Waxaan Tagey Qudus| Qeybtii Labaad.

  Рет қаралды 66,830

Warsame Bade

Warsame Bade

Жыл бұрын

Telegram t.me/+oRXsv_uTWbozYjg8
Courses facacusub.com/
Instagram / warsamebade
Facebook / warsamebade
Tiktok / warsameb

Пікірлер: 248
@abdisalanabib
@abdisalanabib Жыл бұрын
Dhul barakaysan iyo dad barakaysan weeyi allow badbaadi yaa rabi 😥🤲
@salma114
@salma114 Жыл бұрын
Warsame ilahay iimaan iyo cilmi ha kuu siyaadiyo muuqaalkaan qof kaste oo luuqada aad ku hadlayso fahmaayo iimaan ayaa uga kordhi anigu aad baan u raadiyaa muuqaalada looga hadlo qudus sababto ah jacayl iyo iimaan baan ka helaa iyagana waa u duceeyaa nafta in boodhka laga jafaa waa muhiim
@iftiimiyechannel9180
@iftiimiyechannel9180 Жыл бұрын
Saaxiib Ilaahay haku barakeeyo. Waxa aan kaa codsan lahaa in aad waraysi nooga soo qaaddid walaalahayaga reer falastiin una sheeg in ka soomaali ahaan iyo ka muslim ahaan aannu jecelnahay.
@ayaanaadan9597
@ayaanaadan9597 Жыл бұрын
yeah ficnalahayda inaan arko waxay naga aaaminsanihiin iyo xaga dintaba
@garaaadibnuahmed8664
@garaaadibnuahmed8664 Жыл бұрын
Masha Allah We love brothers and sisters Falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Alle ha xifdiyo Hanakaa Xoreeyo walalhen cadowga
@habibaali2400
@habibaali2400 Жыл бұрын
My brother don't listen to Somali people they told me Egyptians that are not good but I went to Egypt and Egyptians they are so nice and sweet one day I will buy a house over there I love Egypt🤲♥️💯👍👏🎉🎉
@mohamednorhussein2242
@mohamednorhussein2242 Жыл бұрын
Somali somali kale la hadlaayo hada english isticmaalayo Doqonimo ka wayn waligay ma arag....mise waxad is leedahay dadka kale haku maqlaan/haku fahmaan
@maxamedmuxiyadiin9674
@maxamedmuxiyadiin9674 Жыл бұрын
There isn't Egypt 🇪🇬 but its Palestine
@Laugthchannel
@Laugthchannel Жыл бұрын
Dear friend, don't Forget all people's are not same their behaviours
@habibaali2400
@habibaali2400 Жыл бұрын
@@maxamedmuxiyadiin9674 I know I am understand thank you very much💯👍🤲
@habibaali2400
@habibaali2400 Жыл бұрын
@@Laugthchannel that is true I believe that thank you so much🤲🌹👑💯👍
@qadiijobootaanmaxamed8487
@qadiijobootaanmaxamed8487 Жыл бұрын
Dhul barakeysan iyo dad barakeysan masha allah Allaha igu arsaaqo tagida Masjidul Aqzaa iyo dhaman muslimiinta yaa rabi😍💜
@zamaanlover
@zamaanlover Жыл бұрын
Dhulkaa barakaysan ee dadka ma aha daliil shegaya majiro in dadku barakaysanyahay diintuna caadifat ma aha ee wa daliil iyo itibaac
@inahirsi7414
@inahirsi7414 Жыл бұрын
Masha Allah Ustaad Mid Kamida Videoyada Ugu Quruxda Badan Uguna Xiisaha Badan Ee Aad Duubtay Jazaakalaah Ustaad . Ustad Iiga Faa'idee Courceskaaga 💯
@sihaamkaba2128
@sihaamkaba2128 Жыл бұрын
Wllhi hAa masha allah
@xasancabdiqaadir3120
@xasancabdiqaadir3120 Жыл бұрын
Waa maal mihii iigu kaa horaysay Qalbigad I dhaqaajisay jaza ka allah wllo
@salmansamir5570
@salmansamir5570 Жыл бұрын
Maashaa Allaah. Mahadsanid ustaad Warsame Bade sida aad noo dhexgaysay masjid Al aqsa, Rabbi hakaa abaalmariyo. Waa wax aad looga xumaado sida Yahuudu u qaateen dhulkii barakaysnaa una laynahayaan muslimiinta. Muslimiintu iyagaa halkaas isdhigay.
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi Жыл бұрын
You are so lucky masha Allah jazakallaah
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 Жыл бұрын
Waan maqlay inay dadka falastiiniyiintu naxariis nadanyihiin laakiin hadaan xaqiiqsaday walaal waad ku mahadsantahay...qof nasiib badan ayaa booqda kuna tukada masjidka ALAQZA..ALLAAHU AKBAR
@khadaraweys4398
@khadaraweys4398 Жыл бұрын
Mashallah walal, wax aad heshay fursad weyn oo alle kugu simey in aad tagto dhulkaas barakeysan.
@qandho
@qandho Жыл бұрын
This is my dream one day I will be coming insha allh
@lxaalluul8544
@lxaalluul8544 Жыл бұрын
Wiil xikmad badan oo imaan ka muuqda tahay ilaahay Ragg sidaado kale cadifad leh ha noo badiyo Jzk Allah.ilaahay Anagana ha noo qoro inaan tagno,
@RIDWAYUSUFMOHAMED12345
@RIDWAYUSUFMOHAMED12345 Жыл бұрын
This vedio make me cry Alhamdullilah one day Palestine will be free Insha Allah one day I will be there
@luqmaan753
@luqmaan753 Жыл бұрын
أللهم أنصر أخواننا فلسطين
@manboy3300
@manboy3300 Жыл бұрын
امين
@ZoobeEnglish
@ZoobeEnglish Жыл бұрын
jaanis waadba Heshee Muuqaalo Badan Inooga Soo Duub 🥺🙌
@zahuu6232
@zahuu6232 Жыл бұрын
Masha Allah sxp Allah ha ku xifdiyo iyo musliminta oo dhan waxan Allah rajaynaya inaan ka gulaysano galada wasaqinta oo dhulka musliminta ku so duulay insha Allah 🇵🇸🇵🇸💪💯
@runneymohamedomar5237
@runneymohamedomar5237 Жыл бұрын
Jazakallahu kheir Yaa aqii Allah hakubarakeyo inshallah
@habibaali2400
@habibaali2400 Жыл бұрын
Masha Allah beautiful place insha Allah my dream will come true I went hatch and I will go there too🤲💯🤲♥️👍👏👏👋🇨🇦👋
@abdiwahabmohammed7776
@abdiwahabmohammed7776 Жыл бұрын
Masha Allah walaal. Ilaahoow i gee masjidka Aqsa oo iina oggolow inaan ku tukado salaad la aqbalo.
@aboudchannel8570
@aboudchannel8570 Жыл бұрын
Manshallah vlog fican ayad sameysey Falasdiniynta inta aan ka arkey wa dad wanagsan oo so dhaweyn leh oo somalida iyo umada islamka ah oo dhan jecel
@shaymaawil5872
@shaymaawil5872 Жыл бұрын
Mzhallah tabarakallah rabbi marun hay rumeyo inan arko maka iyo masjidu Al aqsa
@hoodo9260
@hoodo9260 Жыл бұрын
Wlhi waan qiirooday 😥❤ Mahadsanid ustaad warsame haddii aad muuqaalo kle ka diyaarisay noosoo gudbi insha Allah
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 Жыл бұрын
Mashallhe inshallah one day I will visit one day inshallah ❤️
@Mawahib215
@Mawahib215 Жыл бұрын
Alle haka raali noqdo wallahi wax badan ayan kaa faaiday walal warsame Alle ayan ka rajeynaya in u iwa fajiyo malin un in an arko masjid al aqsaa Walal hadi ad tagto masjid al aqsa iga soo ducey in u malin un alle igeeyo swt Baraka allah jazaka alllah walal qali
@ayan-hassan8409
@ayan-hassan8409 Жыл бұрын
Masha allaah duul barkasan iyo daad qalbi fcn oo islanimada Ku weyanthy reer falastiin allaah dhibka ka dul qado video qurux badan oo sameyan igu yeeshay 😢 waxban Ismooday in aan dhex taganhy ino so badi Ustad warsame. Allaah Ku sharfo
@maxamedabshir1181
@maxamedabshir1181 Жыл бұрын
This is my dream❤❤💯💯🎯🎯🏂🏂 One I will visit there. Insha allh
@rawdaawad8825
@rawdaawad8825 Жыл бұрын
اللهم احفظ أهل فلسطينيين يا رب
@ahmedhassanriis
@ahmedhassanriis Жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله يا اخي
@amiinahmed3607
@amiinahmed3607 Жыл бұрын
Ustaad alle haku karameyo ❤️🙌
@abdialimohamed1095
@abdialimohamed1095 Жыл бұрын
Walaahi Wali ma daawan video ka qurux badan oo ka dareen badan inaan joogo ayaanba mooday. Mahadsanid walaalkay
@zual7457
@zual7457 Жыл бұрын
Mashaallah warsame your Volga very nice thanks habbo Jazakallah khayran
@alawisharifali992
@alawisharifali992 Жыл бұрын
Asww Masha ALAH . Thanks. . Ilaahey qeer ha ku siiuo , Masha Alah Jizakalahu Qeer. Thanks
@umalkhayrabiib246
@umalkhayrabiib246 Жыл бұрын
Mnzha allah tabaraka raxmaan So emotional wlhi Waxan rajaynayaa inaa ku guulayso courseka Inzha Allah
@Anonymous-lc5tn
@Anonymous-lc5tn Жыл бұрын
Masha Allah you're a good story teller, I really enjoyed the veiws and I felt I was there with you as if I'm feeling all the emotion you felt SubhanaAllah
@faadumogeesood7937
@faadumogeesood7937 Жыл бұрын
Asc Mansha Allah might Allah bless and protect you edo. Insha Allah I am planning to visit in the near future. Amen
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Maash Allah uastaad❤🎉🎉🎉 Mahadsan abwe qli research keeping
@kaalaykaalay6408
@kaalaykaalay6408 Жыл бұрын
MASHAA ALLAAH INAADEER HORE U SOCO WALAZE GREAATS U MY BLOOD
@cixamiidcilaahi9892
@cixamiidcilaahi9892 Жыл бұрын
Manzha Allah inzha Allah I come true 😮 maalin inaan ku soo tugato ❤❤❤❤❤
@canabshxasan433
@canabshxasan433 Жыл бұрын
Mashaalah 😢🥺🇵🇸🇵🇸فلسطين
@hikmaabdiadam4988
@hikmaabdiadam4988 Жыл бұрын
Walaxawla Wala khuwati ilabilah waxan ad u xisaysayey meshii qudba tu saqaraa scw nabiga scw
@cabdale7539
@cabdale7539 Жыл бұрын
mazha allh alle hana wadageeyo qof kazta oo zidaydoo kale ujecel inuuu masaajidka soo boqdo ustaad inta jogto vedio badan nooga soo duub alle hakaa abaaal mariyeeee
@kawakawa4726
@kawakawa4726 9 ай бұрын
Maa Shaa Allah, absolutely great story teller.
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Жыл бұрын
Love this Warsame, beautifully done!
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
Qudus Palestine 🇵🇸 ♥ MashaAllah
@saabirteli45
@saabirteli45 Жыл бұрын
Wlh aad iyo aad ayaad u nasiib badantahay maalin un waxaan rajeynaa in aan tago dhulkaan barakeysan insha allah
@cazaanyomedia1829
@cazaanyomedia1829 Жыл бұрын
Masha allah 1 one day waan tagaa al aqsa allow iirumey inaa tago 🇵🇸🥺❤️🥰🤲🏾
@4hmed.garane
@4hmed.garane Жыл бұрын
Beautiful Video wlhi Inshallah wan Tagi doona🥺♥️
@xuseenarab8119
@xuseenarab8119 Жыл бұрын
Mashaa alaah alla walalow inoo soo badi vedio yada noocaan ah
@flastinguled2815
@flastinguled2815 Жыл бұрын
masha Allah bide waad libaaante wllow Allah kubarakeyo dhulkii barakeysna waad tagte insha Allah I will come one day that's
@zeynabmacalim6948
@zeynabmacalim6948 Жыл бұрын
Masha Allah ilaahey haku xifdiyo wllo اللهم أنصر إخواننا في فلسطين
@xalimocabdiwaxid2651
@xalimocabdiwaxid2651 Жыл бұрын
Legend barnimijyadaan camal soo badi warsme bade keep up 🥰
@jawharabdulahi6608
@jawharabdulahi6608 Жыл бұрын
Masha allah jazakallah ya akhi allaha kusharfo
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 Жыл бұрын
Maaaaaashaa alllah wiil kii falastiiniga ahaa wiil naxariis badan buuahaa qaxwe ayuu kugu sharfay
@ridwanhassan9370
@ridwanhassan9370 Жыл бұрын
MashaAllah tabarakallah ilahay ha qabto cadowga wllhena
@barbatov288
@barbatov288 Жыл бұрын
falastin marmarka qaar waxn moda dhigyga iney qeeb ka leyihiin qadiyada falastin sidan uga danqado dadlkale ugama danqado wiilka marku madaxa kaa shumiye waan ilmeye wlhi 😢😢
@abubakarmahadfarah1518
@abubakarmahadfarah1518 Жыл бұрын
Masha Allah Dhul Barakaysan...🤍🥰 Allaha ciid walba oo jecel tagitan keda ha ku Aarsaqo inzha allah...❤🤲
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 Жыл бұрын
Masha Allah Jizakallahu Qer Allaha Xafido shacbiga falistiin Yaa Rabi Adigane Allaha ku Barakeyo Insha Allah Allaha ku Xafido Insha Allah
@SuldanAshour
@SuldanAshour Жыл бұрын
masha allah alle haku barakeeyo wll
@qaaliluul8650
@qaaliluul8650 Жыл бұрын
Masha Allaah jazakallaah wllo
@Aamiin733
@Aamiin733 Жыл бұрын
Waxaan dareemay Niyad waanaag. Inshaallah waxaa Lajoogaa markii aan soo ceshanlahay
@zual7457
@zual7457 Жыл бұрын
Alhamdulilaahi ilaahay kugu nabadgeliyey you are very lucky Mashaallah
@samiiromohamed9224
@samiiromohamed9224 Жыл бұрын
mashllh wlh waan qiirooday waa muuqal aad ku cel ceshaty mesjido al aqasaa waariyadeeyada
@haajimouse5646
@haajimouse5646 Жыл бұрын
Video ka qurux badan waligay ma daawan 💕💕💕💕💕💕
@caadilmusdhaf8129
@caadilmusdhaf8129 Жыл бұрын
ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎
@naciimacige6352
@naciimacige6352 Жыл бұрын
Masha Allah jizaakallah wllkeey qalbiga ayaad noo qaboojisay xayaa kallah noo soo ducee adaa jooga magaaladii barakaysneed in anagana aan nimaadno insha Allah mahad sanid
@ubaxmohamed4552
@ubaxmohamed4552 Жыл бұрын
Ilaahay haku xifdiyo wllo noosooducee anagana inaan aado waa riyadayda igu sooduceeya in alle igeeyo
@umumohamed6726
@umumohamed6726 Жыл бұрын
Barakallhu fiiika akhii
@maganiyodiini4146
@maganiyodiini4146 Жыл бұрын
Maaansha Allah wan tagidoonaaa insha Allah
@sporttv24timmar
@sporttv24timmar Жыл бұрын
mashaa Allah my brother
@saki092
@saki092 Жыл бұрын
Mashallh ustaad❤❤❤❤
@nimadheman526
@nimadheman526 Жыл бұрын
Masha Allah jasakaAllah khair wllo
@husseinabdirashiid6014
@husseinabdirashiid6014 Жыл бұрын
Moncha allah ustaad guulayso 👏❤
@ruuzaeyaa9501
@ruuzaeyaa9501 Жыл бұрын
Gabar ka guurso abwe waad isku soo Baxeysanee😂🤣
@samiyahussein9420
@samiyahussein9420 Жыл бұрын
Masha allah hambalyoo walal aaad buu u qurux badan yahay documentary waa laa cajaby.
@hamseabdirahman4056
@hamseabdirahman4056 Жыл бұрын
Mnzha allh ustaad warsame bade
@dekadahir1828
@dekadahir1828 Жыл бұрын
Masha allah
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 Жыл бұрын
Mash Allah my brother Allah ku dhowro please type tree
@abdirashidmohamoudrashiid355
@abdirashidmohamoudrashiid355 Жыл бұрын
Part 3 bro
@hafza853
@hafza853 Жыл бұрын
What a beutyfull palace waaaw waaw is amazing palece really Allahu akbar🕌🕋
@Ibnu-isse32
@Ibnu-isse32 Жыл бұрын
I'm waiting 🙁 I wish to go one-day insha Allah,
@mariamfarah4954
@mariamfarah4954 Жыл бұрын
San u ilmeeenayy bu muuqalki iga dhamaady wllh🥲🥲🥲ilaaahy dhibka haka qaado walaladeen
@asmaabdisamed1905
@asmaabdisamed1905 Жыл бұрын
Mnshlah aad baynu jecelnhy dhamanten
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Жыл бұрын
Wow, Masha'ALLAH
@azzaoTheJunior
@azzaoTheJunior Жыл бұрын
manshlaah wlal warsame inagana allah haina haleeshiiya waqti aan kusoobooqana bugcada barakeysan
@fathiaAhmed9
@fathiaAhmed9 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله اللهم احفظ اهل فلسطينيين يارب🤲🤲❤
@mahadosalah4340
@mahadosalah4340 Жыл бұрын
Merci infiniment 😭😭😭 bro ..
@bashiiryasin9463
@bashiiryasin9463 Жыл бұрын
Insha allah qeybta 3aad ayaan sugi doona Interesting
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
falastiini waa dad wanaagsan maasha allaah
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 Жыл бұрын
Mansha Allah sifican bad nogu fahansise I thought ina dhex jogo 🥹
@Ifrah89
@Ifrah89 Жыл бұрын
Masha Allah❤❤❤
@sacdasheikh2065
@sacdasheikh2065 Жыл бұрын
Mashlaah wax fiican baad qabatay kudayasho ayaad mudan tahaywll
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Жыл бұрын
Subxaanallah Allah Aya sheegay in yuhuudu iney neceb yihiin dhimashada aduunkana iney inbadan sijogan xitaa gaalada kale weyka daran yihiin xaga aduunkeceelka
@hiboabdi350
@hiboabdi350 Жыл бұрын
MashaAllah ❤
@xamdacabdi3890
@xamdacabdi3890 9 ай бұрын
illahay haku barkeeyo yaa rabi raxaman 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@engrashiidharuun3796
@engrashiidharuun3796 Жыл бұрын
Waan sugeynaa insha allah ustaad
@jamalmohamednor8667
@jamalmohamednor8667 Жыл бұрын
Maahallah waxan rajeynayaa maalintay noqotoba in aan tago
@alihassanhussein5948
@alihassanhussein5948 Жыл бұрын
Jasakallah kheyr
@istanbulnur9675
@istanbulnur9675 Жыл бұрын
ManshaAllah i Will go soon
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 Жыл бұрын
Maasha allaah😍
Safarkeygii Qudus? | Qeybti Koowaad
16:29
Warsame Bade
Рет қаралды 104 М.
Qudus Markaan Tagey Maxaan kala kulmey?| Masjid Aqsa Part 3
17:57
Warsame Bade
Рет қаралды 78 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 28 МЛН
Falastiin Maxaan ku soo arkey
8:12
Warsame Bade
Рет қаралды 3,7 М.
Sidey U Noolyihiin Dadka Indonesia 🇸🇴🇮🇩?
13:20
Warsame Bade
Рет қаралды 18 М.
Pakistani Visiting Palestine and Israel | Jerusalem Vlog
26:14
WildLens by Abrar
Рет қаралды 3,2 МЛН
Nin Aan Kula Kulmey Qudus.| Masjid Aqsa Part 5
21:41
Warsame Bade
Рет қаралды 68 М.
15-kan Talo Waxay Ku Dhaafin Doonan Qofkasta
13:34
Warsame Bade
Рет қаралды 45 М.
Waxaan Tagey Bada Dhimatey | Masjid Aqsa Part 4
13:54
Warsame Bade
Рет қаралды 105 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН