waxaa channel keyga kaso muuqday zaki somali

  Рет қаралды 11,227

Carafaad Siciid

Carafaad Siciid

Ай бұрын

#zakisomali

Пікірлер: 620
@nuurabdalla2915
@nuurabdalla2915 Ай бұрын
Form saki Somali
@kiinay4946
@kiinay4946 Ай бұрын
Zaki waan usosaaray lkn waandaawan jiray carafaadna waan kuusary from Mj
@habsaali3510
@habsaali3510 Ай бұрын
Cafimad dag dag ilahye ha kusiyo walal Ameen ya rabbi 🤲🤲🤲
@AdnaSange-xd7bw
@AdnaSange-xd7bw 24 күн бұрын
@@habsaali3510 Amiin yaa rabe
@Mohair930
@Mohair930 Ай бұрын
Kusoo dhowow dad somaliyed oo ku jecel wllka❤
@LadnaDheeman04
@LadnaDheeman04 Ай бұрын
wllkay carafaad saciid waad guulaysaneysa wll mcn waan kula socday ila maalinta xamar lagaga qatay qalabkagii ee lagugu xooga sheegtay waligayna waan kula soconaya wll mcn إن مع العسر يسرا culayska fudayd ayaa xiga somali ayaa ku hooyo iyo aaboba ku ah لا تحز إن الله معك إن شاء الله يا أخي ❤🎉🎉❤❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 Ай бұрын
Aboowe horey usoco ilaahey haku caafiyo
@XanaanClraxmaan
@XanaanClraxmaan Ай бұрын
From tiktoktaada Alle ha ku Caafiyoh wll
@faadumomataan5104
@faadumomataan5104 Ай бұрын
carafaad boowe rabbi cafimaad taam ah haku siiyo insha allah dadaal from zaki somali maska madow
@samsamcadey
@samsamcadey Ай бұрын
Wll kow alahaku caafiyo tan kale cadowga alaha kaa koriyo
@farxiyicilmi8751
@farxiyicilmi8751 Ай бұрын
Soo dhawoow wllky hormar wacan keep going lph✊️
@safiyamohamed8174
@safiyamohamed8174 28 күн бұрын
Caafimaad taam ah baan kuu rajeynaa inshaAllah 😢 Abowe
@JamiiloKeyf-dg6dx
@JamiiloKeyf-dg6dx Ай бұрын
Allah waxan kha baryaa cafimad taam ah Ku siiyo dadka aabo iyo hooyo Allah haga dhigo ❤❤❤
@FahiimaShawr-qe7bb
@FahiimaShawr-qe7bb Ай бұрын
Hore u soco walaal nolosha heersare ka gaadh idamka alle ha niyad jabin hana quusan waxaanu awoodno garabkaagunu nahay anagaad nala dhalaty❤
@XasannurXasannur
@XasannurXasannur Ай бұрын
Wllhi waa dadka farxada u saxiibka ah m.a carataat saciid niyada qeyr usheeg mar walpana alah talada udhiibo😢😢😢
@faatimacabdiqaadir6268
@faatimacabdiqaadir6268 Ай бұрын
Wll ilaahay lixaadkaagii hakuso celiyo 🤲🤲🤲🙏
@rahiimabashiir490
@rahiimabashiir490 Ай бұрын
Soo dhowow wllkei carafaat from zaki somali
@BahjoCadey-db5yz
@BahjoCadey-db5yz Ай бұрын
Wllky keep going in sha Allah ilhy caafimaad tama ha ku siiyo
@SumayoAx
@SumayoAx Ай бұрын
Wll.mcn Farxad ku noloow. Caafimad taam ah. Ilahay ha ku siiyo insha Allah mar uun. Waad ku Socon. Lugahaga. Niyada. Khayr u dheeg.
@yusufhassanshekh7125
@yusufhassanshekh7125 28 күн бұрын
Allaha ku siiyo cafimaad taam ah insha Allah walalkey
@user-px1ou9ou9t
@user-px1ou9ou9t Ай бұрын
Hore usoco zHp ilahayna waxa kaaga baryayaa caafimaad taama
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 Ай бұрын
Masha allah ilahay cafimad hku siyo wll carafad sabirka badi malin un bad kici donta farxad iyo cafimad ku nolow
@hodoniish1434
@hodoniish1434 Ай бұрын
From Saki Somaali Masha Allah wllken Allah ku cafiyo keep going ❤
@Shaafie
@Shaafie Ай бұрын
Waad naga haysa taliye, KEEP Going marna ha niyad jabin..Hore usoco.
@NimcoDable
@NimcoDable Ай бұрын
From zaki Soomali❤❤❤Hormar wcn wll carafaad legend👑
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 Ай бұрын
Masha allh waa wiil shidan qalbi wanaag san wll cidlo matihid aboowe geesi baa tahy nolo sha ladagaalamaya rabi caafimaad ha ku siiyo wll qeebta labaad sugoow naa from zaki somali
@warish9081
@warish9081 22 күн бұрын
From zaki Carafaad aduunku waa imtaxaan illahay waa loo wada siman yahay mamo ogoow inay jiraan dad ka liita marna haka quusan naxriista eebe waxaana ku rajaynayaa caafimaad taama inshaa allaah ogowna somali oo idil waa ku aabo iyo hooyo guulayso ❤
@NadaGuuleed
@NadaGuuleed Ай бұрын
Masha Allah illaahay ha ku xiftiyo wilka sidadu caayisay wilka wlaalkaya wilka illaahay carafaadow cid ku baahato mooye cid how baahan aamiin yaa allaah🎉
@Niciimanaasir-d8z
@Niciimanaasir-d8z 13 күн бұрын
Maasha alaah guulayso wllo carafaad 😊🙏
@EngCadaay
@EngCadaay Ай бұрын
Yutubers Malaysia 🇲🇾 ninka ugu qalbiga fiican zaki somali ❤ guuleysto wll carafaad❤❤
@XabsoAli
@XabsoAli 28 күн бұрын
Wllo Carafad alle cafimad haku siiyo bi idnillaah
@ayanmohamud2638
@ayanmohamud2638 Ай бұрын
From zaki somali❤️ walal Carafat nolosha kuma xumryso guleyso walal ❤️ keep going! Guul anku rajeynenaa 🥳🎉👏❤️
@amrygirlsabrina
@amrygirlsabrina Ай бұрын
Mashallah wllo waku wadana wllo qali ❤❤❤❤❤♥️❣️🫀✨❤️‍🩹❤️‍🩹🫀❤️‍🩹❤️‍🩹
@HanadYare-jg4hg
@HanadYare-jg4hg Ай бұрын
Mida saxb Mar walba codkaga wow hoseeya ee kor uqad i.n
@ahmedmuktar2734
@ahmedmuktar2734 Ай бұрын
Nin rageed aabo cadowgaagu ha jabo Caafimaad taam ah insha allah💥💯
@NaimoAden-y8f
@NaimoAden-y8f Ай бұрын
Illahey Cafimaad taam haku siiyo wllo
@khadrauk
@khadrauk Ай бұрын
Carafad walaal Allaha ku cafiyo waligaa ha isdhiibin Never give up
@quenazuu6580
@quenazuu6580 Ай бұрын
Mar horaan imid from zaki welcome 🎉❤
@fatumamahdi8353
@fatumamahdi8353 Ай бұрын
Abwe keep going ❤❤ ilhy haku cfiyo dadkana hoyo iyo abo allaha kaga dhigo ha murugon bowe ❤❤
@aliabey7029
@aliabey7029 Ай бұрын
Welcome saxib hormar wacaan I,a
@masudhussein7648
@masudhussein7648 Ай бұрын
Masha allah
@user-fr1uo7eb6y
@user-fr1uo7eb6y Ай бұрын
Wllkeey carafaad ale caafimaadtaama hakusiiyo
@AdnaSange-xd7bw
@AdnaSange-xd7bw Ай бұрын
from dhirigalay keeb going wllo❤❤❤
@RidwN-ux6bc
@RidwN-ux6bc Ай бұрын
Wllky hormar wacan wan kula joga ❤❤❤
@Abdiaziiz_shiine
@Abdiaziiz_shiine Ай бұрын
Zxp marwalbo waan ku garabtaagnhy allhy haku caafio boqorow
@MaryamMaxamud-bv4rt
@MaryamMaxamud-bv4rt Ай бұрын
Illaahay cafimaad dag daga.ha kusiiyo lixaadkaga dib aleh hakugu soceliyo allahu ma amiin yarabi
@ikranawale5450
@ikranawale5450 Ай бұрын
Wllo mcn ilahay cafimaad tama haku siiyo aamiin
@user-je4cb7vu6h
@user-je4cb7vu6h Ай бұрын
from zaki somali welcome bro
@princessaisha3845
@princessaisha3845 Ай бұрын
Allow caafimaad isiii walaalkeyga carafaad❤❤ from zaki somalia
@amalabdi2011
@amalabdi2011 Ай бұрын
Masha allh guulaysta ❤❤❤
@nasrocalinasrocali3431
@nasrocalinasrocali3431 Ай бұрын
Form saki somali wan ku salaamay walakey ha ku caafiyo
@Happy-woman15
@Happy-woman15 Ай бұрын
Ilahay cafimad sareecana haku siiyo wllo Guulayso marwalba ahow qof furfuran noqo wxb kama hor imanayan insha allah guushu waa agtata subscribe kuna waa dhankayaga from zaki somali brother ❤
@khaaliali1290
@khaaliali1290 Ай бұрын
Hormar wacan guuleyso wall 😊😊
@CsalaanMaxamed-ui3yh
@CsalaanMaxamed-ui3yh Ай бұрын
Dadaal sxp ilahay haaku garab galee❤❤
@Manka088Cade
@Manka088Cade Ай бұрын
Ammin❤❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 Ай бұрын
Aamiin
@user-cb4qn9ui8g
@user-cb4qn9ui8g Ай бұрын
Waad samenkarta manta waxan dawaday filim walhi .arkan dawanye waxa igu sodhacay adiga kaban ayaa samenkartainsha alh asad ka kale somali youtubar 2 insha alah ❤😢🎉
@abdulaahiAhmedshaikh
@abdulaahiAhmedshaikh Ай бұрын
From carafaad big legend ilaah haku caafiyo walal
@IKRAN-pe8wq
@IKRAN-pe8wq Ай бұрын
Masha alah wll farxad ayan ku rajayniya carafad nolow❤
@filsanhassan-w8u
@filsanhassan-w8u Ай бұрын
Allah ku cafiyo abowe mcn🤲🤲🤲🤲
@MohamedYusufAhmed-r2k
@MohamedYusufAhmed-r2k Ай бұрын
From saki and carafaad Allah ha ii kaa dhowro wllky
@Filsano
@Filsano Ай бұрын
❤wllo ilahay haku cafiyo Suuratul baqarana akhriso
@user-up5yi9vk2l
@user-up5yi9vk2l Ай бұрын
Alleh ha ku caafiyo wlllo
@najwaosman7145
@najwaosman7145 Ай бұрын
Marsha allah alle hanoka cafiyo abwe
@mushtaaqaxmad
@mushtaaqaxmad Ай бұрын
Wllo ale caafimaad ha ku siiyo hore u soco Wllkay ❤❤❤
@naimaabdul4177
@naimaabdul4177 Ай бұрын
From zaki wall guulayso mar walba wan ku garab taaganau 🥰🥰🥰
@maymuunmaxamedadan8336
@maymuunmaxamedadan8336 Ай бұрын
Mansha alaah
@nacimagulled
@nacimagulled Ай бұрын
From zaki soomaali guulayso walalkay
@NaciimoMuhammad
@NaciimoMuhammad Ай бұрын
KZfaq from tiktok Waad iga haysaa wll❤🎉 Guulo padan ayaan ku rajaynayaa❤
@abdihakimmohamud4047
@abdihakimmohamud4047 Ай бұрын
Wll allaaaaah haku caafiyo allaaaah haku garab galo wll
@imsoomali938
@imsoomali938 Ай бұрын
illahy haku caafiyo bro soomali oo dhan kula dhalatay kaligaa ma tihid
@Mss-fiska
@Mss-fiska Ай бұрын
Hore usoco wllo cafimad tamam ah alle kaga rajena😊
@faadumofay9079
@faadumofay9079 Ай бұрын
Illhy waxaan kaaga barayayaa caafimaad taam ah wllo waligaa haisdhiibin nolshu waa halagan ❤❤
@soosaremercury.3322
@soosaremercury.3322 Ай бұрын
Masha allah alla hanokadayo carafad siciid
@sadoroble7229
@sadoroble7229 23 күн бұрын
Caafimaad ilaahay ku siiyo carafaad🤲
@salaadbatista8193
@salaadbatista8193 Ай бұрын
Carafaad sxb tani waa aduun illhne wu ku imtixaamaya sabar iyo dulqaad iyo dadaal baa lagaa rabaa guuleso sxb nolosha kuma xumeyso wax kasta awoodo noso gali waan ku daawaneena waajib waye sxb allh ku caafiyo i.a mardhaw waad ka kici dontaa kursigaan ee sabar o sabar sxb 🙏🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ShukriSalah-ph1zh
@ShukriSalah-ph1zh Ай бұрын
Abowe rabbi hakucafiyo insha allh hore usoco no gadaal
@user-iu4fs5vp2t
@user-iu4fs5vp2t Ай бұрын
100k hala garsiyo wllkeyn carafad siciid
@bintu_abuukar
@bintu_abuukar Ай бұрын
Illahey garabkaga ha ahaado wllky, from zaki somali❤
@Mrzaki-ro8nf
@Mrzaki-ro8nf Ай бұрын
Keep going zxp
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 Ай бұрын
Gulayso sxp mr lbaad inad lugahgi ku socotan rajenaya
@saidfarhan-qz4ds
@saidfarhan-qz4ds Ай бұрын
Legend carafad saciid 🫡
@user-vg7hu5ut1r
@user-vg7hu5ut1r Ай бұрын
MashAllh Aboowe horay u soc❤
@user-np7jn2mf3f
@user-np7jn2mf3f Ай бұрын
From carafaad illhay cfaamd hakusiiyo wll
@user-os6jq2hx5p
@user-os6jq2hx5p Ай бұрын
Ilhay hafimad tam hakusiyo wllo❤❤
@HooyoMacaan-yj1jy
@HooyoMacaan-yj1jy Ай бұрын
Wall ale cafimaad haku siiiyooo
@ahmedmahad2020
@ahmedmahad2020 Ай бұрын
Alle haku caafiyo poe 😢
@HannaCapdullahi
@HannaCapdullahi Ай бұрын
Ilahy cafmad hku siiyo 🤲🏻
@Zalmaan.1
@Zalmaan.1 Ай бұрын
From Saki somali Guul Ku Rajenaya Wl❤❤
@abdimohamed3122
@abdimohamed3122 Ай бұрын
Carafaat caafimaad iyo horumar ayaan kuurajeynaa wll
@zalamatagane4175
@zalamatagane4175 Ай бұрын
Carafaad wllky illaahay haku caafiyo waad guulysan insha allaah Waad soomartay xaalado adag lkn Waa imtixaam aduune ha is dhiibin
@FartunFartunaxmed
@FartunFartunaxmed Ай бұрын
caafimaad allhaa kusiiyo wlle from carafaad❤
@sucadbileahmed8004
@sucadbileahmed8004 Ай бұрын
Alle haku garabgalo duco ayaan ku awooda From burco
@AbdihakiimMahamed
@AbdihakiimMahamed Ай бұрын
Allha caafi maad team ah Allha haku siiyo wllo
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Ай бұрын
(MASHA”LLAH TABARAKA”LLAH)🎊💗🎊🎊🌹💕💗❣️❣️✨♥️💞🎊💓💓🎊🎊🎁🎊💗💞❣️✨Zaki💓🌹🎊💗SOMALI🫀✨💕💞💖🌹💞💞♥️💞💞iyo Carafaat💓💗💞💞💗💖💞💕🎊💞♥️💐💘🌷🙏🤙🥰🥰💖♥️💞🌹🎊💕💕Caafimaadka💓💖💞💞(RABBI) hakuu siyaadiyo(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲LAXAADKA(RABBI) hakuu soo celiyo 🤲🤲ADIMADA🤲🤲ayaad ku istaagi doontaa(IN SHAA ALLAH)!!!
@user-ef3su5tu6w
@user-ef3su5tu6w Ай бұрын
Wll somaliyodhan baa kugarabtagan niyada khar usheeg illahay hakucafiyo wll mcn❤️❤️❤️❤️🤲🤲🫶
@naimadahir519
@naimadahir519 Ай бұрын
Abowe horey usoco haniyad jabin dadalaaa wuu garaa muqala badan noso gli❤❤
@MunoShire-p3x
@MunoShire-p3x Ай бұрын
Mash allah guuleyso abowe❤❤❤
@abdisataarabdulahi
@abdisataarabdulahi Ай бұрын
Allah Haku Cafiyo walal macne
@nadargarrade9543
@nadargarrade9543 Ай бұрын
❤❤❤❤ manshlllah alle haku xafido wllo carafaad
@sacidaahmed2490
@sacidaahmed2490 Ай бұрын
Hore wan u heestay Arafat wllkey
@khaderqarshaawi6592
@khaderqarshaawi6592 Ай бұрын
Gulayso zhpkei garapkagaa taganahyy❤
@MOHAMMEDSHAAFI-oq4gm
@MOHAMMEDSHAAFI-oq4gm 19 күн бұрын
Caafimasd taama allaha hakusiiyo
@abdifatahmohamedabdi7801
@abdifatahmohamedabdi7801 Ай бұрын
Masha alaah abowe waa guulesanee wana cafimadee insha allah wan kusoo ducenayay
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 Ай бұрын
Waxaan Rajenayaaa Inay Soomaali kuu Kalakicin Doonto Sida Asad Hagio hadaa Dadaasho Brother Keep Going❤👏
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 111 МЛН
الإنتخابات الجزائرية 🤦
11:21
Raklita
Рет қаралды 353 М.
كيف تجذبين الزوج الغني | للبنات فقط
10:33
CODKA UBAX: Fanka & Suugaanta - Cabdirisaaq Xasiliye
38:35
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 31 М.
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН