Waxan soo Maray Qisooyin adag ayey tiri Malyuun maanka

  Рет қаралды 217,990

Diraac official

Diraac official

2 жыл бұрын

200k waxyar inooga dhiman plz subscribe , waxan idin soo waddaa muqaalo Cusub insha allah

Пікірлер: 215
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 2 жыл бұрын
Kaalay nio adi meel kaste maad taagantahay . Weekend ayaan soo gala youtube meel kasta oo aan galo waan ku arkaya uun
@quensalisha7554
@quensalisha7554 2 жыл бұрын
Adi comnti wlba mjogta
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 2 жыл бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ
@azhaaralimursal5787
@azhaaralimursal5787 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@sportsclubsandgames
@sportsclubsandgames 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@Sakariye10
@Sakariye10 2 жыл бұрын
Malyuun waa gabar miskiin oo daacad ah 🇸🇴🥰 Masha Allah
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Gabdhaan wax ka dhiman majiraan Masha alaah quruxda caqli daganaansho waa dhamaysdiran haween
@fosiyabedda5655
@fosiyabedda5655 2 жыл бұрын
Waan Kugu Raacsanahay Mashallah
@maxmedaxmed7384
@maxmedaxmed7384 2 жыл бұрын
Diin
@jihannor9886
@jihannor9886 2 жыл бұрын
Malyun qof an jeclhy gabar ad u wanagsan ayey uegthy❤
@nafisafarah9560
@nafisafarah9560 2 жыл бұрын
Waa iska ogaay ineey sundus dhaheeyso sundus waa gabar saxiibtinimada micnaheeda garaneeyso
@lababaar2022
@lababaar2022 2 жыл бұрын
Malyun walahi wan iska jeclahay ilahay amarkis alle dartis ku jeclahay ina hoyo boqoradd ayad tahay walahi nolosha kuma Cisho muqdisho hadda imad wan rajeyn inaan kula kulmo ❤️❤️❤️
@idmanidman9988
@idmanidman9988 2 жыл бұрын
Malyun runtiii wan iska jeclahay wa gabar aqlaq leh o dacad ah runtiiiii abayo macnto nolasha kuma xumeysa salan iga garsiii dirac
@Nuurah951
@Nuurah951 2 жыл бұрын
Malyuun maanka aadbaan ujeclahay guulayso abaayo . Diraac wiil aad uwanaagsan 👍👍👍👍👍
@real.zhahid
@real.zhahid 2 жыл бұрын
Kheyrka igu Taagera oo isoo booqda Talo Rabi ayaa Ku filaney😰
@geediabshir9190
@geediabshir9190 2 жыл бұрын
M.a gabar aad u dagn baa tahay malyuun manka horey u soco❤👼😍💝
@afitaaxdekadaha4256
@afitaaxdekadaha4256 2 жыл бұрын
Qof Qeeliyo Qof Xanaaq Badan Hadaad Aragto Wlhi Waa Nasab ♥ Bilaash ugu qeeliyo ee in oo ku saxeee 🥺✌
@bushrakulmiye9886
@bushrakulmiye9886 2 жыл бұрын
Wlhi waa run sundus sacid iyo malyuun way is aaminin wlhi sxbo qaliya sxb Kuma xirna sanado bdn ee qalbiga ka imata sundus sacid said isku jeceshihim
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 2 жыл бұрын
Qalbi Wanaagiyo Dada aad Ban Idin Salamaya Labadinaba❤️
@quruxsaninacabdi3722
@quruxsaninacabdi3722 2 жыл бұрын
M.a malyuun maanka wa gabar aqlaq iyo ixtiram iskudar satey wallhi malyuun maanka marka arko qalbiga kaoya wallhi macanto allaha kafarxiyo aduun iyo aaqiro macanto
@xamdiali2563
@xamdiali2563 2 жыл бұрын
Walee mindhaa qof baana murugtayda iyo farxadayda lama wadaaago naftayda bes qof no aamin
@afitaaxdekadaha4256
@afitaaxdekadaha4256 2 жыл бұрын
Kaalay ii sheeg nooh
@maryamaabdulkadir6929
@maryamaabdulkadir6929 2 жыл бұрын
Saaas ka rabaaaa walikaaa qof ah amin
@ruun5573
@ruun5573 2 жыл бұрын
Same
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 жыл бұрын
Isku mid baan nahay cidna lama wadaago emotional kayga yacnii dareenkayga qofku xataa haduu iga shakiyo oo uu iwaydiiyo waxba majiraan baan ugu jawaabaa
@abtiyochannel
@abtiyochannel 2 жыл бұрын
Ma aha inay xuntahay inaad qof aaminto lkn dadka waxaa ku jira dad ku jecel farxadaada iyo murugtaadana kula qaybsada lkn inaad ogaato qofkuu yahay adiga iyo garashadaada iyo sida aad dadka adigu u tahay ayay ku xidhantahay wllshy ma fiicna inaad kaligaa murugta isku koobto waayo xanuuno badan ayaa laga qadaa ilaa ay tahay wax cawro ah moyee marka is faaruqiya insha allah familykiina xataa walaal fcn baa ku jira oo aan sirta bixin kaasba la sheekayso
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Malyuunka maanka keep going May queen 👸 sister
@tasniimmohamed7
@tasniimmohamed7 2 жыл бұрын
Malyuun Maanka oo Meel kasoo muuqata oo laa waraysanayo waa soo orda becuse waa Taheera Malyuun🥰🥰💛
@sawsanahmed8325
@sawsanahmed8325 2 жыл бұрын
Mansha allah malyuun maanka waa qof qalbi wngsan oo dacada Alle haku xafido wllshy♥️♥️♥️
@hanisiciid5238
@hanisiciid5238 2 жыл бұрын
Waa quruxdiii duriyada iyo tiii mareexaan oo laysku daray wllshy malyuun
@abdiaziizmohanad2506
@abdiaziizmohanad2506 2 жыл бұрын
Maliyuun maanka wallahi qurux rabi ku gu maneystey rabi ha ku dhowro abaayo qurux
@ahmedmohamed-lz5ms
@ahmedmohamed-lz5ms 2 жыл бұрын
Malyuun Maanka is a lovely person! Waxaa farxad wayn igalin lahayd Dumaashiday iyo Sharma Boy oo isku soo noqda oo Abdinasir yare farxad uu ku koro, wiilal iyo gabdho badan Allah kala siiyo, Allahuma Aamiin!!
@PrincessNajah
@PrincessNajah 2 жыл бұрын
Aaamiin🥺🤲
@ifrahaden4260
@ifrahaden4260 2 жыл бұрын
Ha ku soo Celin uma qalantee! Gabadhaan Waa cajiib
@PrincessNajah
@PrincessNajah 2 жыл бұрын
@@ifrahaden4260 naaya hadalxumada mesha kala tag maxu qaba sharma 20jir shaqaysta waaye mel uu la.yahayna maleh quruxdaas uuleyhy xaaka maqan fananka kaliya aduunka tartan kula jidha weeye intu kuwa afrika wada dhaafay
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 2 жыл бұрын
Aamiin Allahana hadeeyo oo heesaha wax ka sharaf Badan oo ka risiq badan ha ugu badalo. 🤲🤲🤲
@ahmedmohamed-lz5ms
@ahmedmohamed-lz5ms 2 жыл бұрын
@@luuljaamac2023 Allahuma Aamiin!!
@abdifatahgentleman8421
@abdifatahgentleman8421 2 жыл бұрын
Legend diraac welcome back to youtube after 1month brother 🙏
@zeatziciitxiin3243
@zeatziciitxiin3243 2 жыл бұрын
Mnsha allah Malyuun Qof Qalbi wanaagsan🔥💯
@khaliifatechnology2995
@khaliifatechnology2995 2 жыл бұрын
Qoftan waan jclhy Ilove you mcn malyun manka
@somalia2730
@somalia2730 2 жыл бұрын
MAsha Allaha malyun waa Gabar qalib furan dacaada ah
@umusuleym9441
@umusuleym9441 2 жыл бұрын
Nagta kaliya dareenkeyda ka run sheegte Xalad adag wala so wada mare
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 жыл бұрын
Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
@xamdailhaan972
@xamdailhaan972 2 жыл бұрын
Habaryar Malyuun allha ku xifdiyo
@maizahaaji8395
@maizahaaji8395 2 жыл бұрын
Mansha Allah ❤️ malyuun farxda Allha Ku siydsho
@safiyahassansafiya4061
@safiyahassansafiya4061 2 жыл бұрын
Maan sha allh ♥️ 🥀 🌹 malyuu maanka wn ku taageera
@xaliimosacdiyo5250
@xaliimosacdiyo5250 2 жыл бұрын
Mashaa alhaa malyuun maanka waanba iska jeclahaty💗💗💗💗💗💗
@khadrahassa321
@khadrahassa321 2 жыл бұрын
Walahi that’s true jacaylka kolba waa sida aad uragto hadad hesho qof kufahmaya oo aad is jeceshihin waa mcn lkn hadi kale aa waa xanuun 💔
@chakiinfarhan4394
@chakiinfarhan4394 2 жыл бұрын
Habalyo 200k bro
@zakariyebashiir6207
@zakariyebashiir6207 2 жыл бұрын
Keep goin sxb
@ibraahinsaalax1146
@ibraahinsaalax1146 2 жыл бұрын
Diraaaac waaad naaxday pro
@herrooftheheroies3892
@herrooftheheroies3892 2 жыл бұрын
Malyuun maanka kaftan ley waye wllhi zxp waan wataa salaan iga gaadhaii balan diraacoy replayna soo gal dee lipax
@jamaljaanis100
@jamaljaanis100 2 жыл бұрын
Anaa uga horeeya
@rahmafuad5394
@rahmafuad5394 2 жыл бұрын
Masha alah wll 🥰🥰🥰
@mohiyadiinosmaan4410
@mohiyadiinosmaan4410 2 жыл бұрын
Sunduz saacid Halkan kaa salaamayaa
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 2 жыл бұрын
Malyun manka wlhi habli wanagsana ayey kasii joogta
@soleeqocaaqil2
@soleeqocaaqil2 2 жыл бұрын
M.a malyuun qurux daganan afgabni ilhay siyey habo horay usoco
@quutahatechnology
@quutahatechnology 2 жыл бұрын
Diraac malyuun maanka maa ku yaacdey😂
@qurbe7212
@qurbe7212 2 жыл бұрын
200k comming soon diraac
@Tuureyar
@Tuureyar 2 жыл бұрын
Walaalaheyga aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 10k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲plsi
@istaahilabdikadir9247
@istaahilabdikadir9247 2 жыл бұрын
Sheekh illahay dartii ayaa ku jeclahay waana ku farxay hanuunkaaga sharaf iyo cizi allha kuu siyaadsho
@AH-ip7vk
@AH-ip7vk 2 жыл бұрын
Bax thanks
@onkodlyrics4965
@onkodlyrics4965 2 жыл бұрын
M.a wllshey malyuun maanka iyo diraac
@iqrahassanmohamoud6461
@iqrahassanmohamoud6461 2 жыл бұрын
Mansha alha malyun noloshu kuma xumayso qali
@duvyaosman8065
@duvyaosman8065 2 жыл бұрын
Malyuun manka you're so beautiful we love 💘
@HassanAhmed-jq3ed
@HassanAhmed-jq3ed 2 жыл бұрын
Weh it was so long,I have not seen diraac,I salute u my brother
@m.k.7788
@m.k.7788 2 жыл бұрын
Xassan Axmad Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@fanaanyaqiiqi3366
@fanaanyaqiiqi3366 Жыл бұрын
Xxxx
@nimcoxasan1587
@nimcoxasan1587 2 жыл бұрын
Malyuun manta waa gabar qalbi fican dacad ah waxan leyhy nolosha wax ku dhiba hala kulmin I.a
@maxamedxasaasi2887
@maxamedxasaasi2887 2 жыл бұрын
Keep going freind
@fatimaabdullah9090
@fatimaabdullah9090 2 жыл бұрын
Masha allaah SAS waaye
@crazaqmuxmad
@crazaqmuxmad 2 жыл бұрын
Mashaa aallh guuull wll
@Abdisamad1
@Abdisamad1 2 жыл бұрын
@malyuun maanka maasha allah wllo
@cumarn810
@cumarn810 2 жыл бұрын
Malyuun manka Mnsha allah ❤️
@najuuomar2719
@najuuomar2719 2 жыл бұрын
Masha allah malyun manka is very funny sis keep going
@shamsashacni3568
@shamsashacni3568 2 жыл бұрын
Mansha allaha farxada ku dhamayso xppti
@apaanduuleqanciye3758
@apaanduuleqanciye3758 2 жыл бұрын
SunDuz ZaaCiD🖤🤴
@zakiyestar4728
@zakiyestar4728 2 жыл бұрын
Rag iyo dumar sxb magalaaan. Hada kaw dheh booowe caadi iska dhig🤓
@queenabnaaz421
@queenabnaaz421 2 жыл бұрын
Masha allaha 💯♥️❤
@abdirahmanfurreh5057
@abdirahmanfurreh5057 2 жыл бұрын
Ok laakiin hablaha shaah lama hordhigo !!! Reer barigu xadaariin ma aha !! From berbera sxb Any way Go head🙏
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 жыл бұрын
Lol oo maxa shaax loo hordhigiin??
@iqlaasiqlaas6474
@iqlaasiqlaas6474 2 жыл бұрын
Waa heesta aanujeclahay
@FartuunAhmed-zp7qw
@FartuunAhmed-zp7qw 2 жыл бұрын
M.a wlhi wa sxbta nolsha wn jclhy ani xita ona aqn ulahen m.a allha idaya
@quruxsaninacabdi3722
@quruxsaninacabdi3722 2 жыл бұрын
Wa gabar fur furan oodabeecad leh iyo dulqad samar
@maankaboy2322
@maankaboy2322 2 жыл бұрын
Malyuun maanka waa gabar wanaagsan mnsh allah
@hamdiali7883
@hamdiali7883 2 жыл бұрын
Masha Allah
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 2 жыл бұрын
Maashaa allah
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Naaag shaah cabi wa i kow
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 жыл бұрын
Loool war xagee ka timii? Anagu shaax waan cabana ee maxad inogu diidan tihiin
@itsjustsme7516
@itsjustsme7516 2 жыл бұрын
Aaway qisadii murigada iyo farxada laheed ayado ka jawaabin ayaa sual kale waydiisay wah
@hafsamohamed605
@hafsamohamed605 2 жыл бұрын
Alla hayow qofkasta Murugta kasaar
@zakariyeahmed8682
@zakariyeahmed8682 2 жыл бұрын
Wlhi malayun MANKA WAA QOF an TAGEERO HADAN awoodo GARaban sinlah
@ahmedmohamoudaadam1517
@ahmedmohamoudaadam1517 2 жыл бұрын
Malyuun maanka 🌕
@omar272
@omar272 2 жыл бұрын
Malyuun maanka waa gabar diyaarsan😍
@faadumocalimaxamed3533
@faadumocalimaxamed3533 2 жыл бұрын
Maasha Allah
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 2 жыл бұрын
Uff Somalia ilka la caseeyo ma qurux bay moodaan wadamada horumarey lacag baa lugu cadeeyaa
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 2 жыл бұрын
Mashallaha tabarakallaha
@harunyare191
@harunyare191 2 жыл бұрын
tariiqda ayaada iz qoreysa ee video lareepo ma ahan 🤣 sorry team garoob iyo doob 🤣🤣waraa diracow joog
@anabnur2179
@anabnur2179 2 жыл бұрын
Hello Diraac Dhiiga 🙏❤️🙏🙏❤️❤️🙏🙏
@leehaybe5100
@leehaybe5100 2 жыл бұрын
Wwww! 2legend malyun iyo malyun mnk
@Amal_UK
@Amal_UK 2 жыл бұрын
Diraac iyo Malyun🥰🥰🤴👸
@user-wc3jt5sq7t
@user-wc3jt5sq7t 2 жыл бұрын
الفتاه جميلة جدا ماشاء الله
@falaqeyntahesaha5320
@falaqeyntahesaha5320 2 жыл бұрын
Diraac of king please pin 🙏🙏🙏🙏
@hindanuura3675
@hindanuura3675 2 жыл бұрын
Masha allah 👏 ♥ 🥰🥰🥰❤❤
@najaxcabdullahi4197
@najaxcabdullahi4197 2 жыл бұрын
Malyuun quruxley dumashi cabdi nasir hoyadi tageran ku ahay dharma a naag ka Qurxan keni Mayo inan mar kula kulman rajeyn butlen kuso labo ankh arke
@hasaanibrahim670
@hasaanibrahim670 Жыл бұрын
Kkkk
@hasaanibrahim670
@hasaanibrahim670 Жыл бұрын
Dyhryhwyhlyhyu
@nasirnuur3293
@nasirnuur3293 2 жыл бұрын
Masha allah
@maryanruunhusssein8367
@maryanruunhusssein8367 2 жыл бұрын
manshaAlah 🥰🥰
@muhadarajoofficiall368
@muhadarajoofficiall368 2 жыл бұрын
M.a malyuun
@anabmohamed5538
@anabmohamed5538 2 жыл бұрын
Naag ka saraysaa ma jirto Mulyuun maanka ex dumaashi noolow
@darwiishboy6524
@darwiishboy6524 2 жыл бұрын
Malyuuun waa I jeclahay ilaahay amarkiii
@cumarmaxamud702
@cumarmaxamud702 2 жыл бұрын
Waa ree gobol kulha edaday kkk yarka wxba helay daan wll maaw ugu dhamysay shekadi 🖐😂
@MrSultaan99
@MrSultaan99 2 жыл бұрын
Malyuun waa Gabar daacad ah.
@mustafemoxamed6212
@mustafemoxamed6212 2 жыл бұрын
Mansha allah
@yasminali5763
@yasminali5763 2 жыл бұрын
Malyuun xushmad ayaan kuu hayaa adiga iyo wiilka yar ee aan edada u ahay farxad uugu noolada diraac taagero buuxda bro igu salan buulo 🤩
@PrincessNajah
@PrincessNajah 2 жыл бұрын
Dumaashi nagu qaali ah maanka❤👸🏻🇸🇱🩸
@hibodahir7161
@hibodahir7161 2 жыл бұрын
Dumashida was
@PrincessNajah
@PrincessNajah 2 жыл бұрын
@@hibodahir7161 dhaqbo malyuun kamasayrde😏😏
@umumaryama9023
@umumaryama9023 2 жыл бұрын
@@hibodahir7161 😁😁😁
@jamalyusuf2784
@jamalyusuf2784 2 жыл бұрын
Mashallah
@nimcofaysal1954
@nimcofaysal1954 2 жыл бұрын
Jacaylku ha waaro
@faraxhayaan8324
@faraxhayaan8324 2 жыл бұрын
Mash alah
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 2 жыл бұрын
Man sha allah
@m.k.7788
@m.k.7788 2 жыл бұрын
MaaShaaAllaah ✔ Maa Shaa Allaah ✔ ماشاءالله
@rahmoahmed5207
@rahmoahmed5207 2 жыл бұрын
Qofkastoo dhawacen uu qosl baden yahy
@hamdaabdibixi1466
@hamdaabdibixi1466 2 жыл бұрын
Malyuun manka🥰🥰
@mohacadde5369
@mohacadde5369 2 жыл бұрын
Malyun manka farxad waaye
@mehmetsirinnas3500
@mehmetsirinnas3500 2 жыл бұрын
Asc shacabka aad baad u mahadsantihiin somali
Malyuun maanka | Isagoo ka maqan Ayey Sawirtay |
10:33
Diraac official
Рет қаралды 36 М.
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 112 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 28 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 5 МЛН
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
Daawo Wareysi Xasaasiya Malyuun Manka
15:07
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 54 М.
УГНАЛИ КОРАБЛЬ (СНОВА) 🤭
0:55
Tasty Series
Рет қаралды 2,2 МЛН
I Built 3 SECRET Rooms In School!
33:34
Stokes Twins
Рет қаралды 16 МЛН
Музыка орет 😂 #фильмы #комедия
0:30
KINO PLUS
Рет қаралды 1,2 МЛН
KALIAN HAPAL LAGU INI GAK GAES? #leika #shorts #viral
0:14
leika garudita
Рет қаралды 22 МЛН