WARBIXIN | NOLOSHA & SHAQOOYINKA CANADA 2024

  Рет қаралды 3,860

Maali Abdalla

Maali Abdalla

2 ай бұрын

WARBIXIN | NOLOSHA & SHAQOOYINKA CANADA 2024
Salah oo ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada edmonton kana shaqeysta ayaa inooga warami doona guud ahaan nolosha canada iyo shaqooyinka dalka.
Cinwanka Salah ee TikTok halkan ka booqo: / hunter_os
Welcome to Maali TV
Contact us on:
info@maalimedia.com or visit our website :
www.maalimedia.com

Пікірлер: 36
@Ahmed_suleiman
@Ahmed_suleiman 22 сағат бұрын
Masha allah good information 🎉
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Masha allllah❤
@user-tr2dj5qs1w
@user-tr2dj5qs1w 6 күн бұрын
Good
@freetrading-pw1re
@freetrading-pw1re 2 ай бұрын
Thnks good information
@saamicadde4380
@saamicadde4380 2 ай бұрын
Thank you pro 🙌 🙏 keep going 💪
@IbrahimMohamud-le4dy
@IbrahimMohamud-le4dy Ай бұрын
Wardaa màxaa kaa gaalaay Edmonton iyoo shaqoyiin kaadaa
@naanaayare6644
@naanaayare6644 Ай бұрын
Sxp maiga cawin kartaa wll
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 Ай бұрын
Nin arday ah baan ahay markaa qaab ardaynimo ma ku imankaraa saaxiib Canada Information iga sii please?
@sumayaaxmed3434
@sumayaaxmed3434 2 ай бұрын
Edmonton waan usoosocdaa sanadkan insha Allah
@Saalim5345
@Saalim5345 2 ай бұрын
Goorme baxee wllshy😂
@sumayaaxmed3434
@sumayaaxmed3434 2 ай бұрын
@@Saalim5345 dhawan I.a qaxooti niman kubaxaya visaha xitaa wan heley Edmonton inaa nalaveynayo weynooshegen koley IOM ta kawarsugeynaa goortey nakaxaynayan
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 2 ай бұрын
Ilaahay hakaaga dhigo meel khayr badan , intaadan bixin xirfadaha dumarka uwada baahan yihiin baro Xagga markaad tagto waxbarasho gal weey iska dhamaan 4 saac ardayda loo ogol yhy shaqeeyso
@mahamedyuusuf6254
@mahamedyuusuf6254 2 ай бұрын
​@@sumayaaxmed3434 Wadanke qaxooti ku tahay Oo laga qadaya.
@diplomazyzky2509
@diplomazyzky2509 2 ай бұрын
I.a anigaba Isla sanadkan ama bisha dambe rajeyna Vancouver ama endomonton inaa aado
@mssworld2023
@mssworld2023 2 ай бұрын
Channel kan cml ah marekan malaga wayy oo nolosha ka shekeeyo😢
@saciidcali8645
@saciidcali8645 2 ай бұрын
sxp mali xirfadaha ugu lacagta badan ka so hadl sxp si dad badan ugu fa ideystaan hada waqti badan haysto
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 2 ай бұрын
Woow good vedio lkn wll Cod macaan ayaaa leedahay ManshaAllah ❤
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 2 ай бұрын
Thanks. barnaamijkan waxa soo jeedinayay saleh yare oo ku sugan magaalada Edmonton Alberta , ma ahan maali abdalla. Mahadsanid in badan
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 2 ай бұрын
Mahadsanid wll waxad kaso hadashaa siyaabaha ugu fudud ee wadankan e lagu imankaro canada
@saciidcali8645
@saciidcali8645 2 ай бұрын
group 5 lagu tagi karaa
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 2 ай бұрын
@@saciidcali8645 lkn wa in ay cidi kuu joogto canada markaas
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 16 күн бұрын
Canada marka runta laga sheego wadamada Europe ayaa 100% ka nolol fiican lkn soomalida magaca Canada ayey wax kale ka aamineen
@kaderfarah9711
@kaderfarah9711 Күн бұрын
Maxa ku cadeynaysa ama maxa kaga fiicantahay
@kaderfarah9711
@kaderfarah9711 Күн бұрын
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 Күн бұрын
@@kaderfarah9711 canada noloshu waa qaali kirooyinka cidi ma haweysan karto lacagta wadankuna way jabantey marka dollars ka loo eego lkn yurub way ka jabantey ka kiro iyo cashuur jabantey lacagta euros iyo dollarku waa isku qiimo ma fahantey
@abdishakuurshakra8671
@abdishakuurshakra8671 2 ай бұрын
sxb kawaran canada iyo UsA kee fican dhanka shaqada
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 2 ай бұрын
USA
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 Ай бұрын
Asc .... Maali wll waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla Ай бұрын
Fadlan email ka hoos ku qoran ama facebook ga igaso qabo insha alh .Mahadsanid
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 Ай бұрын
@@Maaliabdalla emeil ku mee wll?
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla Ай бұрын
maaliabdalla2000@gmail.com
@MaxamedCali-bi5ew
@MaxamedCali-bi5ew 2 ай бұрын
Saxib sharcigga ilaa waqtigee igu qaadan karaa
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 2 ай бұрын
3 sano
@hawamohamedabdi3503
@hawamohamedabdi3503 Ай бұрын
Fadlan hadey macqul tahay walale isheeg qofka bishi example 4000 hadu shaqeyo meeqa ayey dowlada kaqadani micnaha cansuur ahan? Iso jawab
@APDUL7HI
@APDUL7HI Ай бұрын
1000kun ku dhawad takalifta sida kirada macishada 2000kun ku dhawad weyan
XIRFADO DHAQAALE FIICAN LAGA SAMEEYO DALKAN CANADA - part 1
10:40
Maali Abdalla
Рет қаралды 1,3 М.
SIDA LOO HELO LEYSINKA GAWAARIDA DALKAN CANADA | WANSO HELAY KEYG!
14:08
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 10 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 17 МЛН
Nolosha Dublin Ireland
29:34
Dagaari TV
Рет қаралды 8 М.
Nolosha dhabta ah ee SHANTA bilood ee ugu horeyso Canada markaad iska dhiibtid
14:35
Sababta ay dhalinyaro badan Nolosha uga dhaceen Dalka Germany | WAREYSI
29:44
Nolasha Australia Iyo Visaha siida ku heli karto
9:58
Taqwa Somali Channel
Рет қаралды 2,7 М.