Wax kasta oo aad u baahantahay in aad ka ogaato Chevening Scholarship

  Рет қаралды 6,490

Yusuf Shire

Yusuf Shire

10 ай бұрын

Our New Website: somalischo.com/
Telegram group: t.me/SomScho. t.me/+MKi2aNh-PjJmMDU0
PLZ subscribe and like our channel
You can also follow me on social media
📸 Instagram - / yusuf_shire.. .
🐦 Twitter - / shiremuse​​​​
🔵 facebook - / yuusuf99​
CAMERA GEAR
[www.youtube.com/watch?v=qaNgu...](www.youtube.com/watch?v=qaNgu...)
Affiliate links
📌 [amzn.to/3vlFFc7](amzn.to/3vlFFc7)
📌 [amzn.to/3hSTryT](amzn.to/3hSTryT)
📌 [amzn.to/3fmYwOq](amzn.to/3fmYwOq)
▶️ My FAALLOBUUG Playlist
[www.youtube.com/watch?v=VNBiQ...](www.youtube.com/watch?v=9DwwD...)
DISCLAIMER
This channel is created in good faith for informational and educational purposes only. All persons associated directly or indirectly with this channel and videos use their best efforts in preparing the content. The accuracy, completeness, and correctness of the information shared here are our top priority and we will always be at our best in delivering quality content.
However, you are advised to always make your research and ask when not too clear.
Lastly, my description may contain links to other websites or content belonging to or originating from third parties, and when you click on them, I get a small commission. So thank you.

Пікірлер: 73
@AhmedHussein-le7og
@AhmedHussein-le7og 10 ай бұрын
Alle riyadaa hay rumeeyo Next year ayaan Public adminstartion dhamaynayaa ee ustaad iigu soo ducee inaan ka helo MASTER OF PUBLIC POLICY INSHA ALH❤❤❤❤ YOU INSPIRE ME REALLY
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Insha allh
@cagtahaaji3058
@cagtahaaji3058 10 ай бұрын
Thanks xildhibaan aqalka sare waan guuleysaneynaa insha allah
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Insha allh
@madar9587
@madar9587 10 ай бұрын
Hi yuusuf I appreciate your efforts to enlighten somali people without demanding nothing for exchange you will receive your award from allah soon and not latter. I always watch your videos and try to submit scholarships that I hear from you personally so here I want to ask you only one question please. It has been very difficult to me to submit Ireland mp scholarship for the lack of supervisor (all of them they didn't responded my Emil ) so is there any other way that you can help?
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Thanks unfortunately no thats the only way and you are right its a big problem.
@mostafaqoob2217
@mostafaqoob2217 10 ай бұрын
Mahadsanid walaal hababka loogu iman karo UK 🇬🇧 noosoo gudbi ee shaqo iyo wax barasho ah
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Insha allh hawshaas wan ku jira
@N.M.M1999
@N.M.M1999 10 ай бұрын
Salam brother. I hope the next video will be about the Essays. Thanks
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Insha allh I’ll make video about that two
@somtutoring7417
@somtutoring7417 10 ай бұрын
Wlo nagu qaali wlo Yusuf noo so diyara shuruudaha looga bahan yahay MBA thanks 😊
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Jamacada add rabto webkeeda ba ka helin
@Eng-Mohamed-Ahmed
@Eng-Mohamed-Ahmed 9 ай бұрын
asc wll yuusuf ma qasab ayaa inan aqlbaad laga keeo mid ka mid ah jamacadaha aan codsado?
@safaacadey8080
@safaacadey8080 10 ай бұрын
Thanks wlal yusuf Waxaa ku weydiinaa faculty kasta maa xarayn karo
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Haa
@Hayyaay
@Hayyaay 19 күн бұрын
Wll turkigad wax kubaratay marka su ashan iga jawab fadlan: Mahadsanid Qof iminkaba turkiga joga makulatalin lahayd bachelarka inu kabilabo turkiga .. mise inu galbedka xaraysta u roon. Jamacado iwm talo waan so dhawaynaha mahadsanid
@SaidHuseinIsaq
@SaidHuseinIsaq 18 күн бұрын
Walal qof master kale hysta maxareen karaaa
@mubarikshamahiye8677
@mubarikshamahiye8677 5 ай бұрын
Waaa xog dhamaystiran
@nasrofaaraxkhayre4551
@nasrofaaraxkhayre4551 10 ай бұрын
mahadsanid marka hore , jamacadaha mostly wexee leyihiin English requirements TOEFL ama IELTS 2daba ma heysto caqabad ma igu noqon kartaa marka lo fiiriyo aqbalada jamacadaha mida 2aad jmacadaha aan leheyn english requirements kas mexe ka dhigan tahay tayada wax barashadooda
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Imtixaanadaas inuu qofku diyaariyo baa aad u fcn
@xasanbashi6858
@xasanbashi6858 10 ай бұрын
Ustaad waa mahdsan tahay alle haku sharfo hal suaal bes baa ku waydin lahaa. Qofka haduu ku guulleysto. 2 sano ay i dhamaato wadanka ma sii jogi karaa mise waa qasab inuu so laabto plz mahdsand
@apdlleosman
@apdlleosman Ай бұрын
Adey kugu xidhnthey
@bushraapdullah7297
@bushraapdullah7297 10 ай бұрын
Wllll mahadsanid wlloh markaaad dhamayso series chevening schlorship waxaaad nooo dhigtaaa Erasmus mundus schlorship iyo weliba qoro warqada proof Residency letter wlloh waaa codsi ee amarmaaha jazaka Allah sidaaad ardeyda soomaliyeed hormarka ula jeceshahay
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Insha allh haye
@hodan6001
@hodan6001 10 ай бұрын
Xeraynta Passapor miyaa loo baahan yahay?. Mid bishii August dhacayse ma lagu xereysan karaa? Mahadsanid.
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Hada lagaagama baahna Kaas dhacayse wa si isticmali kartaa
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 10 ай бұрын
Waa Scholarship aad muhiim u ah
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
💯
@hamsekhadar3196
@hamsekhadar3196 10 ай бұрын
i.a ustaadi waxa caqabad ah badana macalimiinta wax ka dhigta jamaacadaha soomaaliya references uma jawaaban maxa yeeley maaha badana dad eega emails-kooda sidee loo xalin karaa caqabada ustadi thankz
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Hadaa wadanka joogtid utag ama qaab kale uka xiriir
@user-tj9ns8tf2c
@user-tj9ns8tf2c 9 ай бұрын
Masul mahadsanid hal sual baan ku weydina adigo mahadsan waxaytahay kullyadaha wey kala duwanyhin civil engineering ahaan master degree 2 years waye masul chevening scholarship civil engineering field'yada laga heli karo manala wadagi karta adigo mahadsan
@yusufshire
@yusufshire 9 ай бұрын
Wllo jmacadaha pages kooda ayaad ka heli karta program kuna waa inuu hal sano noqdo
@rumizafaza6548
@rumizafaza6548 8 ай бұрын
Gormu furmaa abwe
@sayruuqsheikh
