WAXAAN CAASIYAD IYO CADAWBA KUNOQDAY HOOYADII ISOO KORISAY MARKAY HOYADEEY ITUURTAY MAXAASE IGU😭

  Рет қаралды 16,247

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

7 ай бұрын

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 645
@saidazamzam717
@saidazamzam717 7 ай бұрын
abaayo waxa tahay qofta kaliya ee aan dawashadeeda lagu caajisin sababto ah waxad u soo gudbisaa qaab aad u qurux badan marka abaayo wallahi codkaaga masha allah 100% waaye
@user-jh4mg7jh3i
@user-jh4mg7jh3i 7 ай бұрын
Ayaan gobdon 100%kii 1000000 codkag heer sere ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sadiaali7896
@sadiaali7896 7 ай бұрын
Ina gobdoon qofkale qiso maba kadhagesa garo runti waan kugu hesanaa aniga iyo gabadheyda oo shan jir ah masha Allah
@sacdiyocali2187
@sacdiyocali2187 7 ай бұрын
Ayaan abaayo wlhi markanku dhageysanayo ilmaha waxey idhahaan oo ayaan maxaaku jeceshahaya waxaan jecelhy sheekada abaayo Allah ku xiftiyo cod macaan leedahay masha Allah
@zeynabmohamedgalool4796
@zeynabmohamedgalool4796 7 ай бұрын
Masha allah huuno qaali cid kaa soo gudbin fiican ma arag muqaaladaada weey i qabtaan Saan u sugo❤❤❤❤❤
@asmamaxamedxmuuse
@asmamaxamedxmuuse 7 ай бұрын
Mshallh ayaney waxad thy qalbi dajiya codkaga wanku raxaystaa anigu ma tihid qof kibir iyo isla wayni ku jirto alle hku xfdo Xbbt quruxey mcnto❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@estarhussein5623
@estarhussein5623 6 ай бұрын
Masha’Allah Abaayo you’re best stories teller Masha’Allah Abaayo keep going 100%♥️♥️🫶🫶
@SamiiraXasan-qu4bi
@SamiiraXasan-qu4bi 7 ай бұрын
Ayaan anigu codkaga wan ku haysta wlhi alle haku xafido muqalkagu ima dhaafo ❤
@HodanIslaam
@HodanIslaam 7 ай бұрын
Gurugayaga gabdhii yar yaraa #11 #13 #18 sano jirada ahaa buu codkaada iyo tebintaadu iga jeedsadeen anaana kugu xiray sidii shikh calima Baan kuu dhgaysnaa #ayaaneey ❤❤❤❤❤❤❤
@hawaosman2457
@hawaosman2457 7 ай бұрын
Ayaaneey si fiican ayaa usoo gudbisaa sheekada waa dhiin dhiin hore u soco indha weeyneey
@zuzuahmed980
@zuzuahmed980 7 ай бұрын
Abayo sida qisada uso gudbisid masha allah sida kuwad qof kula mid ah ma arkin mararka qar waxan dhaha iska hadal ma ahan shekado qof lagu tala galey aya jira marka adiga dadka allah hibada usiiyey aya tahay masha allah
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 7 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله يا اُختي شكرًا حفظه الله 💯💯♥️🧕🥰🫶
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 7 ай бұрын
Codkaga Masha Allaah ayaan waa Iga dhab 100/100 kusinaya weliba marka sofadhisanin oo gariga sarantahay weriye oogu qatarsan Masha Allaah ❤
@myfamiljofficial1470
@myfamiljofficial1470 7 ай бұрын
2:20 2:22 2:22 2:22 2:22 2:27
@maryamomuse8646
@maryamomuse8646 7 ай бұрын
Mashalh abayo 100% hadan ku dhagysan walhi hawl ma qabankaro ilahya haku barkeyo codkag
@FaadumoAbdisamed-sn8vl
@FaadumoAbdisamed-sn8vl 7 ай бұрын
Horta beenu waa cilmi shaydaane anigu waxan ku bartay 2022 bilowgiisi Bishi Ramadan wlhi codkaga ilaa malinka aan ku.bartay illaa maanta codkga wuxu iiqabtaa sidii balwdii inti aad dhiiragalin iyo qiso aad noso gudbisid wlhi waan ku faa iiday intaa tallo nasiinasid xbbti ilhy ha ku barakeeyo ❤❤
@fowsiyoali7556
@fowsiyoali7556 7 ай бұрын
maasha Allaah binti xalaal aad tahaye wax cantarabaqash la dhoho ma jiran ee qisooyinka nogu soco.
@user-zb2ey8yh5l
@user-zb2ey8yh5l 7 ай бұрын
Ayaan asc walaal si wanaagsan oo hufan oo nadiif ah oo eey wax garadnimo eey kujiro ayaa wax noogu soo gudbisaa allha kuxafido adiga iyo qooskaagaba
@kifaaxahmed9910
@kifaaxahmed9910 7 ай бұрын
Masha allh ayaney abyo alle ha ku daayo kartidad wxdna thy qof si qurux bdn iyo firfirconi runtii cajis maba kgu daremo mana jcli inaad maqnato alle ha ku daayo abyo ee qisoyinkena lee no wad
@nimcomaxamedgalaal-gr5jl
@nimcomaxamedgalaal-gr5jl 7 ай бұрын
Ayaney siquruxbadan nowgusogudbisa m.a wan jeclahay codkada codkar Aleka dhigay m.a❤❤❤
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni 7 ай бұрын
Mansh allah Wcs ina gobdoon wad cod quruxontahy waxd uso tabisa siidi an dhagesanayo idacada ama tv waxd ku qorxontahy tabinta shakoyinka Iyo wararka Mansh allah abyo mcn we love you ❤❤❤
@zuuzaana9682
@zuuzaana9682 7 ай бұрын
Msha allh wllo si cajiiba oo xamasad leh ba uso gudbisaa qisoyinka waliba qof fur furan ba tahay❤❤💯💯💯💯💯
@samsammaxamed8209
@samsammaxamed8209 7 ай бұрын
Ayaaan walhi xaqiiqdii si qurux badan u so gudbisaa sifiicn u sheekaysa❤❤
@jamilojimcale2543
@jamilojimcale2543 7 ай бұрын
Ayaan indho weeyneey wallhi qaabkaa usoo jeediso waakaaga faaloonaa hdaa ku dhaho maso koobi karo qaabkaa usoo jeedisid xamaasad eebe igalisaa qisada markaa dhageesanayo mararka qaar xitaa waa sawirtaa qof waxaa tahay marku qisada so jedinaayo talo dad uraaciyo maadha allah ani waxaa ku siinaa 100/100000000🎉❤ itaas iyo in ka badan wa,uqalantaa
@sacdiyakuuloow4370
@sacdiyakuuloow4370 7 ай бұрын
Masha allah codkaga aad ayoo u macaan yahay ani ahaan sadex sanaa ku daawanooyaa waana ka helay sidaa u xarakeenaysid ❤❤❤❤❤
@deeqawehliye6302
@deeqawehliye6302 7 ай бұрын
Ayaaney mansha Allah wan ladhacsanahay qabkad uso gudbiso cebtayda waa commitment la aan lakin like ta ma hilmamo ❤❤❤
@ayanmohmaed1277
@ayanmohmaed1277 7 ай бұрын
Mashaallah you have a nice voice. Thank you so much God bless you. ❤❤❤❤
@lugayar9163
@lugayar9163 7 ай бұрын
Naagneh kama horeeeso qidasa sida u soodeesaa naag aan kaheley sida ee u soo jedineysid been kuma sheegayo hiiilo been ah maya waa iga dacad sida u so jeedineysid qof usojeediyo ma arag ❤❤❤❤
@ifrahhassan7227
@ifrahhassan7227 7 ай бұрын
Dhabtii sidaan ku bartay ila hada qiso kle o qof so gudbiyo xiiso ila ma lahaa ilaa adiga adaa ugu horeeeyo number one aaa tahay hab sami ujeedintaada iyo faraxada nogu so jeedisid 100%❤
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 7 ай бұрын
1:25 qaabka aad usoo jeedisaa aad bey u wacanyahey oo qisada dhanbaa adaa qurxiya Mar Mar baan ku fikiraa in aan wax kusoo gudbiyo deedna waan isku hagaajin Kari waayaa hadana waxaan dhahaa ayaan iyadaa hagaajineysa ee how baqin. ❤🎉 Waxaan aamin sanhay in aad qisadaba adigu qurxisey
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 7 ай бұрын
Saas waaye abaayo waa lasoo hagaajiyaa qisada shukran
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 7 ай бұрын
@@ayaangobdoon3254 mahadsanid qalpiyeey🥰🥰
@sahrabella
@sahrabella 7 ай бұрын
Walhi ayaney qiso aadan adigu wadin .maba daawado mash allah tabraka raxman wan ku wata zxb❤
@Adoontiale
@Adoontiale 7 ай бұрын
Codkaaga m.a waaye walaahi 🎉 habo waankujeclahay 🎉🎉❤
@user-op2js7bv8p
@user-op2js7bv8p 7 ай бұрын
Ayaan 4sano kudawanyh malin hadan ku dawan waxba iga dhiman si qurux badan nogu soodaysa guul badan ayaan gobdoon ❤
@LuulHussein-yh2ny
@LuulHussein-yh2ny 7 ай бұрын
Ayaneey codkada m.a wye 100/ 100 aa ku sinaaa ani ❤😊
@Asia1htt
@Asia1htt 7 ай бұрын
Aniga dhankayga walahi 100/100 sida kuu fahmo youtubarad sidaada u fahmo horey uma arag amaan iga ma ahan wallhi hadii maalin ku waayo caajis bilaa dhiiri galin ilahay haku xifdiyo
@fatimaniifay4533
@fatimaniifay4533 7 ай бұрын
Masha Allah abayo si qurux badan ayad uso jeedisa Ani ahan 100/100 Ayan ku siin laha Allah ku barakeeyo xbbtii
@AKAz369
@AKAz369 7 ай бұрын
Run ahaantii indhaweyney aniga markii hire kuguma heysanjirin lkn Hada wllhi markan kuwayo waan xanaqaa kaga darane youtbyadii aan ku xirnaa waan kasogo,ay horumar wanagsan quruxey❤❤❤
@sabariinfarxaan5490
@sabariinfarxaan5490 7 ай бұрын
𝐀𝐲𝐚𝐧𝐞𝐞𝐲 𝐚𝐛𝐲𝐨 𝐜𝐨𝐝𝐤𝐚𝐝𝐚 100/100𝐰𝐲𝐞❤
@Muhiimey
@Muhiimey 7 ай бұрын
Wlhy ayaaney aadbaan u jeclhy codkaaga iyo giiro galintaada hadii anan kudaawan maalintaa gurigayga waxba kama qabto caajis alle haku sharfo qali ❤
@ubaxcumarcabdulle1889
@ubaxcumarcabdulle1889 7 ай бұрын
Don't worry sister you voice is golden 100%😠😅😊😩
@UmuFatimahDahir
@UmuFatimahDahir 7 ай бұрын
Abayo qali comment ma qori jirin lakin like ta kulama dhafi jirin wxan ku dhihi lahaa 100% aa tahay ilahy haku siyaadiyo keep going ban ku leeyahay sis❤❤
@haliimoyuusuf1236
@haliimoyuusuf1236 7 ай бұрын
Wlh ayaaney been maficnee adiga waxa tahay qof aad ucod mcn ucod shidan sheekada hadeyna soconeyn xitaa codkada ayaa inagu socod siiyo allha kusharfo xppt adigane waxa tahay ruux aad u ixtiraam badan m.Sha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hibaqhuby7660
@hibaqhuby7660 7 ай бұрын
abayo u r the best stories tellers MashAllah ❤❤❤ for me 100%
@nimcomohamed6200
@nimcomohamed6200 7 ай бұрын
Mnsha Allah tabarakallah Ayaan cod dahab ah ayad ledahay alle hku barakeyo xbbti
@sucaadoosman3496
@sucaadoosman3496 7 ай бұрын
Abyo m.a shekoyinkaga wlhi wax yabo badn ayan kala baxa m.a ilhy qeer haku siyo si wangsn ayna nogu so gudbisa shekoyinka
@zuuzanmohciize6904
@zuuzanmohciize6904 7 ай бұрын
Ayaanay aniga sidii aan Musasal hindi ah oo macaan Daawanayo bay igu Socotaa Hore U Soco ❤
@piinbaashi5766
@piinbaashi5766 7 ай бұрын
Masha allh abyo suber hit aya thy ♥️ ❤😊
@Sabiriin-vt7mf
@Sabiriin-vt7mf 7 ай бұрын
Masha allah tahay horay Usoco waad wacan tahay bayo quruxay
@maryanissa2071
@maryanissa2071 7 ай бұрын
Abaayo Mashallah si quruxbadan ayaad noogu soo gudbisaa❤️💯
@ifraaxsanaag7313
@ifraaxsanaag7313 7 ай бұрын
Ayaney wllh Chanellkale kama dhagèesto sheeko saa shekada iskugu too sineyso wllh qof usoo tabinayo wligey ma arag tan kle anaba niyda iska dhaho Mar walpo ayan qisada sidey usoo gudbiso ukala bixineyso m.a wllh maskaxdada allha kubarakeeyo mcnto❤❤🎉
@falishassan528
@falishassan528 7 ай бұрын
Masha allah ayaanay hadaad cantara baqash tahay yaaba kudaawan lahaa sababta aan kuudawado ayaaba ah garbar garti iyo codkar ah inaa tahay you are good story teller ❤❤❤❤
@yusufmxamed5293
@yusufmxamed5293 7 ай бұрын
Sifiican weye saa ushekesay walahay xitaa nah baa ushekesa mrka saan kusoco 😂🎉😊❤
@djxijaabcameralady8342
@djxijaabcameralady8342 7 ай бұрын
Asc Abayo Ayaan Aniga ma ahi dadka comments ka jecel lkn maanta Dartaa Ayan usoqoray masha Allaha waxaa tahay qof cod& halasiya leh waana kujecel nahay illahey dartis Adigo naga fog Ayaad wehel notahay Allaha kubarakeyo Adiga& Awladada & xaajigaada ❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 7 ай бұрын
Mashallah codkaga Allha kubarakeyo inshallh
@user-fz8wh9nd2o
@user-fz8wh9nd2o 7 ай бұрын
Walahii Ayanay sii wacan ayd uu so godbisa Mashallah
@rahmadagan457
@rahmadagan457 7 ай бұрын
Codkaga masha al runnti cajis lan iga dhigtaa runtii ilaahay haku dhafo❤❤❤
@shamsoshxasan
@shamsoshxasan 7 ай бұрын
Ayanay abaayo waxan ku siin lahaa 100%100 hadadan sheeko soo gelin qof kale mawa daawado❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@user-dq8hp8lw6m
@user-dq8hp8lw6m 7 ай бұрын
Mansha allh walashay ayaan amira aad bay soo jedintadu iyo codkaguba ii cajabiyeen Kama xiiso gooyo allle haku barakeyo❤❤❤
@umulkheyr1
@umulkheyr1 7 ай бұрын
M:a wad cood❤️‍🔥 quruxoon thy hadi sheeko so dhigi xita kuwi hore is dhagesata❤️
@abdimulki2662
@abdimulki2662 7 ай бұрын
Asc siz mashaalah keep going ❤️1👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼
@ilwaadinaacaroone6755
@ilwaadinaacaroone6755 7 ай бұрын
Mashaa aallah si fcn wad u sharaxda abaayo codkaga waa masha aallah boqorada reer gobdon qalbiyeey
@Amino812
@Amino812 7 ай бұрын
Abaayo mcn gabar ayaan ahey aad Io aad ayaan ugu xiranahey youtubkaga wallhi ayaaney qisooyin na anfacana waad keentaaa mansha allah hab soo jeedin taaduna waa cajiib allaha kuu siyaadiyo quruxey ❤❤waku jecelnahey
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 7 ай бұрын
Mansha allah Mansha allah guuul my dear sister ❤
@sagalahmedapdale6786
@sagalahmedapdale6786 7 ай бұрын
Ayaaaan codkaaaagu waaa 100/100 Masha allah Tabarakalaaha ❤
@ayancabdinasirayancabdinas9348
@ayancabdinasirayancabdinas9348 7 ай бұрын
M.a abaayo naag ku gaarto majirto 1000 ilahay haku barkeyo في الدنيا والآخرة xapipti qaaliyey 🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤💯💯💯💯💯
@user-op1ge8qp4l
@user-op1ge8qp4l 7 ай бұрын
Ayaaney weligay wax kuma soqorin 3 sano ayaan ku dawanayey aad ayaan u jeclahay Saad wax uso gudbisid cod kagana waanba ku diirsadaa xbbti ❤❤
@zamzamabdirahman3030
@zamzamabdirahman3030 7 ай бұрын
Ayaaney mash Allah codkaaga xayi wixii nool ayaa kunooleeya
@xajiyasiirofsomali6351
@xajiyasiirofsomali6351 7 ай бұрын
Ayaaney xbbti anu markan ku dawanayo si ficaan bad uwadaa masha allah
@fatumahassanhassan3423
@fatumahassanhassan3423 7 ай бұрын
M,a abayo codkaga 100 / 100 waye anigaahan wanbo kukobistey niyey malinkan kudawan guriga walaiga yaqana hbenki alabta iyo cajinka ayat dhinac igala heysaye tasi ogow hano gembinin abayo hormar Ayan kurajeyna mardhowna 200k I,n ❤❤
@maqcuudyusuf774
@maqcuudyusuf774 6 ай бұрын
Mansha alaah wan ku Shaqayso aa codkaada alaha ku barakeeyo abaayo Macaan hafidakalaah
@bintiahmed6832
@bintiahmed6832 7 ай бұрын
Asc warax matullah masha allah wax wanagsan ayad nose gudbisa allaha ku barakeyo adiga iyo awladada iyo saýgaga
@user-gs1fs5zg4q
@user-gs1fs5zg4q 7 ай бұрын
Masha Alh ukhti qali
@_bebe_suu8963
@_bebe_suu8963 6 ай бұрын
Love ur voice and they way you tell ur stories thats why i follow you ❤❤❤
@munaAyaan
@munaAyaan 7 ай бұрын
Msha Allah mcnteydii wlhi shekadada saa uga helo qof aan uga helo shekadìsa maba jiro sida usheķayso adiga inay kugu dhacdey aaba noga shekaysa msha.allh poqoradeydii ayaaney ❤🎉❤❤❤ 100/1000 siinaa xppti 😊❤
@safiafarrey5301
@safiafarrey5301 7 ай бұрын
Masha allah tabarakalaah ayaan qurux aad ayaan uga helay sidaa noogu soo gudbiso usually comments ma bixiyo but keep going in my love 😍
@dagandarajo8030
@dagandarajo8030 7 ай бұрын
Hadi aysan nalaficneyn musalsal cml uma anan dawanen mcnbdney❤🎉guul iyo gobanimo
@faizonuur5898
@faizonuur5898 7 ай бұрын
Mansha allah wlhi ilhay cod wanagsan mcn kusiiyay ilahay hakubarakeyo abayo ❤❤
@farhiyasiman-f
@farhiyasiman-f 6 ай бұрын
masha allah qaali aad iyo aad bad u codka macaanta rabbiyo haku xaftiyo❤❤❤
@HudaMukhtar-gy1pz
@HudaMukhtar-gy1pz 7 ай бұрын
Wlhi wan ruuta xappti qof kale oo siidada oo kale uu hadal kara mash Allah xappti alle ku dayo xita sida hadal kagu no qanciyo mash Allah hno 🎉🎉🎉🎉
@abdirahmannuurmohammed298
@abdirahmannuurmohammed298 7 ай бұрын
Maashaa allaah aad ayaan kuula dhacay waxaana tahay gabar aad u fiican waxaan ku leeyahay hore u soco guuleeyso
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 7 ай бұрын
Ayaaney xappi hadaan lays xaqireen sidaa uso gudbiso hanaga badalin 💯 kiba 💯 waa kuhaysana ❤masha allah kaliya ayaney intena ugu badan shaqada kugu qabsana inta mel sarto codka no dheree ❤mahadsanid qaali😊
@fatumaabdikadir5637
@fatumaabdikadir5637 7 ай бұрын
Codka iyo soogudbintaba waa Heers are hablaha waad Ugu horaysaaye hore usoco👏👏👏👏🌺🌺🌺🌺
@user-se1ii7kc4u
@user-se1ii7kc4u 7 ай бұрын
Masha Allah Ayaan siqurux badaan ayanogu soogudbida qisooyinka❤❤❤
@bilandecoretion5054
@bilandecoretion5054 7 ай бұрын
Masha allah 100% codkaaga iyo qisooyinka wll 😍
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 7 ай бұрын
Hooyo waa 100% codkaaga iyo qisooyinka qaabka aad usoo gudbineysid maasha allaah keep going ❤❤ kuma caajiso qisooyinkaaga
@user-fv6dm2bh8i
@user-fv6dm2bh8i 7 ай бұрын
Mcnto❤❤
@OptimisticArcticFox-mc5xh
@OptimisticArcticFox-mc5xh 7 ай бұрын
Masha Allah wllhi wll ayaaneey aad badan ugu nafisaa oo aan ugu raaxaystaa sheekoyinkaaga oo aan shaqooyinkana waan ku qabsadaa
@Siham-lh1vm
@Siham-lh1vm 7 ай бұрын
Ayaan manshallha wan kugu hayata allah codkaga hakubarakayo ❤. Kusaliya Nabiga (S.C.W.)
@ikraanabdirashid5806
@ikraanabdirashid5806 7 ай бұрын
Mashallha abyo codgaa Mashallha waayo best tahay
@sucaadmohamuud4148
@sucaadmohamuud4148 7 ай бұрын
Ayaaneey sidaa kuwadi walahi aad iyo aadba uga helaya halkaa kahay kep going❤
@mafiagirl8212
@mafiagirl8212 7 ай бұрын
Indho weyney wllhi KZfaq dartaa uso gala 😘❤️you are the best wllhi ilahay hanokaa daayo ❤️wehel baad ii tahay ,gaariga,guuriga,shaqo laanta maqabto ❤️ 10000/10000
@saabiriinmohamed883
@saabiriinmohamed883 7 ай бұрын
Rera comnt bdna miihi ayaany codkaga iyo soo gud bintaba waa heer sare keep going ❤
@fooseeyfaraxsan2858
@fooseeyfaraxsan2858 6 ай бұрын
Best aa tahay mcney adi lee yutub kuusoo galaa❤❤❤❤
@FilzanMoha11
@FilzanMoha11 6 ай бұрын
Wlhy Masha Allah tabarakalah xbbti waad nadeqday ilhy hakaa raali noqdo❤❤
@najmoxaaji9143
@najmoxaaji9143 7 ай бұрын
Quruxay runta hadii aan ka hadlo 100kiiba kumanaan jeer codkqaga waa ku raaxaystaa caajis iska daayee xitaa hadii aan anigoo caajisan aan adiga codkaaga aniga caajis waa is deynay horay u soco ayaan Quruxay sidaadana ku sii wad love you so much alpi❤
@user-zv4cm2xc2y
@user-zv4cm2xc2y 7 ай бұрын
💯💯💯💯 kumanan boqol waye walalhi niyad dhis naga ma ahan ee wa naga dhab habo si dacad ah aya ku jeclahy habo ani kuma dawado e wa ku dhageysta ilen wakugu shaqeys ta 💯💯💯🤲🤲🤲
@Ms.Taleeh
@Ms.Taleeh 7 ай бұрын
Abaayo ayaan waxaan ku siin laha Dhinac walba 100% allah haku xafido wlaal nagu qaliya tahay
@madinomaxamud8410
@madinomaxamud8410 7 ай бұрын
Ayan waxa tahya masha allh abayo ale haku xafido marwalbo wanku firsad
@user-hu2wc7qh3s
@user-hu2wc7qh3s 6 ай бұрын
Byo sifiican u soo jeedisaah. Keep going 🙏❤
@shamsoismacil6099
@shamsoismacil6099 7 ай бұрын
M.a waxtahay qof aad qatar ah codkaga umac waye wllhi m.a xabiipty❤❤❤
@Anuush143
@Anuush143 7 ай бұрын
Masha allah waaye abyo codkaga waaba igu socdaa ❤
@boqoradainabashiir3480
@boqoradainabashiir3480 7 ай бұрын
You're number one youtube 100/100
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,8 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 133 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 24 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 12 МЛН
PART 1 \ DR KII DILAAGA AHAA SUBXAANAALH THIS IS SO SAD
44:00
Abdikadir Royel
Рет қаралды 328
ЖЕСТКИЙ ШАПАЛАК👋
0:33
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 252 М.
Don’t Stealing 👵Moral Stories for kids #kidsvideos #goodhabits #youtubekids #cartoon
0:21
Elizabeth and Briceida Learning & Fun
Рет қаралды 43 МЛН
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Cronache della Campania
Рет қаралды 28 МЛН
Енот Тема накопал червей и принёс Лене 😨🪱
0:59
Тот самый енот Тёма
Рет қаралды 1,9 МЛН