.
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Kanisada o la galo diin logama baxo qalbi iyo niyad aya din loga baxa hadane in kanisada la galo adiga o muslim ah ma ficno ilen wa mel ilah lagu beniyo o lagu cabudo dhagax ama qof bashar ah
@Footballandgames386
@Footballandgames386 4 жыл бұрын
wll kiniisada miyaa lagu dhextukan karaa?
@idalahow
@idalahow 5 жыл бұрын
Soomali oo Gaala ah malahaan ee xeegohoo waala kulalaaday....lacag laan weey jirtaa
@libanweheliye1806
@libanweheliye1806 4 жыл бұрын
DALAHOW kkkkkkk
@khaatumostate8816
@khaatumostate8816 6 жыл бұрын
Somalida kelmada gaaladu afkay kasaarantahay ,kelmada gaalnimo maaha kelmed fudud halaga fiirsado
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 5 жыл бұрын
Waa ruuun
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
Wallee munaafiqiin waa imtixaamka muslimiinta waayo wey been badan yihiin xumaanta ayey raadiyaan
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 жыл бұрын
Waxan joogna wadamo shisheye waxan ku qasbanahay inan Nin walba diintisa ku qaymayno Ana la igu qemeyo sababtoo ah qiiya ayu halkafiruun baa noogu sheegay bani adam ku waa isku mid waxa lagu kala gedisan yahay wuxu aaminsan yahay waa in aan wada shaqaysaan karno waxan fahmay dadkaasi Inay isugu yimadeen Nin walba inuu diintisa haysan Karo kiyesaduna aniga waxan u arkaa dhagax la dhistay waa la geli Karaa macno ma leh somaliyey dad waxa jira maan gaab ah oo sidaa diinta Uga baxo jooga dadka yaan la gaalayn illa uu dhaho waan gaalobay wiilashaan waxan dhihi lahaa raali ahaada
@jmk7b947
@jmk7b947 7 жыл бұрын
.
@mohadjionyer.7807
@mohadjionyer.7807 6 жыл бұрын
Wax hubsada soomalaay
@fatimakheyre3849
@fatimakheyre3849 4 жыл бұрын
Ninka dadka gaaleysiinaya asaga cilmi u baahan Dugsi geeya.
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
kaniisad hadii lagalo macnaheeda maahan diintaa lagabaxay
@soloking9761
@soloking9761 5 жыл бұрын
You're ignorant how dare you Muslim go church wht purpose wht benefits you get inside church why praying salah inside church thts totally haram bro
@bushrasamatar633
@bushrasamatar633 4 жыл бұрын
Ayaguba ma soo galaan masaajidkaadee mxy ka donn
@maryammoh1450
@maryammoh1450 2 жыл бұрын
Qofku wuu khaldami karaa meela badan ayaa bani aadamku galaa laakiin waxaa kaxun qofka qofisllaama gaaleeya qofkaasi waa khaldama iyo waagaal waakala qayr eerabbi halaga baqo
@qadar160
@qadar160 6 жыл бұрын
DAD EE DUCEESANAYEEN HALMAR. WAR KAN ISAGAABA DIIN IN LAGA BAXAY QIRAYA.
@Footballandgames386
@Footballandgames386 4 жыл бұрын
Wll waala ducaysanayay muu odha ee waxuu yidhi hadalo aan diina kusaab sanayn oo ah umad wada nool inaynu nahay, inaan nina loo dulmin ama aan loola dagaalamin diinkale ayuu haystaa awgeed, nabad inlagu wada noolaado, lays caawiyo, hadala sidaasa inlagu wada dhawaaqay ayuu sheegay, wlahu aclam. laakiin markasta in qof aad arin ku aragtay oo aanad garanayn waxa uu ugala jeedo waa gaal madhihi kartid. waxa loobaahan yahay in aad waydiiso maxaad ugala jeeday aritaa wuxuu kuu sheego ayaa laqaadanayaa nin ashahaadanaya
@Footballandgames386
@Footballandgames386 4 жыл бұрын
laga gaalayn karo. cidii gaalaynaysaa iyagay jirtaa iyo aakhiradooda cadaab aajiree agow
@daryeelran8007
@daryeelran8007 4 жыл бұрын
Allaah baa hiil noogu filan
@mohadjionyer.7807
@mohadjionyer.7807 6 жыл бұрын
Hubsiimo hal baa lasiistaa
@momedhussein7737
@momedhussein7737 4 жыл бұрын
Maxaa idin istaajiyey Waa laydin siray Sawirka guud macnayso aad taagantihiin Maad khilaaftid oo fadhiisatid Kkkkkkk
@shukrideeriye774
@shukrideeriye774 4 жыл бұрын
Lakiin so Allah nagu ma Oran lagum diinko waliya diina Marka maxaa kaniiisadooda ka doona or maxaa diindooda ka barana marka Allahamdulillah Muslim oo dhamastiran hasto misi shaydan miishaas Ku dira oo Ku waswas galaya
@aliadam180
@aliadam180 4 жыл бұрын
Kaniisada iyo daakeedii waad keentaye masaajidka iyo dadkiisi maxaadan ukeenin Wax hasheegaan iyagune
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 4 жыл бұрын
2:15 Amiin loo dhahay Waa buu Calamul Islam☑. Somalidaa Badow ahee👉Boqolaal Aamiin baa laga guran karaa taah. Gaal Buuga Ciise Wata👉Cunradiisa oo laguu maneeyay👉Haduu Duco ku furo Soo Aamiinta Raali kama aha. Nin Gaal ah oo yiri👉ILAAHOW CUNTADAAN ADAA KU MUDAN OO WAAN KUUGU MAHAD CELIN👉. Haduunan dhihin War CIISOW WAAD Mahadsantahay
@aragti6060
@aragti6060 3 жыл бұрын
Somali maxa ka galay wixii baxaaya. Carabta kama hadasho,Kristina way leeyiin
@zaraosmanim2135
@zaraosmanim2135 4 жыл бұрын
Teeda kale ma gaalbaa ku caawinaayaa
@salmanyare2103
@salmanyare2103 6 жыл бұрын
Maxaa ku kalifay culumada iney ku dag dagaan raggan iney diinta kasaaraan
@allsalamtvall6051
@allsalamtvall6051 6 жыл бұрын
Its wrong to build
@aragti6060
@aragti6060 3 жыл бұрын
Wayba ka baxeen mar hore
@hodanabdi3210
@hodanabdi3210 4 жыл бұрын
Subaxana
@hakeem2297
@hakeem2297 6 жыл бұрын
Diinta qof kii ka baxaya iyo kii haysanayaba ilahay ba kala xisaabtamaya
@xamdinuradiinibrahim2662
@xamdinuradiinibrahim2662 6 жыл бұрын
Subaxanallah
@nasrahaji313
@nasrahaji313 4 жыл бұрын
Wahaabiyada dadka diinta kasaarayaan
@fuaadhareed7904
@fuaadhareed7904 6 жыл бұрын
Afkisa ayuu kaqirtay ilahey kacabsada
@huseinbeyra3538
@huseinbeyra3538 5 жыл бұрын
inta wax soqortay kuli waa jaahilin diin way maqlaan ee wax kama yaqaan uf baxa tiin af ka baarkisa diin mahane
@zahomferrero1603
@zahomferrero1603 4 жыл бұрын
War maxed kadoonraan kanisaad
@AbdikarimAhmedali-yk3vk
@AbdikarimAhmedali-yk3vk 10 ай бұрын
Haddii Susan riddoobin maxaa kiniisadda geeyay?
@abdullahimohamed6208
@abdullahimohamed6208 7 жыл бұрын
kula ya ulul caqli inte quranka uga jirta hhhh iska amus
@aliabdi4713
@aliabdi4713 6 жыл бұрын
bismilaha
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 жыл бұрын
Kkkkk waxaas waxaa kadambeeyey cabdul qani Al qardaawe layiraahdo oo isagu Naftiisa ah Nin Naagtiisi separate ka ah micnaha waxaad leedahay naagtayda saaxiib baan la ahay kadib dowladaa ciyaalka biilka kuusiinayso adna wax xil ohoo kusaaran maleh waa qayru masuul kkkkkk diinta Buu kahadlayaa qardaawe wuxuuna kunoolyahay separate waa wax bakhtiyey oo jaahil ah
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Somalida waa badow uf
@nurodayhiraabwalaal6103
@nurodayhiraabwalaal6103 3 жыл бұрын
Asc/waxaa iga su'aal ah ruxii kaniisad tago ma gaal baa shiikhu miyuu hubaa iney sanam u Sujuu deen mana aamin sani inuu si sahal ah uu ugu dhawaaqo diin ka bax ama inaad ruux tiraahdo gaal baa tahay ereygaas malagu fudu daan karo sabab too ah ereyga gaal nimo ma dhaceyso inuu meel cidla ah ku dhaco ama ruxii ku tilmaa may ruuxa kale ayaa gaal nimo ku dhimanayo ama ruxii uu ku sheegay ayaa gaal nimo ku dhima naayo diin ka bixida sahal ma aha ee culumadda waxan kula talin lahaay ereyo ey fudu dey sanaa yaan iney naarta sal keeda in lagu tuuro ay u keeni karaan xukunka aad ruux ku rideysid oo aad aqon u la heyn waa lagu naar tagaa ee culumadda waxan u shegaa iney qabiilka iska daa yaan iyagoo aqoon u leh Diinta midka aqon tiisa ay yar tahay yuu waxba xukumin ee wax ha Barto kuwa iyagoo ale baray oo yaqaa na iney ruux ugu hii liyaan waa tul keyga oo ay xakh darro garab ku sii yaan waa kuwa ugu horeyo oo naarta galaayo alow naarta aan Magan galnay ee naga bad baadi
@user-gy9dd8yy2j
@user-gy9dd8yy2j 4 жыл бұрын
Wariye anigu maqabo inaad kuwaasi kutilmaanto culimo waayo culimada xikmad ayey wax kusaleysiiyaan iyo diinta kumana degdegaan gaaleysiinta umada islaamka runti soomaalida kunool MN kadigtoonaadaan kuwakan umada culimo iskagadhigayoo marinhabaabinaya takfiiriyiinta iska ilaaliya caruurtiina kailaaalsada qowleysatada noocaas ookaleah yeysan caruurtiina idinka lumin
@libanweheliye1806
@libanweheliye1806 4 жыл бұрын
Seeeef la bood iyo wadaadada somali maxaaa kala heeysta
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator 4 жыл бұрын
Culimada seef la boodka ah ilaahey ha so hunuuniyo dadka somalida ma yaqaanaan sida dacwada loo gudbiyo
@mahmoodsamater
@mahmoodsamater 4 жыл бұрын
Qof interfaith ka qeybgalay kuma gaaloobaayo,ma fiicna fudeeydka, mareykanka OO dhan interfaith ka weey ka dhacdaa.
@abuuayaan6956
@abuuayaan6956 4 жыл бұрын
Daqiiqada 10:25 sawirka ka muuqda waa habkii kaniisadaha Jesus u baryi jireen. Sawirqaadaha waxa uu dhahay waxaa laga hadlayey in diimaha leesku dagaalin. Labada arin ayaan u maleenaya in tuhunka abuuraya.
@zaraosmanim2135
@zaraosmanim2135 4 жыл бұрын
Caqli Daciif, meel lagu kulmo miyaad weydeen
@abdulqanimoha187
@abdulqanimoha187 7 жыл бұрын
ar sheqyada dadka may naga gaaleysiihaaysn wa yaabe
@geellaqchannel8252
@geellaqchannel8252 4 жыл бұрын
Mascadde adiga ma aqrisay
@melatethiosomalitube9421
@melatethiosomalitube9421 4 жыл бұрын
Qaybta labad (2) ee Dumar adeeg ..dawo kzfaq.info/get/bejne/ZtKUgqqXp9DeaZs.html
@farhiyahassan7677
@farhiyahassan7677 5 жыл бұрын
War maxa loo eedaynayaa qofka haduu kiniisad tago iyo haduu masaajid tago ma cidbuu u xidhan yahay maseexiga ducadiisu amay ka fiicantahay tan Culimada Soomaaliyeed ma kacdo saxx waayo maa la Arko xitaa Alshabaab may habaaran ?
@kaltuunali7597
@kaltuunali7597 4 жыл бұрын
ilxaad iyo cilmaani baa noocan soo tabo baray orod oo u baryo tag masiixiyada aad Ku hadaqayso
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 4 жыл бұрын
Illaahay 3da Diin Wax la Cuna oo Nabad ku dhaqma baa la dhahay👉Buuda iyo Baaba iga leexiya
@fadumosheekh5280
@fadumosheekh5280 6 жыл бұрын
Xornimo isuyeela khasab ku islaam masocota
@daryeelran8007
@daryeelran8007 4 жыл бұрын
Adiyo iimaamkaad sheegeysaaba waad khaldanaydeen maxaad kadoonteen ? Miyaan alle inabarin lakum diinukum weliya diin? Kulahaa diinohoo dhan baa laysugu yeedhay !! Tanaaba gefa
@daahirabdi8165
@daahirabdi8165 7 жыл бұрын
somali dad maha nacala walidkood kuyaalee waa wax been xasidnimo munafaqa qabiil ka buuxo
@maandeeqindho2137
@maandeeqindho2137 6 жыл бұрын
daahir Abdi Waalidka maxaa unacaladee? Soo waalidkaaga soobagalaayaan waalidka aad nacalada uquurtey
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Hhhhhh subxaana allah
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 жыл бұрын
Soomaali waa sunta hargaha.
@aklilubashe
@aklilubashe 6 жыл бұрын
Jesus is the Truth the Way and the Life
@libanhajinor3256
@libanhajinor3256 6 жыл бұрын
jesus christ is the way not destination
@soloking9761
@soloking9761 5 жыл бұрын
Subxallah subxallah subxallah subxallah
@soloking9761
@soloking9761 5 жыл бұрын
Wlah I'm crying somali original Muslim daddy grandma grandpa Muslim yet convert Christian subxallah I pray you he'll and islam don't need you coz almighty allah will protect but you salgahu wa hooga
@emmanuelad2780
@emmanuelad2780 4 жыл бұрын
Diinta islaamka in laga baxo eedayn ma ahan waa laga bixi karaa oo diinta saxda ah qof walbo iyo soduu u arko
@rinaadbintuahmed5177
@rinaadbintuahmed5177 4 жыл бұрын
Maxa ka siya ma gal ayaa tahay galka ayaa la ogol yahay inu diinta 3 jer galo kaba boxo ee muslin hadu ka boxo alle ma cafiyo😡😡
@mukhtarhajji7265
@mukhtarhajji7265 4 жыл бұрын
Magacad sheegataan ka arkaa inadan kheyr laheyn
@user-wb8ti5ys1m
@user-wb8ti5ys1m 4 жыл бұрын
Somali aadis ay ka rabta sxb gaaal wax naguma lahan
@isaabdi1478
@isaabdi1478 4 жыл бұрын
Emmanuel!! Magac christian ayaad leedahay sidaa awgeed talo kuma lihid arimàha diinta islaamka Alle ha kusoo hanuuniyo iyo annagaba
@emmanuelad2780
@emmanuelad2780 4 жыл бұрын
@@isaabdi1478 aniga waan hanuunsanahay adiga ayaa ka shakisan inaad hanuunsantahye rabbiga haku soo hanuuniyo sxb
@melatethiosomalitube9421
@melatethiosomalitube9421 4 жыл бұрын
Qaybta labad (2) ee Dumar adeeg ..dawo kzfaq.info/get/bejne/ZtKUgqqXp9DeaZs.html
WARAYSI PAUL MARINO GEEDI OO AF SOMALI KU HADLA
26:20
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 185 М.
Imamkii Trump dhabarkiisa taagnaa oo la waraystay
5:30
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 22 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 41 МЛН
Suuqa waaheen
16:08
Qays Qeyser
Рет қаралды 218 М.
SHEEKADA MAGAALO JOOG XUMO QEYBTII 13-AAD
8:29
Somali National Television
Рет қаралды 401 М.
Waraysi Dr. Georgi Kapchits  Wariya A.Jaahweyn 2007
10:12
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 46 М.
KHUDBAD XAAJI MAXAMED CIGAAl ALLAHA U NAXARIISTEE.
9:16
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 82 М.
Ayaanle Xuseen Maxaa Culimada Ku Diray
15:25
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 14 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY IRAN | ISRAEL  | HIZBULLAH | TIM WALZ
17:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 16 М.
"Wasiir Qambi Anagaa Dhalnay" Boqor Axmed Iimaan Warsame
5:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 8 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН