WAXAN GURSADY GABADH NAFO AH HABEBKI AQALGALKANA WAXAN LAKULMAY SHOG IYO NAXDIN!

  Рет қаралды 25,505

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

9 ай бұрын

#sawdaqaalib#qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Пікірлер: 67
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 9 ай бұрын
Halkan ayad igu sodirikartan qisoyinkiina thanks 00252616889436
@sadiohassan4828
@sadiohassan4828 9 ай бұрын
Maansha Allah abaayo qisadaan walaahi way itaabatay Isagoo lixaad leh buuku kibray,awlaada saalaxa ah sidaas bayku fiican yahiin Ilaahow awlaadeena iyo tan Muslim ka baari kadhiga mahad sanid xbbt 🌹❤️🌷
@AbdirahmanMohamed-kt9vy
@AbdirahmanMohamed-kt9vy 9 ай бұрын
Waa qiso aan la qiirooday runtii waxaa laga faa'iidayaa xaaska wanaagsan caruur wanaagsan in laga helayo halka tan xuna ayada iyo caruurteedu iswada lahaanayaan ilaa in Allah u naxariistey mooyee
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 9 ай бұрын
Qisadan wey iga ohisay Allow baari noha dhig owlaada ilma an Aaba hood daremynin subxanllah gabadha qadarta rabi inu ugu samreey eheeyd
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 9 ай бұрын
sawda salama Caleykum maasha Allah abayo illahay caafi maat hano daayo aamiin yaarabi 😢😢😢❤❤❤❤❤
@user-by7zh5rh4h
@user-by7zh5rh4h 9 ай бұрын
قوله تعالي وعسي ان تكرهوا شيء وهو خير لكم وعسي ان تحبو شيء وهو شر لكم والله يعلم وأنتم لاتعلمون
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr 25 күн бұрын
Gabadhey Sawda, ماشاء الله. نعم الصحة اغلي من كل شيء ( أرض بما قسم الله لك تكن اغني الناس) يا سودة جزآك الله خيرا وبارك الله فيك يا سودة. ا احسنت كثيرا
@cudooncudoon
@cudooncudoon 9 ай бұрын
Anaa uhoreeyo maley jeedaa🤚
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 9 ай бұрын
Maasha allaah my abaayo sowda sharafeey allaha kubarakeeyo aadbaan kuu salaamay inbadan
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 9 ай бұрын
Aadanahu siiba kuwa Ilaaheey Aaminsan ayaa ugu daran ineey laqwigalaan hilmaanna Awoodda Alle laakiin waxeey sooxaduustaan markeey waxkudhacaan Salaamullaah❤
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 9 ай бұрын
قصة عجب والله شكرا لك استاذ صورة ❤❤❤❤
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 9 ай бұрын
Subxana llah 😢waa qiso aad uxanunbadan qofba curyanimo ku nacay oo ufuray
@user-lt2kv8hq6u
@user-lt2kv8hq6u 9 ай бұрын
Walahi waa qiso cibro qaadasho mudan waxa badan ayaan kafaa idnay walahi alle hakuxafido adiga iyo qoskaagaba sawda mahadsanid abayo qaali ❤❤❤❤❤
@mohamedabikar9058
@mohamedabikar9058 6 ай бұрын
Amin Amin yarab Mahadsanid
@saidchoukri7227
@saidchoukri7227 9 ай бұрын
Mashallaha.tabarakalaha❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 9 ай бұрын
Laysal qariib
@user-bh8vh5lc7h
@user-bh8vh5lc7h 5 ай бұрын
Alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ruqiyoshiiqyusuf-lz6fu
@Ruqiyoshiiqyusuf-lz6fu 3 ай бұрын
Maasha allah wajira jacalku
@user-tf2ms6wv9x
@user-tf2ms6wv9x 8 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@MulkiMaxamed-tj2gx
@MulkiMaxamed-tj2gx 2 ай бұрын
Masha alaah wagabar caqli badan ❤❤❤
@user-wy8tw2mr2f
@user-wy8tw2mr2f 7 ай бұрын
Masha allah❤❤❤❤❤
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 9 ай бұрын
Wllhi waa qiso cibro qaadasho mudan 😢😢
@user-yp9ls2wh8x
@user-yp9ls2wh8x 4 ай бұрын
Ilha islamka habadbadiyo
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 9 ай бұрын
Wlhi Mashaa Allah Allow carurda baari nogo dig Amiin Amiiin Amiin
@user-kg6gb1xx7r
@user-kg6gb1xx7r 9 ай бұрын
Maan sha alaah allow Naga dhig Ku Wii markasta kuushugriya❤❤❤❤❤❤
@user-bh3ln7vy7x
@user-bh3ln7vy7x 2 ай бұрын
Cajiiib
@hibaali4311
@hibaali4311 9 ай бұрын
Amiin
@user-yp9ls2wh8x
@user-yp9ls2wh8x 4 ай бұрын
Alhuma sali wabark cala muhamed scw ❤❤❤
@jawaahirmohamed2435
@jawaahirmohamed2435 9 ай бұрын
Sawda qurux wlshie mcn❤😊
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 9 ай бұрын
Alhamdulilah, Allahu Akbar
@safiyoasan
@safiyoasan 4 ай бұрын
Ilaahaye cadaaladiisa waa taas cazaawajala
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 9 ай бұрын
Mashaallah ❤❤❤❤❤
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 9 ай бұрын
