Waxba La Iskuma Reeban,Dagaalki Abiib,kheyreee & Xeer Ilaaliyaha Guud & Muranka Dacwadi Ina Khalif

  Рет қаралды 30,746

Bulsho News

Bulsho News

Жыл бұрын

Waxba La Iskuma Reeban,Dagaalki Abiib,kheyreee & Xeer Ilaaliyaha Guud & Muranka Dacwadi Ina Khalif
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulsho-tv
visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 186
@A_NP-mm5bb
@A_NP-mm5bb Жыл бұрын
Afar dacaw ayaa helay xeer ilaalyhii ee alaaw ku wan shar kooda Naga qabo aamiin Wali kamaay samrin cabdi risaaq khaliif waana xididiisii ee halasoo siibo inshalaah aamiin
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 Жыл бұрын
Afar Dacaw May Helin Ee Rag Baa Helay, Xeer Illaaliyuhu Shaqadiisaba Garan Maayo,Markaa Aanad Shaqada Garanaynin Ee Qabyaalad Lagugu Keeno Waa Noocaas.
@ciiseqodaxqodax9292
@ciiseqodaxqodax9292 Жыл бұрын
Dalka u shaqeeyaa cid kalaad u shaqeynaysaane dacwada cidii lagu oogi lahaa ayaa wax baadheysa xeer ilaaliyuhu waa sharci yaqaane arrintu buuq maaha
@maxamedismailaxmedismaaxme4572
@maxamedismailaxmedismaaxme4572 Жыл бұрын
Caqli madhan iyo dad aan waxba akhrin baa su aalo waydinaya xeer ilaaliyaha Oo waliba muran la soo hor istaagaya oo doonaya in ay siday u raban ugu jwbo lknse waa nin aqoon leh oo dagan xeer ilaaliyuhu
@ismailali4339
@ismailali4339 Жыл бұрын
Kuwani waa ciyaal u baahan in wax badan la fahan siiyo, xeer ilaaliyuhu maanta cashar buu u dhigay, waan nin ay ka muuqato kalsooni aqooneed, waxayna ahayd inuu siminaar u furo kuwan yaryar, waxaana cadaatay dalku inuu xaga golaha wakiilada ka liita.
@abdiabdulahi4890
@abdiabdulahi4890 Жыл бұрын
Waar waxan Gole mahee waxn hala xiidho dhamaantood
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 Жыл бұрын
Waa bilaa akhlaaq
@hassanismail-mv9wy
@hassanismail-mv9wy Жыл бұрын
Xeer ilaaliyahu waa libaax garanaya shadiisa waxase dabayaacaya dawacooyin waanu karbaashay guul
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 Жыл бұрын
Hhhhhh Shaqadiisa Hadii Uu Garanayo, Mabuu Yidhaahdeen Waxba Hayga Weydiinina Dastuurka. Isagoo Shaqadiisa Lagu Magacaabey Ay Tahay Xeer Illaalin.
@essaalihassan222
@essaalihassan222 Жыл бұрын
@@maryanmohamed6688afrtan xildhibaan maxay tahay shaqadda ay u hayaan golaha wakiilada ee gudidda ay ka tirsanyihiin u xilsaarantahay Afartan yaryari gudi hoosaadkooga golaha wakiilada waxay ku magacaabantahay gudidda dabagalka hantida qaranka waxay shaqadoodu tahay in ay masuulka ay waraysanayaan weydiiyaan sida uu u maamulay hantida maaliyadeed ee haayadiisa ugu jirta miisaaniyada qaranka hadday kharash iyo mashaariic horumatineedba tahay Tusaale haddii xafiiska xeer ilaalinta miisaaniyad sanadeedkii hore ay ugu jireen laba gaadhi ama dhismaha xafiisyo cusub ma fuliyeen haddii aanay fulin xagay hantidaasii martay in ay wadiiyaan weeye markaan inamadan yaryari masull kaste waxay weydiiyaan waxaan loo dirsan oo indho sircaad ah markaa anigu waxaan qabaaba in xildhibaanada iyo masuuliyiintay wax waydiiyaanba ay sidan heshiis ku yihiin oo shacabka indho sircaad loo dhigaayo
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 Жыл бұрын
Waxbarashaa usocota
@sabah2356
@sabah2356 Жыл бұрын
Ciyaal kan aan waxba garanayn baa wadanka wareeriyey lawyer ayaa helay
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq Жыл бұрын
Walaahi Waa maskiin ninkani Muu yidhahdo anagu waxaanu u Xil saaranahay ilaalinta xeerarka . Waaba xeer ilaaliyee muxuu habranaya
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Жыл бұрын
Ninkani wa shaqaale dawladeed nimankana wa la soo doortay
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 Жыл бұрын
Dee Qabyaalad Baa Lagu Keenay, Shaqadiisana Waanuu Garanaynin.
@user-il1ft7zc6v
@user-il1ft7zc6v Жыл бұрын
Maansha allaah, Allaylehe max'd Abiib waxweyn baa u kordhay oo daqiiqadaaba ruuxuu wax weydiinayo ayay isa sudhnaan jireen,cirkaasuu Mari jirey,halkaa ka wad degenaanta, yaa kula taliyey ma aabahaa baa nool?!!!.
@skaba6390
@skaba6390 Жыл бұрын
Inamo yaryar oo ciil qaba oo qod qod badan oo wali difaacaya ina qaliif in uu diido ayay ahayd xeer illaaliyuhu waa nin dulqaad badan sidii wasiir xinif in uu ka baxo ayay ahayd
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Жыл бұрын
Inamo yaryar iyo waxn intaynu kabaxno dalka dastuurbaa loo sameeyay 25sano ka hor hadana laguma dhaqmo ninkan xeer ulaaliyaha sheeganaya wax uu jeebkisa kala soo baxay ayuu ku dhaqmayaa
@mustafeqodax579
@mustafeqodax579 Жыл бұрын
Nin sodolka jis xafiday iyo nin sadex suuradoood xafiday kolay kala cilmi badan masha allaah xeer ilaaliyuhu waa masuul waxa uu usheegay inay mawducogi su allahani kabaxsanyihiin hadana dariqodi ayuu ulakacay waanu kuqanciyay wallaahi waa bisayl dawladeed masha allaah
@huzeinbile
@huzeinbile Жыл бұрын
un professional ethics the way they behave MP's
@yusufmubarak2568
@yusufmubarak2568 Жыл бұрын
They need to learn
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
xildhibaaaaan abiib madaxwaynaha awdal state of somalia
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 Жыл бұрын
Dadka reer somaliland waxay doorteen cadawgoodii ugu xumaa lkn maalin dhaw wa laso af jaraaya inshaAllah
@AbdifatxAbdilah
@AbdifatxAbdilah Жыл бұрын
Xeer ilaaliyuhu waa dacwad ooge weyan
@fay5183
@fay5183 Жыл бұрын
Cadawgoo ayo ah. Muuse cadaw kawayni inuu jiro umalayn mayo
@adangeydh7387
@adangeydh7387 Жыл бұрын
Xeer ilaaliye nolow
@user-cx1nk2im4m
@user-cx1nk2im4m Жыл бұрын
I heard this MP is a lawyer but he doesn’t understand nobody is above including himself
@adamismael1119
@adamismael1119 Жыл бұрын
Talking nonsense, this has got to do with legality, and is he obliged or not within the legal frame work.
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
Ciyaalkii Arabsiyo miyaad aheed maxaa afsomaliga kaaga ba'ay
@hassanhusseinhassan2932
@hassanhusseinhassan2932 Жыл бұрын
Xeer ilaaliyuhu inuu noo an la sheekeysto a may ahayn
@blessedyonis6153
@blessedyonis6153 Жыл бұрын
I’m very sorry that we have these unprofessional MPs . Team abdiraizak khalif rabii dalkan haka baabiyo
@user-br8jq3vv9d
@user-br8jq3vv9d Жыл бұрын
Waa Reer Gabilay Dawlad ma yaqano wuxu yidhi Dasturki ayuu jabiyay 6bilod ayuu maqna wariyasha u Basasa Barlamaka ama xog haynaha badala
@yeeleabdi5314
@yeeleabdi5314 Жыл бұрын
Xeer ilaaliyaha Aqoon badan ayaa ka muuqata dhexda ayuu kala baxay xildhibaanadii
@ahmeddool
@ahmeddool Жыл бұрын
Walaahi way dawakheen yaryarkii lagusoo shubtay,
@user-ji6kf5su4g
@user-ji6kf5su4g Жыл бұрын
Tuugii ayaba udodayan waar Wuxu waa golale siiikharan bisinka 😢😢😢
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 Жыл бұрын
Sharcigii dalku hada ayu tubtii cagaha saraya hadi wax lawadasaxayo dood iyo falanqanka dib way hagagaysa maca waya aragnimo dheh
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 Жыл бұрын
Waa ciyaal waliba bilaaa akhlaaqa
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 Жыл бұрын
Waa iyada uun kula ninka dhukurani 😢😢😢😢
@asiayusuf3445
@asiayusuf3445 Жыл бұрын
Kelmedda ah (waxba layskuma reeban ) waxa laga isticmaalaa ckoofur e inagu waxaynuleenahay (waxba laysulama hadhin)
@Dhaylo-fk9rg
@Dhaylo-fk9rg Жыл бұрын
Waa anti ina abibi
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
CADAWAGA GUDAHA INOO FADHIYA WAKIILADA
@mustafeaxmed5646
@mustafeaxmed5646 Жыл бұрын
Walahi jeelkay ku hor ciyaarayan caruurtani ee yaa naga fadhiisiya sharkooda
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 Жыл бұрын
Noocan waa lagu khasaaray doora shadoodii
@sabah2356
@sabah2356 Жыл бұрын
Kamaydaan qaadayn xil waayo intaas oo bilood baad arkayseen inuu iska maqnaa oo uu badheedhay
@rawdahahmed3477
@rawdahahmed3477 Жыл бұрын
Nimankan Waalid kood muu rabayne shicibku ha rabeeyo way edeb daran Yiin .... Wali khaayimal Wadankii bay difaacayaan oo Mudane ku sheegayaan .
@moxamedxasanfaarax1471
@moxamedxasanfaarax1471 Жыл бұрын
Afar dacaw oo qarandumis ah ayaa galaha waalay mudane xeer ilaaliye iyaga talaabo sharcya ka qaad
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын
ALLE KAA FOGEE KHAYRKA QARAN DUMIS SHAADH REER KU YIMID OO ALLE KASHIFAY CADOW WAXASH DHAARTII KU QABATAY
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын
XEEL ILAALIYUHU WAA NINKA KALIYA EE AY U BALAMEEN EE XIDHXIDHI DOONA RAG BAA U SOO DIRAY SHAQO QARAN MA WADAAN XIRSI CIRO IYO XIL KU SHEEG WAA LA DABA SOCDAA DAWDAR BAA FASHILAY
@horijoogmedia
@horijoogmedia Жыл бұрын
Xeer ilaaliyaha saxsan si aqoon ku dhahan tahay buu u fasilay Waan ku hanbalayayna gar ahaan shacabka in tastuurka la ilaaliyo qofna, now one is above the law.
@xamdaxamda641
@xamdaxamda641 Жыл бұрын
Ooooooyaaaaye adaaaaaba kamida khaaaayimil wadaninta us 🤫
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 Жыл бұрын
Gole maaha waxani waa fanash shaqadoodiba ma garanayaan
@maweldahir6203
@maweldahir6203 Жыл бұрын
Kuwani waa la mid guddoomiyihii hore waanay ku wada socdeen duminta qaranka Somaliland, waa iyaga tallaabo adag laga qaado!!!
@AhmedMohamed-ho5cb
@AhmedMohamed-ho5cb Жыл бұрын
Xeer illaaluyuhu aad buu umahadsanyahay inuu topicga un ku ekaadan
@aslibotan3764
@aslibotan3764 Жыл бұрын
Abiib is not easy
@add-tech
@add-tech Жыл бұрын
xeer ilaaliyuhu waxay ahayd inuu kuwan baarlamaanka ee dacawad kuqaadin iyaga maxkamadu dacwad kusoo oogto, waayo howshoodii iyo dariiqa sharciga may raacin, siday xeer ilaaliyaha usdacweynayaan ayeey ahayd iney khaliif dowdar dacwad kusoo oogaan
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Жыл бұрын
Kuwan golaha wakiilada sheeganayaa waa ciil qabayaal
@mustafeaxmed4552
@mustafeaxmed4552 Жыл бұрын
هاذا معلم
@nimo1055
@nimo1055 Жыл бұрын
Noocani xildhibaano maahee maxay ahaayeen!!!!! Dadkan aan aqoon u lahayn shaqada ay suudhadhka u xidhan yihiin ee akhlaaqda ka aradan acuudubila, Alle haydinka qabto ummadda
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
*Kulmiye wixii ka socda waa wada Alshabaab xun*
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Hal qooys😢 problem
@iqroali7019
@iqroali7019 Жыл бұрын
Geeeeeeeesi somaliland xeer illah
@NurAlaaNur
@NurAlaaNur Жыл бұрын
Suldaan Cadde Gude wuxuu yidhi : "Muuse & Inta Taageertaa Waa Ehlu Naar". Boqor Raabbina : "Hadduusan Muuse Laascaan Duqeyn Haddaa Ma JINN Baa Duqeeyey". Xeer Ilaaliye Daba Dhilif ah Xisbiga Kulmiye kaba qaad u ah, 400 qof ayaa amarka Muuse & Nuux Taani degaan shacab Madaafìic kula dhacay, goobo caafimaad, waxbarasho, cibaado & Koronto/Biyahii si ula kac u budhbudhiyey buu wuxuu ku leeyahay Hebel Waa Dambiile nin aad dadkiisii xasuuqday Ayaad leedahay dembi baan ku soo oogi Karaa waa halkii Harari dhihi jirey... hayeee...hayeee... Sharcigu beeshe dhexe ma qabto balse Samaroon, Duulbahante, Warsangeli & Gabooye uun buu qabtaa. Waar Maqaaxidan 32sanno wasladaheeda aad ceydhiinka kaga dhargi weydeen idinku filan ee SSC wey dhaqaaqdey 26June xafladeeda xalay qabsatey 30kun askari 99% hal beel ka socda waxba qaban waayeen ee danahiina raacda yuusan Muuse Handaraab idin waalin.
@hamsirr6551
@hamsirr6551 Жыл бұрын
Ina abiib ma dambibu inuu galo doonaya hadana ka baqanaya in xasanada laga qaado
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Kuligood waa indhacadays
@axmadcawed3388
@axmadcawed3388 Жыл бұрын
Goluhu hadduu Hawshiisa gabo Dad weynuhuna Markhaatiga kufuraan waa maxay Ciqaabtoodu ?
@guledxarrago419
@guledxarrago419 Жыл бұрын
Orgacdii yaryareed xeer ilaaliyuhu dhabi cad ayuu ku riday viva xeer ilaaliyaha guud ee qaranka
@yuusufismail8407
@yuusufismail8407 Жыл бұрын
Kaan wā in makamaka la so taga hadi kala maxabista o dan la sidaya isga cadoga ug ween
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 Жыл бұрын
Mataasay keeneen imika huwantii guduhuna
@mahadabdirizaksulaiman7824
@mahadabdirizaksulaiman7824 Жыл бұрын
Wax uu ka garanayo dastuurka ma jirto.
@hamsirr6551
@hamsirr6551 Жыл бұрын
Waxa aad istaahishaan shacabku hadi aanay waxan iska qaban oon gacanta sharciga lagu barin. Yaa lo habrqnaya maxaan ka eeganayna mp isku sheegan. Dadku ha iska qabtaan xukuumadi waa kuwan sidan u bahdilaye. Aan iska qabano dadwaynoo
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 Жыл бұрын
Meel ay ka baxaan ayay waayeen
@dangalomedia
@dangalomedia Жыл бұрын
Hhh maanta ninkii ku jiqsii ninbaa helay howl aanu waxba kafahmeynbuu faraha la galay
@maxamedmaxamuud4729
@maxamedmaxamuud4729 Жыл бұрын
xeerilaliyaha oo ah aqoyahan degan waxa si qaabdaran u harero fadhistay ciyaala aydii xasaanada ku gaban jiray
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
Kkkk Maxamad Abiib waa sharci yaqaan aad buu mirqaanka wax ugu akhriyaaa
@ahmedmahamed8193
@ahmedmahamed8193 Жыл бұрын
Waxani xildhibaano maahee waa bilaa edaab
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
XEER ILLAHAYA SI DAGAN BUUU UGA AJWAABYAA CAIYAALKA KU YUUSAYAA
@slanddifac5460
@slanddifac5460 Жыл бұрын
Walahi waa yaab cadowgi gudaha ayaa dadki difacayay qaranka ee xalaasha ahaa saaraya maxkamad waa cajiib somaliland markan oo kale ayaan nacaa kuwan in laxirey ahayd tuugta waa huwanti cabdirisaq khaliif soo direy nacala kuyal wa garac
@xaashiibraahin8882
@xaashiibraahin8882 Жыл бұрын
Kiwani umada ma matali karaan
@cilmiyool8241
@cilmiyool8241 Жыл бұрын
Saddexdiiba badduu ku daray sababtuna waa lawyer gaboobay iyaguna hadday bilaabeen inay dastuurka akhristaan hhh
@aminaali6892
@aminaali6892 Жыл бұрын
Kuwaan inaga so gabagabeya waa qaran dumiis mana laha ixtiraam masulkii u yimadaba waay ku shibira waqleyaan mustaq balkodi siyasad waa gabagabo nin aan dan ka lahayn baa babiyey intu sir ka dubaay ayu ugu hajaba qasa dalka hadi kale waan idin fashilinaya xita waay isu iljebinayan subxaan allaah cida wax ku yeli maysan idinka wax isyelaya cid dabana idin amini mayso khalaas
@muntazissa6837
@muntazissa6837 Жыл бұрын
beelahi soo sarayow soo bedel qofkan madaxwayn reer awdalow qofkan wadanka wa ku dhereaade ka qbta isana kama duwana kii hore tegaye wakas difacayee
@zakariamohamedabdi220
@zakariamohamedabdi220 Жыл бұрын
Xildhibaan adii ugu liitay ee qaran yeesho weeye waa junier jahiliin ah oo codkii ku khasaaraha. Dastuurka in la baro ayey ahayd. Iyaga u baahan in dacwad shicibku leeyahay lagu qaado
@Yusufhalig
@Yusufhalig Жыл бұрын
Kani wax sharciya aqoon uma laha waa DAAMEER IIIIIIII AAAAAAA IIIIIIIIII AAAAAAAAA
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Жыл бұрын
Ninkani tobabar iyo in school lagu cesho ayey u baahan yiniin. Alow ka badbaadi jaahilnimadooda wadanka
@abdullahiwaqooyi7355
@abdullahiwaqooyi7355 Жыл бұрын
💪💪💪viva ku jiq siiye mustafe iy mohamed sidaas oo kalaa waaxaha looga cabaadiyaa
@momoabdo6991
@momoabdo6991 Жыл бұрын
Xildhibaan xeer hoosad golaha dib ha u eegan sii anay dib u dhicin tan o kale
@axmedcumar5630
@axmedcumar5630 Жыл бұрын
Kkkk kkkk kkkk Waar ilayn ninkan ina abiib ma quusto waar meeshani waa jeeganland wixii kale waa soo raacyo
@sabaahhersi1909
@sabaahhersi1909 Жыл бұрын
Kuwani waa ismaqiiq
@hiboxasan7418
@hiboxasan7418 Жыл бұрын
Ina abiib waa bilaa akhlaaq. Waxaa loo bixiyay xiiqsane
@hussainomar1729
@hussainomar1729 Жыл бұрын
Xisbiga wadani taageerayal badan eh dalkooda jecel Marley Abdirazak oo khaimu Wadan ah Difaaceen
@hassanabdihassanabdi393
@hassanabdihassanabdi393 Жыл бұрын
ساء ما يحكمون
@SuratMaidah
@SuratMaidah Жыл бұрын
Fagashtii Xaarmaajo
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Hanolato ❤❤❤ farmaajo
@moxamedxasanfaarax1471
@moxamedxasanfaarax1471 Жыл бұрын
Kuwani umada ma matali karaan waxaanay difaacayan ninkii qiraalka ahaa danbigii uu qaranka kagalay imagination waa la mid ee dacwad halagu oogo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
CIIL YAA KA DHIGAN JIREY WAKIILO
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Жыл бұрын
Yaryarkii waxa helay maanta nin ka buruud sarreeya.
@abdikaniahmed3961
@abdikaniahmed3961 Жыл бұрын
Xeer ilaaliyaha guud walahi nimankiii sharciga ayuuu tusay wuxuu yahay geesi geesi dhalay Somaliland waa muqadas
@awmuseaw7602
@awmuseaw7602 Жыл бұрын
nimank yer yeree dadka ku shinbiro waaqlaynaaya xiisada tarbiyada ayey jarijireen
@aliwaays3501
@aliwaays3501 Жыл бұрын
Abiib ku wuxuu ka mid yahey kuwa somaliland lagu soo dhex darsadey burburkeeda iyo kala qeybinta bulshada somaliland meel kalana ka lacag qaata welina u shaqeeya qaa inul wadankii qaliif.
@ismacil9022
@ismacil9022 Жыл бұрын
C khaliif danbibu gacanta kulajiray intu Garoowe kasookalahou ciidanka maraaga kulaayo isagoo argagixiso adeeg sanaaya aya maYdkooda oog lakeena ragan difacayana wala arka markad wajibkina gabtaan ciidanka cadawga waa lagaqabanaya
@aniisabdi9206
@aniisabdi9206 Жыл бұрын
rag xidhubaano sheeganaya ciirro soo wakishay walafahmay kkkkkkkkkkkkkkk
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Жыл бұрын
Madaxweynaha haku waalan
@abdiqadirali71
@abdiqadirali71 Жыл бұрын
Waar waxani waa ciyaal àn shaqadooda garanayayn waa in la iska qabtaa
@fay5183
@fay5183 Жыл бұрын
Xeer ilalintani waxay u shaqeeyaan muuse.
@fathus8469
@fathus8469 Жыл бұрын
AFKEY ADAG AYAY UU HADLAYAAN DIBJIRIINTAN MEESHA INOO DHEEX YUURURA, BAL LIX BILOOD NINKA AAN MEESHA KA SOO XAADIRIN MA WXY SUGAAYEY IN HOWSHOODA FARTA LOOGU FIIQO
@Apdilaahiawaalerooble123
@Apdilaahiawaalerooble123 Жыл бұрын
Maxamad.abiib dadkii codka siiyay kamid yahay waantaageersana lakiin manta wakasohorjeda isaga inta lajoogtaba hadalkooda hakala reebtan nin wareerinayan mashquul galinayaan wanin dagan dabin galin way wadaan buuqa kufurayan dhagaysta ninkan wanin adag
@abdiali319
@abdiali319 Жыл бұрын
Wali Maxamed Abiib wali difaacayaa Munaafaqa Ina Khaliif. Ina Abiib waxa uu ka mid yahay Huwanta.
@ahmedmuhumed5552
@ahmedmuhumed5552 Жыл бұрын
ina.qalif.wa.libaxi.qawiyay.qabiillan
@skaba6390
@skaba6390 Жыл бұрын
Dalka iyo dadku a way nasiib daran yihiin markay kuwan yaryar ee ciyaal suuqa ah ee aan qaranka a cadawga ku ah la doortay mardanbe yaan la dooran Caruurta Golaha wareeriyay
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
Wuxuba ism dhaamaan. Ismaqiiq ayaa kuwada jira
@marmaarso
@marmaarso Жыл бұрын
Waa bin qabiil daafacaya, not qaran
@sabah2356
@sabah2356 Жыл бұрын
Ninka sharciga ku xad gudba waa in waajibkiisa la Mariya
@weriscali9103
@weriscali9103 Жыл бұрын
😂😂😂 xildhibaanadii xerarkaa dibloo barayaa ileen way iska ooyayaan uune . 😂😂😂😂
@abdirahmanismail9800
@abdirahmanismail9800 Жыл бұрын
Ninku wa lawyer wlahi
@adancabdi8794
@adancabdi8794 Жыл бұрын
Ninkan ma madax banaana somaliland xeer ilaaliyeba malaha waa magac uyaal
@Gamboole
@Gamboole Жыл бұрын
nimankan wa niman loo bahay nimanki iska cumi jiray ka so matajinayaaan
@fay5183
@fay5183 Жыл бұрын
Muuse iyo reerkiisu markay maxkamadii sarena isasiiyeen ayay ugu tala galeen in ay sharciga siday doonaan u fushadaan ee hadaalina intay ina dhafayaan.
Mid kamid ah Balanqaadyadii Xildhibaan Maxamed Abiib.
5:03
MM Somali TV
Рет қаралды 16 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
فوق السلطة 399 - منجّم مصري يحدد تاريخ نهاية الحرب
29:09
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 631 М.
Reer Gabiley Iyo Xisbiga Wadani Oo Is Arkay
13:20
Bulsho News
Рет қаралды 2,5 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН