Waxan noqday Geeljire Hal maalin | A day in the life of geeljire

  Рет қаралды 295,127

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Жыл бұрын

Пікірлер: 582
@Hajicaska
@Hajicaska Жыл бұрын
WaLahi DadKa kaLe biLash ba 1M Loo GaadhsiYa waa Kuwan dadKi UqaLmaY waLahi Thank you so much qeysqeysar whath a FLog From dawLad deganka SomaLida ❤🟫
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
C casiis kuw akale waxa gaadhsiiya cadowaga somali oo dhan oo dadka ugua badan veiw helaa waa daka qabaayalada ka shaqeyaa ee qabilada kale somali caaya kolaka waxan waa computer basaasnita ajnabigaa si farsamo ah toirada uga badi so somali waligeed qabiladeda oo mid ah isu fahim
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Nolosha Qurux badan oo fresh ka ah dadka kunool baa iga nasiib badan mashaa allah😊 Dalka Allah hanoo hagaajiyo ❤️
@hani7940
@hani7940 Жыл бұрын
Aamiin
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
امين يارب العالمين
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Nacam Abdala waaba wax addunak somali ood han u duminiyo
@munaudgoon7017
@munaudgoon7017 Жыл бұрын
Qays the king of KZfaq ❤🎉
@animation_sheeko
@animation_sheeko Жыл бұрын
Asc wll alle dartiis isoo booqo🤍🙏
@safiyowarsame50
@safiyowarsame50 Жыл бұрын
Allaha. Idiindaaweeyo. Cuntada. AAD. DADKAKUHOR. CUNEEYSAAN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🏆🇺🇳🇺🇳🇺🇳👍🌹🌹🌹🏆🏆❤️🇺🇳🇺🇳
@zakiahmad1225
@zakiahmad1225 Жыл бұрын
​@@animation_sheeko 😊𝐦
@zakiahmad1225
@zakiahmad1225 Жыл бұрын
​@@animation_sheeko 😢😢
@zakiahmad1225
@zakiahmad1225 Жыл бұрын
​@@animation_sheeko 😢😢😢
@Suldan952
@Suldan952 Жыл бұрын
Hadaad u jeedo magaca ALLAH like 👍 saar
@zaliim__252
@zaliim__252 Жыл бұрын
Magaalana waad nagaga horaysaa baadiyahana waad nagaga horeysaa legend qaysar
@taajiryouzuphjama7769
@taajiryouzuphjama7769 Жыл бұрын
12sanoh geel jire ahaa hadana waxaan ahay jaamici dhaqan mii iyo mid magaalaba nin aqaan ahay❤🎉
@hani7940
@hani7940 Жыл бұрын
Hhhhhhhhh badiyaha u labo asaga ficane
@hamseaadam7729
@hamseaadam7729 Жыл бұрын
Mchllh. kartidaada meel lagu gaaadha wll
@SagalMaxamed-gv7lh
@SagalMaxamed-gv7lh Жыл бұрын
Waad nasiib wacan tahay walhy Waayo DHAQANKI HOOYO IYO MAGAALO JAAMICI ALAA ISUGU KAADARAY
@Vdhsjeiwijjjxiee3
@Vdhsjeiwijjjxiee3 Жыл бұрын
السلام عليكم قيس قيصر ما شاء الله الله يحفظك بلدي الحبيب صومالي لاند الله يعطيك الصحه والعافيه يا ابن بلدي😂😂😂😂😂😂❤🎉❤❤🎉
@mukhtaarabdirahmman5196
@mukhtaarabdirahmman5196 Жыл бұрын
Nin ilaahay landhere , kadhigay G36
@ahmedabdalla5857
@ahmedabdalla5857 Жыл бұрын
Maansha Allah you guys you have a great time this is our culture I am really missing this life
@mohazzani8452
@mohazzani8452 Жыл бұрын
Xasuusin Aan kusalino nabigeeni muxamed N.N.K.H SCW🥰
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@Muhidiinabdidhugad1960
@Muhidiinabdidhugad1960 Жыл бұрын
Qaysoow GULEYSO GULEYSO walalkeygiyow waxaa tahay shaqsi dhaqanka si platform nagu barayee❤
@aaminanuur7335
@aaminanuur7335 Жыл бұрын
ماشاءالله شگرا اخی
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 Жыл бұрын
Woow m.a xasuus hore waayo waayo 😢😢 qays qayser iyo team kiisaba aadbay umahadsan yihiin sida quruxda badan ee ay noo xasuusiyeen dhaqankeena hooyo m.a keep going qays and his team ❤❤
@leilaomar8966
@leilaomar8966 Жыл бұрын
Maasha allah tabarakallah ❤waad ku mahad santahey qurux da wadanka aadnosoo bandhigtey ❤
@ciisejk
@ciisejk Жыл бұрын
Allah is one ❤قل هؤ الله احد
@sharmakecabdulahi5861
@sharmakecabdulahi5861 Жыл бұрын
Wow !!msha alh what a video cariga barwaqo hilib caano iyo farxad ayaa taala Salaan sare sigaara lagend maaweell
@zeinabismael177
@zeinabismael177 Жыл бұрын
QAYS aad baad ugu mahadsantahay muqaalada aad ugu qurxan geelli 🐪🐪 iyo🐐🐏 adhigi 👍👍👍👍
@halganboy
@halganboy Жыл бұрын
Lagend damal muusa oo xaguuga ku dalxiisay hore u suco bro🙏
@Rahmamohamoud-qf1rl
@Rahmamohamoud-qf1rl Жыл бұрын
Masha alaah dhaqankenu macana thank you qays you deserve 1m and more
@drahmedmoseabyan2940
@drahmedmoseabyan2940 Жыл бұрын
Masha Allah ninkani wa KZfaqr fican
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Жыл бұрын
Maashallaah qays walaalo progaram kan oo kale noo soo badi qurbaan ku raagnay walahi waan ku farxay thanks a lot🥰🥰👌
@animation_sheeko
@animation_sheeko Жыл бұрын
Asc dhamaan muslimiinta inta ku jirto,Allah dartiis isoo booqda ❤
@siciidmaxamed8637
@siciidmaxamed8637 Жыл бұрын
Wcs wlaal allah hakubarakeeyo
@animation_sheeko
@animation_sheeko Жыл бұрын
@@siciidmaxamed8637 thanks wll🤍
@Goojacadde-bv8zr
@Goojacadde-bv8zr Жыл бұрын
Csw Haboon. Gurigaagu halkuu ku yaalaa aan ku soo booqano...
@animation_sheeko
@animation_sheeko Жыл бұрын
@@Goojacadde-bv8zr KZfaq channel ka,ayaan ka wadaa wll
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 Жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah
@mohedabdi926
@mohedabdi926 Жыл бұрын
Masha Allah Garnaayunba garanaaya dhadhanka uu leeyahay hilibka miiga lagu cunaa io maraqiisuba
@hamzehugur5830
@hamzehugur5830 Жыл бұрын
Dadkaaso kalaa waqtiga la galiya, hore u soco shp qaysarow
@mohamedomar2706
@mohamedomar2706 Жыл бұрын
Mansha allah Wlhi waa videogii ugu quruxbadana aan daawado Ee somali KZfaqr doobay
@ayanciska4800
@ayanciska4800 Жыл бұрын
Heesta geela meesha barwaqada, adiga iyo asxabtada MashAllah bitihin❤❤👋
@xamsesiciid-ue2yo
@xamsesiciid-ue2yo Жыл бұрын
Mashaa Allah qays qaysar mahadsannid
@karevlogs8246
@karevlogs8246 Жыл бұрын
The goat 🐐 we need like this 🙏 🙌 💯
@ahmedshaakir5360
@ahmedshaakir5360 Жыл бұрын
qays qayser keep going pro hormar wcn
@abdidheere7293
@abdidheere7293 Жыл бұрын
Masha allaha sxb arin fican ayad uxaysa umada somaliyed mel kasto ay jogan wan salamaya adigana horey uso sxb
@mahedmareykan5329
@mahedmareykan5329 Жыл бұрын
Wow beautiful 😍 best vlog qeys qeyser legend
@shuceybmj477
@shuceybmj477 Жыл бұрын
the best life ever wow 👏 amazing 👏💖
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
VIDEOka CRYSTAL CLEAR 100% DHULKA BANKA QURUXBADAN 100% DADKA DHAQANKA BAADIYAHA 100% MASHAA ALLAAH GEEL.CAANAHA . CUNTADA VERY DELICIOUS AND FADELICIOUS 100% CUUDKA KABANKA HEESTA IYO SAHRA AHMED IYO YASIIN DIGFEER AUN AMIN WOOOW 100%.. ANIGOO KALA REEBIN KUNA DAR QEYS QEYSER 100%.. LOVE YOU GUYS WELL DONE
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 Жыл бұрын
Gabadhu Sahra axmed maaha ee waa siraad cabdule iska hubi halkaa😅
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
​@@sakariyedayib1491 adigaa iga saxan siraad abddulle... lakiin way isku cod dhawyihiin sxb.. MAHADSANID
@mohamedabas4477
@mohamedabas4477 Жыл бұрын
Incredible video from qeys👏
@nasircabdi2317
@nasircabdi2317 Жыл бұрын
Goat ka you tuberska wlhi ninkan dawshada muqaladisa kama cajisaysid zhp hore usoco
@suhurabdi5426
@suhurabdi5426 Жыл бұрын
ماشاءالله الحمد لله علي نعمته
@xafsahasan4386
@xafsahasan4386 Жыл бұрын
Waaaw masha allah barisamaadki iyo geel barwaaqo joga waxa xasuustey hashayadi hido iyo magool hira
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 Жыл бұрын
Masha allah waa shaqankii oo saafi ah 👏🏽👏🏽👏🏽 horay u soco qays qaysar madaxa falooga soomaalida
@hibonour9657
@hibonour9657 Жыл бұрын
Maashallah tabaarakallah quruxdiisa geel dhalay iyo dhaqanka xoolahaa xayaadeey sidaasay
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb Жыл бұрын
Mansha allah waa barwaqo caano geel masha allah tabarika laah ❤❤❤
@Raneemmahamed
@Raneemmahamed Жыл бұрын
Good tast music ku leday mansha allah 🥰
@abdimalikahmed1131
@abdimalikahmed1131 Жыл бұрын
Mcha allah suldaanka tuberska keep going bro
@cabdulqadirdaahirmohammed2631
@cabdulqadirdaahirmohammed2631 Жыл бұрын
Ma.videoyaasha noocaan eh noo soo badi sxp oo xasuus nageli❤🤩
@cabdiraxmaanjaamacaadam4677
@cabdiraxmaanjaamacaadam4677 Жыл бұрын
Maansha Allah qays qaysar 🎉
@hibomohamed4109
@hibomohamed4109 Жыл бұрын
Wooooooow amazing wlhi ❤jeceliya jawiga meesha magaceeda nomad sheegin qays
@mohamethveisal
@mohamethveisal Жыл бұрын
Wllhi best fans wllhi ku taagera wllo qays keep gion
@mohamedabdi7910
@mohamedabdi7910 Жыл бұрын
Amazing content with experience🤝❤️
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Masha,allah Muuqaal Qurux badan runtii❤👌
@user-mn7kp3xj6e
@user-mn7kp3xj6e Жыл бұрын
Laakiin .videoga .noo .dheereeya .ad .baan .ujecelay .barnaaj .yadiina .iyo .dhaqankeena . .dhulkeena .nimcaa .fadhida .maanshaalaah .adbaad .umahad .santihiin .waan .idin .salaamay .sxb .bay
@siciidmaxamed8637
@siciidmaxamed8637 Жыл бұрын
Masha allah allah haydiinbarakeeyo
@asalhargaysawi5999
@asalhargaysawi5999 Жыл бұрын
Nolasha baadiyuhu macna hawo cafimad qabta xita abataydka ku furmaya iyo cunto daraya mansha allah
@user-jt9qj9zz5s
@user-jt9qj9zz5s Жыл бұрын
Masha allah qays qaysar 🎉🎉🎉😊
@xamzeapkr9668
@xamzeapkr9668 Жыл бұрын
Is the best youtuber qays qayser 👍
@maxamuudergin257
@maxamuudergin257 Жыл бұрын
Mashakala alle haku barakeeyo dhaqan fican ayaad noo soodaysay 20 sano ayaad dib ii celisay oo aan xusustay barwaqadii barigaa iyo ciirtii halkaa kagahay dadkan isku cayaya reer miyi nimcada ayaataala waardhaqanka noo badi
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c Жыл бұрын
ماشاء الله الله يا بارك❤🎉😊😊😊
@user-xr2bn9tw2c
@user-xr2bn9tw2c 4 ай бұрын
King of the youtuber😊😊❤❤
@Somaliboy
@Somaliboy Жыл бұрын
Legend Qays Gooja Cade Vlog ma kso duubtid na 😂😂😂
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 Жыл бұрын
Hhhh Waa dhago taasine next vlog ka sugaynaa odayga😂😅
@axmedcumar5630
@axmedcumar5630 Жыл бұрын
Qays waa nin habar yoonis ah dagaal bilaa ujeedo ahna ma galo ee goojacade anaga hawl noo taal maaha ee oohinta joojiya oo xiniiyahaa ku gasheen ku xamila xanada dhulbahante kkkk kkkk
@hani7940
@hani7940 Жыл бұрын
Wiilka dagal Kuma Jire dhiqo lugaha ha ugalin ma inu jelka lliinta ku cabad rabta
@nuuramaxamud4414
@nuuramaxamud4414 Жыл бұрын
​@@axmedcumar5630 waa runta wiil habar yoonis ah oo ka dhashay boqortooyo ma galo dagal bila ujeedo ah
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 Жыл бұрын
@@axmedcumar5630 you tell the true
@AmalGaraath-gk9pd
@AmalGaraath-gk9pd Жыл бұрын
Nolol ka qurux badan oo laguh Nolado ma jirto wlhi badiyaha♥️🥺
@rodahussien1993
@rodahussien1993 Жыл бұрын
Walee wiilal baan noosookacay Marsha Allah xafidahu laah
@nasteexobintush2996
@nasteexobintush2996 Жыл бұрын
Masha Allah noloshaas macankeda waa yaqaana qof somaray uun
@shakirasmart7030
@shakirasmart7030 Жыл бұрын
Mashaa allaah Waa Amazing life ❤
@ismacilmahamed5440
@ismacilmahamed5440 Жыл бұрын
Mansha alaah walhi waa macan Zxp qays wad iga baxasatay ❤❤❤❤
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 Жыл бұрын
Masha Allah
@Buraale
@Buraale Жыл бұрын
Mansha Alh sxb qays qayser waxd na dalxiis gaysay anago sariirahayga jiifna dhaqan miyi macan badana cimamadada lama haysan karo bro ❤
@ahmedhassan-kt4ir
@ahmedhassan-kt4ir Жыл бұрын
Waxaan ahay nin awoowgii boqolaal geela lahaa nolosha miyigana Si wacan u garanaya laakiin maanta qurbaha ayaan ka jooga noloshaasna wax ka wacan garan maayo runtii
@shukrisulaymaan5671
@shukrisulaymaan5671 Жыл бұрын
iyaàh 😊amaasle madaxa ka qaniina geel ka iyaaah waba sii salaxe miyh walee farahas aas ka qaniinin le salama kutage ku imaada masha Allah
@zuhayb-zayd
@zuhayb-zayd Жыл бұрын
Halyayga halyayyada❤ keep going zxp qays qayser ❤
@MohmedHassan2003
@MohmedHassan2003 Жыл бұрын
The best KZfaqr I respect you zxp❤
@ismahanosman298
@ismahanosman298 Жыл бұрын
Masha allha 🎉🎉
@user-jy8ry7pj6b
@user-jy8ry7pj6b 10 ай бұрын
Hore u soco king qanyer
@lailaabdi5554
@lailaabdi5554 Жыл бұрын
Nolol iyo macaankeed miyiba lahaan jirey ❤🥰
@xalalqute6222
@xalalqute6222 Жыл бұрын
Qeys qeysar legend ur my role model bro 🥰🥰✌️
@barkhadibraahim1023
@barkhadibraahim1023 Жыл бұрын
MANSHA ALLAH
@maykalyare8134
@maykalyare8134 Жыл бұрын
Eeg qays qaysar wallhy liketa u horaysay ani saaraY pin igu qabo pro ❤❤
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Waa muuqaal qurux badan iyo goob qurux badan dhulkaa qiimaha badan halaga faa’idaysto oo hala beero , insha Allah
@ibrahimguedi2305
@ibrahimguedi2305 Жыл бұрын
Maansha Alah tabaarakalaah.
@aaminaxasan9833
@aaminaxasan9833 Жыл бұрын
Imisa jeer bay indhahaagu ku dhaceen calanka wadani 😮❤
@Tayasiir
@Tayasiir Жыл бұрын
Xataa geeljiruhu waa Waddani❤❤❤❤
@axmadromrio8185
@axmadromrio8185 Жыл бұрын
Laba jeer 😂😂😂
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 Жыл бұрын
Waa nin muse cara inader inu calanka xidha waa wajib from muse cbdle
@aaminaxasan9833
@aaminaxasan9833 Жыл бұрын
@@waayo__aarag1😂legend
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 Жыл бұрын
@@waayo__aarag1eeshu waa halkee inader ma hawdbaa mise waa daadmadheedh mise waa togdheer
@nimcogulled
@nimcogulled Жыл бұрын
Masha allah ☺
@abdi-khadarahmedmuse2847
@abdi-khadarahmedmuse2847 Жыл бұрын
The best life ever wow amazing ❤❤❤❤🎉
@mohamedjama791
@mohamedjama791 10 ай бұрын
Ana koko aan cabayaa mashalaah ika basiib badanidaa madhalaah
@abdiwaliibrahim3876
@abdiwaliibrahim3876 Жыл бұрын
Qays qaysa keep going
@sahal8661
@sahal8661 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@maxamedahmedisma2740
@maxamedahmedisma2740 Жыл бұрын
This man his best somali youtuber
@abdullahiabdirahman7115
@abdullahiabdirahman7115 Жыл бұрын
Mansh allah the one and only
@MOHSHIED
@MOHSHIED Жыл бұрын
The best youtuber in 2023❤
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 Жыл бұрын
Goatka KZfaqrada somalida qays qayser ❤
@abuakhlaaqahmed5939
@abuakhlaaqahmed5939 Жыл бұрын
Waxan badiyaha ka bilaabay raacitaankiisa. Maqal jire advice jire geeljire. Mudo ku dhow. 11 sanno ah. Iminkana waxan ahy aqoon jire. Dhaqan miyi iyo magalba waan aqaanaa. Alx
@guutojr612
@guutojr612 Жыл бұрын
Qaysaw imikaad noloshadii hore so celizay miyiga video waku raxayzanaye m.a keep going zhp ❤❤❤❤👍✌💀
@ikraancimaan660
@ikraancimaan660 Жыл бұрын
Rahfdbc
@husseinahmedali2879
@husseinahmedali2879 Жыл бұрын
Keep going my pro 👍
@sahrayusuf837
@sahrayusuf837 Жыл бұрын
Manshallah aad ayaan u jeclnay qankeen❤❤❤❤
@abdikhaliqmoha-nm5nd
@abdikhaliqmoha-nm5nd Жыл бұрын
Mansha Allah. Safar. Qurux badan ayuu ahaa ❤🎉
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Mansha allah , qays qaysar you recorded a wonderful video 😊🎉🥰 keep going masuul
@cazka20
@cazka20 Жыл бұрын
Best youtuber❤️ Qays
@abdiallah614
@abdiallah614 Жыл бұрын
Good vedio 👍
@Doncumarvlogs
@Doncumarvlogs Жыл бұрын
First one ❤
@khadarmohamed9670
@khadarmohamed9670 Жыл бұрын
Maha alh muqal qurux badan hore usoco pro waxan kaso danaya magalada Birmingham gulyso indre
@hamdahassan6969
@hamdahassan6969 Жыл бұрын
Masha allah 🎉❤
@gacanwiish3777
@gacanwiish3777 Жыл бұрын
Masha allah ❤
TUULADII AWOWGAY DHISAY
13:57
Qays Qeyser
Рет қаралды 255 М.
Yaa Qaada Heestan challenge Adag
11:53
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 48 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 78 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН
Waxan noqday adhiraac hal maalin | A day in the life of adhiraac
10:13
Lafo Goray, Jidka Loo Maro Geeska Afrika
8:20
Xaaji Dirir
Рет қаралды 28 М.
Qaabka loo siyaarto masjidka nabiga csw
2:19
Sheikh Abdulwahab Nuur Al-Azhari
Рет қаралды 4,6 М.
CAABUDWAAQ IYO XASAN SHIKH 24 July 2024
22:54
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 2,5 М.
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 532 М.
Nolosha Geeljiraha | A day in the life of Geeljire
14:26
Qays Qeyser
Рет қаралды 383 М.
Nolosha dhabta ah ee Hargeisa
7:40
Qays Qeyser
Рет қаралды 206 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН