Waxan ka Mid Ahaa Wariyashii loo xulay Dagalkii 1977kii ee Somali iyo Ethiopia Axmed siciid Cige Q1

  Рет қаралды 29,661

Guure Media

Guure Media

Ай бұрын

Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo

Пікірлер: 81
@user-rw4nw8rp3g
@user-rw4nw8rp3g Ай бұрын
Maamul Dhabi ah ayaan Soo Marney Kacaankii Lamahadiallaa Mahadleh Dowlad Kama dambeyn
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 Ай бұрын
Dhaxal keeddii wad haysaa!
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 Ай бұрын
Wariye Axmed Siciid Cige show ma sii wayna hadduuba raggaa ka yar yahay. Isaga iyo saxafiyadda wayn ee hodan Oman Magan waan salaamayaaaaaa.
@ShukriMM-tp3uo
@ShukriMM-tp3uo 27 күн бұрын
Wax kabaro wadankaga hoyo iyo weriye AXMD SCT CG 🇸🇴🤲👍👍👍👍👍👍👍👍.
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k Ай бұрын
Ala maanta shakhsi qiima badan bad keentay ruugcadaa saxafadeed Axmed siciid cige❤
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 27 күн бұрын
Allow u naxariiso Aabo SIYAAD, dawladnimo iyo qaranimo, kama horaynin kamana dambaynin.
@abdihakimabdullahiawaale.6735
@abdihakimabdullahiawaale.6735 26 күн бұрын
Oday Wayn waaye Ahmed saciid cige, Codkiisa Cajiiibka ah !!! Ayaaa ah wax loòdhigo !!
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 Ай бұрын
Waa Macallikaygii Carabiga Cadalle 1975. "Macallin jir oo joog "
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 Ай бұрын
Mansha Allaah nin dowladnimo iyo nidaam kala danbayni jirto ku soo wax bartay kuna soo shaqeeyay❤Bal maanta barbar dhig😢 Xalane iyo lix bilood oo kaliya... waddan aan lahayn ii sheeg waddamadan maanta? Wadankan aan joogo dhallinyada dugsiga sare waa loo yeeraa 2 sano oo training adag bay maraan si ay berri waddankooda u difaacaan.. Ninkan iyo anigaba waqti fcn ooy dhallinyartu maanta aynan haysan baan soo marnay alxamdulillaah...
@axmedjibriil8614
@axmedjibriil8614 Ай бұрын
Axmedoow haku xaarin weelkii aad wax ku cuntay, Wakhtigan haduu qofku damco inuu waxbarasho dibada ah raadsado wuxuu u baahanayaa ugu yaraan 40,000 oo doolar, ninkani wuxuu nasiib uyeeshay in xataa masaariifta loo Qabo. dawlad aan kacaankii ahayn maynaan arag oo maynaan maqal, dadka garaadkooda ayey kor uqaaday waa dawlada muuse juudaan ka dhigtay pilot kuna soo tababartay bilaash,
@ahmedcisman8061
@ahmedcisman8061 Ай бұрын
Inaad ahmed siciid cige haku xaarin! U quudho eraygaas waxay cadeynasaa inaad ka aradan tahay Dad nimada iyo aqoontaba? Wuxuu sheegay wax yaalo badan oo uu uga soo joogay. Qorida Afka hooyo ka mid yahay. Dhiska dalku ka mid yahay ..lkn wixiiba maanu daba gadiyin uu qabtay oo dhan miyaanu awood u isticmaalin magaalooyinkii uu dhisay uu ku burburiyo...
@naima854
@naima854 Ай бұрын
Dawlada reer waqooyi iyo koonfur baa wada lahaaye ma hooyadaa ba lahayd dawladdii somaliya nacas ba tehee walawada lahaa waqooyi iyo koonfur lacag ay xamar leedahay inuu wax ku bartaad u haysataa qadaad wayneey wax fahma wuxuu wax ku bartay cashuurtii gobolada waqooyi uskag bilaa caqliyaad tihiiin wax barta qaraxlaneey imikana waxa iskuguma keen jirto markii horena waxban isku darsanay imikana waxan nahay dal iskii u taagan 🤣🤣🤣
@axmedjibriil8614
@axmedjibriil8614 Ай бұрын
@@naima854 waxaa laga yaabaa in labo sirkhaan iska kaa dhaleen waayo hadii aad qof caadiya tahay iskama caytanteen, cashuurta lagaa qaadi jiray 10% way kayarayd, adeer laba dawladood waxba iskuma darsane waxaa isku darsaday laba victam ama laba dulmane, hadiise aad dawlad ahaydeen yaa madaxweyne ka ahaa? yaa parliam ka ahaa? calanka aad lahaydeen siduu u ekaa? Aabaha iyo awoowgaa baa been kugu koriyey hadana waxaad tihiin qabiil duday oo la maslaxayo ee dawladnimada ha caayin.
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 26 күн бұрын
Qofka xaasidnimadu ka muuqato er Ahmed sociid cige u quudhay ha ku xaarin horta waa xaar ood ama badhyo culus am baroor wiish waa xaasidiin hooyadood ha wasaan wariye sare Ahmed cige ilaahay ayaa ka dhigay soomaaliland
@phprince5153
@phprince5153 17 күн бұрын
Ahmed Saciid Cige, wuxuu ahaa halyay soomaaliyeed oo aad u qiime badan
@abdurahmanmowlid897
@abdurahmanmowlid897 Ай бұрын
Role model ayuu u ahaa suxufiyiinta maanta , runti shakhi shaqo fiican weeyi waxaan ku xasuustaa AHMED SICIID CIGE BBC HARGEISA .
@EngasadAxmed
@EngasadAxmed Ай бұрын
1984 ayaa ugu horay hoosha difaaca qaranka ee 2 da sano
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Ай бұрын
Wariye qiima leh waqti qiima leh taariikh qiima leh ❤❤❤
@GaraadMustafXariir
@GaraadMustafXariir 26 күн бұрын
Ruugcadaa saxaaxaded axmed siciid cige Allah yaa cisak❤
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 20 күн бұрын
Weriye axmad siciid cige waa weriye heer caalami ah
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 28 күн бұрын
Maansha Allaah Guure media hanbalyo horu soco,Sagal Beel-deeq.
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Ай бұрын
Cajiib al cajiib❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 24 күн бұрын
Axmed siciid cige wariye wayn
@abdulalahmohamed4227
@abdulalahmohamed4227 Ай бұрын
Asc was halyeey somaaliyeed ninkaan. Mash'lh
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 Ай бұрын
Distinguish person
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 28 күн бұрын
Absolutely he is a distinguish person.
@SheikhAbdiyusuf338
@SheikhAbdiyusuf338 Ай бұрын
Salam aleykum Waariye axmed Saciid ilaahey cimraaga ha dheer markii aad south Korea ka soo warameysey qisada cajiibka ah Olympic 1998 waa ku mahadsan tahay qiso qiiro badan
@badriabdifarah5454
@badriabdifarah5454 Ай бұрын
Waa siduu hadalka udhigaye saxafigii soo kordhiyay Ahmed said ige the one and only maxaan kudhagaystay oon warkaaga galabnimo u omananjiray mudane. Wxn kasosalamayaa Cidii casaayd Wardheer Iyo walwaal allow cafimad iyo cimri dheer kusii awowe💕
@user-sz6pt5rz9k
@user-sz6pt5rz9k 25 күн бұрын
Laa illaaha illa allahu s c w
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Ай бұрын
Dadkan Ma Daahiraan Dowladeey kasoo Bariiseeyeen oo eey ka heleen waxbarasho lacag la'aan ah ayay hadhoow meelaha ka caayaan, dowlada muuse yaa ka cabudhin weyn ma weriyeyaasheey caano qaboow siisaa, ma reer ahaanbaad uga gagabanaysaan maad wax ka sheegtaan ..dowlada soomaaliland yaa ka qabyaalad badan, war flimkiina waan fahanay
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 Ай бұрын
dawlada kamidbaalaha oxrnimadaiyo kadhkalagushaqaynayo halkee lagakeenay adigoo adoontalyani ah ayanheryadakaqubay aqlixumaytarikhdasobaro
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Ай бұрын
@@xayndaabolol1301 dad aad udhaqan xun baad tihiin, wada beenaaleyaal baad tihiin runta barta,
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
Waxay cadaynaysaa inaanad warbadan hayn hadaadba xukunkii siyaad bare iyo xukunka muuse isbarbar dhigtay xataa isaaqa xamar joogay waabeentood waxba kamaoga waayo aduunku sidan waxkasta laduubayo majirin fadan hadaad dad islaamatihiin dadka qalbigooda dhowra oo meel aydaan joogin hakawaramina 1983 ilaa 1988 ayaa xasuuq Allah ogyay isaaq bas kusocday markii snm soogashayna dayaaradii ayaa lagusoodaray laakiin markaa dadka wixii dhintay mooyee intii Ethiopia ucarartay jaanis ayay uahay meeshii aykuxidhnaayeen ayay kabexeen walaahi waan xasuustaa markii layidhi waalaqaxayaa farxad ayaan dareemay waayo inaan maruun cabsidan maruun kabaxo xataa dhimasho dan kamalahayn
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Ай бұрын
@@khadijac9841 ha duryamine wax yar soo qor, yaa akhri aya waxanoo dood ah
@abdihakiimahmed5667
@abdihakiimahmed5667 Ай бұрын
Macalin sare jiro joog
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 Ай бұрын
Masha Allah afsomaliga anagoo yar yar ban muqdisho ku jecelanyn inaan kugu dayno ban jecelahay 1985 TV somali iyo Radio muqdisho Laakin gabadhu xaqii bay dhalatay kkkkk😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@asadseed6853
@asadseed6853 Ай бұрын
Weriye Ruug cadaaya aad baad kuu salaamayaa alle haku dhawro
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 Ай бұрын
Axmed waa haldoor ummadeed
@zupermax3710
@zupermax3710 27 күн бұрын
Wariye sare axmed siciid cige
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 Ай бұрын
Abaal malihid oday cida qudhee ee dowladii somaliyeed ka faiiday waa adi iyo kuwa kula mid ah waadna ku dhagantihii alle maxaad dulli tihiin
@axmedaden1655
@axmedaden1655 Ай бұрын
Afnool na wuu hadlaa eyna wuu ciyaa cashuurtii dalkiisa somaliland ayuu wax kusoo bartay ,dhaqaalihii hargeisa kasoo baxayey muqdisho ayaa lagu dhisay iyadoo aan horumar loo ogoleyn waqooyi,dad idinka sharaf bdn oo aan daba gelin wixii aad ka xumeyseen ayaanu nahay ,inaad sida eyga ucidaa wax nagu cusub maaha oo aabahaa ba sidaas ayuu uciyi jiray adeer
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Ай бұрын
Iyo cashuurtii Berbera ee maraykan iyo ruush laga qaadi jiray Hargeysa naf kuma qabin ogow ilaa hada magacayga waydin cuntaan wax la idinkama Uskag baad tihiin
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Ай бұрын
Weliba baabuurta iyo xolaha nooga soo dega Berbera waad dhici jirteen
@NuuxAhmed-ih8fz
@NuuxAhmed-ih8fz 25 күн бұрын
Sagaal qof oo qoyskisa 1989 lagu xasuuqay jazeera miyad maqashay axmed siciid cigo wali ku cabanaya adigu ma amani lahayd qof qoyskaga layay isagu kaligi taliyu ku sheegay un kaligi raliyan wuu aha ilaahay hawnaxaristo siyaad bare
@mussasheikh143
@mussasheikh143 Ай бұрын
Ninta way dagdageysaa sheekada waa laxidhiidhiyaa.
@muumincumar7417
@muumincumar7417 29 күн бұрын
Axmed saciid cige Axmed xasan suufi cowke Axmed cabdinuur Axmed cali askar Maxamed carab falaxfalax Yoonis cali nuur Yaasiin xaaji ismaciil jirde Cabdiraxman diinaari Maxamed cumar axmed haydara Mustafa cabdi xuseen shaafi Cabdulahi maxamed aadan wayab Maxamed xasan cali weji Maxamuud sheekh axmed dalmar Xusen aw jamac jibril xagalyare Aadan nuux dhuule Cabdinur shekh maxamed isxaq Cabdinur ileeye Maxamed aadan xirsi terra Falastiin axmed dhoore Sacdiya cabdilaahi salaad Shukri maxamud afrax Maxamud maxamed jamac mmj Xssan ciise cali kuuriya Iyo in kale oo aan xusuusan
@muumincumar7417
@muumincumar7417 29 күн бұрын
Cabdi idiris ducale Cabdulahi nur maxamed Colombo Cabduqadir maxamed mursal Ibrahim xasan maxamed garabey daanduray
@qassimyusuf9694
@qassimyusuf9694 Ай бұрын
wuxu aha wariyihii dagalkii 77
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 29 күн бұрын
Wariye ruug cadaa ah Axmed Siciid Cige waxa uu daadahayn jiray 21 kii October kuwani muusig uma baahna ayagaa isu muusiga waa soo majeestayaashii waa kuwa eeynu kuladno ee cadawga u diiday taako dhul ah in eey ka soogalan waa ciidanka commando’s ka dawlad ayaan iska bur burinay
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 27 күн бұрын
Hadduu Jaalle SIYAAD ahaa kaligii taliye, maanta waxaa noo jooga kun taliyayaal ee maxay soo kordhiyeen? Aan ka ahayn burbur iyo halaag.
@ismogabe5913
@ismogabe5913 Ай бұрын
Sagaleey nimco samriye doon warkeeda,,,,,,,,,🤔
@Eplhighlights1600
@Eplhighlights1600 Ай бұрын
Somalida sanadkan jirto Sirta wadanka maba qarin karaan, war hooy sirta wadanka noo qariya
@abdiqabdiq1238
@abdiqabdiq1238 Ай бұрын
Wadanku wakee ma somaliland mise Ethiopia adeer wax somalia layidha ma jiree
@nahawi1479
@nahawi1479 23 күн бұрын
Sadly, Afartan Sano ka Hor Halka Ay Soomaalidu Mareysay iyo Maanta oo aynu joogno Zero Dunidda inteeda kale.
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 27 күн бұрын
Aaway Halyaygii Warka Cawke?
@abdi1502
@abdi1502 22 күн бұрын
Axmad isagoo nin qaran ahaa ayuu beel unoqday duffow
@adenharedomar9310
@adenharedomar9310 Ай бұрын
Wariyahan waxan waxaan ku xusuusta wa siday hadalka u dhigeene ahmed siciid cige ciise muuse reer baale hargeisa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
wadamada ree Yurub ayaa aradayda waxaa la Mariya tababar Mili tiri Hadii dalku emergency ama Dagaal galo si ay u difaacaan
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Ninkani 21 October ayuu tarabuunka ka xayeysiinjirey Siyaad basaasijirey SNM 1988 ninkani waa nin lafoole saxafada ayuu dhiganjirey
@mohamedyabarag4519
@mohamedyabarag4519 29 күн бұрын
Axmed wuxu ka sheekanaya dawlad dadkeeda wax u qabata iyadoon reer reer loo eegin ama aan interview loo galin. Maxaa badaley?
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 20 күн бұрын
Hoowshaas shaqada qaranka la oran jirey cajiib ayeey eheed waayo dadkaas ka mid ma aha qof aan qoryaha aqoon oon fur furi karin xirxirina karin
@fawziahmed3290
@fawziahmed3290 Ай бұрын
Xaqiir,Xaqiir dhalay!
@enanshe8147
@enanshe8147 Ай бұрын
Axmed siciid gice bbc hargaysa xusuus
@salahisaaq3921
@salahisaaq3921 Ай бұрын
Xalool xume laangaab aan lahayn hibo ilaahay u dhaliyey laakìin ah danayste ilaa maalintii u danbeeyey xamar xaabayey ayaad tahay.
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Ай бұрын
Masha allllah ma nin isaaaqaad langabku sheegaysa yaaab😂😂😂😂😂😂
@NimcoFf
@NimcoFf Ай бұрын
Ciilan ninka isaaqi waa cod kar taasbaa usaamaxday inuu meelkaste ku joogo kartidiisa
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Ninkani Basaas ayuu ahaa sidaas ayaa safaaradaha loogu qorey ninkani waa Faataale tuug ah
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 Ай бұрын
Codfiicanba maad laheyne weykugu qaldameen kkkkkk
@user-ux5uh1mq3z
@user-ux5uh1mq3z Ай бұрын
bal may u kaadiso si uu ua waramo dagaalkii 77 oo taarikh ahaa qaabkii wariyayasha uga soo warameeyn waa in wariye kale wareysto arintan
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 27 күн бұрын
Iyadaaba u baahan tabobar iyo khibrad waayo si ayay udagdagaysaa, sheekadana way kala gaynaysaa kkkk
@Saifiyacumer
@Saifiyacumer Ай бұрын
Alow dawladi maynaga burburtay soomaali way khasaartay
@Axmed-ds7lv
@Axmed-ds7lv Ай бұрын
Rug cadaa somaliyed
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Ай бұрын
Siyaad Barre dictatorship ayuu ahaa wadanka asaa burburiye. Siduuba wariyaha weyn sheegaayo siyad Barre maqarin jirin qori ayaan ku qabsaday ayuu dhihi jiray lakin asoo kaaro wata ayaa kaarabiin looga qaatay asgana
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 Ай бұрын
Kaara biin adigu haddana sow dib isuguma burburin maxaad keentay dabadiis bal geeljirow noo sheeg wax faa,iido leh oo aad umada soomaaliyeed usoo kordhisay ama aad ugu yaraan ehel kaaga utartay ilaahow maxaa maangaab soomaali kabuuxa
@user-nu6tm4yz6i
@user-nu6tm4yz6i Ай бұрын
Waa been tii dagaaladii maamulka snm qabsanjiray laascaanood iyo ceergaabo dhinacbuu ahaa
NOLOSHA & BARWAAQADDA DOOLOW, SOMALIA!
12:36
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 37 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 33 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН
Axmed Siciid Cige Iyo Waayihiisii Warbaahineed
37:21
SAAB TV
Рет қаралды 10 М.
"Anaga Amxaara naga xiga Soomaaliya, cadowgayaga weeye"
1:24:17
Universal TV
Рет қаралды 39 М.
Dr Bayle, oo cashar muhiim ah siinaya Soomaalida.
46:35
Galaydh Media
Рет қаралды 27 М.
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 33 МЛН