Wasiir Hoosow - Soomaalidu Kenya Iyo Ethiopia Madaxweyne ma ka Noqon karaan? Runta Khadhaadh.......

  Рет қаралды 21,484

SSTV

11 ай бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: kzfaq.infofeatured
Facebook: web. SSTVRASMI
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 71
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 11 ай бұрын
Runtii waxa uu sheegay xaqiiqo jirto abdi aadan hoosow wa aqoon yahan wax badan og wa qabiir cilmi baaaris sameeyay Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muhsinhajji8458
@muhsinhajji8458 11 ай бұрын
Exactly 💯
@magolabdulle5811
@magolabdulle5811 11 ай бұрын
Yaa allah adoo kale allaha noo badiyo runtaa sheegtay
@mohamedabdiali8520
@mohamedabdiali8520 11 ай бұрын
Wasir hosow wax badan ayow u darsay Somalia meelo badan ayaan isku fakar ka nahay waan jeclan lahaay inaan mar is hor fadhisano
@cabdulaahibukurow9530
@cabdulaahibukurow9530 4 ай бұрын
the future president of somalia Mr.hossow
@fadumasheikhmahmuod3082
@fadumasheikhmahmuod3082 11 ай бұрын
Masha allaah aqonyahan aqon ule somali somaliya waxay u bahantahay dhalinyaro aqonyahan ah iyo indheer garad ujiheeya wadada wanaasan allaah umada khayrka garansii
@AliYusuf
@AliYusuf 11 ай бұрын
Masha Allah
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 11 ай бұрын
mansha allah
@halimahassan657
@halimahassan657 11 ай бұрын
Asc maansha Allaah wax jiro ma ahan soomaali weyn Qaran baa na deeqa ee Qabiil wax jiro ma ahan wiilkaa waa runtii jzk Qayran.that is true.💙🇸🇴 waxaan rabnaa dad uswatul xasanah dad noqdo.waxaana nahay dad islaam ah hadan wax kasta ayaa dhaqan inoo ah dadnimada ayaa naga dhimatay.
@abdikadiree6074
@abdikadiree6074 11 ай бұрын
Run sheeg
@mustafaaden-cx8ui
@mustafaaden-cx8ui 11 ай бұрын
Waa run dalkani wuxuu ubaahanyahay caqliyad hogaamiyeed oo kasimata bixiso umadan Hogaan xumida ay beelaha Daarood iyo Hawiye u horseedeen qarankan.Waa in aynu yeelanaa dhiiranaan aan ku taageerno Somalida kale si aynu uga gudubno caqabadan ragaadisay hormarka umadii Somaliyeed oo idil.
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb 11 ай бұрын
WA. SAHAL. ABDI BOULALE. OO. CASIIMADA DALKA. DJIBOUTI 🇩🇯
@AliShirwac
@AliShirwac 4 ай бұрын
رجل حكيم خطير جدا علينا دارود وهويه 😂 ومفيد للامة الصوماليه
@nrcabdi
@nrcabdi 11 ай бұрын
🥺🥺🥺🥺🥺 ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho. Lambarkayga: 252 617313184 Cabdulqadir Cabdi
@ibrahimyusuf6408
@ibrahimyusuf6408 11 ай бұрын
Haa somali waa somali
@hashihersi
@hashihersi 11 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedmoussa5084
@mohamedmoussa5084 11 ай бұрын
Waruntii agaa
@AHMEDEGALCOEGAL
@AHMEDEGALCOEGAL 11 ай бұрын
Walaahay ninkaan eray la diido ma uusan oran , waa wada wax waaqici ah oo jira.. inuu qabiil sheegana dhib ma lahan
@abdigah5364
@abdigah5364 11 ай бұрын
Digil-iyo-Midhifle waa qowmiyad ka mid ah qowmiyadaha Africa ( af iyo dhaqan gaar ah ) oo xaq u leh qaran ay iyaku hoggaamiyaan
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 ай бұрын
Taasi waa wax aan suuratul gal ahayn @macalinenglish
@bulshokaab6827
@bulshokaab6827 5 ай бұрын
Waa qabiili caqli badan waxna fahansan,waxaa ka fiicnaan laheyd qof iyo cod in uu ka su saleeyo si loo helo qof aan 4.5 ku imaanin 😢
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 11 ай бұрын
I LIKED HIM IN THE FIRST CLIP BUT IN THIS , HE IS ANOTHER SOMALI SKY PAINTER!
