Wareysiga Todobadka Aqoonyahan Maxamed Xaaji Ingiriis oo Ka Hadlay Xaaladda Milatariga

  Рет қаралды 164,787

Hamdi Kadiye

4 жыл бұрын

Пікірлер: 588
@MOHAMEDSALAH-zo5ni
@MOHAMEDSALAH-zo5ni 4 жыл бұрын
Wallahi manta wax badan ayaan ka faaiiday Professor. MOHAMED Haji Ingiriis runsheeg wax badan og
@salaadtifoowaarka2700
@salaadtifoowaarka2700 4 жыл бұрын
Proof Mohamed Haaji ingariis wa shaqsi Somaalia uso baxay lkn dadkayna wa cadoow anan waxba isku qoorin haduu oo ka dhalan lahay wadama kle ad aye ugu faani lahayn lkn mnta aqoyahan day yar oo dadhalay waaye leh talante marka aan ku faano Somaaliye
@deeqcadexl
@deeqcadexl 4 жыл бұрын
Xamdiyeey waraysigaan marlabaad inoogu celi asagoo intaan ka faahfaahsan oo aad waxbadan ka reebtid prof. Maxamed xaaji ingiriis, waan jeclahay aqoon yahanada da’da yar ee masksxda furan.
@ashaafrah2002
@ashaafrah2002 4 жыл бұрын
Allah ha noo kaa daayo professor Maxamed Xaaji Ingris waan kugu faana guul ayaan kuu rajeeynaa
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 4 жыл бұрын
This young professor what he is a true professor and best ever interest
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 4 жыл бұрын
Yes General Daud was the best of all military record
@ragemsaid8697
@ragemsaid8697 4 жыл бұрын
Ahmed Abyn hu nowz
@warsamehanteen415
@warsamehanteen415 4 жыл бұрын
Mashallah maxamad allaha ku xafido, aad bey dhalinyarada soomaaliyeed kula socdaan kagana faaideystaan ha niyad jabin noo wad dadaalka , faraj kher qaba umada soomaaliyeed ilaahay hana waafajiyo..
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Gobanimo
@qanciyemedia6328
@qanciyemedia6328 4 жыл бұрын
Well done Historical man ❤
@warisabdi8161
@warisabdi8161 4 жыл бұрын
Thanks
@qanciyemedia6328
@qanciyemedia6328 4 жыл бұрын
U are wellcome
@cabdirisaaqcabdi2196
@cabdirisaaqcabdi2196 4 жыл бұрын
Masha allah nin aqoonsiita muuqato wlhi allaha u barakeeyo cilmigiisa
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 4 жыл бұрын
Ninyahow ilaahay haku amaansado. Dhiiranaanta iyo run sheega waayahan waala eedayee
@Bb-zm4pj
@Bb-zm4pj 4 жыл бұрын
Xamdiyay meeshaas inaa ku jarto ma aheyn 😊 ee qeybta dhiman soo Dhameestir
@housseinhaajitanzaani4788
@housseinhaajitanzaani4788 4 жыл бұрын
Mashallah Mahamed Haaji Ingiriis Aqoonyahan Tagey, Alle haku daayo waan kugu faaaneyna intaad adigu nooo nooshahay saaxib,Alle haku daayo Aqoon ayaan ka faaa'idey Somaliya ha noolaato.
@typingandtechnology2052
@typingandtechnology2052 4 жыл бұрын
Masha Allah Allaha ku ilaaliyo walalken Mohamed Haji Ingiris Waxa tahay aqonyahan codkar ah o da'yar ah😍👏👏👏
@abshircadaan5875
@abshircadaan5875 4 жыл бұрын
Prof Maxamed Xaaji Ingiriis Aqoonyahhan RUNTA ka hadlo Good luck
@shukriabdiweli4481
@shukriabdiweli4481 4 жыл бұрын
Wiilkaaan yarkaa anigu waan ku haystaa!!! From Galkacyo puntland
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Isaguna Waa Laandheere Galmudug Ah Dariska Soo Dhawaada
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 3 жыл бұрын
@@miftaaxtube2907 Ma soomaali baa mise galmudugeys kkkkk
@susuumoha6879
@susuumoha6879 4 жыл бұрын
Professor iyo dadan isma laha mise waa Chinese oo dada kama muuqato Masha Allah ilahay cilmiga hakuu barakeeyo😍😍😍
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 жыл бұрын
Tariiq yahan. Maxammed Al Xaaji. Good job.
@suleimansuleman4957
@suleimansuleman4957 4 жыл бұрын
Mash Allah aqoonyahan maxamed xaaji ingriis waa nin taariikh runta ka sheega wax badan ayaan ka faaiidnay
@mohamedbule7047
@mohamedbule7047 4 жыл бұрын
Been badanaa
@CheesecakeLeft
@CheesecakeLeft 4 жыл бұрын
war xamdiye ingris wa qof tariikh badan haayo , markakle soo keenh shoowgaga
@clubhouse1207
@clubhouse1207 4 жыл бұрын
Majiro qof mucaarad ah inta comments Ka soo qortay balse ma jeclaan lahayd inaad codka madaxweynaha mustaqbalka siiso Mr ingiriis
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Waan Siijnayaa
@maxamedaxmed4881
@maxamedaxmed4881 4 жыл бұрын
Mashallh barfasoore horey usoco
@ebash8498
@ebash8498 4 жыл бұрын
This Dude is Good for Somalia but he needs ppl like him that can rally for the country to be prospered.
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 4 жыл бұрын
Maxamad xaaji ingiriis waa aqoon yahan noosoo kacay Allah noodaayo
@ibrahimsuleman6209
@ibrahimsuleman6209 4 жыл бұрын
Hhhhhhh Ninkan indhihiisa ayan ka arka inuusan khayr wadan, lkn ilaaah khayrkiisa naba saajiyo amin
@AbdikadirOsman241
@AbdikadirOsman241 4 жыл бұрын
Aamiin Allah ka dhigo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisa anfaca daacadna ugu adeega. In Sha Allah.
@abdikafimohamudahmed2133
@abdikafimohamudahmed2133 4 жыл бұрын
Dadka xanunsan miyaa aqonyahan idiin ah 🤣🤣🤣
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 жыл бұрын
Tariiqda halkaaga kawad dawacooyinka ku xog xoganaya dhag ha udhigin waad. Mahadsan tahey. Vivi Mahammed Haji. Good job.
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Gobanimo
@fatxixaaji8372
@fatxixaaji8372 4 жыл бұрын
Masha alalh wilkan yar wan jeclahay becouse dadiisa iyo yarantisa isms lahaan noqo madaxda Dalka somali
@axmedzakibiyonde4258
@axmedzakibiyonde4258 4 жыл бұрын
aqoon badan umalihid
@AhmedIbrahim-bu8tf
@AhmedIbrahim-bu8tf 4 жыл бұрын
@@axmedzakibiyonde4258 1990s iki ayuu wax qori jiray! Video 12sano ka hor iyo kan waa isku muuqaal Ilaahay amarkii
@abdullahisuleiman7943
@abdullahisuleiman7943 4 жыл бұрын
Well done professor. You really made my day. You are flowing with knowledge and facts on fingertips. Guleyso waligaa.
@soojeedoow1330
@soojeedoow1330 4 жыл бұрын
Walaahi ninkaan wax badan ayaan ka faa'idey maasha allah
@delion8418
@delion8418 3 жыл бұрын
Ninkan xilligan yuusan somalia yusan tagin inla dilan ka ula cabsanaya mustaqbalka ayuu na anfacaaya inshallah 🙏❤️🙏
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Ninkaan Waa Habargidir Dadkiisaa ilaashanaya
@MohamedOmar-qf5wz
@MohamedOmar-qf5wz 4 жыл бұрын
Xamdiyey wareesiga maxad usii wadi weesay meel xiisu leh baad ku joojisay
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 жыл бұрын
Waarun. Mar kale no keen. Vivi Mahammed Al Xaaji.
@MohamedOmar-qf5wz
@MohamedOmar-qf5wz 4 жыл бұрын
Cadde ninkaan aniga intaan ka arko waa dood Yaqaan, wuxuuna isticmaalayaa tusaalooyin iyo daliilo cad cad . So interesting
@hassanyuusuf9750
@hassanyuusuf9750 4 жыл бұрын
Waa mutacalim laakiin fudeyd badan ayaa kamuuqda, deganaanshuhuna waa muhiim
@fahadmohamed2686
@fahadmohamed2686 4 жыл бұрын
@@hassanyuusuf9750 waaa nin dhalin yar weli markaa fudeedka iyo firfircoonida wali waaa caadi,
@abdifitaahali5360
@abdifitaahali5360 4 жыл бұрын
Xamdi kadiye waraysiga 52 minutes inaa ka badiso ayay ahayd,aqoontahankaan waa in aan ka faa’idaysano.
@abdirahmanali9176
@abdirahmanali9176 11 ай бұрын
Well done.
@axmedyuusuf2488
@axmedyuusuf2488 4 жыл бұрын
Maxamed x.igriis waa halyay soomaaliyeed oo runsheeg ah
@sudawaabqurux423
@sudawaabqurux423 4 жыл бұрын
Well done Mohamed, ndeed u are a true scholar. wow
@farahsaeddheere5577
@farahsaeddheere5577 4 жыл бұрын
Dhalinyarada soomaaliyeed ha guuleystaan Iska daaya xukunka degdega ah iyo seef laboodnimada waan ogahay hadaan soomaali nahay waxaa inagu yar wada hadalka aduunka waa la is dhageystaa qalad iyo saxba Asc
@hassanmohamed1669
@hassanmohamed1669 4 жыл бұрын
Horay usoco nin iga cilmi badan
@ciiloow9451
@ciiloow9451 4 жыл бұрын
wcz
@furintafoore9368
@furintafoore9368 4 жыл бұрын
Masha allah waa aqoon yahan da.yar lkn Somali waxba iskuma ogola nolow wll somaliyeed
@abdiwelimustaf1328
@abdiwelimustaf1328 4 жыл бұрын
Ninkaan oo kle ayee soomaali u baaham tahy illhow qalbigiisa noo soo dabci waxaan qashinka ah hakala reebee thnku alot mohamed xaji ingiriis💯💯💯🖒👍
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 4 жыл бұрын
Ninkaan oo kale baa soomaali madax looga dhigaa dad aanba siyaasad shaqo Ku laheen oo fadhi ku dirir ahaa baa madax kadhig
@mahamoudsaid8224
@mahamoudsaid8224 3 жыл бұрын
Ninkan politetiolism mahane wa hostiracal man side wax u xukuma mesha ma tariikha laga sheekeyna
@Mooraal0
@Mooraal0 4 жыл бұрын
KEEP GOING
@husseinali4174
@husseinali4174 4 жыл бұрын
Cilmi iyo caqli ayuu isku darsaday waxaa dheeri u ah aftahanimo iyo laandheerenimo oo wa nin Habargidir ah guul iyo sharaf
@abaalimoalim9748
@abaalimoalim9748 4 жыл бұрын
Bakhti Bakhti Dhalay Ayaad tahay Oo Inaad Meesha Qabiil Geyso May Kaagaartay.
@abdirizakmohamud6591
@abdirizakmohamud6591 4 жыл бұрын
No qaabil waryaaa🤬🤬🤬😡
@cabdilaahi48
@cabdilaahi48 4 жыл бұрын
@@abaalimoalim9748 sxb habargidir hada maqasho maxad soxasuusataa qax iyo Kala carar miya
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
He is advocating for USC
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
Wali qabiil buu kahadlayaa
@cabdiraxiinmaclin5805
@cabdiraxiinmaclin5805 4 жыл бұрын
Aqoonyahan dayar guuleyso cumru dheer iyo cibaada suuban allha kusiiya
@abdirahmanalimohamed1419
@abdirahmanalimohamed1419 4 жыл бұрын
Da'yar sidaan ayaa loo qoraa.
@aminaali8263
@aminaali8263 4 жыл бұрын
Mashaallah Allah waa wiliyer oo aqonyahan aha isha baxarika
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 4 жыл бұрын
Maasha Allaah Ilaahay ha ku xafido walalow iska ilaali cadawga aan muuqan oo aqoonta dhibto waa inta nacam leeyso
@abdirashidbulhan1376
@abdirashidbulhan1376 4 жыл бұрын
Maxamed xaaji waxaan noqon doontaa insha allah madaxwaynaha somalia ee mustaqbalka dhow
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
ninkan yar waa inuu is ilalaiyaa waxuu cabo meeshu seexanyo why dad bukaa soamli ka dhashey mutacalamnakn tariikh run sheegyaa sida au fahama a dadka bukaa somali mida kale dalwada addunakama oagaa qof warbatey somali ah
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 3 жыл бұрын
Waala ilaalinayaa ninkaan ka seexo
@abdifatahali428
@abdifatahali428 2 жыл бұрын
Ninkaan saynisyahan miyaa ? Yaa dhiigiisa raba . Taariikhda ciidanka somalia adigaba waa qori kartaa hadii aad wakhti gelisid Sheekada haka bad badin
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 3 жыл бұрын
Hamdi Team farmaajo weeye mala😁😂way aqbali la'adahye ceebten
@abdibashe567
@abdibashe567 3 жыл бұрын
Masha-Allah waa nin yar oo codka ah wadaniya ka muuqato Aqoon leh Baadhitaan badan sameeyay. Waa Dadka dhalinta ah ayaa dalkii badbaadin kara.
@beebehuruf6239
@beebehuruf6239 4 жыл бұрын
Mnsha alh alle haku siyaadiyo
@momindekk1
@momindekk1 4 жыл бұрын
Si fican u hadlay pro ingiriis
@hassanalisaid2255
@hassanalisaid2255 4 жыл бұрын
Runtii professor Mahamed Haji Ingriis waa shaqsi xaalada dalka sifiican uga war haayo runtana sheegayo.
@somaliahanoolato1705
@somaliahanoolato1705 4 жыл бұрын
Maasha alh profissore mohamed Hajji ingiris alh xafidee waa nin aan wax bdn ka faaiday
@abdinasirabshir7876
@abdinasirabshir7876 4 жыл бұрын
Prof Mohamed haji ingriis keep going prof
@hassenmohamed1841
@hassenmohamed1841 4 жыл бұрын
maxamed xaaji ingiriis aniga ila qabiil maha lkin landhere well done
@AbdikadirOsman241
@AbdikadirOsman241 4 жыл бұрын
Runtii, Maxamed xaaji ingiriis waa wadani jecel dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisa waxaan rajeynayaa inuu kii anfaca umada Soomaaliyeed. In Sha Allah.
@Bb-zm4pj
@Bb-zm4pj 4 жыл бұрын
Waa Aqoon Guureyso wlh masha allah
@munaalexassan3172
@munaalexassan3172 4 жыл бұрын
😊
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078 Жыл бұрын
Professor max.ed xaaji wa aqoon yahabka qudha ee somali nimadu ka muqato
@caanaboore8422
@caanaboore8422 4 жыл бұрын
Nin waxbartay prof.ingiriis guul
@sabriyeali7602
@sabriyeali7602 4 жыл бұрын
Guulayso aqoonyahan mahamad
@mascuudxusen7673
@mascuudxusen7673 4 жыл бұрын
Meel xun aad ku jartay wareysiga xamdiyey masha,allaah maxamed xaaji ingriish waa aqon yahan wax badan ka og xalada somaliya waxbadan ayaan ka faa,iidey wareysigaan waan jclaan lahaa in aan dhameysto lkn markalaa kabadan insha,allaahu
@nrx8684
@nrx8684 4 жыл бұрын
General Daauud Allaha u naxariisto amiin ♥️♥️♥️♥️
@cadiinyare962
@cadiinyare962 4 жыл бұрын
Profisser guuleyso Agoon yahay da,yahay
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 4 жыл бұрын
MAASHA ALLAH WIIL DHALINYAR OO WAX BARTAY MAHADSANID INGIRIIS,WAXAA JIRA XATAA DAA UUD CABDULE FAYNUUS A.U.N. OO ISAGU AHAA KII SOO DHISAY MAHADI HA KA GAARTEE CIIDANKII CUDUDA LAHAA EE XOOGA DALKA SOOMAALIYEED.OO MAANA LAGA DHIGAY HABLIHII AY KUFSADEEN CIIDAMO ETHIOPIAN OO XERYAHOODEE LAGA ERYADAY OO TALISKA UU MAGAC IYO RAGANIMO KA QAADAY BALSE AYAGANA DAMIIRKIIBA KA BAQTIYEY ,YAANBA KU FAANAA OO CADAW NAGA CAABIYA MARBA HADII GURIGOODA LAGU KUFSADAY OO DADKII AY DAAFICI LAHAAYEEN LAGU HOR XASUUQO AQAS.
@khadar34ismail4
@khadar34ismail4 Ай бұрын
waraysigan 2019- 2024 waan dhagaysta
@aminaali8263
@aminaali8263 4 жыл бұрын
Ilahow nodhower gesigena nosobaxay
@fahaddahirabukar2669
@fahaddahirabukar2669 4 жыл бұрын
Abukar Hassan Wehliye (Abukar Suulaley) Allah Ha U Naxariisto
@davidjam9831
@davidjam9831 3 жыл бұрын
Awoowgaa waaye soo maaha , magacaaga abuukar ayaa ugu dambeeya alle ha unaxariisto dadkii hore the major sharaf bay lahaayeen...
@davidjam9831
@davidjam9831 3 жыл бұрын
Inbadan baan maqlay gen suulaley...
@Mooraal0
@Mooraal0 4 жыл бұрын
XIRADA CAGA DHIIG AYAA LADHAHAA MESHA UU KUDILAY SIYAAD BARRE SARAAKISHAS ALLA NAXARISTII HAKA WARAABIYO SIYAAD BARRE MESHA AAN JOOGNO MAANTA ASAA KA MASULL AH
@abdiabdullahi2594
@abdiabdullahi2594 4 жыл бұрын
Waligiin qof dhintay qabsada. Soomaali iyadaa meeshaas isdhigtay. Siyaad tagyee dantiina raaca.
@yahyamohamedsheikhnoormoha774
@yahyamohamedsheikhnoormoha774 4 жыл бұрын
M.a my Allah protect u
@Saynababoqran
@Saynababoqran 4 жыл бұрын
Masha allah guul baan u rajaynaya somalia
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Ciidamadii kacaanku adeer sharaf bay lahaayeen nin boos loo diiday Baad tahay
@barisamaadtv5176
@barisamaadtv5176 4 жыл бұрын
Aheey Ah Ninka ugu Ildheerbaa Dadka ugu Ayaan Daran Wax aan lala arkaynbaa Isaguun umuuqdee Aheey ah Maskaxdaa Laga Ajoobay
@saidmahad4853
@saidmahad4853 3 жыл бұрын
Nin aqoon ku dhehan tahy maxmed xaji ingiriis
@amiiroqunyr1154
@amiiroqunyr1154 Жыл бұрын
Warysigan illaa 2019 -2023 ayn dhagystaa....
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 4 жыл бұрын
Brofasor ingriis xafidahulaah waa aqoon yahan laahay aqoon kuma naystay
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 4 жыл бұрын
inad wareysigan zi dawado ahyd ninkan ziro badan bu shegi lahaye😂😅😅😂
@khabarovskabdulaahi6477
@khabarovskabdulaahi6477 4 жыл бұрын
masha allah ku xfido pro/dr mohamed haaji ingiriis
@turkiosman9684
@turkiosman9684 4 жыл бұрын
Waxaan jeclaa ninkan aqoonyahanku in uu sheekada ku daro military-gii Somaliland ee bachelor degree ka soo qaatay UK before 1960 inuu ka sheekeeyo iyo sida somalidii koonfureed ee military ahaan ka aqoonta yarayd ay ka yeeleen si taariikh baadista military-gu aanu dhinac kaliya u janjeedhsamin. Irir baa la isku yidhaa oo ay wax kuwada qaybsadeen, waa markii iigu horreysay aan maqlo. Waa Somaliland iyo Somalia sidii wax loo qaybsaday military ahaan waayo 14 sarkaal oo koonfur ka soo jeeda ayaad ku soo koobtay. Waanan salaamayaa.
@yaxyeabdullahi7804
@yaxyeabdullahi7804 4 жыл бұрын
14 sarkaal kumuusan oran 60kii ba lamagaacab ee wa kuwii talyaanigu wax baray ka hor 60kii
@turkiosman9684
@turkiosman9684 4 жыл бұрын
@@yaxyeabdullahi7804 waan ogahay, hadalkaygu wuxuu ku jeedaa ninkan aqoonyahanka ah oo runtii aan jecelahay inuu ku guulaysto taariikhda wanaagga iyo xumaantaba leh, si uu u sii baadho, ayaan u qoray. sidan baan u sii faah faahinaya su'aashayda matalan: 1- Saraakiishii Somaliland 1960kii way ka aqoon badnaayeen kuwa koonfureed muran la'aan, maxaa xil sare loogu dhiibi waayey? 2- waxaa jirtay in daroojin badan ay iskaga tosheen saraakiishii koonfureed iyaga oo police ahaa laakiin tababar military oo yar qabay, aan se ku shaqayn without military experience. Dhinaca kale saraakiishii Somaliland ee real military-ga ee full experience lahaa ay xidigle, laba, sedex ay wada ahaayeen. Maxay ku dhacday? Waayo Siyaad iyo general Daauud etc madax may noqdeen hadii fairness jiro. Waa meelaha ay ka qaloocatay in qabyaalad laga hor mariyo cilmi. Yacnii cilmigii aan la ixtiraamin. 3- Irir-ka aad sheegtay in military lagu qaybsaday, ma sir buu ahaa oo aanaan ogayn mise hadda waxa taagan ayaad ku qaladay. Mar labaad guul baan u rajaynayaa aqoon yahanka.
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 4 жыл бұрын
Turki Osman ; walaal anigaa ka hadlay oo weliba si qoto dheer u sharaxay. waxaan sheegay inuu taariikhda leexinayo oo moodayo inaan la aqoon sidii lagu dhisay Ciidankii Soomaaliya. waxaan soo bandhigay inay saraakiisha waqooyiga (British Somaliland ka aqoon badnayeen kuwa Koofurta oo ay lahaayeen ciidan milateriya (Somaliland Army ama Somaliland Scout) oo gaadhayey 2-3 kun oo askari,halka Koonfurtu aysan laheyn .waxaa dhigay ugu yaraan 40 Sarkaal oo kasoo Royal Military Academy (Sandhurts) Uk iyo Kulliyatu Xarbi Masar (Cabdullaahi Kongo ayaa masar ahaa) xataa magacyadooda ayaan keenay,ogow 23 ka mida waa kuwii sameeyey inqilaabkii 1961 iyo djowr iyo kale oon iyagu ka qeyb gelin balse kula socday , laakiin u badnaa kii 1969 kii .walaal adigaa sheegay waxay ja gadoodeen oo aheyd markii ragaan ciidan military laheyn oo saraakiishooduna ja aqoon hooseeyaan qaara police laga keenay ay labo ilaa sedex jeer isdalacsiiyaan,iyagana la ignore gareeyo weliba loogu daray anagaa idin xukumayna . at all this man is terrible historian and poor judgement.
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 4 жыл бұрын
yaxye Abdullahi ; bro miyaad aqoon uleedahay Xasan Keyd,Cabdullahi kolombo iyo ilaa sodomeeyo sarkaal oo xoriyadda ka hor kasoo qalin jebiyey Royal Military Academy (Sandhurts)Uk oo 3-4 sano kaga soo baxay halka 14 kan Talyaanigu ay labo sano keliya qaateen.markaan lagama been sheegi karo oo waa lawada hayaa.thanks.
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 4 жыл бұрын
Turki Osman : qoraalkii aan saraakiishaas 40 ka gaadhayey kusoo bandhigay iyo magacyadooda,weliba darajadooda waa tuuray oo meesha waa laga saarey,balse ma oga inaan ja badan oo taariikh runa hayno.
@waagilcadde907
@waagilcadde907 4 жыл бұрын
Xamdi kadiye barbaamish yada nucaan no so badadi
@husseinahmedtohobowahmed6613
@husseinahmedtohobowahmed6613 4 жыл бұрын
Masha allah geesi aqoon yaahaan soomaliyeed
@abditryhard3529
@abditryhard3529 4 жыл бұрын
Aqoonyahan soomaaliyeed is ilaali sidii almaz yaan mishimine
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 4 жыл бұрын
Prof 👨‍🏫:- Mohamed Hajji Ingriss 😊😍Da’a yar Aqoonyahan ah Wx baden ayn ka’faidney Horey usoco
@adeshamin5132
@adeshamin5132 4 жыл бұрын
Xamdi sidad wax u rabtid wilkan kamaheleysid
@mohamedosmangedi6655
@mohamedosmangedi6655 4 жыл бұрын
Prof hore u soco aqoontaada dalka Allaha ku anfaco
@aminaali8263
@aminaali8263 4 жыл бұрын
Mashaallah Allah illahay ha hanoday illahay ha nodayo
@Fiza-nx3jp
@Fiza-nx3jp 4 жыл бұрын
Masha allah keep going walaalo
@berlulanur2471
@berlulanur2471 4 жыл бұрын
Mash Allah, bravo mohamed
@Cabdirisaaaq20
@Cabdirisaaaq20 4 жыл бұрын
waxaad u moodaa in waxbarashada laga inkiraayo ilaa abihiis ayuu gabadha ku qasbaayaa inuu aqoon yahan ahaa cunugaan caruurowga ah talaan kuu hayaa somaliya meelaha kale markaad tagtid haku caayin sidaad hadaba afkaaga ka laheyd madaxaa laqabsadaa markaan ka shekeeyo ciidamada dadka aad lakulmeyso waaba hadey dhab tahey lama yaabana waxaad sheegeysid ee adey kula yaaban yihiin waxaad isku darsatey xanaaq+faaan+been+fadhi kudirir+handadaad+qiyaali+ tan ugu danbeysa mar danbe media hala hor imaan mala yacnigaaga
@yaxyeabdullahi7804
@yaxyeabdullahi7804 4 жыл бұрын
Aabigiis hajji abdullahi hadaadan aqoon wa layaqaan xamdina wa taqaan. Ceebaynta ad ka hadlayso isagu ma sheegin ee hora lo yiri tariikhdu ma naxrisato
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 жыл бұрын
Aniga wiil Kan MA aqaano Lakin wax uu sheegayo waarun. Soomaali runta majeclo. Abahey ayaa la shaqeyna jire saas ayuu iga sheekeyey Aniga. Hawiye ma ahi Lakin. Haddi Siyaad bare uu fiicna 21.sano. Soomaali mahor fadhiyeen ... Wiilkan waa runtis.
@abshircadaan5875
@abshircadaan5875 4 жыл бұрын
Waxaan anagoo fara badan Isla markaana leh Qayba kala duwan Aqooneen ayaan QORAANLKAAN Halkan Ku Qoran U AQOOSANAY QORAAALKA SANANDKA 2019/20 Xafidahu-Laah Prof Maxamed Xaaji Ingiriis Aqoonyahhan RUNTA ka hadlo Good luck !!
@halimahassan5482
@halimahassan5482 4 жыл бұрын
Mashaa!allaah Soo barbaar cimridheer allaha ku siiyo
@hassanmohamed1669
@hassanmohamed1669 4 жыл бұрын
Horay usoco nin iga cilmi badan
@canabciise6593
@canabciise6593 4 жыл бұрын
maasha allaah aqonyahan dayar
@Mooraal0
@Mooraal0 4 жыл бұрын
SHEEKADA HAWAR JADIIJO EE WASIIRADA KUMAGACAWI JIRTAY IGA DHEH KKK WAAN SOCONWEYNE AAN ORADNO IGA DHEH
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 4 жыл бұрын
Maasha allah.
@adeshamin5132
@adeshamin5132 4 жыл бұрын
Xamdi Ha cadadinin wilka
@Buslho2023
@Buslho2023 4 жыл бұрын
Aqoonyahan Soomalia usoo kacay weeyeh Rabi hainooxafidoh Aqoonyahankeenah Soomaliyeed.
@mukhtarmasoud6692
@mukhtarmasoud6692 4 жыл бұрын
RunSheeg waa ceeb sheeg bay soomalidu tidhahdaa anu waan taageersnahy aqoonyahankan.
@queenhonestianostyleskings3970
@queenhonestianostyleskings3970 4 жыл бұрын
Msha Allah xaqiqda ayad ka hadashay
@ahmedjama5693
@ahmedjama5693 4 жыл бұрын
Anaa Anaada ku Yara badan aqoonyahanka waxbadanse wuxuu sheegayo waa ka run
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 4 жыл бұрын
Great professor of somali
@mohamudcarabofficial3036
@mohamudcarabofficial3036 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@hrb2147
@hrb2147 4 жыл бұрын
Book aan Aqriyay kalia Aqoon yahan Laguna noqdo, Dhaleeceyn iyo sheeko iyo waxaasa ahey Aqoon yahan Laguna noqdo. Aqoon yahanku waxbu Qabtaa Karti iyo wax qabad waryar Ayaa lagu yaqaan, Wadciga iyo xaalada jirta Ayuu fahma Aqoon yahanku, Tartiib Ayuu wax u farya suuliya Aqoon yahanku, darbiya badan iskuma dhifto,
@ragemsaid8697
@ragemsaid8697 4 жыл бұрын
I did not like how kediso did her journalism work; quite disappointing. N the brother, have a speed within him pls Slow down, n slow ur tone we need to heal not to fight again
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 4 жыл бұрын
Qabyaaladda 1960 ku dhaqameyn waa ayaa. Daro weyn
@mohameddahir1138
@mohameddahir1138 4 жыл бұрын
Ninkaan somalida inay ka faa'iideystan waye wlh ayado qabil loo eegin
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 40 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 83 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 40 МЛН