@sayruuqsheikh 10 ай бұрын
Admisionka Jamacada Makuu samayn Karaa Qof UK jooga Yacni Jamacada Admision makaga soo qaadi Karaa?
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Haa
@nadiirayuusuf7328
@nadiirayuusuf7328 10 ай бұрын
Asc wl ielts ma requirement miyuu ka mid yahay
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Stage kaan may Jamacada marka xaraynayso bay ku waydiin
@abdirahmanmohamed6309
@abdirahmanmohamed6309 10 ай бұрын
Can you apply asylum in England after when you finish or complete master
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
I think so
@user-km6if6hg4z
@user-km6if6hg4z 10 ай бұрын
Sc wll suaal ban rabaa inan ku weydiiyo Jamacadaha ma wxaad xaraynaysaa chevening scholarship ka hor mise marka ad chevening scholarship xaraysid bad jamacadahana xaraynaysaa
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
chevening ka ayaa horeeya
@user-th3dm2zg3s
@user-th3dm2zg3s 10 ай бұрын
Ustad ani jamcad wali ma galin ma xarayn kara?
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
May
@mohamedkobra2305
@mohamedkobra2305 10 ай бұрын
Fotelka ma qasaba inan haysto wll se jamacada qaar ma jiran an wax luqada ku waydiinayn
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Ma arag
@LibanSaid99
@LibanSaid99 10 ай бұрын
Qof master hada wada ma buuxin kara mudane
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Haa
@zainabahmed6111
@zainabahmed6111 10 ай бұрын
qof cafimaad bartay sida nurse o kle ma xaresan karaaa
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Hal sano course cfmd ka xiriirta hadaa hesho haa
@cismanjawari991
@cismanjawari991 10 ай бұрын
Yusuf Shire wlle aad baa u mahadsan tahay Fursadaha dahabiga ah eed dhalinta soomaaliyeed la wadaagaysid Wlle waxaan rabay Course MBA Adna sidaad sheegtay shardi gaara buu leeyahay fadlan nala soo wadaag arinkaas
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Haye hadi alle idmo
@somtutoring7417
@somtutoring7417 10 ай бұрын
Haa wlo nala soo wadaag kaas baan ubaahnayn
@najibmohamedisse7487
@najibmohamedisse7487 10 ай бұрын
Salamullah Brother, Suaashaydu waxay tahay Master programs waxaa jira kuwo kabadan hal sano sida 2 sano iyo wixi lamida Ma ku dhameystiyaan Mudada ay Master kuu socoto mise Hal sano ayey ku qabaan kan kale wa Jeebkaaga MAHADSAND
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
May halsano mid soconaya wa inu ahaado hadi kale maba helaysid scholarshipka
@maxamedfaarax682
@maxamedfaarax682 10 ай бұрын
Mahadsanid wll lkn scholarship maanay jirin degree ah.
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Ma badna
@ramlaabdosalam5812
@ramlaabdosalam5812 10 ай бұрын
Asc wll This scholarship is valable in Djibouti ?
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Yes
@ramlaabdosalam5812
@ramlaabdosalam5812 10 ай бұрын
Thanks
@zainabahmed6111
@zainabahmed6111 10 ай бұрын
qabka lo qorayaa Essay managa caawin kartaa walaal Yousuf
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Muqalan ka sameeyey kuwo kalena waan ka samayn
@mohamedHassan-tu3jd
@mohamedHassan-tu3jd 10 ай бұрын
Ustaad shahadada IELTS maleyskaga bahanyhy
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Hada may kkn hadhow jmcdaha haa
@NaturalEnvironment224
@NaturalEnvironment224 10 ай бұрын
Wllo Ethiopia Ma loo Ogol yahay scholarship kan
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Haa
@zakariyeisxaq3268
@zakariyeisxaq3268 10 ай бұрын
New Zealand 🇳🇿 scholarship kasoo hadal mudane❤
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Wan eegin
@Zainabashiir7622
@Zainabashiir7622 10 ай бұрын
Qofku hadusan sooba shaqayn maxa xala
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Shaqadu wa qasab wuxuun ina so qabatay
@abdiqaniosman7873
@abdiqaniosman7873 10 ай бұрын
Suaal yar oo kooban ban ku weydiin lahaa Qof sanadka danbe Degree giisa dhamaynayaa ma sii xareyn karaa.
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Ilaa February hada shahaada helayso hadii kale may
@user-xe5cp2th9q
@user-xe5cp2th9q 10 ай бұрын
wllo waxa noosoo galisaa sida loo xaraysto hal vidoe noga soo samee
@yusufshire
@yusufshire 10 ай бұрын
Insha allh wan so gelin
Qaabkaan u xaree CHEVENING Scholarship A _ Z.
30:02
Yusuf Shire
Рет қаралды 5 М.
Should you be a UX Designer 2024? | Everything you need to know
15:20
Sharon Yeun Kim
Рет қаралды 104 М.
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 18 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Deeqda waxbarasho ee dawlada TurkigaTurkiye Burslari 2024
13:57
Yusuf Shire
Рет қаралды 5 М.
Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland
17:58
Hereri Media
Рет қаралды 93 М.
SIDEE U DOORTAA JAAMACAD SAX AH? CHEVENING UK🇬🇧
12:55
Yusuf Shire
Рет қаралды 5 М.
خطوة بخطوة | اسهل الطرق عشان تلاقي شغل في الامارات
16:59
Beshoy William - مخدنهاش في الكلاس
Рет қаралды 1,2 М.
Jaamacahada 3da ah sidee u xareeyaa I Chevening UK
12:26
Yusuf Shire
Рет қаралды 2,3 М.