WAXAAN WEERAR KU QAADAY NAAGTUU NINKAYGU GUURSADAY EE ILMAHAYGA LOOGEYAY WALIBA IGA XARAMTIMAYSAY😭😭

  Рет қаралды 34,052

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

Жыл бұрын

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 166
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
CHANALKA KLE QISO CUSUB AYAAN SOO GALIYAY SOODAAWOkzfaq.info/get/bejne/q9mendCr0MnVc3U.html
@nasroqurux364
@nasroqurux364 Жыл бұрын
Ok abyo
@riisaanmohamed6210
@riisaanmohamed6210 Жыл бұрын
wan soodawadey abaayo
@maryanmohamed7847
@maryanmohamed7847 Жыл бұрын
0⁰
@user-ct8mb8in9x
@user-ct8mb8in9x Жыл бұрын
​@@nasroqurux364
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Жыл бұрын
Ayaan waaqosol canjeelaan dubaayaa
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah ❤💞🕋
@sahranuur1432
@sahranuur1432 Жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@queenfatuush4379
@queenfatuush4379 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@xamdixuseen4655
@xamdixuseen4655 Жыл бұрын
Ayaan qurux wllhi aad iyo aad aya kuu tagera..........ilove you Queen♥
@dagendawlochannel3443
@dagendawlochannel3443 Жыл бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +254791162595
@Yasmina125
@Yasmina125 Жыл бұрын
Alla ayaaneey waad iga qoslisaa qaali dumareey naaya alaab dhaqdooy canjeera dubtooy waxaad mooda mar walba howsha aan gacanta kula jiro inaad ii jeedo mahadsanid abyo ayaan gobdooneey allaha ku barakeeyo jazakallaah waanadaada taladaada qurxoon iyo weliba qisaska dhiiragelinta ah eed nala wadaagto🥰🥰🥰
@nawaalyuusuf7408
@nawaalyuusuf7408 Жыл бұрын
alla waa qiso jacayl oo cajib ah markay halka marayso waxan so xasuusta heesti ma no shahay ma dhimasha xagee cawa jogta
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Жыл бұрын
Maryan Maxamed allaha ku caafiyo allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@asturanmohammedxusein6389
@asturanmohammedxusein6389 Жыл бұрын
Wlee waa qisoh cajiib ah bal dhamadkah aan isla aragnoh walidintah kheer alle hasiiyeh waagiihoreh jacelkah io waxs ma ogalen qisadan mid lamid ah baa igu soo dhacdeh wlhi oo gabar ii dhow ku dhacdeh alah aduunow maalin nH waad macan thy malin alaa og xaalkah
@najmasaid9321
@najmasaid9321 Жыл бұрын
Ayan qaali ayan quruxsan wehelka guriga tahay shekoyinkaada ad adeg ayan ka qaaday
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 Жыл бұрын
Ayaaney xbbti anaga xita awalkada magudi karno dhiragaliyaha gabdhah masha Allah
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 Жыл бұрын
Faro madoow caawo cilaan baa nagu dishey sxb mcney😊🙄😂👌🥀⚘️🕊Part 2 sahal maahee allah kuu fududeeyo hawlaha abaayo🤲qurux hableed salaamullah ayaan gobdoon♥️👑
@sacadcali996
@sacadcali996 Жыл бұрын
Ppppppppp00pppppppl Popcorn 🍿🍿🍿
@sacadcali996
@sacadcali996 Жыл бұрын
Know if you need me to bring kbbikkkkkbkk ijjibbb ikkki
@aaminadhool3780
@aaminadhool3780 Жыл бұрын
Queen 👑 ina gobdoon boqorad calan leh guulayso quruxbadaneey😍😍😍😍
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Жыл бұрын
Soo dee hee qeybta labaad waa sugaa iinshaa'allaah
@zaynabaxmad4957
@zaynabaxmad4957 Жыл бұрын
Masha Allah abayo Allah ha kusharfo wllhi mardhaw Ayan Ku sobirey beyjkagii Wana Ku haystaa waxan Ku rajaynayaa guul Insha Allah gulayso abayo
@ramalaahmed8465
@ramalaahmed8465 Жыл бұрын
Ayaan keep going my queen
@aminajafar1987
@aminajafar1987 Жыл бұрын
Ayaan Gobdoon thanks Xbbti 🥰🥰🥰
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Жыл бұрын
MNSHA ALLAH sister keep going
@haalaaweys5082
@haalaaweys5082 Жыл бұрын
keep going sister ayaan
@xamdaabokor3232
@xamdaabokor3232 Жыл бұрын
Horaye usoca walshya ayaan 😇❤
@shukriabdi2953
@shukriabdi2953 Жыл бұрын
Masha allah 👑 ❤
@naimohussein1596
@naimohussein1596 Жыл бұрын
shukran xbbti 🥰
@sucaadmohamuud4148
@sucaadmohamuud4148 Жыл бұрын
Ayaaney allaha ku xiftiyo aduun iyo aakhiro abaayo waa jecelahay barraamij yadaada iyo hadaladaadab hh
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xifido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 Жыл бұрын
Waan ku sare like maba ka paqile walshei wana mhd san tahy sida nagu so gudbiso
@jihanjihane1161
@jihanjihane1161 Жыл бұрын
Nayaa wanku saray like ta kkkkkkkkk Ayaan walhi markaa nayaa tirahdo wan iska qoslaa ano horey u saray an iska huwiyaa hadana horey u soco my queen
@nasteexocabdulaahi4807
@nasteexocabdulaahi4807 Жыл бұрын
Jaah jacalay idaya aniga wan nacay jacalay 😢😢💔💔
@nimcoqaali3446
@nimcoqaali3446 Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@anisamacaneeyabdi5679
@anisamacaneeyabdi5679 Жыл бұрын
Www wcs masha Allah my beautiful sister keep going dear Allah ku xafido adi familyga dhaman xbbty 💓💓💓💓💯
@malyuuncabdulaahi5170
@malyuuncabdulaahi5170 Жыл бұрын
M.a hbo ayaan waan ku tageraa illaah cadwga hakaa qabto❤❤🥰
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc mashallah abyo Allha kuxfdo
@layloaxmed2385
@layloaxmed2385 Жыл бұрын
Wcs ayaan qurux waakusalamay xbbti horey usoco❤❤❤👌
@rahmamahdi2570
@rahmamahdi2570 Жыл бұрын
Mash allh👍👍
@hanihanka9528
@hanihanka9528 Жыл бұрын
ayaney m.a cilanka waba kuso baxday mar walba saan uso marso m.a isha baxarka
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 Жыл бұрын
Ayaaney waad Iga qoslisay galabta ano galabta malax subayo igu qabatay Masha Allaah Allah haku barakeyo
@aishaibrahim7703
@aishaibrahim7703 Жыл бұрын
Asc abayo waan idin salamey adi iyo asxabta ayaan wahaan rabaa talo Inaa isisan horta abayo taladan rabo aniga Edo abo ladalatey ayaan isokorisey kabacdi hadana welkedi ayaan isgursaney labacunug ayaan uhayaa ee abayo talaayan rabaa edady weyfican tahy lakin gedahed ismafahmeno laba Geber ayaa ladegan Edo aniga Nairobi Kenya ayaan jogaa Edo mandera ayey jogtaa ani xajigey wahu ileyahay hoyo ayaa ladegi gebdihin wejogan rafadley lakulmaa mesha ee abayo mahan sameyaa ilatali adomahsan
@kaysekaise5177
@kaysekaise5177 Жыл бұрын
Abaayo iskana sasabo digriga badso sida laaxawla walaaquwata ilaabilah
@nagadxussen6692
@nagadxussen6692 Жыл бұрын
Woow Ayaan gobdoon 🥰🥰💋❤
@nalkagabadhpuntland8957
@nalkagabadhpuntland8957 Жыл бұрын
ayaaniita qurux meshanaa kaasoo eegin👀 ayaaney ❤
@safiyosalaam9982
@safiyosalaam9982 Жыл бұрын
Mashaa Allah
@najmanashaad2375
@najmanashaad2375 Жыл бұрын
Wcs ayaan qurux waan ku salamy horay u soco xabbti😘😘
@hanicabdulahicilmi8609
@hanicabdulahicilmi8609 Жыл бұрын
Ayaaneey weey ku kala kacday abayo m.a allha kuubara keeyo hormar wacan ayaanu ku leenhay dhamanden❤🤝
@shariifmaxamedsabriye4381
@shariifmaxamedsabriye4381 Жыл бұрын
M a adaan uguhelay mahadsanid abayo
@hibogoradcabdi6934
@hibogoradcabdi6934 Жыл бұрын
Abaayo ayaan wllhi wanku jeclahay xabibti allaha iika xafido
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah abaayo 😍🥰👍
@queen___faiza9300
@queen___faiza9300 Жыл бұрын
Mashala mcnto alah ku xifdiyo adiga iyo familkada
@xafsaxubi7664
@xafsaxubi7664 Жыл бұрын
Ayaan Allha ku sharfo xbbt
@raaxocumar2557
@raaxocumar2557 Жыл бұрын
Wcs m .a ayuuma qurux allh ku xafido nayaa indho ween wanku hestay
@nasraismail4230
@nasraismail4230 Жыл бұрын
Kkkk ayaaneey aniguna cabuulaan kugu cunaysa lkn kowdii baan like s saaray
@mustafemaxamuud2425
@mustafemaxamuud2425 Жыл бұрын
Ayaaney wallhi cod baad haysaa 😍
@zakiyahusseinabdi368
@zakiyahusseinabdi368 Жыл бұрын
MashaAllah
@nasteexocabdulaahi4807
@nasteexocabdulaahi4807 Жыл бұрын
Ayan qali aniga qaxawn ku karasany iyo shaha fram sacuudig 🇸🇦🇸🇦
@fadumofarax5020
@fadumofarax5020 Жыл бұрын
Wow cawa Lek ta Ana uhoreyo asxaby Lek ta sara💖💞
@umuraage8617
@umuraage8617 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂Yaaa kuu sheegay inaan canjeelo dubaya oo aan suqaar karinaya ar adigaa shiish dheeridaa masha allah.
@ashaabdullahi3803
@ashaabdullahi3803 Жыл бұрын
Kkk ayaney nabey canjeran duboyaaa kwrn hee rer subax dawado wn 👋
@ubahalinur2253
@ubahalinur2253 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم 🥰😘
@maxamedciise2310
@maxamedciise2310 Жыл бұрын
Wow cawada yaa iga horeya
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 Жыл бұрын
Mahadsanid ayaan qurux
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 Жыл бұрын
Isoo duceeya wan xanuunsanahay
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Alaha kucaafiyo sis
@canabdaud2132
@canabdaud2132 Жыл бұрын
ilhy haku cfyo xbbti
@naimohussein1596
@naimohussein1596 Жыл бұрын
Allaha ku caafiyo abyo
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD Жыл бұрын
HHHHHHHHH ayaan hooyo qosol miidhan tahay awal waxa dhihi jirtay naayaa indho weyneey maanta waxa dhahday waryaa indha weynoow hhhhhhhh ducada noo duceysay maanta mafsuud buu iga dhigay jazakallah khayr
@dajiya5984
@dajiya5984 Жыл бұрын
Wehliso waku salamay mowducan naxtinta ma dawan kare ee like wa iga hesaa ani qasas carabaha kuhesta
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Жыл бұрын
Kaaa qaaday xbbt
@samiroxusen2136
@samiroxusen2136 Жыл бұрын
Form ikran bashir
@housseinmachallaharte2441
@housseinmachallaharte2441 Жыл бұрын
I love you ayann gabdonn
@niciimaabdalle1839
@niciimaabdalle1839 Жыл бұрын
Naa hedhe indha wayney qisadan part two meday cawa dhan ku suugaye indha weyney
@zahrocayni1988
@zahrocayni1988 Жыл бұрын
Ayaney hadanba sogalo ina kufirsado liketa ayan kabilaba mrarka qar comingtiga mabixiyo lkn like ta mama ilawo mcnto mahadsanid
@rumaanabdirhmaan1899
@rumaanabdirhmaan1899 Жыл бұрын
Abayo mahdsanid inolow intey nolol jirto ayaan wehlisooy 😊🤗😍😘
@halimaabdi6511
@halimaabdi6511 Жыл бұрын
Ayaaney wcs abayo maba dhagees aniga mabafiirso anigosarin
@shukrcabdi5462
@shukrcabdi5462 Жыл бұрын
Mashaalah
@zamzamaxmed8122
@zamzamaxmed8122 Жыл бұрын
Ayaney wlahi marka hestan qadesid codkaga aad Ayan ujeclade MA sura galeso mahine kilib yar iga soo duub Ayan ku dhihi love you alah ku dhowro qaliyeey
@sabiriinhirsi7564
@sabiriinhirsi7564 Жыл бұрын
Jacl abyo mcnto 💋🥰🌏♥️
@raxmocaday3049
@raxmocaday3049 Жыл бұрын
Asc hapipti ayaan gobdoon wan kuu xiisay marka kowad wn ku salamay
@fadumahassan4664
@fadumahassan4664 Жыл бұрын
Hore u soco hoyo macaan Love you so much. 💖💖💖💗💗💗💓💓💓💓💞💞💞💞💞💕💕💕💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@sagalsyaad5524
@sagalsyaad5524 Жыл бұрын
Ayaaney habo walhi waxaban ku akhriyaay
@farhiyaabdi7291
@farhiyaabdi7291 Жыл бұрын
Horay usoco abayo
@queenfarxiyo143
@queenfarxiyo143 Жыл бұрын
dhiirigaliso an lawada heysan allow noodaa
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 Жыл бұрын
Wlhy waxan dubaayay laxoox
@safiyoxaajicusmaan1846
@safiyoxaajicusmaan1846 Жыл бұрын
abyo ayana 💘💘 💘 💜
@sahranuur1432
@sahranuur1432 Жыл бұрын
Wcs abaayo horaalooyiri indho jacaylisma eegi karaa saas maahoo
@mssgaraad1695
@mssgaraad1695 Жыл бұрын
Mar horaan anigu saray mcnto
@nasroqurux364
@nasroqurux364 Жыл бұрын
M.a abyo ayan
@raxxmoabdiraxaman9464
@raxxmoabdiraxaman9464 Жыл бұрын
Aamiin mcnto
@dekamusemohamed6465
@dekamusemohamed6465 Жыл бұрын
Asc wll
@fertunali1007
@fertunali1007 Жыл бұрын
Sidaad iigu qabatay an ku qoslay anoo bariis karsana waku saray wax fiyow ayaan 😁😂🥰
@ifraaxmaxamed4669
@ifraaxmaxamed4669 Жыл бұрын
Hhh ayaaney waaba shakiyee manojeedaa howsha aanheyno aaba sheegoosaahe
@rahmashide8003
@rahmashide8003 Жыл бұрын
💘
@MohamedSaid-lx2rg
@MohamedSaid-lx2rg Жыл бұрын
Manshll
@luqmaan753
@luqmaan753 Жыл бұрын
Waa usoo cisha duganaaaa
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 Жыл бұрын
Ayaneey
@arwaaadn4150
@arwaaadn4150 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@hiboxasancali8285
@hiboxasancali8285 Жыл бұрын
Maalintii igu horaysay ee aan kawnaqday
@buleeycismaan6297
@buleeycismaan6297 Жыл бұрын
asc abyo ayaan waxaan raway meel ankaala sooxiriro waxaa ugudhacay qiso aad uxanuun
@soyaa0472
@soyaa0472 Жыл бұрын
Ilaahay amarkiisa like adaaba ixasuusiyo ayaaneey😍😍😍
@xigmomusa1884
@xigmomusa1884 Жыл бұрын
ayaney intasba kuma firsado
@anasupdynaasir4694
@anasupdynaasir4694 Ай бұрын
Hhhhhh walhi dharbankugu feerysaaye
@umucazam964
@umucazam964 Жыл бұрын
Jah
@shamsoadowadow5196
@shamsoadowadow5196 Жыл бұрын
Asc ayaan cadey salan Saraa abayo
@niciimaabdalle1839
@niciimaabdalle1839 Жыл бұрын
Naa indha weyney cawa qisoyinkaga wan ku shaqaysta ee naya indho wayn iso geli qaybaha kle
@nurtaadan1842
@nurtaadan1842 Жыл бұрын
Scw
@sundusmohamed6439
@sundusmohamed6439 Жыл бұрын
Alle haku xifdiyo insha alhaa hbtii
@semanaqueenzakariy7728
@semanaqueenzakariy7728 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 you so funny
@hiboxasancali8285
@hiboxasancali8285 Жыл бұрын
Abaayo
@maryanabdulleosmaanmaryani6063
@maryanabdulleosmaanmaryani6063 Жыл бұрын
Ayaney abaayo aniga waxa jeclahay sijawi dagan ah in habeenki marka shaqada dhameeyo lee daawadaa
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
QISADII NOLOSHAYDA EE 9 SANO MASE HELAY WIILKAYGII IBRAAHIIM YARE?
32:53
WALAALKAY WAA WIILKAYGA SANADO KADIB SIRTII FASHILMATAY
28:31
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 17 М.
ПРИДУМАЛ ВЫХОД (@inaciomundoafora - Instagram)
0:21
В ТРЕНДЕ
Рет қаралды 11 МЛН
Love Challenge With Mellstroy And Mrbeast
0:19
BigSchool
Рет қаралды 5 МЛН
I Can't Believe We Did This...
0:38
Stokes Twins
Рет қаралды 24 МЛН
КОГДА СОСЕД КУПИЛ ИНОМАРКУ😂#shorts
1:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 3 МЛН
Vampire Girls FIGHT Over Boy 😈
0:32
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 9 МЛН
Only Harley Quinn doesn't dislike the Joker's shortcomings#joker #shorts
0:17