"Wasiir dambe oo gaadhi V8 ah wadanayama jiro.." Gudd Faysal

  Рет қаралды 42,937

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Ай бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 291
@raxma1004
@raxma1004 Ай бұрын
Faysal sanadkan cid ku dhaantaa ma jirto runtii🎉
@Nadir.Adam.Mire.
@Nadir.Adam.Mire. Ай бұрын
Anigu wan ku dhaartay inan Faisal u codeynayo
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Ай бұрын
Kuma.khasaraysid wa geesi ilaahayna hasoo saaro
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Ай бұрын
At least this guy is telling us what his plan is for SOMALILAND . The only thing Wadani telling us is “my turn”😂
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 Ай бұрын
Waa ninka kliya diintunka ka muuqate haba ina dhacee kana inoogu dhow mudan odaygan haloogu rido ❤❤❤ wlhi wn kuu codnaynaa eng faysal ayatullah cali waraabe ❤❤
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Ай бұрын
Gessi weeye
@suldaanseeraar2969
@suldaanseeraar2969 Ай бұрын
Geesi Weeye Ninkaas Codka Siiya Qabiil Iska DhaaFa 🎉❤ legenD Weeye
@yurub5288
@yurub5288 Ай бұрын
Ilahayow ku sii manta guusha waad u qalantaa somalilaan In Aad.hugamisid.manata❤
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Ай бұрын
Yes
@user-it4uv1ne1l
@user-it4uv1ne1l Ай бұрын
2005tii ilaa 2024ka 😢 waligay ma codeyn lkn codkyga asaga leh
@abusufianofficial9943
@abusufianofficial9943 Ай бұрын
Alle ha ku karaameeyo, qofka damiirka lihi waa adigoo kale
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Ай бұрын
Geesi weeye
@Maftuuxmahdi
@Maftuuxmahdi Ай бұрын
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@ShaaficiMaxamed-ub1wx
@ShaaficiMaxamed-ub1wx Ай бұрын
Mash aalah waad iga haysaa guudumiye faysaal codka from ceerigaabo
@abusufianofficial9943
@abusufianofficial9943 Ай бұрын
Alle ha ku karaameeyo, codkeena markan isagaa leh inagoo shaqsiyadiisa ku dooranayna oon reer ku dooranayn
@user-wc4nj8fb2m
@user-wc4nj8fb2m Ай бұрын
Fayisal xisbigisa oo wali xisbii kale cayaya waili ma arag manta see wuu mutayista maxaatinimada oucid guul iyo gobonimo ❤❤❤
@Xasmas
@Xasmas Ай бұрын
Next Somaliland president ❤.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Kkkkkk geesi faysal
@daahir1340
@daahir1340 Ай бұрын
Belo ku doorstep yaana ku dooranaya, ummadda ka horwereeg cidagale waad la hartaye meelna gaarimaayaan intaad horjoogto
@daahir1340
@daahir1340 Ай бұрын
Feysal faaruq ninkii weli sacabka u tumaya wa nin waalan oo isaga kadaran
@daahir1340
@daahir1340 Ай бұрын
Cudagale danbe kumawato kumana dooranayo,muusejuudanle ayaana kaa dhexguuxaya
@elmis.mohamed1916
@elmis.mohamed1916 Ай бұрын
I agree with you 💯
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 Ай бұрын
Wadaniyadu waata wlhi. Mansha Allah.
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Ай бұрын
Yes wllhi
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 Ай бұрын
Waar nio ninkan mxn ugu codayn laanahay inaga qaldan intan nimankan tuugta hore aan xukunkooda usoo aragnay ugu waalanaynaa wadadkan snadkann aan ugu ridno wlhi waa muwaadin dhaba + aqoon yhn
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Ай бұрын
Yes wa noo doranyahay
@yurub5288
@yurub5288 Ай бұрын
Waa madaxaweynaha somalilaan ee istaqabalka dhow guuleyso faysal Ali will Don't 👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Ай бұрын
Aamiin
@nuuraxaamudismaaciil4312
@nuuraxaamudismaaciil4312 Ай бұрын
Ilaahow faysal guusha sii guul wayn ilaahy idankii❤
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Ай бұрын
Amiin
@amusse2801
@amusse2801 21 күн бұрын
@@user-uf1ih4uf5z Aamiin, Ethiopia na xeeb Allaha siiyo, boqolaal sano bay Somalidu cadaadis ku haysay! Inaguna waynu heli aqoonsi Ethiopia ina siiso!
