No video

Wareysi Salaad Cali Jeele Part 1

  Рет қаралды 53,144

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

Жыл бұрын

Wareysi Salaad Cali Jeele Part 1

Пікірлер: 137
@ismailalimohamad1173
@ismailalimohamad1173 Жыл бұрын
Masha Allaah Waa Siyaasiga Kaliya E Runta sheego Waa Masul Sare Allaha ku xafido Salaad
@nasrohaji8134
@nasrohaji8134 Жыл бұрын
5uic
@omarahmad5053
@omarahmad5053 Жыл бұрын
Siyaasi gulaaha waa dameer xata afsomaliga gu hadlayo lafahmanin donkey
@dagansh5606
@dagansh5606 Жыл бұрын
Ninkan hadalkiisa waxan ku bartay ama aan aad u xiiseya waraysi marla waydiiyey in uuna aqoon lahay laakiin uu Qur'aanka uun yaqaan isaga oo qoslaya iskuna kalsoon wuxu yiri hadii laygu sheegay in aan Quraanka aqaano aqoon iga maqanba ma jirto.
@nimahussein3348
@nimahussein3348 Жыл бұрын
➡️salaad cali jeele wuxuu siyaasiyiin badan uga duwan yahay waa inuu yahay qof ehlul quraana xaafid ah ,,wanaag badana umada wuu u horseedi bi’idnilaah,, guulaysta dhamaan
@wadanidhabtaah2160
@wadanidhabtaah2160 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@omerovali4725
@omerovali4725 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Maan sha allah Salaad cali Jeele waa halyey Soomaaliyeed 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj Жыл бұрын
Salaad cali jeele waa nin qalbi xaaran oo soomaali oo dhan ka hesho
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
Maasha allah ambassador 🙏 salaad cali jeele nin ixtiraam badan aan hayo nin daacada culimo diin ah qalbi fiican mahadsanid cali xaraare inaad noo soo casuuntay
@hassenmohamed4609
@hassenmohamed4609 Жыл бұрын
Ar Salaad Cali Jeelow subac aan aqrineynee intee ku kulanaa?
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 Жыл бұрын
Waa ninkii markii Xabashidu gumaadaysay Xamar/Muqdisho lahaa "Waa walaalaheen waxaan dabaqaadeynaa Caanaha iyo Biyaha"hadda garoo soomaali marka laga yimaado waa qooysaskiisii ummada la xasuuqayey asna uu caanaha iyo biyaha dabawaday.
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
@@abdihakimmohamed2561 waad iska hadashay kuwa aw la dagaalamayay khawaariij ayay ahaayeen wakaa ilaa maanta loo maara la yahay ee dadka muqdisho ama koonfurta somalia qaraxa ku dhameeyay kuwaas ayuu la dagaalamayay waana ku saxsanaa
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
@@hassenmohamed4609 maxaa ka fiican subuc quraana in lala aqriyo hadaad markaykan joogto la hadal waa aqbalayaa salaad inoo kula subciyo waana jecel yahay quraan aqriska
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 Жыл бұрын
@@abdirahmanfaarah3912 Markaa xasuuqii Xamar ka dhacay ee loogaystay ummadda soomaaliyeed ee aanay Xabashi aar goosanaysaa uaabayeelin ugaysatay wuxuu ahaa wax koox yar lagula dagaalamayo ee ay kuwaan damiirka lahayni sida kan waxba yahayga ah ee aad difaacaysaa ka midka ahaa kuwii umaddaas xasuuqay. Taariikhduu ku jiraa kani iyo kuwa la midka ahiba cadaaladuna insha ALLAAH maalin uun bay iman.
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 Жыл бұрын
Masha Allhhh 💖👍 Alii iyo sald Cali jece aad ayn idiin salmaya Masha Allhhh ❤️👍👍👍
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi Жыл бұрын
One of cleanest Abgaal ❤️
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 Жыл бұрын
amp salaad cali jeele keep going
@crisaaq3877
@crisaaq3877 Жыл бұрын
Asc salaad cali daacadi ma hungowdo alle ha ku dhawro cimrigana ha ku siyaadiyo adiga iyo cali harare insha allah aamiin aamiin
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 Жыл бұрын
Ninkan taarikh dheerbu haya. Nin iska hadla u hays tay. Saying hi from Dhagaxbuur. Can’t really wait part 2
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 Жыл бұрын
salaad cali jeele maaha nin iska hadla ,waa sarkaal ciidamadii xooga somalia ahaa wax badan ogaa waaya aragnimo
@muse_deeqwarsame4553
@muse_deeqwarsame4553 Жыл бұрын
S c jeele waxan kuxasuustaa wakhtigii xabashidu xamarqabsatay weedh uuyidhi waanasoo falaasheen anana waa wacnay
@oladali8029
@oladali8029 Жыл бұрын
Asc salaan sare igagudoma ali iyo saaxibkey salaad cali jeele
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Жыл бұрын
Salaad Ali Jeelle, Wadani runta sheego, Adigoo kalle Allaha kadhigo raga Hawiye, oo dhan,Masha'Allah 🇸🇴🦁🙌👍
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 Жыл бұрын
Ilahay ha ku caafiyo
@munahaji8716
@munahaji8716 Жыл бұрын
Asc cali iyo salaad runtii waa qofka keliya ee aan qosol marka u hadlo mahadsanid cali xaraare
@qamarmuse6857
@qamarmuse6857 Жыл бұрын
ASC WAA IDIN SALAAMAY CALI XARAARE IYO SIYAASI SALAAD CALI JEELE OO AH SIYAASIYIINTA AAN AAD OOGA HELO IN UU YAHAY SIYAASI JECEL IN UMADA SOMALIYEED HORUMAR KEEDA SIDA AAN KA DAREEMO HADALADIISA WAAN NIN AAN LAGABAN AFKAARTIISA WANAAGSAN,
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 Жыл бұрын
Salaad cali jelle waa comedian
@saidbashir1103
@saidbashir1103 Жыл бұрын
Masha alah salaad cali jeele siyaasi rugcadaa ah oo qalbi fiican runtana aan kagaban
@faysalcade2755
@faysalcade2755 Жыл бұрын
ASC Ali haraare iyo salaad cali jeele Legend aqoon yahan siyaasi xilaal Kala Diwan soo qabtey i laa dawladi c/laahi Yusuf ilahay ha u naxariiste keep going
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Жыл бұрын
Salaad cali Jeele marka uu dalkii ku noqdo ee mareykan laga wareysto ayaa war jiraa 😂 😂 “ mugaan mareykan aadey aan Waxaan arkey Ummad wada bulcad jaw ah ( cadaan ) aaseey meel saf ugu jiraan la leeyahay cunto ay ka gadahaayaan iyo Baabuur wada kudeysa oo maheey ukudaayaan cid taqaano aysan jirin l😂😂. Xataa Waxaan arkey Eey la shumihaayo qandho qaab darane kkkkk
@maryanhassan137
@maryanhassan137 Жыл бұрын
Nik kan wa nin wanagsan salaad cali jele cali wankujecelnahay somali hada nahay wan jeclahay barnamijkaga sogud biso masha allah allah kuxifdiyo
@falisissahak
@falisissahak Жыл бұрын
Asc Caloow yassin duale iyo salaad oo sheekaysanaya please caloow soo fadhiisi
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
CALI HARARE 🎤 IYO Ambassador Salad Cali jeele 👍🇸🇴 Salan sare 👏
@khalisuleman9389
@khalisuleman9389 Жыл бұрын
Mujaahidka runta ah ee aan is faanin waa salaad A jeele Thanks 😊🤣🤣
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 Жыл бұрын
Ninkan waa dacad . Aad iyo aad
@sharifbinshariif2306
@sharifbinshariif2306 Жыл бұрын
Jumca MUBARAK Ali
@masertoy2328
@masertoy2328 Жыл бұрын
Asc Adban kusalamaya Somali American TV all
@rahmamohamed4356
@rahmamohamed4356 Жыл бұрын
Ali Harare🥰 Salaan sare👋🌹
@aminmunye857
@aminmunye857 Жыл бұрын
masha Allaah waa nin wayo arag ah miirkow haduu shegay iyo dhega wayne
@abukids2176
@abukids2176 Жыл бұрын
Salaad Cali Jeele Mujaahidka Weyn ee SNM.
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Жыл бұрын
Mujaahid Salaad Ali jeele, next president of Somalia in 2027.
@muslimiintawalashood8403
@muslimiintawalashood8403 Жыл бұрын
Yu ku jihaaday !!!!!!!!??????
@shukrimusa4851
@shukrimusa4851 Жыл бұрын
Salad cali jeele guuuuuuul
@hamaaan1105
@hamaaan1105 Жыл бұрын
Ambassador salad Ali jelle Allah dartii Ayaan kuu jecelnahay.
@abdirizakhassan1073
@abdirizakhassan1073 Жыл бұрын
Qoladii isaaqa ee mujaahidiinta sheegan jirey ninkan wey qariyeen
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 Жыл бұрын
Halyey qaran ilahay hakuxafido
@hassanbilal2387
@hassanbilal2387 Жыл бұрын
ASC salad ali jeelle walaal aad iyo aad baan ku taageera anigu galbeed baan ka imid
@omarmohamud4089
@omarmohamud4089 Жыл бұрын
HORAY WAXAAN UGU HAAYAY JAHLIGA UU DIINTA KAGA SUGNAA IYO HADALKII JEES JEESKA XIJAABKA IYO LEBISKA RAGA MAANTANA WAXAAN KA HAAYAA ASOO CIMRIGAA JIRA INUU YIRAA GARKAAN XIIRTAA HADABA GARKA XIIRASHADIISA DIINTU MAXAY KA QABTAA WAA JAHLIGII 3AAD ON KA HAAYO SALAD CALI JEELE
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
Salaad Cali Jeele , Qalbi Saafiya Ugu Kaalay , Ma Yaqaan Munaafaqad Wuxuu Ku Jiraa Siyaasiynta Ugu Daacad san
@issagure8458
@issagure8458 Жыл бұрын
salad Ali jelle legend ❤
@homeh3455
@homeh3455 Жыл бұрын
Aduunku hore ayuu u maray soomaali ayuubaa is cunaysa 31 sano
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
Waaw #SNM_AYUU_SALAAD_AHAA💪💪 AGTAYADA SHARAF BAAD KA LEEDAY🦁🦁
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Hhh Somaliland ma aadan noqoteen hadaadan USC aadan cawimaad ka helin manta na konfurta oo dhan baa siyaasiyiintiina cadaw oga dhigeen dhalin yarada Somaliland oo aan taariiqta si fiican u aqoon markaasaad qadaad weyn noogu yeertaan koonfur waxba idiinkama haley ee ogaada siyaasiyiintiinaa ku oowr kacsada markeey ictiraafka wadadiisii eey iyaga sameeyn waa yeen beey koonfur naceey dhalinyarada ku beeraan
@bosszaki9861
@bosszaki9861 Жыл бұрын
@@Cadar49eey Hawiyena maanta ma yidhahdeen “xamar unukaa leh” haddaan SNM caawin oo hub iyo raashinba siinnin Caydiid. Weliba an taariikhda kuugu daree ma ogtahay in caydiid BALLIGUBADLE noisy yimi.. xitaa Puntland ma jirteen haddii aan SNM USC iyo SPM SIYAAD Dalka ka saarin. jabhaduhu way is caawiyeen.. win win situation ba la dhaha.
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
@@bosszaki9861 sida wax loo qoro oo loo hadlo baro waxaad sheegtay lama fahmaayo caaydana hadal maaha ee ogow
@bosszaki9861
@bosszaki9861 Жыл бұрын
@@Cadar49 kumaba caayin kkk caydu xaggee ku qorantahay? Waanse fahmi karaa oo runtu waa 😭
@bosszaki9861
@bosszaki9861 Жыл бұрын
@@Cadar49 sorry.. waxan ka hadlayo ma fahmi karo beydgaabku lol
@fahadcilmi7308
@fahadcilmi7308 Жыл бұрын
Dagmada Mustaxiil Ana ka soo jeedo wxn maqlay in salad cali jeele Beer ka tabcan jiray
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 Жыл бұрын
Salad cali jeele nin aan tageero
@dhuubo.....
@dhuubo..... Жыл бұрын
Ninkaan waan jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@musekhadir3888
@musekhadir3888 Жыл бұрын
Gabadh iya radineysey bissad, hoyo somali aah iya radineysa gabadhi ay dhashey oo aah Ikran Tahlil ee Salad bal nala radi
@museaweys8825
@museaweys8825 Жыл бұрын
Waa Mujahid weyn oo waliba nabada jecel sida kamuuqata wareeysigeesi
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Жыл бұрын
Salaad cali jeele Show SNM ayuu ahaa wuu garanayaa Saraakiishii kulahaa Axmed dhagax. C/samad Xaji Ducaale , Craxmaan xuunsho. Cqaadir Koosaar
@mossgaming
@mossgaming Жыл бұрын
Maxaad u waydiinwayday waxa uu ka dhacday mujaahidninadii iyo meesha ay dalkii iyo dadkii soomaaliyeed dhacalsiiyeen?????✅✅✅✅✅✅✅✅
@khadargaarisa1977
@khadargaarisa1977 Жыл бұрын
Waxaan xasuustaa maalintii itoobiyaan soo galeen xamar suaashii lawaydiiyay ee ahayd waxa lashegayaa inay ciidamo itobiyana so galeen bal kwarn adeerow waxka jiraan majiraan arinkaa waa taba barayaal waaye kiibaa halkan soo fadhiya manta
@hassanabukar8257
@hassanabukar8257 Жыл бұрын
Waa wareysi muhiim ah amp salaad waa mujaahid soo halgamay
@sahalade4245
@sahalade4245 Жыл бұрын
Masha Allah
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj Жыл бұрын
SALAAD SUCBISKII SOOMAALI ASALKA U LAHEEYD EE CAANKA KU EHEEYD NOOGU TUUR ILAAHEY QEYR HAKU SIIYO
@calicabqaricalicabqari6598
@calicabqaricalicabqari6598 Жыл бұрын
NIN CULUS..
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 Жыл бұрын
Mujaahid Salaad Cali Jeelle waa salaamayaa. Muhaahidiintii SNM tu dalka somaliland iyada xukunta ee kusoo dhowow.
@sumertime5410
@sumertime5410 Жыл бұрын
Mujaahidkii quraanka lagu sheegay ayaad bil cakis u isticmaasheen subxaana llaah qof muslim ah dilkiis ayaad mujaahid ku tilmaamaysaa jaahil
@libanhassan5221
@libanhassan5221 Жыл бұрын
Salaad waa nabadon reer muqdisho ah
@fatahali5634
@fatahali5634 Жыл бұрын
Xaraaare legend 🖖
@salebanomar76
@salebanomar76 Жыл бұрын
KKKKK NINKI AAN QOSOLKISA AAN DHIMAN GAARAY WAAN SALAMAY S C JEELE MUWADIN DACAD AH WAA QALBI SALIIM QUDBADIISI DORASHADA IYO TII USA 🇺🇸 KKKKK
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 Жыл бұрын
war salaad yaa xassan sheikh noou bedela cidi marabto xassan umaddoo dhan ayaa ka naxday, waana garasho la,aanta waxii qashinka ahaa ee wax dooranayey oo xataa ragii tartamayey dad aqoon iyo waayo aragnimo leh ayaa ka buuxay 1 iyo 3 iyo 3 iyo 4 ba leh laakiin guuldaro kaweyni may jirin in xassan soo noqdo
@realityreality8301
@realityreality8301 Жыл бұрын
Falal xumadii Farmaajo ayaa dadka jeclaysiiyey Xasan ee cidana kuma fakarayn ineey Xasan soo celiso.
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 Жыл бұрын
Fadlan somali american tv kamarada markad waraysi qaadaysaan kadhiga sida ay isku ag fadhiyaan cali iyo yasin marka kaftanka siyada aad duubaysaan waayo dhaqdhaaqa badan baa kujira sidan hada.
@Hornscope
@Hornscope Жыл бұрын
Ninkan Ali Jeele waa in book laga qoro, waayo dhacdooyin badan ayuu u soo joogey. Nin qoraaya oo wakhti haya ayaa laga rabaa inuu book ka qoro
@amaalawil2945
@amaalawil2945 Жыл бұрын
Igu salaan please danjiraha Waa dadka yar ee daacada ah Somalinimo ka dhabtahay
@norsh9911
@norsh9911 Жыл бұрын
Kkkkkkkk dadka timaha wax marsada kumajryo kulaha
@MK-ds2lb
@MK-ds2lb Жыл бұрын
My favourite politician
@shukrimusa4851
@shukrimusa4851 Жыл бұрын
Guuuuuuuuuul
@adenibrahim4403
@adenibrahim4403 Жыл бұрын
Ninkan waxan ku jeclahay Waa nin run badan
@hawohassen3686
@hawohassen3686 Жыл бұрын
Waxan nacayna in meel walba tuugsi lala istaago jele nin fiican ayuu ahaa fikraaas ayaan nacayna.
@abdiqanihassanelmi2362
@abdiqanihassanelmi2362 Жыл бұрын
Waraysi jilicsane
@abwaandoogjacayl6462
@abwaandoogjacayl6462 Жыл бұрын
Aqoon malahan lakin waa Nin daacada
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
Salaad waa nin qalbi furan runtii isagoo kalaa loo baahan yahay.
@ismailalimohamad1173
@ismailalimohamad1173 Жыл бұрын
Allaha xafido Amp Salaad
@hawaaden4879
@hawaaden4879 Жыл бұрын
Subxaana aalahi dhiigya cab jamhada oo soolayay dadbadan baadnookeentay maxuu dadsoodilay
@anwarabdellahsuleiman
@anwarabdellahsuleiman Жыл бұрын
Wadani aad uqaali ah cali xaraare nuntii maanta ayuu duco heley Studeo gaagu maanta laga bilaabo meeshaadu way barakowday waayo ninwadani ah xalaal quuta ah ayaa kusoo booqday.
@xasanshuceyb7314
@xasanshuceyb7314 Жыл бұрын
😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹 😆 🤣 😂 😹
@abdikarimmahamud6863
@abdikarimmahamud6863 Жыл бұрын
Waar caliyoow khamiistii meesha maad kasaarteen
@moonlight2373
@moonlight2373 Жыл бұрын
wait he was born 1961 wow he looks younger than me and am 35 good ppl dont age lol
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Hhh the age is not how old you are but is how you look like
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Жыл бұрын
Salaad Cali jeeele maanta ayey iiga kaa dhamaatey baadow xarashyahow ileyn mujrimiintii dalka burburiyey baad ka mid ahayd
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Жыл бұрын
Dalka waxaa bur buriyay. Adeerkaa siyaad bare. Oo kursiga isku dhajiyay. Sida inoo dalka asiga kaliya leyahay.
@jacfarcali9691
@jacfarcali9691 Жыл бұрын
@@Ahmedali-gw7xm siyad barre wuu tagaye maxay dalka umaamuli wayen oo ay bililiqaysaten hantidii qaranka, hadaf aan burburin ahayn maysan lahayn jabhaduhu.
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Жыл бұрын
@@jacfarcali9691 dalkaani wax walbo oo ka halaabo. Waxaa masuul ka ah siyaad bare. 21 sano buu kursiga ku fadhiyay. Markii kacdoonka ku bilowday waxaa la rabay inoo Isla markii ka dago kursiga lkn taasi badalkeeda. Diyaaradihi dagaalka iyo hub nooc walbo oo dalka lahay waxuu u adeegsaday inoo ku xasuuqo umadadii soomaaliyeed ilaa dalkii oo bur buray oo meel wax laga qabto la waayay. Wax walbo sabab beey leyihiin sxb
@salihadam6243
@salihadam6243 Жыл бұрын
👋👀🤝💝💕🤙
@RA_Q20
@RA_Q20 Жыл бұрын
Sheekadaan waxaa iiga baxay in aya SMN oo aan markasto maqlo in ay dadka usheegaan inay mujahidiin usoo dagaalamay una taagan ilalinta reer somaliland in ay san 100% sax ahayn. Haa mujaahideen laakin qabiil iyo koox gaar ah ma'ahan ee waxay ahayd koox kala duduwan laakin kumidowday kahor imaansha Siyad Barre.
@maanka4477
@maanka4477 Жыл бұрын
Warshada baastada waa joogey maalinkey soo galeen balaayo ku aragtey maxaadse maanta ka haysaa oo aad ka faaiidey aan ahayn qof nool oo is qarxinaayo
@abdisankushassan8148
@abdisankushassan8148 Жыл бұрын
BISAD AMA MUKULAAL DHUNTEY AYAA LA RAADINAYA ANAGANA QABIIL QABIIL AYAA ISU DILEYNA😪😪😪😪
@khadracilmi2184
@khadracilmi2184 Жыл бұрын
😱
@aminaomar6271
@aminaomar6271 Жыл бұрын
Mujahideen? Wa umad alshabab ka so farcantay.
@teamfarmajo1389
@teamfarmajo1389 Жыл бұрын
Team farmajo is muujiya nagu tuura cimamada
@SuperExcuse
@SuperExcuse Жыл бұрын
The guest is funny 😄
@marianwarsame1010
@marianwarsame1010 Жыл бұрын
Ala ileen salaad wuxuu ka mid ahaa dadka na salkiciyey hadad nooshahay cafis weydiiso umada somaaliyeed 🥹🥹cajiib
@abdicash8787
@abdicash8787 Жыл бұрын
Shaqada loo dhiibay waa mid and tiisii ahayn.... shaqadiisu waa comedian so waa wasaarada warfaafinta
@mahmedabdulle9179
@mahmedabdulle9179 Жыл бұрын
Salaadoow inaan kula kulmo waan jeclahay lkn waa kaa fogahay CA,LKN Madaama u dagaalan tay s,land go,intaankeeda hadana u tagaalan af ah soocilinteeda
@guryosamotv
@guryosamotv Жыл бұрын
😶👍
@zakariaisack1838
@zakariaisack1838 Жыл бұрын
Miir taqwo waa meel la yaqaano
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 Жыл бұрын
Cali jeele waa dacad 😅😅cali jalow rer tolka ka dhadhici waxad kuso aragtay america rag facood ah aya dhistay wadankan lakiin rer tolka ugu wayn yahay hassan dhiiqo ku haminayo maxan ka dhista 4 sano an jogo waa ayan daro wayn somali hawiye moryan kula sheganayo ha shegan ba dhanta cawanta magaceni dhulka galiyey saqiir iyo kabiir waa isku caqli qabyalad aya wastay moryanta unuka leh xamar ha iga harto🙄😏
@athariasalim9900
@athariasalim9900 Жыл бұрын
Waxii qashinka ahaa ee somalia cadowgu u adeegsaday baa la waraysanaya oo wax wayn laga dhigaya nacalad idinku dhacday😡😡😡
@ubaxladen5876
@ubaxladen5876 Жыл бұрын
Markad jeeb buuxsiga joojisan ayaa horumarka aad aragtay lagaadhaa
@abdikeniahmednour3780
@abdikeniahmednour3780 Жыл бұрын
0
@MMATvs
@MMATvs Жыл бұрын
Kani waa qoloma?
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Жыл бұрын
Waa laandheere Abgaala
@ahmdaliahmed2056
@ahmdaliahmed2056 Жыл бұрын
meeye nimaankii beenta sheegi jiray ee snm nin tariikh haaye ayaa meesha yimide nagala taga mujaahid baan ahaan ji ray hhhhhhhhhhhhhhhhh
@maxamedaxmed5071
@maxamedaxmed5071 Жыл бұрын
👀👀👀👀👀👀👀👀👀♻️♻️♻️♻️♻️♻️♻️♻️
@isninohassan4074
@isninohassan4074 Жыл бұрын
Kor muxu kuarke
@mms8525
@mms8525 Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@saaradahi6675
@saaradahi6675 Жыл бұрын
Bisad dhuntay😖😖😖
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын
Ma cadaabta muqdisho dad ku celin lahayd been ha u sheegin dadka
Wareysi Salaad Cali  jeele Part 2
31:14
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 37 М.
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 5 МЛН
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 50 МЛН
🛑🇩🇯arreh souleiman oo ismael omar kayabiyey🛑
7:11
DJIB RÉALITÉ
Рет қаралды 10 М.
Maxaa ka soo baxay Shirkii Maakhir ee Muqdisho.
26:00
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 17 М.
Dad lagu eedeeyey inay qaraxyo maleegayeen oo lagu qabqabtay Djibouti .
14:52
KHUDBADII MUSHARAX SALAAD CALI JEELE 07 09 2012
15:51
Somali Channel TV
Рет қаралды 179 М.
Khudbadii Salaad Cali Jeele ee Maraykanka oo aad u qosol badan
41:30
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 67 М.
MUXUU KALA KULMAY OHIO SALAD ALI JELE
42:34
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 23 М.