اللهم❤صل❤وسلم❤علي❤نبينا❤محمد❤صلي❤الله❤ عليه وسلم❤
@user-fv9eg5rz5c
@user-fv9eg5rz5c 9 ай бұрын
Xuurlcanta dunida hadii aad maqsho waa taas
@AbdirahmanHassan-xr6jo
@AbdirahmanHassan-xr6jo 9 ай бұрын
Waqisa. yable❤❤❤❤❤
@yusufawale4755
@yusufawale4755 9 ай бұрын
Aad baad u mahadsanty quruxey
@mulkisaid8385
@mulkisaid8385 9 ай бұрын
Allhamdulilah
@nuurcabdi8951
@nuurcabdi8951 9 ай бұрын
Dadka ilaahay ku xidhan lama xumeeyo maba liibanaysid 😢😢
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 9 ай бұрын
Cajiib!
@jawaahirmohamed2435
@jawaahirmohamed2435 9 ай бұрын
Wllhi waan iska ilmeeye 😢😢
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 9 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤
@ayaansaid711
@ayaansaid711 9 ай бұрын
Masha allah ❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 9 ай бұрын
Masha Allah sister ❤❤
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 9 ай бұрын
انا لله وانا اليه راجعون
@haliimohusseinali9923
@haliimohusseinali9923 9 ай бұрын
Hadii luga haad ku socoto mid kood loxos kaa dhaco mar baa lugo laga jaraa. Laan gare xalku uu noqdaa dantaadu ku luudisaa
@saafiismaacil914
@saafiismaacil914 9 ай бұрын
Masha allah🥰🥰🥰
@user-bh3ln7vy7x
@user-bh3ln7vy7x 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 9 ай бұрын
Allahu akbar ❤❤❤❤
@sabiriinfaysal4290
@sabiriinfaysal4290 9 ай бұрын
Mahadsanid abayo sowda markasta wan dhagesta muqaladeda m.a ilaahay abalkaga jano haka dhigo
@TerrenceGoodrich-wc2om
@TerrenceGoodrich-wc2om 3 ай бұрын
Xaqii miskiintii ayaa isna luguha ka jaray
@ashuhle2596
@ashuhle2596 9 ай бұрын
Mansha alaah wall qali horay usoco
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 9 ай бұрын
Armey tan asaga nacday
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 9 ай бұрын
Allaahu agbar waxaa la yiidhi nabsii waa mabaaqde adoi bahan larake nabsiigii gabadha ayaa ku dhacay
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 9 ай бұрын
Dadka wanaagsan ma aarsadaan aarsigana ma fiicna
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 9 ай бұрын
Istacafi
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 9 ай бұрын
Waliga qof ha dulmin o nabsi iska ilali adiga ina lagu dulmiyo ayan ka fican inad wax dulmiso allow na cafi o hana cadabin
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 9 ай бұрын
Gabadhaas hadduu usamri lahaa dhibkanba ma gaareen
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa 9 ай бұрын
New profile ❤❤❤
@iftincabdilahi-nt9uv
@iftincabdilahi-nt9uv 9 ай бұрын
masha allah abayo aad baan ugu xiranahy qisooyinkga wxan ku weydina abyo abahaa ahmed qaalib miyaa la dhaha nin fcn o ahmed qaalib la dhaho ayan aqana wadna u eg tahey jwb abyo
@bilkhayrcabdirahman2603
@bilkhayrcabdirahman2603 9 ай бұрын
Ax ax nabsi
@hassanmaalinaadan
@hassanmaalinaadan 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@NimcoAli-fp5bp
@NimcoAli-fp5bp 9 ай бұрын
Asc
@user-fd8oo7ub7f
@user-fd8oo7ub7f 9 ай бұрын
Mahad sanid sawdaay latuuraa latuugaa
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 9 ай бұрын
Wax walbo ilaahay ku siiyo ku mahdi Kuna qanac
@NimcoAli-fp5bp
@NimcoAli-fp5bp 9 ай бұрын
Abayo galabtay waxa dhageysatay qiso mamadii iyo wiilkeda dhaxalka lagadhacay wiilka luyarka noqday dhaxalkii dib usoceshatya berta kunolayen markii hore sebtedii labad wan wayay hada sodeysay marakin markasto wan kugu xiranahay mahad sanid
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 9 ай бұрын
Wn sodayey waxay kuxigtaa qeybta labad
@NimcoAli-fp5bp
@NimcoAli-fp5bp 9 ай бұрын
Dhim malahan wan wayay
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 25 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
QISADA LAYLA WAXA KUSUGAN CASHAR IYO CIBRO Q.1 @sawdamqaalib
29:21
Sawda Qaalib
Рет қаралды 49 М.
MAXA IGA RACAY GUURKII AJINABIGA!@sawdamqaalib
57:42
Sawda Qaalib
Рет қаралды 33 М.
Qisada Saalim iyo Saalax,waa qiso layaableh!@sawdamqaalib
19:57
Sawda Qaalib
Рет қаралды 12 М.
WAXA HAYSTAY CULAYS LKN ALLAH AYA SIFUDUD UGA DULQADAY!@sawdamqaalib
15:29
QADANWA IYO AMAKAAG!!@SawdaBillan
24:37
Sawda Billan
Рет қаралды 63 М.
QISADA NAJLA IYO GURKEDII LAYABKA LAHA!Q.1@sawdamqaalib
27:09
Sawda Qaalib
Рет қаралды 44 М.