WAXAA LAGU CAAYI JIRAY GUUMEYS INAY TAHAY BALSE ILAAHAY SIDUU FARAJ UGU FURAY ARAG

  Рет қаралды 12,917

AYAAN GOBDOON 2

AYAAN GOBDOON 2

5 ай бұрын

#ayaangobdoon #qisas #channel #

Пікірлер: 84
@zamzammahamud1577
@zamzammahamud1577 5 ай бұрын
Wa qiso aad uqurux bdan wan la qiirodo wax kasta waxay ku socdan illahay xikmadiisa
@fertunali1007
@fertunali1007 16 күн бұрын
Wax walba oo soo daaha xikmad rabi ayaa ku jira ilaaheyna wey usoo laabatay markii eey ugu daciifsaned ilaaheyna wuxu ugu badalay nolol fiican.masha alah waaridkedna Waa ka duceysayay mabruuk uqti ileehey hakuu kamilo farxadaada
@muna607
@muna607 5 ай бұрын
Maasha allah tabaarabaakallah waa qiso qurux badan wlhi ducad waalidka hor mar aya lagu gaadhaa wlhi wixii so daahan kheyrku ku jiraa masha allah wan ka heley aniga jasaakallhu kheyr ayaney abayo❤👌🥀
@user-yl7vy1gd7g
@user-yl7vy1gd7g 5 ай бұрын
Caawa quruxley baad tahay masha Allah ❤❤❤❤❤
@FilsanCabdiraxmaan
@FilsanCabdiraxmaan 5 ай бұрын
M.a anoo hurdo aad soo days daysay anoo baxayana Wan dhagaysanayaa❤❤❤❤ illahey hano kaadaayo❤
@kamalali79
@kamalali79 5 ай бұрын
السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا
@farhiya5072
@farhiya5072 5 ай бұрын
Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 5 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@user-bc8yn1fz8d
@user-bc8yn1fz8d 5 ай бұрын
Wlhy waan ooyay waa qiso cajiib dhaaftay ❤
@user-bc8yn1fz8d
@user-bc8yn1fz8d 5 ай бұрын
Wlhy waa qisso aad u cajiiba ❤ m.a
@QaaliCali-tr5ub
@QaaliCali-tr5ub 5 ай бұрын
Wcs abaayo ayaan masha allah ♥️ 🙏 ❤️
@faisafaisa9031
@faisafaisa9031 5 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉masha allaah ilaahay ha ku ilaaliyo adiga iyo ilamaha ga sowjakaag
@user-ly5zl4xk3o
@user-ly5zl4xk3o 5 ай бұрын
M.a ayany manta ookilha fashiyon miya ama ani cml afr idhood nqty😂❤❤❤keep going
@NadroNasiib-sb5dz
@NadroNasiib-sb5dz 5 ай бұрын
Duco walid oo lagu qasaaray lawaa 😢 illhyow kuwii walidkooda ka ducaysts naga yeel 🤲😢
@aliyare1692
@aliyare1692 5 ай бұрын
Amin
@fertunali1007
@fertunali1007 16 күн бұрын
Amiin
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 5 ай бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW SCW
@dheymanluul1039
@dheymanluul1039 5 ай бұрын
Qofkii ugu horeeya ahaan filaa manta dhan sugayay
@MahadaliHamud-ix8iq
@MahadaliHamud-ix8iq 5 ай бұрын
M.a waa qiso macaan ayaan aymahan qisooyin xiisoleh ayaad soo deysaa m.a wd mhdsnthy wllshy ayaan❤❤❤
@NasraSamatar-kt3rb
@NasraSamatar-kt3rb 5 ай бұрын
Okiyaalaha waad ku quruxbadan tahay ee habixinin mansha Allah
@user-xf5hx1ez2c
@user-xf5hx1ez2c 5 ай бұрын
😍MashaAllah waQisoAduqurxan🥰
@user-nm1xx8ip2v
@user-nm1xx8ip2v 5 ай бұрын
Qisadaan qeybtaan wey itaawatay wlhi 😢😢
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 5 ай бұрын
Thanks 😊
@naraacadeey552
@naraacadeey552 5 ай бұрын
Asc ayaan waan ku salaamay adiga iyo asxaabta kuugu xiran abyo waan xanuun sanahay ii soo duceeya xanuun madaxa waxaa iga qabanaayo aad u daran ii soo duceeya laga yabee inoo ilaahay ii aqbalo ducadiina ❤
@user-qz1gz2vr5q
@user-qz1gz2vr5q 5 ай бұрын
Alle hakucaafiyo wllo
@HawamohamedAbdi-ur1yp
@HawamohamedAbdi-ur1yp 5 ай бұрын
Allaha ku caafiyo byo mcn🤲😢
@indhouroon2812
@indhouroon2812 5 ай бұрын
Thanks abyo ayaan❤
@Najminaa
@Najminaa 5 ай бұрын
❤ MshaAllah ❤️
@user-zk7oi3dh1d
@user-zk7oi3dh1d 5 ай бұрын
وعليكم اسلام ayaanay shukran xppti waa qiso aad uqurux badan ❤
@laylaaa959
@laylaaa959 5 ай бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
As waxa tahEy lEE tahEy.lEE mashaaaaalah tabaarakalah soooooooooo dhawoow qatraaayqaranEEy Qiimobadan murwodumaroo
@HamDaBilaN-mn6eo
@HamDaBilaN-mn6eo 3 ай бұрын
Mashallah waa qiso aad u cajiiba wallhi mahadsanid wll ayaan👍❤️💯 23:05
@sawayoali9907
@sawayoali9907 Ай бұрын
Masha Allah wonderful sabir
@faizonuur5898
@faizonuur5898 5 ай бұрын
Asc abayo ayanay adiga iyo asxaata waxa raba ina ilahaya isobaridan qof la aqbali alla og wan xanunsahay in mudo ahba
@sayush520
@sayush520 5 ай бұрын
MashaAallh wlalshey mcn Ayaan ❤❤❤❤❤❤🎉 🌸🥀⚘🤗🥰🧕👸
@nimosuleiman
@nimosuleiman 4 ай бұрын
Masha allah wixi ragaa khayr bay la ragaan
@user-te9kw7eo1m
@user-te9kw7eo1m 5 ай бұрын
Ayaney Qamar kada inabo cadi maha ❤
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 5 ай бұрын
Masha allaah waa qiso qurux badan xabibti shukran ❤❤❤❤
@user-lg4qn6dx8p
@user-lg4qn6dx8p 5 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 5 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤
@monaduale2364
@monaduale2364 5 ай бұрын
Mashallah ❤
@qureeshqaali4519
@qureeshqaali4519 2 ай бұрын
Mashaallah ❤❤❤❤🥺😭
@shukriinahassan264
@shukriinahassan264 5 ай бұрын
Masha allha
@user-wt3yk2qh5m
@user-wt3yk2qh5m 5 ай бұрын
.Mash alla ayaan qisoo aaad uu qurux badan mahdasanid xabibti alla haku xiftiyo hore uu soco
@kamalali79
@kamalali79 5 ай бұрын
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@farhiyaf_u1cq
@farhiyaf_u1cq 5 ай бұрын
Waa qiso cajiiba qofku in aanu is dhiibin way wanaagsan tahey❤❤❤❤
@mankanur7758
@mankanur7758 5 ай бұрын
Ayaan quruxey waan ku salaamey tan kale waxaan rabey inaa ku daho maamta ma sha Allah ayaa tahay qamaarka woo ku so saarey iftiinka aa wax ku duuweyso neh waa qurux abaayo mcn maalin ayaa duuweysaa ayaan u maleynaa lkn mar mar saan nooku so duub ookiyaalaha neh waa ku so baxeysaa❤❤❤❤❤❤❤❤
@UmiAbdirahaman
@UmiAbdirahaman 5 ай бұрын
Ayan qurux❣️
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 5 ай бұрын
Oo Kiyalaha waa Kusoo Baxee M.A ❤❤❤❤
@nafisofaarax2934
@nafisofaarax2934 5 ай бұрын
Ayaaney plz qisada xigta aniga igu soo magac dar nafiso plz abayoy plz❤🙏🙏🙏
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 5 ай бұрын
Qiso aad uquruxbadan❤🎉
@amerraameera-wi2cv
@amerraameera-wi2cv 5 ай бұрын
M,Allah ❤❤
@user-ci8dc8mn8t
@user-ci8dc8mn8t 4 ай бұрын
Ayaanay
@amalissa9362
@amalissa9362 5 ай бұрын
Aad ban Ku salamay wll ayan
@asmajaamacfarah4622
@asmajaamacfarah4622 4 ай бұрын
Wow qiso iyo badh😂
@user-zi2fu2kt1j
@user-zi2fu2kt1j 5 ай бұрын
Waan dhawnhy abaayo
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 5 ай бұрын
Wcs qaali ❤❤❤❤
@yusufawale4755
@yusufawale4755 5 ай бұрын
Thanx
@nimcoadaanbulale8114
@nimcoadaanbulale8114 Ай бұрын
M.a videowgan waxan dawan july 7 ❤😂
@sahraxaashicolow7776
@sahraxaashicolow7776 5 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@anisoqaliif7681
@anisoqaliif7681 5 ай бұрын
❤❤❤
@RayaanAxmed-dl2wp
@RayaanAxmed-dl2wp 5 ай бұрын
M.a
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni 5 ай бұрын
Wcs ina gabdoon ❤❤
@user-sm8dg9eo3i
@user-sm8dg9eo3i 5 ай бұрын
Asc ❤❤❤❤❤
@israismaciil9773
@israismaciil9773 5 ай бұрын
Mida kan anu gadhasino 100k zaxapye durayu xumada laeh aya igu dhece iso duceya
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 5 ай бұрын
Qiso wey dhaftay tani cajiib
@laylaaa959
@laylaaa959 5 ай бұрын
سل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 Ай бұрын
m.a alle fatax ifuro😢
@MunoAxmed-lw7ro
@MunoAxmed-lw7ro 5 ай бұрын
Maashallah abyo waa qiso aad uqurux badan 🥰
@FariidaAli
@FariidaAli 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@AsefAli-wz8px
@AsefAli-wz8px Ай бұрын
Alx😢
@AyanishAbdullahi-tx6fn
@AyanishAbdullahi-tx6fn 5 ай бұрын
Wcs
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
As, Familyyyyyy Systems Farxad ban Filay offcourseee offcourseee dumaaar Ragba.nolow jiroijoog sooo omaw QatraaayqaranEEy qiimobadan cadceeddumaaroo
@user-zi2fu2kt1j
@user-zi2fu2kt1j 5 ай бұрын
Maanta dureybaa kuhaye ayaaney
@FadumoMohamud-oi2ex
@FadumoMohamud-oi2ex 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasteexomohamed7831
@nasteexomohamed7831 5 ай бұрын
Sake ila hada qisoyinkada firsanaye hada Hoshi dhameye sexan Raba qisadan wadhameste ayaney mahdsanid
@user-wr6nw8kh8r
@user-wr6nw8kh8r Ай бұрын
Asc❤❤❤😢😢😢❤😢😢😢😊😊
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
Nabadiinu.As
@nimcoqaali3446
@nimcoqaali3446 5 ай бұрын
Kusali Nabiga scw scw scw ❤❤❤❤
@KhadraCabdirisaq
@KhadraCabdirisaq 5 ай бұрын
Asc ayaneey wan wan joogaye bal isoo boqoo😊
@SabariinCabdishakur
@SabariinCabdishakur 3 ай бұрын
❤❤❤
@falishassan528
@falishassan528 5 ай бұрын
❤❤❤❤
QISADA IQLAAS IYO GUURKEEDII LAYAABKA LAHAA#ayaangobdoon
23:24
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 19 М.
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 30 МЛН
MAXAA KUDHACAY GABADHII GABDHO BADAN KAMASEERI JIREEN QISO XANUUN BADAN
29:11
AARGOOSIGII CANUGII YARAA!!@ayaangobdoon3254
25:03
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 10 М.
How i started my career as a food blogger.   Sidaan shaqada ku billabay
11:37
Gabadhii kaguulaysatay ninkeeda waa qiso cajiib ah!!@sawdamqaalib
17:36
YAA CABAY SUNTII AY LARABTAY NAAGTA LALA QABO??
21:36
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 12 М.
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН