Wareysi Cusub - Abwaan : Maxamuud Sangub & Hani Xaaji |Sheeko & Riwaayadiihii Waayo-Waayo

  Рет қаралды 85,770

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

8 жыл бұрын

Wareysi Cusub - Abwaan :
Maxamuud Cabdillahi Ciise Sangub & Hani Xaaji Maxamed Universal tv Muqdisho
Sheeko , Riwaayadiihii Waayo-Waayo
.........................................................................
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritu. .
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Our Larger Channel … / joorre123
Our new Channel …. / abdiaskarimedia

Пікірлер: 80
@imanahmed9177
@imanahmed9177 5 жыл бұрын
Allaw u naxaariso labadodaba weey dhinteen aamiin 2019 bishi 6 tariiq 25
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Aamiin wll
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Gabadh ma la dilay
@omarchannel1820
@omarchannel1820 4 жыл бұрын
Aamin allha ha udanbi dhaafo
@amaalhasan7058
@amaalhasan7058 6 жыл бұрын
Miskiin alaw qabriga unuur aamiin wariye hani xàji dhimatay
@AdamAbuzuhri
@AdamAbuzuhri 8 жыл бұрын
Wariyaasha Tvyada waxaan kula talinlahaa inay wareysiga qaabka loo qaado bartaan, waana xirfad aad usahlan oo ubaahan diyaaris kooban intaadan qofka utagin ama studio aadan iman. Abwaan Sangub oo kale ah. Dadka idin daawanaya waxay daawadan qanawaadya kale ee iska tiiriya khayr Allah idinsiiye.
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
ILAAHAY HAU NAXARIISTO ABWAAN SINGUB
@qummanqalanjo4570
@qummanqalanjo4570 6 жыл бұрын
Walaahi aduunyo waaris maleh ilaahoow kuu naxariiso
@aragsanosman566
@aragsanosman566 6 жыл бұрын
Ilaahy ha u naxariisto hani😰😰😰😰
@munonurali6484
@munonurali6484 5 жыл бұрын
alloow/ u naxariisto hani iyo sangub naxariistii alle/ ha ugu deeqo aamin aamin aamin aamin yaa rabiii
@susum9099
@susum9099 5 жыл бұрын
Ameen labduba maanta waa maytii alow u naxariiso aduunyo qiimo ma leh walaahi😭😭😭
@iskufilandhaladogaden8962
@iskufilandhaladogaden8962 6 жыл бұрын
Illahow unaxaristo yaa allah adunka wa kas wlh adunka wx lasi raco ma ahn wlh 😥😥😥😥😥😥😥
@ahmedismail5671
@ahmedismail5671 8 жыл бұрын
Anoo xushmaynaya gabadha walaashAy ah ii warsysaneesa abwaanka.., xirfadeeda weraysi aad AY u liidada. Dadaal ABAAYO abwaanka a wan smaya.
@AhmedAli-wh6sd
@AhmedAli-wh6sd 5 жыл бұрын
Labadoda allah ha.unaxaristo
@idmahalbi2256
@idmahalbi2256 6 жыл бұрын
Hda wad dhalisheen wax badana wad ka shekteen e cafis ma weey disateen inta eyssn dhimaan ka hor hani alh ku naxaristo
@abdihassan3491
@abdihassan3491 6 жыл бұрын
gabadha inay waraysato abwanka may ahayn maaha qof waxbadan og
@msogadenqueen7594
@msogadenqueen7594 8 жыл бұрын
Adeer sangud wan ku salama!! wana ku xisa qosolkadii
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 6 жыл бұрын
Ms Ogaden Queen hhh
@salimmohamed6947
@salimmohamed6947 5 жыл бұрын
Sedo kale huno qaali
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 8 жыл бұрын
DAAWO QAAR KAMDI AH TAARIIKHDA AAN KA HAYNO ABWAANKA UGU RIWAAYADA BADAN SOOMAALIDA, ALLAH HA DAAYEE - ABWAAN : MAXAMUUD CABDILLAAHI CIISE SANGUB ‘SINGUB’ …………………………………………………………………………………………………………………………… Daawo - Abwaan Maxamuud Cabdillahi Ciise Sangub ‘’Aniga Waxaan ahay Qofka Ugu Riwaayadaha Badan’’ kzfaq.info/get/bejne/iJp5iLFp2p_Ypmw.html Daawo - Abwaan Maxamuud Cabdillaahi Sangub oo Fankiisa u leexiyay Dib u dhiska Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed - kzfaq.info/get/bejne/es1pptOGzNXFhmQ.html Daawo - Abwaan Maxamuud Sangub iyo Qisadii Dhexmartay isaga & Siyaad Barre iyo Gabeyadii Cuslaa Ee Sarbeebta ahaa ' kzfaq.info/get/bejne/eq5gaLKGxLLeiIk.html Daawo - Wareysi Cusub - Abwaan : Maxamuud Sangub & Hani Xaaji |Sheeko & Riwaayadiihii Waayo -Waayo kzfaq.info/get/bejne/ep2PYKZz09i8k5c.html Daawo - Xadgudubka Kenya - Maxuu ka yiri Abwaan - Maxamuud Cabdillahi Ciise Sangub, kzfaq.info/get/bejne/g8uqnsZ1qavFe6s.html Daawo - Abwaan Cabdillaahi Ciise Sangub & Abaaraha Ba,an Ee Kajira Qaar Kamid ah Gobollada Somalia 'Yaa U Maqan Dadkeyga? Dhacdo uu La ilmeeyay Abwaanka! kzfaq.info/get/bejne/jK-Ve8WczNDXdXk.html Daawo - Abwaan Maxamuud Sangub -Geerida AUN - Saado Cali Kadib ''Qof Danbe aan Ka naxayo Geeridiisa Majirto'' kzfaq.info/get/bejne/fs5lqdVkqLnOh4U.html Daawo - Abwaan Cabdllaahi Ciise Sangub oo Ka warramaya Taariikhda - AU Alfanaan Maxamed Suleymaan #Tubeec kzfaq.info/get/bejne/eauFfbeLvbrNYZc.html Daawo - Abawaan Sangub & Boqoradiisa Khadija Boqran 31 Guuradii Arooskooda - Gunnies #WaaberiRecords.. kzfaq.info/get/bejne/h6p5o7J4mb2tfoU.html
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aloow unaxriiso aamiin
@ikramahmed6849
@ikramahmed6849 6 жыл бұрын
Alah u naxariisto.hani xaaji.ogaada.dhalin.yaro.dhulkaagaayaad.hayibad.ku.leedahay
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Aamiin
@shafiomaar2411
@shafiomaar2411 8 жыл бұрын
Af somalina mataqaano qof firfircoona ma aha , Abwaanka waxaa kugiicnaa qofyaqaana riwaayadihiisa iyo fankaba wax kagaranaya Fadlan hasoo istaagin umada horteeda mardanbe Waa gabadha wariyaha ah
@aaliyahismo7404
@aaliyahismo7404 6 жыл бұрын
shafi Omaar weey dhimatay marxuumada iska daa
@nafisaahmed514
@nafisaahmed514 6 жыл бұрын
allow ku naxariiso wllshen hani haji mohamed
@farxiyoahmed5613
@farxiyoahmed5613 6 жыл бұрын
Allayaaraxma qabrigeeda alla hawnuuriyo🙌
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Tani wariye maaha,iyadoo abwaan weyn waraysana ayayna waxba garanayn.
@aminahasan1394
@aminahasan1394 6 жыл бұрын
Abudulfatah muhammad waxaan maqlay dahriib bay ahayd durkayay kadagday giriiga baa askar giriig ah kujirdileen dhawaciibay udhimaday ilhay hawnaxariisto masabada rabaaniga ah na hanaga dulqado oon usoo qaxayno dalkeena waa barwaqo lakiin dadkiisiiba laysku saladay oo nabad udiidan
@bedri2077
@bedri2077 8 жыл бұрын
sangub abwaan weyn
@shafiomaar2411
@shafiomaar2411 8 жыл бұрын
Aad iyo aad ayay uliidataa Gabadha wariyaha ah
@somalimodelstyles2407
@somalimodelstyles2407 6 жыл бұрын
shafi Omaar hda way dhimatay Allah u naxriisto
@abdikadirmuhumed8538
@abdikadirmuhumed8538 7 жыл бұрын
Walaalaheyga waxan idiin sheegaayaa somalida murtida waan naqaanaa lkn hada ku dhaqantii ayaa naga guuray
@sofiamc8120
@sofiamc8120 7 жыл бұрын
Abdikadir Muhumed
@khadarproduction9333
@khadarproduction9333 6 жыл бұрын
Suaalo muhiim ah ayaa la rabaaay inay abwaanka waydiisoo gabdhaha mabaa diyaarsanaa bal may sualahaa soo diyaarsato
@axmedxidig4124
@axmedxidig4124 5 жыл бұрын
Waa runtiis soomaliyoo dhan ayaa taageereeyso
@abdiaziz.2326
@abdiaziz.2326 8 жыл бұрын
axaxa ayaa wadani raga wakaa i qiiroodey calanka ragnaway aasayaan
@MrLooyaan
@MrLooyaan 6 жыл бұрын
Gabadha Wariyaha Ah Qibrada Wariyinmo Aad Ayeey Ugu Yar Tahay. Mana Taqaano Habka Wax Loo Wareesto . Marba Meel Ayeey Ku Boodeee Ma Degana .
@yusufabdi9167
@yusufabdi9167 8 жыл бұрын
abwaan sangub cadi maha
@tasnimchannel3629
@tasnimchannel3629 7 жыл бұрын
yaab badanaa wariyaasha hada jiro afsomaali maba yaqaanaan maxaa kuugu yaab badnaa itaa nooleed kulahaa asi maaba dhintay wali mise qof dhintaa l waresta hh war af somaliga kadib u shaqeeya umada
@tasnimchannel3629
@tasnimchannel3629 7 жыл бұрын
yaab badanaa wariyaasha hada jiro afsomaali maba yaqaanaan maxaa kuugu yaab badnaa itaa nooleed kulahaa asi maaba dhintay wali mise qof dhintaa l waresta hh war af somaliga kadib u shaqeeya umad a
@zalmaluul3965
@zalmaluul3965 3 жыл бұрын
Raximallah labaduba waaa dhinteen alla yaaa arxam
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 6 ай бұрын
Abwan Maxamuud Sengub Waxa xikmad Ku Duugan Iyo Wariyaha Wareysanaya Iskuma Qalmaan Wariye Bilaa Tayo Ah Oo Xata Magaca Awbanka Aan Sixi karin Wariyaasha Is Dhisa Oo Xirfadiina Ilaaliya
@abdirizackmohammed8925
@abdirizackmohammed8925 5 ай бұрын
Allah unaxaristo dhamantooda wey dhimateey wariyaha
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 7 жыл бұрын
waxaan idin waydiiyay yaa lahaa riwaayadii beeney waaa run
@nabaddoon3460
@nabaddoon3460 6 жыл бұрын
Sangub aya laha
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Nuura Abdirizak dacar BAA lahaa
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Nabad Doon sangub malahayn waxaa lahaa dacar
@bulxandahir734
@bulxandahir734 4 жыл бұрын
Maxamad adaan dacaar aya lahaa riwyada beeney wa ruun
@umuhinda4202
@umuhinda4202 Жыл бұрын
Waxa laha abwaan maxamud tuukale
@aminahasan1394
@aminahasan1394 6 жыл бұрын
waala dilay way dhimaday asar giriig ah baa jirdilay baan maqlay ilhay hawnaxariisto
@abdulfatahmuhammad5818
@abdulfatahmuhammad5818 6 жыл бұрын
amina hasan ma askar baa dishay mise shabab?
@aliomarhussein4108
@aliomarhussein4108 3 жыл бұрын
Mid aan waxba garaneyn yaa Nala doontay
@abdulqadirmo4648
@abdulqadirmo4648 4 жыл бұрын
Waxaan codsi u dirayaa wariyaasha cusub ee aqoonta u laheen wariyanimada balaa caleek ha wareysinaa Dadka magaca Bulshada ku leh ileen ma garaneeysaan wareeysi sida loo qaado waxaan ka wadaa gabadhaan wariyada waxaan u sheegayaa qofkaad wareeysaneeysid hadalka haku celin ama jawaabka waxaan uga dan leeyahay Abwaankeeynii qaaliga ah sooma diyaarsan heesaha uu biladaha ku qaatey sida Afrikaay sidaadaba iyo kuwa kale waxaan aad uga xumaadey markaan ka dhexgashey heesta cusub uu sameeyey oo miraheeyda asagoo kuu wado ka dhexgashey waxaana ka mid ahaa "hadii uu afrikaan idilo, dalkeeygana gumeeystaan, hadana i daweey iraahdo, miyeey doqonimo aheen " mida kale wareeysiga dhamaadkiisa ayaad weydiisey sanadkuu dhashey LOL
@sakariyesaed7183
@sakariyesaed7183 4 жыл бұрын
marka hore alle ha unaxariisto Abwaanka marka xigta abwaanku waa sida hasha hadba intii la godliyo ayuunbaa laga helaa marka inanta waraysanysa sifiican umay godlin abwaanka. Abwaanada markad waraysanayso waa inaad weel wayn qaadataa si aad ubuuxsato inantay abaayo talo waayeel.
@sahraugaas3804
@sahraugaas3804 4 жыл бұрын
Gabartan ilaah ha naxariisto
@sakariyesaed7183
@sakariyesaed7183 4 жыл бұрын
@@sahraugaas3804 aamiin wll iyana alle ha unarariisto maan modayn inay dhimataye
@user-bn1gz8jd3x
@user-bn1gz8jd3x 8 ай бұрын
Gabar taan wareysi ma taqaano
@anzalmohamoud3820
@anzalmohamoud3820 5 жыл бұрын
War waxaan wariye maaha marxuumka waraysanaysa hadalkii isagoo dhamayn bay meel kale ula boodee
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Wey dhintay labadooda
@salahkooreeye4171
@salahkooreeye4171 5 жыл бұрын
Tani waa miskiinad waraysina ma taqaane ma qof dhaama ayay waayeen.
@maayaabdalaa3401
@maayaabdalaa3401 4 жыл бұрын
Alaha unaxariisto labadoodaba way geeriyoodeen aduunyada qiimo maleh
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 5 жыл бұрын
Nio horta dadkan weriye yaashan iminka jooga xigmad daranaaa Qoftaan say Abwaanka uwaraysanaysa.. Yaga oo aan taariikhdii iyo suugaantii qofka ay waraysanayaan waxba ka ahayn ayey doonaysaa inay waraysto shiid
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 7 жыл бұрын
Hadey qaran jabi kugu wax kasta qaab darro kuula muuqanaya waayo dowladi waa tii shey walba dowgiisa marisa, ee ha layaabina dhallintu wey dadaali illaa Dowlad samada laga aqoonsanyey inoo so degto.
@mohammadabdi6875
@mohammadabdi6875 7 жыл бұрын
Inay weriye liita tahay way muuqaa, OO xitaa heesta fannaankii(original) heesta Sahra LA qaaday Maxamed Axmed Dhabarlow AUN mana sheegin ma taqaanba, weriye liita dheh xoogsato
@khasarjamacjamac8661
@khasarjamacjamac8661 6 жыл бұрын
Mohammad abdi marxumada faraha ka qada
@aslicibaar4991
@aslicibaar4991 6 жыл бұрын
Allah uu naxariisto istiqfurullah dheh
@nafisaahmed514
@nafisaahmed514 6 жыл бұрын
allow ku naxariiso wllshen hani haji mohamed
@FartunFartunCumar
@FartunFartunCumar 6 жыл бұрын
Allaah ha unaxaris to walashen
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Nafisa Ahmed wll may dhimatay
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Ilaahay hau naxariisto iyada iyo inta dhimatayba
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 110 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН
Waraysi Abwaan Barre Maxamed Fiidow (Leento)
42:48
Goobjoog
Рет қаралды 159 М.
Riwaayaddii Jin Iyo Jacayl  1975 #Astaan Tv
28:21
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 42 М.
MAJAAJILO CAJIIBA AUN MAXAMOUD CABDILLAAHI CIISE "SINGUB" IYO KOOXDA DEEGAAN
9:11
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 284 М.
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 1aad
43:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 78 М.
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН