No video

Warraysi : Qisoosinka Heesaha lafoole iyo waayaha noloshiisa.

  Рет қаралды 165,934

Galaydh Media

Galaydh Media

7 ай бұрын

Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh

Пікірлер: 351
@Jamiilo21
@Jamiilo21 6 ай бұрын
Fanaan hadii qiimo leeyahay Lafoole aya ah Cod Dahabiya oo bilaa turxaan ah Daganaan ixtiraam alle Cimriga ha u dheereyo "hadii aad dhaqaqdo inad dhofto jeceshay gaadhiga dhakhsanaye ku sidaa ma dheeliyo illahay dhantal iyo kuma tuso dhibaato Ayan dhalad Nasiibkana mid hoodo leh ha ka dhigo Legend is Always Legend all time❤❤ heesaha Lafoole 2001 ayu odaygayga ii qaadi jiray magalada Barbara ayan Dalxiis u aday meeshas ayan isku baranay oo jcylkena ka bilowday stillna jcylkena ma dhamaan Alxamdulilah calaa kuli xaal ubad iyo baraare ayu Alle swt na siiyay Lafoole Fanaaninta kle waa iga duwanyahay fanaan an ku doorsan lahana ma kasaayi Codka Lafoole markan maqlo xasuus iyo Barbara iyo Nolol Cajiib ah ayan galaa Lafoole iyo magalada barbara qiimo gaar ah ayay igu leeyihiin❤❤ hadeerna Uk,London ayan ku Nolahay
@MubarikHaybe555
@MubarikHaybe555 6 ай бұрын
ALLE HAYDIN BARAKEEYO Wakhti dahabaad Soo qadateene
@lakionline069
@lakionline069 28 күн бұрын
M.a wallhi khof naziib badan ayaa thy
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 6 ай бұрын
Lafoole fanaan aad qaali u ah Soomaali weyn. Cod iyo daganaan mashaa Allah🙏🇸🇴💙
@Haaaajiracabdle0249
@Haaaajiracabdle0249 6 ай бұрын
😢😢😢😢haday kaaa waraystan waxd ugu warcelisaa walal aan jeclaaa iyo qof wangsan bu aha😢
@mohamedabdirahman144
@mohamedabdirahman144 6 ай бұрын
Qalbi tabad
@abdinasirsiraat8314
@abdinasirsiraat8314 6 ай бұрын
Hees qalbi tabad ah 😢
@abdirahmandahirmohamud6193
@abdirahmandahirmohamud6193 6 ай бұрын
I am watching this magnificent interview for my third time, really I still feel hungry for it. His golden voice and calmness, force me to watch it frequently. Dear legend Lafoole, salute you from The capital of Somalia. Lessons I benefited from this interview include: being always a positive person and also learned from him to be always a natural person.
@medovepenman
@medovepenman 6 ай бұрын
Fanan bila mucarada haba yarate masha allah
@abdirasakali8074
@abdirasakali8074 6 ай бұрын
Cimriga iyo caafimaadka Allaha u barakeeyo. Lafoole marka laga soo tago codka dahabiga ah ee aan wax loo dhigaa jirin iyo degganaanta, waa qof shakhsiyad fiican oo Soomaalinnimadu ku weyntahay, oo qalbi fiican.
@moudharbi2543
@moudharbi2543 6 ай бұрын
Legende,tres grand artiste med hassan houssein lafole,tout mes respect 🙏🙏🙏
@hoodoqanihaaruun448
@hoodoqanihaaruun448 6 ай бұрын
Waa fanaan degen oo qalbi xaaran cidna aan kala jeclayn Allah haku maamuuso lafoole ❤
@sahrakoow288
@sahrakoow288 6 ай бұрын
Talo iga gaarsiiya lafoole fanan aan taageero codka bilaa musikada ah Dr biyo waxay ku dhahday 8 ilaa 10 ama ka badan cab maalintii caafimaadkaga u fiicantahay oon badan ayaa kaa muuqdo walal qaali salaan qalbiga ka timidna waan idin salaamayaa adiga iyo xaaskaada raaliyo ❤
@lakionline069
@lakionline069 28 күн бұрын
M.a wallhi khof naziib badan ayaa thy❤❤❤❤❤❤❤
@Nimco-Mohmed
@Nimco-Mohmed 6 ай бұрын
Ahamad hassan Hussein lafoole ilhy haku sharfo oo janooyinkisa haku geyo codkaga iyo heesaha wada dareenka ah if iyo adun barwaqo ki nolow legend
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 6 ай бұрын
Fanaan dagnaan, cod macaani isku darsadey sidan ku taagero ilahay haku xifdiyo Fanan Qaaliya #Lafoole❤
@Canadian_262
@Canadian_262 6 ай бұрын
Legend always is Legend Mohamed Hazzan Hussein (Lafoole) My Favourite singer 👨‍🎤
@lakionline069
@lakionline069 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@ilyaasmuuse5760
@ilyaasmuuse5760 6 ай бұрын
🎉
@waxgarad6646
@waxgarad6646 6 ай бұрын
🎉
@habboosh423
@habboosh423 6 ай бұрын
Same here
@canbaromaxamuud1549
@canbaromaxamuud1549 6 ай бұрын
And me
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 6 ай бұрын
Maxamed Xasan Xuseen Lafoole a living legend. We love and Respect you hadi aadna adiga heesi laheen ma anigaaba af somaaliga baran lahaay. Your songs got me into somali music and consequently into learning to understand somali. Thank you
@abdirahmandahirmohamud6193
@abdirahmandahirmohamud6193 6 ай бұрын
😅😅😅😅😅😊
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 6 ай бұрын
Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤ wlky ❤❤❤❤ adiga caruurta haku barakeya ❤❤❤❤
@haajihazzan9715
@haajihazzan9715 6 ай бұрын
Heesta Wehel Afkayga Buu Kala Baxay Miyaa Heesaha Aan Aadka Ugu Jeclahy Ilaa Markay Soo Baxday Aan Dhagaysto ❤
@hamdi27889
@hamdi27889 6 ай бұрын
Wlhy waa runtiis aad baan uga xumahay inaan ka mid ah 😩 aad iyo aad baan soo xasuusiyey Jaamacadii lafoole ❤❤❤
@MohamettAbttzhukourZaitt-dp5hm
@MohamettAbttzhukourZaitt-dp5hm 6 ай бұрын
Maashaa-ALLAAH...❤❤❤❤ Old is gold waa Mohamed Hassan Husein lafoole
@ikranabib7919
@ikranabib7919 6 ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah Mahamed Xassan Xuseen Laqoole my favourite singer The Legend of Legends ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaryanYusuf-wy4tv
@MaryanYusuf-wy4tv 6 ай бұрын
Axyaa shaqsiyad wankzan degenan caqli iyo garaad buu isku darsdey alle haku xifdiyo uztaad❤xoog baanu kuu jecelnahy❤
@mohamedidleh5785
@mohamedidleh5785 6 ай бұрын
Mohamed xasan Xusein lafoole waa sxbkay igu qaali ah Waxan isku baranay Dalka Uganda sanadii 2009 iyo 2010 waxanu wada dhignay laba xafladood isaga iyo Fanan ka farxan waxa na dhex martay wada shaqayn fiican iyo sxbtinimo khaasa ah hadana mudoo badan ismaanu maqan waan salamaya isaga iyo cabdi Hassan husein abdi dini iyo farhan ba inta ka aqaano Fananka wa fanan dagen xishood badan asluub iyo edeb badan oo dhawrsoon sxbkay Aad Ayaan uu salamaya insha allah waynu kuldip sxb hadi alle raali noqo inkastoon fanki aan faraha kala baxay lakiin waa sxb igu qali ah nolow sxb inta nololi jirto
@maxamedhadyad7830
@maxamedhadyad7830 6 ай бұрын
Walaahi zxb lafoole waa shaqsi qaaliya oo xariira
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 6 ай бұрын
Maasha allh lafoole waa nin aqlaaqle oon isku badan fanaaniin badana ka qaalisan nolow zxp waxaan Aad ugu farax sanahay Hooyadii fanka ee caasimada qaranka jamhuriada somaliland inaad soo caga dhigatay❤❤❤❤❤
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 Ай бұрын
The legend 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💎💎💎🦁🦁👑❤🦁
@naima5387
@naima5387 6 ай бұрын
Legend lafoole ❤️ sidaan u jeclahy Codkaga halasiga ah ❤️ Allha kuu barakeyo cimriga iyo cafimadka ❤️
@nasracarab680
@nasracarab680 6 ай бұрын
Mansha allh waaa fanaaanka qudheee aaan wada dhagaysatay heesihii waligayna wan jeclaaa ilaaa yaraaantaydii Waa fanaaan degan ixtiraaaam leh Faaananka heesihii waaa kiniin xanuun baaabiyaaa
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 6 ай бұрын
Thanks alfanan lafoole dadkii soomaaliyeed ceeb ay qariyàan ha joogteeh waba ku fanayaan in ay is ceebeeynayaan allow na astur❤❤❤❤
@ismailabdourazak7683
@ismailabdourazak7683 6 ай бұрын
Arabsio my village 🥰🥰
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST 6 ай бұрын
Lafoole mahadsanid kusoo dhawaw dookhaaga Magaaladii aan ku dhashay ee ARABSIYO inaad u dooran lahayd magaalada aad ku noolaan lahayd.
@amalabdi143
@amalabdi143 6 ай бұрын
Arabsiyo waa magaalo qaniis
@mustaffasulaiman
@mustaffasulaiman 6 ай бұрын
@@amalabdi143 hno deegaanka ha naga caayin bilaa calyk😊
@MubarikHaybe555
@MubarikHaybe555 6 ай бұрын
Old is school Mohamed Hassan Hussien Lafoole Waa Ragii Noloshii Dhalinyaronimo Nooso Qurxiyey. Noolow Legend
@ahmetff309
@ahmetff309 2 ай бұрын
Waa fannaan aan codkiisa aad u jeclahay runtii
@salmanab6668
@salmanab6668 6 ай бұрын
Cizi iyo sharaf kitaabka rabi iyo Sunada nabiga scw oo lagu dhaqmo iyo jidkii salafka ridwaanulah caleyhim ajmaciin oo la barto ayeey ku jirta walahi thuma walah meel kale meel aan halkaas eheyn qofkii ka raadsada aduun iyo aakhiro wuu qasaaray
@salmanab6668
@salmanab6668 6 ай бұрын
Intaadan dhiman albaabka towbada waa inoo furanyahay hadii muslim aan xaq ka galin sbbto ah allah sw wuxuu ku cafindoona siduu rasulka scw inoo sheegay qofkas markaad cafis ka dalbato towbada allah sw weey inoo furantahay intaan dhiman dhamaanteen
@micadnuurhello6216
@micadnuurhello6216 6 ай бұрын
Waa fanan somaliyeed oo wadaninad iyo shakhsiyad fiican
@user-bo6ir6jl1g
@user-bo6ir6jl1g 6 ай бұрын
Wax badan oo aan waydiin lahaa hadii aan galaydh ahay muu waydiin Ulbumkii qaliga ahaa ee ruun muu soo hadal qaadin Albumkii kale ee qaaliga ahaa ee nabada soomalida muu waydiin ee qaraan la Igadaaa maan noqdo anigu isaga
@princessgacal3678
@princessgacal3678 6 ай бұрын
Cimriga iyo caafimadka Alle ha u dheeereyo Aderkey Mohamed Hassan Hussein Lafoole❤❤❤
@nouhmohamet
@nouhmohamet 6 ай бұрын
Mohamed Hassan Hussein big legend ❤ Fanaan karameed aan codkiisu is badalin
@japouti_poi
@japouti_poi 6 ай бұрын
Lafoole our best singer i have ever seen may allah bless you ❤♥
@RiyaaqcaLi
@RiyaaqcaLi 6 ай бұрын
Cimri dheer iyo cibaado suuban I.a abwan maxmed xasan xuseen lafooLe❤si lama filaan ah wxaa dhahayga usooo jiity heeestan ujeclaa heesahagaa Ana kgu bartay❤axsan sowt fnaane🖤🔥
@upirashid
@upirashid 6 ай бұрын
2002 xasuus igu weyn heestii Ruunay gabadhii iigu horaysay aan jeclaado magaceeduna Ruun layirahda markii dambe noqotay xaaskayga iyo caruurtayda hooyadood ilaa waagaas taageeero ayaan u ahaa Legend Mohamed Hussein lafoole. Caan caan dhalay hobal aad u cod macaan heesihiisa midba mid kale kasii macaan tahay noolow sxb
@cabdiqaniyazin9158
@cabdiqaniyazin9158 6 ай бұрын
Cimriga iyo cafimadka alle Haw barakeeyo waa fanan qaaliya oo umada somliyed meeL sare ugu jira
@Innamadar
@Innamadar 6 ай бұрын
Big respect❤ the one and only 👑 king somali singer.
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 6 ай бұрын
Maxamed Xasan xuseen lafoole..... Cod macaani,deganaan,hadal yari,niyada wanaagsani, dad iyo dal jaceyl intaasba waa isku darsadey alle haku siiyo cimri cibaado iyo caafimaad leh.... Waligey hal mlin ban waji ka waji ku arkey Waxana kugu arkey muqdisho taalada SYL iyo akademiyada horteeda...
@abdirahmanadareahmed2101
@abdirahmanadareahmed2101 6 ай бұрын
Somali legendary signer, Lafoole
@abdijibarguleid7873
@abdijibarguleid7873 6 ай бұрын
Mohamed Hassan Hussein lafoole ala maxd daciif naga dhigtay oo la Darren noqonay heesahaa qaado 😢❤
@mahamoudhassannour8850
@mahamoudhassannour8850 6 ай бұрын
Waa ninka qudha ee laygu magacdaray lafoole waad uegtay ayaa laygu yidhaaha lafoole ❤
@Isaam-hj3he
@Isaam-hj3he 6 ай бұрын
S
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 Ай бұрын
lafoole the legend ❤❤😢
@muhammad_basbaasabib7568
@muhammad_basbaasabib7568 6 ай бұрын
One word 🙌 legend.
@hamunaluminanakupenda8459
@hamunaluminanakupenda8459 6 ай бұрын
Very polite man ma sha Allah he's amazing ❤❤❤❤
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 6 ай бұрын
Maansha allah fanaan qaaliya fanaan soomaaliyed ku soodhawow hargaysa iyo hoyga fanka
@ahmedjamac3325
@ahmedjamac3325 6 ай бұрын
Ilhy cimriga haku barakeeyo waxaan oran Kara waa dadka dhif iyo naadir ka ah ee comanka looga siman yahay ixtiraamkooda jaceylkooda qadarintooda maxamed Hassan hosein lafoole fanaan qiima badan noolow
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
Lafoole Nin aad u afgaaban oo degan, asluub iyo Edeb wacan♥️🙏🙏♥️🙏🙏
@MESUT188
@MESUT188 6 ай бұрын
Mohamed hassan hussein lafoole Old legend fanaan Cod Macaan dagan hibo faneed leh Cimri badan iyo caafimad badan🫡
@hanaahmedabdikani8443
@hanaahmedabdikani8443 Ай бұрын
Cilad li ku noolow ❤❤❤ Lagend m/xasan xuseen lafoole 🎉🎉🎉
@AbdikarinAhmed-me6ks
@AbdikarinAhmed-me6ks 3 ай бұрын
Legend always legend lafoole my favorite singer ❤❤🎉100%
@hamsamoh1454
@hamsamoh1454 6 ай бұрын
Goatka Fanka Hadaad Maqasho Waa Ninkan. Akhlaaq, Ixtiraam, Afgaabni, Qadarin Intaba Waxaa Loogu Yimaada Mohamed Hassan Hussein Lafoole Walaal Jira Noolow Intay Nololi Jirto.
@abdisankushassan8148
@abdisankushassan8148 6 ай бұрын
Masha Allah waa shaqsi afgaaban, degaanaasho badan ka muuqato balse waana shaqsi bulsho calaashan qof waliba la jaanqaadi karo insha Allah fanka illah haka madooweeyo xaafada barmmudo ayanu deris ku ahayn masaajid abgaalow ayaanu ku wada tukan jirney balse aniga degmada hodan ka so guurey
@SukritiXasan
@SukritiXasan Ай бұрын
Guuleyso al fanaane Cid ku neceb alle Kuma tuso
@ShabcaanHusein-d1x
@ShabcaanHusein-d1x Ай бұрын
Masha alah Alah haku barakeeyo al fanan lafoole
@shermarkeabdullahi5500
@shermarkeabdullahi5500 6 ай бұрын
MshAllh codkiisu caadi ma’ahan noolow.
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 6 ай бұрын
Mansha allaah alle haku xiftiyo insha allaah mudane maxamed xasan lafoole fanan aan jeclahay
@KhadarShidad
@KhadarShidad 2 ай бұрын
Best fanaan in Somalia l favorite him
@farrrrrrrro
@farrrrrrrro 6 ай бұрын
Macalinkaygii mahamed hasan huseen (lafoole) codkiisa iyo laxankiisa ma arag ruux ka cod wanaagsan fankii hore iyo kii dhexe xita ka danbe... nolol waarta macalin💗🫶🏻
@MsOdawaay
@MsOdawaay 6 ай бұрын
Lafoole walaalkey ku salaamay salan kadib ilaheey ha unaxariisto walaalkey mahamuud mohamed sheikh abdikariim durunow Remember Most of your songs Belong to my brother
@mustaphxirsi5628
@mustaphxirsi5628 6 ай бұрын
Hasan Saleban inader walahi waxaan rabay intaanan dhamaysan waraysiga, sababta aad isaseeg u soo hadal qaadi waydey, lakin waad kuso xidhayba, true story in badan baan xummad jebin u dhagaystay 😢😢😢 Nabada Eebbe koorkina ha ahaato.
@Degaliah
@Degaliah 6 ай бұрын
Sowkaa sheegay😂😂😂 abwanka waydiyaa bu yidhi
@karinaali63
@karinaali63 6 ай бұрын
Mashallaha Mohammed lafooley he so cool he is the legend horey u soco brother
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 Ай бұрын
True love 😢😢❤❤❤
@Usern134-h4g
@Usern134-h4g 6 ай бұрын
Hesda u qaday fananku hadu taarki so dhacay sanadki 2000ki 😊 wa xasus❤
@Mohamedmobilestore
@Mohamedmobilestore 6 ай бұрын
2004 gabar baan ku bikro jabiyay heestaas lafoole fanaan qaali iga dheh xasuus badanaa
@user-vl5vi8xi5q
@user-vl5vi8xi5q 6 ай бұрын
@@Mohamedmobilestore😂😂😂😂 istaaqfuralah
@MohamettAbttzhukourZaitt-dp5hm
@MohamettAbttzhukourZaitt-dp5hm 6 ай бұрын
Fanku waa hope qofka ku sameysan, Mohamed Hazan Huzein ninkani runta iyo rugteeda ayuu istaabsiiyaa... ❤❤
@mohacabdijibaar7809
@mohacabdijibaar7809 6 ай бұрын
My favourite singer xuahmad + cod ilahay ku managstay guleyso blood 🩸 👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡
@Usern134-h4g
@Usern134-h4g 6 ай бұрын
Calanka mxa mesha keney fanan ba.lawaresanayay mardhaw ina cabudid aya udhaw marada shaydanka
@HusseinMoallim.
@HusseinMoallim. 6 ай бұрын
Lafoole oo ah magaca uu wato, waa deegaanka aan ku dhashay kuna barbaaray, ilaa hadda ne aan dhax joogo. In uu Foorida ku heesi jiray waxaa iiga sheekeeyay Macallinkeyga Dugsi Qur'aanka, oo ay isku Kulleej dhigan jireen.
@user-sv5xy9kk5k
@user-sv5xy9kk5k 6 ай бұрын
Lafoole ilaahy cimriga io cafimad kaba ha ubarakeyo waa fanan aad u jecelhy ❤❤
@mukhtarselef2616
@mukhtarselef2616 6 ай бұрын
Ninkani dad badan oo caan ah laba wax in uu kaga duwanyahay ayaa muuqata: 1. Wixii la waydiiyo ayuu ku koobanyahay ku dardaris iyo buunbuuninna warkiisu ma leh. 2. Ilaa xad ayuu degentahay, qofka dhegaysanayaana wuxuu ku qancayaa in uu yahay qof wax gal ah.
@maxamedmowliidxarbi4738
@maxamedmowliidxarbi4738 6 ай бұрын
Lafoole waa nin daganana iyo cod alle siyay heesaha aan aadka ugu jecelahay hesihisa waa. heesta Soo dhala hooyo soo dhalan maayo meel dhalaanka lagu dilo ku dhalan maayo melan cid i dhowreyn ku dhalan maayo👍
@qalbiholcay9484
@qalbiholcay9484 6 ай бұрын
Wehelkaagi shalay iyo 😢 Qofkii aad is wadateeen 😢 Hadii aad is weydaan Haka warin xumate💔😢 Waligaa uceeb qari 😢
@siciidsamaale7644
@siciidsamaale7644 6 ай бұрын
maxamad xassan xuseen lafta Sayidka fanka
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 6 ай бұрын
Masha Allah legend lafoole wlhi heesihiisa dhan waa Jaceylaha nolow cimri dheer Allah haku siiyo ❤
@nimcozagal300
@nimcozagal300 6 ай бұрын
Tem heeestaa ubaaxi xasuustaa 😢❤
@Yahye_Khadar
@Yahye_Khadar 6 ай бұрын
Thank you.
@hudafuture1330
@hudafuture1330 6 ай бұрын
Reer arabsiiyo fanaanka halasoo dhaweeyo ❤
@NimcohodanXasanyusuf-po9vc
@NimcohodanXasanyusuf-po9vc Ай бұрын
waw fanaan of fanaan❤
@HalisTa..22
@HalisTa..22 3 ай бұрын
Oll is Gold big legend lafoole☠
@iqradaahir4439
@iqradaahir4439 6 ай бұрын
Bidartu wey dhalalaysaa lafoole I love you ❤🤴
@hudafuture1330
@hudafuture1330 6 ай бұрын
Masha Allah fanaan lafoole quruxda fanka , fanaan degen,akhlaaq leh somalida dhan jecel sharaf le guulayso fanaan❤
@iidlemohammed9043
@iidlemohammed9043 6 ай бұрын
Qof dhan waqti ku siiye in aad waresato hadane wax ku sheygayo waa been ledahay waxaa thy qof aqon teyda leheyn wax u shegayo
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 ай бұрын
❤: boqorada qoralkan aqrinaysa seethy xppti🥺🥺😅❤❤❤
@Aziiza-halgan
@Aziiza-halgan 6 ай бұрын
Mohamed hassan hussein:lafoole❤Ma aaminsani inujirayo fanku la.aantii😊
@IstahilYusuf-oj4cj
@IstahilYusuf-oj4cj 6 ай бұрын
Maxamed hasan hussein lafoole fankeyga aan aad utagero❤❤❤❤
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 6 ай бұрын
Masha allah ,my favourite brother, ilahi cuma toso wax ku diba, 🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤
@biche1984
@biche1984 Ай бұрын
❤❤❤❤lafoole
@mohamedaabi8363
@mohamedaabi8363 2 ай бұрын
Axyaa sawt allaaya macak walaalo lafoole
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 6 ай бұрын
Waaguu kacsanaa heesaba mafahmi jirin lkn waan xasuustaa in aad suuqa kuheestay👌 legend🙏
@deenahspace7754
@deenahspace7754 6 ай бұрын
Woow what amazing fanaan Masha Allah wali ma arkin fanaan lamida ❤
@user-sn1ge2nj4h
@user-sn1ge2nj4h 6 ай бұрын
Fanan an Tageero lafooole♥♥
@ayankaiton6344
@ayankaiton6344 6 ай бұрын
Qisada heesta taar aso dhameynin fananka wa ka dhex gashay belayo war badan Hada lamaanihi Ma midoben Ma is calfaden allahu aclam 😂
@zamirck4765
@zamirck4765 6 ай бұрын
Gabdh aan caadi ahayn tahay oo jacaylka wx ka taqaan😂😂😂😊
@Eng_moy
@Eng_moy 6 ай бұрын
Lafoole fanaan aad codkiisu u macanyahay ❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
Legend Always legend Lafoole.
@MudanAidrous
@MudanAidrous 6 ай бұрын
Fanankan tageero kaligii 👍🥰
@maryambrahim82
@maryambrahim82 6 ай бұрын
Nin qaali ah allahumma baarik
@abdullahimohamedahmed3507
@abdullahimohamedahmed3507 6 ай бұрын
The one and only legend lafoole.
@alifarahupdy1476
@alifarahupdy1476 6 ай бұрын
Legend lafoole heesta isaseeg said udagesta wlhi 😢
@Dsaxan
@Dsaxan 6 ай бұрын
Waa hees dareen cajiiba leh adigon wax dhiba qabin baad kolkaad dhagaysato ilmadu kugu soo istaagi waa wadna qabad heestasi cajiib😢
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 6 ай бұрын
Msha Allaha my Favourate Fanaan Allaha kuxafido ❤❤❤❤
@mrawaaleaden4047
@mrawaaleaden4047 6 ай бұрын
waqtiga u helay iyo su,aalo micno dara ayuu waydiyay legend waan ku salaama lafoole
LAFOOLE NIMANYOHOW DAD LAMA BEERO
6:05
Lafoole official
Рет қаралды 214 М.
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
QOOMAAL OO MARKII UGU HORAYSAY KA WAR-BIXIYAY | XABSIGII IYO
28:08
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 114 М.
NIMCAAN HILAC & LAFOOLE FIRST TIME ON STAGE TOGETHER STOCKHOLM SHOW
7:03