Waxay Noqotay Diksi Labada Dhinac kagubtay Anigon Qiimeyn xalkeda ayan kusameeyay😔🙏🏼

  Рет қаралды 51,472

Muhanad Cade

2 жыл бұрын

1-DHIIRA GALIN AYAY IITAHAY INAD KAMID NOQOTO BOQORTOOYADA IGUSO BIIRTAY❤️💯🙏🏽
2-FADLAN HADAD NAGU CUSUBTAHAY SUBSCRIBE NOO SAAR THANKS
1-SNAP @Muhanadd22
2-INSTAGRAM @mumucade
3-FACEBOOK @Muhanad cade
Thanks For 64.410Ksubscribers

Пікірлер: 197
@anisaomar12
@anisaomar12 2 жыл бұрын
Maansha Allah farxadiinaan jecelahy muhanad cade qof qaaliya
@Hooyo309
@Hooyo309 2 жыл бұрын
Dee labadoodaba go’ aan haka qaadato. Kan yaree Amiin waxa uu wado waa qiira jabaan. Ee isaga xitaa haka harto gabadhu hadey sharaf rabto. Hadii kale dhiiqay lugaha kula jirtaa. Waxaan kabadan waa ceeb ee sharaftaada ilaasho Aamino…..
@maryanahmed2472
@maryanahmed2472 2 жыл бұрын
Masha allah gabadha farxada halosoceliyo
@queennastesha6415
@queennastesha6415 2 жыл бұрын
ManshaAllah muhanad keep going InshaAllah
@salahabdiaaadan9719
@salahabdiaaadan9719 2 жыл бұрын
Shekadan iney musalsal iney tahay cida igu raxdey like saar ok
@apudykareim5444
@apudykareim5444 2 жыл бұрын
Aamina qof qalbi wanagsan gun bay dhex gazhay 🥺
@sumeyahassan6931
@sumeyahassan6931 2 жыл бұрын
Masha Allah
@hasnaahmed9541
@hasnaahmed9541 2 жыл бұрын
Masha allah farxadiina wa farxadayada
@fatxiyahonesty7165
@fatxiyahonesty7165 2 жыл бұрын
Maskiin moha cade kala dhaxgal teamka o isku keen iimaan Amiin iyo Rea mida kale isku ken Aamina iyo jecelkeda
@bushracabdulecilmi2364
@bushracabdulecilmi2364 2 жыл бұрын
walaakey muhada ilaahay ha ku xafido meel kasta oo aad joogto iyo xiliwaliba oo kuu tahay insh alaah farxada ku nolowo intay nolola jirto horumar wacan ayaan kuu rajeenaa abowe
@sahracadeey3147
@sahracadeey3147 2 жыл бұрын
Muhanad aamina waa idin wataa hore usocda ❤❤❤❤❤ hore usocda hor mar wacan ❤❤❤🤲🤲🤲❤❤❤
@xafsa1039
@xafsa1039 2 жыл бұрын
Wax walpa waa heli aamino insha allah🥰muhanad keep going wllo.adna😀
@khadiijadrawxasancade8
@khadiijadrawxasancade8 2 жыл бұрын
walkeen muhanad cade iyo amina waa idin salamy abaayo aamina caafimad taam allaha kusiiyo
@housniyahoussein8901
@housniyahoussein8901 2 жыл бұрын
Machallah muhanad cade from Djibouti 🇩🇯❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@deeqzanclraxmaan8719
@deeqzanclraxmaan8719 2 жыл бұрын
Muhanad cabitano bowe wn ku baryaya plaese teamka frxdisa so celi wll qali
@king...3695
@king...3695 2 жыл бұрын
Wll ku sali nabiga scw
@sabirinabdisalan6516
@sabirinabdisalan6516 2 жыл бұрын
Scw
@seynabsuuban6725
@seynabsuuban6725 2 жыл бұрын
Alle ha ku cfiyo wlshy xalka Alle hakuu fududeyo dhamaantiin tiimka
@fadxiyaaxmed7634
@fadxiyaaxmed7634 2 жыл бұрын
Masha allh qof qalbi nadifa sllah farxadina ha siyadiyo
@cazuuinacali499
@cazuuinacali499 2 жыл бұрын
Keep going Wallo mcn ❤️
@barlinibrahim8538
@barlinibrahim8538 2 жыл бұрын
Aamiin abaay qofka hadu Waha jacelyahay maduto lakin adiga isdeji adiga wat gulesa nesa inshallah abayo
@mohamedbillow2341
@mohamedbillow2341 2 жыл бұрын
Keep going brother ua happiness is also my happiness team enjoa family
@ashakeyashakey3011
@ashakeyashakey3011 2 жыл бұрын
Masha Allah keep going brother one love
@shamsoahmed5364
@shamsoahmed5364 2 жыл бұрын
ما شاء الله
@aminomohamed5715
@aminomohamed5715 2 жыл бұрын
Mashaallh❤❤❤❤
@marishquruxkudhiigle8548
@marishquruxkudhiigle8548 2 жыл бұрын
Muhanad zxp arinta soo gaba gabeey
@afnanxabiib1790
@afnanxabiib1790 2 жыл бұрын
Mashaallah
@usaaameaadan5814
@usaaameaadan5814 2 жыл бұрын
M.a
@faridomohamedaadan4925
@faridomohamedaadan4925 2 жыл бұрын
Insha Allh wey iska dhamaneysaa don't worry wllkey iyo walashey
@aishahamza8258
@aishahamza8258 2 жыл бұрын
Keep going
@oscarbulle1702
@oscarbulle1702 2 жыл бұрын
Mashallah 💔💔💔💔👌
@maymuungaaz5336
@maymuungaaz5336 2 жыл бұрын
Keep goin wlkY muhanaD
@luliyaxya3191
@luliyaxya3191 2 жыл бұрын
Naxaristi ooqof ahh kabitano muhanad🥰🥰🙌kisalamy farxadiinaaa aadban urapnaa ilahy hdajiyo arimahn walalo 😰
@adoontiialle8610
@adoontiialle8610 2 жыл бұрын
Amina abdiqadir wanku wadana
@najahmohamed788
@najahmohamed788 2 жыл бұрын
Muhanad cade keep going wll
@bushracabdulecilmi2364
@bushracabdulecilmi2364 2 жыл бұрын
aamino aarsideeda waan sugeena
@Qu681
@Qu681 2 жыл бұрын
Masha Allah ale ha idin xafido dhamantin wlalahey faraxada hala so celiyo keep going wll muhanad ♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🙏
@aniisabana1166
@aniisabana1166 2 жыл бұрын
Farxadooda illaahey ha u soo celiyo teamka insha allaah
@haniosman4279
@haniosman4279 2 жыл бұрын
Amina wlhi wxe noqotay dheri 2bda dhinac kagubtay abayo samir waxan waa aduuun insha'allh farxad ba kadanbeyndonta😢🙏🥰
@mahadsaalax7319
@mahadsaalax7319 2 жыл бұрын
Xabadaan waa ka waashaeen walhi
@abdikhadarmohamed7283
@abdikhadarmohamed7283 2 жыл бұрын
Kasamir in jog
@tamimaali4273
@tamimaali4273 2 жыл бұрын
Muhanad cade qof qalbi wacan baa tahay huuno alle haku daayo🤲🤲🥰
@queeniqraqueeniqra7120
@queeniqraqueeniqra7120 2 жыл бұрын
Team enjoa farxadina wa tena Inzha allah wax wlba khyr ayay noqonayan😍 Plz frxdini rpna nooso celiya
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 2 жыл бұрын
Mashallah team enjoy guuleesta inshlh
@fardusinahmohamuutsacid8127
@fardusinahmohamuutsacid8127 2 жыл бұрын
Farxadinah wanjclhy team injoya allh farxadini hore iyo rayreyn tiniih heydin so celiyoh
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 2 жыл бұрын
Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏
@natashachannel4456
@natashachannel4456 2 жыл бұрын
M,a gm ka so rorey Allah idin sahlo farxad ha idin so celiyo
@naciimacabdirashidibraahim4035
@naciimacabdirashidibraahim4035 2 жыл бұрын
Wixii dhipa alle hainagahayo temkenana wn idin wada jeclahy walhy alle nabad haidinku soowada celiya miss you sow moch familkena tihin❤❤❤😍
@nimcomahamed8731
@nimcomahamed8731 2 жыл бұрын
wll muhand allah sifudud inuga dhameyo wan idin ducynayaa hory usocda aamina is daji way dhamanysaa
@nuuraadam3677
@nuuraadam3677 2 жыл бұрын
Haye muhanad cade way hagag donta insh alllllh
@yahyehunwersxaamud5631
@yahyehunwersxaamud5631 2 жыл бұрын
M,a Maskiintaan Halaga lexdo
@queensoomaali1713
@queensoomaali1713 2 жыл бұрын
Qalbiga aalle haku qabojiyo🥰🥰🥰
@abdiqeysahmedyasin1610
@abdiqeysahmedyasin1610 2 жыл бұрын
Keep going bro
@xaliimoyuusuf9286
@xaliimoyuusuf9286 2 жыл бұрын
Muhand wll hormar wacan
@saciido1235
@saciido1235 2 жыл бұрын
M.a alle ha cafiyo amino iyo intii kalo xanuun sheganaayo 🤲🏻enjoya asna alle ha u qabojiyo qalbiga waana sugaynaaa wada jirkiina iyo farxadiina iso qosolkiina nayna ayadana alle ha cafiyo 🤲🏻
@malyunahmed2545
@malyunahmed2545 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤️❤️❤️
@qurayshoali9273
@qurayshoali9273 2 жыл бұрын
Wallalahay farxadinu waa farxadena wax walba khayrbay kudhamanayan isha Allah
@dahadoxuseen2525
@dahadoxuseen2525 2 жыл бұрын
m. allha
@adoontiialle8610
@adoontiialle8610 2 жыл бұрын
Amina abdiqadir wanku wadana jilinkagaga xaga kasi wad
@queennastesha6415
@queennastesha6415 2 жыл бұрын
I hate him bcuz of how he is treating amina infact she is innocent Amish ManshaAllah walalo keep going everything wil be ok 👌 InshaAllah
@zakariyecabdullahi7646
@zakariyecabdullahi7646 2 жыл бұрын
My aamina qof iskuma dirin wllhi waxaan aamin sanhy iney qorneed ee wll mcn haniyad jabina ee one be love❤
@sabaxnuur5861
@sabaxnuur5861 2 жыл бұрын
Wll heshiisi enjoy iyo Aamina dhamantin wn idin jeclahy❤❤
@luliyaxya3191
@luliyaxya3191 2 жыл бұрын
Ilaahy hacaafiyo gbdn I a🙌
@maidocaday8224
@maidocaday8224 2 жыл бұрын
Farxadina wa farxdena m.a
@munajamal5357
@munajamal5357 2 жыл бұрын
Mashallh❤️❤️❤️🙏🙏🥰
@fanimaxamed6696
@fanimaxamed6696 2 жыл бұрын
Chanladiii ba mar kaan DaqnoH ayaan murgoonah😭😭😭plz xal raadiyeh
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
Msahllha
@munaabdilahi8880
@munaabdilahi8880 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@yusufxashee91
@yusufxashee91 2 жыл бұрын
M.a keep going
@bushracabdulecilmi2364
@bushracabdulecilmi2364 2 жыл бұрын
insh alaah farxada ayaan sugeena
@queenruyaaa9171
@queenruyaaa9171 2 жыл бұрын
Keep going❤🥰
@boosyaay4410
@boosyaay4410 2 жыл бұрын
Amina abdiqadir ilahay hacafiyo niyadaadaa qeyr usheeg aminaay❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲😍😍🥰
@hamdiabdi2871
@hamdiabdi2871 2 жыл бұрын
Masha Allah waxatahy will wanagsan Halka Kasi wad amino wa Gabar qalbi fican ilahey waxan kabaryey farxadini hore iney sisocoto insha Allah amino Allah cafiyo wan usoduceyna plz isku day inad injoa iyo Iman heshes Koda inad gasho wllkey sidokle amino iyo injoa insha Allah qeyr ayey noqon
@abdullahiabdi123
@abdullahiabdi123 2 жыл бұрын
Wll muhanad dhiira galiya buuxda thy tnx sxp
@ladankasim8862
@ladankasim8862 2 жыл бұрын
Waa qof romantic ah gbrdha mansha Alah ilahey qofkey jecleyd hauso celiyo,lkn labadiina iskuso baxayaa! Lkn gbrdha jclkeda heshiis dhexdhiga iA
@naciimasheekh5741
@naciimasheekh5741 2 жыл бұрын
Farxadiini waa u xisnay taem enjoy 🥰❤❤💞💕
@alfaabdialfa2052
@alfaabdialfa2052 2 жыл бұрын
Enjoy iyo amino hashisi qayr Allah kusiyo
@israaaxmedcali3032
@israaaxmedcali3032 2 жыл бұрын
Wasax wll ilahi hacafiyo wllkeyn iyo walsheyna
@sabirinabdisalan6516
@sabirinabdisalan6516 2 жыл бұрын
Abyo mcn smirka badso abyo macan
@juweriya_abdinasir
@juweriya_abdinasir 2 жыл бұрын
Amina 🤲🤲🤲
@queeniqraqueeniqra7120
@queeniqraqueeniqra7120 2 жыл бұрын
Amina wllzhy dadka ku dhalilaya way ka xun yihin Ee wxba hakasoo qadin had sparkle a😍😍😍 Wllzhy amina ku jeclhy sister😘😥 Aaaaaad iyo aaaaad Muhanad cade keep going pro😍
@juweriya_abdinasir
@juweriya_abdinasir 2 жыл бұрын
❤❤👍👍
@umumohamed2399
@umumohamed2399 2 жыл бұрын
Xaalka allaha dajiyo aniga aada idigu xeranahay wlhi arinkan wu isamey wa arinka aamina iyo enjoy iimane 😔😔😔😔
@nimcocabdi6689
@nimcocabdi6689 2 жыл бұрын
Alle ha caafiyo
@farhiyo.official4158
@farhiyo.official4158 2 жыл бұрын
Mashaallah ❤💖❤💖❤💖❤💖❤💖
@updycaziiz9422
@updycaziiz9422 2 жыл бұрын
👍🏻👍🏻👍🏻
@ubaxmuse7738
@ubaxmuse7738 2 жыл бұрын
Muhanad real enjoy waad kawada qaldantihiin imaan amiin wuu qaldan yahay ee kala dhexgal aamina iyo in jooy imaan amiin awood uusan lahayn ayaa isbiday lkn real enjoy iyo aamino waad is heli doontaan
@hoodocismaan744
@hoodocismaan744 2 жыл бұрын
Insha allah waxan rajenayah inad sidini hoore ku soo noqotan ayan rajenayah wllo
@xusenloowlaa
@xusenloowlaa 2 жыл бұрын
Muhanad bro mas laxad sameey really enjoa isku keen bro ee views haku raadin amina iyo really enjea intaas waa ika tawo bro ilaahey dhartiisa maslaxad u raadiyay plz ee views raadiska iska daaf plz bro
@queensoomaali1713
@queensoomaali1713 2 жыл бұрын
Aalle ha caafiyo aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@kawsarkaabaofficial2013
@kawsarkaabaofficial2013 2 жыл бұрын
Farxadiinu watyda teem enjoy special muhanad cade
@hibohusseinn6955
@hibohusseinn6955 2 жыл бұрын
Amino qof xun ma aha waa iyo horaan unaqaanay waa iyo daxa naheedii jaceeyl ka cabdi qaadir waxaan idiin rajeey naayaa qeeyr💚🌹❤💖
@hodanali7453
@hodanali7453 2 жыл бұрын
Wcs walala muhanad iyo amiina 😍😍😍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faraxkhano
@faraxkhano 2 жыл бұрын
Musal salkan inta og in 6 janal ay ka socdaan yaa.la socdada
@hibohaboon7160
@hibohaboon7160 2 жыл бұрын
Muhanad wll Waxad tahay wiil qalbi wanagsan 💟💞
@fanimaxamed6696
@fanimaxamed6696 2 жыл бұрын
Muhand waxaan ku dhihi lahaa plz Aamin khald ma laha ee heshiis hal raadiyo plz plz🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@itz.Amanda100
@itz.Amanda100 2 жыл бұрын
Iinoolaada muhanad iyo aamina cadeey ❤🥰🎈🎈🤣
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 2 жыл бұрын
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏😂
@ubaxinabby3436
@ubaxinabby3436 2 жыл бұрын
Niyaada udhis walalaheen Enjoy iyo amiino
@fatimaabdullahi7979
@fatimaabdullahi7979 2 жыл бұрын
Mashallah sida adi u hadashey waa fcnthy Muhnad lkn dunidan waxa joogo adow aad umaleynin waxa idan dhixi lahaa guul ha idan dhamaato plse isku deya
@asmamaxamedfaroole7804
@asmamaxamedfaroole7804 2 жыл бұрын
Thanks walalo qaali 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🤩👌💯🤛
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 19 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН