No video

WAXAN OGADAY NINKAN GURSADAY XAQIQADIISA XILI DANBE!!

  Рет қаралды 31,797

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

11 ай бұрын

#sawdamohamud #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

Пікірлер: 77
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 11 ай бұрын
00252616889436 halkan igu sodira hadaad qiso haysaan what’s up cod ma qoraal baarakallahu fiikum ❤❤❤
@munamaxamed9740
@munamaxamed9740 11 ай бұрын
Masha allha shukran wllshy sawda maxamed
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 11 ай бұрын
Haye sawdaay I A
@amaalabdiraxmaan2979
@amaalabdiraxmaan2979 5 ай бұрын
⁠@@munamaxamed9740😂
@sadaamaxmed5696
@sadaamaxmed5696 2 ай бұрын
😂😢 🎉🎉🎉❤j 1:20 ​@@nortaabdinoradow262
@alifarax2917
@alifarax2917 Ай бұрын
⁠xagaankaa lasooxiriiraa
@m.buraale3732
@m.buraale3732 11 ай бұрын
Alle in laysku xidho ayaa muhiima. Markaste . Jzkalahu khyran sstr sawda
@abdirahmanilyas
@abdirahmanilyas Күн бұрын
Subaxaanalaah, walee Aduunku waayo badan, Dadka qaar hadii Noloshooda buug laga qori lahaa waxa loogu tagi lahaa, Murugooyin, Quus, Qalbi jab iyo waxyaabo lamida, Alxamdulilaah hada si ay noqotaba Alle wuu ka samato bixiyaa. Mahadsanid walal Sawda Allaha ku barakeeyo.
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 11 ай бұрын
اللهم اجعل القراءن العظيم ربيع قلوبنا وشفاء صدرونا وجلاء احزاننا وذهاب همومنا اللهم اجعله شفيعا لنا يوم القيامة يوم الحسرة والندامه🤲🤲🤲🤲
@user-uk3kc5ji8v
@user-uk3kc5ji8v 11 ай бұрын
Ilahay amarkiis canelka u horreya oo aan dawado waa kan xiiso awgiis
@anfacwarsame
@anfacwarsame 11 ай бұрын
Abaayo sowda , shaqo la'aan iyo guri fadhis ayaanba sheekooyinkaaga ka weheshadaa. Waad mahadsantahay Dhamaan asxaabta halkaan ku xirana isoo duceeya inuu ilaahay faraj kheyr qaba ii furo , dhamaantiina wax kheyr leh Allaha idin siiyo .
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 11 ай бұрын
Allah faraj khayr qaba hakufuro amiiiin
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 9 ай бұрын
Walaal Fareaj kheyr qaba alaha kuu furo❤ aamiin
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 11 ай бұрын
Wallaahi beentaa ma ahan Qur'anka waa daawada qalbiga❤❤
@fadxaahmed5585
@fadxaahmed5585 11 ай бұрын
Walhi qisadani xasus hore ayey igalisay 😢😢lakin alhmdulilah😊😊 hada
@simanmaxamed1434
@simanmaxamed1434 11 ай бұрын
Waa qiso qurux badan xoga muruga farxad mahadsanid sowdo
@mahamud1889
@mahamud1889 11 ай бұрын
Sowda Maxamud wll qaali wan kusalaamayaa awalan alaha kubarakeeyo wad sheeko mcntahay ilaaheey haku qiimeeyo.
@XaawoCwali-pw4yp
@XaawoCwali-pw4yp 11 ай бұрын
Ma.shalah
@leilaibrahim2604
@leilaibrahim2604 11 ай бұрын
Wcs❤❤❤✅
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 11 ай бұрын
Masha allaah meel fiican ayey kudhamatay shukran mcnto ❤❤❤
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 8 күн бұрын
Nolosha waa intixaan maalka faqriga caafimaad la,aanta caafimaadka awlaad la,aanta awlaada shay kasto nicma iyo nusqaan ayuu leyahay hadii cabaar lagu qabto kadib nasriga waa imanayaa allaah imtixaanka naguma adkeyo aduun nicmah iyo aakhira nicmah allaah Hana siiyo allaah waa raxiim naxariis badan
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 11 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@user-mk9cu4dl5t
@user-mk9cu4dl5t 11 ай бұрын
Wcs walaal manshallh keep going my sister sowda
@saidchoukri7227
@saidchoukri7227 11 ай бұрын
Mashaalahaa
@Mohakisumu6036
@Mohakisumu6036 11 ай бұрын
Asc sister, never give up anything can happen and mashaallah my sister for advice us thank you so much together we stand for you
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 11 ай бұрын
Thank you so much🎉🎉🎉
@roumaneahmeddirie2208
@roumaneahmeddirie2208 11 ай бұрын
baraka allahu fiiki
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 11 ай бұрын
Mashaa Allah waan kuu xisnay Allaah haku dowro
@hodancabalahi7445
@hodancabalahi7445 11 ай бұрын
Mashaal usamiirta
@CaaishaBarkhad
@CaaishaBarkhad 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤mhdsanid mcney
@fathiguled6497
@fathiguled6497 11 ай бұрын
Walaley qof walalaheey iyo aabeheed garabtaagan maaba dhib kudhacay allaahu akbar
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 11 ай бұрын
Allahu Akbar
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 11 ай бұрын
Allah hu Akabar
@user-ed5ku6pf2v
@user-ed5ku6pf2v 11 ай бұрын
Wcs wr wb wlshay Alah ku barkeyo Qali❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 11 ай бұрын
Illahow gadaalsamo ayaan kaa barinay. Mansha Allah Sawda allaha ku xafido ❤❤❤
@jigjigavision1
@jigjigavision1 11 ай бұрын
Manshallah walal ilaahay haku barakeeyo ❤❤❤❤❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 11 ай бұрын
Masha Allah sister ❤❤
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 11 ай бұрын
Masha alla Shukran Abayo sawda ❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 11 ай бұрын
Wcs my dear abaayo sowda cadeey aadbaan udhownahay inbadan
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 11 ай бұрын
Jazaakallaah
@ibtisaam1627
@ibtisaam1627 11 ай бұрын
depression ka wxa 19 sano la xanunsan hoyade wxa dadka dhan ma fahmi jirin qaba oga shekeyo ma aqaan lkn hada mudo 3bilod aye dawada depression ka uso cota iigu so duceeya ilahey inu uso celiyo ogaal keda iyo fahamkeda😢
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 11 ай бұрын
Alle ha cafiyo wll
@user-rh3pr3mc1v
@user-rh3pr3mc1v 11 ай бұрын
Ilahay hakuu caafiyo wll
@mahamud1889
@mahamud1889 11 ай бұрын
Asc
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 11 ай бұрын
Mahadsanid abaye qaali jasaka allaahu khayran jsa❤
@saidchoukri7227
@saidchoukri7227 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@mohamudahmedgaal7630
@mohamudahmedgaal7630 11 ай бұрын
Ma sha allaah
@WalalQaali
@WalalQaali 12 күн бұрын
Soodo maanshaallaaha
@yusufawale4755
@yusufawale4755 11 ай бұрын
Maasha allaah qiso cajiiba
@NadiifoMaxamed-be5yv
@NadiifoMaxamed-be5yv 4 ай бұрын
Mashaa allah abaayo
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 11 ай бұрын
Subxanallah😭😭💔💔😥😥
@mariasaid9191
@mariasaid9191 6 ай бұрын
Abayo sawdo ❤qaalib Alaah haku xafido❤❤😊😊
@user-gf2kk4le6c
@user-gf2kk4le6c 11 ай бұрын
Masha Allaah masha Allaah
@mohamedNuur77
@mohamedNuur77 Ай бұрын
M.z anyo aalha kudhowroh
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 11 ай бұрын
Ala maxaa dumar badan lagu nacay ubadka xanuusanaya xanuunka in ilaahay keeno miyay ilawen dadka qaarkod waa cajiib lkn walid wanaagsan ayay haysatay jasakallahu khyr wll
@NimcoBile-li5zl
@NimcoBile-li5zl 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@SahraCiire
@SahraCiire 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdullaahiaxmadcawke4177
@cabdullaahiaxmadcawke4177 11 ай бұрын
Well noted
@user-ml3zl9vo4y
@user-ml3zl9vo4y 12 күн бұрын
❤❤❤
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 11 ай бұрын
Nabsigu waa kii mar un ku haleela qur aanku qalbiga ayuu dajiya allx allow nagu sug xaqa
@user-dz7dh9xt2t
@user-dz7dh9xt2t 6 ай бұрын
Habo sodhww habo macant
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 11 ай бұрын
Asc hadda kkkkk hadda qayla la aan qurux qoys udagoo qqumanaa noqono
@Shamso-dp1tg
@Shamso-dp1tg 7 ай бұрын
Hn.rapow.kudhawur❤❤❤
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 11 ай бұрын
Mansh Allaah illaahay ha u siyaadsho aamiin ❤❤❤❤
@iqrohassan946
@iqrohassan946 11 ай бұрын
Mhdsnid mcntoe😊
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 11 ай бұрын
Wcs
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 11 ай бұрын
Subxaanallaaah
@Shamso-dp1tg
@Shamso-dp1tg 7 ай бұрын
Lamparka.somaliyo.mafahmo.hn.laparkan.wudhwrye.ifahan.siy.wu.oadan.tahaye❤❤
@user-dz7dh9xt2t
@user-dz7dh9xt2t 6 ай бұрын
Wan xisny
@FilsanDeeq-hp8pm
@FilsanDeeq-hp8pm 11 ай бұрын
M.a❤❤🎉
@AbdirahmanMohamed-kt9vy
@AbdirahmanMohamed-kt9vy 11 ай бұрын
Laba waayuhu jeex jeexeen baa is helay
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 11 ай бұрын
Ilmaha qar bir laga so jiida rabi hanaga batbadiyo
@SalebanDabar
@SalebanDabar 2 ай бұрын
❤❤❤
KHAYANO IYO LUGOYO TII UGU DARNAYD ABID!Q.1@sawdamqaalib
23:25
Sawda Qaalib
Рет қаралды 37 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 45 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 18 МЛН
QISADA SALWA OO CAJIIB AH!@SawdaBillan
43:25
Sawda Billan
Рет қаралды 38 М.
KIISKA TIJAAN OO NAXDIN BADAN!!@sawdamqaalib
29:18
Sawda Qaalib
Рет қаралды 50 М.
Qiso cajiib ah oo aan maqlay
20:11
Sawda Qaalib
Рет қаралды 81 М.
15 SANO SIRTI LAQARINAYEY WAXA KASHIFTAY IRBADA SUXINTA!@sawdamqaalib
30:23