WARIYE NADAARA #3 - SHIR-QOOLKI AFHAYEENKA & XABSIGII 46 CISHO!

  Рет қаралды 452,777

HANOOLAATO

HANOOLAATO

2 жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 557
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Dunidan maa soo marin qof lamid ah Nabi muxammed ﷺ 🕋❤✋
@hooyomcn458
@hooyomcn458 2 жыл бұрын
scw
@Faces189
@Faces189 2 жыл бұрын
Scw.......ilaahoow 💚💚💚💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛💛💛💛🤎🤎🤎🤎🤎kiisa nagu Arzaaq.
@yaxyedaahir6969
@yaxyedaahir6969 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@bro__xmas
@bro__xmas 2 жыл бұрын
like raadis baa tahay welcow😡
@mohamedaadanabdulle756
@mohamedaadanabdulle756 2 жыл бұрын
SCW
@koki505
@koki505 2 жыл бұрын
wareysigiisa siduu uu san waxba u dhaafeeyn oo sheekadu siday u dhacday ooga sheekaynayo oo uu kuu fahansniinayo wlhi wax kle ah wlhi mansha allah allah ha dhawro ayaanle adigana mahad hakaa gaadho hore usoco🥰
@apaazhasan5201
@apaazhasan5201 2 жыл бұрын
We neeed nadaara again and again please one of the best interviews
@awaledahir2587
@awaledahir2587 2 жыл бұрын
Walahi Sidaan u qoslayay Wan ilmeeyay Ninka Nadaara Waa Shactiro. Waxa Lagu xukumay Intay xidhnaayeen Kula lahaa ... kkkkkk .ayaanle Aad ban ku salaamay Wll Barnaamijyadada Hal xabo Ima dhaafto Runtii Wad Ka duwan Tahay Wariyaasha kale keep Going wll.... Awale M Dahir Hargaysa
@mohamedabdullahi8919
@mohamedabdullahi8919 2 жыл бұрын
Ayaanle and nadaara 2 legendary 🙏🙏🙏♥️ Full recpect 👊👊
@user-zf4pq8kn5x
@user-zf4pq8kn5x 4 ай бұрын
Nadaara legend ayaanle cunjuq qabiileysta ah
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 жыл бұрын
Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
@duceysannoor4022
@duceysannoor4022 2 жыл бұрын
Mashà allaah Nadaara wa ciyaalka xafada mahadsanid Ayaanle
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 2 жыл бұрын
Ninkaan odoga ah miyaad ciyaal leedahay
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 2 жыл бұрын
Adeer dadkii kale aad waraysatay qashin qubka ku’qub odaygan nadaara uun noo’soo badi mashallah waa daacad li’laahi ah walahi, ilaahay ha’xafdiyo Ameen yarab 🤲🏼🤲🏼
@umcasuus894
@umcasuus894 2 жыл бұрын
Waa kugu raacsanahay
@takar1095
@takar1095 2 жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay
@abdirizakauthor9324
@abdirizakauthor9324 2 жыл бұрын
Xaqiiq
@djamasa5235
@djamasa5235 2 жыл бұрын
Runtaa waaye
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 жыл бұрын
Mansha allaah xaqiiq
@abdisudi7134
@abdisudi7134 10 ай бұрын
Mansha Allah Nadaara Wariye Wayn Oo Rug Cadaa Ah Guuleeso Libaax
@nacimaiman
@nacimaiman 2 жыл бұрын
Nadaara waa wariye rugcadaa ah wareysiyadiisa wax badan ayaan ka fahmay Ayaanle Mahadsanid ✅Sanad guuro wacan somaliweyn 26 June💚💚🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@wadaniga
@wadaniga 2 жыл бұрын
Matiri waa saas
@enghassanwarcade8941
@enghassanwarcade8941 2 жыл бұрын
Nadarada marka laga tago xiisaha qisada wareeysigiisa waxaaba soo jiidashaleh qaabdhigmeedka hadalkiisa waa luuqada ciyaalka xafada kkk legend waaye noso badi ninkaan
@hibaturahman01
@hibaturahman01 2 жыл бұрын
Nadaara sheekadiisa cabsi cabsi hadii tahay xitaa waa qoslee 😂😂
@cabdiraxman7813
@cabdiraxman7813 2 жыл бұрын
Kkkk
@zoooraaadelast1413
@zoooraaadelast1413 Жыл бұрын
Kkkkk
@Muhsin___Ali
@Muhsin___Ali 2 жыл бұрын
Ayaanle plz nadaara wareesiyadiisa noosoobadi plz waa so funny kama daalayo dhageesigiisa we love you all hanoolaato
@muxsincabdulaahimaxamad8226
@muxsincabdulaahimaxamad8226 2 жыл бұрын
Halyayga wayn nadara waa jeclahay, malintii la xiray ilaa laga soo daynay ducada ayaan waday, waxaan ku jeclaa barnamijkii xog waran, ee aan ku ciil bixi jirnay, isagoo qalbiga noo qaboji jiray, dulaysigii buush ee dulmiga joogtada ah ku waday ciraaq, iyo afgaan, alaha barakeyo, alahana dhawro wariye nadara,
@zikibaaba1541
@zikibaaba1541 2 жыл бұрын
Nadaara waa waayo-arag oo xaalado badan oo weliba xasaasiya u soo joogay dabcan waa encyclopedia buuxa Fadlan waan kugu boorin lahaa buug dhaxal ah u reebo jiilasha qarniyada soosocda ileen wax badan oo aadan ‘’Nadaaroow’’afka ka sheegi Karin aa qoraal ku sheegikaraaye. Hanoolaato Mahadsanid
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 2 жыл бұрын
Subaxnallah Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲
@aqadirahmedaqadir900
@aqadirahmedaqadir900 2 жыл бұрын
Wareesiyada Nadaara noo soo badi sxb ninkaan waa funny wlh🤣
@YaQane465
@YaQane465 2 жыл бұрын
Nadaara inaa arko aaan jeclaaalahaay best wariye ❤️❤️❤️❤️
@walalshaafka9463
@walalshaafka9463 2 жыл бұрын
😆😆waa dhacso cajiib ah qosolna ah, xqq sxafiyiintenii wexey kusoo shaqeyeen dhabar adeeg intii dhimatay allah janada ugu abaal gudo inta noolna cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban insha allahn
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 2 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin ,runtii waqti adag beey kujireen wariyaasha xiligaas . Waxaan ILAAH uga baryaa in danbigooda dhaafo janadii Fardowsana kawaraabiya intii naga geeriyootay dhammaantood.
@imranmohammedahmed
@imranmohammedahmed 2 жыл бұрын
Bring more stories from this guy his narration are very entertaining
@rosekhaliif7805
@rosekhaliif7805 2 жыл бұрын
true
@mohamednourqaadi1374
@mohamednourqaadi1374 2 жыл бұрын
He is nararated as a funny and dramatic, thanks Mr Nadara.
@hsjshegdujejshwhshdgrwiis3095
@hsjshegdujejshwhshdgrwiis3095 2 жыл бұрын
I agree Nadara is so funny and great storyteller
@mohamedhussen5635
@mohamedhussen5635 2 жыл бұрын
@@mohamednourqaadi1374 pò
@Salman-yk7xw
@Salman-yk7xw 6 ай бұрын
Adiga mxaa ku diidey afkaaga hooyo inaad wax ku qorto silly 🐐
@takar1095
@takar1095 2 жыл бұрын
Ayaanlow nadaara waraysiyadiisa soo badi. Wallee waa legend…….. laga caajisi maayo waraysigiisa
@Mohamedskorane96
@Mohamedskorane96 2 жыл бұрын
Nadaara Nin Soo jabay wariye ilaa yaraanteey aan jeclaa itoobiya xataa waa kidaawan jiray barnaamijyadiisa ayaanle I respect you too one love ❤️
@Sheeko-Sheek0
@Sheeko-Sheek0 2 жыл бұрын
Kulahaaa Aniga Waligeey waa iska Barakaysnaa Lgend Nadaara Waa Funy 😂😂😂😂
@ibrahimabdilahi712
@ibrahimabdilahi712 2 жыл бұрын
waxan is dhahay inaga qudhennaba ta ka markhatiya 😁
@MK-ds2lb
@MK-ds2lb 2 жыл бұрын
Please bring Nadaara back for more stories - he is very entertaining
@DaadaChannelOfficial
@DaadaChannelOfficial 2 жыл бұрын
Sxb sare subscribe ii saar mahadsanid
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 4 ай бұрын
❤❤❤ MAHADSANID adeer. Fadlan soo celin nadaara ❤❤ thanks
@zakyahmed754
@zakyahmed754 2 жыл бұрын
Fadlan ino so badi sheekooyinkaan oo kale Markale ayaan jeclaan laheen in Nadaara dib u wareysato
@Tourwold
@Tourwold 2 жыл бұрын
Very interesting walaahi... qosol iyo naxdin isku jirta ayaan dareemayey intuu hadlaayey..
@zakihanadbishaar9961
@zakihanadbishaar9961 2 жыл бұрын
Gacane Xajka lagu adaa🤣Gacane walagu dagalamaa 🤣Ar Nadara wax kale waye
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 2 жыл бұрын
Nadaara Wlhi Waa Nin Daggan Sheeko Yahan Waayo Joog Ah Alle Cimriga Ha Kuu Barakeeyo Legend Nadaara.
@mahamednuur6439
@mahamednuur6439 2 жыл бұрын
Hhhhhhh nadaara wlhi wuu iga qosliyay kal iyo laab ninkaan in ruwayada uu jilo ayeey aheey 🤣🤣🤣🤣
@abdiomar1686
@abdiomar1686 2 жыл бұрын
wooow aad baan u ga helay walahi waa markii horeysay oo aan si kal iyo laab ah udaawaday from A to Z
@alsomaliyi8261
@alsomaliyi8261 2 жыл бұрын
Waraysi xiiso leh nadaara waa waayo-arag mahadsanid Ayaanle
@lazyanimal1341
@lazyanimal1341 2 жыл бұрын
I love this
@tuuuuna1
@tuuuuna1 2 жыл бұрын
Ayaanle waa idin salaamay adiga nadaara wllhi waa wareysi qosol badan wareysiga nadaara pl more thanks
@mrgolaso6364
@mrgolaso6364 2 жыл бұрын
Nadaara wa funny wlhi 😂 thanks ayaanle you made us laugh
@abumedia9612
@abumedia9612 2 жыл бұрын
mmmmom
@abumedia9612
@abumedia9612 2 жыл бұрын
mmmmommm moment m
@abumedia9612
@abumedia9612 2 жыл бұрын
pm
@abumedia9612
@abumedia9612 2 жыл бұрын
mmpmm
@sharifoabukar2350
@sharifoabukar2350 2 жыл бұрын
Wareesi xiiso leh hanoolato❤
@mohamed-Jeezow
@mohamed-Jeezow 2 жыл бұрын
Waligay baan iska barakaysnaa😂😂😂
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 2 жыл бұрын
Wareeysi Qasab weeyo lol 😂 Subxanallah
@funnyvideosera
@funnyvideosera 2 жыл бұрын
Waa nasiib darada heysata shacabks somaliyeed, Nadara salaan sare brother
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Duyuuf raxmaan ayaa aqbala tan kale duyuuf malik waaba shirki wadaada maxaakimto sawkii wax walba. Waa shirki dhihi jiray mahadsanid wariye nadaara wax umada soomaaliyeed ka qarsoon in badan ayaad sheegtay kkkkkkk
@aishaabdi7729
@aishaabdi7729 2 жыл бұрын
Nadaara waraysigisa soo badi wan jaclane 😂😂
@ssssssss4799
@ssssssss4799 2 жыл бұрын
Nadara wariye legend👍
@abublessings.1301
@abublessings.1301 2 жыл бұрын
Nadaara's interviews are one of the best ❤️❤️❤️❤️
@iifahantv7013
@iifahantv7013 2 жыл бұрын
:muslin🕋 Barthers and sisters plz keep praying 5 times day life is to short ⚰
@kingjohn9145
@kingjohn9145 2 жыл бұрын
Ok 𝗪𝗟𝗟
@King___cx
@King___cx Жыл бұрын
Thank you
@queenanuu
@queenanuu 2 жыл бұрын
Waa wareysigii ugu shidnaa 2022
@libanmohamudjama393
@libanmohamudjama393 2 жыл бұрын
Aduunyo waatasa wlhi qof walbo oo daalim ah xaga rabi ayuu aadayaa.
@roobleosman412
@roobleosman412 2 жыл бұрын
Nadaara wlhi waa legend 🤣😂
@cabdiaskarbuulle4887
@cabdiaskarbuulle4887 Жыл бұрын
great legend waayo walahi😅😅😅
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 2 жыл бұрын
Masha Allah wlalkey Nadaara Waqti culus ayuu soo shaqeeyey.
@yuusufnuur2874
@yuusufnuur2874 2 жыл бұрын
masha allah ❤❤❤
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 2 жыл бұрын
Waan xasuustaa gaarigaas buluuga ahaa ee Universal, aniga iyo walaalkey oo isgooska KM4 gaari uga saaraan ceelasha biyaha ayuu Ina soo ag maray ka dib buu I tusay gaarigaas, Ana markaan xaafadda imaaday ciyaalka xaafadda oo uu ku jiro mid iga yar ban uga sheekeyni jirey gaarigaas iyo qaabkuu u yaalo🤗Waqtigii xumaa ee taariikhda Somalia💯
@nasibyare5042
@nasibyare5042 2 жыл бұрын
“Qolo reer puntland ah “😂😂😂 ayaanle maxaa u qarisay codka i can read lips 😂😂
@zackhan3873
@zackhan3873 2 жыл бұрын
Askar reer puntland ah buu dhahay 😂 😂
@zackhan3873
@zackhan3873 2 жыл бұрын
Askar reer puntland ah buu dhahay 😂 😂
@deeqaahmed2607
@deeqaahmed2607 2 жыл бұрын
Kkkkkkk Maashaa Allah Ayaanle &Nadaara Qosol aan ku dhameeystay
@amuunahmed3857
@amuunahmed3857 2 жыл бұрын
Ninyahow nadaara waxyaabo badan ayuu wadanka ka ogyahay noo soo badi barnaamijyadiisa waa interesting 🙏
@abshirmohammed1256
@abshirmohammed1256 2 жыл бұрын
we need Nadara again and again please
@sport7873
@sport7873 2 жыл бұрын
Nadaara nin culus Waa wadanaa weriyehena sharaftabadan ilaahey cimridheer iyo cibaado suuban insha allh
@kingmohanjacelow6248
@kingmohanjacelow6248 2 жыл бұрын
Wllhi nadaara waaa Tariqdi naso dhaftay illhey cimri dher iyo cibado suban illhey ha siyo wllkeyn
@lakijama1567
@lakijama1567 2 жыл бұрын
Nadaraa can lead Somalia with his calmness and soft spoken
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 жыл бұрын
Ya are the 2 best wariye.
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 2 жыл бұрын
Great interview.
@darajapoidarajapoi5674
@darajapoidarajapoi5674 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 nadara qosol igu dilay wllhi cadi bilaha wa kadhaca dhahy kulaha
@mahamudjama4758
@mahamudjama4758 2 жыл бұрын
Marna kuma taageereen qof ila shaqeeyaahi, qof kale dulmi in uu u geysto anigoo taagan oo ka war qaba, Nadaara taariikh baad usoo joogtey.
@maryancuud2548
@maryancuud2548 2 жыл бұрын
Nadaara sheekadiisa lagama daalo wallhi anigoo dhagta sii taagayo ayuu dhamaday 👏
@abdirahman191
@abdirahman191 2 жыл бұрын
Ayaanle & nadaara 2masul alle haidin dhowro 🤲🏼
@walalsafwan2269
@walalsafwan2269 2 жыл бұрын
Wariyo aan jeclahay waaye nadar 😁
@kimjongun2458
@kimjongun2458 2 жыл бұрын
The man with no haters...! Nadaara
@suusucdy7959
@suusucdy7959 2 жыл бұрын
Nadaara wan ka helay wareysigisa wlhi waa qof xog ogaal ah hab so jidasha leh u hadlaya mhdsnid nadara
@yuusufnuur876
@yuusufnuur876 2 жыл бұрын
Ayaanlow sxbkee Nadaara noogu celi mar kaleeto waan fuuray wlhi caawa Nadaara waa ciyaalka xaafada wlhi sxb zare Allah ku xfdo meel walbo aad joogtid
@shaakirsaid5981
@shaakirsaid5981 2 жыл бұрын
nadaraa legend ❤️
@yussufobserver.6496
@yussufobserver.6496 2 жыл бұрын
The guy is gem! Very good orator and soft spoken. Kindly interview him again on how he made his way to Europe. I heard him for the first time here in your channel and I got to love your channel just because of his stories.
@NuurBakar-nx6fm
@NuurBakar-nx6fm 5 ай бұрын
Y
@mustafaabdullahi5378
@mustafaabdullahi5378 2 жыл бұрын
Nadara Waa legend waxa ka codsaneena wareesiyo kale oo nadaara qayb ka yahay ninkan sheekadiisa laga ma daalo
@enganwarmohamudhussein2526
@enganwarmohamudhussein2526 10 ай бұрын
Masha Allah wlhi nadaara waa qof rugcadaa ah xikmad badan dagan Allaha ku xafido wax badan onaga maqnqa baad inoo iftimisay mahad sanid ayaanle🎉❤
@Za07Editz
@Za07Editz 2 жыл бұрын
Nadaare taariikh badan ayaa ku duugan ee soo badiya barnaamijyadan oo kale ayaanlow
@hassanhusein7210
@hassanhusein7210 2 жыл бұрын
Nadaara waa macalinkii luqada carabiga ii bilaabay school bukhari 2 dhagax 1999 aa bartay mashalh noolow ustaad
@abumoalim
@abumoalim 2 жыл бұрын
Masha Allah sheeko aad u xiisa badan
@Somali_Boy_143
@Somali_Boy_143 2 жыл бұрын
Legend Nadaara
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 2 жыл бұрын
Soo dhawoow mar kale
@naimoabdullahi6887
@naimoabdullahi6887 2 жыл бұрын
Xukun wareer eh waay e horey loso caby 😁😁. Nadara Legend wy. 😍👍
@cabdiraxman7813
@cabdiraxman7813 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@saedahmed5970
@saedahmed5970 2 жыл бұрын
Waiting again Nadaara.
@fnw8688
@fnw8688 2 жыл бұрын
Hanoolaato Tv 🇸🇴👍🏾👍🏾👍🏾
@haniaxmed3803
@haniaxmed3803 2 жыл бұрын
Mashaallah cabdiqaadir cumar cashar nadaar rugcadaa wariye waxaan ku xasuustaa barnaamijkii xogwaran siiba kii uu noga soo turjumay al jaziira yuzri fuuda sirulilqaayaha cimri dheer iyo cibaado suuban ayaan kuu rajeynayaa
@hafsaabdi6857
@hafsaabdi6857 2 жыл бұрын
Masha allah ayanle
@blossom8569
@blossom8569 2 жыл бұрын
Legend Nadara inuu ku dhaho Nambarkaa wacday waa mashquul oo qarasta kugu kacdo goormaa kuugu danbesay😂😂
@abdi2660
@abdi2660 Жыл бұрын
Kkkk Nadara waa qof qalbi wanagsan Mashaa Allah Allah yarahmo
@hersijama6905
@hersijama6905 2 жыл бұрын
Mahadsanidin Ayaanle iyo Nadaara
@SomalidramaMusalsal
@SomalidramaMusalsal 2 жыл бұрын
suuqa bakaro, iyo bar ubax ayan ku arki jiray baabuur LandCruiser Universal Tv oo Blue ku Qoran Tahy, Wxa sidoo kale ku sawir na Tiger Ama Shabeel..
@hashimxassan7410
@hashimxassan7410 2 жыл бұрын
nio nadara lgen wayd wareysigisa dhan qosol waaye wlhi noso badi sxp😁😁😁
@dahirdayah4661
@dahirdayah4661 2 жыл бұрын
Nadaara taariikh waa hayaa. Wuxu ka shaqeenay muqdisho, xilli ay adgthy in wariye la noqdo.
@shakatachannel1729
@shakatachannel1729 2 жыл бұрын
Hanolaato waa idin salamay
@daarood9835
@daarood9835 2 жыл бұрын
GOOD JOB XUUBSIREED RAGEEDII ARGAGIXISO LA DAGAALAN.
@osmandaad8275
@osmandaad8275 2 жыл бұрын
mashaalaah
@mohamudnur8607
@mohamudnur8607 Жыл бұрын
Iam Not Somali, But I like This Chanal
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 2 жыл бұрын
Legend please soo badi ayanle
@cabsicabsiwayewalhi2331
@cabsicabsiwayewalhi2331 2 жыл бұрын
Legend nadara
@absherghasl6142
@absherghasl6142 2 жыл бұрын
Maxamad dheere Alle ha u naxariisto
@odayroy3099
@odayroy3099 2 жыл бұрын
Mashallah Abdulkadir Nadaara rug cadaa Saxaafadeed wax badan usoo joogay
@ahmedsalim920
@ahmedsalim920 2 жыл бұрын
Mansha allah
@Shacni724
@Shacni724 2 жыл бұрын
Wariye abdulqaadir nadaara legend ☺️
@hassannur4009
@hassannur4009 2 жыл бұрын
We need Nadara again please 🙏 ..
@borowbaydhabo6201
@borowbaydhabo6201 2 жыл бұрын
Haaheey
@mohamedbulshawi1157
@mohamedbulshawi1157 2 жыл бұрын
😁😁😁Nadaara legendery
@muxsincade2520
@muxsincade2520 2 жыл бұрын
Good man legend nadaara
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 506 М.
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 83 МЛН
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 3,6 МЛН
Wariye Nadaara #2- Wareysigii halista ahaa ee Aadan Xaashi Ceyroow
30:58
Biki Mpuuga byazaako mu kalulu ka 2026? | Sanyuka Uganda Eyenkya
21:01
Sanyuka Television
Рет қаралды 720