wareysi faadumo haldhaa oo marhore ka baxday fanka hadana Diinta Daalacata.

  Рет қаралды 105,778

saciidjamaal Ali

saciidjamaal Ali

11 жыл бұрын

Faadumo Cali CIlmi (Faadumo Haldhaa)Waraysi Aad U Xiiso Badan.

Пікірлер: 83
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
Maasha Allah faadumo Haldhaa waa qof qiimo badan waana gabadh aad u qurux badan Alle cimriga iyo caafimaadka haw dheereeyo.
@anissahassan9932
@anissahassan9932 8 ай бұрын
Mashallah fadouma Elmo Ali my sister I am from Djibouti quartier numero 7 you was living quartier 7 biss now I live in London I remembering when you was singing the LPA kaltum bacado Anab Ismael I saw two months my dad was going the LPA because he was activist alayarahma Rahiim 💕❤️🌸💜👍🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@fowziyaaweys131
@fowziyaaweys131 3 жыл бұрын
Mashaa Allah ilaahay hasugo walashen muslimada ah inta lunsanna ilaahay ha soo hadeyo amiin yarabi
@abdillahisaid
@abdillahisaid 7 жыл бұрын
Runtii waa gabadh wanaagsan intaan garanayo, laakiin maaha qof markii hore diinta ka maqnayd oo hadda soo gashay markii horeba qof wanaagsan bay ahayd illaa imika. Fanku maaha xaaraan. Fanku waa guubaabo iyo tusaale oo waxay metelaan dadka isla markaana lagaga daydo kiisa fiican. Mar walba waan soo dhaweynayaa Haldhaa.
@sahraapdi298
@sahraapdi298 6 жыл бұрын
mansha allaah ilahay ba mahad le kuwa kale ilahay haa soo hadeeyo
@macsuunomar491
@macsuunomar491 6 жыл бұрын
Roobleyare Said amii n
@aamiinfaxdi2305
@aamiinfaxdi2305 6 жыл бұрын
Roobleyare Said music waa waa xaaraan
@asiarashiid2130
@asiarashiid2130 7 жыл бұрын
masha allah qurux dada dumarkas waa asturnaaa khayr allah ku siiyo xbbti si fiican bd yeeshay bagad shaydankii ka baydhay
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
Faadumo Kheyro waa inan caqli badan, waa inan diinta ku fiican, waa marwo reerkeeda ku faraxsan, waa inan ixtiraam badan oo xushmaynaysa isla markaana qalbigooda dhawraysa fanaaniinta kale. Markii ay fanaanada ahaydna haybad bay ku lahayd. Midda kale waa codkar abwaanad ah. Maashaa Allah, Ilaahay haku barakeeyo.
@omerjama2309
@omerjama2309 6 жыл бұрын
masha alaha ina lahaaa yahdiy man ya shaaaa ad ban uku faraxsanahay walashay qali fadoumaa hory socooo
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 3 жыл бұрын
Alxamdulillaah ilaahii hanuunshey baa mahad iska leh wallaahi ilaahey dartiis baan u jeclahay.
@a.m.k9976
@a.m.k9976 10 ай бұрын
Allahayoow cilmaan kaa barayaye carrabka ii toosi. Ilaahay cilmi,caafimaad iyo cibaado suuban Allaha kugu arzuqo Faadumo Cali Cilmi Faadumo Kheyr.
@farahomer7083
@farahomer7083 6 жыл бұрын
Maanshaaa allaah allaa hanuunka haya illaahay ayaaa kaasaaray qurunkii heesaha allaah hakuusiyaadiyo dhanka diinta
@darwishssc6057
@darwishssc6057 5 жыл бұрын
Mamo fadumo masha alh heesaha hada iska dhaftay ilahy haku haku xafudi mamo fadumo
@girlwithblogsxx721
@girlwithblogsxx721 7 жыл бұрын
mash allah rabi haku xafido fadouma cali anissa hassan from djibouti
@mymounabdirazak692
@mymounabdirazak692 6 жыл бұрын
Mansha Allaah faadumo ilaahay ha xiftiyo wll ilaahay ha kuu dambi dhaafo
@maadiyomadadaalo4032
@maadiyomadadaalo4032 Жыл бұрын
Masha allah fudumo khayr gabadh wanaagsan weeye allah haxafido
@farxiyasaga4319
@farxiyasaga4319 8 жыл бұрын
Masha allaah waad qurux badantahay illahay haku dhowro asturnaanta waa qurux illahow na astur naguna dil diinta islam amiin yaa Allah
@mariammahamed4238
@mariammahamed4238 6 жыл бұрын
Farxiya Saga ghjgvvhgvvbjbvvhhhuuzgug
@amranqaali4714
@amranqaali4714 6 жыл бұрын
Mansha allah
@user-mp5sb3wy4w
@user-mp5sb3wy4w 24 күн бұрын
Fadumo waa qof waanagsan ilahay hagu barageyo
@samirasuleika4232
@samirasuleika4232 7 жыл бұрын
mashallah my eedo fatumo allah ku xafido my aunt😍❤😘
@kinghanadhargeisa8277
@kinghanadhargeisa8277 7 жыл бұрын
masho allalh oo wali waa ciyaal e quruxley masho allah rabigu haku xafido
@salmasaid7815
@salmasaid7815 5 жыл бұрын
masha allah illahayow mamad go'anka u adkay aanagan heesahaa naga madoobay
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 3 жыл бұрын
Masha allaha afkaga mudhihi janada lagu qabay illahay ifka iyo akhiraba kuğu sharfo ınsha allaha mamo fadumo cali cilmi faadumo haldhaaa
@mohamedabdijalil478
@mohamedabdijalil478 5 ай бұрын
Allah Haku asturo faadumo elbaaii qof qaaliya
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 7 жыл бұрын
mansha Allah waa gbdh wanaaagsan mama faduma
@sahraapdi298
@sahraapdi298 6 жыл бұрын
waan qiiroday Runtii shaydan ilahaow nag qabo
@nasraxilwaanimahamed3151
@nasraxilwaanimahamed3151 6 жыл бұрын
mcha allh alle hanunka alle ayaa hayo alle intii hanunsanayna alle haso hadeyo
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 7 жыл бұрын
Mnsha Allah Faadumo Haldhaa waan Jeclaa Heesaheeda Runtii Hadana Hadii ilaahay Hanuuniyay Aad Baan uugu Hambal yaynayaa Allah xafido
@cabdiqadirjaylani2882
@cabdiqadirjaylani2882 6 жыл бұрын
masha allah ilaaahayow jannada nagu kulmi qoftan hadda iyo markii horeba waa jeclahay
@gouledmoussa3133
@gouledmoussa3133 6 жыл бұрын
Mashallah allaha ka aqbalo fadumo
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 4 жыл бұрын
Masha allah quruxeey runtaa sheegtay illahay haa qabto sheeydanka
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 3 жыл бұрын
Maashaa alaaah tabaarakalaah gabdhuhu ku qurux badanaa cabaayadda madow iyo wajeegada cad ninka aad u dhaxdo iga nasiib badanaa ilaahay ha isku kiin daaayo ilaahayna waxaan ka baryay inuu iimaanka qalbigaga ku sugo
@saidrashiidcabdalezagzaag2561
@saidrashiidcabdalezagzaag2561 8 жыл бұрын
maansha allaa ilahay khayrka haku sugo
@asadbulbulcadeilaheeyhauna3882
@asadbulbulcadeilaheeyhauna3882 7 жыл бұрын
haladhaaa mash alaah
@queenyudgoonismail9313
@queenyudgoonismail9313 6 жыл бұрын
Masha alllah
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Mnzha allh fadumo haldhaa ale haku zharvo
@ayaansiciid7938
@ayaansiciid7938 6 жыл бұрын
Masha allh
@naciimashire1633
@naciimashire1633 6 жыл бұрын
masha allh
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 Жыл бұрын
Khayr iyo farxad Khatumo eebaa baxsha
@marwahersi8547
@marwahersi8547 7 жыл бұрын
mansha Allah Allah ku xafido quxuliye
@maanshaalaahshiiq1001
@maanshaalaahshiiq1001 6 жыл бұрын
Maansha alah fadumo ilaahay tobada ha kuu dilo adiga iyo anaga
@myhome6755
@myhome6755 6 жыл бұрын
Brafooo sxb 👏👏👏👏👍🌷
@armybts3116
@armybts3116 6 жыл бұрын
Walaal.illaheyba.kuu.naxariistay oo.kugu.duway.dariikha.mustaqiimka.inagana.hanagu.duwo.oo.hanagu.dilo..dariikha.toosan.amiin.yaa.rabi
@user-hz1gr4kb8b
@user-hz1gr4kb8b 6 жыл бұрын
Masha Allah quryxley
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 8 жыл бұрын
manshàllah wallaashay Allah haku xafido
@rahmaabaas9119
@rahmaabaas9119 7 жыл бұрын
masha aalah washaymcn oo aad utagero ilahy aaya kasosaray hakuga wado
@kaysemohamed1900
@kaysemohamed1900 6 жыл бұрын
mnsha allah
@somaalilaanwaanabad2674
@somaalilaanwaanabad2674 7 жыл бұрын
asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarkaatu jisakumlaah khayri jisaa walaashay qaali hadana ku cucaynay naa alle ha ku xifdiyo ifka iyo aakhiro
@munaali390
@munaali390 6 жыл бұрын
Manshala
@cabdikariim208
@cabdikariim208 6 жыл бұрын
somaalilaan waa nabad
@jinka234
@jinka234 7 жыл бұрын
Mashallah - Allahaa ku dhowro
@Taagsade123
@Taagsade123 6 жыл бұрын
Faadumo ma xaaska C/qaadir M. Jubba baa ? mise waa been inay tahay xaaskiisa. Maasha Allaah kolleey waa Gabar Soomaaliyeed.
@abwaanumal8004
@abwaanumal8004 6 жыл бұрын
man sha allaah
@hamseali6585
@hamseali6585 7 жыл бұрын
alle ha xiftiyo
@nasriinaahmed2204
@nasriinaahmed2204 8 жыл бұрын
masha allah
@mjama7664
@mjama7664 7 жыл бұрын
walhi mansha allah mamadan wakhtiga ay ka shekenayso in aysanba dhalan
@hooyomaamo3146
@hooyomaamo3146 7 жыл бұрын
Maashaa alaah ilaah hakuxafido abaayo heesahan ilaah hakunacsiiyo ilaah kuuguma celiyo yaarab😀
@alimhamed2472
@alimhamed2472 7 жыл бұрын
thanks msha allh
@anissahassan9932
@anissahassan9932 8 ай бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯💕💘💜🤍👍 keep going forward sister fadouma cheick mashallah keep going forward ❤️💚💚💘💘🇩🇯🇩🇯
@faaraxjaamac3309
@faaraxjaamac3309 3 жыл бұрын
Alle ha ku xafido
@juniorganevianboy3394
@juniorganevianboy3394 2 жыл бұрын
masha alah anigana waan iskadenaya fanka
@hamzamohammed5309
@hamzamohammed5309 8 жыл бұрын
Mancha allh wllo alle haku shrfo if iyo aakhiraba wllo alle haku barkeeyo ankana allh diinta mcnkeda hanagu shubo allhu akbar
@muqdishospareparts3329
@muqdishospareparts3329 7 жыл бұрын
smaaliyeey nabad
@muqdishospareparts3329
@muqdishospareparts3329 7 жыл бұрын
gabadhaa kheeyr alla ha siiyo aduun iyo aakhiro
@muqdishospareparts3329
@muqdishospareparts3329 7 жыл бұрын
hadaan helo ttelkeeda waan saacidi lahaa xaga diinta
@suwezamohamudjamac155
@suwezamohamudjamac155 6 жыл бұрын
Mansha allah allah ku ziyadiyo
@hasaanmuse4422
@hasaanmuse4422 2 жыл бұрын
Sharaftii oo qofa qurux badana
@rumanabiib280
@rumanabiib280 5 жыл бұрын
Mash Allah
@ayaan-177
@ayaan-177 6 жыл бұрын
Masha allaah maba kaa muuqato inaa 81ki joogtay
@naciimaahmediise2483
@naciimaahmediise2483 6 жыл бұрын
Manshalh alaha kugu sugo qeyrka inta hadhana alaha sohanunsho
@mahamedgermany4730
@mahamedgermany4730 6 жыл бұрын
mashaa Allah alle haa xafido
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 6 жыл бұрын
Still waa yaartahay
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 6 жыл бұрын
Sharaf bay leedahay
@saadaqabdullahi3345
@saadaqabdullahi3345 4 жыл бұрын
Asc
@somalihero4599
@somalihero4599 6 жыл бұрын
Dookhaygu waa gabadh halhaa u quruxsan manshallh .......
@hamseali6585
@hamseali6585 7 жыл бұрын
wlhy waa gabadh wax garada maadaama ay iskaga tagtay danbigii iyo fusuuqi
@ubaxcismaan5968
@ubaxcismaan5968 6 жыл бұрын
Waxan inanta waraysanayaa wariye maaha
@mohaabdi8398
@mohaabdi8398 6 ай бұрын
Waa runtaa barnaamijka waa isku wadaa waxay ahayd khaybta xumanta inuu hormariyo kadibna wanaga inui dib dhigo
@sahramaxamed3096
@sahramaxamed3096 6 жыл бұрын
Mansha allah
@aliabdi4713
@aliabdi4713 6 жыл бұрын
S
**Fadumo Cali Warsame "Haldhaa" Heesta Xabiibi Gudoon
6:50
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 15 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 92 МЛН
RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII AFRAAD
31:03
Hawraar Music Production
Рет қаралды 836 М.
*Fadumo Cali Cilmi - Haldha (Somalay Nabad)
5:29
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 91 М.
Fadumo Cali "Haldhaa" | Heesta Adduunyow Shaadhah Badane
8:00
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 62 М.
Fadumo Cali - Haldhaa
6:44
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 60 М.
**Fadumo Cali Cilmi | Dabayl yahay
4:01
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 77 М.
Saalax Qaasim Iyo Hibo Nuura 🔥Iyo Heesta "QALANJO"
8:58
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 204 М.
Qiso dhab ah: SIdee loo sixray Faadumo Haldhaa? Yaase sixray?
5:16
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 2,5 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН