waxbadan ka ogow somalida malaysia ku nool noloshooda | part 1

  Рет қаралды 14,957

Ciise Gubta official 1

Ciise Gubta official 1

4 жыл бұрын

hadad u baahneed inaad wax badan ka ogaato una baahneed malaysia daawo wanad ku mahadsan tahay dawashadaada one love guys ❤💕😍

Пікірлер: 90
@najuuzilverofficial8195
@najuuzilverofficial8195 4 жыл бұрын
Please part two noso same qofka single ka ah o jamacas u imanaya somqliyana ka imanaya🙏
@SDYBeauty
@SDYBeauty 4 ай бұрын
Masha Allah beautiful explanation thanks
@allahwithme1310
@allahwithme1310 4 жыл бұрын
war like siiya wiilka cadowaada daaya
@aminaahmed5321
@aminaahmed5321 4 жыл бұрын
Good point 🇲🇾✋
@umucaatikahasan2361
@umucaatikahasan2361 3 жыл бұрын
Masha alaah walaahi qof kaadacad san ma arkin qeer alaah hakusiiyo walaalkeey
@shariffchannel
@shariffchannel 2 жыл бұрын
Wl wad mahadsanthy waxan rabaa xaafada somalida degto magaceda iyo hotelkaas somalida iska leh magaciisa intaas igu caawiya
@qadrocumar1555
@qadrocumar1555 4 жыл бұрын
Mansha Allah waa aqbaar an mudo sugaynay hore usoco legend
@libanfarahalasow982
@libanfarahalasow982 4 жыл бұрын
Masha allah sxb waaa arin fican muqaal aaad u wacan wayay
@maanaliofficial7251
@maanaliofficial7251 4 жыл бұрын
Wll qof aan hoowlahaas kala xiriiro maka heli karaaa wll Ciise .... Keep going any more
@mohamedkula6559
@mohamedkula6559 4 жыл бұрын
Keep going brother maasha'alah horay usuco
@allahwithme1310
@allahwithme1310 4 жыл бұрын
hore usoco wll haka caajisin waad gaare hlkaa hamineyso
@CITYTOUR25
@CITYTOUR25 4 жыл бұрын
Legend aan taageero. Dadaalka mesha kasi wad ✊✊✊
@mahamuudali1765
@mahamuudali1765 3 жыл бұрын
Thank you for the information.
@zainabhassan9698
@zainabhassan9698 3 жыл бұрын
baabii wa ku hayaaa😂
@abdulkadirmohamedgeedi3305
@abdulkadirmohamedgeedi3305 4 жыл бұрын
Waa inoo qeybta 2waad zxp meeshaa ayaa ii muhiim ah
@yusufcabdi1731
@yusufcabdi1731 3 жыл бұрын
Mahadsanid wax badan ayaan kaa faa'iiday
@shortmovies7470
@shortmovies7470 4 жыл бұрын
Keep going pro
@dumargufilron4442
@dumargufilron4442 3 жыл бұрын
Mazhaallh wllhi sifaah faahsan ayad nogu sharxasy day izhaallh waxn ku imany dalxiis mahdasind
@abdullahihassan1745
@abdullahihassan1745 4 жыл бұрын
Keep going
@HassanAli-gy2ty
@HassanAli-gy2ty 4 жыл бұрын
Keep going bro
@khalidkheysofficial
@khalidkheysofficial 4 жыл бұрын
Sxbow mahadsani sidaa noo siisay warbixinta horey usoco
@umanajmabeauty8714
@umanajmabeauty8714 4 жыл бұрын
Hore usoco 😍😘
@aarkaxajichannel6758
@aarkaxajichannel6758 4 жыл бұрын
Nowad wey Nago socutaa ciise the one only my pro
@abdifatahahmed144
@abdifatahahmed144 4 жыл бұрын
HORAY usoco sxb
@Mahattofficiall9800
@Mahattofficiall9800 4 жыл бұрын
heestaa waan helay noosooday wll
@deqoabdi3511
@deqoabdi3511 4 жыл бұрын
Wat kumahat santahay keep going ciise
@AliAhmed-wz2kf
@AliAhmed-wz2kf 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@fahmiyusuf6489
@fahmiyusuf6489 4 жыл бұрын
Ciise keep going
@xamseakramlyrics6167
@xamseakramlyrics6167 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay wll lkm shaqo ma taalaa
@user-th9wq4nw9q
@user-th9wq4nw9q 3 жыл бұрын
Waa mahadsantahy sxb
@khaledahmed5240
@khaledahmed5240 4 жыл бұрын
Waa kumahad san tahay muu qaaladaa da wacan
@sharmacade6581
@sharmacade6581 4 жыл бұрын
Maasha Allah
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b Жыл бұрын
Masha allaah waad wahadsantahy wallaal
@CanadaPinoy06
@CanadaPinoy06 3 жыл бұрын
Good
@moussalenglet8781
@moussalenglet8781 3 жыл бұрын
Iga waraan nolosha Malaysia
@amiirabilan8584
@amiirabilan8584 4 жыл бұрын
Keep going 🙏👏
@muslimchaneel7593
@muslimchaneel7593 4 жыл бұрын
SUBSCRIBE I SAARA CHANNELKA WLL QALI
@kafiamohamed1476
@kafiamohamed1476 4 жыл бұрын
asc aboowe iiga waran dhaqadiirta meesha qaali miyaa mise raaqiis kuwa indha iyo kuwa ilkaha xira aboowe iisoo jawaab adigoo raali ah.
@kafiamohamed1476
@kafiamohamed1476 4 жыл бұрын
indhah
@ubahmuhumed1003
@ubahmuhumed1003 Жыл бұрын
Ciise walaal xageen kaala soo xiriiraa
@mohahussein6568
@mohahussein6568 4 жыл бұрын
Mar un wa imaan maleysia insha allah Thank you bro 🇸🇴❣🥰😍🙏
@amiiramohamud7763
@amiiramohamud7763 4 жыл бұрын
Masha allh wall
@libanfarahalasow982
@libanfarahalasow982 4 жыл бұрын
Nio part 2 ka dhig ardayda u imaado jamacada
@fabulousvintagebristol252
@fabulousvintagebristol252 2 жыл бұрын
Scw thank you 🙏 wax ubaahanay faahfaahin please
@sakariyeabdi5181
@sakariyeabdi5181 4 жыл бұрын
𝑪𝒊𝒊𝒔𝒆 𝒈𝒖𝒃𝒕𝒂 𝒌𝒆𝒆𝒈 𝒈𝒐𝒊𝒏𝒈
@khaledahmed5240
@khaledahmed5240 4 жыл бұрын
Sxb horay usoco
@yabbturb-b3
@yabbturb-b3 4 жыл бұрын
Hi Ma ka hadli kartaa ganacsiga fadlan Malaysia
@noradensmeal.
@noradensmeal. 4 жыл бұрын
Part 2 so dadaji ugaas
@sadiaahmed5782
@sadiaahmed5782 2 жыл бұрын
Aad baan kuu salaamayaa ciise waxaan ku noolahay yurub marka waxaan ku weydiinayaa inaad i caawiso fadlan
@gabariwahooyaded6714
@gabariwahooyaded6714 2 жыл бұрын
Abaayo ilmo mad keesan lahyd
@mahamedciise9707
@mahamedciise9707 4 жыл бұрын
Horay usoco
@fahmiyusuf6489
@fahmiyusuf6489 4 жыл бұрын
💥💯💥
@deeqoahmed6763
@deeqoahmed6763 4 жыл бұрын
Walaal qofkii yurubka imaada maxuu ku joogayaa wadanka madaganaasho buusaranayaa dugsiyaal quraankase malaga hela intas iisoo sheeg adoo mahadsan
@aaliyahali5537
@aaliyahali5537 7 ай бұрын
Wajiran walal meel walba islam wa jogan ama Somali Ama Qofkale
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 4 жыл бұрын
🇲🇾
@kk6yguu722
@kk6yguu722 3 жыл бұрын
Asc abayo
@koylavlogs3022
@koylavlogs3022 3 жыл бұрын
Waan ku salamay ciise. .. waa Abdalla Nairobi hhhh
@yabbturb-b3
@yabbturb-b3 4 жыл бұрын
Asc Ma ka hadli kartaa ganacsiga fadlan
@MahamudSaidmohamed
@MahamudSaidmohamed Ай бұрын
maleeshiya sidee loo go noolankaraa si xurnima ah
@maryanmohammad9234
@maryanmohammad9234 4 жыл бұрын
Asc adeer halke. Kala so xaxira
@faraxfarax2971
@faraxfarax2971 4 жыл бұрын
Ciuse gubta wan kutaageeraa waxana kasocdaa tem injeoo
@abdirahmanabdi2185
@abdirahmanabdi2185 4 жыл бұрын
Bada cas igeey
@caliosman1057
@caliosman1057 4 жыл бұрын
Sxb ardayda jooga soo hsdal
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 3 жыл бұрын
Australia maloo dhaafi karaa
@daisywhitex7387
@daisywhitex7387 3 жыл бұрын
Waxan raba in an imado qofna kama garanayi. Coming from canada
@gabariwahooyaded6714
@gabariwahooyaded6714 2 жыл бұрын
Wiilal aa jiro dadka information siiyo sida ugu fudud ee aad ku iman kartid
@baahiye2479
@baahiye2479 3 жыл бұрын
Shaqo ma leedahy
@ikransalad8319
@ikransalad8319 4 жыл бұрын
Gubta maku dhalatey maxaa u la baxdey cese gubta
@deeqabdi55
@deeqabdi55 4 жыл бұрын
Waan kaa sugaynay sxb
@elmijunior5527
@elmijunior5527 4 жыл бұрын
Lagand tan wlhi wan sugaayey yuutuparada malesiya ku nool wax arinkaan ka hadlo wan waayey aad ayaan u daneynaayey wr bixintaan ciiza mhdsanid pro😘😘
@najuuzilverofficial8195
@najuuzilverofficial8195 4 жыл бұрын
Wll adna henna aya kaso hadashay madan arag miya
@elmijunior5527
@elmijunior5527 4 жыл бұрын
@@najuuzilverofficial8195 Mya ma arag malesie ayaan u zocdaa wll mcn saa ayan wr bixinteeda u gobayey wan la dhacsanhy wadankaas waayo farxad ka muqata dadka ku nool
@yuusufdaauud6359
@yuusufdaauud6359 4 жыл бұрын
Wllo had hesho qofad ka la xariirto isowc 0907621140
@xamsebille9624
@xamsebille9624 2 жыл бұрын
@@elmijunior5527 sxp ma tagtay halkaas waan u baahnaa
@ubdyshakur109
@ubdyshakur109 Жыл бұрын
@@elmijunior5527 ma.tagtay
@MohamedHassan-zf8rg
@MohamedHassan-zf8rg 4 жыл бұрын
Hampalyo ciise 10k subs pin igu qabo
@bilanadan4276
@bilanadan4276 3 жыл бұрын
Dadka waxay uga dameeyan waa cunsurinimo iyo aqoon daro Somali uuf aduunka ayaga ugu necbahay 😡😡
@rikazoisco1504
@rikazoisco1504 3 жыл бұрын
Wll sian kaga waraysto inan imada rawa numberkaga hoos igu reeb wana mahadsantahay
@ciisegubtaofficial1635
@ciisegubtaofficial1635 3 жыл бұрын
00601121071812
@kk6yguu722
@kk6yguu722 3 жыл бұрын
Abowe tefonka isoqor
@ciisegubtaofficial1635
@ciisegubtaofficial1635 3 жыл бұрын
00601121071812
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 3 жыл бұрын
@@ciisegubtaofficial1635 thnx bro
@footballchannel5171
@footballchannel5171 2 жыл бұрын
@@ciisegubtaofficial1635 tnxs
@malyunundishe1689
@malyunundishe1689 4 жыл бұрын
Adi raar gubta miyaa thy
@jamaaden598
@jamaaden598 2 жыл бұрын
Ciise gubta wa ex ree kl wn xasuusta barigii uu imanayay
@fabulousvintagebristol252
@fabulousvintagebristol252 2 жыл бұрын
How can I contact you brother?
@nastexocumarsiciid422
@nastexocumarsiciid422 2 жыл бұрын
Please wall number whatsp isii please wall mcn
@abdirahmanmohamedhassan3909
@abdirahmanmohamedhassan3909 4 жыл бұрын
Keep going pro
@kamalxasan1530
@kamalxasan1530 4 жыл бұрын
Keep going
WAXAAN BOOQDAY DABAQA UGU DHEER EE DALKA MALAYSIA
11:32
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 39 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 1,6 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 15 МЛН
Safiirka Indonesia ayaa ka warramay xaaladda Soomaalida Indonesia
32:02
Somali Bridge - TV
Рет қаралды 3,6 М.
ZAKI SOMALI OO KAWARAMAY DHIBAATADA KALA KULMAY MALAYSIA
8:38
Amira Qurux
Рет қаралды 31 М.
MALAYSIA WAA MEEL SIDAN AH🤯
13:31
Feriha Sayit
Рет қаралды 80 М.
WAX KA OGAW NOLOSHA IYO JAMACADAHA MALAYSIA
20:45
KOKO BULLE
Рет қаралды 136 М.
NOLOSHA QARSOON MALAYSIA 🇲🇾 MA AHAN MEEL FII…
10:54
Nada Dayah Huda
Рет қаралды 37 М.
NOLOSHA MALAYSIA WAX BADAN KA OGOW
13:21
Amira Qurux
Рет қаралды 95 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 1,6 МЛН