Wareysi Gaar Ah: Aqoonyahan Cabdi Faarax Juxa

  Рет қаралды 39,400

SAAB TV

SAAB TV

4 жыл бұрын

Пікірлер: 104
@maxamedyuusuf5861
@maxamedyuusuf5861 2 жыл бұрын
Masuul wax badan og ayaad tahay aqoon yahan masha alaah
@ilyaasyoonis8745
@ilyaasyoonis8745 4 жыл бұрын
Cabdi farax juxa noolow gewsi geesi dhalay alle haku xifdiyo
@qalanjo1989
@qalanjo1989 5 ай бұрын
Mansha Allah runtii waxbadan baan kafaa'iidnay waraysiga 👍
@guleedciise4497
@guleedciise4497 4 жыл бұрын
Maasha Allah #Juxa waa nin aragti leh waa siyaasi isku kalsoon
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 4 жыл бұрын
Manshallah tabaarak wasiir juxaa 👍
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 4 жыл бұрын
Juxaa run badanaa
@gaalodiidabasgaalojabiye3699
@gaalodiidabasgaalojabiye3699 4 жыл бұрын
Laandhere ciise riyoole ah
@maxamedyuusuf5861
@maxamedyuusuf5861 2 жыл бұрын
Masha alaah waad ku mahad santahay juxa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 жыл бұрын
Juxa wa odey saaqid ah Qalbigana qabyaalad Ka degtey. Caqli kale ee ay iska wareeystaan ma jiro waa Jabhad qaa,inulwadaniyiin iga dheh.
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
1980 schoolkaas waxaa la dhihi jiray dugsiga sare ee garoowe waxaan filayaa bur burkii kadib in loo bixiyay gambool
@haaroonmohamed27
@haaroonmohamed27 2 жыл бұрын
Juxa waa saxiibkey. Praha
@raflehisse9686
@raflehisse9686 4 жыл бұрын
Uf uf qabiileyste Juxa
@shaaficidabaare1883
@shaaficidabaare1883 4 жыл бұрын
Aabaan idiinsalaam abwaan cali axmed raabi iyo aqoon yahay amxed farax juxa masuul dhaqan siyaasadeed leh
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 4 жыл бұрын
waa mujaahid ninku sow Somalidu mujaahid way soo wada martay
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 2 жыл бұрын
Juxa geesi geesi dhalay
@yasinyusuf4759
@yasinyusuf4759 4 жыл бұрын
Ha la raadiyo Majeerteen kii mujaahidiinta ahaa
@yasinyusuf4759
@yasinyusuf4759 4 жыл бұрын
King of Puntland waar iska aamu waxaan ka hadlaayo iyo taariikhday soo mareen toona maad fahmine
@abdullahburhan9947
@abdullahburhan9947 4 жыл бұрын
sotey waagii danbe dowladii siyaad barre ay karaceen oo ay takada iyo lamegeeda ka dhisteen ayagoo darood nimo difaacaya
@samirobintoisse3707
@samirobintoisse3707 Жыл бұрын
War wariye ma aha ee saab media si xun buu xun buu wax u weydiinayaa.
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 4 жыл бұрын
Aqoon juxu waankusalaamay
@AbdihakemSalahMaxamed-zj5px
@AbdihakemSalahMaxamed-zj5px 3 күн бұрын
Qof riyoonaya hadana waramayaa u arkaaa
@aragticusubtv1207
@aragticusubtv1207 2 жыл бұрын
Daawo aragticusubtv Mahadsanid
@carabeyteshaashka5696
@carabeyteshaashka5696 4 жыл бұрын
Putland damac badanaa ma Isir ayay wax ku rabaan mise( origin territorial state )...🤣🤣🙏 wa dad fican lkn damac naga daaya Ilmaderayaal,,,
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 4 жыл бұрын
carabeyte shaashka ma dalka iyo dadkan kuu deenaa? Dadkan SNM maaheen weliba 30 sano siyaasi inuu Somaliland noqdo mooyee shacabka ma taageer sano Somaliland oo caalamka dhan baa og
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
@@maxxammedhus.468 Saxiib, beenta naftaada howgu sheekayn, dadka Somaliland waa Somaliland in yar mooyee, Seylac ilaa Garoowe dusheeda lama joogeen. haddii aan dad haysan, sida Juxa sheegay SNM waxaa waday dadkeeda shacabka ah, SSDF dawlado isaga ayaa dhahay wareysiga, iminkana Somaliland haddii shacabku rabin maalin ma jirteen, shacabka ma aha shacabka la iska hoggaansado , aabahaa weydii
@fadumocisman1977
@fadumocisman1977 3 жыл бұрын
Awowe mcn siwacn bad uhadshy
@ismailessa669
@ismailessa669 3 жыл бұрын
Juxaa tariikh cajiib baad ka shekenaysaa
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 4 жыл бұрын
Aqoonyahay ka run badan ma arkin kkk Su'aasha la weydiyey haddii dad kale la weydin lahaa; hab qabyaalay ayey u hadli lahaayeen Runti.
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 4 жыл бұрын
Ex Wasiir juxe si wacan ayuu u hadlay oo geesinimo leh iyo somalinimo leh
@ismailrolling348
@ismailrolling348 4 жыл бұрын
Juxa waa doqon caqlina waa ciise riyoole
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 3 жыл бұрын
inan gummed inan gummed dhalay.cbb.fucking.juxa.fifa
@abdinur4242
@abdinur4242 4 жыл бұрын
Nasiib daroonkinka 2020 waxaa kamida in gobolada sool iyo sanaag uu ka hadlo ama rayi kadhiibto juxa oo aan meelna usoo marin siyaasada wx kagaranayn
@yasinyusuf4759
@yasinyusuf4759 4 жыл бұрын
Ardaydii dilka lagu xukumay 1979 ka warayso
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 жыл бұрын
War waa saaqid Qabyaalada ku habsatey.
@aminamohamed847
@aminamohamed847 2 жыл бұрын
Su,aashaa wuu ku Margaret Juxa
@taariikhgacankasaylac62
@taariikhgacankasaylac62 4 жыл бұрын
Seenyo waa wariye local ah kaliya wixii sland ah uun buu fahmayaa, sxb wax akhri ayan kula talin lahaa.
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
waad iska hadashay, waa weriyaha ugu horreeya somalida maanta, iskuna kalsoon oo meeshuu doono mara, waana abwaan weyn oo afsomaliga kala falkiya, tegay Puntland ilaa meesha ugu dambaysa, Djibouti dhawr sano deganaa, Kililka Shanaad soo wada maray, London ku haystay TV iyo Radio Somali ah, Holland kasoo shaqeyeeyey
@MohamedHussein-gz1jp
@MohamedHussein-gz1jp 4 жыл бұрын
ALI SENYO AD AYU UGU MAHDSAN YAHAY IN U DADKA BARO MASKAXTI BADASHAY MOHAMED BASHE EE U DHIBTAY WIXI KHALDANA EE KU HADAQAYEY EE AHA MAR LABAD IYO MIDNIMO OO AH RIYADA KOWAD EE JUXA
@mohommeddahir876
@mohommeddahir876 3 жыл бұрын
Aqoonyahan iyo siyaasi aragti fog leh
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Adaa Aaminsan!!SXB...Sc.
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 жыл бұрын
Puntland iyo somaliland waa dad iskaga dhow somalida kale runtii, Juxa waa khabiir wax badan og
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Kalmadda Khabiir Macnaheeda Ma taqaannaa???.
@cabdirisaqbashejama2945
@cabdirisaqbashejama2945 3 жыл бұрын
maxaa lagu baray balka sheekee
@worldcitizen9102
@worldcitizen9102 3 жыл бұрын
Mr Fugi Fugi. War buugii ma laga katay. Miyaanu ahayn ninkii Zinada ku faanayey. La Xawla?
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
SSDF...Ayaa Iswareysaneysaan U-Qaatay!!...
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 жыл бұрын
Ninkan waa corrupt waana qabiileeste qurun ah marku faroole ini adeernimo ugadhigey wasirka waxbarashada puntland waxuu scholarship kii wada siiyey qabiilkiisa uun maahan shaqsi wanaagsan
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 4 жыл бұрын
Fuckin dadka haxag xagan you sick man
@samirobintoisse3707
@samirobintoisse3707 Жыл бұрын
Adiga waad isqarineysaa hensaleey bortal waana ku soo saarnay magacaa oo saddexan waxaa soo qortay waan haynaa.
@Zalma-miss-expensive
@Zalma-miss-expensive 11 ай бұрын
😂
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 жыл бұрын
Ninkani sifiican oo waayo aragnimo ayuu uhadlay
@aminamohamed847
@aminamohamed847 2 жыл бұрын
Dhulbahante iyo Warsangeli iyagu danahooda ha ka hadleen . Nin Puntland ama Somaliland ahi ma metelo.
@cabdirisaqbashejama2945
@cabdirisaqbashejama2945 3 жыл бұрын
khaainu wadan tuugtuugdhalay wlle ilaahaybaa kaala xisaabtamaya ifkana waa in maxakamad lagudaaro
@mahdiali8874
@mahdiali8874 3 жыл бұрын
Cabdirisaaq bashe jama. Waxaa tiri juxa waa qaainul wadan. Muxuu qaainulwadan ku yahay iisheeg. Aniga waxaan u arkaa in uu yahay mujaahid ka tirsan mujaahidiintii eryay daalinkii afweyne siyaad bare.
@sheikhsaeed5039
@sheikhsaeed5039 3 жыл бұрын
Ma ninkan baa ki dhilada qoray 😂😂😂
@amiinali2228
@amiinali2228 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@soyaalkabarakeysan5459
@soyaalkabarakeysan5459 4 жыл бұрын
WAXAYSAN RAALI KA AHEYN YAA LA IMAAN KARA ... JUXA AQOONYAHAN AAN CAADO QAATO AHEYN.. LAANDHEERE 100%
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
I support him outright, from somali land, waa geesi damiir leh, ku dhac leh, gob ah
@zackhassan244
@zackhassan244 16 күн бұрын
Ssdf dabo baqaysy lahyd😂
@AhmedAli-ge5xf
@AhmedAli-ge5xf 3 жыл бұрын
Jabhado iswareysanaya maxaad laga faa'idi-juxa sida uu hadda u waalan yahay,buu yaraantiina u waalaa,dameeru dhaan raacday. Kuwaan qabyaaladda baa diin u ah.
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 3 жыл бұрын
Aqooyahanow xaal qaado
@kingmj5675
@kingmj5675 3 ай бұрын
Juxa Khabiir siyasaadeed, Jabhadeed, dowladeed, nololeed.. waa geesi go aan & hal adayg leh.
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
Juxaa waa beenlawaas 80 kii school gambool la dhoho ma jirin
@mlielan2459
@mlielan2459 4 жыл бұрын
Goormaa la dhisay iskoolka Gambool haddii aad beenisay hadalkiisa runtii ma aqaan wakhti la dhisay bal noo faa'iiday
@abdiwadudjama761
@abdiwadudjama761 4 жыл бұрын
Moh'ed A. Sangalley sxb xili ladhisay exactly ma xasusto Lkn waxan ku huba inu ahaa school waagi siyad bare jogay la dhisay ama inu ka horeyey marka scholku wuu weyn yahay wuxuna leyahay meelo la dago oo ardada sexan jirtay canteen iyo qolalki waxbarashada waana school old ah oo waa hore la dhisay ay ka muqato
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
xishood akhlaaq ma lihid, rag kaa weyn oo dunida soo maray, afkaaga how furan qudhmuun, weli masaasaddii hooyadaa baad cabbaysaa, sida Farmajo shalay muu iman inta uu 80kaadkii gabar kufsaday dalka ka cararay, ninkani waa usoo haraaday, jabhadeyey,
@ridwaansiciid4215
@ridwaansiciid4215 3 жыл бұрын
Fuji fuji alle
@cabdirisaqbashejama2945
@cabdirisaqbashejama2945 3 жыл бұрын
hhhh sheekadaadii ma qaxoontibay ku danbaysay
@axmedaduunyo7487
@axmedaduunyo7487 4 жыл бұрын
Hhh🤣🤣🤣🤣😭😭😭😭
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
Xuduudkii gumaysigu wuxuu burburay markii labadii gobol is raaceen ayna samaysteen hal dawlad dawladaas oo aduunku aqoonsaday waxay ka mid noqotay xuduudaha caalamiga ah ee adduunku aqoonsanyahay
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 4 жыл бұрын
Taasi Sharci kuma fadhido... cadeyn ma heysaan, mana heleysaan. Yaan la isku wareerin ee nolol ka doorta. Yaa isku biirey?... ma'idinkaaba ogol in la isku biirey? cidina iskumey biirin ee tiina ilaashada, hadii kale damac baa iga geli Bari iyo Nugaal.
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
@@oogdhugee_3072 waddan kasta marka la aqoonsado wuxuu yeeshaa xuduud caalamiya somalia waxaa la aqoonsaday 1 luulyo 1960 waxayna yeelatay xuduud caalamiya oo aduunku u aqoonaanyahay waana lama taabtaan dawlad somaliyeed oo taa ka horaysay ma jirin
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 4 жыл бұрын
@@smohamedabdi1927 Somalia Africay ku taalaa, waana wadadamadii la gumeysan jirey Dabadeed: 1. Xoriyada , madax banaanida iyo aqoonsiga African states waxey ku saleysan yihiin xuduudi la qeexay 1884. AU-Charter xuduudahaasi waa lama taabtaan. 2. Aqoon yaraanta Somalida ayaa keentey in laba dal oo la rabo in la mideeyo siyaabo sharci daro ah loo mideeyo. Acts of Union ma jiraan, Dastuur loo codey ma jiro, Shicib ogol ma jiro, Somaliland wey diidey midnimada 1961. Mana ogolaaneyso dastuurka iyo codbixintiisaba. 3. Caalamku ma sugi karo isjiidjiidka somalida, waayo amni darodeedo ma laha dhamaad, horumar la gaadhi maayo, somali oo waligoo dawarsi ku noo caalamku ma rabo, nabada mandaqada eyeey sameyn ku yeelan. 4. Somalis labaa u banaan i) in gebigoodaba lagu duulo oo UN-trusteeship laga dhigo, ii) in lagu qasbo waxi ka horeyey 1July1960, oo laba dal loo kala aqoonsado. Somalia waxey sii jirtaba maalin baa iman dadka baantuugu uu kala wareegi dhulkoo dhan.
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Xuduud burburaa ma jirto, waa imaginary line, kan Scotland waa la yaqaan, kan Ireland waa la yaqaan, kan Ingiriiska iyo Europe waa la yaqaan, Masar iyo Suriya waa isku darsameen oo kala baxeen, Jordan iyo Falasteiin, Ciraaaq iyo Jordan, 2da yemenood
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Walaal, AFRICA iyo Africa la'aan, adduun iyo adduun la'aan, UN iyo UN, haddaad doonto iyo haddaad diiddo, aniga ayaa goostay, maxaad ka qaban kartaa, wallaahi inaanad waxba ka qaban karin, xoog iyo xeelad, waayi maayo Taiwan iyo belaayo aan la macaamilo, dunidu waa is bedelaysaa, sabir baanu haynaa, dadka ha isku dirin, oo walaaltnimo haddii aadan doonayn, oo gurigayga igu qabsato, dee kaaga uun baan kugu qabsanaya
@korkore4819
@korkore4819 4 жыл бұрын
Mujaahid isagoo yar jamhadayn galay, kadib bandawgii Garowe iyo ciidankii gudhuuga la oran jiray oo Garowe habeen iyo maalin dadka guryaha ku xiri jiray gabdhahana kufsanjiray.
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
Jabhaddii kulmis sootay siyad barre la heshiisay oo ciidankedii la geeyay hargeysa oo moorgan taliyaha looga dhigay kkkkkkkkk
@fartunfm-of7ng
@fartunfm-of7ng Жыл бұрын
Bonkii midgaanka ahaa ee dawacada u ekaa
@MohamedHussein-gz1jp
@MohamedHussein-gz1jp 4 жыл бұрын
Abdi farax juxa waa nin ka shaqeya la dagalka somaliland waa ninka mohamed Bashe badalay una dhibay mar labad iyo midnimo waa ninka ugu khatarsan ee la dagalma somaliland ee ka so jeeda garawe
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Mohamed arrinkaa ka fiisro walaal, Mohamed Baashe kulmiye ayuu xil ka waayey oo xildoon buu muddo ahaa, ninkani wax gaar ah oo uu kaga soo horjeedo somaliland ma hayno, qof kasta oo ka hadla midnimo dee adeer kuma necba, haddaanu ficil ku darin xun
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
Juxaa been hasheegin inta aanay heshiin siyad bare iyo mingiste ayay Ssdf la heshiisay siyad bare
@goraygamagacley5975
@goraygamagacley5975 4 жыл бұрын
TAARIIKHDA BEEN LAGAMA SHEEGO SSDF lama heshiin Siyaad barre. dagaalkii qaboobaa baa saameeyay-- kolkii ay Gobollada dhexe dagaallo badan ka galeen, ciidanka soomaaliyana ka qabsadeen Galdogob, Balanballe iyo Yeed oo ka dib laga saaray, waxaa maraykanka oo Soomaaliya xulufo la ahaa u arkay in Ruushku soo farogaliyay, maadaama rag shuuciya SSDF qayb ka ahaayeen. Waxa uu Ruushka ka codsaday in SSDF weerarka joojiso. sidii baa dhacday oo muddo sannado ah weerar ma ay qaadin, degmooyinkiina way sii haysteen. Sababo ay ka mid ahayd halganka istaagay baa khilaaf dhexdooda ah ka bilawday, Itoobiyana way ka faaidaysatay oo waxay xirxidhay madaxdii kolkaas jirtay iyadoo iska dhigay inay madax ka dhigayso garabkii kale( khiyaamo ku burburin) kolkaas baa ciidankii gadoodeen lana kala safteen garabkii Itoobiya xirxidhay iyo garabkii kale. Waxay noqotay xaalad cakiran--Itoobiya waa kuu cadaw, Soomaaliyana waa kuu cadaw. sidaas baa wax ahaayeen, jabhadduna ku burburtay, mana jirto SSDF Siyaad Barre heshiis la gashay. Waxa aad sheegayso waa kolkii la kala daatay, askar soomaaliya soo gashay oo aan badnayn.
@MohamedHussein-gz1jp
@MohamedHussein-gz1jp 4 жыл бұрын
Wuxuu ku leyaha inta somaliland la kenayo somaliland ma juxa aya kenaya
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk moorgan cadceed iyo kabtan faalso waa saraakiishii joogtay woqooyi dhalasho ahaana majeerten ciidankii ay wateena wuxuu ahaa Ssdf tii siyad bare la heshiisay ciidankeedii oo askar laga wada dhigay taas qpfkasta oo reer woqooyi ah waa ogyahay
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 4 жыл бұрын
Markasta buntuland waxey shega madaxweynayasha so marey somaliya buntuland wax kasta loga bahdo hadey tahay tasturka dhameystirka wa in la siya mashruc kala bedelasho wasiirka arimaha gudaha ma u tegi karo haddu tagayo wa in lo saxixa mashriic haddii la yiraho guddomiyaha dorashoyinka idiin iman wa in ay hesha la siya wax logu bedelo hawlihii qaranka somalinimo ma yaqaniin haddan wax lo dhameyn la siinin ballankoda la fulin kaba sii daran gobolada kale wey tagan guddiga tasturka dhameystiro guddiga dorashoyinka waxna kuma xeran wasiirka arimaha gudaha wu tegi kara sharud mashruc no saxiix ma sameyan jubbaland ba ku dayatey oo diiden wasiirkii arimaha gudaha lo diidey inu tago sow xaran mahan wasiir mushahar qato haddana an shaqeyn sow canshurtii muqdisho bila macno lagu cuno xaqiiqda buntuland dadku siyasiyiinta ma cadeyan lakiin xaqiiqda wa sidas ee runta oga in la og yahay shacabka wana ceeb
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Juxa waa runtii marked Laandheere tahay, waxba kaama gelin ninkii Galmudug ama Koonfur Galbeed xukumaya, kii soo baxaba waad la shaqayn, marka se aad gun tahay Laangaab ah, sida Nabar iyo Naxdin oo inan gubbeed tahay, kan iga daa, cabsi, nin jeclaysi ka dhammaan meysid , bad uun baanad kusii geli , waxba soo kordhin maysid, waa ZERO baad ka dooratay 8
@mahdiali2695
@mahdiali2695 Жыл бұрын
DHAQANKA in itopia loo DHUUNTA waa in la jojiya
@hamsemuhumet
@hamsemuhumet 4 жыл бұрын
somaliland iyo putland waxay isku yihiin gobol yar iyo dal hore oo ingiriis gumeysan jira boqortoydii ADaL na ka talin jiray Putlandna waa 2000
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 4 жыл бұрын
Majeerteeniya Waxba Ma meesha Kuma hayaan
@abdulahimohamedjama4182
@abdulahimohamedjama4182 4 жыл бұрын
Ma hooyadaa baa kugu sheekaysay waxaas
@moupdynaser5004
@moupdynaser5004 4 жыл бұрын
Waa kuwaa ku hor joogee nacayb wax uga qaad😂😂😂
@soyaalkabarakeysan5459
@soyaalkabarakeysan5459 4 жыл бұрын
Majeertenia noocaaga oo kale dee malaha waa kuwa la dagan ee CUQDADA ku nool . Viva all puntlanders aka
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 4 жыл бұрын
Waar ceyda jooji
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Hadaa yaaa wax meesha ku haya, ma Ilkayar
Kaftanka Siyaasada 507 oo aad u xiisa badan
47:44
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 5 М.
Waraysi Xiiso leh  Aqoonyahan Daahir Mire Jibriil
1:10:46
SAAB TV
Рет қаралды 59 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 33 МЛН
Wareysi :Taariikhda Tacliinta Sare ee Soomaaliya Barfasoor Cabdirisaaq Juriile
1:19:04
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 11 М.
Senator GAAGAAB:  Musaafuris iyo bilad howlkarnimo. Qaybta 2-aad
25:02
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 17 М.
CAABUDWAAQ IYO XASAN SHIKH 24 July 2024
22:54
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 4,3 М.
Good job hero. #shorts #fyp
0:20
Gbeckett12
Рет қаралды 32 МЛН
Моя Жена Босс!
0:40
Petya English
Рет қаралды 2,2 МЛН
Никогда не убивай это существо! 😱
0:28