@Fowzia69
@Fowzia69 11 ай бұрын
DHIBKAAN WAA JIKII HORE EAA ODAAYASHA IIMAANKA AAN LAHAYN EE ALAHA HA MADHIYO
@abdigah5364
@abdigah5364 11 ай бұрын
Somalia oo utaal isbidda faa'iido uma yeelanayso wadciga Killinga afsomaliga ku hadla ee Ethiopia waayo Somalia markaas waxay lasoo noqonaysa riyadii waallida ahayd ee Somaali-weyn oo iyana keenaysa in Ethiopia ay shakido oo ay karbaashto Somaalida ka tirsan Ethiopia. Waxa Somalida iyo cidwalba u fiican inay Somalia iska hoos-joogta askarta ajuniba ee immika joogta
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb 11 ай бұрын
WALAAHII. .NIIN KAN. .WAA CAJIIB .JIIRAAA.AYUU. TIIL MAAMEEY
@abdulghanihassan3837
@abdulghanihassan3837 11 ай бұрын
Xataa hadii somali oodhami qaran wadasamaystaan ,waxba mabedalayo, sabatoo ah waxan marnaba meshakabaxayn iqaranka qabiil utaliyo oo kutagrifalo sidii horeba aan u'aragnay, markaa wax mustaqbala oo soo iftimaya maragno, waxana innooguwacan wixii ilahay innoo dooray baandiidnay oo ah diintenna suuban taasoo immagu hagilahayd cadaalad
@eastarfcn0876
@eastarfcn0876 11 ай бұрын
Well done Fikirka ayan qabna lkn wax kor udhaha lama hayo.
@hhaji6556
@hhaji6556 11 ай бұрын
Wiilkan waa nin caqli, iyo, aqooniba kamuuqato wuxuu sheegayoo dhami wayjiraan laakiin xoogaa cuqdad qabyaaladeed ayaa kabuuxda.
@mali3797
@mali3797 11 ай бұрын
Wasiir luqada ingriiska naga daa si aan kuu fahano
@Heloo-b4v
@Heloo-b4v 11 ай бұрын
Kenya 🇰🇪 yes but Ethiopia axmed shide yaaa support sinayaaa: ninkaa waa qaldantahay KENYA 🇰🇪 IN NIN MADAXWEYNE KA NOQDO WAAA EASY OGOW WAAD ARKI
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb 11 ай бұрын
AAAAAAAAAA. CAJIIB.😢😢😢😢😢😢. WAR .NIIN KAN
@user-se8yv5po1b
@user-se8yv5po1b 11 ай бұрын
QABYAALADDA dadkii caabuday ayuu dhibkaasi haystaa.
@mohamedomar610
@mohamedomar610 11 ай бұрын
AQOONYAHAN BANAANKIISA KU DHACAY HOSOW AQOONYAHANKA WAA LAANDHEERAHA KALIYA
@hassan365
@hassan365 11 ай бұрын
Nin kaftami kara
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 11 ай бұрын
Waan gartey aqoon yahan hoosow aad buu uga deyri yey dig iyo nurif leh iney ka noqdaan madax weyne
@user-se8yv5po1b
@user-se8yv5po1b 11 ай бұрын
Qabyaaladdaas dadka ay indhaha ka ridday waxa kamid ah Daadigiyaasha SSTV ee Wariye Nuur iyo Jaamac Gallad
@fhuddle2311
@fhuddle2311 11 ай бұрын
Wariyaashu wixii jira ayay sheegaan, ee adiga yaa Cudur Qabyaaladeed la ildaran ee ilaahay ha ku caafiyo
@cfatahdawanlacali9180
@cfatahdawanlacali9180 11 ай бұрын
Sxb waa runtaa
@keyahmedibrahim4475
@keyahmedibrahim4475 11 ай бұрын
i thought you were smart
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p 2 ай бұрын
Aniga.igu.dar.teamka.badali.doona.aragtidan.xun.ee.daarood.iyo.hawiye.xukunka.ku.dhagan.yihiin.in.la.baabiyo.aragtidaa.foosha.xun
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 11 ай бұрын
Bismi allah, ninkaan Hawiye iyo Daarood nacayb ayaa ragaadiyey. Illahay haku soo hadeeyo.
@nurabdullahi2690
@nurabdullahi2690 11 ай бұрын
Ninkan naceyb kuma jiree waxu ka hadlaya xaqiiqada runti
@ilyashussein4249
@ilyashussein4249 11 ай бұрын
Naceyb. Kumajiro ee xalada dabta eh ayu kahadleee wlh
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 11 ай бұрын
Runta makaheshay
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 11 ай бұрын
Runta waa qaraaaar!!!
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 11 ай бұрын
@@abdisamadhussein3924 Runta qaraar ma aha, lkn wax run sheegaya uma jeedo. Waxaan arkaa qof 2 reer ku dhegan. Aniga aragtidayda Soomaali isma dhaanto.
@kamela775
@kamela775 11 ай бұрын
Ninkaan shaqsiyada soomaali u bahantahay
@waayoaragagalmudug9759
@waayoaragagalmudug9759 11 ай бұрын
Asc su.aal,? Wasiir Hoosow Hadu Madax weyne Noqon laha Yuu Reysalwasare Ka Dhigi laha ,?
@shamsoahmed8779
@shamsoahmed8779 11 ай бұрын
Dhibkaas waxaa soomali u gaystay rag kusheega somaaliyeed
@yasiinmohamedyasiin2449
@yasiinmohamedyasiin2449 11 ай бұрын
Adeero cob ka macane somali somali madera oo kabaxa qaabyalad ka kuu dagaysanaya yaa ka xuun
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 11 ай бұрын
Dorashada barlamanka ma dib lo dhigo oo la hormariyo dorashada madaxweyne maxa dhici laha tas ma la tijabiyo
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p 2 ай бұрын
Waligeed.somaali.dawlad.uma.dhismayso.intaa.hawiye.iyo.daarood.is.haystaan.waa.in.labadaa.reer.meesha.laga.saaro.waa.haddii.la.doonayo.in.somaali.dawlad.fiican.hesho
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 11 ай бұрын
Ninka haysto itobiyo oo ku leh wa inan qasab ku helna dekedda oo asagon badlaheyn sameystey ciidamo badda miya so dhoweyn leh somalida degen aya laga raba iney ku so biirto somaliya ama somalilend ba ugu dhow xoriyadna wey wada radiyan in la aqonsada u dhow lakiin jigjiga ayag keliya is raba darod somalilendna ayaga keliya is raba her ma gari karan lakiin tastur kala xadeyo wada qortan somalilend iyo somalida degen jigjiga wa lawada aqonsanan laha
@LST25
@LST25 11 ай бұрын
Xasan shiikh Gabadhiisa uu shaqo siiyo hada dadka dhan wee ku dayadeen😂😂😂😂
@hassanayanle2168
@hassanayanle2168 11 ай бұрын
Midnimo, midnimo, midnimo! Ka dibna la dagaalan musuqa dowladda. Waddanka ku midee Woqooyiga, kuna noqo gobolladii 1960.
@omerjibril7318
@omerjibril7318 11 ай бұрын
We're Somaliay peoples We're never part of Ethiopia 🇪🇹 so we want independent from fascist dictator Ethiopia
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 11 ай бұрын
😂😂
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 11 ай бұрын
This gay is intelectual
@shaficiroraye
@shaficiroraye 11 ай бұрын
dawladaha nagu meersani xumaha markay moosayaan miisaal inay naga dhigtaan ayay isku muujiyaan. hoosow wax gudbintaada waad ku saxan tahay.
@maryami2299
@maryami2299 11 ай бұрын
Been buu sheegay raxanwayn way noqonaysaa Waa qabiilooyin ugu waawayn soomaaliduna way jecelyihiin
@dahirmax6281
@dahirmax6281 11 ай бұрын
Wasiirku qabiil ayuu ka qaylinayaa maxaa qabiil la iigu dooran waayeyne wuu ku doodayaa cajiib
@aniwaaye484
@aniwaaye484 11 ай бұрын
Miyusan xaq u laheen?
@mabruukabukar6682
@mabruukabukar6682 11 ай бұрын
Adiga ookale intay nool yihiin wadankane joogaan faaiido maleh adiga iyo noocaada waxaa laqaatay gaalo inay nagumeesato sababtoo ah gaalkaas magac somali unbuu igu gumaysanayaa laakiin adiga qawiil ayaad igu gumaysanaysaa adoo waxba idheerayn xoolo alle kafurtay
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir 11 ай бұрын
@@mabruukabukar6682jawaab fiican baad siisay
@dahirmax6281
@dahirmax6281 11 ай бұрын
Wasiirka iyo qof kasta oo Somali ah xaqbuu u leeyahay inuu xukunka ugu sareeyo qabto waana midda loo baahan yahay. Laakin waxa aan diiday reer koofur galbeed cod ima siin ereyga ah.
@HashiTarey
@HashiTarey 11 ай бұрын
Wax run ah ayu kahadlay 60 sano darood io hawiye kadhaqaaqi lanahay nacala dhalay labadaba ano darood ah nacala dhalay darood
@sameernasri8775
@sameernasri8775 11 ай бұрын
Ninkaan JINNI daarood iyo hawiyuu qabaa kkkkk
@keyahmedibrahim4475
@keyahmedibrahim4475 11 ай бұрын
you are already mentally dead and gave up
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 5 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН