WAREYSI.Wiil Soomaaliyeed Oo Saameyn Uu Ku Yeeshay Baaritaanka Laaluushkii Loo Geeyay Xeer-Beegtida.

  Рет қаралды 22,504

Elmi Ware Media

Elmi Ware Media

Ай бұрын

#Subscribe#Like#Share#Comment.

Пікірлер: 55
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d Ай бұрын
Ilaahey hana asturo iimaanka alle nagama qaado
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umumasaakiin5396
@umumasaakiin5396 Ай бұрын
This man should file law suit against them. Also, he should not give any information until he clears his name. They can’t just knock your door, terrorize your home and harass you hours for no reason. This is absolutely ridiculous!!!
@KSMK-gs2hj
@KSMK-gs2hj Ай бұрын
Yaa looga dacwoonaa isla ayaga lee waaye Alle unbaa wax u qaban Kara kuwaas qof kale wax Maka qaban karo
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Ай бұрын
Subxanalaah soomali ceeb ay na dhax fariisiyeen uf dheh 😢😢
@saidasabrie3422
@saidasabrie3422 Ай бұрын
Ware ma ila xariirin kartaa kuwa Muslin care Minisota aniga xitta kuwo inta jooga ayaa i dhibay oo weliba hanti badan iga dhacayn.
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Ай бұрын
Alle ha ufududeeyo haduusan dabbigalin
@ahmedkhalif717
@ahmedkhalif717 Ай бұрын
He must have some connections with the suspects otherwise no one accused him out of the blue Macsalamo
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 Ай бұрын
Jazakallahu kheyr walaal,and thanks for your time 🙏
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤
@analovely6906
@analovely6906 Ай бұрын
Ascw walal ❤️🙏🙏🙏❤️❤️🙏🙏
@hashimolow8532
@hashimolow8532 Ай бұрын
allah ha kuu saqiro bro
@khadraali8373
@khadraali8373 Ай бұрын
Dabkii munaafaq shido muumunba kugubtaan maqlijiray miskiin muraadkada allahkusaqiro
@hafsaharbi3817
@hafsaharbi3817 Ай бұрын
Waan kaaga mahad celinayaa waqtigaaga .
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Ай бұрын
I feel sorry for you brother. Good luck. 🤲🏻🤲🏻
@munahussein9687
@munahussein9687 Ай бұрын
Wcks 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@kaafikaafi
@kaafikaafi Ай бұрын
ILAA IYO KENYA IYO YUGAANDHA IYO XABASHI ILAA #REER GALBEEDKA, SOOMAALI, DHIBAATO AYAA LAGU HAYAA ALLAHA NOO SAKHIRO. HADABA SOMALIWEEYNEEY, DALKIINA IMAANSADA OO KUNOQDA, #CIIDAMADA, SHISHEEYENA, ISKA XOREEYA, KHAASATAN #XABASHI IYO KENYA.
@fadumoy1862
@fadumoy1862 Ай бұрын
Somalay ayan daran wadan keedina gubtay meshan usoo qaxnayna fawdo ayan ka wadnaa allaw sahal amuuraha
@abdallajama1649
@abdallajama1649 Ай бұрын
Thank you brother 🙏🏻
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Ай бұрын
Wcs wr wb welcome back wll
@Yasma_Ali
@Yasma_Ali Ай бұрын
Wll Elmi waare halkee kala soo xariira arin group 5 ku saabsan baa ku waydiin lahaa
@ElmiWareMedia
@ElmiWareMedia Ай бұрын
@@Yasma_Ali igala soo xiriir Snapchat@waare99
@Yasma_Ali
@Yasma_Ali Ай бұрын
@@ElmiWareMedia elmi waare saaka fariin kaaga soo diray bintu nasra iigu so qoran please iso jawaab case kii group 5 ii xareesnaa baa arin adag igu dhacday
@Yasma_Ali
@Yasma_Ali Ай бұрын
@@ElmiWareMedia snapka fariin kaga soo diray
@MohamedDeeck
@MohamedDeeck Ай бұрын
Asc cilmi group 5 maxa kudaxay geyka application wan xareynay agparna gamaxayno approved pending denied 3 gamaxayno wall maxa kulataxay adika marka gasow hadal hadat akpar kaxayso wall arinkas ega cawi
@alihassan-kh7kb
@alihassan-kh7kb Ай бұрын
Thanks elmi
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f Ай бұрын
Wcs wanuku kudhownahy walalkey cilmi
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
Galadu magacyadii somalida ma kala gartaan wey isku khaldan becus somalidu wey ku badanyihin meesha wana isku wada magac abdi ama mohamed mrka laga yaaba in wiilkan qof kale ay isku magac yihin ku khaldayaan mrka wa inu lawyer qabsada oo baritaan lo sameeya
@ahmedmuuse1797
@ahmedmuuse1797 Ай бұрын
Ha la soo xidho dadkii dowada xaday iyagooo shaqaysan karaaaa $100.000 ilaaa $20M inta u dhexaysaa waa in dowlada lagu taageero sidii dadkaa loo soo qaban lahaaa
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Ай бұрын
I'm so sorry 😢😢
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc haduusan danbi laheyn waa kaa xoog weeyni hadaadan danbi laheyn waa laguu soo celin dee lawyar qabso cadaana😮
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Gardaro xoog badanaa !!!
@umusumayawabare3697
@umusumayawabare3697 Ай бұрын
Ilahay amarkis somali waa nacabayan
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
🏆👍
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Bisinka Somaliyeed Dalkiina - Aamina’ Dal Aadan lahayn Dareen Ku joog , Waa Yaab iyo Amakaag !!
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Ай бұрын
😢😢😢😢 waa Yaabi😢
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Ай бұрын
Shekadaas waxbaa kaqaldan
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 Ай бұрын
Lacaag lalush aya lagu bixiiya iya ku dhahay
@justwatching4159
@justwatching4159 Ай бұрын
Niyow aadbaa uga helaa qaabka aad dadka suaalaha uwaydiiso, we get all the details when you interview someone, iyo sida anshaxaysan eed warka usoo gudbiso, journalist dhab ah baa thy runtii
@makoahmed7381
@makoahmed7381 Ай бұрын
Astaqfurullah dhe Somali oo dhhan tuug ma ah maalinta qiyaamaha somali oo dhan ba cunaha ku gu wada dhagi doonan somali oo dhan cafis waydiiso
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 Ай бұрын
sorry brother 😢
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Hadday wax ku waayaan mag dhaw ma sii Ayaan miyaa !!?
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Ай бұрын
Hadii wiilkani nin cadaana ahaan lahaa intaan sidaas waalida qoyska loo cabsiin waxaa loo horumarin lahaa warqada oo idan ayaa laga dalbaan lahaa!
@siradm
@siradm Ай бұрын
Raad baa kolley soo galay, haba yaraatee, dad iskama soo daba galaan, waxbay arkeen, fasax ayayna u soo qaateen iney guriga galaan, iskama gali karaan. Dad lagu daba jiro yaan laysugu dhawaanin
@Kaartomo
@Kaartomo Ай бұрын
Waa arin yaab ah hawshaan lkn wiilka maxaa sababay in asaga la weeraro asagoon wax dhib ah geeysan ama lagu eedaynin What is the reason for the FBI attack on this guy if he never done anything wrong?
@Fadumobilan790
@Fadumobilan790 Ай бұрын
Lkn wxn wa wx xun wa inay ka bixiyaan dadka ilen iyaga sas u galaye
@hodhare961
@hodhare961 28 күн бұрын
Maraykan waa Ina soo dhaweeyay, wax ku baranay waxna ku dhalay. Lkn qaar inaga midaa magaca Soomaaliyeed ku caaray. Sorry yarkaa. Hadaadan danbi gelin waa kuu keenayaan waxaaga.
@JonathanCkay
@JonathanCkay Ай бұрын
Somalidu waa tuug 😂😂😂😂
@fhuddle2311
@fhuddle2311 Ай бұрын
Soomaalida waa miskiin baa misko la fuulo leh aaway cadaankii madaxda ahaa ee lacagta inta ugu badan qaatay.
@user-lx4nx2wp9d
@user-lx4nx2wp9d Ай бұрын
Walee anaa margati ka ah ineey Somali tuuga tahay
@hamdibashir9490
@hamdibashir9490 Ай бұрын
Maxay kaxaden all somali qar wan gartee
@hamdibashir9490
@hamdibashir9490 Ай бұрын
@@miskiin236 anigaa maxan kaxaday ?
@miskiin236
@miskiin236 Ай бұрын
@@hamdibashir9490 adiga maaha habo, Waa qofka dhahay Soomaalidu waa wada tuug. 😢
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 26 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 31 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 50 МЛН
Maxkamadda Sare ee ciidamada oo soo gabagabeysay kiiska dilkii Ganacsade Abuukar Kaabax.
13:44
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 26 МЛН