Waxaan booqday jaamacada ugu wayn aduunka ee Al-Qarawiyin iyo warshada hargaha oo jirta 1000 sano 🇲🇦

  Рет қаралды 143,508

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

6 ай бұрын

Waxaan booqday magaalada Fes ee dalka Morocco 🇲🇦, waxaan la kulmay Raage oo ka mid ah ardayda ku nool dalka Marooko, wuxuuna xog ka siiyay magaalada Fez iyo Soomaalida ku nool magaalada Fez, Waxaan booqanay jaamacada aduunka ugu faca weyn ee Al-Qaraawiyyin iyo warshada hargaha iyo saamaha oo jirta in ka badan 1000 sano.
Instagram Raage: raage_abdinasir...
Abdirahim ninka ka shaqeeya naxaasta: +212614213310.
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 48 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 48 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 221
@GeediSahan
@GeediSahan 6 ай бұрын
Fadlan 5 kun Like iyo Share iyo comments. Instagram Raage: instagram.com/raage_abdinasir?igshid=OGQ5ZDc2ODk2ZA== Geedi Sahan Instagram: https: instagram.com/geedisahan/ Abdirahim ninka ka shaqeeya naxaasta: +212614213310.
@Yunit87
@Yunit87 6 ай бұрын
I gived you my like
@mohamedismacilyusuf1095
@mohamedismacilyusuf1095 6 ай бұрын
Prt 3
@ramlaramla885
@ramlaramla885 6 ай бұрын
Wlo geedi instgramka ka la so hdlaye plz iso jwaab🙏
@yuusufabdukhadiromar1573
@yuusufabdukhadiromar1573 6 ай бұрын
Magaaalada tangier kasoo war bixi fadlan
@khalifafaraxkhalif8917
@khalifafaraxkhalif8917 6 ай бұрын
Mahadsanid mudane geedi sahan waa nin aad isku aragteen hungry sanadkii hore ee Switzerland 🇨🇭kayid ee France 🇫🇷 kulahadlYsey Mahadsanid ( danke viel maal) Und ich wunschen gute ,,,,,
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 6 ай бұрын
Dunida masoo marin ruux lamida nebigeena muhammed scw🥰☝️❤
@naimahussein3911
@naimahussein3911 6 ай бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@ademzh
@ademzh 6 ай бұрын
As a Somali Tumaal I hope our Somali craftsmen and specialist continue their trade in metallurgy, pottery, clothing making and natural medicine. When we create our own items we do not need foreign supplies as we are independent. Keep up your educational videos❤.
@NSalah2006
@NSalah2006 6 ай бұрын
👍❤️
@Lakicali-kq3ng
@Lakicali-kq3ng 6 ай бұрын
@aamsheikh
@aamsheikh 6 ай бұрын
Cid aan tumaal kooda iyo xirfadlayaashooda qayman oo hore umarin waxba .anoqoto horena uma socota. Tumaal baa diyaaradaha xitaa birteeda iyo makiinadahaba sameeyay
@abdiaziizabdullahi2460
@abdiaziizabdullahi2460 6 ай бұрын
Ha u caabudin Eebe in uu wax ku siiyo ee u caabud in uu kaa raali noqdo hadii uu kaa raali noqdo siismadiisa si durdur ah ayaad uhelaysaa.❤
@halimamohamed7431
@halimamohamed7431 6 ай бұрын
Farsamada gacanta aduunka way ku faanaan anagana waan isku faquuqnaa oo waan isku caynaa subxaanallaah
@qaasimmaxamed7719
@qaasimmaxamed7719 4 ай бұрын
Farsamada kan dadka kufaquuqa waliisa isaguna horumar masameynayoo dibjir buu ahaan
@halimamohamed7431
@halimamohamed7431 4 ай бұрын
Namcam taas ayaa run ah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 ай бұрын
Marooko waxaa laga helaa best leather addunka oo dhan, adeer aad baan ula socdaa channel kaaga, shaqo wacan, best travel Somali channel. Guul inshaAllah
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 6 ай бұрын
War chanelkeenii heesaha miyaad soo xidhay maanta
@achie2527
@achie2527 6 ай бұрын
Maghrib المغرب 🇲🇦
@asiya801ayman6
@asiya801ayman6 6 ай бұрын
Wadanku qurux badan a masha allah tolow wadankeena somaliya goormuu saas noqonaya😢
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 5 ай бұрын
Weligii noqon maayo😊
@HodanHassan-kh6vu
@HodanHassan-kh6vu 5 ай бұрын
Insha Allh wuu noqonaya hno Ilahy quluub mid ah hynaga yeelo❤
@user-kd6dw1hy9p
@user-kd6dw1hy9p 6 ай бұрын
Macha Allah wiilkan mar hore dareemay inuu ree hargaisa yahay alla habarakeeyo 😊❤
@Iam03Ali
@Iam03Ali 6 ай бұрын
Best somali KZfaqr . Ugaaas waa ku tageeeraaa . Noosoo badi videoyada plz 🎉
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 6 ай бұрын
Mansha allaah dhalinyaradena somalia 🇸🇴 qalbigiina allaha mid allaha ka dhigo
@sidiabukar302
@sidiabukar302 6 ай бұрын
Mashaallah Guryaha qaadumiga ah waxey shabahan sida xamar weyne guryaha kuyaal oo kale. Marokko caadi maha Mashaallah. Mahadsanid geedi sahan.
@idilaffi5234
@idilaffi5234 6 ай бұрын
Mahadsanid Geedi soo badi muqaalo kale oo Morocco Ku saabsan
@aminarobleh9604
@aminarobleh9604 6 ай бұрын
Wallah very nice thank you for this beautiful video of this ancient city of fez (Morocco)
@crisaaq3877
@crisaaq3877 6 ай бұрын
Asc kudarsoo wll morocco 🇲🇦 iyo Algeria 🇩🇿 dhawr muuqaal kasamee xaga farsamada una soo bandhig dhalinyarada soomaaliyeed si ay ugu shaqaystaan insha allah aamiin
@aaminsaleebaan6152
@aaminsaleebaan6152 6 ай бұрын
Mansha allh tabarakalaah Raage Abdinasir iyo Geedi sahan Barnaamuj qimo badan ayaad noo soo gudbiseen
@hassanwali713
@hassanwali713 6 ай бұрын
Mnsha allah sxp keep going wayo aragnimo badan ban ka faaiday ❤
@RVR-zu7bc
@RVR-zu7bc 6 ай бұрын
So far my fav vid in the channel thanks man
@kobciyeTV
@kobciyeTV 6 ай бұрын
Man sha Allah walahi marwalba wax qurux badan ayaad no so daysaaa
@user-on1ee4kl6h
@user-on1ee4kl6h 6 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay Muuqaalada aad nala wadaagto Geedi Sahan greating you from Burco
@fekermedia68
@fekermedia68 6 ай бұрын
Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran ❤
@user-qj2rw2eh9i
@user-qj2rw2eh9i 22 күн бұрын
Geedi geesi soomaaliyeed guul alahaa siiyo aamiin
@khalilsuleban2845
@khalilsuleban2845 6 ай бұрын
Nice content you’re my role model my brother keep uppdate the nice work 😊❤
@khalifafaraxkhalif8917
@khalifafaraxkhalif8917 6 ай бұрын
Mahadsanid mudane geedi sahan
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 6 ай бұрын
Manshallah view qurux badan geedi sahan 🤙
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 6 ай бұрын
Mansha allah ❤hore u soco walalkey mahadsanid
@user-lz2hd6gm1x
@user-lz2hd6gm1x 3 ай бұрын
Masha Allah Geedi Sahan, Nin culus raggeedii.... Howl iyo wax qabad aad u fiican baad muujisay. Mahadsanid
@sacdiyocabdigaab4502
@sacdiyocabdigaab4502 4 ай бұрын
Mashallah jaamacadda al qarawiyyiin as a presentation igu soo maray
@Fatma_932
@Fatma_932 6 ай бұрын
best youtuber ba aniga ii tahay muqalada quruxda badan waxa dheer macluumaad
@abdallaameey1537
@abdallaameey1537 6 ай бұрын
Mahadsanid geedi🎉
@cabduqaadirmacaani1532
@cabduqaadirmacaani1532 6 ай бұрын
Geedi sahan maashaa allaah walaahi howl muhiim ah oo ka faaideysi leh ayuu hayaa soomaaliya hargaha iska buuxo in ay soo bartaan howshaan warsadana ay keensadaan ayaa haboon
@ahmeddhagacade6047
@ahmeddhagacade6047 6 ай бұрын
Sxp waa ku salaamay dadkana waxaan leenahay like ta ha ilaawina 1:32 kharashka waqti ba wuu k galay sxpkay
@justwatching4159
@justwatching4159 6 ай бұрын
Masha Allah geedisahan Iyo raage sidaa wax noogu faahfaahiseen
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 6 ай бұрын
From the river to the sea Palestine will be free 🇸🇴❤️🇵🇸 I love Palestine 🇵🇸 Palestine will be free inshaa Allah 🇸🇴 ♡ 🇵🇸 Qalbi one love Team inta taqaano😂❤
@MaxamedCabdisalan-in9xq
@MaxamedCabdisalan-in9xq 6 ай бұрын
Masha alaah raage waa nin dagan Daganaan tiisa ayaa is oo jiidatay
@SOMBOYDSHIRE
@SOMBOYDSHIRE 5 ай бұрын
Masha Allah
@foosfarah1947
@foosfarah1947 6 ай бұрын
I been there more then 5 times I miss fez and my morocco 🇲🇦 friend who I met there
@worldnature755
@worldnature755 6 ай бұрын
Asc pro
@foosfarah1947
@foosfarah1947 6 ай бұрын
@@worldnature755 Salam
@achie2527
@achie2527 6 ай бұрын
Maghrib المغرب 🇲🇦
@foosfarah1947
@foosfarah1947 6 ай бұрын
@@achie2527 🇲🇦
@anaisdesjardins3282
@anaisdesjardins3282 6 ай бұрын
Machaallah that was good
@suldaanhalabuur4662
@suldaanhalabuur4662 6 ай бұрын
Maasha Allah
@Baalaxoofto
@Baalaxoofto 6 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@ahmadcajami3712
@ahmadcajami3712 6 ай бұрын
Maashaa allaah magaaladaan waxaa ku dhashay kuna dhuntay shiikha iska leh kitaabka al aajruumiyah(الآجرومية) ee naxwaha. aan u ducayno.
@abdirahmanolow2830
@abdirahmanolow2830 6 ай бұрын
Magaciis sxb
@aminaabdi5878
@aminaabdi5878 6 ай бұрын
Wauw Mansh Allah
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 6 ай бұрын
M.a wall Anna waan rajeynayaa dalal badan oo dunidaa inaan soomaro haduu ilaahay ii saamaxo keep goin boowe
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 6 ай бұрын
Masha allaah wad ku mahad santahy Geedi sahan
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 6 ай бұрын
best KZfaqr
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 6 ай бұрын
Masha allah nice vedio
@deeqasiciid7464
@deeqasiciid7464 6 ай бұрын
❤❤❤ Mansha Allah
@salmansomaliboy7799
@salmansomaliboy7799 6 ай бұрын
maa sha Allah Geedi sahan libaax libaax dhalay ayuu helay oo magaalada kusoo dhaweeyey
@muhyiddinmuhammad5904
@muhyiddinmuhammad5904 6 ай бұрын
Mashaallah ❤
@fuaadkhalif4959
@fuaadkhalif4959 6 ай бұрын
M.A Good job Guuleyso sxb
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 6 ай бұрын
Masha Allah sxb hore usoco
@mohamedbashierosoble113
@mohamedbashierosoble113 6 ай бұрын
Geedi sahan, maashallah aad bay u wanaagsan yihiin prograamadda. Plse wiilkan wax ka Barto magaalada Fes Telkiisa noo soo tuur akhbaar ka waraysan lahaa magaaladA ku saansan Thanks
@Vonaark28
@Vonaark28 6 ай бұрын
Geedi Sahan, Fadlan mar nasoo tusi masjidka Somalia loogu Mahad daray intaad Marooko joogto.
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 6 ай бұрын
Manshallah keep going bro
@sweetheartmuniish9534
@sweetheartmuniish9534 6 ай бұрын
Asalamualeykum booqo magalada ninkeyga) KADABLAANKA ayaa ladhahaa. Long life every Muslim country and People may Allaah protec you so much 🤲🤲🤲. Bra jobbat brother keep going inshaa Allaah.
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 6 ай бұрын
Casablanca
@tusaalestudio5722
@tusaalestudio5722 6 ай бұрын
masha allah go forward pro
@xabiibafaarax2605
@xabiibafaarax2605 6 ай бұрын
Maasha Allaah
@ahmedkhalif3850
@ahmedkhalif3850 6 ай бұрын
Waa Yaab Xaaxey Ayaa La Cunaaya, Waa Yaabkiisa Soomaaliba Cunaaya Waa Yaabka Yaabkiiso Waa La Xayasiinaya. Mahadsanidin Geedi Sahan. =Mahadsanidin=
@abdullahiadawe5637
@abdullahiadawe5637 Ай бұрын
Masha allah gade Sahan inanka yotupar ku fecanaya seda sharaxayo
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 6 ай бұрын
Mashaallah salada kowaad WAA suno cararka kahoreysa
@safiyaiidan3366
@safiyaiidan3366 6 ай бұрын
So beautiful
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 6 ай бұрын
Insha allaah
@husencabdicasis6938
@husencabdicasis6938 6 ай бұрын
Safar qurxoon maasha'ALLAH
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 6 ай бұрын
Maashaa alaah
@RAJOchannel5591
@RAJOchannel5591 6 ай бұрын
M.a I like it
@feysalhussein4785
@feysalhussein4785 6 ай бұрын
waa jeclahay marooco manshallah
@amiiraali2173
@amiiraali2173 6 ай бұрын
Gedi sahan guriyaha dhexdhexaadka ah kirada iyo nolosha nooga soo waran thanks
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 6 ай бұрын
Hore u saco my bro allaya cisak wll Nolow Libax bad tay
@Abdulqani.hussein
@Abdulqani.hussein 6 ай бұрын
Wow beautiful
@BilanBilanasli
@BilanBilanasli 6 ай бұрын
Oh i miss fez wallahi i was there 2014 up to 2016
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 6 ай бұрын
MASHALAAH GEEDI SAHAN MAHADSANID SXB
@haniabdi3866
@haniabdi3866 6 ай бұрын
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
@janalkmaanta
@janalkmaanta 6 ай бұрын
Sxb waxaan rabaa qaabka lagu tagi karo Iyo sida lagu noolaan karo. Ganacsi daganaasho
@abdicaziz6783
@abdicaziz6783 6 ай бұрын
waa mahatma santahay
@AwMursal-yu9on
@AwMursal-yu9on 6 ай бұрын
1M BAAD U QALANTAA HOREY USOCO
@SouhaibCabadIe-mm7pr
@SouhaibCabadIe-mm7pr 6 ай бұрын
Ma.aIIah🤲
@Arafat_1148
@Arafat_1148 6 ай бұрын
raage sxb sare
@khalifafaraxkhalif8917
@khalifafaraxkhalif8917 6 ай бұрын
Hello geedi sahan war bal meesha ardayda jooga numbers kooda iisoo dir meesha waa laysku dhaafaye Mahadsanid
@nimcocali8414
@nimcocali8414 6 ай бұрын
subxaanaalaah xaayxaay mala cunaa
@safiyaiidan3366
@safiyaiidan3366 6 ай бұрын
Mashallah
@mohamedaa3217
@mohamedaa3217 6 ай бұрын
masha allah al xadaara umad xaraad leh waa sida moroco
@zalebanwarfagad1407
@zalebanwarfagad1407 6 ай бұрын
Geedi thanks waxaan ahaa dalxiise xafadiisa jooga
@taherdjama
@taherdjama 6 ай бұрын
mashallah geedi kor usooco
@user-hk3nh6wt8w
@user-hk3nh6wt8w 6 ай бұрын
brO fes kaa iimo anakaa agadir kugu soo dhawayneynee iimoo thanks
@abdisetarmahamed8027
@abdisetarmahamed8027 6 ай бұрын
Msh alla waaka helay runtii
@bashiirshaami8479
@bashiirshaami8479 6 ай бұрын
Rageeedi 😊
@hamcumc4549
@hamcumc4549 5 ай бұрын
❤❤nice 👍
@gurreosman3745
@gurreosman3745 6 ай бұрын
Wankutagera Gedi sahal from Kenya 🇰🇪
@nimcocali8414
@nimcocali8414 6 ай бұрын
hore u sco
@Isbatoore99
@Isbatoore99 6 ай бұрын
Geedi sahan sxb 136k susbiskarayb ka badan baa u qalanta runtii.
@JamalMohamedSulub
@JamalMohamedSulub 6 ай бұрын
cajiib.
@mahad2020
@mahad2020 6 ай бұрын
Manshallah view qurux badan geedi sahan 100
@buubsheyare22
@buubsheyare22 6 ай бұрын
Walal Geedi sahan in an Ado raba moroco e hotelada side laku hela Xake kala so xariri kara
@mustaphamuuse1071
@mustaphamuuse1071 6 ай бұрын
Rageeh salan sare sxb
@user-qv1uk7nm5m
@user-qv1uk7nm5m 6 ай бұрын
Magalada faraas Miya kawada bro
@mohamedmohamud-vx9xd
@mohamedmohamud-vx9xd 6 ай бұрын
asc geedi sahan soo fiiri Chefchaouen a blue city in morroco
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 6 ай бұрын
Masha Allah walal wilka numberkisa isii😍😍❤️👋😀maheli karaa
@henakhadar6285
@henakhadar6285 5 күн бұрын
Haa qli anna kusiinya
@galanne-ey2015
@galanne-ey2015 Ай бұрын
Beau reportage intéressant toujours La langue française "langue de Moliere" est une langue très riche =comme notre langue somaliennne Merci beaucoup
@achie2527
@achie2527 6 ай бұрын
Maghrib المغرب 🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦
@halimoab1221
@halimoab1221 6 ай бұрын
Bro af berber wxd ka raadisaa kalmado af somali ah
@daacadyare196
@daacadyare196 6 ай бұрын
Wllahi mursada Aqoon baa ku duugan ee Aan kafaa ii dee sano fiiri maqaarka dhar baa laga soo saraa
Safarkaygii ugu horeeyey ee Morocco 🇲🇦 - My first Time to Morocco
12:36
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 145 М.
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 3,9 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 17 МЛН
4 dollar waxay noojartay ma amini doontid egypt 🇪🇬
15:25
Dhakhtarrr
Рет қаралды 254 М.
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 202 М.
ABWAANKII HEESTA AMXAARADA SAMEEYAY OO GAARIGIISA LAGU WEERARAY
23:25
Zaki honest Official
Рет қаралды 3,5 М.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 541 М.
Safarkaygii Kismaayo || My journey to Kismayo
16:10
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 121 М.
Safarkaygii Dalka Gambia 🇬🇲 My Trip to Gambia
27:23
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 244 М.
Nin ganacsi ku leh Dalka Poland - Geedi sahan iyo Poland
27:50
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 159 М.
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 3,9 МЛН