WAXAAN FILANAYAY GUUR LKN SHEKADA WAXEY ISKU BADASHAY SXBKEY QANCI…. 😭😭😭

  Рет қаралды 3,691

Abdihakim Arji

Abdihakim Arji

2 ай бұрын

#subscribe #like #share

Пікірлер: 23
@siciidcabdi8945
@siciidcabdi8945 2 ай бұрын
Guulayso walal. Cibaadada Alle ku dadaal.
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 2 ай бұрын
Habo Waxaan Allah Kaaga Beryayaa Faraj Dhaqso Ah Wixii ku Soo Marey.
@SeynabTusmo
@SeynabTusmo 2 ай бұрын
Mashallah abdihakim Arji never give up oo qof nool Mashallah my brother horey u soco nolosha laisku Ma dhiibo 🤴
@user-zs8kb9zz6o
@user-zs8kb9zz6o 2 ай бұрын
Keep going wll Abdihakiin arj Wxn ka so racay ridwaan ilahy wax kasta hakula garab galo wll❤
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 2 ай бұрын
Diinteena waa nasteexo liana ncsw wuxuu yiri nin iyo naag aan is qabin yeeysan guri ku kaliyoowin hadeey dhacdaa ineey ku kaliyoowan sheeydaan ayaa sedex ku noqonayo marka ninka ugu xun wuxuu raadiyaa gabar dhowrsan marka waxaa laga yaaba ninka haduu daacad yahay xataa inuu kugu dayo bal inaad tahay qof dhawrsan iyo inaad tahay qof open ah wuxuu kugu dayaa inuu gacanta kula soo aado hadii aad gacanta raali ku noqotana waaba siduu rabay xataa haduusan dan kaa laheeyn marka meeshas ayuu goaan ku qaadanaa ninka haduu ahaa guur doon rasmina oo ilaahey ka cabsada meeshas ayaa aragisa kugu danbeeyso haduu ahaa jaafey jalaqna waa siduu rabay marka gabdhaha soomaliyed naagi waxy sharaf leedahay inta ay ninka markeey shukaansaneeyso meel umada uwada jeedo ay kuwada hadlaan iyada iyo ninka guurka kaa rabo haduu kuu keena meel cidlaa aan aadno kaas nin kuuma noqdee sumcadaada ilaasho gabar kastaa manzilkeey is dhigto ayuu ninka dhiigaa marka gabdhaha soomaliyed ilaahey waa idin karaameeyay ee karaamadina ilaashada lacagta aad nimanka ku raaceysaana iska ilaaliya lacag iyo nolol qurux badan hadaad dooneeysan ilaahey ayaa bixiyee weeydista guur iyo nolol qurux badan liana ilaahey wixii laweeydistaa lama waayo nin aad shukaansatana baahida kugu daran hadeey ku heeyso waa baahanahay haku dhihin liana waxaa laga yaaba inuu nin xun oo baahida kaaga faaideysto noqdaa iska ilaali baahida da ilaahey iyo dhibkaga ilaahey usheego gabareey
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 ай бұрын
Subxaan Allah 😰
@samiiraadanabdulle4689
@samiiraadanabdulle4689 2 ай бұрын
Thnks huno ❤❤❤🎉🎉🎉
@ahmeyosmanm.k2374
@ahmeyosmanm.k2374 2 ай бұрын
Hello
@aminoaden6671
@aminoaden6671 2 ай бұрын
Guuleyso wllkey qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rumeoalfa1996
@rumeoalfa1996 2 ай бұрын
Very true 👍
@YaxyeCali-ko2zi
@YaxyeCali-ko2zi 2 ай бұрын
Guleso sxb ❤❤❤❤❤
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 2 ай бұрын
Horey usoco bro
@ilyashirsi1728
@ilyashirsi1728 2 ай бұрын
Truck driver not easy 😂
@AhmedIbrahim-fn1ht
@AhmedIbrahim-fn1ht 2 ай бұрын
Waxan ku rajanaya guul
@Jacelow37
@Jacelow37 2 ай бұрын
Ycn xalay😊
@Win-Finders
@Win-Finders 2 ай бұрын
This girl she was really good.The truck driver was an idiot .
@Jacelow37
@Jacelow37 2 ай бұрын
Ani qisadii shalay aya iga yaabisay illaa hada wa yaabanahay Malaysia waba kuriyooday yaab
@Hooyomacan-ey3qb
@Hooyomacan-ey3qb 2 ай бұрын
Waa qisiso liyable
@Abdifatah-je2bb
@Abdifatah-je2bb 2 ай бұрын
Hhhhh nio ridwaan noogu dhac aan kga dacawoonee 😅😅😅😅😅😅
@AbdirahmanOmarali-zy6qg
@AbdirahmanOmarali-zy6qg 2 ай бұрын
Wale waa yaab aduunyo
@burhansalad1823
@burhansalad1823 2 ай бұрын
podcast inuu gaso dhig masul
@CawiilMCabdi
@CawiilMCabdi 2 ай бұрын
Asc saaxiib xoolo rageed farana ka tirsan feerana kaxisaabsan. Lasco asc
@hamdinur9382
@hamdinur9382 2 ай бұрын
Hhh walahi ayadaa maskiineheed waan cunilahaa halna igama qadeen ee ayadaa jilicsaneed
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 140 М.
TAHRIBKI DHERA KING CK WADA GALNAY TOL LA`ANTI UXIRNA 1 SANO
1:00:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 378 М.
LABADI NAAG ISKU SHUKANSANAYA ISLA HADASHIYAY ASO QADKA KUJIRO
26:18
Ridhwan Issack
Рет қаралды 52 М.
Robert Greene: A Process for Finding & Achieving Your Unique Purpose
3:11:18
Andrew Huberman
Рет қаралды 11 МЛН
Ax In Ayada Guursada Somalia Utagay 7 Bari Ano Joga Nin Kale Guursaday
40:32