WAREYSI XILDH. AXMED YAASIIN SH. CALI AYAANLE [ XILDH. SOMALILAND 28 05 2014

  Рет қаралды 26,040

Somali Channel TV

Somali Channel TV

10 жыл бұрын

SOMALI CHANNEL

Пікірлер: 23
@cabdiraxmanxuseen8392
@cabdiraxmanxuseen8392 3 жыл бұрын
Maasha allaah adeero hore usoco
@khadarismaciil5306
@khadarismaciil5306 2 жыл бұрын
geesi ilma xalaal ibnu culimo ibnu qadiriya ilahay haku ilaliyo from hartal shekh
@MahamedAbdisalan-xn7on
@MahamedAbdisalan-xn7on 10 ай бұрын
Ninkaan caadi mahan runtiiii
@hindaali2917
@hindaali2917 8 жыл бұрын
maaansha allh xildhibaan geesiya weyeen wlee ilaahay hadaayo Axmed yasiin
@hamsaadam1064
@hamsaadam1064 6 жыл бұрын
Ahmedyasiin sh.ali ayanle masuulka masuulada
@mukhtarugaas1561
@mukhtarugaas1561 6 жыл бұрын
Xlidhi maan thanks horta hordhac
@abdilaahijaamacmoumin976
@abdilaahijaamacmoumin976 4 жыл бұрын
Halyay ga soomaaliyeed axmed sh cali ayaanle
@abdilaahijaamacmoumin976
@abdilaahijaamacmoumin976 4 жыл бұрын
Nice
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 6 ай бұрын
Aladdasuu oyaye baddaly
@SummerSissle
@SummerSissle 9 жыл бұрын
Ayaanle hadalkiisa waan ku qancay waayo, sida uu u hadlay haduu wax u qabto walee Somaliland meel wanaagan bay u socotaa
@awjamacgeele7592
@awjamacgeele7592 10 жыл бұрын
in sh cali ayanle hadad adigii aan lahayn isagaa uroonba sidaas u hadlayso waayabe ,,sland waxa ka joogaa waa 4/26 wasiirada ,,,, 12/82 xildhibanada ,,12/82 guurtida ,90% waxaa isu koobay isaq ,,,waliba waxa taas ku dheer deeqaha shisheeye ee ay bixiyaan intr community ,waxad ka hesha ma jiro shala u danbaysoo 3. airport kaliya aya la ogolyahay in la dhiso waa hargaysa ,,burco ,iyo berbera ,, kii borama xoolaha daaqa,, dulinimada iyo doqoniimada iskia daayo adigoo muxafida oo slanda aaminsan ilahayba ku arsaaqiye runta sheeg waxa uurkaga ku jira ayaanu ognahaye ,runta sheeg waxaa tirahdaa hadannahay gadabuursi waanku dulmanahay ,,kolay waxba xalada ka badali mayside saladiintadii aya calacalka wax ku waayee bal hadana sharafta ku dhimoo raganimada ku dhimo sidad u hadli jirtay markaad muxafaidnimada radinaysay u hadal,,,mida han ku shego dhaman samaroon waa somalia ,,ila adiga ku dhoo ,,we are somalian isaaqna waa ogyahay taas wa sababta lagugu joojinn laayahay ee dhulkooda u dhisanayan ,,adoo arkaya sadbursi intaa leeg loogu badheedhay ,
@KINGZ44four
@KINGZ44four 10 жыл бұрын
Loooool comedian. Adeer mesha calaacalka kala tag please. Markad SL 9saano madaxweyne kaso noqotay ayad leedahay "saadbursi" walahi somalida kale way idin yasii lahayd laakin reer sheikh isxaaq wa gob wayo idinko faqash uu dagalamaya ayay hadana madax idin ka dhigeen oo idin sharfeen. Maantana kibirka ku haya adigo ah gadabursii ayad rabta inad reer sheikh isxaaq isla siin tid lol wadankan Somaliland reer ba uso dagalamay oo xoreystay ilahay ka sakow na ayaga ku taalinaya. Peace and obey the law :)
@awdalstatesamaroonsiciid4416
@awdalstatesamaroonsiciid4416 10 жыл бұрын
AHMED BARAKEYEY XARDHIIBAAN AYAANLEH UUFUUF BAD NOQOOTEEY EE WAX ISKU FAAL
@mujaahidgubadxariir8142
@mujaahidgubadxariir8142 10 жыл бұрын
waxaa layidhi doqonto 12 indhoodh ayay leedahay hal waxay ku eegtaa cadowga midna koobiyo tobanka kaleba waxay ku eegtaa dadka cid uxiga waxan uga socda mahmahdan dadka degan awdal horta waa dad gobo lakin wax aku jira qaar aadlayabayso siday u hadlayan oo aan kalagarnayn wanaga iyo xumanta xildhibaan shiuikh axmed waa nin aad iyo uqaliya waanin aan cadkisa cidi cunin waanin u oleleya horumarka somalialnd iyo gobalka owdalba kiwinan halkan waxku qorqoraya waxan filayaa waa kooxda debada wareegta ee aan waxba kutarin dalki iyo dadki ay kasoo jeen marka sxbyal cay iyo aflagado waxba kaga qadimaysan xildhibanka nolow xildhiban
@issackahmed9900
@issackahmed9900 7 жыл бұрын
mujaahid gubad xariir.
@issackahmed9900
@issackahmed9900 7 жыл бұрын
mujaahid gubad xariir
@WashDC
@WashDC 10 жыл бұрын
yarkan waxaa soo diray siilanyo si uu dhalinyarada awdal state ee qurbaha jooga burushka beenta u marmariyo ,silanyo oo sumcadisu aad u liidato meel kasta ayuu yarkan u adeegasado sii uu adeer silanyo noolow dhagaha nooga wasakheeyo
@daamnimco1819
@daamnimco1819 8 жыл бұрын
waa nin geesiya o wax garada war maxay qabyalad idin taari o aan ku helaysa xamar maxa ku yaal o aaad ka helaysa ismacil samatar baa ka so Carare o aay ku yidhahden oraad qabo halkad u dhalataay takale gobol kagu waxa u xigaa etobiyaa e xadag u maari xamar aaqli gu aha ku shaaqeyo o dalka dhicaan ka raac
@cabdirizakmuse5596
@cabdirizakmuse5596 9 жыл бұрын
waxani dankani yidhaahda samaroonow was maxay sadbuursigu 9sanad hayseene miyaney iswydiin in c/raxman tuur uu ahaa isaaq in Ibrahim cigaal ahaa isaaa in siilayo yahay isaaq daahir riyaale io kaliya bay so hadal qaadan war afsimali macno leh Ku hadla oi nagala taga waxan sad leedihiin land landka
@SummerSissle
@SummerSissle 9 жыл бұрын
cabdirizak muse afsomaliga soo baro horta, wax aad ka hadashay lama fahmayo
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
Ahmed Aarshe | Caasho Koos | Music Video 2019
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,2 МЛН
ICTIRAAFKII SOMALILAND OO WAJI CUSUB YEESHAY & DOOD KULUL
43:28
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 83 М.
GABAYGII GEEDIGII RARAN EE ABWAAN AHMED SHEEKH CALI (HEELAALE)
24:39
DOOD CUSUB IYO ICTIRAAF RAADINTII SOMALILAND, FIND OUT MORE
53:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 47 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН