No video

Warbixin : Dhaqamo Cusub Oo Ku Soo Kordhay Guurka Soomalida Sanadihii Udanbeyey

  Рет қаралды 25,430

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 91
@ahmedbile7044
@ahmedbile7044 4 жыл бұрын
ALLAYLEHE,SAWIR BAAN SOO DOONTAY! AF XIDID LOOLA TAGO MAAHA
@cabdixakiinaxmedmaxamed7734
@cabdixakiinaxmedmaxamed7734 5 жыл бұрын
Xog fiican isku keentay wariye. Thank you
@kadarahmed255
@kadarahmed255 5 жыл бұрын
Team abdalla jamaal ayaan taabacsanahay Team casku wajiGay iska xumaynayaan haday afkaarta aaminsanyiHin
@jibriilholhol3019
@jibriilholhol3019 5 жыл бұрын
Waa saxsan fikirka abdale jamaaal 👍👍
@hamzeahmed3305
@hamzeahmed3305 5 жыл бұрын
😀😀Yuusuf Shaacir qodob muhiim ah ayuu taabtay
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 жыл бұрын
Inanta gurigeeda in la tago isla marka uu meherku dhaco si sodohda iyo seediyada loo soo salaamo sidoo kale loona mahadnaqo iyadoo waliba wax la sido oo aan la faramadhnayn wax dhibaato ah ma leh aragtidayda Lkn in sawir uun Loo tago waa ciyaalnimo iyo wax aan wanaagsanayn.
@tamamyare2664
@tamamyare2664 5 жыл бұрын
Ragi wa ragii hore guurna wa kii hore Nacalaa shaydaan kuyaal Inamada yar yaree fooda dhaadheerleh haka xishoodan sodoga iyo sodohda iyo seediga
@abdirahmandagaal7959
@abdirahmandagaal7959 5 жыл бұрын
Cabdale gobonimo zhb runtaad ka sheekayseee
@mohamoudabdiqadir81
@mohamoudabdiqadir81 5 жыл бұрын
Wad ku Mahadsan tahay Wariye . se waxaan ka sii jeclaa inaad warbixintaada aad iyana kusoo qaafo dhaqanka ah iyo sawiro la soo wada kalo meherka ka hor ama labada sawir la is barbar dhigo
@bilalaslam4693
@bilalaslam4693 5 жыл бұрын
War xita hadan intan reerkoda u tago an dhaho qol iiguso xareya waa caadi
@khalidanwar3680
@khalidanwar3680 5 жыл бұрын
صانع سلام ar tasi wa ceep meel aad ledahy la aad lkn wa ceep guriga sodoga miyad ka xishonayn
@bilalaslam4693
@bilalaslam4693 5 жыл бұрын
@@khalidanwar3680 Hhhh haade wan ka xishonaya lkn dadkan danbibay u heestan Inanta hadad mehersatid meeshad doontid laqabode waa ku free ye😂😎
@ridwanomer91
@ridwanomer91 5 жыл бұрын
@@bilalaslam4693 nio bayl bd tahy😂😂😂
@bilalaslam4693
@bilalaslam4693 4 жыл бұрын
@samia elmi 😂😂😂 Halkad doontid lagal caadi weye wllDe
@bilalaslam4693
@bilalaslam4693 4 жыл бұрын
@samia elmi 😂😂
@niciimaabdi5202
@niciimaabdi5202 4 жыл бұрын
Waa sax ina latago guriga inanta swirna lalsogalo
@40156
@40156 5 жыл бұрын
Guriga inanta balaa tagta meel dhexe almiinoow isku sawira meherka ka dib
@jamaalmohamoud1887
@jamaalmohamoud1887 5 жыл бұрын
Masha allh abwaan alleh haku dayo
@abdisacad2482
@abdisacad2482 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk inantii mee sawirbaan usocdee
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Meherka ka dib maxad ka dooni guriga inanta
@saedali69
@saedali69 4 жыл бұрын
Sawir inaad xaaskaaga la gasho dhibi kuma jirto, ee waxa ceeba inaad banaanka soo dhigto cawradeeda, adoo soo dhiga iyadoo timi qaawan, dhar khafiifa xidhan. Wixii ceebta ahaa inaad qurux moodo maaha ee ha la isla yaabo.
@AbdifatahH
@AbdifatahH 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh wllhi waan qoslay abwaanku runtuu kahadlay
@user-on8he8gs7z
@user-on8he8gs7z 5 жыл бұрын
Yusuf shaacir masuul diineed Halkeeda ayu ku abaaray Arintani dhaqan diineed maaha Waana dhaqan rer galbeed runtii
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
waa normal sow xaskiisa ma ahaa farxaduu la qaaybsanaya dadkisaa iyo ummada somali ahaanbaa
@mustafedhaqan701
@mustafedhaqan701 5 жыл бұрын
Wlhi dhaqan waa laga tagay
@bilalaslam4693
@bilalaslam4693 5 жыл бұрын
Hhh nio dadkani waa jaahil wlhi waarde hadad inan mehersatid Orado sariirta laqabo wad xalaashate hadad doontid aroosba ha dhigan aroosku waa dhaqan gaaleede
@iftiinkabariga5129
@iftiinkabariga5129 5 жыл бұрын
Kkkk
@maxamedxasanmiicaadkule8066
@maxamedxasanmiicaadkule8066 5 жыл бұрын
صانع سلام
@khalidanwar3680
@khalidanwar3680 5 жыл бұрын
صانع سلام kkkkkk ha de sariirta way ka baqayan wuxu malaha
@captainusopp4395
@captainusopp4395 4 жыл бұрын
wasi daa nio dakan imika jooga waxaa kasoo hadhey faan iyo iarkay
@munacali7923
@munacali7923 5 жыл бұрын
Wlhi waaa waxa lagaa xiishoodo waxaan la samaynayo Dhalinyarooy dhaqaanka aynu illashano
@najmaabdullahi8056
@najmaabdullahi8056 5 жыл бұрын
Hadii ay inanta reerkoodu daan yar yahiin oo ay buul galaan xaguu sawirka ku gaali hhahh🤔🤔🤔🤔🤔
@Xaliye2024
@Xaliye2024 5 жыл бұрын
Jaarka dee😂😂😂😂
@khalidanwar3680
@khalidanwar3680 5 жыл бұрын
Najma Abdullahi kkkkkk hotel lada Magalada de kkk
@najmaabdullahi8056
@najmaabdullahi8056 5 жыл бұрын
Khalid Anwar waa in guriga la tagaa baa la yidhi hay gayn hotelada baa ka dhici hadii kale hahahaha 😁😁😁
@najmaabdullahi8056
@najmaabdullahi8056 5 жыл бұрын
Xidig Media production jaarka hahahaha
@cabaasecabdi6376
@cabaasecabdi6376 4 жыл бұрын
Zaxmaaha
@cabdisalanmaxamuud5545
@cabdisalanmaxamuud5545 5 жыл бұрын
rayi ahaan aniga ilama wanaagsana mana zamaynaayi insha allah kliya hadii laga maarmi waayo waxaan so salaami laha so barab lahaa hooyada xaaskayga lkn inaan gurihoda intaan dad u gaxaysto isku so sawiro waa hapeenkii xalay tagay
@abdirashiidibrahimmuse5771
@abdirashiidibrahimmuse5771 5 жыл бұрын
wadadaaa inakadaaya ha inaku furinee
@nouryarechannel4579
@nouryarechannel4579 5 жыл бұрын
Waa marka sida jirida loo dhaqmayo Dhaqan iyo midna maaha wxani wa sidaa abwaanku sheegaye masuuliyad darada ninka ayay taasi cadaynaysaa
@ismaeldiriyewabar8158
@ismaeldiriyewabar8158 5 жыл бұрын
Walleee kkkkkkkk yab xishood waa la roogey rabi hanosaxley
@nimcomahamed2193
@nimcomahamed2193 5 жыл бұрын
Oo muxu iga soodoni aniga hada igu yidhahdo maku imaad waxan ku oo dhanlaha iska joog waxasi waa Ceb wll
@kaderjoseph2272
@kaderjoseph2272 5 жыл бұрын
bahwadeenada tvga saab iyo aqoonyahanada ku heelan in ay dadka u soo gudbiyan xogaha bulshada aad bay u mahadsanyihin waanan bogaadineyna.
@nouradiinwarsame1155
@nouradiinwarsame1155 5 жыл бұрын
Hadii meherku dhaco xiligi sawirku wuu dhamaaday.
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
waar waxanu waa akhase xishooda xataa haddey sanadba dhameyn dhaqankan bilowgiisu umadaha kale yaanay inagu wiirsanin oo aanay inagu caayine ha la joojiyo aniga iminkaa iigu horreysa waana ugub dhawr bilood jir ah ee ha laga gaadho dhalinyarta waa anshax xumo'e
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
Wll waligay maan maqal wlhi waa yaabay somalilnd iska daaye xata hargeisa Maan Ku maqal malaha hargeisa meel ka mida lagu dhaqma
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
@@hanuush6787 walaal mooji video-gaa iigamay horreyn aragti iyo maqalba waana qudhun inagu cusub
@mohamudyousof1025
@mohamudyousof1025 5 жыл бұрын
Walhy dhaqankii dhimay
@Lizzie17383
@Lizzie17383 5 жыл бұрын
Dhaqanki hore sow tii dadab gal loo samayn uu sadex habeen guriga sodogii iyo sodohdii sadex habeen uula seexan jiray ninku
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 5 жыл бұрын
hhhh oo taasaaba ka waali casayde
@saamicohersi3310
@saamicohersi3310 5 жыл бұрын
Anigu Ceeb Ayaan U Arkaa In Inanta Gurigeeda La Booqdo Meherka Ka Dib Iyadoo Sawiro lala Soo Galo, lkn Waa Caadi In Uu Reerka Soo La Booqdo Xilligaad Doonto... Anigu Waan Guursaday Imikana Guur Ayaan Diyaar U Ahay Cid Igu Qasbi Karta Reerka Inanta Soo Booqdo Ma Jirto Haddii Ay Dhacdana Furriin Ayaan Diyaar U Ahay Isla Waqtigaasba
@maxamedcabdi1116
@maxamedcabdi1116 5 жыл бұрын
Nio haday inanta reer koodu ki jiro sandaqad xagu ku galayaa sawrika msandaqadaaa
@dayaxofficial1323
@dayaxofficial1323 5 жыл бұрын
Team caska
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 5 жыл бұрын
*Walahi* iskadaa inuu sawir sxpkay la galee xataa Indho ismay *saareen* soomalidu woxoogu waa *khasab* *Nacalaa* shaydankina ku yaal 😂😂😂
@ahmedharoun5708
@ahmedharoun5708 5 жыл бұрын
Waa ceeb tagista guriga inaanta
@footballcomedychannel8015
@footballcomedychannel8015 5 жыл бұрын
maan tageen wax walb hady dhaceen marka mahersado inaan habalha gurigoda tago haka yabin midha
@garyaqaanmumin3593
@garyaqaanmumin3593 5 жыл бұрын
Waar waxan xagee laga Soo raray waar qurux iyo sharaf waa kii hore xishoodkii raga iyo dumarkii wuu Soo yaraanaya muxuu ka doonayaa waa rune gabadhiisa waa loo keenayaan hadaanu dhiman
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 5 жыл бұрын
Reer woqooyi weligoodba istus wax la dhaho bay samayn jireen
@abdrahmandhuule1418
@abdrahmandhuule1418 5 жыл бұрын
shaakira ali oo muxu yahay wll bal aan iska dayne
@sacdiyamoh5256
@sacdiyamoh5256 5 жыл бұрын
Gurigga inanta in la tago ee sawiro lagu soo galo dhaqano ma ahan mid kle sida cabdala yir intaadan is merhesan kohor sawiro ina lasoogalk
@kaderjoseph2272
@kaderjoseph2272 5 жыл бұрын
haddi inanta lagu siiyo ama ad mehersato wa cadi bay ila tahay, ama aad meel kale kula ballanto waayo way dhaanta inanta oo an la qabin in lala baxo ama laysa soo sawiro.
@hamzeahmed3305
@hamzeahmed3305 5 жыл бұрын
Marka aad warbixin diyaarinayso waxa laga waraystaa dad hadalkoodu hadal meel geli kara yahay se dhibtu waxay tahay hhhh wxa ka muuqda video ga qaar iyagiiba timahoodii feedhan kari la' ayaa arimo dhaqan wx laga weydiinayaa.....
@Cawedyare
@Cawedyare 4 жыл бұрын
Waxani dhab ma aha malaa
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
😂😂Oo muxu iga zoo doonayaa yaab anigu waxa Ku dhihi laha waa ceeb ee iska joog
@captainusopp4395
@captainusopp4395 4 жыл бұрын
been baad sheegtay inayahay adaa odhan lahaa sidan
@ummuabdalla1037
@ummuabdalla1037 4 жыл бұрын
@@captainusopp4395 wllo maxa ku ogaatay inay beenteed tahay
@mubarikdodi8450
@mubarikdodi8450 5 жыл бұрын
Dhaqan xumo
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
😂😂 Waxan waligay maan maqal hargeisa kama jirte waa xage wllyl waar dhaqankeena aynu adkayno dadka kale yaynaan Ku dayan
@jamaalmohamoud1887
@jamaalmohamoud1887 5 жыл бұрын
Maherka kadib ninku haduu guriga tago meeshaa waxa ka baxaya waa xididnimadii
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 5 жыл бұрын
Oo muxu iga sodooni waxas wa badawnimo wlhi
@nouhislam8076
@nouhislam8076 4 жыл бұрын
Arinkani gormu so baxay
@gudoonfaraax4839
@gudoonfaraax4839 5 жыл бұрын
Maxu iga so donay bisinka waa ceeb ingu so kordhay
@mubarakadam3228
@mubarakadam3228 5 жыл бұрын
KK gobolka raga waxaa lagama yaqaano. Huuno waa huuno
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
@Nasar Ibrahim Gobolka Raga Togdheer
@mujaahidmohamethargaisawi6103
@mujaahidmohamethargaisawi6103 5 жыл бұрын
Mubarak Aadan Waar dee Hargaisa Huuno Ma Degto Waxa Dega Nimankii Howdka mari Jiray Ee Dhega Odhan Jiray
@apdirahmanneymar6042
@apdirahmanneymar6042 5 жыл бұрын
@@mujaahidmohamethargaisawi6103 nio Sxp Adna Keliga Hargeisa Ma Dagtid Ragii Libaxa Dhaqda ayaa kula daga😂😊
@mujaahidmohamethargaisawi6103
@mujaahidmohamethargaisawi6103 5 жыл бұрын
@@apdirahmanneymar6042 waa runtaa zhp Hargaisa daa Xitaa Rag libaaxa ku dhaqdaan bay Qoladan reer barigu Huuno ku leeyiin Nimankaa waxan Leeney Bari So dhaafo dadka kala Barta😂😂
@apdirahmanneymar6042
@apdirahmanneymar6042 5 жыл бұрын
@@mujaahidmohamethargaisawi6103 haa Sxp iyago Beri Weli Dhinacna uu Dhaafin Ayay Hadlayan Sxp
@guleidmohed1173
@guleidmohed1173 5 жыл бұрын
Manan maqalbaa waxd ka sheekaynasin niow
@noradinosman6951
@noradinosman6951 5 жыл бұрын
dibjirnimadii oo sii badanaysa iga dheh
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 5 жыл бұрын
Kkkk war ma iyayago dhulkodii jooga ayey umadeynan aqoon ku daysneysan, sootii xidididku kala xishoon jirey, berina sodohdey dheriga gacanta la galine
@xabiibibnumaxamedibraahin5448
@xabiibibnumaxamedibraahin5448 5 жыл бұрын
Ll
@xabiibibnumaxamedibraahin5448
@xabiibibnumaxamedibraahin5448 5 жыл бұрын
Jife
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 5 жыл бұрын
nin indho adag baa tagi karo
@faysalismaaciil1220
@faysalismaaciil1220 4 жыл бұрын
Rayi ahaan arintaasi ilama qurux badno waayo gabadhii laguursaday ayaad arkaysaa un swiradeeda oo baabuurta lagu dhashiyo taas waxa kasii daran fecbooga ladhigo
@mohamudyousof1025
@mohamudyousof1025 5 жыл бұрын
Naagahow kaalaya dhamaan tiin gobolka raga
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
Gobolka raga waa xagee huuno
@somalilanderpurre5769
@somalilanderpurre5769 5 жыл бұрын
Sawirkan lagu degdegayo waxkale maraacaan
@ismailmaal6931
@ismailmaal6931 4 жыл бұрын
Cidwalba wad wareysaneysaane. Disgrace.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 18 МЛН
Дай лучше сестре 🤗 #aminkavitaminka #aminokka #сестра
00:15
Аминка Витаминка
Рет қаралды 799 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 3,1 МЛН
Customer Care Sn2 Ep30B
22:48
TRUST FILMS
Рет қаралды 16 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 18 МЛН