@YaxyemuxumedShide-rl2pb
@YaxyemuxumedShide-rl2pb Ай бұрын
Muwaadin codkaaga ugu hiili faysal cali xuseen❤
@jamacali3545
@jamacali3545 Ай бұрын
Adeerayaal tol waa faysal haloo hiiliyo
@axmedgalaydh-lf7rg
@axmedgalaydh-lf7rg Ай бұрын
Faysalo daacad baa tahay dhibaatada dadkagu way ku dhibaysaa.Waxaad ka shaqaysaa sidii doorashada nabad inogu dhacdo taariikhda ayaad Baal dahaba ka galaysaa inshalah aamin 😊
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 Ай бұрын
Hogaamiyaha ruuxiga Faysal✊
@abusufianofficial9943
@abusufianofficial9943 Ай бұрын
Codkana ugu dar doorkan
@husseinnur8250
@husseinnur8250 Ай бұрын
Guul Faysal. Geesi Qaran. Waa kuh hiilinaynaa runtii. Dadweynahaxalaasha ee qarannimadu dhiigga kaga jirto diyaar bay kuu yihiin
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 Ай бұрын
Faysal cid maanta dhaanta lama hayo, guulayso, Abti
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Ай бұрын
Yes codka doyaarso
@fadumoibrahim7639
@fadumoibrahim7639 Ай бұрын
Allah mid qair qaba talada nogu dhib oo Faisal Cali kadig ya Rabi mid dacada
@ahmednaasir
@ahmednaasir Ай бұрын
Markii hore codba bixi ismaan lahayne balse hadalka faysal qulubtu itabtay, waxanu ka hadlay wax laysku doorto wixii ugu mudna, idamka Alle waan u codayn
@meaktooni
@meaktooni Ай бұрын
Guuul ❤❤❤ faysal ❤❤❤❤
@AsliAdamDaud
@AsliAdamDaud Ай бұрын
faisal ayaa labada ninba dhaama ee reer Somaliland ilahay aynu ka yaabno oo aynu codka siino faisal cali waaraabe ❤
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Ай бұрын
Faaysal wAA GARXAJIS HEEGO NAASDHEEREY
@samriyecapull2101
@samriyecapull2101 Ай бұрын
@@abdusalansaleban7339 faysal waa cidagale ma naqaano garxajis hooyada iyo heegadad sheegaysa dhilo ah
@abusufianofficial9943
@abusufianofficial9943 Ай бұрын
Codka ha loogu deeqo sacabkuna ha yaraado
@sacdamaxamed5937
@sacdamaxamed5937 Ай бұрын
gulayso faysal oo laydhka ugu horaysi wayna dhiben
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Ай бұрын
Codka diyaarso
@marianabdihussein6170
@marianabdihussein6170 Ай бұрын
Guul iyo gobaanimo geesiyaada somalilain viva faysal ❤❤❤❤
@Innamadar
@Innamadar Ай бұрын
Faysal cali waraabee waa geeesii ❤❤❤ waa Madaxwayha so socda❤❤❤
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww Ай бұрын
Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo wadaxwayne musdaq balaka faysal cali xuseen
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z Ай бұрын
Codka mmiska siisar
@HirsiCraxman
@HirsiCraxman Ай бұрын
GUUL GUUL HADII UMAD GUUL ILLAAHAY U QORO IIMAN BAA LAGU IRSAQA HADAYSE KANA INA HEBELA IYO INTAN CUNA GUUL UCID INSHA ALLAH
@GF-fk4is
@GF-fk4is Ай бұрын
Allow faysal noga Dhig kii badalilahaa Muuse
@abusufianofficial9943
@abusufianofficial9943 Ай бұрын
Codkaagu ku noqonayaa insha allah ee u raaci codkna wlal
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Ай бұрын
Faysal Geesi qaran noolow abti ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@mowgayare916
@mowgayare916 Ай бұрын
danta qaranka iyo isbadal cusubi faysalbay ku jirtaa imika 4% siiya caqli ma lihidiine waa inuu 60% aynu siinaa nimankan kalee ina waalay 20% iyo 20% waan ku badiyee waliba uga yareeya intaa ha ina dhaafaane viva faysal guulayso insha Allah
@ugaasoibrahim6516
@ugaasoibrahim6516 Ай бұрын
Faysalow Allah kuxafido guleyso amin
@Abdullahi__nasir
@Abdullahi__nasir Ай бұрын
Madaxweyne Faysal Cali Xuseen💚
@hafsaahmed9583
@hafsaahmed9583 Ай бұрын
Faysal haladuurto sanadka Ilahay hasiiyo guusha insha Allaahu
@user-cq5bu8yo8g
@user-cq5bu8yo8g Ай бұрын
Walee faysal waa halyay hakyay dhalay wllhi
@AhmedOsman-ss3le
@AhmedOsman-ss3le Ай бұрын
❤❤❤❤
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 Ай бұрын
Madaxweynaha cusub ee somaliland mudane Faysal Cali Xuseen insha allah
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 Ай бұрын
Allahu akbar, well said 👏, Gudoomiye faysal
@ismailjama9590
@ismailjama9590 Ай бұрын
Mashaaallah speech guul guul faisal one somaland one nation vivi somaland guul apti
@KawsarKawsar-xl9gg
@KawsarKawsar-xl9gg Ай бұрын
Hadaa muuse lwayo faysl insh alh yusra harti marabno ilahyo muuse soonqdaa❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😂🎉😂
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Ай бұрын
Maasha allah Mudane faysal ,calu guuleyso maanta wssnu iskas garab tasgeynaa Guul iyo Gobanimo Somaliland 😁👍😁😁👍👍👍😁👍👍😁👍😁👍😁
@naasiraxmed4734
@naasiraxmed4734 Ай бұрын
caqli hadaynu leenahay maanta faysal cali cid dhaanta ma hayno e isaga aynu doorano reer soomaalilandnaw I LOVE MY COUNTRY SOOMAALILAND ILLAAHAW GUUSHA SII QARANKA SOOMAALILAND GOOR IYO AMIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zaahirnaahir199
@zaahirnaahir199 Ай бұрын
Guulayso gudoomiye faysal cali xuseen
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Ай бұрын
Ma handarabad noqon adna abti❤❤❤mahadsanid 🎉🎉🎉
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Ай бұрын
Wadani Xisbiga huwanta iyo cadow kaalkaalka NO VOTE!! NO COD!! Be smart and vote for faysal ✊🏽💚❤️🤍
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Ай бұрын
Maansha Allah Ayatulaha Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland Mudane Faysal Imbnu Ali Imbnu Hussein Xafidullah ❤❤❤❤
@amusse2801
@amusse2801 21 күн бұрын
Adeer waanu ka baxnay Carabtii oo Oromaanu Dir wadaagnaa!
@ismailjama9590
@ismailjama9590 Ай бұрын
Vivi faisal we need united all somaland one somaland one nation vivi somaland guul guul somaland mashaaallah
@osmanhassan4267
@osmanhassan4267 Ай бұрын
Manshall Allah Tabarakallah gad bless you Faysa you are next president of Somaliland💚🤍❤️
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 Ай бұрын
faysal doorta isaga ugu daacad daacadsane
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 Ай бұрын
Faysal Ali waa geesi faysalo ha nogonin sida wadani waa in Somaliland aad midayo habaryar waa yo cadowga soo adagsanay xisbiga wadani iyo xiris iyo inxash waxaa lagarab nimank ka soo baxay xusbigag ee fadhiya barlamank ee soo raacay cadowga Somaliland inaad ka gaadid talabo sharciga wafagsan I know you can do that because you are smart man guulaso habo guul Somaliland ❤
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e Ай бұрын
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 💚 🤍 💚 🤍 💚 ❤❤❤❤❤❤❤
@IsraKhadar-zi8bl
@IsraKhadar-zi8bl Ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@nasratogdheer2273
@nasratogdheer2273 Ай бұрын
Masha Allah beautiful speech, next President of Somaliland 🎉 guul guul Faysal Ali.
@aminafarah7494
@aminafarah7494 Ай бұрын
Faysal waa nin qaran
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 Ай бұрын
Illaahow Faysal nososaar ciidagale waxalaalcun ina Axmed Mooge Faysalba kadaran e wadankani ciidagalu ubaahanyey yakhi 😂 guul Faysal Caliwaraabe guul Somaliland ❤❤❤
@loo6837
@loo6837 Ай бұрын
Waa beentiis Faysal. Mr Musse waa Mujaahidka dalka iyo dadkaba. Guul.
@ubaxahmed1878
@ubaxahmed1878 Ай бұрын
mansha allah❤❤❤
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 Ай бұрын
Agree. Faysal runta ayuu ka hadaly.
@abdiqadiromar8567
@abdiqadiromar8567 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ faysal madxweynaha 6 ee Somaliland
@user-hz5zo8eb7j
@user-hz5zo8eb7j Ай бұрын
Guuuul❤
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz Ай бұрын
Faysal cali somaliland oodhanba tool uah allan ku dhartee faysal somaliland dhanbu maanta wadta isaga niman ahayn oo hargaysa iyo gabilay iyo hawd iyo barii maanta isha lagu haya waa geesiga bila qabiilka ku ololeya kabaynkiisa ee umada reer somaliland midnimadeeda ka shaqeya weye umaduna maanta kii u dacada iyo kii khiyamaynaye hore uboobay hantiidooda way kala arkan faysal tarkh wanagsan ba dalkiisa utala nin lacabsiin karo mah anaga garabtagan hadanu nahay bulshada somaliland jiir oo jogban leenahay ilahay idamkii guushu waa adiga isha allah
@amusse2801
@amusse2801 21 күн бұрын
Weliba Dhulbahantaha isagaa inagaga filan oo saaxiibo ayuu ku leeyahay, sida loo qaybiyo isagaa yaqaan oo Cali Khaliif inoo keenay berigii hore!
@anabali8433
@anabali8433 Ай бұрын
Guul❤faysal❤❤
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 Ай бұрын
😂😂😂❤❤❤G.faysal waa musharax madax weyne 100% 😂😂😂 ciidagalena nacas malaha👏👏👏👏👏👏salaan sare.g.faysal.from.j.hore
@abdisalanahmed1219
@abdisalanahmed1219 Ай бұрын
fasal ilahaba kaligi mahle❤ kalmadasa kugu jecley
@CabdinaasirHaariye-bc7pd
@CabdinaasirHaariye-bc7pd Ай бұрын
Halo codeyo. Faysal❤❤❤❤❤
@abdiismail-lz5xs
@abdiismail-lz5xs Ай бұрын
Faysal Waa xalka Soomaaliland
@xasannuux5275
@xasannuux5275 Ай бұрын
Mansha allah
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 Ай бұрын
😕❤❤🇮🇷🇮🇷❤❤😐👏👏👏G.faysal waa no.1👍👍👍
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Ай бұрын
Muse ilaa maalintii la doortey dad ayaa ku dhagen. Wax badan ayuu qabtey isagoo dhinac walba laga soo weeraray waanu istaahilaa in hadana la doorto. Balse saska dadka qaar ku jira awgeed Faisal haloogu wada rido doorkan . Allah ayaa og halkii uu kheryrku Somaliland ugu jiro. Ilaahay tawfiiqda ha inoo hagaajiso. Guul Somaliland ❤❤❤
@abdiismail-lz5xs
@abdiismail-lz5xs Ай бұрын
Masha Allah Guddoomiye Faysal Guul insha'Allah
@user-horo
@user-horo Ай бұрын
Eray walba oo yidhi waan kuraacsanahy anigu,gudoomiye faysal cali waraabe dhinac walboon kafiiriyay waxaan fikirkiisa kuraacay waa daacadnimadiisa wadan jacaylkiisa horumarkuu dalka ladoonayo qabyaaladana aadbuu unecbyahay runtii,sidaa awgeed waxaan leeyahay ama aan aaminsanahy inuu yahay ninka xalaynkara waxay xumeeyeeb labada xisbi ee wadani iyo kulmiye waxaan u arkaa inuu xal uyahay dalkan iyo nabadgalyadiisa iyo horomarkiisa iyo midnimada dadkiisa,,
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Ай бұрын
President faysal Ali
@YaxyemuxumedShide-rl2pb
@YaxyemuxumedShide-rl2pb Ай бұрын
Muwaadin codkaaga ugu hiili faysal cali xuseen
@gorayshow9584
@gorayshow9584 Ай бұрын
maansha allaah
@AxmedJamac-ws9hq
@AxmedJamac-ws9hq Ай бұрын
Nin dambe oo shan goor dhacay nooma sharaxna
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Ай бұрын
Wlèe khaayul wadanka jogta toosh wayn ku ifiyey siiba Kuwa kuwa cbb xidhidhka leh waa run sheeg faysal cali warabe waa madax waynaha next president muse bixi
@abusufianofficial9943
@abusufianofficial9943 Ай бұрын
Cod ayuu inooga baahanyahay ee ma u raacina
@MohamedAli-si8bo
@MohamedAli-si8bo Ай бұрын
Qabiilka qabiilka qabiilka qabiilka qabiilka qabiilka 😂😂😂😂❤❤❤😂😂😂😂😂
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 Ай бұрын
SOMALILAND ABAAL XUMADA HA ISKA DAYSO FAYSAL WU KAWADA MUWAADINSANYAHAY KANA LEXEJECLO BADANYAHAN SIYAASIYIINTA INTOODA BADAN, WAA NIN QARAN.
@user-so1kf2js5k
@user-so1kf2js5k Ай бұрын
Mansha Allah 😊😎
@abdixakiimosman7175
@abdixakiimosman7175 Ай бұрын
Haye adeero ❤❤❤
@karingarfod9151
@karingarfod9151 Ай бұрын
Adeer mcn ingoo dhulbahan waa ku duceeyay😢laki😢ina waalan 😢 tahay aan kuu maley naa
@CheerfulValleyHills-vj7qc
@CheerfulValleyHills-vj7qc Ай бұрын
Faysal guul
@mubaarikabdi4506
@mubaarikabdi4506 Ай бұрын
iiiiiin sha allaahu tacalaa
@salatabdullahi1269
@salatabdullahi1269 Ай бұрын
Feysal wa wata Keep going
@MaryanKoshin
@MaryanKoshin Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😊
@Bidixo
@Bidixo Ай бұрын
Legend FAW🎉
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli Ай бұрын
Hadalka aad ku hadashay waa mid xaqiiq ah lkn yaa ficil u bedela !.
@Abdullahi__nasir
@Abdullahi__nasir Ай бұрын
Kuwa Hore Waynu Soo Tijaabinay Maantana Isaga Tijaabo Uga Baahan Umada Reer Somaliland
@museahmed5147
@museahmed5147 Ай бұрын
Faysal Hala doorto waa Nin Samir iyo muwaadinba No. 1 weeye
@samriyecapull2101
@samriyecapull2101 Ай бұрын
Faysal cali waraabe walee jawaab waafiyuu siiyay wadani goormuu cabdi ciise iyo cidagale ku biiraya wadani iyagoo xisbi iyo musharaxba leh dadka bilaa caqli ayay moodayaan cidagale cod uma hayo wadani
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 Ай бұрын
WAAR HA NOOLAADO HOGAAMIYAA RUUXIGAA EE FAYSAL CALI
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Ай бұрын
Garxjisow cirro inaga soconmaayee faysal mawcodaynaa faysal sland oo dhan ayaa ogol hadaynu inagu gabno ka warama cirro codku helimayno
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k Ай бұрын
Nacam waruntaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hisjama9312
@hisjama9312 Ай бұрын
insha allahu next president of Somaliland will be 🤝🤝🤝🤝faysal Ali Hussein🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶
@MohamedAli-si8bo
@MohamedAli-si8bo Ай бұрын
Qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka 😂😂😂😂😂😂❤❤❤😂😂😂❤😂🎉
@Mamar6310
@Mamar6310 Ай бұрын
XIRSI buu ahaa gudoomiye NINKII HOOSTA KALA SOO HESHIIYEY
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 Ай бұрын
car waakase sida faysal poragram cad hakenan wadani iyo kulmiye faysalbanu wadana
@jaamac5034
@jaamac5034 Ай бұрын
Haladoorto Faysal doorkan hadii alle idmo
@mubarikcisman9525
@mubarikcisman9525 Ай бұрын
Hala door to eng Faisal cali warabe
@AxmadMuuse-lr2dd
@AxmadMuuse-lr2dd Ай бұрын
Faysal waa musharax qaran waa inaynu doorano ilaahayoow dadka garansii
Boorama: Suldaan Cusub Oo Kuso Biirey Bahda Dhaqanka Somaliland.
18:51
WAREYSI GAAR AH ISMAIL OMAR GUELLEH
29:29
Universal Somali TV
Рет қаралды 111 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 111 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
HARGEYSA ARIN CUSUB O LAGU ARKAY REER HARGEYSA NAGA CILMI BADAN😱
13:24
Deg-Deg: Daaci Saalax oo raali galin siiyay dumarkii cabanayay
7:23
Farmaajo iyo Rooble midkee ku taagan dastuurka?
3:11
VOA Somali
Рет қаралды 157 М.
WAAR DAG DAG AH
33:23
Habar media
Рет қаралды 305
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН