No video

Wareysi 2/4- Ibraahim Aadan Ibraahim - Sideen uga baxsaday Al shabab habeen madoow

  Рет қаралды 146,057

HANOOLAATO

HANOOLAATO

7 ай бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 198
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 ай бұрын
Ibraahim aadan Ibraahim wa shaqsi cajiib ah oo wax badan ka fahamsan diinta islaamka wa qof ku dayasho mudan wa macalin wax badan laga baran karo Walal Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal qaali ah baa tahay ❤❤❤
@kamaaludiinka
@kamaaludiinka 7 ай бұрын
Xog muhiim ah ayaad nagu kordhiseen, Mahadsanidiin wareeystaha iyo waramaha labadiinuba 👌🏻👌🏻
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin wiligin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@jogtodhayow1556
@jogtodhayow1556 7 ай бұрын
Wa is tahishaa🙏
@abdirahmandahir2109
@abdirahmandahir2109 7 ай бұрын
Wareysiba wareysiga ka dambeyo wuu ku xiisa galinaya ayaanle hool fiican baad heysaa hore usoco🙏
@shijo2055
@shijo2055 7 ай бұрын
إِلَّا الَّذِينَ تَابُوا وَأَصْلَحُوا وَبَيَّنُوا فَأُولَٰئِكَ أَتُوبُ عَلَيْهِمْ ۚ وَأَنَا التَّوَّابُ الرَّحِيمُ (160)🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 7 ай бұрын
Allaha ciribtiro sheydaan shabaab khawaarij iyo inta taageerta Amiin yaa Allaah
@zakmouho1907
@zakmouho1907 7 ай бұрын
Runti barnamisha Dada wax badan ayaan ka bartay thanks bro 🎉
@haldoormedia6355
@haldoormedia6355 7 ай бұрын
Qeybti labad hadi ad sugeysay like sar
@Maxamed.xasan1
@Maxamed.xasan1 4 күн бұрын
Waziirka wuxuu iila muuqdaa nin nadiif ah
@engcabdullahiyusuf1892
@engcabdullahiyusuf1892 7 ай бұрын
Hanoolaato waa hoyga kaliya een daawashadiisa aanan ka daalin guulayso Ayaanle iyo team kiisa
@mustafadaahir1560
@mustafadaahir1560 6 ай бұрын
Ayaanle As qof ka soo goostay waligay ma aaminin mana aamini doono
@user-lk4xy3tc9s
@user-lk4xy3tc9s 7 ай бұрын
weligey qof gacanteyda kuma dilin ayuu yiri ❤
@YA-xo7ru
@YA-xo7ru 7 ай бұрын
Ibraahim waxaad weydiisaa dadka is qarxiya waxa lagu qanciyo oyo in maskixiyan dadkaas dad caqli yar ay yihiin oo si sahlam loo badali karo.
@Soml7000
@Soml7000 7 ай бұрын
Ibrahim Adan isku macaskar Ayaan ahyn intaan ka aqaano shaqsiiyan waa qof aamus bdn jacelna is dhaxgalka bulshada waxaana ku xasustaa mar uu Nagu so mary safar aan galnay missna gariga dhax noogu jabay Nagu so maray waa qofka kaliiya booskiisa U baneeye dhawaca aan wadnay legend waan ku salamayaa horta khyr
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 7 ай бұрын
Weli maka tirsan tahay saaxib😂
@Soml7000
@Soml7000 7 ай бұрын
Hada dowlada la shaqeeya 😂
@akramcaadil4308
@akramcaadil4308 7 ай бұрын
​@@Soml7000legend thy taliye
@mohamed88466
@mohamed88466 7 ай бұрын
​@@Soml7000taas ayaa la leeyahay may hagaagto
@user-we9kd2yv2t
@user-we9kd2yv2t 7 ай бұрын
Ha qarxinin dowlada walal
@alhidaayasamra251
@alhidaayasamra251 4 ай бұрын
Maashaa Allah
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 7 ай бұрын
❤❤👏👏Ayaanle 👏
@mohamedshieqhasan6651
@mohamedshieqhasan6651 7 ай бұрын
Tnks ayaanle🎉
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 7 ай бұрын
Itoobiya waxa dalka keenay cabdulaahi yuusuf iyo cali maxamed geedi😢
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 7 ай бұрын
Ayanle : Goormaad bilaawden dilka dadweynaha OOO dhiga shacabka xalaaleysateen.? Nadaara: wllh haddda suaasha tooos baaaa Ka dhigteeeee 😂😂. Xariifkaan dad waaa Soo cunay filaaa
@Generalabdalla
@Generalabdalla 7 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 7 ай бұрын
Kkkkk xariif weya
@Olad44
@Olad44 7 ай бұрын
Caanoole =harti dhulbahante majeerteen warsangali ,others, 2-raskambooni = absame ogadeen others 3=al shabaab =mareexaan + raxarweyn + others somali #tariikhda kismayo 2008
@user-we9kd2yv2t
@user-we9kd2yv2t 7 ай бұрын
Hhhh yaad la hadleysa qaxooti ayaad ku thy kismaayo ma adaa qabil ahan u sheeganayo warya beenta iska dhaaf
@ismailibrahim9308
@ismailibrahim9308 6 ай бұрын
@@user-we9kd2yv2t ninkaan sida saxda ayuu sheegay wax ku duwan hadaa heyso keen
@abdisalanmuhumed6135
@abdisalanmuhumed6135 7 ай бұрын
Ninka hada ka shaki sanahay ani😅😅 wlh halis wye ninkan😅
@shaffiomar4334
@shaffiomar4334 7 ай бұрын
Wallahi ruunta waye wa very intelligent
@nuuradiindinho6110
@nuuradiindinho6110 7 ай бұрын
2009 kitabki la dhihi jray kashbu shubaha li fadilutul sh .ibrahim nadara idacada Abdulus ee Baidoa
@user-ph9vz3sb2q
@user-ph9vz3sb2q 7 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله
@calimyarejamac6327
@calimyarejamac6327 4 ай бұрын
Hanoolaato hoyga waraysiyada xogaha iyo taariikhihii lasoo maray
@yareys3919
@yareys3919 7 ай бұрын
Wlhi waxaan is dhihi karaa wareeysigaan wuxuu ka mid yahay wareeysiyada ugu nuxurka badan Qofku waa xog ogaal buuxa Qofku waa geesi is nacay Qofku waa aqoon yahan yar Goormaad biloowdeen dadka inaad toos u dishaan ???? Qeeybta 3 xaad soo baas wareeysigaan waa kii shaaha loo soo shuban jirey
@faridaaxmed4863
@faridaaxmed4863 7 ай бұрын
Wiilkaan ree comentiyo bilash uheesatan wa laga faideste caqligiisoo sookoraya gacanta lagu dhige hab maskaxeed xiligaas schoolad macaliminta lama baari jirin toos bay ardada u tashkiilim jireen xaabo bay kadhigteen dhalinyarada hdana wa madax mostly dhalinyaro godob baa laga galay
@DoctorAhmedYusuf
@DoctorAhmedYusuf 7 ай бұрын
Maanta video lagu jimceesto maleh 😮
@user-vp4ib2ve5g
@user-vp4ib2ve5g 7 ай бұрын
Shayaadiin weeye argagixisadu
@mahadcaddaan
@mahadcaddaan 7 ай бұрын
Hanoolaato hore usoco ❤
@fnw8688
@fnw8688 7 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@user-wm4of7wt9k
@user-wm4of7wt9k 7 ай бұрын
Ninkan iyo haaruun macruuf isku fiicnaayen wareysi ahaan😂
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 7 ай бұрын
Ninkan xogo mihiim u ah xagga amniga ayuu hayaa. Wlhi buugag. Mustaqbalka dadku aqristaan in uu qorro ayaa haboon
@akawaale838
@akawaale838 7 ай бұрын
War Ayaanlow daqiiqadaha noo kordhi yaaqay
@karamajr8943
@karamajr8943 7 ай бұрын
Haa aniga waagas Fasalka 5aad ayaa ahaa 😂
@ZaadiqAli-zk3gv
@ZaadiqAli-zk3gv 7 ай бұрын
Part3
@Abdihakiim-Zuber
@Abdihakiim-Zuber 7 ай бұрын
Ayaanle iyo Team Hanoolato thanks
@BadriDahir
@BadriDahir 6 ай бұрын
Niman aan sirdoonkooba tukanay salaada, dadkana iska layna kuwooga Madaxdaa ee waxaas Amiyaat ka dhigtay sidee ayay Islaamnino u sheeganayaan iyo Dacwad, Arsenal reer Galbeed ayaa Abuuray iyaga ayayna u adeegaan Diin islaam shaqo kumale.
@abdimalikhersi1441
@abdimalikhersi1441 6 ай бұрын
First COMMENT🎉😂❤❤❤🎉🎉🎉😂😂
@luulalmaas7242
@luulalmaas7242 6 ай бұрын
1:50 ❤
@zahracareandbeuty4213
@zahracareandbeuty4213 7 ай бұрын
Ibrahim nadaaraha lasheegsheegayey maaba kan eh Alla maxaa baydhabo lagu buunbuuninaayey😅😅
@mohamedomar610
@mohamedomar610 7 ай бұрын
HHHH
@truecomment3650
@truecomment3650 7 ай бұрын
Cilada ugu wayn oo aan ururada soomaalida meel aan ku gaaraynin waxay tahay khilaaf dhamaad aan lahayn oo jahli salka ku haya. wixii xun dulka ka baxa idin alle
@adandhux1434
@adandhux1434 7 ай бұрын
Somalia waa iska sidaan 10 Sano ayaa dadka lalaynayaa waa qaldanaa aya malinka danbe lagula sohorfarisanaa Maxkamad majirto qasas majirto wan qaldanaa bas aya kufilan
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 7 ай бұрын
Hadal kiisa dhan iguma socdo ciil ayaa iga haya Waliba qoomamo xattaa ka muuqato wuu isla fiican yahay kalab dheh
@Abdikhaadirismaciil
@Abdikhaadirismaciil 7 ай бұрын
qeebta 3 aaway sxb ama wax la qariyo ayaa ku jiraa😅
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 7 ай бұрын
Wee so socotaa ina Adeer iska sug
@user-kl4sh3th5s
@user-kl4sh3th5s 7 ай бұрын
13:25/11/ 1/ 2024
@MUQDISHAAWI328
@MUQDISHAAWI328 7 ай бұрын
Hanalooto❤
@bashiircabdirashiid
@bashiircabdirashiid 7 ай бұрын
Hanoolato tv mahadsanidiin❤❤
@IlyasShucebMohamed
@IlyasShucebMohamed 6 ай бұрын
Dhoobley yaah miisaanka culus😅
@frankdejong6665
@frankdejong6665 7 ай бұрын
Direct kulahaa nin shabaab ah oo ugu yaraan 1K gacantiis ku bixin maba jiro walhi kuwaan waa aduun unool aaqiro gaalka ayagaa cadaabka ugu horeeyo wixii cml xogaa wangsanaa xitaa hadey jiraan dadkey dileen baa ajirkas leh
@Littlehinbil
@Littlehinbil 7 ай бұрын
Lkn ogow ninkan wuu ka baxay waxaan waa fikir sidiisaba wa laka towbad keeni ksraa
@frankdejong6665
@frankdejong6665 7 ай бұрын
@@Littlehinbil fikirka Soo umad kuma dhiman intow kamid ahaa kuwasaa aquro marqati uheesto anaga maaha
@Littlehinbil
@Littlehinbil 7 ай бұрын
@@frankdejong6665 war adi ninkan mxaa ka rbtaa wuu ka towbad keenay
@Littlehinbil
@Littlehinbil 7 ай бұрын
@@frankdejong6665 dadkoo dilay si shaqsiyan waloo heystaa taas wa gooni lkn ogow fikirka sidiisaba hadu xunyhy waalaaga towbad keeni kara
@frankdejong6665
@frankdejong6665 7 ай бұрын
@@Littlehinbil waa sax pro markii hore bahasha isdifaacid bey aheyd inii muqawimo iyo maxakin ahayeen lkn market fikir shabab alqacida kayimid umad dilow iyo qarxin bilabate lkn yarkaan wareysigiis wuxuu ku sheege inow lawadaas aad unecbaa
@AxmedCasaawe-fp1uh
@AxmedCasaawe-fp1uh 7 ай бұрын
Waad kumahdsan tahy ayanle afkaarta aad noso gudbisay
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 7 ай бұрын
BAL WAXAA MEY KULA DAGALAN GALADA JOOGTA DUBIA IYO KUWA HALLOWEEN TA KU XUSAYAY SUADI ARABIA.. MAY KA DAGALAMAN MELAHA 😂 WAA DAD AAN ASAL AHYN DADKANI WAA DADKA KU DHASHA SINADA IBNU XALAAL MA AHA😮
@abdiwahidabdallah9939
@abdiwahidabdallah9939 4 ай бұрын
Kan oo kale ayaaa dakaka ku dhax noool oo waliba lawerysanaa xaq umalaha in u sii nolado
@KM-rc3nt
@KM-rc3nt 7 ай бұрын
👍👍👍
@abdiazizosmanhassan6015
@abdiazizosmanhassan6015 7 ай бұрын
Anaa joogo hada Raskamboni 😅
@XUSEENOTTO
@XUSEENOTTO 7 ай бұрын
THANKS AYAANLE
@yaasircumar6558
@yaasircumar6558 7 ай бұрын
لقد إرتقيت مرتقيتا صعبا يا إبراهيم
@QARDHAAS
@QARDHAAS 7 ай бұрын
مرتقيت ايه بس !! تكلم لغتك أحسن لك بدلا من اغتصابك على لغة لست بأهل لها !!
@abdiaziizjeego5861
@abdiaziizjeego5861 7 ай бұрын
14:00
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 7 ай бұрын
Wadan ba 'yaa ku le kulaha buugta Afghanistan ka keenaan 😂😂😂😂😂 Candho walle dadka waad sixiteen Imika goan halaga qato qofkii alshabab dad dila qabiilkiisa laga gooyo taa😂😂😂
@habraactv3799
@habraactv3799 7 ай бұрын
Ninkaa dhan ee weriyaha wax sawira kama haysto kooxda...😂
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 7 ай бұрын
Adiga makala taqana😂 Noo faaidee😂😂
@jiijajooj6408
@jiijajooj6408 17 күн бұрын
0:06😂😭💔
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 7 ай бұрын
Quraanka waad ka been sheegteen waana ku qaraabateen
@user-eu2iv1zd3f
@user-eu2iv1zd3f 4 ай бұрын
Alshabaab waxaa lotababara si anan lotababarin cidamda dawadhilifka ee somaliya iyo kuwa amisom mid kawanaagsan ayaa lasiyaa alshabaab😂❤
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 7 ай бұрын
Ha noolaato weydii su’aasha ah. Yaa sameeyay shabaab?
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 7 ай бұрын
Taas galka baarista VOA ka dhagayso
@popcorncoffeechannel7649
@popcorncoffeechannel7649 2 ай бұрын
Kan meeqo qof oo lacag dartii u laayay? Gaajo darteed ayoo argagaxiso ugu biiray markey asaga kuso jeesteen oo kasoo baxsadey 😂
@HaniAbdiwahid-r3f
@HaniAbdiwahid-r3f 28 күн бұрын
War ilhay Ka cabso waxa Dan hubin Haku hadline 🤐
@warsuganmedia914
@warsuganmedia914 7 ай бұрын
Markaas MAroodiga iyo xayawaanka kale waa joogeen hada waa qaxeen
@AlRahmah-zi6vo
@AlRahmah-zi6vo 7 ай бұрын
Nadarah alaha xafido
@barreyoufnuur7822
@barreyoufnuur7822 7 ай бұрын
Reer baay iyo bakool waxa siqaldan diinta ugu fasirijiray ninkaan wye
@xaliimahajichanel6027
@xaliimahajichanel6027 7 ай бұрын
Walahi waxaa isoo xasuusisayاكفاركمqaabka aad usharaxday nadaarow
@xaliimahajichanel6027
@xaliimahajichanel6027 7 ай бұрын
Aawoow uweys dheeroow weysi la aan midi in weeroow wabggii wasiili jihad is waraabiyow jilaa hadaladaada Hamid ahaa jireen wllow in aad siyaasada kubiirto aadbaan ugu xumahay anagaa raheebeen islanahay
@abdiraxmaan5720
@abdiraxmaan5720 7 ай бұрын
ha hilmaamin Waxey noo mareysay markii la iskugu yeeray macallimiintii iskuada si loogu war galiyobiney ku qasban yihiin iney dhigaan manhajkaan kulankii maxaa kasoo baxay?
@Mohamedahassana
@Mohamedahassana 7 ай бұрын
Suaasha tooska oo ayaanle waa sax, cilmi nafsiga waxa la yiraahdaa natural reaction waa adoo baxay oo yiri bal waxan aan waraysanayo imisaad dad layseen
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 7 ай бұрын
Wlhi saan u haystay iyo alshabab kala wayn. Dowlada waa in ay shaqo badan qabataa because sheeydamaha alshabab bulshada aye diseen
@Littlehinbil
@Littlehinbil 7 ай бұрын
Qof walboo Alshabaab ka cabsanaayo wa qof aan diinta aan aqoon fuleyne eh
@Aaamina12
@Aaamina12 6 ай бұрын
Shabab din may haystan wa kuwa dilaya dadka salada kaso baxaye
@abdimajiidomar7607
@abdimajiidomar7607 7 ай бұрын
Ayaanle mahad sanid takeero ku ahay
@el_abdallahnoor9127
@el_abdallahnoor9127 7 ай бұрын
Oo adiga ma ayaad ka mid tahay??
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 7 ай бұрын
Wariye yaasha somalida guud ahaan waa jaahiliin dhanka diinta dhanka ciidanka dhanka siyaasada dhanka dhaqalaha weey iska xoog sadaan saxafada adiga dhanka diinta midka ugu sii jaahilsan baad tahay hanoolaatow
@farahgedqorow8992
@farahgedqorow8992 7 ай бұрын
Ayaanle waad mahadsantahay ee dadkan oo kale way badan yiin ee so fadhiisi sakariye
@SportsYYT
@SportsYYT 7 ай бұрын
Hada muxuu qabtaa taasa is waydiin leh warkiisa waanu fahanee Wali anigu ???????? yaa shabaaba
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 7 ай бұрын
La taliya raisawasaraha weya dhanka .....
@mohamedgacamey4331
@mohamedgacamey4331 7 ай бұрын
Soo daah qaybaha kale
@c.raxmaandaahir361
@c.raxmaandaahir361 7 ай бұрын
Aayadda 44 ee suurtu al maaidda
@kadanali-oc6qp
@kadanali-oc6qp 7 ай бұрын
Ciqaab maahee waa tadriib adkaysigaa lagu barayaa.
@abwaanjookar
@abwaanjookar 7 ай бұрын
Ak af dheh facke ak
@siciidcumar-pb4vo
@siciidcumar-pb4vo 7 ай бұрын
Iska ilaali arsanel haday ku qabtaan ku cafin maayane
@KM-rc3nt
@KM-rc3nt 7 ай бұрын
Rageedii Hanoolaato
@mozi3051
@mozi3051 5 ай бұрын
Waqtigaa bay iyo bakool kawanka beey eheed. Ardaydhiisa ayaa kadambeysi. Illa hadda duurka bay iyo bakool bey buuxaan ey xita daheen dameeraha xamaal haladila madaama ey murtadin rareen.
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 7 ай бұрын
Maxey ka tukanayaan waa ehelu naar dhiiga islaamka baneystay
@abdilahiaskari-sq3cf
@abdilahiaskari-sq3cf 7 ай бұрын
Wixii lasoo mare iyo amniga hada la heesto askarta Walee shaqee hayaan bil bilna lacag ma qaataan
@cktheleader9297
@cktheleader9297 7 ай бұрын
Iga qora ninkan wzxbu damacsanyhy
@Umusamsam24
@Umusamsam24 7 ай бұрын
Nin shabab wan ka tobad kenay dhahaa hadana sirtoda bixinaya wali wa shabaab😂
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 7 ай бұрын
Reer Tiida Mesha Majogan😂
@Bkr730
@Bkr730 7 ай бұрын
Xasan dahir iyo roobow ka war keen aygan soo wareyso ma tobad keeneyn 😂😂😂
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 7 ай бұрын
Xasan daahir miyaa ka toobad keenay hadda ayuuba fara baxsi u yahaye
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 7 ай бұрын
Inay dadka marin hababiyan awalba waa la oga hala wey diyo dawladaha kadanbeya iyo dawladaha kadanbeya
@ibrahimhassan8481
@ibrahimhassan8481 7 ай бұрын
Asc xogbaa igala jirte sideebaan ku helaa ayaanlow
@SagalMaxamed-ur2yr
@SagalMaxamed-ur2yr 7 ай бұрын
Qebkale Haku dambese warka hanagu Kala jarin 😂😂😂
@Ayaano1993
@Ayaano1993 6 ай бұрын
Talow imisa qof ayuu dilay isagu de
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare 7 ай бұрын
Ayaad quraan ayuu la soo bodaa markaan la dhahay maxaa dadka u dishaa
@ZaadiqAli-zk3gv
@ZaadiqAli-zk3gv 7 ай бұрын
Mclin waayo bdn soo joogey
@Mohamedjama-zt7zl
@Mohamedjama-zt7zl 7 ай бұрын
Niyahow II wareyso caana geel. Xaguu Ku dambeeyaa
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 7 ай бұрын
Ayanlow iska ilaali qofkan koofiyada wayne 😂😂
@user-ph9vz3sb2q
@user-ph9vz3sb2q 7 ай бұрын
Ninkaan gabar oow dhalay deeyriyay wajigiisa ayadiibaad moodaa
@abdallahmohamed3676
@abdallahmohamed3676 7 ай бұрын
Xasan turrki qoys ahaan waayo?
@faadumozahra94
@faadumozahra94 7 ай бұрын
Ogaden 😂
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 7 ай бұрын
​@@faadumozahra94sax
@ilaarag4758
@ilaarag4758 7 ай бұрын
Goormad bolowdeen dilka dadka caadiga ah oo aad calaashateen ?????hhhhh bagaaad waydiisay
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 7 ай бұрын
Ninkaan yuu yahay
@dereabdullahi1936
@dereabdullahi1936 4 ай бұрын
Waa hubeer
@abdikhaalaqkidiye4513
@abdikhaalaqkidiye4513 5 ай бұрын
Ayanlow suasha daaragti uweydiisee
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 44 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 35 МЛН
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 156 М.
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 44 МЛН